Тёмный

Warbixin: Maxaad ka ogtahay ceelka dhanaha ah ee Maleyko 

SRTV Somali
Подписаться 49 тыс.
Просмотров 9 тыс.
50% 1

Warbixin: Maxaad ka ogtahay ceelka dhanaha ah ee Maleyko ee degmada Garbo ee lasheego inuu uwanaagsan yahay dadka iyo duunyada balse wali ubaahan cilmi-baadhis caafimaad.

Опубликовано:

 

30 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 11   
@museegeh5320
@museegeh5320 3 месяца назад
Somali weligeed horumari mayso, weli waxay isticmaalayaan Wadaan iyo Dawlis. Tolow qoladan Maalmulka ma garan waayeen Pump iyo in Yar oo Solar ah u dhiga. Maamul walba waxa haysta dad gaajo hayso oo waxay cunaan mooyee aan lahayn wax qabad.
@Seeykulatahy
@Seeykulatahy 3 месяца назад
May matoor saaraan Ceelka. Aga Aga Aga, war maxaa qaldan? 1000 sano ka saan bay u noolayeen 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@AbdulazizAli-d7k
@AbdulazizAli-d7k 3 месяца назад
Waar waxa muusigga ka yaree waa denbi aan cidina u baahnayn! Maad iska hadashid oo dadka wax u sheegtid
@qomayoxildiid
@qomayoxildiid 3 месяца назад
Ileen was zamzam kii taarikhida lagu sheegayo. Lakin ya idinka dhadhiciya??? Mowsi aka Musa. Wa musedhow wax ladinku fahnsinayo but do you hear?
@Abdigani-h6h
@Abdigani-h6h 3 месяца назад
Acuudibillaah mina jaahilliin 😅😅😅😅😅😅😅😅😅
@hassanhussein272
@hassanhussein272 3 месяца назад
Maxaa geela xaarkooday soomaalidu cunayaane
@umucabdalereehabarwaa3673
@umucabdalereehabarwaa3673 3 месяца назад
Maashaa allaah
@AhmedMohamad-y8r
@AhmedMohamad-y8r 3 месяца назад
Maasjalah
@CabdiBalad-hs6sc
@CabdiBalad-hs6sc 3 месяца назад
XAA CAAN AH WALIGAY MAMAQLIN 5TA SOMALINA WAAN KU NOLADAY
@Abdikadir1984
@Abdikadir1984 3 месяца назад
5 somali kumada nolaan magalada jigjiga ceelkanaa kacaansan malayko Aniga waxaan kudhashay meel woxogaa kafog laakiin anoo aqana unbaan arkay
@Abc-sp6gc
@Abc-sp6gc 3 месяца назад
Dhulka somalida waa saxare
Далее
小路飞嫁祸姐姐搞破坏 #路飞#海贼王
00:45