Тёмный

wareysi Gaar ah Faarax Macalin siyaasada Kenya iyo Somaliya 

Somali cable
Подписаться 368 тыс.
Просмотров 10 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

18 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 32   
@Heliimomohamed
@Heliimomohamed 3 года назад
Asc ilaahey caqliga hakuu barakeeyo waa geesi ilaahey baa noo maqan halyeeyo Faarax macalin oo kalana waanu sugeynaa kuwa imanla jooga ee farmaajo ka mid yaheyna ilaahey kuwa hortaagan ha ka qabto
@sharmakeosman4233
@sharmakeosman4233 3 года назад
Farax Macalin waa Wadani dhab ah ilehy ha xafido 🤲
@ismail-uz3dl
@ismail-uz3dl 3 года назад
Mansha Allah geesi geesi dhaley walah Somalia waxey u bahantahay rag badan oo sida Farah macalim camal
@abdimohammed6068
@abdimohammed6068 3 года назад
When I hear this I lose hope for Somalia and i really feel sad that politicians have sold the country.
@ismailjama178
@ismailjama178 3 года назад
You called them politicians .but they aren’t.They are opportunities.
@abdimohammed6068
@abdimohammed6068 3 года назад
@@ismailjama178 well said
@mahdiali2695
@mahdiali2695 3 года назад
Onlf waa qaybi OO xukun simalgalbeed
@KM_963
@KM_963 3 года назад
SOMALI WADANIYIIN MA AHAN WALEE DADKAASI WAY DHAMAADEENALLAAH YARXAMAHUM
@abdulahiabukar4621
@abdulahiabukar4621 2 года назад
Dibi Macalinoow doorashadii waa qabsoontay Farmaajana waa laga guuleystay waxaana ka guuleystay kuwii aad laheyd 300,000 in laga dilo ayaa ila haboon
@alimire2
@alimire2 3 года назад
Faarax Allaha ha ku xafido😤
@abdiwahidmursal6718
@abdiwahidmursal6718 3 года назад
Mudane farax macalin warkiisa wuu fiican yahay lkn su.aashayda waxay tahay muxuu hal mar ahna usoo hadal qaadi waayay isbahaysiga mw farmaajo fahad yasin iyo Qatar??
@mohamedkayse1825
@mohamedkayse1825 3 года назад
☝️
@manaanhusein5998
@manaanhusein5998 3 года назад
Geesi taariikhda ayaa ku xusi doonta
@HomeHome-bj7mx
@HomeHome-bj7mx 3 года назад
Soomaaliya waxay u baahantahay 5 nin oo faaraf macalin oo kale ah
@KM_963
@KM_963 3 года назад
FAARAX MACALLIN NOOLOOW TALO WANAAGSAN BAAD SIISAY MADAXWEYNAHEENA JZKL KHEYRAA
@HomeHome-bj7mx
@HomeHome-bj7mx 3 года назад
Adhigii soomaaliyeed oo kiiniya isugu yimid ayuu runta u sheegay faarax macakin
@tahliilissa
@tahliilissa 3 года назад
Geesi Soomaaliyeed Faarax Macalin cadawga alaha kaa qabto. Kheyre waa qaain lagu qasaaray.
@sabrinaomar9800
@sabrinaomar9800 3 года назад
Ow farmajo ku jiro no 1 farmajo Aya ka eh dadka somaliya gado rabo
@MM-qi9qn
@MM-qi9qn 3 года назад
Wariyahan maxaa ka qaldan?
@hamzemire9808
@hamzemire9808 3 года назад
Geesi geesi dhalay oo wax soo socda og
@aramramraggedii9797
@aramramraggedii9797 3 года назад
Somalida NFD dagan ee Muslim ta ma diinta hinduska kaga badan Kenya?
@mamma6900
@mamma6900 3 года назад
Geesi runta sheegay waaye noolow geesiyow
@abdullahyare9404
@abdullahyare9404 3 года назад
Farmaajo meel xun buu dhexda u galay.waa dadaalaaya
@garassowgarassow1901
@garassowgarassow1901 3 года назад
war somaliyey kaca allah ha,idindhameeyo ma,idindhahaa maxaa Dhiiga idinka qaaaday war somaali maxa igadhigay ayay tagantahay qabiiil iyo wasaq ayaaan ku mashquulsanahay illahey naceymi oo wadankeeni aan wadankaleheen horteena an lagu qadanin yaaaa rabi
@momomomo2693
@momomomo2693 3 года назад
Farah Maclin hadey run ka tahay inad somali jeceyl ka tahay basborka keenyatiga iska celi siyasada somali ku so bir hadi kale farmajo waxa durka u dirayo o talo xumo sinayo waa adiga please janjusnimo jooji dhinac rac tas wa mid, tan kale farmajo marku mucarad ahaa wuxu joogey Kenya 2 years, Mucarad hada jooga Kenya hadey yihiin guilty, farmajo waa guilty
@salahliif7413
@salahliif7413 3 года назад
FARAX MACALIN ADIGA AYAA QAAIN AH SABABTA AAD UTAAGEEREYSO FARMAAJO GABADHAADA AYAA UFADHIDO XAFIISKA MARMAAJO XAQNA UMALIHID IN AAD CUNTID LACAGTAYAGA WAXAA XAQ ULEH GABADHAHA SOMALIYEED ADIGU WAXAA TIRAA KINYAAN BAAN AHAY WAXAAD KUNOOSHAHAY LACAGTA UU KUU QOREY FARMAAJO WAXAA TAHAY XAASIDKA SOMALIDA HADAAD DAD TAHAY DADKAAGA KUMA NECEEN WAXAAD JECESHAHAY IN SOMALI BURBUTO ADIGAA SOO HORKACO CADAWGA SOMALIYA
@nuradenbarre32
@nuradenbarre32 3 года назад
Waxaa laga yaabaa wll inaad qabyaalad kudiidantahay farmaajo qadiyada uuka hadlay faarax waa mid farmaajo kawayn dalkeena lagusoo duulay adna waxaa lagayaaba tuug reerkiinaa inaad taageerayso adna tb iyo gaajo udhimanayso
@2daysago_
@2daysago_ 3 года назад
Kkkkkkk wlhi waan qoslay....ninkan waxan soo qoray miyuu xanuunsanyahay. Farah dadka ogu taajirsan wadanka Kenya ayuu kujiraa uma maleenayo lacag yar oo gabadh lasiiye inuu wax karaadinaayo. Anyway lkn farah sawirka guud ama the bigger picture of somalia ayuu ka hadlay so i dont understand meesha ku xanuuneyso
@banadirproductio
@banadirproductio 3 года назад
*Maxaadan ka ogeyn oo .u qarsan Dirisle abdi halkan ka daawo xogtiisa oo dhamaystiran 👉**ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-0clr1CU5eMA.html*
@sabrinaomar9800
@sabrinaomar9800 3 года назад
Benlow bentisa ay ad ucadahay oo shalay uhu dorot waye sow adiga tagersanay cadowga somaliya miyad hada inoga dhigee dad dantena ka shaqeynay cid ka yeleyso majirto farax tuga tagerka iska da
@abdullahyare9404
@abdullahyare9404 3 года назад
Abaayo tan been ma aha qoraxdda gacmo laguma qarin karin karo
Далее
ХИТРАЯ БАБУЛЯ #shorts
00:20
Просмотров 1,1 млн
ХИТРАЯ БАБУЛЯ #shorts
00:20
Просмотров 1,1 млн