Тёмный
No video :(

Said Deni way uga dhamaatay Villa Somalia oo Ciidan Hawiye ah baa lagu Wareejiyay - Abdisatar H Ali. 

Qarri Jiqood
Подписаться 427 тыс.
Просмотров 30 тыс.
50% 1

Qarri Jiqood is a 24 hours News Channel that brings you the latest All Somalis News and Videos covering, Islaam Videos, Muhaadarah, News in Business, Politics, Entertainment, technology, and Much More.
Don't forget to Subscribe, Share And Like Qarri Jiqood
FG: Lagu Xigtaa lagu Xasuustaa ka horeeysa💕One💕Love💕.
QarriJiqood

Опубликовано:

 

22 авг 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 89   
@user-lk5yj4ff5k
@user-lk5yj4ff5k 5 месяцев назад
asc wareesiga magacisa Ayaan baiay Kan waa oromo af somaliga baro heh.
@audijooyjoy7976
@audijooyjoy7976 5 месяцев назад
Waaba ka shakiyay sida uu af Somaliga ugu hadlaayo. Oromo si kasto ay Somali iskugu dhex qariso af Somaligooda baa laga fahmayaa in ay Oromo yihiiin.
@mrcobra645
@mrcobra645 5 месяцев назад
Kani waa Eey u shaqeya Ethiopia iyo cadawga Somalia waa rufiyan
@moibrahim7019
@moibrahim7019 5 месяцев назад
Kani Hawiye iyo Somali ma aha......ee waa Oromo. Iska ilaaliya
@hananoor3590
@hananoor3590 5 месяцев назад
Dibjir kasata oo fikirka jamac galan iyo Nuur aaminsan ayay waraysanyaaan
@user-jd1cf5dy8q
@user-jd1cf5dy8q 6 месяцев назад
Agaah Nuur dheerow eegga unbaad inoo keentay ku si fiican u warramaya
@mahadociise25
@mahadociise25 5 месяцев назад
Wariyaha warka hawiyaha waykusocotaa qosolkiisa yeeraayo dani markii lasooqaday kajoo buuyiri cabsimiyaaa mase hawiyaha aa fudud. Caaayda
@abdulmohamed327
@abdulmohamed327 6 месяцев назад
Ogaadeenkii guumeeysiga dhulkooda oga soo cararay baa waxeey arimaha soomaaliya ka wareeysanayaan Eelaay soomaaliya ka Tuugsata kkkkkk waa aduunya gadoon, Hawiye iyo Daarood iyo Soomaaliya waxba Idinkama gelin ee bal Idinka dad noqdq 😂😂😂😂
@jeimoha3286
@jeimoha3286 5 месяцев назад
Miskiinkan iyo kan wareysanaaba isma dhaamaan
@warsanxidig9749
@warsanxidig9749 5 месяцев назад
WAXAAN SIYAASI MA AHE HADUUBA IMARAT RAALIGALINAYO WAA JAWAASIISTA U SHAQEEYA SHISHEYAHA.
@maryanmaxamed2903
@maryanmaxamed2903 6 месяцев назад
waxaan kale oo ku darilahaa in somaliland iyo somalia xiisad laga dhex abuurayo waa macquul
@caraweelo2673
@caraweelo2673 6 месяцев назад
Anaga caruurti moriyaanta oo isbaarada iyo xaaranta lagu so qoriyee ha nogo dhigaana siyasiin waa jiiri oo wada mafiaan aah Saciid Deni nin gaajaysan mahaa 😂😂😂 raali ahow dameer ismooday faraas😒
@abdirizakahmed5368
@abdirizakahmed5368 5 месяцев назад
Abdisatar mucajiso waaye
@abdinurmohamud9107
@abdinurmohamud9107 5 месяцев назад
You right waa nin tugsada as a culture haduu Boqol halaad heysto waa iniuu Xamar yimaada uu Oo uu Madaxweynaha somalia oo hadba joogo uu ammaono ama uu tuugsasado example Ahmed Mooibe, Sir Siciid Deni highness kingdom of puntlan, sir Qoorqoor, of Gal midis. SSC Khatumo Garad Jama GalaDagaalka🎉!
@haawomohamed4241
@haawomohamed4241 5 месяцев назад
Waa wiil geesi ah
@silverloola726
@silverloola726 5 месяцев назад
War maxaa u wareesaneeysaa ninkan madaxlooga jiro.
@SaciidShiekhow-ek6kh
@SaciidShiekhow-ek6kh 6 месяцев назад
Ninkaan waa beenloow xasan sh markii itoobiya lagu carqaladèyey kabtan khaaska u ahaa saw nin marrexaan ah maahayn wàna shaqsiyaadka ughu horreyo oo uu aaminsayahaye beenta iska daa
@ahmedisse2688
@ahmedisse2688 5 месяцев назад
Eelay wiiq vila Somalia lagu kufsaday in alwa raystaaba qaldan
@saidma1683
@saidma1683 6 месяцев назад
DOQON..YAHOW...M.SACID..DANI..AFKAGA..KA..REEB...SHACAB.KISO..JACEL.BAA.SO.CESHTEE...XASAN..ISKA..GAD..BAAD..AFKA.UGU..TAGE..M.DENI..YAA.KU.DORANYO...LAX..YAHAY🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣..
@nimanfarah4309
@nimanfarah4309 5 месяцев назад
Nin kan wax yabo badan aya Ku tageray runtii baritan dheer halo diro xalane safarada Ethopia na Ha la ilaliyo?
@jeimoha3286
@jeimoha3286 5 месяцев назад
Ninkan nuur layiraa ma lacagbuu ku qaata in reeraha qaar la aflagaadeeyo, sida odey balaayo madow , hadana kan miskiinka ah
@AminaMohamed-ke4sk
@AminaMohamed-ke4sk 5 месяцев назад
Mahdsanidiin wariye Nuur iyo Cabdisataar wareysi xiiso leh
@user-dc6yh6bl3r
@user-dc6yh6bl3r 5 месяцев назад
Qaatumo Qurun ❌ DHUL BAHANTE DHUUNI Raac Iyo Dhilooyin No Qaatumo Qurun ❌ SCC No ❌
@kaeya_kun3368
@kaeya_kun3368 6 месяцев назад
Adigu maxaad qashin iyo xashiishka usoo aruursataa boqor Futo kahadel iyo kanba wer keen wax sumcadaada tv qurxya wabilaahi towfiiq
@idilahmed9092
@idilahmed9092 6 месяцев назад
Maxaaruna maxaa beena , Milkiile waa Allah, Mac buud ka 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@fadumaabdi9837
@fadumaabdi9837 6 месяцев назад
Mansha Allah!!!
@MustafaAbdiAli
@MustafaAbdiAli 5 месяцев назад
Ninkan Waan taagera Wlhi 😂😂😂😂
@abdulrazakabubakar4081
@abdulrazakabubakar4081 6 месяцев назад
War kan dhaamo oo waraysato miyaad waysay nin yahow sumcadda haku ciyaarin
@Zorowano1
@Zorowano1 5 месяцев назад
Kan yar ma buurmadow baa dhalay
@shamisali4599
@shamisali4599 6 месяцев назад
Nin majerten mara aminay wuxuna nogu abal guday tigree inoo nokeno yiraa 1991 arsanaya xeryah qaxotiga 15 malin darod ku tagen lkn hawiye 7 malin ku geya marka Dani hado cuqdadas asna qabo ilahey noma Keno meshis ha naga joogo cudurka ka buuxo mujrimki hora habarna raxmad xita ilahey uma weydino 😡😡
@maryanmaxamed2903
@maryanmaxamed2903 6 месяцев назад
habaarku waa ceeb shakhsi kasta oo masuul noqda gefna wuu ka dhicin wanaagna wuu yeelan balse qof madax ah eed waayi maayo balse qabiil naceybku no good
@halimoabdi6336
@halimoabdi6336 5 месяцев назад
Etobitain baa dilaysa because don’t want Somalia be govern their peoples
@leban9958
@leban9958 5 месяцев назад
Kanaa musharax ah nasiib daro
@hananoor3590
@hananoor3590 5 месяцев назад
Waarkan waxaba ma oga naato ayuu ka hadalyaa turkiga orduqaan markan iyo ingriis waa la col xitaa way inqilaaben kan Waxaba ma oga
@abdiweli3099
@abdiweli3099 5 месяцев назад
maxaa axadkaan laga wareysanayaa uu ogyahay? waaba xanuun sanyahaye??
@leban9958
@leban9958 5 месяцев назад
Canugaan jeebkiisa aa kahadalsiinaya
@asamadhassan1419
@asamadhassan1419 6 месяцев назад
Allow alle, konfurta galbed haduba mweyna uga sharaxan yahay waba yaabe oo waxba maba qarin karee sidee buu wax u mamulaya !
@fowzia-hy6fc
@fowzia-hy6fc 5 месяцев назад
😂😂😂
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 6 месяцев назад
Abdifatax saxiibadii siysad baa Dawkadii Ciilqabe Farmajo iyo tan Hassan Guurguurte
@leban9958
@leban9958 5 месяцев назад
Isagu islaami ma aha miyaa
@garada6921
@garada6921 5 месяцев назад
Intuu hurdo xitaa waar diye wayn buu U baahan yahay Abdi sitar Ali caadi ma aha War kaas wax baa kajiro
@user-cn4ko4ui1t
@user-cn4ko4ui1t 5 месяцев назад
Turkey waxay medley katahay Nato 😂😂haawiyow laidinka yeeli mayo gumaysi dadban,Nato isreal bay udagaalamaysaa hada palastine iyaga dhameeyey Nato xoog inay yeelato waa waxa aduunku ukala safanyhy Puntland ruush baa laga soo dajinayaa
@Amiin-dk6tu
@Amiin-dk6tu 5 месяцев назад
Ninkaan wareysiiga wa kuheysta run iyo been ba waxuu sheego caadi ma ah
@user-lf4gc7vo3v
@user-lf4gc7vo3v 5 месяцев назад
Langabkas hawiye ha caayo hooyad malha dhulka tuug bad tahey eeley ureya inad nucas wareysata
@zuhurzeyn2376
@zuhurzeyn2376 5 месяцев назад
😂😂😂😂😂😂wilka rer D/M😂😂😂😂😂😂
@moibrahim7019
@moibrahim7019 5 месяцев назад
Kani ma Oromaa
@leban9958
@leban9958 5 месяцев назад
Kkk kan waa tantaniini kuwii
@user-cn4ko4ui1t
@user-cn4ko4ui1t 5 месяцев назад
Ethopia lacag siisay kan wariyaha tomahawk wawayn😂😂hal meel hadii wax laidin la wadaago haawiyow aragny oo kursigii mareexan iyo abgaal buu Warrenton unoqdaye ma caqli xumadiina cid idinka yeelaysaa😂😂qoysataye yaa kuu xiiraya Turkey ma imaan karo puntland haawiye hadaad noo baahantihin kaalaya turkey dad dhulkiis idinma qaban karo kaalaya
@lulxirsi6787
@lulxirsi6787 5 месяцев назад
War kan wax dhaamo ma weyday, waaba Neef Nacas aF garooc ah. War ha is Cerbeynina kan oo kale hadaad wareeysataan Qadka ayaad ka baxaysaan
@malaakyakub2559
@malaakyakub2559 6 месяцев назад
Boonkaan warkiisa city Ku jertoo malahan
@quruxgerikmb6572
@quruxgerikmb6572 6 месяцев назад
Ninkaan waa beenaale,,,garam garam,,,isiiiiiiii sisintah iimey
@drabdirahmansaladibrahim4602
@drabdirahmansaladibrahim4602 6 месяцев назад
I can’t with this guy …bkkkk
@abdifatahomarhussein95
@abdifatahomarhussein95 5 месяцев назад
Canugan horta muxu aha madowe ayan is aragne Hassan sheikh ayan is aragne un bu ku haaya war ilen ma wazir ayu so mare kkkkk
@osmanali8287
@osmanali8287 5 месяцев назад
wa iga suaal raggan wariyasha ah qofka dadka ugu aragtida lida ama ay daneynayan miyay wareystan qof siyasad lagafaidayo may saxada nokenan
@user-fg3bc3bu3d
@user-fg3bc3bu3d 6 месяцев назад
Nurow siyaasi magalba mise waa Muslim kasojawab
@ZahraAden-ws2or
@ZahraAden-ws2or 5 месяцев назад
Qucdarta laga qaadanayo maxaad ugu noolan wayd
@hananoor3590
@hananoor3590 5 месяцев назад
Waxaba ma oga kani sidii u rabo ayuu wax u sheegayaa
@aminaahmed8871
@aminaahmed8871 6 месяцев назад
Ninkaan afkiisu waa rakiik (gadhaw-gadhaw),hubaal waa nin afka bartay oo afsoomaaligu u yahay af-labaad (yacnii uma dhalan). SaaS oo ay tahay ma fikir xuma ,waxba badana buu ogyahay, danaha dalkana inuu u danqanayo waa muuqataa-
@mohamedhassan3937
@mohamedhassan3937 6 месяцев назад
Safarada Etopia waxay, imika ku tala Villa Somalia.
@ahmedali8509
@ahmedali8509 5 месяцев назад
Kabacdi isaq isna Badi Ayu Bixiye Sow Dadka Daga kofurta Kaka Careysiyo Wax Lala Yaabo Waaye
@magafeabtigiis1852
@magafeabtigiis1852 6 месяцев назад
janankaga dad badan baa taabaca waxen oo kale hawareysen xiqdiga Iyo cuqdada dilootey kii shaqa waayaba bacaac hayidhaah
@ed-kd8ht
@ed-kd8ht 5 месяцев назад
Matacbade bur weeynoo maamulki dalkeenaa ma aragtay maogtahay gafur cawo wuxu gubaa ninkiisee kikees ulexdoow kiigaar ujestoo waxba nagamagalinee neyrobi barkinta iitaal safardeda hhhhh
@user-fb8hl5xx4d
@user-fb8hl5xx4d 5 месяцев назад
😂😂😂 wallahi wa runta abdi satar
@keysedaddy8053
@keysedaddy8053 5 месяцев назад
Nuurow yarkaan ma comedy ahaaan ayaad u wareysataa mise sidi qof caadi ah. Wuxuu kuleyahay aniga madax wynaha wan lakulmi karaa who cares 😂😂😂😂😂
@hananoor3590
@hananoor3590 5 месяцев назад
Beenaaale😂 kaalay keen xerbaha somalind
@user-xj5xx4iq5s
@user-xj5xx4iq5s 5 месяцев назад
Hhhhhhhhhhhhhhh Somaliland ma imaan karo turki iska nasta
@malaakyakub2559
@malaakyakub2559 6 месяцев назад
Imaaraatka Hala xasuuqoo
@abhayb7723
@abhayb7723 6 месяцев назад
Kadhaaf Buu Ku hadlaya kani miyuu saqraasan yhy.😅
@hawamohamed2377
@hawamohamed2377 6 месяцев назад
Maasha'allah 😂😂😂😂
@abdulaahikulmie5570
@abdulaahikulmie5570 6 месяцев назад
waxan jogna duni kale ninki madax weynaha difacay is ne ma hawiya mise u madad ben u shegtan marwaliba?
@user-oy4gf5ej1c
@user-oy4gf5ej1c 5 месяцев назад
Saciid
@ismacillapasta138
@ismacillapasta138 6 месяцев назад
Funny waye kan maxa naga rabtaa amaa vilada kaga raxesan karnaa
@sahromohamed4375
@sahromohamed4375 6 месяцев назад
Wax ad wareysato miyad weydey😡
@saidma1683
@saidma1683 6 месяцев назад
Afkii..noloba..waa..hadlaa..Naacle..🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@MohamedMohamed-cw3ud
@MohamedMohamed-cw3ud 6 месяцев назад
Kan oromo miyaa nacalatullah
@osmanyussuf7069
@osmanyussuf7069 6 месяцев назад
Nin yaableh
@Motivation-11584
@Motivation-11584 5 месяцев назад
Qofkan afsomali bara
@ruqiyaali6596
@ruqiyaali6596 5 месяцев назад
😂😂😂😂
@suadabdi5
@suadabdi5 5 месяцев назад
Nuur Maanta ma waxa keentay nin xasan difaacaaya xasan o la yaqaan puntland aya daba socotaa kabaha u qaad reer muqdisho oo mooryaan ah
@user-oy4gf5ej1c
@user-oy4gf5ej1c 5 месяцев назад
😅😢😮❤
@AhmedHassan-ed5ue
@AhmedHassan-ed5ue 6 месяцев назад
Umalaynmaayo in doorasho dambe xamar ka dheceyso oo laysugu imaanayo sida hada xasan gurguurte iyo kooxdiisu wax u wadaan hadii aan wax laga bedelin waayo wuxuu wadaa dawlad hawiye keliyi leeyahay in ay soomaaliya ka jirto
@user-jd1cf5dy8q
@user-jd1cf5dy8q 6 месяцев назад
Dowlad maxaad ka taqaanan hawiyuhu waa dad ogol wada lahaanshaha dowlada idinku dowladnimada waxaad u taqaanaan inaad dadka iyo dalka ku dhacdaan dowlad aad noqotaan xaarmaajo ayaa ugu danbeeyay
@abdulrazakabubakar4081
@abdulrazakabubakar4081 6 месяцев назад
Hllo
@abdulrazakabubakar4081
@abdulrazakabubakar4081 6 месяцев назад
War ninkaan wax dhamo ma waysay dadka kuugu xiran ixtiraam sida kan oo kale ummada ha u keenin
@mascuudfeysal8327
@mascuudfeysal8327 6 месяцев назад
Kkkkkkkkkkk
Далее
HALISTA SOMALIA KUSOO FOOD LEH XOOGTA DAHSOON
33:34
Просмотров 6 тыс.
Simple Flower Syrup @SpicyMoustache
00:32
Просмотров 1,1 млн
ABDISATAR JAWAABTI FAHAD MA'AHAYN MID LOO FADHIYAY!
37:50