Тёмный

"Waxaa noo yeeray Madaxweyne Saciid Deni,wadatashiga ayaa loogu yeeray Xildhibaanada Puntland" 

Somali cable
Подписаться 377 тыс.
Просмотров 12 тыс.
50% 1

"Waxaa noo yeeray Madaxweyne Saciid Deni,wadatashiga ayaa loogu yeeray Xildhibaanada Puntland"Xildhibaan Saciid Cali Muuse.

Опубликовано:

 

20 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 48   
@omarishirwa
@omarishirwa 10 часов назад
Musuq masuq waa waxa somali dumiyay aduunyada waa no.1 somalidu waana ummad muslim ah yaabka aduunka DIINTII AYAY FASAHADIYEEN SOMALI
@JamaDhabad-f7j
@JamaDhabad-f7j 10 часов назад
Dastuurka sificaan ma uusan u aqrin Xildhibaanka
@aaranherbal6526
@aaranherbal6526 9 часов назад
Xildhibaan Siciid muuse waad ku sugtay musuqu waa meheradooda
@zahraabdalla7376
@zahraabdalla7376 11 часов назад
Musuq maasuq. Masha Allah Xidhibaan . ❤❤
@zuhurzeyn2376
@zuhurzeyn2376 8 часов назад
Mashaa Allah welcome back home 👏👏👏 odeyga dictator nimo ayu raaba. Kaaso teeega. Sheikh sharaf Aya la disaya Bi’Idnillah.❤
@gesood1
@gesood1 7 часов назад
Ninkan Jareer,weeyne miyaa
@Norabdik
@Norabdik 10 часов назад
Adeero bakhaarada hanaga caayin anakee xirana system noo leyihiin hadaa iska war Haynin 😅
@MohamedHassan-jq8gu
@MohamedHassan-jq8gu 7 часов назад
Haddaan nahay bakhaarleey xildhibaanka waxaan ka sugeynaa meel-ka-dhaca uu nooga dhacay inuu raali-gelin ka soo bixiyo..😂😂😂
@mustafeali14
@mustafeali14 8 часов назад
Maxaa naakhuudayaal iyo nacabsoomaali ladagey.
@HarestoFarah
@HarestoFarah 5 часов назад
Kan waxankadhax arkay tagerada Ethobiya CBB
@abdiqanihuseen1414
@abdiqanihuseen1414 6 часов назад
Xasan sheekh iyo xamze iyo baarlamaanka kuligood waa musuq maasuq qalin shubato ah oo aan wax dan ah ka lahayn waa tuugo aan waliba wax sharaf lahayn Xasan sheekh iyo dawlanimada maanta waa dalkii oo cadow gacanta loo galiyay waa dalyahow aan dad quman lahayn kuligood dalka uma shaqeeyaan ee cadow iyo calshooda ayay u adeegaan dadka somaaliyeedoow midooba aan daba dhilifka iyo tuuga dalka aan maaula niri waa in iska qabano waa hadaan dal iyo dad rabno Somalia 🇸🇴❤
@Shaamil-Basayev
@Shaamil-Basayev 8 часов назад
ILAAHAYOW UMADEENA SOMALIWEYN OODHAN QEYR U KA DHIG ALLOW ISKU KEEN DHAMAN SOMALIWEYN OODHAN
@AbuukarMohamed-v4t
@AbuukarMohamed-v4t Час назад
Amin amin wll
@FutoXar
@FutoXar 4 часа назад
Xassan sheikh lacagta daynta oo uu soo qaatay , hantideenu miiska saaray iyo resourceska Puntland iyo gobolada kale inaga maxaa inoo tala ah Somali somali layne
@gaaldiidd
@gaaldiidd 48 минут назад
Xildhibaanka codkiis ayuu lee yahay, codkiisa hadii oo shaqeyn waaye in oo qabiil ku noqdo waa waxa lagu yaqaan Daarood, Daarood kama weeyno qaranka, Dowlidnimada hala ixtiraaamo, lugooyada ka daaya shacabka soomaaliyeed
@AlaaleAlaale-kq1qr
@AlaaleAlaale-kq1qr 9 часов назад
Hala eryo oromadaan xildhibano maahee
@jibrilculusow5413
@jibrilculusow5413 10 часов назад
Puntland Ineyjoogtaba Ma aheyn Barlamanka soomaaliya Maadaama ay wadashqayn kadhexeeyn Munaafaqadiina Nagalataga
@abdinasirabdullahi1037
@abdinasirabdullahi1037 10 часов назад
Taasaa sax ah Kuwii uu matalaadda u ahaaba haduusan Heyn waa ku ceeb in uu waji qalalan lasoo taagnaado
@farhanabdi1102
@farhanabdi1102 10 часов назад
KKk Puntland meeshay ka maqantahay maxaa yaala xageese lagaynayaa
@N.A.M1234
@N.A.M1234 10 часов назад
Waddanku wa 4.5 xisabta halagu darsado waqtigu CADOWGA u liito wa Ethiopia wa nasib daro in siyasiyinta somaliyeed ugdad ayey ISKU hayaan dadki somaliyeedna lagu jahwareriyay qabil iyo cunfi
@HusseinHAbdi
@HusseinHAbdi 9 часов назад
​@@abdinasirabdullahi1037kuwa reer waqooyi sheegta yeey wakiil ja yihiin oo aay gacanta kuhataan mise qabyaalad baa ku indhatirte
@abdulkadirhalane6402
@abdulkadirhalane6402 8 часов назад
Ama siciid Hadin yeero ama Zinjbaar u yaaca waxaba😂 sooma Kordhin dontaan Mida kalle maxa xisabata xamar waxad ka hadli karata maraka aad siciid dane kaso dhadhicso in Xisabata la isla yeesho May may may taydana waxan😂 ku cunaya garowe taadana aan kula xisabiyo Adeer waxas haye wa diiday waliga Haso noqonin Hadad rabato
@AflowmaxamedWarsame
@AflowmaxamedWarsame 9 часов назад
Xisaab sanadeed ku lahaa war dheh mugdi sanadeekii oo sadex waraaqood ku qoran baa nala tusay lacag baa maqneyd waa wax dhici kara lama socotaane waxaa jira lacago rooxaan biyo lagu siiyeey Haa hadaan gartey wixii maqan halkaasey ku maqan yihiin run baad sheegteen wadda shaqeyn wacan
@ibraahimmahamud5148
@ibraahimmahamud5148 10 часов назад
Waa wareeeey war waxani ma orom baa mase waa somali sinsibaaar waxaas baa inoo ah xildhibaano aynu bil kastaa siino 5000 oo ah canshuurtii reer muqdisho , war reer muqdishoo is maqal majiraa mooryaantaan iska buriya calooshooda xaaraan baa ka buuxdo xitaa afsomaliga baa dhib ku ah bal eeg sida uu uhadlayaaa
@omarosman619
@omarosman619 8 часов назад
Xildhibaanku waa nin carab ah oo hooyo boqortooyo dhashay ma aha sidaada Bantu xagaa nagaga yimid Mooryaanow.
@mohacosta3595
@mohacosta3595 9 часов назад
Adunka. Maxa ka quseyaa Dalku aw sheegayo xagee waye
@BurhanHasanMohamed
@BurhanHasanMohamed 8 часов назад
Wàaruntiis hadanaa dadkii baa lacashuurayaa wixii dhintay ito mkwa nool
@ffhh6448
@ffhh6448 8 часов назад
War yaan afka laguu soo duubancaawa
@farhanhunnaf
@farhanhunnaf Час назад
Boowe kani ma majeedheenbaa mise waa beesha jareerweyne🤣
@Abdirizack_ar
@Abdirizack_ar 8 часов назад
Looma dhamo warkeeda wuu dhamaaday. Orda Emirates-ka iyo Ethiopia la soo tashta ileen keligiin go'aan u wanaagsan Somalia ma qaadan kartaane.
@abdihafiidahmed8950
@abdihafiidahmed8950 8 часов назад
Powe, baqaarka deen baa lagu yeeshy malaha. 😂😂
@Abdirizack_ar
@Abdirizack_ar 8 часов назад
@@abdihafiidahmed8950 😂😂😂
@cirjiidh77
@cirjiidh77 10 часов назад
Dawalada sow ma diidaneyn goorma loo ogaaladay
@abdulahihassanjimale8149
@abdulahihassanjimale8149 9 часов назад
YARKAAN MAKAROOFONKA HAYO WARIYE MA AHEE MA NACAB LEEYAA MAXUU ISLA RUXAA
@faadumoaxmed5589
@faadumoaxmed5589 8 часов назад
Markaad meesha jooogtay maxaaad u hadliweysay markaad tuuuladaadii tagtay in aad caaaaac tiraaaaaahdo wax ay kutareeeyso malahaan ee iska ow hhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhh
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 11 часов назад
War ileen wadanku wuxu lawareeray dad an afsoomaaliga aqoon bayba xilki haysta war ma oromada noo dhuumatay
@abdinasirabdullahi1037
@abdinasirabdullahi1037 10 часов назад
Waa Gob loobaahantahay. Soomaalinimadaaba sidaasa.
@ugaskawadanka2623
@ugaskawadanka2623 9 часов назад
Majerten dhib ayay ku hayaan dawladnimo somaliyeed iyagaa dawdadi siyaad bare riday hadana iyaga ayay ka dhismi laadahay somaliya. Isaaqu iyaguna way rideen lakin faraha ayay kala baxeen lakin kuwan Kaana tagi maayaan kuna dayn maayaan. Anoo Daarood ah ayaa aaminsan ALLE ayaa iga dhigay lakin dadkan see loola xaalaa.
@abdihafiidahmed8950
@abdihafiidahmed8950 8 часов назад
Powe, Baqaarka miyusan dhisnen 😂😂
@beerkaaicadaaday2057
@beerkaaicadaaday2057 7 часов назад
Waa mooryaan daarood sheegtay ayaan warkiisa ka soo qaadaynaa.
@kismaayok.7075
@kismaayok.7075 7 часов назад
Waa kuwa mooryanta ugu horeeya oo xaraanta ku qabeysta
@Madaxey-r2f
@Madaxey-r2f 7 часов назад
Daarood ma ahide ama Mooryaan uu dilay nacayb Majeerteen oo aan isku kalsoonayn baad tahay ama Munaafuq Iidoor ah oo uu halkan aqoonsi raadis ka soo galay baad tahay! Dal Wasiirkiisa Maaliyada laga dhigay Iidoor rabo in uusan weligii hagaagin oo marka uu Hargeeysa ku laabto cafis dalbanaya iyo Mooryaan Habargidir ah oo Isbaaro taagnaan jiray waxaay kharibaan maxaa Majeerteen disha ka saaray? From Gedo
@abdihafiidahmed8950
@abdihafiidahmed8950 6 часов назад
@@beerkaaicadaaday2057sidee wax u wadaa daarood mooryaan malahane.
@sahalhussein4037
@sahalhussein4037 9 часов назад
Maxaad kudarsatay calooshaada ayaad xamar lasoo aaday gumazte ayaad ushakhaysaan
Далее