Тёмный

Kadib Sanad ? | Farqiga u dhaxeeyo Shaqada Xorta ah iyo Shaqada Caadiga ah | 

OGAANSHO
Подписаться 1 млн
Просмотров 127 тыс.
50% 1

kanaalka : / ogaansho
twitter : OGANSHO_CHANNEL
facebook : OGANSHO
fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho
#kanaalka_ogaansho

Опубликовано:

 

5 июл 2022

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 454   
@juhdimedia7725
@juhdimedia7725 2 года назад
Qofkii ugu fiicnaa uguna khayrka badnaa, uguna aqoonta fiicnaa, uguna naxariista badnaa, uguna akhlaaqda badnaa, uguna udgoonaa rabbi inta uu abuuray waa nebi Muhammed SCW ❤
@bobby7715
@bobby7715 2 года назад
ruuxi ugu fiicna ugu sharafta badna ugu naxrista badna waa nabi maxamed scw ❤
@mohamettbashir2564
@mohamettbashir2564 2 года назад
scw
@Cumar_kamal
@Cumar_kamal 2 года назад
Scw
@tafatiraha5632
@tafatiraha5632 2 года назад
Scwscw
@jeelemohamed5344
@jeelemohamed5344 2 года назад
Jazaa kumullah wajazaa wallal jira iyo waano muhiim ah
@cllaahisubayr1286
@cllaahisubayr1286 2 года назад
Scw scw scw scw
@nadiirmahamoud9529
@nadiirmahamoud9529 2 года назад
Hal shay aan si dhabaa u ogahay Hadaanad hadaf lahayn waxaad ku shaqayn doontaa qof kle hadafkii ✨😇
@SomaliwithAbzi
@SomaliwithAbzi 2 года назад
December 15th 2021, waxay ahayd maalintii iigu dambeysay shaqadeyda. 7 bil kadib waan dareemay inta badan qodobbada aad ka hadashay ustaad! Gaar ahaan fasax la'aanta, maalinwalbo oo mudadaasi kamid ah waxaan u dhaxeeyay xaafadda masjidka iyo shaqadeyda gaarka ah. Haddane waxaan go'aansaday isbuucaan 9th July illaa 15th inaan qaato nasiino. Jazakallah!
@fadumoabdullahi7269
@fadumoabdullahi7269 2 года назад
Ka gabar ahaan ku hanweyn ineysan cidna ku tiirsanaanin nolosha👩🏼‍⚕️💖💉 waa kaaga mahad celinaa dhiira galintaada ustd OMAR INSHAR 👍🏽
@abdijabarshimoyali7409
@abdijabarshimoyali7409 2 года назад
Asc walal cumar walaal waxan rabaa ina kuu sheego mudo laba sano kahor ayan Ogansho kuso biirey anigo runtii maqadaraad iyo balayo kujiray mudo sadex iyo toban sano hadana waxan rabaa ina kaga mahadceliyo diira galintada manta waxan kujirey oo idil kabaxay oo shaqeysto wadada nolosha macankeda cagta saarey mudo halsano manta ii buuxsantay Omar xushmad gaar iga mudanthy thank you so much Allah ku dowro JazakaAllah.
@Maryama_cabdillahi
@Maryama_cabdillahi 2 года назад
Hambalyo Wll Wax fican bad sameesay,Ilaahay dib kuuguma celsho.
@HOREUSOCO
@HOREUSOCO 2 года назад
Masha allah sxb wad guulesatay allaha ku sharfo
@abdirahmanyasien9936
@abdirahmanyasien9936 2 года назад
Hore u soco dib ha u fiirinin
@bilowilaadhamaad7648
@bilowilaadhamaad7648 2 года назад
Masha Allah bravo bro Dib ha u laaban hore u soco
@Haffyy
@Haffyy 2 года назад
ما شاء الله 🥰
@ahmedmohamednorbisik.4758
@ahmedmohamednorbisik.4758 2 года назад
Wllhi intaan aad ayey iitaabten "Haisku mashquullin siyaasi hibil iyo gobol hibil ".wllhi taas waa waxa ugu bdn aan kumashquulno kabulsho ahaan.waana xaqiiq jirta lkn qof kasta iska indhatiraayo. ustad omar waad mahadsantahay 100%.
@MiiraaleShow
@MiiraaleShow 2 года назад
Mahadsanid walal Aqoonyahan Cumar Maxamed Inshaar. Qof qableh, wacyileh, oo matali kara magaca umadda sharfan ee Soomaaliyeed ayaad tahay dhabtii.
@jusuf1167
@jusuf1167 2 года назад
Bisha 1 okasto ee sanadkan ayaan bilaabayaaa shaqo mashruuc iigaara 3 sano oo aanku jiray shaqaale Hoosaad Rabi haigu farajo ee soo ducee
@mohamettbashir2564
@mohamettbashir2564 2 года назад
Ruxii Ugu Kheyr ka iyo sharfta badna Konka so MaraY Wuxu Ahaa NABI MOHAMED SCW SCW ❤❤🎉
@abdiaziizshabib
@abdiaziizshabib 2 года назад
Ogaansho Chanell indeed, is the only channel that I have benefited much ideas and development about my self, here is continuous knowledge 😉
@Haha-yf8nd
@Haha-yf8nd 2 года назад
Af-soomaaliga inaa ku soo qorto ayaa kuu fcn annagana noo fcn
@mohamire4141
@mohamire4141 2 года назад
@@Haha-yf8nd Wll waad mahadsan tahay Kwrn qofka ka shaqeeya meel u share uu ku yahay . Sideese in aan ganacsi ugu dhiran karaaa bilabo
@sandheeredigitall
@sandheeredigitall 2 года назад
Waan ku Dhiirigelinayaa Qofkasta oo ku fikiraya Xornimo Dhaqaale Financial Freedom Bilowga hore xanuun badan waad maraysaa kadib raaxo Nololeed ayaad ku noolaan Waa Haddii aad U Dulqaadatid ilaa inta Mashruucaagu kuu Dhaqaaqo.
@issakmadey1148
@issakmadey1148 2 года назад
I do request all people watching this channel to share as much as they can , lets make for our brother Omar to 1 million views inshallah, waa qosdi walaaliyal somaliweyn
@abdinasir____k9909
@abdinasir____k9909 2 года назад
Hal abuur cusub maskax Cusub Iyo Kartidaada dhabta ah Oo Tijaabiso Ayay Kugu Hogaaminaysaa Hadaad Shaqo Aad Leedahay aad Biloowdo👏💝 After 3 days soo dhawoow ustaad✌️❤️
@maxameddalab4
@maxameddalab4 2 года назад
Aniga 2021 Waxaan ahaa Qof dhalin Yaro ah Aan haysan Shaqo aan Haysan Shaahdo Jaamacadeed Ama Secondery Waxaan HaystaY Wax Ka muhiimzan Shahaadad Taas Oo ah Gabadh I TuztaY wadad Nolosha Laga Galo Iyo Dhiiri Galin Badan Oo ay IsiiyaY Waxaan Helay Shaqo Dalka Dibadiiza Taas Oo Aan Ka Helay Adeerkay waxaan Ka Tagay Dalka December /19/ 2021 Hada waxaan Ka Jooga wakhtiga Mudo 7 Bilood Ah Waxaan Naziip U wayaY Gabadha I gaadhsisaY Halka aan Taganahay😢 Balse U jeedkayga Ugu horeeya ayaa NoqdaY In aan Noloshayda Soo Maareyo Ka Dibna Iyadana Oon Filayn Lama filaan Kaga Dhigo Wax waLpa Oon Ku helayo Hada Waxaan Furan Raba Shirkad Taas Oo Iga Caawin Doonta Qofta Aan Wali Jeclahay 😢Waxaan Aad Uga Mahad Celinaya Wax waLpa Oo ay Isiiya Waxaana Aad Uga Xumahay Dadka Noloshayda Soo Dhex Galay 😢Hadad Aragto Massagekayga GabadhaseeY Ogow In aan Adiga Mar waLpa Ku DadaaLayoH ❤mumi waan Ka Xumahay In Dad Ina soo dhex gaLan balse Noloshayda Inta Ka dhiman wn Ku dadaalaya sidan Ku heli Laha wado waLpana waan U maraya 😢
@sonofadam7633
@sonofadam7633 2 года назад
asc gabadha maa wallashaa or yaweyee wll inteeh joogta maxaa heesa shaaqo nooceeh
@axmedxasan2055
@axmedxasan2055 2 года назад
thankz ostaad omar muhiimada mowduuca ayaa ah shaqada xortaa waxay ku siineysaa Timeflexbility waxa loo yaqaan ma inaad waqtigaada xor u noqoto Halka shaqada caadiga ama shaqada aad qofka/company u shaqeyneyso waqtigaada aadan xor u aheyn waxa kale waliba aadka muhiimka u ah oo shaqada xortaa ay ku siineyso ayaa waxay thy fursado fara badan
@caalinAbyan
@caalinAbyan 2 года назад
Waxan soo duubi haddi naftu gadh july 2023. Wanan xasuusnaan hadalkagan. Waxan shaqale aha muddo lkn 2021 sanadki u danbeyay cid aan u shaqeeyo ha ayu noqon. Insha allah
@MoOsman990
@MoOsman990 Год назад
🤗
@fadumomaxamuudyuusuf642
@fadumomaxamuudyuusuf642 2 года назад
ماشاء الله تبارك الرحمن الله يسعدك سعادة الدارين
@nam12865
@nam12865 2 года назад
لن اندم اني اتابع هدا القنات 🙂 يوما🍁 شكرا يا اخ🙂🌸
@ayoubisomali
@ayoubisomali 2 года назад
مثلك تماما أحب هذه القناة😊
@dayurwarfa9762
@dayurwarfa9762 2 года назад
قال الشيخ العلامة محمد بن صالح العثيمين رحمه الله: فالعمل الصالح في أيام عشر ذي الحجة ومن ذلك الصوم أحب إلى الله من العمل الصالح في العشر الأواخر من رمضان، ومع ذلك فالأيام العشر من ذي الحجة، الناس في غفلة عنها، تَمُرُّ والناس على عاداتهم لا تجد زيادة في قراءة القرآن، ولا العبادات الأخرى بل حتى التكبير بعضهم يشح به الشرح الممتع على زاد المستقنع ٦/٤٧٠ | الشيخ العلامة محمد بن صالح العثيمين رحمه الله Shaykh Muhammad bin Sālih al-‘Uthaymeen [may Allāh have mercy on him] “Righteous actions, and from them fasting, in the [first] ten days of Dhul-Hijjah are more beloved to Allāh than righteous actions in the last ten days of [the blessed month of] Ramadān. *Yet people are heedless of the ten days of Dhul-Hijjah;* the days lapse and the people continue with their normals ways. You find no increase in recitation of the Qur’ān or other acts of worship, rather some of them are even stingy with the _takbeer_ [uttering Allāhu Akbar (rememberance and commemoration [of Allāh].” Ash-Sharh al-Mumti’ alā Zād al-Mustaqni’, 6/470 | Shaykh Muhammad bin Sālih al-‘Uthaymeen [may Allāh have mercy on him]📓
@AidarosHassan
@AidarosHassan 2 года назад
inaad Noqoto Self employed Wa Wax Wangsan inad Ibana Adam U Shaqayso Waa Caqabad Anigu Dhalinyarada Waxan odhan laha idinku Wax Qabsada Oo Skills Barta Waliba Farsamada Gacanta
@sakariyedayib8279
@sakariyedayib8279 2 года назад
Mallah keep going brother 🙏
@cabdinaasir5493
@cabdinaasir5493 2 года назад
700k coming soon in sha allah 💖
@QASAALIMEDIA1
@QASAALIMEDIA1 2 года назад
Ogaansho best educational channel somali youtube to the world 🌎 Alle ha ku xifdiyo Aduun iyo Aakhiraba
@Bujeti
@Bujeti 2 года назад
Ustaad cumar alle haku xifdiye akhii ma ino sameen karta muuqalo Qofka side ayu naftisa u hor Marin kara, side ayu internaitka wax ugu barankara mowduucyada wa ino muhiim hadaynu nahay Nalanyarta kugu xidhan ustaad. Jazakallahu qayrn❤️.
@shaficiabdukadira9377
@shaficiabdukadira9377 2 года назад
Mahadsanid ustaaad allah ku barkeeyo
@abdirashid988
@abdirashid988 2 года назад
Masha Allah Mahadsanid Omar Inshar
@TAZ_10
@TAZ_10 2 года назад
jazaakallah ustaad🥰🖤
@qazimhusein538
@qazimhusein538 2 года назад
Channel ka Kaliya ee aan si dhab ah ugu xiranahey. Mahadsanid ustaad Omar inshar.
@ibraahimhassan9043
@ibraahimhassan9043 2 года назад
I don't get tire to watch this channel, thank you🙏 ustaad cumar
@user-iq6rl3vz8l
@user-iq6rl3vz8l 2 года назад
Afsoomaali fikirkaaga ku dhiibo oo soo qor kuna MahadCeli
@monamodelproduction2016
@monamodelproduction2016 2 года назад
Maansha Allah wll guulayso mar walba mawduucyadadu waxbay nagusoo kordhiyan Jazakala khayr 🥰🥰🙏
@ifiyetechnology3838
@ifiyetechnology3838 2 года назад
@ogaansho chanel wax badan ayaan ka faaiday Ustaad cumar jazaakallah
@jokartupe6827
@jokartupe6827 2 года назад
Ogaansho salansare naga gudoon anago dhalinyro badan ah heer waxan gaarnay aan kusugi wayno inta aad video ka soo samaynaysid mahadsanid🥰🥰🥰🥰
@Caraabka
@Caraabka 2 года назад
Mahadsanid wllkey xaqiqa waye dhiirageeliyahayga nolosha 🙏🙏🙏
@a.m.k9976
@a.m.k9976 2 года назад
Mahadsanid walaal waxaa tahay qof daawashadiisa wax laga faa'iidayo jazakallahu kheyran.
@fafinta-wnga
@fafinta-wnga 2 года назад
زاد الله علمك وشرفك ❤❤💯❤❤❤🤍🤍🤍
@a-kanitechconsumer49
@a-kanitechconsumer49 2 года назад
Muqaal wax kuool ah ku mahadsanid dhiragalintada Dabcan waa muhiim inaad nolasha dhinacyo badan kaeegtid 1. Inay xirfado muhiim tahay 2. inaad ilahay talo saratid 3. Joogtayn ilaa aad hadafkaga kagungaaraysid.
@mustafedheelaye7624
@mustafedheelaye7624 2 года назад
OGAANSHO WALAHI BEST RU-vidR 💖💖
@mohamedsiifaann4155
@mohamedsiifaann4155 2 года назад
Dadka qaarna shaqaalnimada ayeyba la'a yihiin Alxlillaah . Shukran
@Maazil22
@Maazil22 2 года назад
cumar inshaar walaal qalbi wngsan ❤️❤️❤️❤️2018 ilaa hada wankugu xerenahy dhiiri galiyaha dhalinyarada somaliyeed waxaan jeclaan lahaa ina sobadiso mowduucyada kusabsan siigeysiga sida ee dhalinyarada isaga dhaafi leheed ❤️❤️❤️mahadsanid wll cumar wll qaali
@blessingchanne1866
@blessingchanne1866 2 года назад
Mashallah Omar inshar. Waxan ba umaleya waxa niyadeyda kusodoco inadh ba Malin KASTA kahadhasho. Jazakallah ustadh
@AjAweisOFFICIAL
@AjAweisOFFICIAL 2 года назад
Markaad soo marto taariqdaada mid jab iyo halkan nolosha waxad noqoneysa logic person side omar i believe you❤🇸🇴🥺
@xasankoore1047
@xasankoore1047 2 года назад
M.allh aad iyo aad baad u mahad santahy wllo Omar inshar alle hakaa jasaai mariyo hal ganka aad ugu jirto dhisida mustaqbalka iyo dhiiri gelinta aad noo soo gubiso waana waano aan ku dhaqano wax badana iskaga bedelay thanks wlLky
@mambuuqzoria29
@mambuuqzoria29 2 года назад
September 2020 jaamacad dhameeyay illaa iyo hadaneh shaqo ma helin, qof iyo meel aan shaqo ku oghy oo aan u tagin ma jirto. Wxn ogaaday oo caqligeega ku soo kordhay ineesan jirin qof wax ku heli karo aqoon, macriifo, karti, qabiil iwm kaliyah wxd wax ku heli kartaa ineey kuu yimaadaan waqtiga iyo nasiibka allaah kuu qoray inaad nolol iyo fursado badan ku heshid. Wxn AMINSANHAY ineey thy mucjiso sida eey dadka nolosha ku helaan iyo sideey isku badbadasho. Waan iska daayay inaa dad-dambe wx weydiiyo ama meel tago sbbtoo ah wax weey isiin waayeen Allaah kaliyah ayaa amuuraheega weydiistaa.
@cismangurey5733
@cismangurey5733 2 года назад
Walaal ilaahay faraj khayr leh oo deg-deg ah hakuu furo dadaalna ha fariisan guuleyso idam alle
@polandabdi6261
@polandabdi6261 2 года назад
insha allah waad helaysa wll way kusoo socdaan malmihii wacnaa
@mambuuqzoria29
@mambuuqzoria29 2 года назад
@@cismangurey5733 Amiin wll, MahadSanid 🙏🙏
@mambuuqzoria29
@mambuuqzoria29 2 года назад
@@polandabdi6261 insha allaah wll MahadSanid 🙏🙏
@Ciyaalka
@Ciyaalka 2 года назад
Halkan Qodob u fiirso laga yaabaa inay noloshaada oo dhan bedesho, Keliya waxaad ku dedaashaa inaad barato hal xirfad maaaha 2 iyo 3 oo aad guriga dhexdiisa kaga shaqaysan kartid, Kadibna dhaqaaji.
@user-iq6rl3vz8l
@user-iq6rl3vz8l 2 года назад
Mahadsanid Bare Cumar
@gaarhadafkada8106
@gaarhadafkada8106 2 года назад
Mahadsanid wall cumar
@FOCUSONYOURTIME
@FOCUSONYOURTIME Год назад
M.a allah taasi waa xaqiiq wllka omar ilahykuxifdo 👍👍👍
@cabdiqaysnuur6290
@cabdiqaysnuur6290 2 года назад
2010 ilaa maanta waxay ahayd qof xor u ah shaqadiisa iyo ganacsigiisa horu mar ma gaadho qof shaqaale ah lkn ganacsi yar oo xor ahi waxa uu ka dhigaya taajirka bari alla mahad leh
@saidabdullahiabshir7804
@saidabdullahiabshir7804 2 года назад
THANKS USTAAD 🌏💚
@caygaboy
@caygaboy 2 года назад
Hdlka aa xaqiiqsdy ayaa ah markuu dhahy u dhawanshagaga alle ayaa badnya wllhi waa run ani wxyr hdaa u baahdo alle ayaa baryaa marka hdaa rabto inaa wax qabsto waxaa lama huraan ah inaa alle gcanta u taagto o bariso. I.a alle hdaa ku xirnaano wx walba wee noo fududaanayan👍
@alihassanhussain905
@alihassanhussain905 2 года назад
Masha allah ustaad Omar inshar keep going allaha ku barakeyo ❤ ♥ 🙏
@alihassanhuseein1680
@alihassanhuseein1680 Год назад
Masha allah ustaad Omar inshar keep going mahdsnid
@allaybaday7824
@allaybaday7824 2 года назад
حفظك الله يا أستاذ عمر
@ruqiyohusseinhayle1262
@ruqiyohusseinhayle1262 2 года назад
Masha Allah, xafidullah, jizakallahukheyr
@cilmisheekeeye4127
@cilmisheekeeye4127 2 года назад
Walaal omar maalintaa social media kuso biiro waan ku mahadcelin donaa waan rajenaaya RU-vid in aan maalin un isticmali dono insha.allaah
@sisternajma2054
@sisternajma2054 2 года назад
Walal ilaahey haku fudedyo hamiga dhamantin
@Somaliboy
@Somaliboy 2 года назад
1 million coming soon 🔜
@ismaanyare4179
@ismaanyare4179 2 года назад
masha allah Ogaansho channel waa janaalka kaliya aanu ka faa'idyesano wllhi kana hadlaya waxan ubaahannahay xalkooda iyo sidan ku gaari leheyn runti masha allah horumar wngsn ban ku rajeyneynaa wll👋👋👋
@shuceybabdikadir4026
@shuceybabdikadir4026 2 года назад
Masha Allah walal ilahey Haku Bara keyo ad ayan ku ku xiranahay barnamij yadada la xariro shaqada weey Isa meysaa hada dad ayan u shaqeya lakin insha allah waan ka baxaya shaqo xor ah ayan sa meysan rabaa
@cabdicasiisxasan5035
@cabdicasiisxasan5035 2 года назад
mhdsnd ustd cumar inashaar alle haku barakeeyo
@wardiliverpool8525
@wardiliverpool8525 2 года назад
thanks omar inshaar qof in badan na,dhiiri,galiya guuleyso walaal
@abshircalinorcali3070
@abshircalinorcali3070 2 года назад
masha si fiican shukran ustad cumar
@mustafemaxmed2452
@mustafemaxmed2452 2 года назад
جزاك الله خير أخي العزيز
@fuatjelleMedia
@fuatjelleMedia 2 года назад
Cumar inshar niyow waxan daremaya inaad qalbigeiga kasodax hadhasho mar walbo jazaka ALLAH kheir
@muparikeprahim67
@muparikeprahim67 Год назад
Waad ku mahadsantahay nasixadaas gulayso sxp❤❤❤
@aboujamohamoud1659
@aboujamohamoud1659 2 года назад
In this world's today the most important thing's information if you want to become the best version of your life, thank you very much omar, may allah be with you forever.
@dalmarkiikoofficiallchanne5883
@dalmarkiikoofficiallchanne5883 2 года назад
Legend respect ✊
@user-iq6rl3vz8l
@user-iq6rl3vz8l 2 года назад
Abuuja Maxamuud Afsoomaali fikirkaaga ku dhiibo oo soo qor
@user-iq6rl3vz8l
@user-iq6rl3vz8l 2 года назад
@@dalmarkiikoofficiallchanne5883 Afsoomaali fikirkaaga ku dhiibo oo soo qor, Xushmadaadana ku Muuji
@mahamudjeylaniyare4064
@mahamudjeylaniyare4064 2 года назад
Sax waye legend ❤ keep going ♥ Chanelka ogansho ♥ 700k is coming soon ❤
@sophy20233
@sophy20233 2 года назад
اللهم صل وسلم على نبينا محمد❤
@muhubahashi4291
@muhubahashi4291 2 года назад
Mashallah Jzkl khayran waa class jamacaded oo free ah .
@wadanigadhabta4372
@wadanigadhabta4372 2 года назад
Masha allah cumar inshar ustaad waxbadan ayaan kaa faiidnay shukran wll 😍
@amiraturkish9307
@amiraturkish9307 2 года назад
Great Ogaansho Maasha Allah
@mohamedapdi5081
@mohamedapdi5081 Год назад
Ogaansho xaqiiqatan faaido ayad nosoo gudbisaa ustaad alle hakaa abaal mariyo .
@abdirahmanadamsiad442
@abdirahmanadamsiad442 2 года назад
جزاك الله خيرا أخونا عمر إنشار
@fatumabarre1610
@fatumabarre1610 Год назад
Maasha’alaah, maasha’alaah, maasha’alaah xafidaka laah
@beegsigaguusha6502
@beegsigaguusha6502 2 года назад
saxib inkastoo muuqaalo qiimo badan aad soo bandhigto hadana muuqaaladaada inta ugu badan waxaa ku dhex jiro ereyo luuqadda carabiga ah waxaadna warbixinta la wadaagaysaa ummad Soomaaliyeed aan ku hadal carabi. waad ku mahadsan tahay warbixinnada tayada leh.
@iltirehguessaleh3657
@iltirehguessaleh3657 2 года назад
please give full support for this young Man 🙏🙏,,
@waayahaonlineacademy
@waayahaonlineacademy Год назад
جزاك الله خيرا❤❤❤❤❤❤
@kafiabdul8266
@kafiabdul8266 2 года назад
Thnx wll inshaar
@mrnobody3714
@mrnobody3714 2 года назад
100 like 22 comment halasaxurto asxabta insha Allah Eid Mubarak as advance
@youngabdalla3451
@youngabdalla3451 2 года назад
Shukran Ustaad 🙏🥰
@khuzaam7762
@khuzaam7762 2 года назад
اللهم صل وسلم وبارك على نبينا وحبيبنا محمد
@toxic_gamer1470
@toxic_gamer1470 2 года назад
Masha allaah waa guul iyo arin ku dirasho ubaahan waana ku dhiratay
@engismailtech148
@engismailtech148 2 года назад
Mahadsanid walal mar ayaa jiray aan kaa xanaqay lakiin samaxnaakum wanad ku mahadsantahay sida fiican ee aad waxa fiican noola wadaagto
@Tusmeeye555
@Tusmeeye555 2 года назад
Mahadsanid walal cumar waxbadan ayaan kaa ogaaday
@updimuze9428
@updimuze9428 2 года назад
Touch the point War wareega aya ku badan hadalkaga iyo tusalayaal lkn mawduuca ad video ga uso sameysey wa mid anad xata 100%1 anad ka hadlin
@abdirahmancade2078
@abdirahmancade2078 2 года назад
Ustad cumar inshaar. Thanks
@mohameddooyow400
@mohameddooyow400 2 года назад
Cajiib dhiirageliyaheenna qaaliga ahoow Allh ku xifdiyo🙏🙏🙏
@mohammedomar1048
@mohammedomar1048 2 года назад
Eid mubarak sanadkan sanadkiis bashbash iyo barwaaqo Allah ha nag gaadhsiiyo .
@NastehaAbukarYarow
@NastehaAbukarYarow 2 года назад
Shukran wll
@HOREUSOCO
@HOREUSOCO 2 года назад
Mahadsanid ustaad
@garashomedia5987
@garashomedia5987 2 года назад
M.a mahadsanid
@ahmedhasaan9679
@ahmedhasaan9679 2 года назад
Masha allah Cumar inshar mahadsanid
@ajmoustaxiil8326
@ajmoustaxiil8326 2 года назад
Dhabcan ostad omar jaza kallahu kheir 🙌
@user-sj6kd3qv6b
@user-sj6kd3qv6b 2 года назад
Masha allah omar inshar noloshayda wax badan ayaa iska badalay kadib markaan daawaday muuqaadaada waxaan waqgigayga ugu badan ku bixin jirey isticmaalka aaladaha social media sida Facebook, twitter, messenger , Snapchat, Instagram, dhammaantood 2 bilood ka hor baan iska xiray, hadda yutube iyo telegram baan ka isticmaalaa iyagana casharo ayaan ka bartaa
@Ak_jimcale
@Ak_jimcale 2 года назад
Mash allah wll omar Wlhi wax badan ayaan Kafaiday chnelkan Oo ah keliya keliya Sida 100% ah oo muqal Walba oon dawadana Ay faaido iileyihin Alle hakusharfe Nosobadi
@amiirnuur4430
@amiirnuur4430 2 года назад
Intaan Ogaansho la socday waa erayadii ugu faa'iidada badnaa oo aan ka maqlo. Waad mahadsantahay walaal Inshaar.
@abdinoorahmedfarah3860
@abdinoorahmedfarah3860 2 года назад
Mahadsanid wll Omar
@abdirizaqarare7822
@abdirizaqarare7822 2 года назад
جزاك الله خيرا
@fatima-hz9dh
@fatima-hz9dh 2 года назад
Ilahey haku xifdio ustaad
@abdirizakmohomed1535
@abdirizakmohomed1535 2 года назад
Mashaa allah ustaadi
@mo_adam7528
@mo_adam7528 2 года назад
تحية طيبة لك استاذ عمر ، بشكر جدآ على الفيديو الأكثر من رائع انا من الشاب ال عمل ك موظف بس الان عندي عملي الخاص بحيت كلامك عن مشروع والعمل الخاص
Далее
Sidee ayay Somalidu ugu nool yihiin Angola
26:34
Просмотров 45 тыс.
Qisada guusha ( 3 ) Rag salka hoose kasoo bilaabay
14:27