Тёмный

Wasiir maxaa hortaagan gobolnimada Caynaba ? Maxamuud Xaashi iyo xil Khaliif 

Galaydh Media
Подписаться 88 тыс.
Просмотров 62 тыс.
50% 1

Gallaydh Media kala soco Warar, Barnaamijyo iyo xogo kale oo xiiso leh.
Kala Soco Gallaydh Media Barahan
FB : / gallaydhmedia
FB : / hassangallaydh
TW : / hassangallaydh

Опубликовано:

 

7 июл 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 158   
@somalilandguul9852
@somalilandguul9852 12 дней назад
Wasiir Mohamed kaahin baa ugu mudan inta hadashay waayo waa taariikh nool qofka doonaya taariikh halgan waa INA kaahin guulayso geesi qaran
@hassan-mp1pk
@hassan-mp1pk 11 дней назад
Ina kahin waa dog habar awale adigun waxa tahay dhadiga isaaq
@MaxamedMuse-ur7pk
@MaxamedMuse-ur7pk 9 дней назад
😊❤
@user-oz9sx1jz9b
@user-oz9sx1jz9b 5 дней назад
XiLdhibankaa yar waa fariid ❤
@ABDALLAHIsmael-z6c
@ABDALLAHIsmael-z6c 3 дня назад
Masha'Allah guulaysta adiga iyo maxamed abiba guul Somaliland ❤
@zaynababdullaahail2747
@zaynababdullaahail2747 10 дней назад
3100$ Wa mushahar fiican Marka Africa la joogo masha allaah Lkn waxan aad uuka xumahay waxa askariga dhaan ee amniga sukaya Mushaharkisau 100 $ Noqto 😔
@hamsirr6551
@hamsirr6551 12 дней назад
Wasiir kaahin wuu ka badiyey ina xaashi. Ahmed khaliifna igu sawir bay ka ahayd. Allah dowlad dalkkeeda lexo jeclo kaleh baa ka talinaysa. Masha allah
@hassan-mp1pk
@hassan-mp1pk 11 дней назад
Ina kahin waa dog habar awale
@abdiyusuf4259
@abdiyusuf4259 12 дней назад
War kanyare Abu buskutka Abwaladka Ku sawiran ee Raga dhali kara Qaaqdun ku haya😂😂😂
@FarxaanGutale
@FarxaanGutale 12 дней назад
Wa maxamed kahaa
@user-km7uo7hm1o
@user-km7uo7hm1o 12 дней назад
Maxamed kaahin geesi qaran❤❤❤❤❤❤❤guul kulmiye❤❤❤❤❤❤
@hassan-mp1pk
@hassan-mp1pk 11 дней назад
Ina kahin waa dhadiga isaaq
@FaysaFaysa-ib8yz
@FaysaFaysa-ib8yz 12 дней назад
Inaadeer axmed gobgobidhashay oo aqoonyahan dayar hore usoco. Geesi geesi dhalay.
@user-td4lr6rz5z
@user-td4lr6rz5z 12 дней назад
Wllaahi ninja yar ee sacad soonish waa gob ninkaas yari masha allah waa nin dhiig leh
@jamaadnuura10
@jamaadnuura10 11 дней назад
Kee goba ma kii yidhi waxba lama xasuuqin oo hooyadaa iyo aabahay been bay ii sheegeen. Jaahilka yaree cadawgu ku adeegtee bilaa shahaadada dugsigaasare ah ee 700 oo cod ku soo baxay halka rag ku hadheen 5000 iyo 6000 ayaan darada dalka haysata ee la badali doono weeyaan.
@hassan-mp1pk
@hassan-mp1pk 11 дней назад
​@@jamaadnuura10garac dofaar tahay habar awale dhillo dhashay
@AbdulahiIbrahim-rh3is
@AbdulahiIbrahim-rh3is 11 дней назад
Kkkkkkkkkkkkk
@yaasir1936
@yaasir1936 10 дней назад
Gobanimadii Ma Wax Laga Badley , Huwaney Waynu Is Ognahay Waligiibana Shaadka soo Bedasha
@hassan-mp1pk
@hassan-mp1pk 9 дней назад
@@jamaadnuura10 beenal dofaarka ina biixi iyo Ina lahin
@asawirbukhari5130
@asawirbukhari5130 12 дней назад
GEESI GEESI DHALAY GUULAYSO ALLAAHU MACAAK MR AXMAD KHALIIF
@mrshabazg6647
@mrshabazg6647 12 дней назад
Xildhibaan khaliif waa Ragedii Fr qurulugud
@AliMohamed-qu5ht
@AliMohamed-qu5ht 12 дней назад
Mujaahid axmed khaliif nolow geesi maansha allah
@cabdaleherer8546
@cabdaleherer8546 9 дней назад
Mujj mahamed kahin rijaalulahi
@hassan-mp1pk
@hassan-mp1pk 9 дней назад
@@cabdaleherer8546 ina kahin maha muj waa dofaar aha dog Ina biixi
@saalaxy
@saalaxy 12 дней назад
Halyey Qaran Khalif ❤
@user-bp9rx5tz4x
@user-bp9rx5tz4x 12 дней назад
Uma baahna Mr qaliif tii huwanta ayaa ku socota
@qurbaawis642
@qurbaawis642 12 дней назад
Ina kaahin haw sinaadaan habarjeclo isagaa kursiga ugu fadhiya sida xinif reerka ugu shaqeyay ayaa la doonayaa inuu dumarka sacad muse difaaco maaha
@sacadshyuusuf8977
@sacadshyuusuf8977 7 дней назад
Afka hagaajiso nin wayn ayaad u eegtahay Wasiir kaahin qaranka ayuu u shaqeeyaa ee sm uma shaqeeyo shaqadiisa dhaliil lkn reer kale iyo dumarka midna gaf ha ula iman
@mohass2721
@mohass2721 12 дней назад
Mujaahid maxamed kaahin axmed majabe madaxwayneha muuse biixi ku xiga noolow wasiir
@Khadaraxmed-kc7xc
@Khadaraxmed-kc7xc 12 дней назад
Waa xoolo dareeray ina kaahin dulmi ku naax
@hassan-mp1pk
@hassan-mp1pk 11 дней назад
Ina kahin waa nacas dog uu ahaa habar awale
@saidibrahim5931
@saidibrahim5931 3 дня назад
Mujahid ? Qof amxaro ushaqayn jiray 1990 mingista xeyle maryam aya asasay jabhada waqoyi
@zamzammohamoud4907
@zamzammohamoud4907 5 часов назад
Legend 👑👍
@MuuseCilmi-pl4zu
@MuuseCilmi-pl4zu 8 дней назад
❤❤ msha allh xildhibane
@yuusufcabdicasiis8522
@yuusufcabdicasiis8522 8 дней назад
Intii mesha ka hadashay xildhiban axmed khaliif baa ugu macquulsana ,waa ninka keliya ee siyasiyinta mesha joogta qadhan cayiman dhakhtarka ugu dhawaqay geesi geesi dhalay oo ku dhac leh hadu dalku heelo siyasiyiin isaga oo kale ah dalku horu mar buu gaadhi lahaa
@user-hu4ts1dw3c
@user-hu4ts1dw3c 12 дней назад
Xildhibaan khaliif halyey qaran❤❤❤❤waran
@Yaasiin1
@Yaasiin1 12 дней назад
Odaykan ina kaahin wa qof walan dadka wax waydiina ka daran
@KHALIDINABARRE-yo2sl
@KHALIDINABARRE-yo2sl 12 дней назад
Been maad Shegin kuwa leh wa wasiir ba ka daran😂
@zakirboss143
@zakirboss143 12 дней назад
Way qaban waayeeen, waa loo qabatay, way soo qubmayaaan, qab qablayaashu ✌️
@user-ih3qt8ir5h
@user-ih3qt8ir5h 12 дней назад
3000$ lacag yar maaha xildhibaan 😂
@CabdirashiidAxmed-lx3qu
@CabdirashiidAxmed-lx3qu 12 дней назад
Nin rageed axmed khaliif
@user-js3in8yi1w
@user-js3in8yi1w 8 дней назад
Waa xaaraan lacagtaasi
@FarxaanGutale
@FarxaanGutale 12 дней назад
Wa qal xa
@CabdilaahiCabdi-ub9zs
@CabdilaahiCabdi-ub9zs 9 дней назад
Awdal waa somalia
@Team_27-i6e
@Team_27-i6e 11 дней назад
3100 oo ciyaaraa
@1962yusuf
@1962yusuf 12 дней назад
Xildhibaan-khaliif afkaaga caana-geel lagu qabay. Asc
@caashaxasan122
@caashaxasan122 9 дней назад
Maansha allah
@deeqoahmed6516
@deeqoahmed6516 11 дней назад
waar noga fogow badhan iuo taleex raggii lahaa baa heyste iidoor dabacayuun wali ma quusan Dan baad u quusan doonta doqonow
@FarxaanGutale
@FarxaanGutale 12 дней назад
Haa
@xayndaabolol1301
@xayndaabolol1301 9 дней назад
lacagtaa sowdigii afka udhigtay,talo allekuma hagajiyo,warbal jamac hatacsiyayn
@maxamedcabdilahi6176
@maxamedcabdilahi6176 12 дней назад
Waxaraan 30000& yarkow
@horijoogmedia
@horijoogmedia 12 дней назад
Caynabo caasimad sool ha laga dhigo
@user-qx9rp5yn5k
@user-qx9rp5yn5k 12 дней назад
Waxaasaa ka dhaadhac aan noocaa diinta s8daa ka ah Ayaa xildh inoo ah xildh qasqas saalanta islaamku kala qaran malaha
@abasemohamed6827
@abasemohamed6827 11 дней назад
Gabadha as uu tuug-tarabi Gabadha as uu sheegayo Ina-Kaahin wuxuu Ila jeeda yarka Ina-khaliif,Odaygu waa ciyaalo suuq nolosha ayuu yarka ugu dhMeeyey. ina-Khaliif yaa la yidhi (Dumarbaad ka tahay oo denbi taana kuma😂lihi).
@mohamadismail1880
@mohamadismail1880 12 дней назад
WAA XAARAAMIGII HUWANTA AHAA EE BARLAMANKA QALADKA KUYIMI IYO TUUGII WADANKADHACAY EE ILAA HAWADII IIBIYEY
@osmangiire1349
@osmangiire1349 12 дней назад
They did not get the concept “Cayn” and “Sool” and “Sanaag” and at the end “Khaatumo “ 🇸🇴 yet! We will see!
@user-ov1rk3fl9y
@user-ov1rk3fl9y 9 дней назад
Inaderkay seedigay abtigay baa mesha ka socota ee dawlad kama muqato
@user-kr6qs2bi2p
@user-kr6qs2bi2p 12 дней назад
❤❤❤
@user-gk3jm5pr8b
@user-gk3jm5pr8b 12 дней назад
Waxaan aad ula yaabanahay qoladiinan Geenyo Shaaximan wali wax waydiinaya .
@FarxaanGutale
@FarxaanGutale 12 дней назад
Asc
@FaysaFaysa-ib8yz
@FaysaFaysa-ib8yz 12 дней назад
Axmed xaashi waa hormuudka isbahaysiga waddani . Guul barigaadhay dheh.
@qayaad
@qayaad 12 дней назад
Wlhi ina xaashi wa benawas waligii balan uu qaday muu rumayn ana wax uga so jogay inanu eray xalaal ah aqon
@hassan-mp1pk
@hassan-mp1pk 11 дней назад
Garacdii habar awale baroor
@user-jn7bi2dq5r
@user-jn7bi2dq5r 11 дней назад
Axmed khaliif libaax
@AyaanWaano
@AyaanWaano 12 дней назад
Guuuuuuuuul somaliland
@habanewaikaa2448
@habanewaikaa2448 12 дней назад
Badhan taleex iyo laascaanod midna adigu kama talisid qab qable foqol qab qable kkkkkkkkkkk
@abdidheere1328
@abdidheere1328 12 дней назад
Waaar heedhe ma xildhibaan yar markuu intaa qaato show wadankapa iyagaa rus qMIYEY
@user-ui7ff4rq5l
@user-ui7ff4rq5l 11 дней назад
Waad haysaaye waad iibaanlaadahay 😂😂😂
@abasemohamed6827
@abasemohamed6827 12 дней назад
Kkkkk maanta ayay ka hadlayeen Mohamed Kaahin waxa uu la soo baxay waxa uu gashaday iyagoo Gidaarada jiifa.
@ismailhassanibrahim4154
@ismailhassanibrahim4154 12 дней назад
Xildhibaan ahmed Khalif halyeyey qaran
@user-jj9gl5yd1w
@user-jj9gl5yd1w 12 дней назад
ina adeer ina adeer
@KHALIDINABARRE-yo2sl
@KHALIDINABARRE-yo2sl 12 дней назад
Qarana ma nihine qasaranu nahay waliba kan leh qatan baan nahay me qaranku ina kaahin iyo musa babiyay 😊
@user-tr1nd8fm6z
@user-tr1nd8fm6z 12 дней назад
iyo somaliya intay waligeed jirtay. Maxamed kaahin Ala midnimadu fiicnaydaa.
@nagaadjama3312
@nagaadjama3312 12 дней назад
Tantoomo xisbiga wadani ba suasha ku so dhibay Waziirku caynaba asaga kaso jeeda kagana lexjeclo badan halka waxba haka dhex raadin
@abdulraven4970
@abdulraven4970 12 дней назад
Inakaahin kuma kalsoona nasabadiisa burcanisimka wuxuu aaminsan yahay gabileynisim.
@user-ms1rg5cr1k
@user-ms1rg5cr1k 12 дней назад
KKK AAWEY MARSHUUCII XUBAWEYNE INAALILAAH WAR XISHOOD.CIROW AAN XISHOON WACEEB
@moogemuumin4930
@moogemuumin4930 11 дней назад
Mushaarka aadQaadataa waacashuurta hooyada lagaQaado Lasoco
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 12 дней назад
Geesi geesi dhalay xildhibaan Ahmed Khaliif
@abdihashi6569
@abdihashi6569 11 дней назад
Waali waa taas Goormaa la miyirsanayaa ilaa hada oo laga hayo maxaabiistii ugu badnayd abid oo xoog iyo hub waxay haysteen lagala wareegay ayey sheeganayaan dhulka SSC khaatumo. Waali cas Miyirka miyirka
@xayndaabolol1301
@xayndaabolol1301 9 дней назад
gungundhashay ilaa iyo nabimuxamed aya maxb lakalaqabsanaya,balreerkan midgahanakaliita eemaxbs lagahaya ilaway,lakiin,dadgoba ayay,ugacangalen mxbs harti
@IbrahimCali-df1oq
@IbrahimCali-df1oq 12 дней назад
ina kaahin albaabla ayaad kaxidhataa markaad aragto mid snm
@AyaanWaano
@AyaanWaano 12 дней назад
Guuuuuuul somaliland muuse
@khalidkilas.6552
@khalidkilas.6552 12 дней назад
Ina kaahin hadalkiisa SNm mooyane wax kale oo uu ka sheekeyo ma hayo
@jamuuriyadasomalilandhanoo4591
@jamuuriyadasomalilandhanoo4591 11 дней назад
kani WAA GARACDII AY FAQASHTU KA TAGTAY SACAD YOONISBANU KU DHIIBAN YAHAY DEE CUKUSAHAN CIIDAGALE HA NOO SHEEGTA EE HAYIHA AH OO KALE
@maftuuxmediapro3626
@maftuuxmediapro3626 12 дней назад
Ina khaliif waa halyay geesi ah xeerbeegti hadaa runtay xeeli hadashaa Ninkaasi nacasnimo iyo xumaantay ku eedayan heego ka dheer
@user-bp9rx5tz4x
@user-bp9rx5tz4x 12 дней назад
Huwan kalkaalbaanu kunaqaanaa hadaanu nahay shacabka xildhibaan adigaa isku yaqaanaa ma mushaharbaad u baahantahay waxaa kugu socota lacagtii huwanta iyo Xasan gurguurte iyo raysalwaare kuxigeenka soomaaliya ayaa ku fan gareeya markaa uma baahnid lacagta aad kudeeqday
@user-wx9mx5dz5e
@user-wx9mx5dz5e 6 дней назад
Wadanki reer ki matalayey haday is leyihin inadeer
@mcnncm1318
@mcnncm1318 11 дней назад
Yusra yuusa
@qayaad
@qayaad 12 дней назад
Ninkii cunay irpotka Burco ina xaashi uma laga qabay tuug an inutu wasiirka aha waxba an u qaban bariga somalind
@inanabiadam8766
@inanabiadam8766 12 дней назад
Xildhibaan khaliif ❤❤❤❤
@RodaAli-mg1en
@RodaAli-mg1en 12 дней назад
Sidaasuu waliba rabaa inuu lacag intaa ka badan qaato cajiib
@hajimahameddaahir508
@hajimahameddaahir508 9 дней назад
In khaliif ciyaal weyi 😅😅 ha na la salamo ayuu ku leyahay
@marwoali6189
@marwoali6189 12 дней назад
CAYNABA ANAA U SAXEEXAY GOBOL MAANTA EE YAA KA XUN?
@GuledAhmed-kz5ts
@GuledAhmed-kz5ts 12 дней назад
Kaayaree yamaniga ceel afwayn baa laga soo doortaye muxuu ka qabtay
@AwaleSheikh
@AwaleSheikh 7 дней назад
In lalayey ahed Mujahideen ta sidi
@SomaSooooda-dm7vs
@SomaSooooda-dm7vs 12 дней назад
Inaa kahin wuu asaasaqaye waxan iskaa ceeli ahayeen maahayo
@Mfarah100
@Mfarah100 12 дней назад
Gobolnimo reer lagu doonayo la yeeli maayo. Ina Xaashina madaxweyne noqon maayo. Wax kale aan ka shaqaynno.
@adnamaxamedcabdi3975
@adnamaxamedcabdi3975 12 дней назад
Wali ma ku deeqday ciidanka qaranka ee ku ilaaliya hal bil beenaalaw cunsiriyaw wali ciidanka ma han balyaysay waxa aad ka midtay kuwa ku faraxsan jabkii ciidanka qaranka tuugaw
@ahmedmahamed8193
@ahmedmahamed8193 12 дней назад
Kan yari ciyaal aan dawladnimo waxba ka aqoon
@Khadaraxmed-kc7xc
@Khadaraxmed-kc7xc 12 дней назад
Hakagu masuugin waaa aqoonyahay da.a yare oo maskax qabtaaa ku jirto
@shaahyahangeneral1096
@shaahyahangeneral1096 12 дней назад
Wadankan Somaliland waa meel ayaan daran Bal kuwa hortaagan daya
@user-ul6fn9ie6q
@user-ul6fn9ie6q 12 дней назад
Canaba gabiilay iyo bali guubadle mar hala asiixiyo hal mar
@maxamedkaahin8637
@maxamedkaahin8637 11 дней назад
Sadex kun mar kuu paato muxuu katagay
@MawlidBadal
@MawlidBadal 11 дней назад
😊😊😅😅😅
@muxumedmohamed5008
@muxumedmohamed5008 12 дней назад
Xildhibano lagu khasaray
@abdirahmanlibaan5850
@abdirahmanlibaan5850 12 дней назад
Xildh Axmed khaliif qof damiir leh
@axmedcabdimaxamud4214
@axmedcabdimaxamud4214 12 дней назад
Caynaba waa magaalo dhulbahante
@suberh8985
@suberh8985 12 дней назад
Keep on dreaming 😂😂
@SuhaybAhmed-pj5rc
@SuhaybAhmed-pj5rc 12 дней назад
Hadhcad bad ka qaxden
@axmedcabdimaxamud4214
@axmedcabdimaxamud4214 11 дней назад
@@suberh8985 one day our city will back on our hands
@axmedcabdimaxamud4214
@axmedcabdimaxamud4214 11 дней назад
@@SuhaybAhmed-pj5rc hasugi waayin in barqo cad kusoo noqono
@jamafarahhersiqolqol3049
@jamafarahhersiqolqol3049 12 дней назад
Intaa aad qaadato xildhibaan ayaaba xaaraan ah. 3000$ inaad qaadato mey ahayn ee waa inaad 100 $ qaadato sida askariga xabbada laabta lagaga gayo.
@faysalibrahim584
@faysalibrahim584 12 дней назад
Ninkan aad leedy 100 qaado waa nin G36 ah 😂
@jamafarahhersiqolqol3049
@jamafarahhersiqolqol3049 12 дней назад
@faysalibrahim584 isla weynidu waa waxaa shaydaan loo fogeeyey.
@Wista140
@Wista140 10 дней назад
Nio horta ina xaashi dalka miyu ka maqnaa kkkkk ilaa 1990 dawladu la shaqeynayay wxuu qabtayna ma jiro caawana mesha wxu la yimi waad aragtan wlhy waa isyeel yeel caadiya nio ninku indha adkaa waaba tuug cadiya
@xafsaosman7405
@xafsaosman7405 12 дней назад
Khaliif waa deeqsi rageedi weye
@HoodoiyoAyaan
@HoodoiyoAyaan 11 дней назад
Geesi Ahmed khaliif ❤❤❤❤
@inacarab2353
@inacarab2353 12 дней назад
Axmed khaliif waa libaax wlhi❤
@ibraahimSulub-zm3no
@ibraahimSulub-zm3no 12 дней назад
Dacawadaa ku ciday libaaxi maxamed kaahin Ina xaashi iyo Kan yar baaba is barbadhigaya aduunyooy xaalkaa be
@WarsameAbdi-ii8gr
@WarsameAbdi-ii8gr 12 дней назад
Mxd 3000 ku qadata e ad umada u qbta
@SomaSooooda-dm7vs
@SomaSooooda-dm7vs 12 дней назад
Mas kaligi ayaa qata mesha xolaha maskiinta lagu jaqa
@ddvvc6004
@ddvvc6004 12 дней назад
Wuu xanuusadey kan yari
@horijoogmedia
@horijoogmedia 12 дней назад
Kii yara ee ayga huwanta ahaa adeer somaliland ina kaahin dhiigiisa ayuu u soo huray aduu somaliland maxad gashatay dadka u sheeg hagar damo aan ahayn
@SomaSooooda-dm7vs
@SomaSooooda-dm7vs 12 дней назад
Adu heego ayaad tahaye faan iyo isku dir mooye maxad haysa
@mohamedomer7262
@mohamedomer7262 12 дней назад
Awdal oo Saylac ah 😂
@user-rj5xg9xc1w
@user-rj5xg9xc1w 12 дней назад
Garacu ma xaaji buu noqdaaa😅😅
@cabdinaasirjamaac6010
@cabdinaasirjamaac6010 12 дней назад
Wasiirku siwanaagsan buu ugu jawaabay
Далее
НОВАЯ ПАСХАЛКА В ЯНДЕКСЕ
00:20
Просмотров 149 тыс.
7 Talo oo Ku Socota Dadka Xilka Qabanaya Sheekh Dirir
22:09
Siyaasiyiin fagaare iska heley oo so adag isku duray
22:24
Maxaa kala qabsaday Siyaasiyiintan...?
20:05
Просмотров 40 тыс.
Jacaylka Ilaahay | Nasiiba Sheekh Aadan Siiro
24:16
Просмотров 20 тыс.