Тёмный

Wax Ka Ogow Sharciyada Iyo Qaabka Loo Helo Wadanka SWITZERLAND- 

Hosow Pro
Подписаться 503 тыс.
Просмотров 108 тыс.
50% 1

Halkaan ka DOWNLOAD GAREYSO APPKA TRANSFER GALAXY apps.apple.com...
GOAL-ka Xiga 400K Subscribers - Mahadsanidiin
Halkaan Ka Iibso Cashirada :
Booqo Website-keyga :
Telegram Group : shorturl.at/lmqI7
My Facebook Page : www.facebook.c...
Follow me on TIKTOK. : www.tiktok.com...
Follow me on INSTAGRAM : / hosowpro1
QALABKAAN ISTICMAALO | MY GEAR
camera 1 : amzn.to/3jzeOSU
wide lense : amzn.to/37J7UrY
favo lense : amzn.to/3e0X7KR
camera bag : amzn.to/3mxGWIh
camera 2 : amzn.to/2JcsdUD
lense 1 : amzn.to/2TsiT0T
lense 2 : amzn.to/2JashEq
ND filter : amzn.to/2HDHDAS
gimbal Ronin : amzn.to/3kLRzXv
KAAMERAD UGU MACQUULSAN AAD RU-vid KU BILAABI KARTO
Kaamirada iyo Lenseskeeda oo ka yar 500 dollar
halkaan ka iibso : amzn.to/3msP38U
kamerada drone ugu raqiisan : amzn.to/2HHoC0e
camera car holder : amzn.to/2TqGcYK
COMPUTER & DESK - KOMBUYUUTERKA IYO QALABAADKIISA
Macbook 16 : amzn.to/35HskiJ
Boorsadiisa : amzn.to/35FXwP1
miisyarihisa- staan : amzn.to/2HzBchQ
sameecadaha-headphone: amzn.to/3kBtnXq
monitorka : amzn.to/37IOq6P
macbook hub usbc :amzn.to/2TtiuuV
speakers : amzn.to/3oyCLOb
nalalka backgrounka : amzn.to/2TrpSqz
hard disk ssd 1tb : amzn.to/3e8AnZG
hard disk hhd 2 : amzn.to/3osXP8C
memory card 6 128 x2 : amzn.to/35CaeP4
memory card holder : amzn.to/34vx3o4
Qalabka CODKA - AUDIO
microphen 1 : amzn.to/3e0YtFp
lav mic - midrofanka qoorta : amzn.to/3ovrVIt
USB mic, Mic Miiska : amzn.to/34zq25U
wireless mic : amzn.to/3oxTkd2
voice recorder : amzn.to/37KGqlV
mic stand - birta micga : amzn.to/2Hx24zw
LIGHTS - LEERARKA AMA NALALKA
softbox raqiis ah : amzn.to/3jxqUfA
smart light apeture : amzn.to/35E1OGL
reflector : amzn.to/37Y0vp9
light gel : amzn.to/3dZgjsu
MUUQAALO XIISO LEH
CHALLENGE : • CHALLENGE WAALAN ! QO...
FILM QOSOL BADAN : • Somali Short Film 2019...
FILM JACEYL AH : • Somali Short Film | IL...

Опубликовано:

 

17 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 314   
@ardaaproduction1363
@ardaaproduction1363 Год назад
channelkan isagoo 80k maraya baan kusoo biiray wali warbixin aan kahdo ama dhibsado kuma arag. sidoo kale badanaa mawduucyada uu hoosow dorto aad bay waxtar u leeyihiin. GO FORWARD TALIYE
@hosowpro
@hosowpro Год назад
Thanks walaal
@Daxiix_filims
@Daxiix_filims Год назад
Wr nio ma qlbigayaad kawr haysa nuxurkad ka hadsha marwalba thanks bro
@kingjey7322
@kingjey7322 Год назад
Nice shaqo fcn Wacan kusii socdaa insha allah mar dhow 😊
@xabiibulmalaayiin3268
@xabiibulmalaayiin3268 Год назад
C4cr🎉
@niyaaladem
@niyaaladem Год назад
Hosow markan kusoo biiray ma hubo inta uu heestay laakiin waxaan ku jeclahay ALLE ka cabsiga iyo degenaasha uu deganyahay. Ma waalna sida RU-vidrka kala, reero qabiil ma aha, dadka iskuma diro, xumaan ma faafiyo iyo jirinimo.
@Subarman32
@Subarman32 7 месяцев назад
Ilaahay waa bil Ramadaan maalin uu ii gee Switzerland 🇨🇭 insha allah Wadanka Riyada ❤
@Abdiqaadirsayidali89
@Abdiqaadirsayidali89 7 месяцев назад
Sido kle taliye❤
@MohamudaliMohamudali-ko4sp
@MohamudaliMohamudali-ko4sp 23 дня назад
Inzhlh anba wa jeclhy wadankas zhb
@Abdirahman....
@Abdirahman.... Год назад
Absolutely wiilka warbixin aad iyo aad u fiican ayuu nasiiyay inkastoo muuqalka uu gaabna aadna waqti siin wayday lkn warbixin fiican baan ka helnay, waxaana jeclaan lahaa waraysi kale in aad layeelato madaama uu warbixin badan uu ka haayo wadanka Switzerland.
@Dr-Hashimi
@Dr-Hashimi Год назад
Kugu raacsanahay 🤛🙏
@abdullahidahirjimcale5292
@abdullahidahirjimcale5292 Год назад
Kugu racsanahay
@ilhaamnor
@ilhaamnor Год назад
Kugu raacsanahy
@hawashireafrah5862
@hawashireafrah5862 Год назад
HOOSOW IS THE BEST INTELLIGENT YOU TUBER. MAA SHA ALLAH
@ABwaanGacalwanaaje.
@ABwaanGacalwanaaje. Год назад
Hosow is somali professional and experience journalist 🇸🇴keep going brother
@sirajhajififty
@sirajhajififty Год назад
Waa warbixin aad u wanaagsan, wiilka waraysiga bixinaya waa xog ogaal, warbixin kooban oo dhamaystiran ayuuna nasiiyey.. sxb halkan ayaan kaa salaamayaa, waana kaa haynaa warbixintaas aadka u quruxda badan 🎉
@MrGengad
@MrGengad Год назад
I live in Switzerland, and I love it. I got job here but originally from London. You can get really good salary if you are well educated.
@Fateima-alliy
@Fateima-alliy Год назад
​@@SadaqApdi😂😂😂wlhi waad ku sugtay say wlhi laiska dhig dhigoyaa😂😂😂😂
@MrGengad
@MrGengad Год назад
@@SadaqApdi Bro you got chip on your shoulder, perhaps you need to come out from your comfort zone and learn English.
@sirajhajififty
@sirajhajififty Год назад
​@@SadaqApdiWaad saxantahay
@armaando2774
@armaando2774 5 месяцев назад
What kind job you have right now
@Jabra10
@Jabra10 25 дней назад
Can you contact me I wanna ask you something please
@Abdi__rahmaan
@Abdi__rahmaan Год назад
Aan Ku Salino Nabi Mohamed scw ❤️🙏
@deeqaaliibrahim702
@deeqaaliibrahim702 Год назад
Scw scw scw 🕋♥️
@YaasmiinAbdullahi-l4k
@YaasmiinAbdullahi-l4k 10 месяцев назад
Sallalahu caleyhi wasalim sallalahu caleyhi wasalim sallalahu caleyhi wasalim sallalahu caleyhi wasalim ❤❤❤
@asmamahed5176
@asmamahed5176 3 месяца назад
Chenelka hosow pro aad bad u mahadsan tihiin 2 diinuba alle ha idin barakeeyo warbixintan 2023 dawanayay oon joogay burco halka aan hadana joogo italy ano u socda swetzarland thnks pro ❤🎉
@Yaasir411
@Yaasir411 Месяц назад
Abaayo ina kula hadlaa rabaa
@mahroojo5560
@mahroojo5560 Год назад
Wll marwelba ku dadaal cibaadada Alle 🤲☝️😢
@Fawziamuuse
@Fawziamuuse Год назад
Inaa ku noolahay cml uguso orday videogan😍 Sababto ah walalkey baa mardhow laga aqbalay marka maclumadka dhamesto ayaa ushare gareena insha Allah
@wareergooye1236
@wareergooye1236 Год назад
Isku mid baa nahey wllkey baa laga aqbaley waliba wax ka yar 8 beri
@kinghamaaz1352
@kinghamaaz1352 Год назад
@@wareergooye1236 walaal walaalkaaga maad ila xariirisid anina inan Dalbado rabaa
@RibaxCali
@RibaxCali Год назад
Muxuu utagayaa shaqaa ama waxbarasho
@abdiraxiinabdalla7271
@abdiraxiinabdalla7271 Год назад
​@@wareergooye1236wll aqbalaad maxey tareysaa hadiiba sharciga 10 sano lagu qadanayo wa mudo aad u dheer taase
@cumarcadde3376
@cumarcadde3376 Год назад
@@wareergooye1236wax barasho mise shaqo midu utagayaa wll ?❤
@143-k1d
@143-k1d Год назад
labo qof oo culus oo wax laga faa'iday aa tihiin masha-allah
@rajorumeyn6633
@rajorumeyn6633 Год назад
Wiil walalkey 16 sano ku nool inan u diro waaye this video thank
@SiciidAdanSiciidAdan-bu8er
@SiciidAdanSiciidAdan-bu8er Год назад
Hargeisa Somaliland we love you❤
@haliimaahmed6923
@haliimaahmed6923 Год назад
Wlh wiilka warbin aad umumiih ah ayuu nasiiyay mahadsanid wll adiga iyo hosowba
@AltoAdawe
@AltoAdawe 6 дней назад
Thanks xasanow❤
@SAMAWADETV-welcome
@SAMAWADETV-welcome Год назад
Thanks hosow for your information❤
@malyunabdulaahi9250
@malyunabdulaahi9250 6 месяцев назад
Masha Allah Mahadsanid walaalkeen Su'aalo badan oo raadinaayay yaan halkaan video ka helay jawaabahooda Inkasto weli su'aalo kale aan qabo Mahadsanid 👍
@motimacade1
@motimacade1 Год назад
Qayb 2aad kasoo samee oo ah sida lagu tagi karo iyo shaqooyinka ugu fursadaha badan wll mahadsanid
@FayzalSA
@FayzalSA Месяц назад
Great information and useful video
@fadumakherow4902
@fadumakherow4902 Год назад
Waw mashaa Allah welcome Switzerland from lausanne suisse
@muhanadking7897
@muhanadking7897 Год назад
Lusanne habo aya ii dagan sidan ku imana lahaa radinayaa
@omarhassan4608
@omarhassan4608 Год назад
Qof ii radiyaa isoo dhoofsato somaliya kunolahay warka waa uu xiran yahy faduma
@fadumakherow4902
@fadumakherow4902 Год назад
Allah ku keeno
@abdikarimismail442
@abdikarimismail442 Год назад
Keep going brother hoosow you are talented ❤️🎉🙏
@haniibrahim9235
@haniibrahim9235 Год назад
Brother, hosow thanks a lot for sharing this information.
@queendahabo
@queendahabo Год назад
mahadsanid wllkey sidaa wax badan noogu faa.ideysay❤❤❤
@hamzalatine3729
@hamzalatine3729 Год назад
Thanks wll 13:17
@mohamedhassansaney2575
@mohamedhassansaney2575 Год назад
Switzerland 🇨🇭 my dream insha allah 2024 waan tagi doona
@CaishaCaishahussein
@CaishaCaishahussein Год назад
Hada sifudud ayaad kutagi kartaa
@ifrahabdi7545
@ifrahabdi7545 Год назад
@@CaishaCaishahusseinsideeh abyo sida fudud
@CaishaCaishahussein
@CaishaCaishahussein Год назад
@@ifrahabdi7545 siyaabo badan siga inaad layn yaree talyaani garato iyo iskoolar shib gashid
@marisacillahi1537
@marisacillahi1537 Год назад
@@CaishaCaishahusseinlkin sharciga iyo passportka si fudud kuma heli kartid sooma aha
@CharanKhan-ub9qq
@CharanKhan-ub9qq Год назад
Ilaaheey haynoo rumeeyo
@hakimi-gaming8337
@hakimi-gaming8337 Год назад
Aniga aan ku nool Schweiz waliba Caasimada Bern gaar ahaan Biel/Bienne meel la dhaho waxaana rajeenaa haduu alle idmo inaan 2.Augst aan schoolka Farsamada bilaawo ❤❤
@mohamedabdirahman5530
@mohamedabdirahman5530 Год назад
Sxp waxbarasho free ah malagu iman karaa haduu qofku haysto IELTS CERTIFICATE haysta isla markaana somalia jooga
@abdijabarabdillahi3223
@abdijabarabdillahi3223 Год назад
als was mochtest du Ausbilden?
@peaceprosperity3951
@peaceprosperity3951 Год назад
😂 waddanke fiican oo hadda la iska dhibaa? Yaab Somaali qaxooti jecela iyo iney caydh qaatan. Qof raba waddankisa inuu dhisto oo ku nolaado ma jiro.
@kaalintechnology
@kaalintechnology Год назад
Sxb mardhaw maa tagte mise morhre??
@hakimi-gaming8337
@hakimi-gaming8337 Год назад
@@peaceprosperity3951 Saaxib somali waxaa qaxooti bidaayo waa raga madaxda noo ah marka dadkeena eed malahan qof walbo aa jecel inuu ku noolaado meel uu wax ku qabsan karo
@hawashireafrah5862
@hawashireafrah5862 Год назад
I like Svizzera Swissland. Hoyadeey Allaha u naxariisto 10 sano eey ku nooleeyd.
@zakisiciidcaano8027
@zakisiciidcaano8027 Год назад
Ilhy ha unaxriisto
@cabdidhere
@cabdidhere Год назад
Keep going brother Osman
@ECmam3nown
@ECmam3nown Год назад
Pro keep going nio Nio waxaan rabey nio in aad isku daydo Canada 🇨🇦 in aad ka soo hadasho legenow
@Ak_jimcale
@Ak_jimcale Год назад
Aad iyo aad ustaade warbixin Muhim ah ayaad kasoo gudbisay thanks
@Arshanfin
@Arshanfin 9 месяцев назад
no so badi video nocana wll hosow🥺❤
@mobulhanlyrics1720
@mobulhanlyrics1720 Год назад
switzerland 🇨🇭 anaa joga wlky Biel Bern ayana ka jooga meshan sharcigeeda aad bu u adag yahy wlhi
@kaalintechnology
@kaalintechnology Год назад
Ilaa meeqo sano ayaad joogtaa sxb? Dhanka shaqadana kwrn?
@Aymani.47
@Aymani.47 5 месяцев назад
Legend waa mahadsantay dheh ❤
@umusafa9915
@umusafa9915 Год назад
nosoo badi walal hoosow wadamada yurup iyo maclumad koda nolosha wayo dadka ku nool warbixin run ah kuma shegayan qofba si uu kaaga shegaayaa
@Bashka001
@Bashka001 Год назад
Frist comments like inta swezerland jecel
@jawahirjalaqsn4723
@jawahirjalaqsn4723 Год назад
Maasha allah maahir aadbaan kaga mahad celineyna madama aad barnaamijka nagala qeyb qadatay mahad sanid usted hosow kep goin legend
@mohamedibrahimhassan9109
@mohamedibrahimhassan9109 Год назад
guul forever team hossow pro ❤🥰🥰
@FadxiAbdi-kg1vf
@FadxiAbdi-kg1vf 4 месяца назад
Good job 👍
@CharanKhan-ub9qq
@CharanKhan-ub9qq Год назад
Ayyyyy rabiyoow muraadkeega ii sahal😢
@clraxmaansiciid7585
@clraxmaansiciid7585 4 месяца назад
Mahadsanid
@sadiyoabdi1461
@sadiyoabdi1461 Год назад
Masha Allah
@jamaaltalosame789
@jamaaltalosame789 Год назад
Saxiib sare Aad baan uga muqaaladada ilaahay haku sharfo saxiib
@dheereyechannel
@dheereyechannel Год назад
The legend hosow pro another's levels the laws💯👍💪❤❤😍
@faraxxashi3286
@faraxxashi3286 Год назад
Mahadsanid wll
@khayrhesho4463
@khayrhesho4463 Год назад
Maa shaa Allah Mahadsanidiin dhamaantiin
@muudahir7081
@muudahir7081 Год назад
insha'Allah dhawaan waxbarsha uimanaa thanks hosow iyo mahir😊❤
@hawashireafrah5862
@hawashireafrah5862 Год назад
Hoosow ma Sha Allaah Mamma.
@cabdisamad7646
@cabdisamad7646 Год назад
Keep going 🎉❤
@Maxamadjanan-ux2nl
@Maxamadjanan-ux2nl Год назад
LABADIINABA WAAD MAHASAN YIHIIN WARBIXINTA AAD NALLA WADAAGTEEN 👍 FROM WESTERN SCANDIAVIAN COPENHAGEN 🇩🇰🇪🇺🇲🇵🐎
@mohammedali202
@mohammedali202 Год назад
1992 ilaa iyo 2003 aan dagnaa waa wadan system kiisa adag yahay ama uu adkaa xiligaas
@salmaanonline
@salmaanonline Год назад
Hada makunooshahay? mase dhaama sidii hore?
@SuldaanZakariye
@SuldaanZakariye Год назад
My city 🥰MAAHI LÉGENDE ✌️💪❤️
@Filfilo1122-
@Filfilo1122- Год назад
Wadankayga riyada😫🇨🇭❤
@CharanKhan-ub9qq
@CharanKhan-ub9qq Год назад
Rabi hanoo sahlo muraadkeena
@khadarmohamed2530
@khadarmohamed2530 Год назад
Tnx craxim io osman warbixin wngsn bay ahayd si xirfadaysan na uu u sharxay wllka
@asmaqurux00
@asmaqurux00 Год назад
Wlll osman keep going.......👑💯
@abdiqani5761
@abdiqani5761 Год назад
M a hassow keep going pro ❤
@hawashireafrah5862
@hawashireafrah5862 Год назад
Waa information fiican.
@ismacillapasta138
@ismacillapasta138 Год назад
Inoo soo badi pro adoo mahadsan
@mustafedheelaye7624
@mustafedheelaye7624 Год назад
Absolutely 💯
@maxedhaaji3833
@maxedhaaji3833 Год назад
Jazaka llah
@jawahirjalaqsn4723
@jawahirjalaqsn4723 Год назад
Kep goin brother
@zakariaahmed3248
@zakariaahmed3248 Год назад
Thanks 🙏👍
@hamzarobleholow4741
@hamzarobleholow4741 Год назад
Machallah waa khair
@bilalmarijuana1959
@bilalmarijuana1959 Год назад
Good to know 😃
@BrightCherry-e8b
@BrightCherry-e8b Месяц назад
Weissnat Ports
@khaliifdheere
@khaliifdheere Год назад
Mowduuc muhiim ah
@keynaan3488
@keynaan3488 Год назад
Wll hosow aad ayad umahad santahy wll Hal talo kaftana waa ku dhiba ha ka xanaqin xoga ayantan by physical aa udamow saa dhankas bal IL gaar ku hay nio🙏💯🙌
@dullahiayoub2432
@dullahiayoub2432 Год назад
Switzerland Aniga aaa ku nool 14 years C Ausweis Aaan heeataa Sorry ☹️ Adiga Ayay ku xiran tahay 4.800 Ch. Ama Fr Alx waaye
@dailycontent3955
@dailycontent3955 Год назад
Ma wax xumaa mise wax fiican wll yacni 14 years sharciga aad haysato miyaa hooseeyo ?
@dullahiayoub2432
@dullahiayoub2432 Год назад
@@dailycontent3955 maxuma waaa sharci Aad u wanaagsan Dhanka nolosha iyo Safarka Iyo wax barashada Qaaar wadadnka dhacdiisa pasport Kama xuma wax yar mooye
@mannohassan7884
@mannohassan7884 Год назад
Sxb Allah haku fududeye sharciga inta ku hadhaye. side lagu imankaraa ,sharciga c da malagu ogolyahay inad safarto
@dullahiayoub2432
@dullahiayoub2432 Год назад
@@mannohassan7884 haaa waaa sida paspoort Camal meel badan ayow Ka shabahaaa Somalia 4 sano waaan soo joogi martaaa halka paspoort 9 years soo joogi Kartid
@cnaasirxidig8752
@cnaasirxidig8752 Год назад
Bro Ana Hada Rawa ina imado Meqo Sano Ayee iku Qadane ina helo
@yuusufabdi5616
@yuusufabdi5616 Год назад
Lama bixiyo sharciga swiss ka ilaa iyo qof duruufa gaara qaba moyane 3 qabiil baa dagan waxba ma baxshaan markaa inaad waxan oo hadala galiso ama dadka wakhtiga kaga rido Waxaan waxba laga faa iideen sax maha👍
@marisacillahi1537
@marisacillahi1537 Год назад
Duruufa nooceeya wlle
@abdulaahiaxmed7152
@abdulaahiaxmed7152 Год назад
Urka nagala tag wadanka aad faanineyso sow kuwii qoowmu luudka mahan ee ciyaalka idiinka qaadanaayey Lacanada Alle haku dhscdo ma iyagaa idiin soo dirsaday inaad basabor kood hayeysiisaan iyo shacgigood diin la'aanta
@aamiinyare4009
@aamiinyare4009 Год назад
I loved swiss🇨🇭♥️
@khalidyusufabdi3625
@khalidyusufabdi3625 Год назад
😂😂😂😂😂
@maxamudcabdi9418
@maxamudcabdi9418 Год назад
Hosow no 1
@abdialimohamed7440
@abdialimohamed7440 Год назад
Barnamijkan so Badi zhp❤
@salemancalisaalax4005
@salemancalisaalax4005 Год назад
Kuso dhowow Suisse ka bro Geneva naguso mar sharaf bay nootahay imaanshahaga 👍👍✋✋
@xasanaxmed6449
@xasanaxmed6449 Год назад
Musharka sax mhn lkn Inta kle Wa run qofka asage ku xeranthy in u hori u socdo Ama jifsado
@mannohassan7884
@mannohassan7884 Год назад
Mushaharka ugu hooseya intee laqaataa se cashurteda kawaran wllo
@hodoabdirahman9438
@hodoabdirahman9438 Год назад
Waa sax warbixinta wiilku ku siiyaya anigu 9 sano ayaan dagany markii faraa lyga dhigayay waan ka xumaa lkn maanta meela kuma dorsadeen marka laga reebo xaramka iyo dhalkygi hooyo Markan 6 biilood jogy F ta iska nolowda isiiyen imikana 2bilood basaboorka sitiisanky isiiyen marka qofkii raba sharcii iyo horumar waa inu shaqaysta dadka 18 kayar isku dhiibana farsada basaborka sitiisanka ayaa u fududanysa oo halkii sano eed daa yar ku joogto 2sano ayaya ku xisaabayan 😊😊
@muhanadking7897
@muhanadking7897 Год назад
Wa arin fcn fariinta so qortay anigu 22 sano jira liimana maleyo wxan rab inan so ado xagas abti iyo habo iidagan aygaa nabiili jiray waaga yareen anigii waba jecladay xaqiiqdi hada sidan ku tagi lahaa ban radinayaa 17 sano hadan isku dhiibo imisa ugu badan kuhelaa sharciga hdan dadalo luqada bart9 shaqesto
@nimcaaliwaceys8484
@nimcaaliwaceys8484 Год назад
​@@muhanadking7897 qof 23 jira 18 masheegan karaa😅 hunguri igaso galee😅
@kaalintechnology
@kaalintechnology Год назад
Mahadsnid lkn ayaga Reject dadka ma siiyaan mise markasta waa iska shaqeysan kartaa waxna waa ku baran kartaa??
@abdiraxiinabdalla7271
@abdiraxiinabdalla7271 Год назад
Wlhi dheh ani 17 ayan isku dhiibaya so caadi maaha markaa
@abdiraxiinabdalla7271
@abdiraxiinabdalla7271 Год назад
​@@muhanadking7897 Ana hada u socdo inaan galo ban raba lkn 17 ayana isku dhiibaya markas sharciga wu fudud yahay la dhahe
@Ahlukhayr-mg3zi
@Ahlukhayr-mg3zi Год назад
Inte kala soxarira bro jwb insha allah
@maahirofficial612
@maahirofficial612 Год назад
Noo soo badi barnamijkaan sxb hossow🎉
@HalimaSalad-qk5cw
@HalimaSalad-qk5cw Год назад
Faduma buranbur haloo tag gareeyo clib kan
@suhedoon
@suhedoon Год назад
arinkan sii wad walal si aan wadamo badan u ogaano sharciyadooda
@jokerboy5967
@jokerboy5967 Год назад
Walalkey oo 5sano joogo wadankan Sheridana wuxuu xaystaa f
@latestnews24539
@latestnews24539 Год назад
RU-vid partner program requirements Ka Soo hadal ustaad hosow RU-vid isbadalka uu sameeyey sxb
@Weydiimo
@Weydiimo Год назад
Switzerland waa wadamada aan jeclahay inaan tago insha Allah
@khalidyusufabdi3625
@khalidyusufabdi3625 Год назад
Ado Iska jooga la qaatay 😂😂
@Weydiimo
@Weydiimo Год назад
@@khalidyusufabdi3625 hhh haa wlh
@CharanKhan-ub9qq
@CharanKhan-ub9qq Год назад
Sxp hadda xagee jooktaa mise mataktay
@cumarcadde3376
@cumarcadde3376 Год назад
@@khalidyusufabdi3625sabab wll ?❤
@ZhaaficiDhuxul
@ZhaaficiDhuxul 7 месяцев назад
​@@khalidyusufabdi3625meshan waa jecla inan imaado lkn Basaborkisa adag sida oagu qato alxm Austaria🇦🇹joga
@nezmaupdi77
@nezmaupdi77 Год назад
Wadankan inader jeclhy allow i geeh😫waa jimce iso duceeye nolosha igu yar adage
@HodanSiciid-ud4dx
@HodanSiciid-ud4dx 7 месяцев назад
Ma u tahriibnaa😂
@fadumomohamoud3371
@fadumomohamoud3371 3 месяца назад
Aboowe Swiss kaa rabaa inaad qof igu toosiso Waan joogi jiray Switzerland Hada Canada aan joogaa
@shukrihassan-878
@shukrihassan-878 Год назад
Wll qof africa joge side ayu ku iman kara
@aqiiofficial2217
@aqiiofficial2217 Год назад
Belgium ka daganthy kaso hadal wll hosow
@jamaljovaz701
@jamaljovaz701 Год назад
Mar kle no balami wllka❤
@mcxulka6709
@mcxulka6709 5 месяцев назад
Hosow pro dadka hadiyad masiyo miya Team kiisa ahay 6 sano ilahada kama cajiso aso 10k heesto kusobiray 😂🎉❤❤😊
@CIGE179
@CIGE179 Год назад
Hussow in aad Zürich igusoo marto Ayeey eheeyd Info Xaqiiqda kusaleysan Ayaan kutaabsiin Lahaa Kuuma sheegi Laheyn……… Informationka wax badan Oo sax ah ayaa kujira Qaar kaloo qaldanne wey kujiraan
@nastehasakariyedhagamadow1649
Wll qof B haysta familkiisa udacwooday ma fududahay in la aqbalo
@xasanaxmed6449
@xasanaxmed6449 Год назад
Lohnka bes ka qaldan lkn Inta kle ok wye
@Handsome2020
@Handsome2020 Год назад
Legend magaalada ayaan kusoosocda maxaad ikeedahay
@CIGE179
@CIGE179 Год назад
@@nastehasakariyedhagamadow1649 in qof qoyskaaga Kamid ah in lagu keeno kuma xirno IN aad B heysato Ama F.. C ama Pass … Waxeey ku xirantahay Lacagta Ku soo gasho Bishi Marki Laga jaro kirida iyo caafimaadka
@CIGE179
@CIGE179 Год назад
@@Handsome2020 wlc
@zamarcabdulahi4930
@zamarcabdulahi4930 Год назад
Hosow pro sxb waxaa Ii weydiisa Nolosha France inaa Hal kaas is ka dhiibo raba
@Furahanolosha289
@Furahanolosha289 Год назад
Zxp noo sobadi barnaamijkaan🎉
@FadumoMaxamed-n4j
@FadumoMaxamed-n4j 8 месяцев назад
Hello
@wllfiitopower2504
@wllfiitopower2504 Год назад
Next norway
@maxamedosman3610
@maxamedosman3610 Год назад
Spain part 2
@OmarAhmed-gz2kx
@OmarAhmed-gz2kx Год назад
Holland so booqo bro
@cabdulahiyusufmursal5360
@cabdulahiyusufmursal5360 Год назад
Abdiraxiin waadba mahadii santahay
@bulshoisjecel9982
@bulshoisjecel9982 Год назад
Wax kale
@haninora533
@haninora533 Год назад
Masha Allaah Allxamdulillaah Anoo ilmo Ah Ayaan nalakeeney Swisska 1993 ilaa 2023 Allxamdulillaah waa wadankeyga 1aad☀️🌻✨
@omarhassan4608
@omarhassan4608 Год назад
Abyo ma iga cawin karta Mel aan kal soo xiriiro mahasanid wadnka raba in aad xog iga siiso
@clay2520
@clay2520 Год назад
Ani swiss baan ku noolahay lkn F baan haysa 😂
@Handsome2020
@Handsome2020 Год назад
Ma isoodhaweenee bella?
@Handsome2020
@Handsome2020 Год назад
Coming ayaan ahay
@Somali-Portal
@Somali-Portal Год назад
Labo legend Mahi iyo Hosow
Далее
Пряный осенний баббл чай
00:44
Просмотров 393 тыс.
Теперь DOOM пройдёт каждый
00:17
Просмотров 330 тыс.
Maxaan kala kulmay dawlad degaanka somali galbeed
10:36
Wey AAMINI Weyday Qofka DILKEEDA Qorsheynayay
13:52
Просмотров 115 тыс.