Тёмный

WAXA KA MAQAAN SOMALIDA INTA BADAN. 

Hamda Home Decor
Подписаться 114 тыс.
Просмотров 9 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

2 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 73   
@fardowsoabdibarre3070
@fardowsoabdibarre3070 10 месяцев назад
Abayo aniga shaqsiyan dhowr mar ayan ku dhahay dadkan is heysheysta nagada waxan dambi ahayn kama faiidayno ee waxa jiray mowduucyo muhiin no aha oo wano iyo dhiro galin isagu jiray kubi noso celi ayan ku dhahay intas haday xuman kula noqotay aniga waxan jeclahay waxa inan ka faiido muqalkaga wan suga sidokalena ma jecli muqalada dadka isheysta sababto ah kama faiidaysid ila waxan dambi ka ahayn
@fertunali1007
@fertunali1007 10 месяцев назад
Fardowso Aniga sidas oo kale ayan dhahay dad is heysta ha keenin Ee wax adiga aad ledahay no keen sababtoo ah waxan noqoneynaa xante iyo dhageyste Mida kale waa war an lahubin waxa lashegayo . Hadii tas la isku dhibsado waa in la iska dhaafo fiirsiga. Qofkasta naftisa ayu xor uyahay 😂
@MuniraMahamed-jw3is
@MuniraMahamed-jw3is 10 месяцев назад
Gabadhan daawashadeeda yaa igula nafisa😂 keepgoing byo mshllah❤😊
@KOKOBULLE-it5e
@KOKOBULLE-it5e 10 месяцев назад
Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)❤️😭🕋
@fartunsuldaan
@fartunsuldaan 10 месяцев назад
Xamdiyay abayi waxn ahay hoyo dhiban wqxn rabaaa in kulasoxidhiidho ee lambarkaga intee kahelaa
@fartunsuldaan
@fartunsuldaan 10 месяцев назад
Sikle ha ifahmin talo karabaa wlo wan iskubuqsanahay
@rahmaclaahi6300
@rahmaclaahi6300 10 месяцев назад
Taladad waanka hela wllo Hooyo ku salamayaa hno❤❤❤
@SahraAhmed-f6i
@SahraAhmed-f6i 10 месяцев назад
Sidii hore aadbad ugu wacneed wllo wanan kugu jeclayn sidii hore kudayso
@aminahashi3757
@aminahashi3757 10 месяцев назад
Xamdi qof walba waa xor mgrty qaali bini adamkunh isku maskax mahan somalidu mataqan xoriyatulqowl lkn waxay yaqanan cay iyo aflagado
@YusraAbdilahi
@YusraAbdilahi 10 месяцев назад
In coment laga bixiya ada u imaday mesha cid wx xun ka shegtayne ma arag wadar io waxid ya walan khaldkaga ina ogaato wx ka fcn maleh ee bal is daji qrxy Anaga wx nagu thy budo io biyo we isku bahanyihine bal Hubka Hoos nogu dhig waisla anigiyee Hhhhh😅
@zaralulu3669
@zaralulu3669 10 месяцев назад
Hamda Salams, I have met you before at Adan Adde international airport beging of this year, I couldn’t keep up conversation with you cz my toddler was being hand full of job to focus Lakin qof wnaagsan Oo qurxan tahay, Intaa yar kaa fahmay, I remembered saying to you that both of my parents r from Galmudug waliba GURICEL Lakin midyarooo shaqa eh watay
@Objectshow_creator
@Objectshow_creator 10 месяцев назад
You right sweetheart rayi kaladuwan waa caadi maaha in iskumel dadku wax kawada arkaan Hamdina absolutely waa Somali lovely woman I Thank you so much
@iqrocalicabdicalicabdi2910
@iqrocalicabdicalicabdi2910 10 месяцев назад
Habo xamdiyey barnaamijki dhaqalaha kaso hadal❤
@yasmingouled9253
@yasmingouled9253 10 месяцев назад
Fariid, si fiican loo soo koriyey Ayaad tahay. Sharafta Allah ha kuu siyaadiyo.I am very proud to see a Somali woman who speaks like you and knows what’s important in life.
@Caisha-rj7qp
@Caisha-rj7qp 10 месяцев назад
Inmabadn ayaan kudaawanyey xamdiyey wll manta anad iga hadashy nafteda waxaan hos ugadhigaa qofkle qancistiisa
@fardowsoabdibarre3070
@fardowsoabdibarre3070 10 месяцев назад
Intas haday ku dhibtay ee ay sababayso ee ay kugu kaliftay inad dhadid fikirkayga aniga leh ee iska bax iisheg mcnto wan ka tagaya dhib la' aan e
@عائشهأحمد-ق8ح
@عائشهأحمد-ق8ح 10 месяцев назад
Ani ahaanteeyda abaayo waila saxantahay qofka bini adamka fikirkiisa halagu ixtiraaamo qof walbo fikir ayuu leyahay ❤
@AymanHassan-d2w
@AymanHassan-d2w 9 месяцев назад
Masha allah. Really✅❤️🥹
@sahraggfbvghsccsheikh5149
@sahraggfbvghsccsheikh5149 10 месяцев назад
Xamdiyey abaay runtii waxa tahay gabar aad uxikmad badan marwaliba waxad kahadashaa xaqiiqda aad wan kujeclahay ❤❤ ee waxan kuleeyahay horey usoco abaayo
@mssimranhussein9182
@mssimranhussein9182 10 месяцев назад
I don't see when you talking about qabil may be qabil is something I don't know
@Nasriin-q9o
@Nasriin-q9o 10 месяцев назад
Gabadhaan waan taageeraa maashaa allah waa naag dhiigleh
@AyanAhmed-l4z
@AyanAhmed-l4z 10 месяцев назад
Abaayo Hamdi saad iskuku hag hagaasan tahay oo kalaan ahay. Lakiin dadka dadkeey waalan. Walaahi dadkan adi xataa jahada ayeey kaa wareerinaayaa.
@xawaahmedsharmake4431
@xawaahmedsharmake4431 10 месяцев назад
Masha Allah ❤❤❤ sax💯🥰🥰
@Halima-h2y
@Halima-h2y 7 месяцев назад
Hambalyo hambalyo hambalyo abaayo mcn
@omfatmaaqeeli5240
@omfatmaaqeeli5240 10 месяцев назад
اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا محمد وعلى آله وصحبه وسلم
@salmomaxamedsanaag6220
@salmomaxamedsanaag6220 10 месяцев назад
Wlhi waxa idilay sida dagan ee ad wax ufahan siisay jah xamdideydii sas aaka rabaa yaqay ❤
@qadrishmohamed9537
@qadrishmohamed9537 10 месяцев назад
Abayo su aal Ku wayndina sariiraha maku qurxsid ama Designgrysid miyaa markasta fadhi lee kugu arka
@yuuuuga1
@yuuuuga1 10 месяцев назад
Fadhi abyo maba soo dhigin wayadan sarirteyda waa soo dhigay. Marar badan hada xataa waan soo dhigay 2 asbuc ka hor radi qali
@SahraAhmed-f6i
@SahraAhmed-f6i 10 месяцев назад
Sidii hore aadbad ugu wacneed wllo wanan kugu jeclayn sidii hore kudayso
@amiiraali2173
@amiiraali2173 10 месяцев назад
Maasha Allah tabaarakallaah cey waa xaraam
@dhamays5603
@dhamays5603 10 месяцев назад
Abaayo arin baan jeclaan lahaa inaan kula wadaago haday macquul thy isoo jwb ama meel aan kaala soo xidhiidho isoo sheeg🙏
@amalcali2134
@amalcali2134 10 месяцев назад
Masha Allah abaayo horumar wacan ku rajeynaaa
@HamdaArahmen-pf3uv
@HamdaArahmen-pf3uv 10 месяцев назад
Hamdi home decore wxd thy qofta wx badan iga badashy wlhi
@user-tm8xg6fm8u
@user-tm8xg6fm8u 10 месяцев назад
Masha Allah waa sax
@Bigayssheikh55
@Bigayssheikh55 10 месяцев назад
Guulayso abyo was taas I. Takaliye engaged maqan😂🎉
@UmuriyaanIbraahim
@UmuriyaanIbraahim 10 месяцев назад
Madax batehee boqor hadaba afaraheni kale ino celi qof ancidi dhalin majiro qofkacidbu kasojeda hadi lo garto ceb maha ❤❤❤❤
@munamohamed1078
@munamohamed1078 10 месяцев назад
Horay usoco xbibti ❤❤❤
@deeqadagan2113
@deeqadagan2113 10 месяцев назад
Saxiix wlle soomaliya Allah soo hanuuniyo dad midoway Allah ka dhigo wlle abyo Allah ku sharfo ilbin aadan Allah kaa qabto 🤲🥰🤗.
@dahaboosman1228
@dahaboosman1228 10 месяцев назад
Manshaallah somali qabyaalad ka hadalkeda goorme dhamanaysa cuqdada Allah ka madobeyo inshallah intas 😊 haysta dawadedaa hala helo
@fadumomohamed-
@fadumomohamed- 10 месяцев назад
Habo quruxeey hdaya snapka ku arkey si toosa u imadey halkan wanka wyey san ku sugayey wan daley dherigelisadeena❤
@saidoali3611
@saidoali3611 10 месяцев назад
Wxaan filaa 3mar ayaa Ka soo hadashay qaali 2mar waad dhaliishay halmar ayaa xooga dhaliishii kadeysay intaas yar miyeey qabyaaldiiate kunoqotay caafimaad Hala siiyo kuwaas
@FADUMOHusseinYUSUF
@FADUMOHusseinYUSUF 10 месяцев назад
hamda walshey waan kusalaamy quruxey ilahay haku asturo dhamanteen ❤waa sax waad kahadli kartaa mawduuca yaala Yutobka qali
@lilymohamedmohamed2660
@lilymohamedmohamed2660 10 месяцев назад
U are psychologist mashallah ❤❤❤❤
@deego9405
@deego9405 10 месяцев назад
❤ Hamdi qaali hore usoc Abaayo🥰
@muslimlivinglife9341
@muslimlivinglife9341 10 месяцев назад
Abaayo horey usoco waan kutaageeraa❤❤❤
@sacdiyocumarshiikhey4087
@sacdiyocumarshiikhey4087 10 месяцев назад
Masha allah qurux dumar sethy abayo
@happyali5541
@happyali5541 10 месяцев назад
Xamdi dhemaney abayo hore usoco fikirkaga ada xor u ah qalbi hal codsi pls qimarada sa uxirata ka hela pls no so gali waxa kalod noso celisa decorkii
@yuuuuga1
@yuuuuga1 10 месяцев назад
Haye qaali waa idin soo galina
@happyali5541
@happyali5541 10 месяцев назад
@@yuuuuga1 wa sugi la ahy qali hore usoco
@madinaomar2344
@madinaomar2344 10 месяцев назад
Habo warsame waa nin❤alaha noodhaafo ubadkeena dhamaan xoriyadu waa horumar
@mumtazkhalif1095
@mumtazkhalif1095 10 месяцев назад
Abayo ani ahan nafteydi hdn kahadlo figradada anku nafisaa msh allh runta kahadasha wadne daganthy msh allh alle haku xifdiyo
@fertunali1007
@fertunali1007 10 месяцев назад
😂😂😂 Abaayo shekadan rooga cas ima cajabin isla weyni ayad ku hadashay inkastoon weligey ku afxumeyn laakin hadii rayigeyga usan ku cajabineyn ana ganbalelka ayan daminayaa adigana roogada nadif haku ahado. Nag kasta iney wax kugu dul xamato ayey rabtaa Lagana dhegeysto jag kan inte göra så xbt
@abdisalanwarsame6527
@abdisalanwarsame6527 10 месяцев назад
Wa sax wallshey Allaha ha ku siiyo wallshey cimri dher iyo cibado suban Allaha ha ku siiyo wallshey nolosha kuma ciisho abyo nolow intii nolol jiirto wallshey qaali ah nolow intii nolol jiirto abyo❤❤❤❤
@umuaxmed5402
@umuaxmed5402 10 месяцев назад
Oo markaad daraad cananaeysay qali oo sidaa ogaa runta ugushegeysay qabilka maras xaguu jiray wayaabe alla somliya bal xamdi iyo qabiil xata gabdhihi liveka lasarna oo xamdi lawada Cida aha wey dhaliileysay vidowgii daraad seloqancinaa Marka cajib
@fartunabdullahi7711
@fartunabdullahi7711 10 месяцев назад
Nacala sheydaan ku yaale wan ku saaray 😂 eebaay cadeey
@yayaissa8791
@yayaissa8791 10 месяцев назад
Je suis a Djibouti je vue ta vidéos et tu as totalement raison ma belle 😊
@Halima-h2y
@Halima-h2y 7 месяцев назад
100 kun
@ruqiyoshariif2619
@ruqiyoshariif2619 10 месяцев назад
Haa wlhi gabar walshey cay uma quuro inta gabr RU-vid leh wan iska dawada mid xun iyo mid wanagasan mid kastan wan la kaftamaa wlhi cay inaan qeeb ka adan jacelahaye gabdha soomaliyeed wan taverna 🙏🏻👀🦻
@roodacawil4410
@roodacawil4410 10 месяцев назад
Reer commente hadanu nahnay maalinkastaa qacbaa nagaa yeedhaa iyo canaan jogtaa lkn dulqadkedaa waanu leenahay 😂
@fertunali1007
@fertunali1007 10 месяцев назад
😂😂😂 waala isku dhiban yahay maxase la iska taraaya. Aniga wax hadan fahmi waayo tartiib wa iska baxaa kalif majiro
@XamdaApdi-p6p
@XamdaApdi-p6p 10 месяцев назад
❤😅
@iqramohamud7555
@iqramohamud7555 10 месяцев назад
Love u abyo how is your day🎉
@HamdaArahmen-pf3uv
@HamdaArahmen-pf3uv 10 месяцев назад
Abayo mcny sida naftada lo dhiriyo kaso hadal
@CaaliyaCusmaan21
@CaaliyaCusmaan21 5 месяцев назад
Asc abaayo gabar ine kula hadasho rabto waaye abaayo meel walpo waka raadiye abaayo whatsapp kaga iso dir🙏🏻
@xamdijarax8324
@xamdijarax8324 10 месяцев назад
Maasha allah somali runta ayad ushegtay ❤❤❤❤
@ladanmuhumed1367
@ladanmuhumed1367 10 месяцев назад
Naagaha Yurub jooga ayaa ciilan walee...Iyadoo 10 sano ama 15 sano jooga ayey bus 🚍 raacaya....Hablihii USA 🇺🇸 Maraykan Shalay Dayrka ka booday..Gaadhi ayey wataan...Isku level Maaha 15 sano iyo 1 sano..
@idil_onlion
@idil_onlion 10 месяцев назад
😂😂😂gaarigu kula weena Kkkkk gari waxa ween maahan qof cilana ma jiro adigu naftada Ka waran dhan waliba ma Ka dhisan tahay i hope inaad sifiican u fakartid qaali 😎😎😎😎
@ladanmuhumed1367
@ladanmuhumed1367 10 месяцев назад
​@@idil_onlionQof Qurbaha Gaadhi waa wax weyn wll ...Meel walba ayaa gaadhi ku xidhan hadii kale waad Hoogi doontaaa
@aaminasahra1875
@aaminasahra1875 10 месяцев назад
Dadka baabuurta farsameeyey wey lugeeyaan badanaa ,sababtuna waa lugta caafimaadka bey u fcnthy .
@ladanmuhumed1367
@ladanmuhumed1367 10 месяцев назад
@@aaminasahra1875 halkan cafimad Uma jeedno...Hawlaha gaadhiga uu qabto wlll.....
@Shamsuuni987
@Shamsuuni987 10 месяцев назад
Hamda garaad bdn
@Xamdicabdulahi-pz6nz
@Xamdicabdulahi-pz6nz 10 месяцев назад
Walaasheey hamdi dadka qaar garaadkooda kuma filma haubixin waxaan kugu naqaanaa run sheegnimo hore usoco xabiibtiiii
Далее
When Goalkeepers Get Bored 🤯 #3
00:27
Просмотров 1,5 млн
#慧慧很努力#家庭搞笑#生活#亲子#记录
00:11
Jeceelka see loo ilobaa || Amalina  ||❤️🧡💜
9:32