Тёмный

WARBIXIN LABA GABDHOOD OO WALAALO AH AYAA HAL ABUUR SHAQO KA SAMEEYEY GUDAHA CAASIMADDA. 

Somali National Television
Подписаться 736 тыс.
Просмотров 32 тыс.
50% 1

Ku soo dhowaada SNTV kala soco Warar, Barnaamijyo iyo Falanqeyn ku saabsan dalka iyo dibadda
sntv.so
sntvnews.com
/ sntvnews
/ sntvnews1
/ sntvnews

Опубликовано:

 

15 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 50   
@adoontiallah5638
@adoontiallah5638 5 лет назад
bismillahi masha allah illahay ha idin barakeyo amankina iyo iyo sharaftina allah ha idin amaneyo wallahi wax fican waye shaqo ceyb mahin nin tug sado aya ka xun ama wax so dhaco shaqa sharaf badan halagu daydo insha allah
@marianabdulahi6633
@marianabdulahi6633 5 лет назад
mashallah quruxley guuleyso dadka reer Muqdisho shaqada iyo ganacsigey kufiican yihiin siyaasad xabad kama oga ee yey kudaalin dadki wadhameeyene
@SNUFFED2ROLLs
@SNUFFED2ROLLs 5 лет назад
Haa ila soo xiiirito sidaan ugu caawin lahaa CAPITAL EEY GANACSIGEEDHA KUU BALARISO WAAX SHURUUD AH KUU XIRI MAAYO WAAYO WAA INAAN DADHALEEYSA
@aminaa8098
@aminaa8098 2 года назад
M.a wll💖💖💖
@Somali.reaction
@Somali.reaction Год назад
sxb hada meel weyn ayay furatay
@CaaliyaOfficial
@CaaliyaOfficial 3 месяца назад
Abo ani icawi llease
@justdoitmc2438
@justdoitmc2438 2 месяца назад
Good job 😮
@mohamedmusse8140
@mohamedmusse8140 5 лет назад
MaashaaAllaah guul saasaalarabaa in loo fakaro oo Hal abuur lalayimmaado.
@hafsomohamoudali4211
@hafsomohamoudali4211 4 года назад
Xfsa horay u soco samiday
@gudonaxmed4588
@gudonaxmed4588 3 года назад
Mansha Allah tabaarka raxaam rabiii haku barkeeyo xoogaag mansha Allah
@dhuleceeydhuleceey6444
@dhuleceeydhuleceey6444 8 месяцев назад
Maashaa allaah
@fathimohamud6661
@fathimohamud6661 5 лет назад
Alle ha idin xafido abaayayaal 😍😍😍
@ahmedabdi8501
@ahmedabdi8501 5 лет назад
Masha Allah
@faadumoahmed9972
@faadumoahmed9972 5 лет назад
Mashallaha waad gaare bisnis waban horo u soca Xamsa waan ku habalyeyha fakarka waanagasan
@mohamedyusuf5214
@mohamedyusuf5214 3 года назад
Maashaallah illaah ha xifdiyo
@yaasiinabdirahman7771
@yaasiinabdirahman7771 5 лет назад
Masha Allah Hore UzoCo Walal
@nuurcabdi9082
@nuurcabdi9082 5 лет назад
Xafsa waan ku dhiiri galinayaa xirfada ganacsi ee ay samaysay Runtii isku fikir ayaan nahay
@mkabdi7732
@mkabdi7732 5 лет назад
Masha Allah walashy horay usoco
@yuuyu114
@yuuyu114 5 лет назад
illaa ha xafido gabdhahaas walaalaha ah masha`allaah
@federicovelverdi7867
@federicovelverdi7867 5 лет назад
Mashallah hore usocda wlalyaal
@munish664
@munish664 5 лет назад
Masha. Alaha. Alaha. Xifadiyo
@xoosheeyclaahi9111
@xoosheeyclaahi9111 5 лет назад
Mansh Allah wllshy Gabdha guuuuuuul
@mkcadeofficiall6566
@mkcadeofficiall6566 5 лет назад
Www m.a hori usocda
@rijaaltaajiray419
@rijaaltaajiray419 3 года назад
alle hamigeeda ha urumeeyo
@Fiy7853
@Fiy7853 2 года назад
Guul wacan 🥰🥰🥰🥰
@ShugrimaxamedCali-cz2nf
@ShugrimaxamedCali-cz2nf 3 месяца назад
Abaayo solar makushaqeysaa
@NajiibMubaarik
@NajiibMubaarik Год назад
❤❤
@keynaanmusic349
@keynaanmusic349 5 лет назад
Kuwaani waa gabdho il baxsan Marka illaah ha idin xafido
@aminaa8098
@aminaa8098 2 года назад
Mantaba mel iyada eledahay ayaa u furan wana gacsato m.a
@Hapzah
@Hapzah 7 месяцев назад
mash allh manta iyada lo shaqeya mel wayn bay furatay 👸🫶🏽❤️
@galladaxmad5463
@galladaxmad5463 5 лет назад
Runtu waa lama huraan. Somaliya shaqo la'aan kama jirtee shaqaale la'aan baa ka jirta. Dad wax kasta ooy adeeg sanayaan dibada laga keeno oo hadana leh shaqo la'aan baa jirta anaka un baa lahaya.
@abdifataaxmaxamed5798
@abdifataaxmaxamed5798 4 года назад
Khudaar la qaso lagana ganacsado bosaaso aad bay ugu badan tahay eh malaha xagaas iyo muqdisho hadaa uga hor ah
@mahamedaadam
@mahamedaadam Год назад
Sxpoow bosaso intaa shaqo kawaayay baa hada youtube karaadinaa ee shaqo maheesaa aan kuu imaadee sxp
@Hanafilms7
@Hanafilms7 3 месяца назад
Maantana meel wayn bay furatay m.a❤
@SOMSHE-di7hq7xt6f
@SOMSHE-di7hq7xt6f 2 месяца назад
Qofad garani miya
@faysalofficial4551
@faysalofficial4551 3 года назад
m.a
@KalelaChannel
@KalelaChannel 5 лет назад
She sounds like a diaspora who went back. Are they misrepresenting her story?
@show-yare-official
@show-yare-official 2 года назад
Asc in aan bilaawo ayaan rawaa bal sidee baan ubilaawi karaa
@goleinc1818
@goleinc1818 5 лет назад
Shaqo dalka way buuxdaa, ee dadka isla weyn ayaa ka buuxo. Shaqo ceeb malaha shaxaad shaqo ayaa dhaanta
@omarawil8600
@omarawil8600 4 года назад
War magalada wan Ku cusbahayee gabdhahaan xagee ka jogaan magalada
@MayoowChannel
@MayoowChannel Год назад
Sidee usameysay lkn
@mustafomar431
@mustafomar431 5 лет назад
shaqo wanaagsan
@waryaawariiri1812
@waryaawariiri1812 5 лет назад
1:01 markee tahay wariyaha wuxuu leeyahay *kirada goobta* ee see wax u jiraan? Meesha miiska u yaalo waa mishabiyeeri danguud ah oo dowladda hoose leh ee ma'aha meel gaar loo leeyahay; haddee dadka dukaanka gadaashooda leh ka kireyeen waa xaqdarro. Wax jid la dhigto waaka soo horjeedaa, siiba jidadka waa weyn laakiin inay kiro bixiyaan ma'aha.
@zakiqalbi2182
@zakiqalbi2182 4 года назад
Waryaa Wariiri dukaan mantay kayeelaya jnad hortiisa kuganacsato malahana sax sharciga guud ee ganacsiga ayuu kamid yahay
@nucmaanqaalid4311
@nucmaanqaalid4311 4 года назад
@@zakiqalbi2182 wlhi aniga weli mafahmin jawbtada
@zakiqalbi2182
@zakiqalbi2182 4 года назад
NUCMAAN QAALID yacnii dukanka hadad hortiisa kuqanacsato wado heli maayo ninka dukanka kireysanahaya xitaa hortiisa kiradey kujirtaa soma adag dad dhahaaya dukaan shaaric ah ayan rabnaa yacni lamiga saadan
@nucmaanqaalid4311
@nucmaanqaalid4311 4 года назад
@@zakiqalbi2182 wa runtaa wad mahdsnthy
@alimohamedahmed5749
@alimohamedahmed5749 5 лет назад
Was ku taageersanahay gabdhan soomaaliyeed
@isiri.2835
@isiri.2835 5 лет назад
WAXAA FIICAN IN AY DAWLADU IYO GANACSATA AY DHALINYARADA U DIRAAN SHIINA SAY FURSAD SHAQO ULA YIMAADAA: DALKA SHIINAHA DAL AAD U WAYN DAD FIICANA WAY LEEYIHIIN OO HAL ABUUR LEH
Далее
😂😂
00:16
Просмотров 922 тыс.
KU SHAQAYSO MAKIINADAHA RAASHINKA SHIIDA
8:54
Просмотров 18 тыс.
Sidee shaqo loo abuuraa qeybtii 2aad Final
11:53
Просмотров 38 тыс.
5 MASHIIN OO KU SHAQAYSAN KARTID XUL AH
11:16
Просмотров 33 тыс.