Тёмный

WARKA: ONLF Oo Is-caddaysay, Ciidanka Cusub Ee Itoobiya Ee Karamardha, Axmed Shide & Qodobbo Kale 

Karamara TV
Подписаться 21 тыс.
Просмотров 11 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

26 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 29   
@ahmedyusuf5077
@ahmedyusuf5077 4 дня назад
Afhayeenka ONLF Hiirmooge Runbuusheegay Waa in la'taageero weeye
@kingcayfo7470
@kingcayfo7470 4 дня назад
Mshaa allah rabi haku xifdiyo💓 Geesi onlf waa hantida shacabaka
@ZamzamAbdiwali-il4iw
@ZamzamAbdiwali-il4iw 4 дня назад
wadaniga libaxyada ONLF guuuul mujahidin halyeyada liyuu geesi midnimo wadajir walalnimo fejignan guulaysta🤲🤲🤲🇬🇲🇬🇲❤️❤️🇬🇲🇬🇲🦁🦁🦁🇬🇲🇬🇲🇬🇲🔥🔥🇬🇲🇬🇲💪💪💪🇬🇲🇬🇲👍✌️🙏
@jamahussein6860
@jamahussein6860 4 дня назад
Waa guul iyo gooni isku taag ah xornimadayada oon gorgortan lahayn🎉.❤🎉 halgan dhab ah ,wakaa ,hooriye laag lugtaà hoosteeda,casaanbaaan,gooo.go.
@khalifmohamed2486
@khalifmohamed2486 4 дня назад
Yes, indeed union may lead to strength and victory, but division and disagreement among citizens cause weakness, failure and defeat. And the best advice to Abey Ahmed is: " not consider to turn the Somali Region as your military camps, battle ground or football grounds if you could ever remember or heed the strive and struggle of its people for freedom and for inalienable rights of self-determination.".
@Somaliyempire
@Somaliyempire 4 дня назад
Geesi guulaysta halyeeyada onlf
@ismahanabdi9389
@ismahanabdi9389 4 дня назад
I can believe this guy he telling truth ! ONLF is not easy , he doesn’t forget where he came from algangee dheeraay lama hilmaamim . Waqti kaga fican majirto guusha hada!
@rahh4137
@rahh4137 4 дня назад
❤❤❤❤❤ ONLF waa geesiyaal u hagamay dadka iyo dalka hadana howshu Iyaga kafursan mayso ❤❤❤❤❤
@hirabmimiHii-nl1ui
@hirabmimiHii-nl1ui 4 дня назад
Somaliyeey midowbaa oo garaab siyaa MD CAGJAR iyo ONLF, oo jajuusnimada iskadhaaya walalayal🥺
@Estafrica347
@Estafrica347 4 дня назад
Jajuus waa lagaaran adigu maa ogaden baad waax kurabtaa ama somalinimoo
@abdullahroubleh6059
@abdullahroubleh6059 4 дня назад
Ha laga badal Magaca ONLF oo ha lagu badalo magac Somali dex u ah, si ay uga mid noqdaan dhamaan bulshada DDS. DDS MA aha ogaadeen oo kaliya.
@AbdulaJamal
@AbdulaJamal День назад
Waad buukta beacuse qabil baakuhaaya midan laangab ah
@Subeyriga
@Subeyriga 4 дня назад
AKHAS CALEEG CIIDANKA CAAGA AH EE 10 ASKARI OO SOMALI AH AYAA KU FILAN
@aboubaker-y1g
@aboubaker-y1g 4 дня назад
ONLF waa rajada kaliya ee shacabka Somali galbeed
@abdiahmed9590
@abdiahmed9590 4 дня назад
Maxaad sugaysaan qowmiyad kasta dagaal ayey ku jirta maamul iyo jabhad hala isutago gooni isutaag halagu dhawaaqo iyadoon cidna lawareerarin ama aan lasaarin
@Subeyriga
@Subeyriga 4 дня назад
ONLF WAA RAJADA KALIYA EE SOMALI GALBEED
@SaidOmar-g4s
@SaidOmar-g4s 4 дня назад
Raganimo wataas
@NuurCabdulaahiguuled
@NuurCabdulaahiguuled 4 дня назад
Hadiii uuna ahay hadalkà cadaani hiirmo hàdal uol olayn ogàdeeniyada ay wali kusii dhaganyihiin uu ugu ololaynayo aad buu ufiicànyahay lakin waxaan dhihilahà waa hore ayaaan itoobiya iyo cadawgii hore eee ina kalajarjaryaba kaguulaysan lagay ne waxà nadibriday uun anagaa reer hebelah dhamàna waaa cudur kudhacay soomaalidoodhan ee hala iska jiro imika uun halaisdabaqabto ayaaan kutalin lahaa hadii la ismaqlayo waaye
@raageowrdile5371
@raageowrdile5371 4 дня назад
Haddaannu nahay ONLF 1991 waxaanu soo dhowaynay Tigray sababtoo ah waa ilmo Ismaacii Jabarti eeggana FANO waanu soo dhowayn waayoo iyaguna waa ilmo Ismaaciil Jabarti!!
@mohumadhusseinbarqadle803
@mohumadhusseinbarqadle803 4 дня назад
Onlf waxjira ma aha waa barabogaando waa af cidloah oooooooooo ayaykudhagantahay
@AbuukarMohamed-v4t
@AbuukarMohamed-v4t 4 дня назад
Meshan oromo ma jokto
@khalidmahamud1756
@khalidmahamud1756 4 дня назад
Nacas daarood wakaa adaa u futo xun laba maamul ayaynu noqon doonaa hadii kale anaa ku wasna manadiidi kartid adr
@abdirahmanmohamed3968
@abdirahmanmohamed3968 4 дня назад
Hoyada was, nacas yaad xukunta Ogaden ba xukuma degaanka
@hassanmohamed900
@hassanmohamed900 4 дня назад
Horta in aad maamul yeelato inaad qab leedahay iyo raganimo. Waa inaad dhimasho usamri kartid sxb ee daciif garaabada tuntay ayaad taay ilkihiina dhamaadeen dhulkiisa Oromo qabsatay. Awal ciise ayaad kudaba dhuumataan oo rag rag dhalay ah intiina kale waa waa damiir laaweyaal uray ayad tihiin
@khalidmahamud1756
@khalidmahamud1756 4 дня назад
@@hassanmohamed900 anaagaa kuwasnee hada diyaar baanu nahay inaanu ogaadeen meel iska saarno ciidan 20 kun ah na waanu la soobaxnay nacdal baa idinku taalee dhul aanad lahayn mardambe ka talin maysid walhii bilahi tollahi kuidhi liq ama haliqin
@khalidmahamud1756
@khalidmahamud1756 4 дня назад
@@hassanmohamed900 raganimado maaha halkan inaad iiga sooqorto ee waa degaanka ayaynu iskugu iman hadaad rabto inaan ku waso wlahii
@Somaliyempire
@Somaliyempire 4 дня назад
​@@khalidmahamud1756 Habar fadhida lagdin la,fudud dhasyahay dhakhda ah riyada katoos waad qarwaysaa afarta adin baan kaa,gowyn orom orom 🥾 Orom
Далее
Гаджет из даркнета 📦
00:45
Просмотров 188 тыс.
Гаджет из даркнета 📦
00:45
Просмотров 188 тыс.