Тёмный

Wareysi Gaar ah Prof Cabdirisaaq Cismaan Xasan Jurrile Qaybtii Saddexaad 

SAAB TV
Подписаться 493 тыс.
Просмотров 30 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

7 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 52   
@sahraabshir1396
@sahraabshir1396 4 года назад
Hadaan noolnahay Somaaliya tago waa radinayaa jurille. Viva jurille.
@namiin3034
@namiin3034 4 года назад
This guy is well educated, he should forget politics and be a Professor
@ayaanlehurre5193
@ayaanlehurre5193 4 года назад
strongly agree
@davidwillium371
@davidwillium371 4 года назад
100%, right.
@bareacademy4227
@bareacademy4227 3 года назад
This is the real Well qualified Phds we need in science faculties of our national University
@daldhisdaljir641
@daldhisdaljir641 4 года назад
Aad baad u mahadsan tihiin Saabtv waa waraysiyo aad u qiimo badan.
@abdifatahabdirahman8438
@abdifatahabdirahman8438 4 года назад
Professor juurile dalka wax fiican buu usoo qabtay waana Ku mahad San yahay waa sxbkiin oo idinka soo salaamaya D.R.CONGO
@daldhisdaljir641
@daldhisdaljir641 4 года назад
MAA SHAA ALLAAH
@sahraabshir1396
@sahraabshir1396 4 года назад
Saab TV waa uga mahadcelinayaa Dadkaan oo kale waresta spaicail land of pundlan ragbadan oo nocaan ah ayaa kabuuxa oo historgooda laga qorin.ama laga wareysan. Viva saab tv...
@guleedciise4497
@guleedciise4497 4 года назад
Prof.Jurile waa aqoon yahan Ruug Caddaa siyaasi ah
@maajidjsalad8970
@maajidjsalad8970 3 года назад
M.a Allaha xifidyo prof jurile wax badan ayaan ka faidey.
@fayuismail343
@fayuismail343 4 года назад
Allahu akbar ninkii aqoon lihi wuu ku raaxaystay jaahiliin aad u badana way ku hurdoodeen alaah ha barakeeyo aqoontu iyadaa hadasha
@maaxcalimaax1163
@maaxcalimaax1163 Год назад
Runtii waa wareysi qiima badan wax badan iyo waayo aragnimana waan ka faa'iday prof-ka.
@qasaaye23
@qasaaye23 3 года назад
Very interesting.
@korkore4819
@korkore4819 4 года назад
3qaybood waan daawaday wax laga dhargi karo maahan.bal tan 4aaad aan Aragon insha allah.
@ahmedabdikani2844
@ahmedabdikani2844 3 года назад
Waraysi xiiso badan. Aad buu umahadsanyahay prof Juurille. Cali iyo Saab TV waa ku mahadsanyihiin soo gudbinta waraysigan.
@daahiradanhersi595
@daahiradanhersi595 4 года назад
Waan u mahad celinayaa weriyaha iyo ninka kamarada qaadayba waraysiyada ay ka qaadeen profisal juriile ee qiimaha leh iyo wax tarka Ducaale iyo snm tii uu waraysan jiray ba waa in la daawadsiiyaa hadii uu warayso waxtar ah ka qaadilahaa profisal cali khalif iyo mr axmed maxamed siilaanyo aqoontoodii iyo taariikhdii waxbarashoba waxabaa laga daxlilahaa
@maxamedcali3164
@maxamedcali3164 3 года назад
M.alllh dowlada iyo aqoonyhn ban heysanyn lkin wxi alle qorey baa dhacey lkin waa in wax ka baran hadii dib loo helo dowlada soomaliyeed
@husseinibrahim2294
@husseinibrahim2294 2 месяца назад
Waad mahadsantahay walaal
@kulmiye5
@kulmiye5 Месяц назад
Well educated man
@ocroafff5527
@ocroafff5527 4 года назад
Mashallah
@mohamedrobleokio1739
@mohamedrobleokio1739 Месяц назад
Fadumo Cureeji titlekeed maxaad ushergi weysay?
@davidwillium371
@davidwillium371 4 года назад
Abwaan aqooneed. Nin jira dheh.
@mohamedfaarah6767
@mohamedfaarah6767 3 года назад
waraysigiisa laga xiiso gayn maayo alla wadanku wadan buu ahaaye halaagbaa inagu dhacay
@sahraabshir1396
@sahraabshir1396 4 года назад
Warestaha ama wariyaha waa nin ay waxbadan islafahmayaan . Xaga aqonta iyo xaga wadanka iyo dadka islafahmayaan . Cajiib waaye mansh.
@subeercalanle9074
@subeercalanle9074 2 года назад
حياك الله aqoonyahan weeye
@daljireali4783
@daljireali4783 3 года назад
Waxan ka xumahay in aana cilmigaa ka fa'iideysan 30 sano.
@yassinawil5158
@yassinawil5158 4 года назад
Proff jurile waa aqoonyahan soo shaqeyay imika halaga faaidaysto
@davidwillium371
@davidwillium371 4 года назад
Qolada, Africa Waa masar. Kamaaludiin ayuu ahaa.
@abdifatahabdirahman8438
@abdifatahabdirahman8438 4 года назад
Soo daa warka sxb
@mohamoudgaboose112
@mohamoudgaboose112 2 года назад
Waddamada ragga noocaas ah uun baa dhisa, siyaasigana shaqadiisu waxay tahay in dadkaas uu siiyo fursad ay ku muujiyaan aqoontooda una sameeyo hannaan ku habboon curintooda.
@aliguled2166
@aliguled2166 3 года назад
Ninkan waxa maal geliyey qarankii somali republic
@youtubelovers5056
@youtubelovers5056 3 года назад
Ilaa maanta soomaalida waa la caawiyaan goormay soomaalida wax qabsanaysaaa?
@maajidjsalad8970
@maajidjsalad8970 3 года назад
ma qarsoomi karo qof aqoon leh, kuwa leh waa faan ayagga ayaan aqoon laheyn, prof-ku wax qabad wanagsan ayuu umadda usoo qabtey.
@fayuismail343
@fayuismail343 4 года назад
Fery funny Fery nice Fery humble person
@abdielmi6419
@abdielmi6419 4 года назад
very maad u jeedaa.
@DrIlYaasMArab
@DrIlYaasMArab 3 года назад
English waa kaa khaldan tahay Soomaligaaga iskaga hadal mahadsanid.
@abdisalamfarah9344
@abdisalamfarah9344 2 года назад
@@DrIlYaasMArab 😂🤣😂
@Elias.Yusuf101
@Elias.Yusuf101 2 года назад
Barafaysarku wuu mahadsan yahay. Waxaa farxad noo ahaan la ahayd in uu Soomaaliland madaxweyne ka noqdo. Wariyaha Cali Seenyo aqoon iyo indheergaradnimo ayaa ka muuqda. Dhegaysiga ayuu badinayaa. Kama dhex gelayo luulka iyo dheemanka Barafaysarka afkiisa ka soo baxaya.
@calibashiirwarsame3335
@calibashiirwarsame3335 3 года назад
Juurile waa nin aad u qiimobadan aqoon badan baan ka faaiiday
@sahraabshir1396
@sahraabshir1396 4 года назад
Mansh Cajiib waa aqonyahan cajiib ah jurille waa frey funny waa dhamestey xaley iyo saaka .
@ainab590
@ainab590 4 года назад
Intaas ayaan anna kula dhammaystay 3da xalqadoodba
@cadaremedia9842
@cadaremedia9842 4 года назад
Soo daaya wara xiiso bdn
@Between-earth-and-sky
@Between-earth-and-sky 3 года назад
Kimiko uu sidii Saddam ummadda ku buufiyo kuwii u samayn lahaa buu rabay in loo tababaro.
@ahmedabdirahman5301
@ahmedabdirahman5301 3 года назад
nasiib wanaag inaan haysano jurrile oo kale nasiib xumo na waxay tahay in aqoontaas aan laga faaideysan oo instutution public ga aysan dowladu shaqaaleysiineen dadka aqoontoodu heerkas gaartay
@subeercalanle9074
@subeercalanle9074 2 года назад
Cali seenyo waa poor conductor kuma wanaagsanana warysi
@farahhirsi8185
@farahhirsi8185 4 года назад
Faan badanaa
@libanhagi4968
@libanhagi4968 4 года назад
Abu jaahil tan oo kale faan ma aha ee waa taariiq uu soo marey ama uu ogaa sidey wax ahaayeen Saa u fahan yaa abuu jaahil
@Saidabdihirsi
@Saidabdihirsi 4 года назад
Faraxow odeyga daa reer waaciyana waad wada tihiine
@goraygamagacley5975
@goraygamagacley5975 4 года назад
Halkaas aad kusoo qorteen XILDHIBAAN KA TIRSAN BAARLAMAANKA BUNTILAAN maaha ee ka dhiga XILDHIBAAN KA TIRSAN AQAL SARE ee soomaaliya.
@saidmussa6461
@saidmussa6461 Месяц назад
Ninkani waa afmiishaar tuug ah labo jeeble oo kacaanka la shaqeynjirey
Далее
masha allah kusoo dhawada dahab qurxoon
8:05
Просмотров 28 тыс.
DOCUMENTARY | CABDALLA CUMAR MANSUUR
1:03:23
Просмотров 130 тыс.
Wareysi Prof Jurrile Qaybtii koowaad
30:08
Просмотров 2,4 тыс.
Wareysi Gaar Ah: Aqoonyahan Cabdi Faarax Juxa
52:33
Просмотров 40 тыс.