Тёмный

WAX WALBO HAA IYO CAYDA OO LAGA YAABAY 

KOKO BULLE
Подписаться 827 тыс.
Просмотров 294 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

14 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 664   
@جوهرةالمفقودة-ق7ص
Koko abayo commentigyga hadaad aragto fadlan asad u sheeg kalmada tawxiidka ha dhamaystiro Mar walba laa ilaaha buu ku haya 😢😢
@HOOYOFATUSHHASSAN
@HOOYOFATUSHHASSAN Год назад
Ku Sali Nabigena, The Best person ever, the most trusted person ever, the most knowledgeable and ever shining person is our beloved Prophet Muhammad Salalaahu Caleyhi Wasalam ❤️🕋📿🙏🙏🙏🙏🙏
@rahmam781
@rahmam781 Год назад
Ma Asad soo dawada ma Amiira ma koko ma cumeer ma cayda ma faadil ma fowsiya ma arimaheena waa daaley 😂😂 horey usocda my team ❤😊
@happydiamond3904
@happydiamond3904 Год назад
Ceyda siduu amiira u canjilo ayan ka helaa wlhiy waa funny😂😂❤
@HuseenIzaakh
@HuseenIzaakh Год назад
Inta muqalka jiif kudawa noso like😂❤
@SucdiofficialSucdiSharaf
@SucdiofficialSucdiSharaf Год назад
Cayda ka aarso koko team cayda hadaa nahay xuquuq rabnaa 😢😢
@Ciise499
@Ciise499 Год назад
Waa rabna 😧👇👇
@HAAIZ-k4f
@HAAIZ-k4f Год назад
Miskiin cayda waa LA helay lkn koko Asad xaajiyo hadiyay u gad waxaan rabnaa inaan aragno dareenkiiisa
@ibrahimahmed3701
@ibrahimahmed3701 Год назад
Next ceyda everything yes haa kugusameyo kokoy waa inan argosana ❤❤❤
@IstaralinMahamed
@IstaralinMahamed Год назад
😂😂😂 koko amiir caydo walhi waan idin tagera fane ayada tihina 😂😂
@karamacadde4
@karamacadde4 Год назад
Koko Cumeer soo qawo inta rabto in Cumeer lasoo qabto haisoo raacan ☝️☝️☝️☝️👉👊
@MandeeqIbraahin-y3o
@MandeeqIbraahin-y3o Год назад
❤❤❤❤
@MaXamuud-my5zy
@MaXamuud-my5zy 6 месяцев назад
Ceyda zxb wiil wanaagsan baatahay❤❤❤❤ qab qab and koko
@XamdiQasiin
@XamdiQasiin Год назад
Ceda maskiin u naxariso Koko wilka❤❤❤❤
@Simanluul
@Simanluul Год назад
Koko wilka maxaa sidan ugu galee waxas dhan maxaa u samynesaa isi lagu dhihin cayda jecshay markas wilka xaasid nimo ula dhaqmee naa dadka wey isku kiin direen walhi
@FartuunCabdi-h6r
@FartuunCabdi-h6r Год назад
Waxan waa ciyaar iyo kaftan wiilka xuman uma qabto
@MaxamedCabdulahi-fn6yz
@MaxamedCabdulahi-fn6yz Год назад
is fahan waaye waxaas xumaan ma ahan
@AmiinYoung-vo4ml
@AmiinYoung-vo4ml Год назад
Walaalo mcn walahay waa ku jeclahay ilveyu walaalo mcn kawsar ❤guuliso adunka imtaadjugdoh walaalo noloshadu hawarto nasiipkaa ma xumado walaal mcn ❤💋🌹💋wloo adunga waanacas bilsi waxan kudocinaya ina guulisadoh💪walaalo ❤
@AyaanHusein-b5r
@AyaanHusein-b5r Год назад
❤😢wlo wlhi wa idn jalchy Mar walpo wa idn dawada team 27 sid wlhi form jig
@SafiyoXasan-nf5du
@SafiyoXasan-nf5du 5 месяцев назад
Kooko ceyda unaxriso ceyda waa taayera❤❤❤🥰🥰🥰
@anasluckyboy9465
@anasluckyboy9465 Год назад
The person ever 💞 the most knowledgeable ever ❤️ Ankusalino Nabigena Mohamed Salalahu caleyhi wasalam 🥰🥰🥰🥰🥰
@cabdullaahixasan1670
@cabdullaahixasan1670 Год назад
Koko 300K coming soon inshalah ❤🎉❤🎉
@muniiracabdinuur2360
@muniiracabdinuur2360 Год назад
Koko ceyda waad qurux badan yahay shaarobo kaliya amira qurux baxar
@MahamedMustafe-mj6hy
@MahamedMustafe-mj6hy Год назад
Hakala xishoonina yany idin cabsi gelini wixi tiktok laso dhigo ayn idin odhan laha wada shaqayn wacana wan idin rejaynaya koko and ceyda
@MudanAnwar
@MudanAnwar Год назад
Koko prank ku samee cayda 😢😢😢😢😢😢😢
@KOKOBULLE-it5e
@KOKOBULLE-it5e Год назад
Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)❤😭🕋😢
@Asadadde
@Asadadde Год назад
ﷺ ﷺ ﷺ ❤❤❤
@NawaalOmar-y1g
@NawaalOmar-y1g Год назад
​@@Asadadde😂😂😂
@NawaalOmar-y1g
@NawaalOmar-y1g Год назад
​@@Asadadde😂😂🎉
@AsmaCrashiid-gk8ds
@AsmaCrashiid-gk8ds Год назад
❤ﷺ❤ﷺ❤ﷺ❤ﷺ❤ﷺ❤ﷺ❤ﷺ❤ﷺ❤ﷺ❤ﷺ❤ﷺ❤ﷺ❤
@mustafecabdirashiid2518
@mustafecabdirashiid2518 Год назад
SALALAAHU CALAYHI WASALAM❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@MaXamuud-my5zy
@MaXamuud-my5zy 6 месяцев назад
Ceyda iyo zxbtii wey qoslayaan amiira qurux ❤❤❤❤❤
@MuntasA-x8g
@MuntasA-x8g 6 месяцев назад
Ceyda manta danyer noqotay❤❤❤alla kumaqan wllka❤❤
@AyuubVidal
@AyuubVidal 5 месяцев назад
Way isku ekadeen waaw kooko ufududeeya❤❤❤
@ayaansalad-d5d
@ayaansalad-d5d Год назад
dadkana war dadku waa walalo ee ka dhamada respact ayaa uu hayaa hablaha ❤
@shucaybcabdicasiis9305
@shucaybcabdicasiis9305 Год назад
Waa rental wll
@umuamiira5186
@umuamiira5186 6 месяцев назад
Oo asad meye manta😊😊
@kabtansiisi4946
@kabtansiisi4946 Год назад
Qaybta ay u marineyso beri tiktok aan ka arko iyo heestii tere naam😂😂😂
@AmuunaAbdi
@AmuunaAbdi Год назад
Shaxda wad fahnty marka😂😂😂😂😂
@Dhorasanedebleh
@Dhorasanedebleh Год назад
Koko cayda u xushmeya lkn ayda bila xushmo waye sida ino ka baqayo ul dhaqame🙄
@ibrahimahmed3701
@ibrahimahmed3701 Год назад
Waa run 😂❤😂
@Diinoos
@Diinoos Год назад
Finally King ceyda iyo koko isla dubten video 👏👏👏
@AbdijabarMohamed-iu2sf
@AbdijabarMohamed-iu2sf Год назад
Ceyda cwe wee kugu bashaleeen😂😂😂😂
@ramlaaziiz
@ramlaaziiz Год назад
Ma ila aragtay sorry wlhi boqorkayga
@nadacrisaaq
@nadacrisaaq Год назад
cumer Big fan ku soo same pLz koko waraba cumer in aad san ugashid😂😂
@dheereyechannel
@dheereyechannel Год назад
Keeps goings my sisters and brother's koko bulle and king ceyda and amira qurux another's levels program's hard 👍💯💯❤❤
@YaasmiinXuseen-h8o
@YaasmiinXuseen-h8o Год назад
Ku Salli nabi muxamed SCW❤🫵
@faizamahdifaiza5087
@faizamahdifaiza5087 Год назад
Team 27 always guul ❤🥰
@HiboMaxamad-l5r
@HiboMaxamad-l5r 6 месяцев назад
Allh ma nooli qosl iguma harin cayda umadeena ma ahan sinko sinko kulaha😅😅😅😅
@zeitunadan
@zeitunadan Год назад
Amiiro is funny 😂😂😂 sorry Qabqab
@Moha12557
@Moha12557 Год назад
Dunidan Ma soo Marin Ruux Ka Sharaf Badan Kana Run Badan Nabi Muxamed SCW❤ﷺﷺ❤
@hamse33muhumed79
@hamse33muhumed79 Год назад
Hambalyo KOKO 250K king CAYDA vs KOKO jacayladii❤ bal isday iskugu so baxayaan eega mashaa calayk 😂
@janoh357
@janoh357 Год назад
Waaalii😂😂❤
@amiishmaxamed-l4v
@amiishmaxamed-l4v 10 месяцев назад
cayda sharubaha wadku shidantahay🤣🤣🤣🤣🥰🤣🤣
@maryamamisbaax
@maryamamisbaax Год назад
Gacmaha ilhy haku barakeyo hadii aad janalkeyga soo boqato wll ❤❤❤😂
@mohamedabukarhusein3631
@mohamedabukarhusein3631 Год назад
Queen koko and kin cayda he will be you husband
@Fatuush_dimple
@Fatuush_dimple Год назад
Gabadhan yey you tubeka kafariisan eee dhaafa😂
@shuuchannel3135
@shuuchannel3135 Год назад
Ciyaal haku so dhisin gabdha
@MxmedAbdirashidCali
@MxmedAbdirashidCali 6 месяцев назад
Koko halagu sosameyo pls😢
@mumtasyes
@mumtasyes Год назад
Amira Ku so xiji Waa is fahansatiine😂
@maxamedxasanmaxamedmaxamed48
Koko abayo dhorjerba waxa kuso qoray brank kuso samey ceyda ama asad hajio midka ku fudud oo kusamen karto muqalka kalontehe kasuga
@CanabCabdulaahi-z4x
@CanabCabdulaahi-z4x 6 месяцев назад
Cayda koko adigana kusamee
@samiiromohamed6682
@samiiromohamed6682 Год назад
Amiira every thing yes kuso samey❤
@zahraqueen1760
@zahraqueen1760 Год назад
Amiira io cayda isku dhar mana kalaharaaan caymir❤
@SiciidAdanSiciidAdan-bu8er
@SiciidAdanSiciidAdan-bu8er Год назад
❤❤❤❤❤Waan ku jecelahay Wlhi hargeisa from somaliland
@Miliondhaan
@Miliondhaan Год назад
Amiira iyo cayda waku baashashe 😂😂😂😂
@zamzamabt
@zamzamabt Год назад
Astaqfuru allah Amiira saad u gasheen lee 😂😂😂😂😂😂😂😂
@zamiraqurux874
@zamiraqurux874 Год назад
Cayda daaa koko waa mizkine wiilkuye
@nasrocalishire4009
@nasrocalishire4009 Год назад
Arimaheena sooqabo abaayo please koko❤❤
@usaamemaxamuud8772
@usaamemaxamuud8772 Год назад
Next amiira qurux soo qabo
@IbraahimjamaIsmaciil-ob9oc
@IbraahimjamaIsmaciil-ob9oc Год назад
Laamaanaha sadanka 2023❤ keep goin
@xaawoluul265
@xaawoluul265 Год назад
Koko markaada is keen ceyda waa rafaadisay wllhi next adi camerada asi u dhiib😂😂
@AliMohamed-v9t7i
@AliMohamed-v9t7i Год назад
I believe imk inuu ugu views badnaanayo muqaaladada wad isku soo baxeysan plz next vlog adi iyo imk
@deeqodaahir5265
@deeqodaahir5265 Год назад
Allaahumma salli calaasayyidinaa muxammed
@abukarahmad826
@abukarahmad826 Год назад
اللهم صلي علي حبيبي سيدنا محمد رسول الله
@ladnafaysal847
@ladnafaysal847 Год назад
Waraa amiira maxa ka qurux badan😂😮
@c.fataax_Bulshaawi12
@c.fataax_Bulshaawi12 Год назад
Cayda mid Aan Film Hindi ah ka Daawaday u eekaaday😂😂
@somalia9414
@somalia9414 11 месяцев назад
Horta amiira iyo ceyda manoosheegi kartaan sidey qab qab niigu baxay magacaas plz
@MaxamedCabdulahi-fn6yz
@MaxamedCabdulahi-fn6yz 10 месяцев назад
wax micno leh uguma bixin suaalo qaab daran ayey is weydii jireen saasey ugu baxday 😂
@nimcocismaan9919
@nimcocismaan9919 Год назад
Sorry team qab qab anagu waanu kasoo horjeedaanaaa ma yeeelayno😭😭😭😔
@mahamudcraxmaan3376
@mahamudcraxmaan3376 Год назад
Asad Xariif waye hoos ubax kulahaa😂😂😂😂
@AbdiHirsi-o2k
@AbdiHirsi-o2k Год назад
Odaygagii mustaqbalka hadaad sooqabatay waad la heshay
@hafsomuun9978
@hafsomuun9978 Год назад
King ceyda wa ka xumahay koko iyo amiira waa kugu shaqaysteen😂
@wll___moha7888
@wll___moha7888 Год назад
Asad dhib badana malinkisa ayan sugeyna caydana soowad 😂😂
@xamdacawil6963
@xamdacawil6963 Год назад
M.sh.l.h qurux qab qab naagta ka adag waan ladoonayey amiiro iyo ceyda 😅
@NaasirXariir
@NaasirXariir Год назад
Koko hadana ku so cli ifri tingi yes ceyda adi iyo cumeertoo abayo qaali ani waan ku jeclahay ❤❤❤❤❤😢😢😢
@ubaxshire3842
@ubaxshire3842 Год назад
saa u sugeenyy leee😂🙆‍♀️next amiira qurux🫶😂🙆‍♀️
@farxiyaabdinuur7766
@farxiyaabdinuur7766 Год назад
Cayda iyo amiiro waba is ku dhar qab qab 😂😂😂
@ladiifoahmed5612
@ladiifoahmed5612 Год назад
Manty barnamijkydina dhn xkumey ubadnyen chnnelka ceyda amira io kanba koko mdama aad xasanow kuso smesi kdipna u kgu smye hda wa inu ceyda kgu so smeyaa kdip le wye amiiro😂
@aminohasssan3244
@aminohasssan3244 Год назад
Game kan lacag aya ka dhigi lahed qofka maxa faido ah oo ogu jirto in sii larabo laga yeesho Koko Adiga aya video ga leh marka Adiga halagu xukumo oo everything yes adi dheh hadi kale qofka ku shaqeenoya lacag sii macqul ma ahan videoga ana leh ana wax xukumayo Hadi aad lacag ku bixinesid na wiilashan timaha caligaroobka cml ubaxay kaso hagaji
@SuntaFaaraxmajopasto58
@SuntaFaaraxmajopasto58 Год назад
videoga lacagta laga sameeyo ee qeyb ka leeyihiin🤣lkn tintooda ayaga leh oo deestay kooko maxa ka galay wah
@aminohasssan3244
@aminohasssan3244 Год назад
@@SuntaFaaraxmajopasto58 Kkkkkkkkk magacada aa ba funny ah Tinta waxa kawada xukun in ee ka dhigto qofka sameya lacagtisa ha qato kii didana iska bax cml
@cawocalicawodheman4938
@cawocalicawodheman4938 Год назад
Scw scw scw
@ciiltirexasan
@ciiltirexasan Год назад
Koko abaayo waan jeclahay kaftankaaga🎉🎉❤
@MaXamuud-my5zy
@MaXamuud-my5zy 6 месяцев назад
Sorry wiilkanaga qalbi wanaagsan ❤oo farxad badan
@Amiira96
@Amiira96 Год назад
Asad waa funny waleee 😂😂😂 10daqiiqo ma ahooo
@masajidkaxasanjiischannel473
Haween Lee MAA lugu arkaa wlley waraabo MAA tahay lamaanaha maanta wee faraxsan yihin m..a😆😆😆😆
@caliyare2514
@caliyare2514 6 месяцев назад
everything yes kooko soo samey😂
@ayanomar2150
@ayanomar2150 4 месяца назад
Amiiro markeeda waxyaalaha qaar woodiidaa yay koko mar keedana woo yeelaa👺👹😾😾😾😾😾😾😾😾👽👅👅👅👅💔💗💗💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔 amiirooy raali nakho😔😔😔😔😔😔😔😌😌😌😌😔😔😔😔😔
@Maryam_Nuur_Geesey
@Maryam_Nuur_Geesey Месяц назад
Haa noh😂
@Xaawo_sharaf262
@Xaawo_sharaf262 Год назад
Amiira mele fahdiso ila arkaa😂😂😂😂😂😂😂
@Ahamed-z5n
@Ahamed-z5n Год назад
Adi ceyda hakugusosameyo😂😂San haq maahan
@NasteexoCabdi-qp9vm
@NasteexoCabdi-qp9vm Год назад
Abaayo horta adinka dhan wiilka maskiin nimadiisa aad aragteen asad kubashaleysiin plz wiilka kadadaaya dhibka maedanbe hadhibina ceyda waan iska jeclahay waana rajeeynaa in aan idinlakulmo dhamaantiin i.a w
@sahrishsahrish
@sahrishsahrish Год назад
Maxaa kaa galay dad wada shaqen ka dhaxeyso wayee faraha ka qaad wuu ka arsanaa
@MaxamedCabdulahi-fn6yz
@MaxamedCabdulahi-fn6yz Год назад
Ka dhac dad is fahansan waaye 😂
@Najma-ge1md
@Najma-ge1md 6 месяцев назад
Koko halagu asoo sameeyo please 🥺
@AliNaa-e9p
@AliNaa-e9p Год назад
Jecelkaa maxaa saan uyeele koko❤
@MulkiMaxamed-t9x
@MulkiMaxamed-t9x Год назад
Baacawaykushaqaysteen maskiin😂😂😮😢😢😢
@MulkiMaxamed-t9x
@MulkiMaxamed-t9x Год назад
Kokoabaayoyuutub aafurtay sabskaraab iisaar
@KING_MANKA
@KING_MANKA Год назад
Keep going my sister koko bulle
@mohamedcusmaan9260
@mohamedcusmaan9260 Год назад
Walahi ceyda saxib kega waaye waa wil baari ah
@Muscabyare-zh6bt
@Muscabyare-zh6bt 3 месяца назад
Kook ninka cayda laheshi oo kukala kacso RU-vidka ama team qabqab kamid noqo intas waa talo🙏🤣
@AmiiraQuruxFan
@AmiiraQuruxFan Год назад
The best person ever The most knowledgeable and The most shinning person all created by Allah is our Prophet Muhammad (SCW)❤
@CabdikhaniXirsi
@CabdikhaniXirsi 10 месяцев назад
asad kusoo samay
@SahroSaciid-dh6ue
@SahroSaciid-dh6ue 10 месяцев назад
Amiiroyyy
@MaaidomaxamedBareTushleygirl
@MaaidomaxamedBareTushleygirl 6 месяцев назад
Ar asad yaa uririxi jiray 😂😂😂
@MohamettHassen
@MohamettHassen 6 месяцев назад
Adiga io king ceyda maxaa inka dhaxeeya
@AbdirizakmacalinAli
@AbdirizakmacalinAli Год назад
ani Malaysia aa usoo social Hall isoo dhaweeyoo usheeg team 27 ma sister 💖 💓 💕 ❤
@cabdifataahcismaan
@cabdifataahcismaan Год назад
Caawa ceyda maxaa ku dhacay😂😂
@baadaayeawdaa5954
@baadaayeawdaa5954 Год назад
Ceyda markuu kawaha gacanta ku watay xariifta meesha cantada ku cunoyso yaa ila arkay 2daan weyku yeryihiin bisinkow😂 amiiro caadi maahin wlhi 😂😂😂
@SuhuurSh.muxumed-mz3qo
@SuhuurSh.muxumed-mz3qo Год назад
Amiiraba kuqislay see wax umarsatay waxa ku hadhay adiga inu ceyda kugu sameyo thanks for dalabkad noo samaysay intana kuso dar tagerayashu wey iska dhib badanyihin runtii hhh keep going sister
@AbdiqaniAhmed-yu6ut
@AbdiqaniAhmed-yu6ut Год назад
Team koko is noleeya gabadha 300k gaarsiiya muqalada share gareeya
@Muhaana-y1r
@Muhaana-y1r Год назад
Koko is not easy waa walan thy qofta kliya iga qoslisay😂😂😂😂
@AhmedAbdiAhmed-wh3yw
@AhmedAbdiAhmed-wh3yw Год назад
Zaki Somali soqabo pllllz next video inshaalaah
@RoodaAbdicasiis
@RoodaAbdicasiis Год назад
Cayda iyo koko way isku soo baxayaan ❤❤
@mohanetmursal9149
@mohanetmursal9149 Год назад
Nayaa wxn kaa dadka
@sahrishsahrish
@sahrishsahrish Год назад
Please koko aan gaarsina 300 bisha 7 beri ayaa ka hartay asxaabey waa codsi walaashey koko ❤❤❤❤❤❤
@sahrishsahrish
@sahrishsahrish Год назад
❤❤
Далее
CAYDA OO IGA AARSADAY EVERYTHING YES  TARIIQ IGU DHIGE
23:48
When Khabib dropped Conor McGregor 👀 #nocommentary
00:59
YAA AAMINAA GAME GOD QAYAANO HA QODIN
16:26
Просмотров 461 тыс.
KOKO IYO CEYDA MAXAA KA DHAXEEYO IYO ARIMAHA TIKTOK GA
11:08