Тёмный

Wareysi Wariye Jamal Osman ''Maxay Tahay Sababta Xamar Looga Tarxiilay'' 

Kaaraamardha Tv
Подписаться 133 тыс.
Просмотров 8 тыс.
50% 1

This video is about Wareysi Wariye Jamal Osman ''Maxay Tahay Sababta Xamar Looga Tarxiilay''

Опубликовано:

 

14 янв 2023

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 50   
@istahilyusuf321
@istahilyusuf321 Год назад
Majnuun aan illahey aqoon oo damiirlaawe qabiileyste ah dulmigii aad u geysatay farmaajo abaalkiisii waad heshay tuugan ha wareysan wllkey
@abdullahi544
@abdullahi544 Год назад
Hamse Marxuun Allaha unaxariisto
@yusraali1222
@yusraali1222 Год назад
Marxuun weeye kaasi rasalware marxun
@WIILWAAL1
@WIILWAAL1 Год назад
Jamal Osman #1 best investigative Reporter in the world today,
@shibbingoala6407
@shibbingoala6407 Год назад
Jamaal legend, boosaaso, kismaayo, garoowe, jigjiga, gaalkacayo, Nairobi, diridaba, xataa adis Ababa kaalayoo adna Kaad rabtid ku bahdil brother. Ta farmaajo laakiin sax maahee ka joog. NiN gala khalad maaha
@nimomohamed4559
@nimomohamed4559 Год назад
Jamaal tigreygaad iyo cadowga somalidu la jira damiiir laawe illaaahay ha kusoo hadeeyo
@khadarcismaan3636
@khadarcismaan3636 Год назад
Majnuun waakan
@libanjama3140
@libanjama3140 Год назад
Jamaal waa wariyo fiican horay.usoco
@abdullahi544
@abdullahi544 Год назад
Somalia 🇸🇴 iney dowlada noqoto waa habeynki xalay ahaa e tagey 😢 sorry qof muwaadin ah ayaa sidaas loo galaya
@Heloo-b4v
@Heloo-b4v Год назад
Farmjo inuuuuuuuuuuuu wax ka qaldanaaa 2 isma weydineyso waaa nin aaan waxba aheyn buu sheikh sharif oon waxba garneyn baaa Farmjo parking lot 🚗 🚘 🚔 🏎 🚓 🚕 ka shaqeyn jirey prime minister ka dhigey taaasa qaldka keeeney
@cadeycali6723
@cadeycali6723 Год назад
Soomaaliya waxaa ku soo bstay dad waxna qorin waxna akhrin calaashasn weligood wax baran sida adigoo kale oo xataa aan qoraalka saxi karin balse qabyaaladda ayaa maskaxda kaa degtay. Orod wax baro oo iskool aad af urtooy oo madaxda nooga leexi liiskaaga
@HMS33
@HMS33 Год назад
Ciyaal xaafad Ayaa Baa Helay w/jambalaya Naag yar oo maqaaxi jidi jirtay Ayaa,U Hanjabtay Malaha hanjabaadaa wax,Baa ku jiray ee waxay Ahayd af,Garasho
@Amina-uo4ux
@Amina-uo4ux Год назад
Jamal Geesi
@abdirisakdirie3124
@abdirisakdirie3124 Год назад
Jamaaloow Farmaajo hadaad majnuun u bixisay kana maxaad u bixin Mise ogaadeen nimada ayuu Ku fakaday
@nimomohamed4559
@nimomohamed4559 Год назад
Jamal nafsigii farmajo ba ku dhacay aad ban ugu faraxsanay waxa ku dhacay kkkkkkkkkk
@fanah6741
@fanah6741 Год назад
War qofkan madhan gumeystihii uushaqey nayey baasoodirayey waxaakusoobeye iskadaa
@user-pk7dg3pt1b
@user-pk7dg3pt1b Год назад
Balo kulatagtay khayr la'aan.
@adootiiallah4464
@adootiiallah4464 Год назад
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@nimomohamed4559
@nimomohamed4559 Год назад
Waxan lama dhagaysan karo nin weyn oo cadowga somaliya u shaqeenataaa yaahuuuuu
@nimomohamed4559
@nimomohamed4559 Год назад
Farmajo my dhiibin qalbi dhagax sanbalooshe sowki qaritay ala kan been badana waar allaaah ka baq
@khayrdoonnj2013
@khayrdoonnj2013 Год назад
adaa yiri way i aaminsanyihiin AS waraysigii hada ka hor lagaa qaaday ee hanoolato koleey waxba idinka dhexeeya wax uu yahayba
@MM-tw7pu
@MM-tw7pu Год назад
Ninkaan waa shurukada sirdoonka reer galbeedka iyo argagaxisadii Alshabaab
@mohamedmoalimabdulle1286
@mohamedmoalimabdulle1286 Год назад
Somali waxba barnaamij ha usameyn kaagama baahna alshabaab in la buunbuuniyo ma danbaa ugu jirta shacabka soomaaliyeed?
@axmedcumar5630
@axmedcumar5630 Год назад
Denbi ma aha in la waraysto laakiin waan dhagaystay warbixinta uu Jamaal oo wuxuu u xaglinayay alshabaab waayo wuxuu yidhi waxay isu diyaarinayaan sida daalibaan inay wadanka qabsadaan isaga oo umada u tusayay inay soo socdaan
@adandhux2260
@adandhux2260 Год назад
Bagah
@abubakarsheikh6748
@abubakarsheikh6748 Год назад
Mashallah labo wariye khatar ah oo kala diran versatile anchor and talented out spoken reporter of channel 04 I it was remarkable interview taken by great reporter noor may Allah bless both of you amin Amin yaa rabbi jazakallah. I always admire watching your video like you ilka Cas and guled once again thank you.
@khayrdoonnj2013
@khayrdoonnj2013 Год назад
waxaad rabtaba ahoow lkn hada nimanka waala ciribtiraya marka iskaga fogoow waqtigu waa gabagabo AS
@khayrdoonnj2013
@khayrdoonnj2013 Год назад
adigana AS waxbaa idinka dhexeeya Farmaajana Ethiopian ayuu awood ka raadiyay markaas ayuu somalia iyo madaxwayna nimadiisiba ilaaway madaxwaynihi 100% aan taageeray hadana naga yaabiyay ayuu ahaa farmaajo
@snw9257
@snw9257 Год назад
Asc wariye Jamaal MW Xasan sheekh iyo timkisu sidi Farmaajo iyo gurubkisu ugu soo caanbaxen mujaahid Qlbidhagax ee ithiopia uga gaten aya adigana aya ku ibsan araben
@MM-tw7pu
@MM-tw7pu Год назад
Ninkaan waa nin fashilmay. Maskaxiyan asagaan fiyoobeen runtii balse ismagarto ee qabyaalad waali ah baadishay. Farmaajo iyo raga kale uu waxkueedaynayo aa fiyow
@xagar77
@xagar77 Год назад
jamal waa good guy.
@roobleali4958
@roobleali4958 Год назад
Waaa nin waalan oo
@MohamedAAdam-en8rx
@MohamedAAdam-en8rx Год назад
Jamaal Tolow ma dhaqtar baa?
@YuuMaan-bl9ew
@YuuMaan-bl9ew Год назад
Jamaal sharcika dhigayo miyaa jiro in shabaab wareysi lala yeesho
@Hbx-ci3bm
@Hbx-ci3bm Год назад
Qabiileyste wariyo isku sheegeya alshabaab 🔦⚠️♻️🇸🇴🇸🇴🇬🇧
@khayrdoonnj2013
@khayrdoonnj2013 Год назад
shaatigii wuu yaala kkkkkk meel fiican dhig shaatiga si aan ugu xasuusano dgaalkii Ceelbarde iyo AS
@Heloo-b4v
@Heloo-b4v Год назад
Farmjo ma tukadooooo wow waan fahney dhibka meeshu ka yimid
@faisamnur7706
@faisamnur7706 Год назад
MaashaaAllah weriye aqoon leh ilaahay ha ku xiftiyo
@nimomohamed4559
@nimomohamed4559 Год назад
Cabdi xashi sowtii sheegay in Ben lo shegay farmajo jamaalooow akhira ku sugaysa wax ad ogtay bad iska indha tiraysaaa
@nimomohamed4559
@nimomohamed4559 Год назад
Bal wuxu nogu sheekeenayo eega ader allshabaab maxay wariyasha kale ugu ogolaan waayeen kkkkkkkk adiga iyo tegrey iyo wadamo shisheeye xidhiidh ba idinka dhexeyaaa
@WIILWAAL1
@WIILWAAL1 Год назад
Farmaajo wa MAJNUN.... because muwadin Somali bu cadawga udhibay..
@khadragelle7801
@khadragelle7801 Год назад
Siwanaagsan ayaa loo gallay tikre waxaa kasii fiicnayd in laga tirtiri lahaa gobolka oo dhan
@cadeycali6723
@cadeycali6723 Год назад
Sidaad Farmaajo u gasheen ayaa idinku soo baxay. Nabsi Nabsi☹ Walaalkiis nin loogaa asagaa loogma. In Mahad Salaad ku xiro, ku bahdilo waa jid aad u fududeysay.
Далее
The 500 lost at sea
8:04
Просмотров 62 тыс.
Kenyan Christians flee fearing Al Shabaab jihadists
6:00
NOOOOO 😂😂😂
00:15
Просмотров 3,3 млн
Wareysi Sax Jamaal
38:12
Просмотров 22 тыс.