Тёмный

WAXA LEYGU AMRAY INAN JOOJIYO KASO HADLKA DHAQALAHA 

Ruumi Channel
Подписаться 81 тыс.
Просмотров 9 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

8 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 114   
@user-zd5yt5fb9r
@user-zd5yt5fb9r 3 месяца назад
Ruuney islaantan iyo kuwa lamid ka ah ha joojin warkooda ❤❤❤
@NaimaAli-yq6fi
@NaimaAli-yq6fi 3 месяца назад
Runeeey abayo wlhi waqti yar ban toos kugu xiranhy wax badan baaa kafaiday mashallah guriga xata wuu iii qabobay lacagta wan kala mareya thank you abayo
@maryambishar1913
@maryambishar1913 3 месяца назад
Aniga waxay ila tahay talo wanagsan markii qabrada ey yurb eyuledahay eybadan tahay marka xaga wanaga laga fiiriyo wixi ad u arta in ey ficayahin kaqado
@abdallajama1823
@abdallajama1823 3 месяца назад
Kkkkķk waxaan umalaynayaa inuu nin duleeyste ah ayaa qoray oo doonaya ..naag uduleesto kkkkl
@star-ut4ii
@star-ut4ii 3 месяца назад
😂
@maxamedxuseen4516
@maxamedxuseen4516 3 месяца назад
Maashaa allaah walshy guulayso qaali mcn❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@luulmohamud
@luulmohamud 3 месяца назад
Waa runtaa xbbti Ruumi dad yar ban ku daawanaa nadaafada cuntada waa dhiirigelin fcn kuna faraxsanahay gabdhsheena soo gudbiya dhaqaalahs ini ahaan muhiim iyo dhiirigelin ban u arkaa thanks sister sida aqlaaqeysan aadvuga fakcelisay jazaakallahu kheyran aad na dhiirigelid❤❤❤
@fadumomohamed-uf3lb
@fadumomohamed-uf3lb 3 месяца назад
Walaal ha joojin dhaqalah waaayo maanlin walaba hooyo ayaa faiida❤❤❤
@user-fp3by1rq2s
@user-fp3by1rq2s 3 месяца назад
Abyo hurey usoco wan ku wadanaa runtii aniga hada dhaw kugu soo xirmey m.a abyo waana kugu faaidey wax badan waan kaa dhaxkey marka dadka warkoda naga hurey noo sii wad madaxaa noo saara thy
@kanzaamsterdam2868
@kanzaamsterdam2868 3 месяца назад
Wel done keep going ❤
@user-mu7th8hu1c
@user-mu7th8hu1c 3 месяца назад
Masha Allah sidaas ku soco wax qayr Allah aad gabdhaha walaalaha ah u sheegeysid qof ha u joojin
@UmuHamza-12
@UmuHamza-12 3 месяца назад
Jazakaallah khair Ruumi 😘
@Yasmeen-qp2kb
@Yasmeen-qp2kb 3 месяца назад
habo macaan waxa haw joojin... we learn a lot from u wallahi.
@FatmaNuuro23
@FatmaNuuro23 3 месяца назад
Kolley maamadan dhanka wanaga hadalkeda ka fiiri, waxaa laga yaabaa iney talo ka tahay marka dhanka fiican halaga eego.
@FaadumaAbdi-zh9sn
@FaadumaAbdi-zh9sn 3 месяца назад
Ruumiyay inoow nin yahay malaga yaaboo fariintaan waxa soo qoroy kelmeda yareeey inta badan dumarku ma isticmaalaan marka nimankana ma ogola ineeey gabdhuhu wax yeeeshaaan ayaga in la weeydiisto wax walbo markoow rabana kuu diido marna kusiiiyo marka horay usoco abaayo baraamijyadaan dad badan ayey noloshooda bedeleeen sidaan ka arkay comantiyada
@asmaasma5194
@asmaasma5194 3 месяца назад
Wllshay anigu ma aqaano shuruucda yurub why somaliland joogaa wllshay waad fcnthy lkn iska hubi in wax dhibi kaaga iman karo wan ku taageeraa.❤❤
@alexlucaz1132
@alexlucaz1132 3 месяца назад
Masha Allah quruxeey ❤❤
@freuhassan8175
@freuhassan8175 3 месяца назад
Rumeya laga yaba iney adiga ku naxeyso lagana yaba inu qof xasiit ah o kaxuun hormarka Gabdhaha lakin adiga xaga wanagsan kaqado arinka dhiri galinta iyo dhaqalaha halkeda noga waat ilen lacagaha aan mel dhiganeyno mahan lacaga carurta inta badaan gabdhaha wey shaqeyaan Allah ku xifdiyo carurtana alllah kudhowro anaga Allah nodhowro ameen
@Rodaqalanjo
@Rodaqalanjo 3 месяца назад
Sax wallahi aniga ka mid ahaa dadka bank ku adegan jiray waligay lacag kama saari jirin Alxmdulilah waadna bad badisay abaayo mahadsanid Khayr Alle haku siiyo 🤲❤
@zamzamgamadid464
@zamzamgamadid464 3 месяца назад
She should stop demoralising you continue siz
@nasteehomahamed1112
@nasteehomahamed1112 3 месяца назад
Guul somaliweyn
@katramandeq45
@katramandeq45 3 месяца назад
Gabdho aan waali iyo walalbo lehen oo dhira galin u bahan ayaad hoyo u tahay abayo dad hau jojin ❤
@AsmaYusuf-tf4sh
@AsmaYusuf-tf4sh 3 месяца назад
Asc Wllo from jarmalka waxa is bedelaye Markii an ku barataye markii dhaqalah ma Aqano Walahay dadka xisidiinta ah no daa dhalahii qaliye ❤❤❤❤❤
@Hawo-lula
@Hawo-lula 3 месяца назад
Dadka xaasidka lagu yaqana calaamada haas ha u joojinin abaayo horay u soco aniga nafteyda marka ka hadlo wax bdn aa ka faa,iday jazakallahu qeyr hana naga joojinin xabiibti horay no sii wad🙌🥰
@AskaAhmed313
@AskaAhmed313 3 месяца назад
Aniga waxa ay ila tahay inaad xur tahay wanag ad sameyneysana ajir ayaa ka helee marka mama quruxey hore usoco❤
@zamzamabdullahi3669
@zamzamabdullahi3669 3 месяца назад
Ruuuney abaal baankaga hayaaa dhaqaaalaha wlhy cidna ha ujooojin wllo
@fatimaabdiaziz3963
@fatimaabdiaziz3963 3 месяца назад
Asc Ruumi abayo aad ayaad u mahadsanthy abayo barnaamijkaaga aad iyo aad ayaan u taageeraa qaali hanaga joojin dhiiragaliso aya noothy abayo cidna ha u joojin ruuney wanku wadana abayo ajar alle hakaa siyo.
@nimcoxasan4832
@nimcoxasan4832 3 месяца назад
Maamada wey kula talisay abaayo wadan gaal ayad jogtaa lacagahan mesha aad kuso dhejineysid waxa laga yaaba gaalada iney mashquul kaa dhiktaan waa runted abayo aayar usoco
@ruumichannel
@ruumichannel 3 месяца назад
Galada waa ogyihin waxan ineysan lacag run ah eheyn
@user-nt5sz6dg2r
@user-nt5sz6dg2r 3 месяца назад
@@ruumichannel hhhh wlhy massageka gabadha wan layabey kkkk galadu kute kkk aniga bari aan wadanka ku cusba ayaa gabadh dumashidey ah iyo inan ay dhashey ayaaba faabiyo cadiya igu ridey anigo uur leh wlhy ilmihi igu horeyey ayan uurkisa laha wlhy ila hada wan layaba dumarkasi waxey ka sheekeyn jiren lkn ilmihi labad wlhy waayo arag ayan aha xita hal malin ma odhan waxa iyo waxa maxa lagu qabta wax idhiba iyo wax kale ma arag marka dadka qar gaalku wuu ku oganaya ayuunbey ku odhanayan ma danbi ayan galey yaab
@user-nt5sz6dg2r
@user-nt5sz6dg2r 3 месяца назад
Hhhhhhh
@nimcoxasan4832
@nimcoxasan4832 3 месяца назад
@@user-nt5sz6dg2r hhhhhhh
@kowsarmohamedisse4209
@kowsarmohamedisse4209 3 месяца назад
Anigu khalad uma fahmin wax yaabaha qaar waa wax dhaca waxa ay kahadashey. Lkin dadku isku si dadka wax uma fahansiyaan
@sadiyofarah3148
@sadiyofarah3148 3 месяца назад
Quruxey seetahay ❤
@FaadumaXasan-sy5xu
@FaadumaXasan-sy5xu 3 месяца назад
Ruumi.abaayo.hooyo.dhiirigalintada.saaid.kujecelahay❤❤❤❤❤
@hiladan7554
@hiladan7554 3 месяца назад
Ruumiyey waanaxay waajoojinaa markaa dhahday waayo wax badanaa kaafaiday walaalokaloo kafaidi doobana wajiraan insha allah marka waxaan kudhihi lahaa hanaga joojin inoowad maamadana rayigeeda wakumahdsantahay
@nimcosagal1044
@nimcosagal1044 3 месяца назад
Hajoojin qli horumarbanu kabaraneee
@fardosaaweys4421
@fardosaaweys4421 2 месяца назад
Asc abayo waan ku salaamay Joogin warkeyda majirto horay u soco hadaan runta kuu shego mar allaalo markaa jikada galaayo dhaqaalaha markaa ka hadleyso daartaa
@Nsead-pu1swnadia
@Nsead-pu1swnadia 3 месяца назад
Wllo qali wixi kugudhiba iskada khalas qali walaahiy wa dibad mesha tagtya qaali wulajedkaaga wawanag lakim is ilaali un qali macan
@gamer5Real
@gamer5Real 3 месяца назад
Sax waayey qaali qurux ❤❤❤
@cadniccasiis1328
@cadniccasiis1328 3 месяца назад
Asc xbty qli allh haidin xifdiyo adiga iyo caruurtaada hajoojin dhiirigalinta dhaqaalaha horey usoco
@suhurdiamond7319
@suhurdiamond7319 3 месяца назад
Qoraalka ay soo qortay waa funny wllhi😂 inaad cayr qaadato bay u malaysay😂😂😂
@sahrahajjiabdullahi8601
@sahrahajjiabdullahi8601 3 месяца назад
Ha joojin wllo walhi wan ku faidnay
@basromahamed9517
@basromahamed9517 3 месяца назад
Siwad wacyigalinta waxaa lagayabaa mamada wiilkeda okaxanaqsan xaskisa oxogaa aruursatay inuu soqoray komantiga cidna haujojin
@user-fx6xm8kq2i
@user-fx6xm8kq2i 3 месяца назад
😂😂😂 macqul wayey abayo
@faizafarah3782
@faizafarah3782 3 месяца назад
Asc abayo qofnah ha ujoojin rayigaaga aad bulshada uhaysi horay usoco walalo kujecelbad hasataa waxaba ha uarkin halhalka qof qoraaladoda ❤❤❤❤❤ ❤❤
@sidiabukar302
@sidiabukar302 3 месяца назад
Asc Wax qalad ah aad sameysay ma jirane ee qofka kommentiga so qoray aya si qaldan wax uu sawirtay ama uu fahmay. Walashen hore uu soco Hormar wacan wayo dadken joogo qurbaha qaasatan hooyoyinka ama dalki jooga, qofwalbo uu bahaan taloyin dhan kasta ah waa uu mahiim mel ow kaheli karo iney jiran. Wana kumahadsantahay ina bulshadada laqaybsatid qibrada aad ledahay ee wanaagsan.
@faadumofaarax5678
@faadumofaarax5678 3 месяца назад
Rumi kichin hore usoco
@bilicdawadanka4199
@bilicdawadanka4199 3 месяца назад
thgs abyo mcn ❤
@barnihajiali4896
@barnihajiali4896 3 месяца назад
Waxan maqli jiray habar ba iska hawhawle heelada inoo tuma waxa haw joojine hawshena no wad ruuneeey halganka nolosha qofki ka hadhaa habsaamay hore usocda dhamantin 🥰🥰🥰
@nimaamohamed7137
@nimaamohamed7137 3 месяца назад
Jazakallah khyr walal nosii waad waa nodirigalin
@najmaAbdi-fr9fz
@najmaAbdi-fr9fz 3 месяца назад
Ayada yurub maxayka qabsatay bal waydii 😂😂😂wlh somalida wa funny
@user-qw6gl2lt7z
@user-qw6gl2lt7z 3 месяца назад
horay usoco qali cadowgagu hajabo allaahna ha ku xifdiyo
@user-id5eg6ye1n
@user-id5eg6ye1n 3 месяца назад
Ha joooojin plz❤❤❤❤❤❤❤
@fardowsoabdikadir847
@fardowsoabdikadir847 3 месяца назад
Naa wll anga oohina ihaysa😢😢😢 dahab bnku riyonayy wliba in bdan heer aan mrka dahab arko ilmeyo mdama anan gadan karin mudo 2sano bn lcg 1400 ah aruurshy finaly wxan rabay bishan mrkay dhamato inan so gato dahabki anku riyoonayy lkn nasiip xumo hbynkii sabtida ba hoyaday isowacday iydo ileh wllkagi uganda joogy kaarki qaxotiga wu qaatay wxa lyska rba lcgti uku dhofilaha wxana kguso qoray 1000dllr😢😢😢
@FaadumaAbdi-zh9sn
@FaadumaAbdi-zh9sn 3 месяца назад
Hooÿada waxaad siiso waa waxa kuso laabanaayo sababta ducadeeda abaayo
@amaalahmed9734
@amaalahmed9734 3 месяца назад
Inoo wad dhaqaalaheena aduunka dhan baa ka hadla ❤️❤️❤️
@gamer5Real
@gamer5Real 3 месяца назад
Masha Allah ❤❤❤❤
@yasminsalad4048
@yasminsalad4048 3 месяца назад
Abaayo ha joojinin anaga u bahan dhiri gainyaada noo wad Arimaha dhaqaaalaha aad Iyo aad ayan ugu faidey Jzkl
@muniishmuniish8983
@muniishmuniish8983 2 месяца назад
Haa u jojin plz sister ❤❤
@SahraCali-gk4pc
@SahraCali-gk4pc 3 месяца назад
War uanaalakaan waa janal soomaali kusoco marogaragaraamka rumi ❤❤❤🎉🎉
@zahraabdirahman6385
@zahraabdirahman6385 3 месяца назад
Hajojin abayo walahi waxbadan ayan kafaiday aniga
@umuaxmed5402
@umuaxmed5402 3 месяца назад
Ruumi gormaad kaweynaanee comt ina soo qadato walaaley qof kalsoni leh oo barnamijyadeeda ku kalson noqo lkn comment inuu kusameyo ma.aha
@hiboharaf5504
@hiboharaf5504 3 месяца назад
Ruumiyey barnaamijkaan dhaqaalaha ardaydii ku aflaxday baanka mid ahay umadaan wareersan oo wada taliyayaasha warkooda ha'u joojin meel aanan loo dirin waakasoo warawi jireen maamadaan layaabi maayo soomali badankeen waa sas wax faa'ido u leh mayaqaanaan .
@sadaisheekh3981
@sadaisheekh3981 3 месяца назад
🎉🎉🎉🎉
@abdulaahibudul3762
@abdulaahibudul3762 3 месяца назад
Masha allah nosobadi dhaqalaha mahadsanid
@naimo33
@naimo33 3 месяца назад
Hana joojin walaly waxaad ka hadasha wax cidi kugu qabsada manahee
@nuurtocalichannell2059
@nuurtocalichannell2059 3 месяца назад
Ruuney ha joojinin dhiirigilinta wan u bahanahy ❤❤❤❤❤
@user-yh8yw1yv6b
@user-yh8yw1yv6b 3 месяца назад
Waxy kaxunty horumrkaaga xbbti hore usoco qaaliyey
@halimosalad6076
@halimosalad6076 3 месяца назад
Walaley rumi marnaba haa ujawabin dadka hadad waxay way kutaba dhiganayan malinkasta tuba soqori kamanti adan jeclen marka firi iska dhaaf haa kasojawabin waaa un igatalo walashay
@Khadro-ze6yh
@Khadro-ze6yh 3 месяца назад
Rumay aniga waxa ay ilatahay nin naag iskadhigaya marna arin adan warka han inay jirto madama tiri yurub sbbta haraciso
@nasracali1316
@nasracali1316 3 месяца назад
Roney kortada iyo biyahana kaso hadal iyo gabdhaha somliya joga oo dharka iska gadanaya faatalaya
@jasminsaid6553
@jasminsaid6553 3 месяца назад
Abaaayo mamadu waa hooyadaa oo kale waan qof kaa naxay ee dhib ha u arkin tan kale barnaamijkaaga dhiirigalinta wlhi anaa koow ka ah dadka dhiirigalinta ka hela Lkn maadama aad tahay hooyo ilma haysata oo qurba ku nool simpel Vedio yadaaada intii la qaado baa la turjimi karaa waxaan la dhihi karaa waxay dadka ku dhiiri galisaa ineeey familyda ciyaaalka haysta ineey lacagta cunadooda meel ku save garaystaaan taas oo adi daba gal lagu gu sameeen karo iyo in aaad lacago meel dhigtay oo ilmahaaaga kharash galin marka bal meela badan wax ka fiiiri Ani sweden baaan joogaa wlhi waxyaaabaha soomaaali dhexdeeda isjaajustay waad yaaabin
@AsliIdriss
@AsliIdriss 3 месяца назад
Ruumi ruuney abayo hanaga joojin mamada wixii fiican ka qaado wax kale iska daa mcney wax badan aya kaa faaiidney ❤❤
@nasracali1316
@nasracali1316 3 месяца назад
Inta abaal kaaga heyso kabadan oo ku duceyso
@khadrhassan8724
@khadrhassan8724 3 месяца назад
Saving waa loo ogolyahay dadka xataa haday caydh qaataan qof faro madhan ma fiicna
@dahaboosman1228
@dahaboosman1228 3 месяца назад
Manshaallah 😍🥰
@zahramohamed9542
@zahramohamed9542 3 месяца назад
Hhhh anagoo yurub arag iyo America toona ayaa garanayna maxaa ka qaldan wll noo wad casharada adoo mahadsan ha u joojin
@abdiaziz8682
@abdiaziz8682 3 месяца назад
Waan Salamay Abaayo ruuney. Waxaan kamid ahay. Hoyoyinka soamaliyed waxaad notahay shidaalka. Aan kusocono dhinaca. Dhaqalah markii ladhaho dad waxaa jiro malinka eey san kudawan. Cajis tareemo. Oon aniga kamid ahay wax fiican ayaan kafaidey mahadsanid wllo nosoobadi macanto ❤
@hiboragehaji
@hiboragehaji 3 месяца назад
Ha joojin plzzzzzz my sister
@FaadumaXasan-sy5xu
@FaadumaXasan-sy5xu 3 месяца назад
Abaayo.hajoojin.dhaqaalaha.walagafa.iidehe❤❤❤❤
@hamdanuura3960
@hamdanuura3960 3 месяца назад
Abaayo Waxan ka fiirsada hargeisa dhaqaaluhu waa muhiim gaar ahaan hadaynu dumarka naxay ha u joojin cida ku leh jooji
@MOHAYano
@MOHAYano 3 месяца назад
Walahi benta ma ahaa walashey
@sadiyofarah3148
@sadiyofarah3148 3 месяца назад
Waa runtaa maasha alah
@nuuraabdalla5927
@nuuraabdalla5927 3 месяца назад
Inay raacisay ahayed sababta inaad joojiso ay tahay dad badan ayaana ubaahan talooyinkan lkn dad waxaa jira 50sano shaqaynaaya hadana aan waxba kahaysan oo nidaam aya ku horu maraan aqoonin oo eber kataagan rumi adna see laguula soo xadhiidhi karaa WhatsApp kaaga see lagu heli karaa
@ruumichannel
@ruumichannel 3 месяца назад
Snapkeyga ruumi_kitchen igala so hadal
@shugrimohamed7357
@shugrimohamed7357 3 месяца назад
Koley dadka aan la joogno waa xaasidiin dadaal un bey ka wadaa xumaan ha u qaadan
@abdulaahibudul3762
@abdulaahibudul3762 3 месяца назад
Anagaa ubaahan dhaqalaha abaayo
@user-pw3hm8wh8c
@user-pw3hm8wh8c 3 месяца назад
Cadaankay shegayso iyaguba way ka hadlan dhiirigalinta iyo ka hadalka dhaqala
@aminaabdirahman116
@aminaabdirahman116 3 месяца назад
Ha u joojin wll waxaas dadka qaar horumarKAAGA MA RABAAN
@duvacandy5673
@duvacandy5673 3 месяца назад
Buufise qabta waxa rabta ka hadli kartaa o nolosha ama nolol maalmedka kusaabsan xata hadaadan eheen sitizen
@hafsanoribrahim8644
@hafsanoribrahim8644 3 месяца назад
Mama hanaga joojin please
@user-nt5sz6dg2r
@user-nt5sz6dg2r 3 месяца назад
Yarey waaba qof warersan kkk
@Nsead-pu1swnadia
@Nsead-pu1swnadia 3 месяца назад
Dumarka wlo horumar maraban waxa la idhah bes rarnaada oo foolxumada wayo waxan ba is idhi dumar maha wa rag kuwan hadlaya wayo gabadh walba wanag bay jeclanlahayd maha wlo dhib aye kulajeclaym gabadhu
@RisaaloBashiir
@RisaaloBashiir 2 месяца назад
Abyo.mahn.yasitan.
@Caliya529
@Caliya529 3 месяца назад
Umalen maaayo Comment tiga iney soqortey qof dumara Waaa nin
@modernsomalifood
@modernsomalifood 3 месяца назад
Maamo 65 jirta yarey masoo qorteen 😂😂😂😂😂😂😂
@user-nk6zh9mi5t
@user-nk6zh9mi5t 3 месяца назад
Good ha joojin
@fardowsoabdikadir847
@fardowsoabdikadir847 3 месяца назад
Na wall hnaga joojin plz😢
@rawihassan8615
@rawihassan8615 3 месяца назад
Ruuneey lacagaha aad ka hadasho in meel wax la dhigto looguma tala galin in meel laga dhigto waxaan ka hadlaa dadka ceyrta qaata galada wey u soo xisaabisay familyga tan ay kugu wacday yareey waxaa laga yaaba 65 jir xamar ku dhashay inuu yahay 😅
@user-im1xn4lt7p
@user-im1xn4lt7p 3 месяца назад
❤❤❤
@MadinoJimcale
@MadinoJimcale 3 месяца назад
Mamadu waa qofween laga yaabee in ay ku canananeyso oo ay wax badan ogtahay waxaay ilatahay in ay dhib kula neceyso balse aniga ahaan wax badan ayaan kaa faiday ruumiyey sikastaba ha ahaatee mamada kolaba wax bey ogtahay oo ay usoo qortay fariinta
@user-te8ci6qf3v
@user-te8ci6qf3v 3 месяца назад
Ruumi ha joojin dhiirigalinta AAD no hayso
@xamdicaday7163
@xamdicaday7163 3 месяца назад
Abayo talo wayel waye
@ashasangbe9449
@ashasangbe9449 3 месяца назад
Ha ubixin abaay
@user-nk6zh9mi5t
@user-nk6zh9mi5t 3 месяца назад
Ruuneey taasi waa kaa maseertay how joojin amarkeeda jilicsan
@user-nk6zh9mi5t
@user-nk6zh9mi5t 3 месяца назад
Ruuneey taasi jealousy how bixin warkeeda
@aragsan5690
@aragsan5690 3 месяца назад
Hoowshaada wado yaa yiri dhaqaalo ma yeelan kartit hadaad qaxooti tahay .Baar meeqaaloo loo ogol yahay in aad heeysato.
Далее
WAAN KU KALSONAHAY NINKEYGA QARASH KAMA BAQAYO
13:41
Просмотров 13 тыс.
Самый БОЛЬШОЙ iPhone в МИРЕ!
00:52
Просмотров 138 тыс.
Will A Guitar Boat Hold My Weight?
00:20
Просмотров 80 млн
Queen Of Ajuuraan, Maxaa Helay?😔
34:51
Просмотров 9 тыс.
5 HAB OO LOO MAAMULO LACAGTA
11:25
Просмотров 72 тыс.
Bilowga Ganacsiga,👌
14:57
Просмотров 12 тыс.
Maaraynta Dakhliga Shaqsiga
13:16
Просмотров 2,1 тыс.
Maqal Ma jira Dumarka  Ku Nol Kenya 🇰🇪 Nayrobi
13:14
50'000K AYAAN SHAQEYSTAY XAGEYN GEEYAY
11:51
Просмотров 16 тыс.