Тёмный

Wareysi :Taariikhda Tacliinta Sare ee Soomaaliya Barfasoor Cabdirisaaq Juriile 

DHAXALREEB - XARUNTA HORUMARINTA HOGGAAMINTA
Подписаться 9 тыс.
Просмотров 13 тыс.
50% 1

Xarunta Horumarinta Hoggaaminta Dhxalreeb waxa ay wareesi ku saabsan Tacliinta Sare la yeelatay Barfasoor Cabdirisaaq Cismaan Xasan (Juriile)
#Dhaxalreeb

Опубликовано:

 

7 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 22   
@user-ux5uh1mq3z
@user-ux5uh1mq3z Месяц назад
aabhay wuxuu ahaa qabta luqadaha jamacada ummada wuxuuna bari jiray carabiga iyo talyaaniga oo u diyaain jiray ardayda , waxaan qabay cuqdad ah maxaa talyaani wax la idiinku bari jiray laakinn hada waan ogaaday sababatoo ah waxay ahaayeen mashaariic talyaani free nagu siiyay ..thank pro jurile
@guleedciise4497
@guleedciise4497 2 месяца назад
Aqoon haddii ay jirto waa Prof.Jurile Ilaahey madaxaaga ha raajo
@Xaruntadhaxalreeb
@Xaruntadhaxalreeb Месяц назад
Aamiin Waad ku Mahadsantahay sida aad ula socoto Barnaamijyada ay Xarunta Dhaxalreeb Soo gudbisho waxaan Jeclaan laheen in aad la wadaagto Asbaaxtaada si ay Aqoon uga Faa'iideystaan.
@abdulsaeed5540
@abdulsaeed5540 Месяц назад
BaarakAllaah, akhbaar Soomaaliyeed oo Soomaali garwadeen ka tahay weeye runtii oo aad u qiimo badan. Prof. Juurile waa nin dad badan wax soo baray wadankana u soo shaqeeyey. Waxaa kaloo lagu xasuustaa hogaankii uu ka soo qabtay dhismaha wadada Garoowe iyo Boosaaso isku xirta. Waana nin aftahan ah oo xataa da'diisa ku xasuus fiican MaashAllaah.
@alidamey2988
@alidamey2988 Год назад
Maashaa,Allaah.Runtii Waa Provisory...iyo,.ingineer..iyo Dr.Dalka,iyo Dadkana Wax Badan U Soo Qabtey isaga,iyo Dadkii Kale,Ee,Aqoonyahanka,Ahaa.Sida,Ay Dalkeenna,U Soo Horumariyeen.Waana,Uga Wada Mahadcelineynaa.
@ibrahimissak2156
@ibrahimissak2156 Год назад
Jazakalah qayr pro juriile
@mubaarakyuusuf1619
@mubaarakyuusuf1619 Год назад
Mahadsanidiin DHAXAL-REEB.
@Abumaysun
@Abumaysun Месяц назад
Mahadsanid
@ji.s9434
@ji.s9434 Год назад
Asc mansha Allah, aad iyo aad ayaan uga faa’idney, intaa iyo in kabadan ayaan ka rabnaa Professor ka, still not enough, taaso wataa, mid kale oo kusocota janalka fadlan nagadaya ‘ interruption’ oo aad soo dhexgalineysaan every few minutes. Taaso iga talo. Jazakalah kheer,
@abdinuraden968
@abdinuraden968 Месяц назад
Professor-ku xildhibaanimada iyo siyaasadda waxaa wadanka iyo dadka uga faa'idabadnayd inuu tacliinta ku mashquulo
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 3 месяца назад
ما شاء الله تبارك الله
@Xaruntadhaxalreeb
@Xaruntadhaxalreeb Месяц назад
Waad ku mahadsantahay Faaladaada Qiimaha Baddan. Si dadka kale ay wax uga faa'iideystaan Fadlan lawadaag adiga oo mahadsan.
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari Месяц назад
@@Xaruntadhaxalreeb Okay. Mahadsanid Saaxiib
@suldaand
@suldaand 2 месяца назад
Cajiib
@ameenhoussaine2695
@ameenhoussaine2695 Месяц назад
Qaab dhiska tacliinta sarre ee ummada soomaaliyed oo maanta la baafinaayo buu xusayaa Barre buunku. Hadii in uun lexejeclo siyaasi isku sheega hada ka qabo jihada iyo mustaqbalka ummada waa in la dhisaa haayadaha waxbarashada si xalaal ah oo cilmi ah maamulkana siyaasad iyo qabiilna ka dheer.
@Xaruntadhaxalreeb
@Xaruntadhaxalreeb Месяц назад
Waad ku Mahadsantahay Faaladaada wanaagsan
@maxamedmaxamuudahmed9007
@maxamedmaxamuudahmed9007 2 года назад
Mash allh
@abdullahiadanshire1496
@abdullahiadanshire1496 Год назад
Proff mahadi kor kaga ahaatay adiga iyo howl wadeenada Dhaxal-reeb.
@engosmanabdilahiali5056
@engosmanabdilahiali5056 Месяц назад
Daahir jimcaale dhegataag. 1.0. Waxan dhahayaa cabdirizaaq jurriile wuxuu ahaa qabyaaliiste aad u xun. 2.0. Wuxuu ardaydii somaliyeed dhammaantood u kala qaybiyey majeerteen iyo daka kalleetto oo isku dhan oo dhinaca kalleetto ah. 3.0. Haddaba waxaba cidina kaa dhegeysan mayso. 4.0. Wuxuu ku dayn jirrey ciddii majeerteen ah amaba la degaanka ah. Dadka kalleetto waxay ku qornaayeen eriga iyo caydhinta.
@abdifatahhassan168
@abdifatahhassan168 Месяц назад
Adigoo heego reer handaraab oromo qoti wax kaadhagaysanayso Somali idinfahamtay munaafaqadiina. Cudurkaad soomali kulajirtaan rabi hana. Dhaafiyo
@abdirahmanwarsameawabdi673
@abdirahmanwarsameawabdi673 Месяц назад
beenlow inaa tahay ninkaan majeerteen maba ahan.
@abdulkadirali5553
@abdulkadirali5553 27 дней назад
Qabyaaladda aad ka sheekaynayso idinka ayaa hoy u ahaa . Ninkaanina MJ maahan beenlow baad tahay
Далее
Fake watermelon by Secret Vlog
00:16
Просмотров 6 млн
Я ж идеальный?😂
00:32
Просмотров 81 тыс.
Prof Omar Eno - Academic Discussion
36:27
Просмотров 17 тыс.
Wareysi Prof Jurrile Qaybtii koowaad
30:08
Просмотров 2,4 тыс.
Wareysi Gaar Ah: Aqoonyahan Cabdi Faarax Juxa
52:33
Просмотров 40 тыс.
Fake watermelon by Secret Vlog
00:16
Просмотров 6 млн