Тёмный

Wasiirka Gashandhiga Israil ayaa jeediyay hadal kayaabiyay israiiliyiinta wacdaraha jeego xiirka iyo 

Nadaara Show
Подписаться 269 тыс.
Просмотров 69 тыс.
50% 1

Wasiirka Gaashaandhiga Israil ayaa jeediyay hadal ka yaabiyay israaiiliyiinta, Jeego xiirka Kuuriya oo mar kale wacdaro dhigay, iyo wararkii ugu dambeeyay Gasa,

Опубликовано:

 

1 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 193   
@FaisaMahamed-zl4lg
@FaisaMahamed-zl4lg 3 месяца назад
Wcs aboowe wat mahadsan tahay ilaah ha guleeyo falastiin yahuud ha cirib tiro aamiin yaarabi
@NimcoAbdikaadir11
@NimcoAbdikaadir11 3 месяца назад
Galabta xamas siday iga farxiyen wlhi waxan daremay yahuuda inay jabtay midka ciyaraya waxa u farin u diraya yahuuda iyo mclnka wayn iyo xirtoda in xamas guulaysatay waxa mesha jogana ay cunen cuni doonan😊insha allah guul xabsiyada israel wlhi wax ka xun malahan re quresh marku nebiga scw❤ so baxay asxabti racday say u cadabayen ayan xasusta 😢 illahay shacabka ree qaza ha ugargara 🤲jeego xiir wa walanyaha😅 😢😢😢Somalia illahay hana mideyo xaqana hana fahamsiya o kuwi midowa allaha naga yelo insha Allah
@hennabyamaar9416
@hennabyamaar9416 3 месяца назад
Yahuuda europeka iyo yahuuda carabta la so dhaqaanteey isma dhaanto lknso ku waa ugu Xun waa kuwa carabta la nolayeen ee qaxooti ahaan lo so qade mrka yahuuda Palestine so dageeysa bin ghavir keen ee dhahan waa iraq yahuudi ah asaa ugu xun nacalada ilahey ha cadaabo
@luluabshirluluabshir6312
@luluabshirluluabshir6312 3 месяца назад
Amiin ya rabiii
@cabaas8626
@cabaas8626 3 месяца назад
😘🙏
@CabdiYare-q6e
@CabdiYare-q6e 3 месяца назад
Gantaalka. K/waq. Kusoo dhacay waxaa. Soo. Riday. K/koonrureed. Ree,galbeedkun waxeey. Wadaan. Marin. Habaabin
@AbdulJama-hw9ow
@AbdulJama-hw9ow 3 месяца назад
KusaliYa Nabigeena muxamed salalaahu caleyhi wasalam ❤
@ugaasocismaan733
@ugaasocismaan733 3 месяца назад
Salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@SubaneMohamed
@SubaneMohamed 3 месяца назад
Scw
@AhmedDheeg-it4ju
@AhmedDheeg-it4ju 3 месяца назад
@@ugaasocismaan733 Warcusub
@AhmedDheeg-it4ju
@AhmedDheeg-it4ju 3 месяца назад
Kkaka
@MohamedDeeq-oq7rc
@MohamedDeeq-oq7rc 3 месяца назад
Allahu akbar ilaheyow inta dulman oo Muslim ah ugar gaar rer gasa ugar gaar Aamiin yaa Allah Allahu akbar
@RahmaNoor-z2s
@RahmaNoor-z2s 3 месяца назад
Askarta asag shegayo illahay waaaaali xakurido
@luulismailgarbie7553
@luulismailgarbie7553 3 месяца назад
SALLALLAHU alayhi wasalim ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@fiidowmrk
@fiidowmrk 3 месяца назад
Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo dhamantin in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta wiligin walalyal aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴 ❤
@HousseinWahib
@HousseinWahib 3 месяца назад
ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️
@fathiwarsame7628
@fathiwarsame7628 3 месяца назад
الهم آنصر أخواننا في فلسطين 🇵🇸 اللهم آمين 🤲 يارب العالمين
@NuurBarre-lo6fk
@NuurBarre-lo6fk 3 месяца назад
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤
@UgbadomarYusuf
@UgbadomarYusuf 3 месяца назад
اللهم أعز الاسلام ولمسلمين
@husenabdimohamed8943
@husenabdimohamed8943 3 месяца назад
Mahadsant walaalkey nadaara show qeer sheeg ❤❤❤❤
@salmanAiAhmed-qt9vf
@salmanAiAhmed-qt9vf 3 месяца назад
Aniga sual ayan qaba sabta macalinka ween oona usaben dhoolatus maxaa waye?
@mahmedbarkele1273
@mahmedbarkele1273 3 месяца назад
Allaahu Akbar
@Hadalwaamurtimahmah
@Hadalwaamurtimahmah 3 месяца назад
Machaallah
@HoodoabdiAbokor
@HoodoabdiAbokor 3 месяца назад
Nadaaro waa mujaahid marka yuhuuda war xun ka maqlo qosol jees jeesa ayuu ku baabi,iyaa
@mohamedabdiasis1107
@mohamedabdiasis1107 3 месяца назад
Xeerow ciyar miya ka dhigaty xeerta so kuwa diinta suban baran jirey maha nadar ma si ka ah kuwa kale waxan ka maqalna wadadka diinta kiristanka ama wadad diinta yuhud diin aan islama ahayn miya jira su aal
@SabriyeadanSabriye2024
@SabriyeadanSabriye2024 3 месяца назад
Allxamdulillah. Allxamdulillah. Allxamdulillah. Allxamdulillah. Allxamdulillah. Allxamdulillah. Allxamdulillah. Isreal. Oo. Cidanka. Dhamaantiis. Ka. Dhamaaday. Kana. Tirtirmeyn. Oo. Hada. Wax. Ciidan. Ah. Heysan. Waana. Siday. U. Baabeyn. Isreal. Iyo. Waxii. Qalbi. Ka. Tageersan.
@MaxamedShire-f6d
@MaxamedShire-f6d 3 месяца назад
Allahu akbar yahuudi waa jabeen
@Jacaylmohamed1
@Jacaylmohamed1 3 месяца назад
Taangiyada laga gubay waa 3000x10=30,000 waa baa ba,een
@AbdishakuRHuseinAbdikaRi-jt2xl
@AbdishakuRHuseinAbdikaRi-jt2xl 3 месяца назад
اللهم اعز الاسلام والمسلمين اجمعين وانصر اخواننا المجاهدين في غزة وانصر اخواننا المستضعفين وأهلنا في غزة يا رب العالمين 🤲
@ugaasocismaan733
@ugaasocismaan733 3 месяца назад
Salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@farxaancabdi6170
@farxaancabdi6170 3 месяца назад
Guul insha allah muqaawamada❤❤❤
@obeydabdala8102
@obeydabdala8102 2 месяца назад
اللهم انصر الإسلام والمسلمين، اللهم انصر إخواننا في فلسطين 🇵🇸❤️🇸🇴❤️🇵🇸
@IbnuMarwanMurjaan
@IbnuMarwanMurjaan 3 месяца назад
Allow Ugargaar walaalahey Falastiin Allow jabi yahuud iyo nasaaro iyo cawaantooda
@faysalcilmi
@faysalcilmi 3 месяца назад
اللىم صل على محمذ وعلى آل محمذ كما صليت على إبراهيم وعلى ال إبراهيم إنك حميد مجيد اللىم بارك على محمذ وعلى آل محمذ كما باركت على إبراهيم وعلى ال إبراهيم فيل عالمين إنك حميد مجيد
@abdifataaxabdallah
@abdifataaxabdallah 3 месяца назад
JEEGA XIIR WUU KA XANAAQAA NADARA ISKA JIR😂
@cirjiidh77
@cirjiidh77 3 месяца назад
Nadaara show News and funny
@NaasirOsmaan
@NaasirOsmaan 3 месяца назад
Reer waqooyi waxaan nidhaa RAAF ASKARTA QASABTA LAGU QORO CIIDANKA.
@Mustafa-tk2em
@Mustafa-tk2em 3 месяца назад
Gazasa dalxiis mayaalo guul
@NaasirOsmaan
@NaasirOsmaan 3 месяца назад
Agaasimaha Hospitalkaa inaad sawiradiisii BEFORE & AFTER AAD IS BARBAR-DHIGTO OO AAD NOO SOO GUSBISO AYAY AHAYD SXB.
@cabdulaahixasan408
@cabdulaahixasan408 3 месяца назад
Nadaara.warkaaga.wajelnahay.waxad.jojisaa.iidhehda.aadkunexqarineyso..escalade.qarisay.magacii Nadaara.show.d.das2qodob.joji
@dekaadar9636
@dekaadar9636 3 месяца назад
Guul Bithin’Allah
@saabkeysaabkey5494
@saabkeysaabkey5494 3 месяца назад
Naddaroow, Hamiin feyllin. Jeeggi hiirkih , gantaalki ussi gemmih " cillid farsimi miee lakiin wall haki naggih , taas oo niin eddayaasi oggadoowkih Koonfurti Kuuriya", FG: Israiil jabsheey" jyabsheey ii hormarki Xamaas " A/Lillah, Rabbiyoow niin gergaartey gergaarka niin ziyaadi. Amiin. Edda in mahasintih. Asc. Meggin Allih.
@Qabar22Qabaryare
@Qabar22Qabaryare 3 месяца назад
Ilaahow ugargaar walaalaheen falastiin quluubta muslimiinta alaahow mideey
@a-auslim-girl-from-yemen.
@a-auslim-girl-from-yemen. 3 месяца назад
I am your sister from Yemen, and by Allah I only spoke out of hunger and distress. My mother, my brothers, and I lessons and tears. We are in a situation that only God knows about. God is sufficient for us, and He is the best disposer of affairs for those who brought us to this situation. By Allah Almighty, I did not write this appeal out of distress and distress. Poverty, O world, they have felt it So, I hope for you. By Allah Almighty, Lord of the Great Throne, he ate what I had in the house. By Allah, my brothers, he is my brothers by sitting in the house. Who has no food? By God, we are in a very difficult situation. We have 4 people entering the house, and my father has died, and there is no one who can depend on us and who lives in it.We live in a rented house because we cannot pay the rent we owe. '''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''' ''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''' ''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''' ''''''''''''' My brother, my first words are: I swear to God that I will not lie to you or deceive you. I am a Yemeni girl displaced from the war. My family and I live in a rented house in Al-Shahrab 20,000 Yemenis among us, and now we owe 60,000 for 3 months. The owner of the house is one of the people who does not have mercy, by God, my brother. He comes every day, insulting us, talking about us, and moving from the house to the street because we were unable to pay him the rent. The neighbors saw us crying and came back.They came back to talk to the neighbors and we were given the weekend. So we made him swear by God. He will take us out into the street. Have mercy on him and us. Our country is due to this war and we do not find food for our day, and my brothers and I live in a difficult life. Our father died, may God have mercy on him, and we have no one in this world who was with us in these harsh circumstances. My younger brothers went out into the street and saw...The neighbors eat and stand at their door in order to give them bread even if they break it. By God, to whom belongs the dominion of the heavens and the earth, they closed the door and expelled them and came back crying. They are dying of hunger. No one has mercy on them and a holiday is returned. I have made a living, and now if one of us helps us with a kilo of flour, I swear to God, I am dying of hunger. My brother, I am an alien to God. Then, I ask you to help me for the sake of God. I ask you, by God, to love goodness and to help me, even if you can, by messaging me on WhatsApp.On this number 00967716649494 and ask for the name of my card and send it and do not be late and may God reward you with all the best, my brothers Sagar, see how they are and help us and save us before they throw us out in the street, you will be lost or we will die of hunger. My family and I ask you, by God, if you are able to help us, do not be late and may God reward you well..`/--~«««~-♡~♡~♡~~•~•~♡~♡~♡~♡~♡~♡♡♡~~~: ~:~¡~¡~¡~;I.i.i.i.i.i. i.I.|-◖˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛'''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹😢😢😢😢😢😢😢😢😢˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛ː↿⁞ː&}↑;&&;;&;&;&;&
@SaalaxFarahhasan
@SaalaxFarahhasan 3 месяца назад
Xxax bbe luqa kly
@Beingme541
@Beingme541 3 месяца назад
Yohkihkjkjkkhk jhkjjiuiioiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiii​@@SaalaxFarahhasan
@axmedAbdulkadirmohamed
@axmedAbdulkadirmohamed 3 месяца назад
Wcs wrxm nadaara
@Faysal-x7v
@Faysal-x7v 3 месяца назад
Yaaaa allah Yaaaa allah Yaaaaa allah Gurmad Awliyo kudeeq muslimka muslumkoodii hagradeen
@Bakar.dawiil
@Bakar.dawiil 3 месяца назад
Jego xirka cebmalah cebtidsa muslin mahin wana dalumdiid
@AliMuse-y7y
@AliMuse-y7y 3 месяца назад
Tijaabadii nugliyeerka jeego xiirka farabadnanteedi ma waxa ay dhashay isku dhufto
@aden3425
@aden3425 3 месяца назад
Allahu Akbar Allahu Akbar Allahu Akbar Allahu Akbar Allahu Akbar Allahu Akbar Allahu Akbar Allahu Akbar falastine guul iyo gobanimo dhamastiraan inshaallah.
@Nuur107
@Nuur107 3 месяца назад
Wah nasiib ayow leyahay hadiba owsan dilin asaga guuul palastine 🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸
@AbdullahAhmed-z7x
@AbdullahAhmed-z7x 3 месяца назад
Wcsww. Aaway ciidankii nalagu cabsisiinaayay oolalahaa 300000 ixtiyaad ah ayaan uyeernay???😂
@safiyadirsche3782
@safiyadirsche3782 3 месяца назад
Allaah caawi reer falastiin xamaas muqawinda Alqasaan 🇵🇸🇵🇸🤲🤲. shayadiinta yahuud maraykanka Allah jabi☝️🤢🌚
@yasminahendriks5851
@yasminahendriks5851 3 месяца назад
Masha allaah
@sahromudey6415
@sahromudey6415 3 месяца назад
Wcs jeega xiir waa waalan yahay xaggee wax u wadaa oo dadkiisa isaga leynayaa alxadulilaah hadii uu ilaahey ka soo daayey xabsiga gumeystaha oo dadka muslinkaa lagu tacdiibiyo ilaahow kuwa kalena ka soo daa aamiin ciidamadiina ilaahey mari eber allaha ka dhigo dhamaada oo le,da ilaahey ka baryee maa iska baxaan maxaa dhigay gaza ilaahey ha siiyo xamaas ciidamadooda allaha quwad siiyo taatikadooda allaha u barakeeyo ilaahey hala jiro aamiin gaalada allaha jebiyo eber allaha ka dhigo aamiin
@husenabdimohamed8943
@husenabdimohamed8943 3 месяца назад
Kkkkkkk 😅😅😅😅😅 nadaaroow qosal aa igu dushay maxaa tiri marabno alyaasiin 😂😂😂😂😂
@ismaildakane9275
@ismaildakane9275 3 месяца назад
Scw scw scw ❤❤
@NuurBarre-lo6fk
@NuurBarre-lo6fk 3 месяца назад
Scw
@NaasirOsmaan
@NaasirOsmaan 3 месяца назад
Asc Sxb Mr. Nadaara barmaamijkaagu waa 20 daqiiqo , 10 daqiiqo oo ka mida waxaad ku soo gudbisay Jeego xiirka markaa sxb barmaamijyada Gaza noo soo horeysii oo xooga saar minfadlak waxaan aad u danaynaynaa Arimaha Qaza .
@abdulaahiibraahimguuleed8079
@abdulaahiibraahimguuleed8079 3 месяца назад
Askarta israel intooda badan waa dhinteen qaar waa dhaawacanyihiin qaar waa waasheen qaar kalana waa baxsadeen
@cabduqadirnuur6613
@cabduqadirnuur6613 3 месяца назад
reer falastin iyo gesi yasha mujahideenta iska ilaliya kuwa lagu so daray dadka laso dalay waxa Laga Yaba Ina lagu so darsaday jajus ee ka dig tonada Yahuda leyskuma amini karo🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🤲🤲🤲🤲
@Staly1
@Staly1 3 месяца назад
Probagandada reer galbeedka lee waaye. Waqooyi Kuuriya Gantaal waa kabarmoostay dayax gacmeed hawada u dirtay
@Abdulqadir-nq6ny
@Abdulqadir-nq6ny 3 месяца назад
Waxan maqli jiray diqsigii buub buubkiisu bato fuud kululbuu kudhacaa cunuga jeegada xiirana fud fudeydkiisu marka dambe isagaa gacantiisa isku dili doona !!!
@obeydabdala8102
@obeydabdala8102 2 месяца назад
و عليكم السلام ورحمة الله وبركاته.
@melmi3299
@melmi3299 3 месяца назад
❤Allow u gargaar walaalaheen reer falastiin Guul iyo gobanimo ❤
@ansalmaxamed8945
@ansalmaxamed8945 3 месяца назад
Wawar wan alah guley0 falas tin
@sadiyaadan-x6o
@sadiyaadan-x6o 3 месяца назад
Raafkii.shuuciga.ha.bilaabaandee .raaf askareed Ha.bilaabaan.uma hadhin.kala.yaacii laba.cishaa.hadhey❤❤❤❤❤❤❤
@AbdiazizMohamed-cf1uq
@AbdiazizMohamed-cf1uq 3 месяца назад
Wcs musul sare Nadaara WELCOME home
@naanaayare6644
@naanaayare6644 3 месяца назад
Nadaar codsi muqaalka habeenkii ee midka ugu dabeey waqtig kabadal 2 saqda dhaxe nokeen wll
@ikranmahamud1159
@ikranmahamud1159 3 месяца назад
Allaah ha baabiyo dad Muslim ah oo masaakiin ah ayey xasuuqeen free falastin ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@AadanTalaasoow
@AadanTalaasoow 3 месяца назад
Insha Allah falastiin guuul macalin nadaarow sxb insha
@NaasirOsmaan
@NaasirOsmaan 3 месяца назад
Wasiirka Gaashaandhigu ma ka soo noqday America?
@Selelfiaxmed
@Selelfiaxmed 3 месяца назад
Gantaal soo noqday ma jiro Reer galbeedka ayaa isku qancinaaya.
@Hamdiabdi5575
@Hamdiabdi5575 3 месяца назад
Adi MABA lagu daa wan karee Hada kadib waan iska kaa daynaynaa ma furayno RU-vid kaaga xayaysiis bafdanidaa every second xayaysiis
@mohamedosman3960
@mohamedosman3960 3 месяца назад
Nadaarow maalin waliba taangiyada lagubaayo ee aad shegeysid malaha waataangiyo Darton ah oo iswada,kķķkkkkk
@XanaanSalad
@XanaanSalad 3 месяца назад
Asc macalin waxaan u rajeynayaa reer muqaawimada reer falastiin difaacoodda ka yeel buurtii ay qodayeen juuj iyo majuuj ay ku daallaan yahuuda insha allaah
@nestehamohame
@nestehamohame 3 месяца назад
😂😂😂😂 wiilka jeega xiirka iyo macalinka weyen Ilaheye hasku adiyo marakan waxa nagata ka gadiyo wala raba wa dad kibreye
@mmaliosman2332
@mmaliosman2332 3 месяца назад
Hal kantal qiimah ku joogo 60$ milyan jooga nio kim jon lacagta u hubka .kusoo saro xaguu ka keena xita u.s io Russia kantal micno la.an ku tuurin karin
@hony5804
@hony5804 3 месяца назад
Qofkii xasid ah waxan dhihijirnay qofkaas waa yahuud allow jifkadhig adaa cadilee dadkey heystaan ooey ciqabayan kabadbaadi yaa allaah
@BASHIRYUSUF-sf8wp
@BASHIRYUSUF-sf8wp 3 месяца назад
Kuwan marka garoonka lasoo galiyo iyagaaba naxdin is leyn doonee shib ii dheh
@mohamedissack9050
@mohamedissack9050 3 месяца назад
Ilaxow falastine Iyo Somalia usoo gaargar.
@HamzaRashadMussa
@HamzaRashadMussa 3 месяца назад
Sheekda North Korea baa ku qoslayaa😂😂
@Cirqis
@Cirqis 3 месяца назад
Videogii waa keeneen alqasam ee adigaan arkin weliba intaadan barnaamijka soo gelin bay soo daayeen
@axmedgaaciyekismaayo
@axmedgaaciyekismaayo 3 месяца назад
Waxa dhici karta in u yahaay mid loso sameeyey waajigi agaasima oo lokala badalay ileen yuhuuda way khiyaano badan tahe sida filimki faystu faays oo kale
@ashamohamed689
@ashamohamed689 3 месяца назад
Ilaahay baanu ku amaaneysaney oo aysan amaanadiisa dayacneyn walaalaheen reer Gaza
@osmanhassanlatino4357
@osmanhassanlatino4357 3 месяца назад
Talo xayaysiska waxad ka dhigata badhtanka videoga wa taalo
@cabdiyaregurhan3659
@cabdiyaregurhan3659 3 месяца назад
Ustaad nadara wey soo bahiyeen fidow cusub 5 h kahora so dawaday
@foowsidirir
@foowsidirir 3 месяца назад
waxaa cajiiba in dawlad ku dhacda dhakhtaro inay iska xirtaan anay jirin marka laga reebo yuhuuda
@aaminoculusow2124
@aaminoculusow2124 3 месяца назад
xamaas ma ogood miyaa in ninki hubka u gudbi jiray iney israel dileen
@farxaancabdi6170
@farxaancabdi6170 3 месяца назад
Nadaarow sxb cawa siyaaro badan baa jirta waxa ka mida kuwa leexada ku ciyaaraya ee askarta yuhuda ka tirsan sida loo cunay ee mujaahidinta dacas ka xidjan u liqeen farxad masha lah siyaarada hadhow noogu soo dar
@abdullaahiabukar7339
@abdullaahiabukar7339 3 месяца назад
Wacaleekum asalaam waraxmatu allaah wabrakaatu
@husseinabdi6396
@husseinabdi6396 3 месяца назад
Ilaahiyo yahuud hanoo gacan galin cadowsana
@cabduqadirnuur6613
@cabduqadirnuur6613 3 месяца назад
🤲🤲🤲🤲🤲 allow reer falastin guusha u sahal
@falisissahak
@falisissahak 3 месяца назад
Asc Nadaara ciidanki kaydka oo nomber one aan nahay la dhihi jiray Eeya cunay Wallahi yuhuud bacaad ay qoor sagaaro ku hayaan
@mahamedabdielmi8741
@mahamedabdielmi8741 3 месяца назад
Ilaahoow guul sii falastiin yuhuudana kala caraar ku lid
@CalinurCsalam
@CalinurCsalam 3 месяца назад
Caawa Dacaayadii reer galbeedka ayaa caawa keentay Ustaad.
@caadilcade
@caadilcade 3 месяца назад
فيفا الياسين 😂
@Abdulkhaadirahmed
@Abdulkhaadirahmed 3 месяца назад
Marka hore yahuud waay jabtay lkn si ay qariyaan fadeexada jabkooda mareykan ayaay dagaalka ku soo jeedi rabta waayo hada waxaay ka cawaniyaan ciidan la'aan xisbullah waan weerareyna halkaas waxaa kacad dagaalka inaay ku jiidiyaan xulafadooda turkiga waxoow leeyahay israil hadaay weerarto lubnaan anagana waa garab taganahay dagaalkii sedaxaad sidaas ayoow ku bilaaban kara
@HirsiCraxman
@HirsiCraxman 3 месяца назад
SLC 50 QOF EE LA SO DAYEY UJEDO LA AAN LOMA SII DAYN. INAY FUSHO & IN AANAY FULIN ILLAAHAY AYAA AWODA LA SOCOD DHOW &MID DHERBA HA LO YESHO MAGAC KASTA IYO SHAQO KASTA INDHO KU HAYN BAA LAGAGA NABAD GELI KARA
@ugaasocismaan733
@ugaasocismaan733 3 месяца назад
Qasaaro allaha idinku rido aaqirana cadaab insha allaah
@AdanWalli
@AdanWalli 3 месяца назад
Alahow u gaargaar oo dhibka ka dul qaad walaalaheen rer palastin Aamiin Aamiin Aamiin yaa rabi
@AasiyaAbdi
@AasiyaAbdi 3 месяца назад
❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@aminomohamed2850
@aminomohamed2850 3 месяца назад
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@karimsouleh
@karimsouleh 3 месяца назад
اللهم انصر اخواننا في فلسطين 😢
@munawarmaxamudFaaraxcalijiis
@munawarmaxamudFaaraxcalijiis 3 месяца назад
Alaah sw aya a leh mahad kuligeed alaahu Akbar jala wacalaa
@sadam1318
@sadam1318 3 месяца назад
allaha muu ka bixi kara gaza dhaqtarkaas
@TheSlaveOfAllah1992
@TheSlaveOfAllah1992 3 месяца назад
S.C.W MASHA ALLAHA TABARAKALLAH ALQASAM GUUL GUUL GUUL GUULIYSTA. FALASTIN ALLAHA H GARGARO. YUHUUDA IYO AMERECA ALLAHA HA JABIYO
@bisharaabdille204
@bisharaabdille204 3 месяца назад
Guul flastiin inshaallah ❤❤
@maxmuudguuleed559
@maxmuudguuleed559 3 месяца назад
wclkm sxb sare.nadaara❤
Далее
Bearwolf - GODZILLA Пародия Beatrise
00:33
Просмотров 359 тыс.
Свадьба Раяна Асланбекова ❤️
00:12
Bearwolf - GODZILLA Пародия Beatrise
00:33
Просмотров 359 тыс.