Тёмный
No video :(

'Waxaa socda wada hadal aysan dowladda waxba ka ogeyn oo Al Shabaab lagu la jiro' | Wareysi gaar ah 

BBC Somali
Подписаться 663 тыс.
Просмотров 48 тыс.
50% 1

Wareysigan qeybtiisa labaad waxaa uu wasiirkii hore ee Arrimaha Dibadda Soomaaliya iyo La-taliyihii Amniga Qaranka Madaxweyne Farmaajo ee Cabdisiciid Muuse Cali (Koor) uga waramayaa in fikrada qabiiladda la hubeeyay ay burburinayso ciidamadda Soomaaliya.
Sidoo kale in wada hadal qarsoodi ah oo aysan dowladda waxba ka ogeyn lagu la jiro Al-Shabaab ayuu Cabdisaciid u sheegay BBC-da.

Опубликовано:

 

22 авг 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 235   
@dayurwarfa9762
@dayurwarfa9762 Месяц назад
Allow Dowlada islaam ah baanu kuweydiisanay. Allow Dalkeena Soomaliyeed(Soomaliweyn) Noo Barakee, Ummadana Noo midee, Diintoodanna Fahamsii, Xaqana nawaafaji Dhamaanteen Rabiyoow, Aamiin
@ZakariyeMaxamed-vj5ot
@ZakariyeMaxamed-vj5ot Месяц назад
Amiin ya allah
@williamwilliam1337
@williamwilliam1337 Месяц назад
amiin
@Amir-Muse
@Amir-Muse Месяц назад
Amiin yarabi🤲🏾❤️
@maxamudmuriidi2656
@maxamudmuriidi2656 Месяц назад
illahow daynta islaamka iga bixi ya allah🤲
@LibahSiad
@LibahSiad Месяц назад
Amiin
@Silver-Murphy
@Silver-Murphy Месяц назад
Amiin wll
@user-qe9pd9zk8v
@user-qe9pd9zk8v Месяц назад
Deyn noocee ah??
@shahid_hamza
@shahid_hamza Месяц назад
Aamiin Wl imisa aya lagugu leeyahay
@MubYus
@MubYus Месяц назад
Iska bixi adigu, saw maad qaadan.
@SoloCadeKidman
@SoloCadeKidman Месяц назад
Wadani sax waye mudane Cabdisaciid, dowlada Xassan Sheikh Alle ha na dhaafiyo
@iqraherbal
@iqraherbal Месяц назад
Dowladee rabtaa marka mise jaahilnimo iyo mucarad udhahday😂
@abdikadirhaji6852
@abdikadirhaji6852 Месяц назад
Waa taa Dowladii Nabad iyo Nolol Runta Sheegeso eex iyo Laaluush iyo Qabyaalad Ma Aysan Jirin Dowladii Nabad iyo Nolol❤❤❤
@sayidali8818
@sayidali8818 Месяц назад
​@@abdikadirhaji6852Nabad iyo nolol dalka kaliya wexey kula dagashay siyaasiyiin halka ey shabaabka naxeen xiligi Farmaajo Xasan Shaikh xukumadisa wax weyn ayey dalka ka qabatay waa in la taageero maalaayacni ayaan u arkaa Waxa social media lala imaanaayo
@yahyeahmed2003
@yahyeahmed2003 Месяц назад
qofkii wax bartay uun baa fahmi kara waraysigan ninkaana waa nin aad u diyaarsan aqoon ahan walibana wadani ah oo nadiifa expert ah
@ogademabsame1515
@ogademabsame1515 Месяц назад
Kani waa Shabaab , ee hala baadho, xanaaq badan baa ka muuqda kkk
@zakihareed2698
@zakihareed2698 Месяц назад
Ninkan waa Legend hadaliisa dadka academic ah un baa fahmi kara. Waa nin dowlad Alle ha dhowro.
@ahmedshariifsomali8569
@ahmedshariifsomali8569 Месяц назад
Waa xaqiiq midaas
@MaadeyMaxaad
@MaadeyMaxaad Месяц назад
Aad iyo aad aqoonyahan mcquul ah Thanks???
@dayurwarfa9762
@dayurwarfa9762 Месяц назад
Faderaalku hana dhaafo, Wuxuu kamid yahay waxa kowaad ee Hortaagan midnimada Soomaliyeed(Somaliweyn), Allow Dal Barakeysan oo Mideysan Diinta kudhaqmaya ayaanu kuweydisanay Rabiyow.
@mubarakxasan9136
@mubarakxasan9136 Месяц назад
Waligaa ma aragtay somali mida oo dawlad qudha mise tariikhda ma ka aqriday midnimada somalida waligaa
@dayurwarfa9762
@dayurwarfa9762 Месяц назад
@@mubarakxasan9136 ilaahay baanu weydisaneyna. وما ذالك على الله بعزيز. Ilaahay waxba lama aha arinkaa inuu noo hirgaliyo
@CiilowCumar-ji8wh
@CiilowCumar-ji8wh Месяц назад
Duqon malahan fikra wax yaa laga wareersan xalka soomaali we love soomaali 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@g-dial1869
@g-dial1869 Месяц назад
Xasan sheikh ololihiisa ayey kamid eheyd inuu Alshabab la dagaalayo wanna lagun caano maaley ee Ciil udhimo...😂
@hakashakin3306
@hakashakin3306 Месяц назад
Xaqiiq ahaan, ninkaan kaliya hal canjal uunbuu kadhex hadlayaa taasoo ah inuu yahay Alshabaab.
@dahir2289
@dahir2289 Месяц назад
Taa way fishlinty gurgurte qof kasto oo al shabab wax yar ka yirah wa al shabab
@user-ex9qq4bs9i
@user-ex9qq4bs9i Месяц назад
Ninkan waxaa ma muuqato in uu leeyahay hiddo maamul iyo Dowladnimo, wax jira ayuuna ka hadlaye yaa fahmaya?
@AbddiUhu
@AbddiUhu Месяц назад
Hassan dhiiqo iyo ibnul sharmuudiinta uu hogaamiyo ninkaan xitaa kabahiisa ma gaaran... ​@@user-ex9qq4bs9i
@nimcaanubaxle3041
@nimcaanubaxle3041 Месяц назад
Macha laakiin waa siyaasi
@Samawade25
@Samawade25 Месяц назад
Sababta farmaajo u fashilmay waa in uu doortay lataliyaal Qaldan.
@maslahisse-kr2nr
@maslahisse-kr2nr Месяц назад
Jaahil ninkaan hadal kiisa ma fahmi karo qof wax bartay un
@mohammedpalle5934
@mohammedpalle5934 Месяц назад
Cabdisaciid siyaasi waxbadan og
@hanadarts1359
@hanadarts1359 Месяц назад
Xasan sheekh waxa u wanaagsan In uu AS iskala heshiiyo misaaniyada qarankana %50 hasiiyo galaha wasiirada iyo xildhibaanada 50 hasiiyo wasalaamu calaykum
@slanddifac5460
@slanddifac5460 Месяц назад
Nin kan waa dilaa weyn oo al shabab ah dad ki lagu dilay muqdisho sida enginer jariisow j galal ikran tahlil waa ninki cuney waa in la la xisaab tamaa oo kenya lagu dacweeya waa xagjir weyn baster ka shaati wadaniya ayu dadka ku khaldayaa
@adoonaleadoonale
@adoonaleadoonale Месяц назад
Xasan shiiq wa madaxweyne qaran kuwaan warkoodu qiimo malahan
@user-vl6ke2og5p
@user-vl6ke2og5p Месяц назад
Darawalkii farmaajo darawalkii mursal . Kane wuxuu yiri shabaab kuwareejiya. Waa sidii ey 2024 dalka larabeen. Munaafaqa ilaaheybaa midmid u kashifaya
@cawilshidane5852
@cawilshidane5852 Месяц назад
Kkkk hooyo maa kuu sheegtay yaab😂😂😂😂
@Mohadeene
@Mohadeene Месяц назад
Waan ku raacsanahay boqol kiiba boqol ❤❤❤
@baxsan698
@baxsan698 Месяц назад
Ninkan maxu kayiri qaraxyadii maalinkasta xamar kadhiciyiray Ninkan nacaska in lawaresto maheyn
@cabdirshidosman9649
@cabdirshidosman9649 Месяц назад
Markii uu Farmaajo joogay Abiye Axmed & Ethiopia way la fiicnaayeen waxaa xitaa loo balan qaaday 4 dakadood Somalia ah. Ethiopia waagaas xitaa way laheed ciidanka badda.
@cawilshidane5852
@cawilshidane5852 Месяц назад
Maxaa.markaa looqaadan waayey ama hada looga hadli waayey siyaasad mataqaanidee maxaa saylac geeyay kaliya sxb iskaseexo ama hooyo weedii bal arinkaas😂😂😂😂
@cabdirshidosman9649
@cabdirshidosman9649 Месяц назад
@@cawilshidane5852 oo Hadda ma la qaatay waa maya sida waagaas looga hadlay ayaa haddana looga hadlay. Waxa laga baqayo waa shacabka ee mar hore ayaa shalay iyo maantaba la wareejin lahaa.
@solokilimber3818
@solokilimber3818 Месяц назад
War max wayeh ninkan afka silka leeh 😂😂 war madxa isseh haa 😂😂
@Nacafo5
@Nacafo5 Месяц назад
Waxay muujinaysaa tayadda kooxdii laga adkaadey iyo sida ay ugu aradnaayeen hoggaaminta dowlad soo kabanaysa.
@SaidAhmed-t5c
@SaidAhmed-t5c Месяц назад
Maxaa soo kabanaya maamulladii iyo doowladu islama socdaan dagaalkii eey sheeganeeysay waxba kama keenin. Dalkii qaarbeey itoobiyada taagta darani ugu goodineeysaa in eey qaadaneeyso waqtigu damuljadiid wuu kusii socdaa oo sanadkii sadexaad usocda nuuca eey doorashada noqoneeyso illaa iminka lama garanayo bal noo sheeg doowladnimada muuqata iyo jihada loo socdo
@Eglami
@Eglami Месяц назад
Nn hdy hogamin xumayen ya wanaagsananya ma xsan shikha lbda qof noqda. Dalkn mar bu ugu dhawaa inu dawlad noqdo markina rer glbed ba burburiyay o xsan shik kursiga saary si ay danahoda ugu fushudaan.
@CiidKhalif
@CiidKhalif Месяц назад
2sano ee xasan shiikh alshabab waxaa laga xoreyay 1 adan yabal 2masajid cali gadud 3muqo kori 4ceeldheer 4xarardhere 5cadale 6bacadwayne 7camara 8bulobarde 9jalalaqsi iyo deegano badan oo kale marka dawladii farmajona muqdusho dhaxdeda ayay dagnayen oo dadka ku layn jireen marka qofkaste oo caqli leh waa ogyahay wax kaste oo laqabtay somali alshabab alle ha dhafiyo🇸🇴✊️💙
@wadanihuubaysan1142
@wadanihuubaysan1142 Месяц назад
Ima huub iyo saanad aya Alshaba qadatay oo imaasa wiil aya lagu waya xeroyin badan aya cagada la mariya bufa
@CiidKhalif
@CiidKhalif Месяц назад
@wadanihuubaysan1142 dagalka ayaa sidas ah in marna aad galaysato marna lagaa gulaysto wayo waxad la dagalamaysaa waa argagixiso waxbadan dhalkas haysatay wll👍
@MoOsman990
@MoOsman990 Месяц назад
Murtad 💀
@ZakariyeSudi
@ZakariyeSudi Месяц назад
tuuloyin le so tirinosaa xasan shekh wa nin walan an waxbo kala ogen
@deqadegan
@deqadegan Месяц назад
Reer hiraan dhulkooda ayaga xureeystay XSM taago ma xureeyo ee waxkale inoow sheeg. ​@@CiidKhalif
@cabdimajiidmohamedxanshi9411
@cabdimajiidmohamedxanshi9411 Месяц назад
Calashoo ka jirantahay Alle Haku caafiyo Ali jeyte dhulkiisuu difaacanayaa adigane makaaga Amar qaadanayo guulaha macawiisleyda ee aduunka dhan bugadinayeen lkn adiga iyo teamkagaa Alshabab la,laaynaayo ayaa diidanthy waanu dagaalameymeyna
@AliAli-yl5rh
@AliAli-yl5rh Месяц назад
Beenaale xamar alshabaab hadda baad kama qaado farmaajo xiligiisii ayaa baad udanbeysay
@abukarmahamud
@abukarmahamud Месяц назад
Darawalkii farmaajo aawe kani waa kataliyaha farmaajo
@deqadegan
@deqadegan Месяц назад
Xamar ayuu joogaa
@HassanHassan-pf9ic
@HassanHassan-pf9ic Месяц назад
Waad liidataa mudane
@Amir-Muse
@Amir-Muse Месяц назад
Oromow maxa mesha ku kenay tuugsi toydi ku dhashey was nacas jaahil ah😂😂
@hannanhappy4746
@hannanhappy4746 Месяц назад
Ninkan ma cali dheeraa qof kale kuna tilmami karnee
@abdullqaadir8409
@abdullqaadir8409 Месяц назад
Wasiirkii arimaha dibbadda somalia haddu shabaabkii Xayysiin u sameenaayo Waa musiibo ku dhacday shacbiga somaaliyeed Alllw alle
@nimcaanubaxle3041
@nimcaanubaxle3041 Месяц назад
Alshabaab na xayeysiin bay u baanyuhiin
@abdullqaadir8409
@abdullqaadir8409 Месяц назад
@@nimcaanubaxle3041 In bdn waxee dareemahayaan In wasiir heerka ah La dhacsanyahy jariimadooda
@ayubliban2020
@ayubliban2020 Месяц назад
The guy is simply out of ideas and I don’t kknow waxa laga wareesanayo, Yes weey jiraan wxyaabo kaqaldan dowlada xasan sheikh lkn this isn’t the guy to debate about it , “Qorshaa dajinay “ Goormee kushaqeen rabtay qorshahaaga???
@hassanozmanabdi4270
@hassanozmanabdi4270 Месяц назад
Dowladii farmajo inay Alshabaab ahyd dadka qaarkood way ka warhayeen hadana iyagii ayaaba qiranaayo😂
@baxsan698
@baxsan698 Месяц назад
Oo hada ma waxu nooshegaya Hassan sheikh ban ka cilmi iyo ka qali ka badanahay
@husseinomar5942
@husseinomar5942 Месяц назад
The future of Somalia is in Jeopardy if such thinkers are their potential leaders❤ you from Kenya 🎉
@omarabdi3332
@omarabdi3332 Месяц назад
Shabaab-ka ayuu la jiraa axadku. Wuxuu la taliye u ahaa Farmaajo. Farmaajo na Shabaab inuu la dagaalo muhiimad uma ahayn, waxaa uga daraa Hawiye. Xasan siduu raboba ha ula dagaalee cadowgii ayuu dagaal la galay, lkn Farmaajo iyo maamulkiisu Shabaab waa bulaaliyeen.
@ahmedshariifsomali8569
@ahmedshariifsomali8569 Месяц назад
Warwysigiisa io dhameystiran soo dhageyso markaa waxaad ogaanee inuu farmaajo dowlad ahaa
@Darwiishdaweeye
@Darwiishdaweeye Месяц назад
Waraysiga si bilaa caadifada udhagayso oo u dhuux, kadib fikir kaaga ka dhiibo
@Mohadeene
@Mohadeene Месяц назад
Exactly caadifa iska dhaaf marka kowaad dhageyso kadib wax nosheeg wax mala dhegeysanaayao .kadibna dadka ayaa af la iskagalaa
@cawaalecabdiqaadircawaale6843
@cawaalecabdiqaadircawaale6843 Месяц назад
Guuleysata team nabad iyo nolol wax dhaama lawaah❤❤❤❤❤❤❤❤
@user-de6lm4wn9c
@user-de6lm4wn9c Месяц назад
Marna Fahad Yaasiin Soo Dira Marna Dabaal Kaan Somalia Wee Niiga Dhamaatay Maxkamad Aa Nii Sugeysa Walee Farmaajo Iyo Adiga Iyo Fahad Iyo Jiis Mareexaan
@mohamadhamza837
@mohamadhamza837 Месяц назад
Waalidaada waa noocma???
@Amir-Muse
@Amir-Muse Месяц назад
​@@mohamadhamza837🤣🤣😅🤣😂 waali tii ugu xumed ba ku dhacey
@haashimaadan1909
@haashimaadan1909 Месяц назад
Qof weliba sidas la dhahaa oo dowladnimada wax ka yaqaano❤❤❤🎉
@MariamAd22
@MariamAd22 Месяц назад
Subxanallah wa waxlagaxumado tani nindhan oo madax ah oo siidan hadlay wa doqoon cadi ah wana beenle lamana amiinikaro wa khawariji allahha kaqabto dadka iyo dalka
@MohammedAbdullahi-ym5xd
@MohammedAbdullahi-ym5xd Месяц назад
Adeer xasan sheekh aamin isaga
@cabdirshidosman9649
@cabdirshidosman9649 Месяц назад
Kan waa caada qaate ka mid ah basaasiinta u shaqeeya wadanka Qatar asaga iyo Farmaajo iyo Fahad Yaasiin.
@mawlemagan
@mawlemagan Месяц назад
Ruux aqoon leh ayaa fahmi kara. Aragtida Dr. Abdisaid Muse. Ciidan biileedka in hubka qaranka gacanta loo geliyo waa khalad. Ciidanka Qaranka in la xoojiyo weeye. Abdisaid waa expert, xog oggaal ah. Wareysiyadaan oo kale ayay u baahanyihiin shacabka Soomaaliyeed.
@ummulbaniinal7029
@ummulbaniinal7029 Месяц назад
Illeen been may ahayn marka la yidhahdo farmaajo alshabab saxiib bu la lahaa wixi dil iyo qarax dhacayna waa la ogaa intu muqdisho haystay
@DaoudSouleman
@DaoudSouleman Месяц назад
Siyaasad waa qurun Waan ka xumahay in ay xil jacaylka uu halkaa gaaro Xuuma ninkan xuuma ninkan
@MahamedAhmed-ih5ru
@MahamedAhmed-ih5ru Месяц назад
Jiljileecu waa GUUSHA cadawga 😢
@Sadaqinho_AN
@Sadaqinho_AN Месяц назад
nabada xamar aya dhibaysa lkin adigu is qarxi ilen qawarijtu wax kale wa awodi wayene mida kale waxa tahay munaq an u qurin dadka somaliyed nabada yar e u iftintay !
@Samawade25
@Samawade25 Месяц назад
Ninkan wuxuu doonayaa in Ethiopia waddanka soo geliyo sidii abdullahi yusuf asagoo marmarsiyo kadhiganayo alshabaab ayaan ladagaalamaynaa
@maslahisse-kr2nr
@maslahisse-kr2nr Месяц назад
Villa somalia ayaa reero raashin ku karsanayay ayaa laga saaray waa taas xasan ku shaqaynayo madaxwayna hore oo dalka ka shaqaynayay xaruntiisa baydhabo dalkaa lakeenay waa kuu doqonimo (ninka madaxwayne walalkii ah ka diiday meeshuu ku shaqayn lahaa inuu ubaneeyo oo axmaar ka yeelay xoog ) foolmuma usug naatay walalkaa ha cadawsan
@MariamAd22
@MariamAd22 Месяц назад
Cusboole cusboole farmaajo iyo kooxdiisiba maso noqondoonan gacan kudhiilayal
@MohamedQooje
@MohamedQooje Месяц назад
Farmaajo lagama yabo in uu dib dambe isasa so sharaxo xata ma iman karo moqdisho
@mrdhagane1268
@mrdhagane1268 Месяц назад
In uu soo labto ayuu madax wayne kuu noqoni donaa cid ka hor istaagi karto majirto
@user-de6lm4wn9c
@user-de6lm4wn9c Месяц назад
al shabaab dekada muqdisho ee canshuur ka qaada haayeen goormee la dagaasheen?
@Darwiishdaweeye
@Darwiishdaweeye Месяц назад
Hal iyo labo qalad waraysigan maka sheegi kartaa mise maadanba wada dhagaysan
@user-xg8cg5hz8k
@user-xg8cg5hz8k Месяц назад
Dawladii farmaajo inay dawlad fiican ahayd marqaati ban ka ahay eex iyo musuqna ma lahayn❤❤
@cirjiidh77
@cirjiidh77 Месяц назад
Shabaab xataa sidaas waa sameeyaan marka waa isku mid inta goob la weeraray inta qof la dilay 5 sano ee farmaajo
@user-de6lm4wn9c
@user-de6lm4wn9c Месяц назад
dabaal kaan maanta kohor cid taqaanay maleh inuu so caan baxo uu rabaa
@bodaayekabtan722
@bodaayekabtan722 Месяц назад
Faad iska fahmikartaa sheekadu halkey usocoto filinki dumuquraadiga waa soo idlaaday halkey kuulamuuqataa inloosocdo
@dahiribrahim831
@dahiribrahim831 Месяц назад
Muxuu u waraystay qofkaan dulliga ah ee cuqdadaysan!!
@adoonaleadoonale
@adoonaleadoonale Месяц назад
War nimankaan warkooda wucadyahey ceebtoodii ayey radinaayaan meel ay uga dhuuntaan
@Bakarashid0
@Bakarashid0 Месяц назад
Ninkaan af shabaab ayuu ku hadlayaa
@xusencusman7219
@xusencusman7219 Месяц назад
Odaygii xasan ahaa
@AbdikarimMohamed-cu8hy
@AbdikarimMohamed-cu8hy Месяц назад
Inta Videoga soo jarjarteen qaybti idinku habooneed noo soo dhigteen, miyuu isaga dib idinkala soo hadlay oo si public ah Ayaan idiin fadeexeenaa hadii kale qaybtaa ka jarteen ku soo dara buu idin yiri, ileen inaga iskumaynaan ogeyn part two. #We_are_awake
@MahadGeele-y3y
@MahadGeele-y3y Месяц назад
Ninkaani wabaa geesi wadani ah oo fahamsan sida dawladnimo u shaqayso iyo hanka loo go'aan qaato
@xaajixasandigir273
@xaajixasandigir273 Месяц назад
Asc waa nin waakan oo taliyaha amiga laga dhigtay doowlada waakan ayeey aheed
@asmaanaxariisbdn2105
@asmaanaxariisbdn2105 Месяц назад
Ninkan inuu wariye yahay io inuu shaqo kale haayo ayaa ubaahan ogaansho mida kle ninka umaba tarbiyeysno warinimo aqsh Ninka lawareysanayo waxan ujeeda inu waayo aragnimo badan leyahay oo warka in laga dhagaysto xitaa laga baqayo si ceebahoda u qarsanadan Alle ha u gargaaro soomali weyn
@faliswarsame3327
@faliswarsame3327 Месяц назад
.labadiina.insha.allah.maxkamada.ayaan.idingeyn.doonaa.shacabka.soomaaliyeed.wey.idinla.xasaab.tamidonaan
@BEERYAHAN
@BEERYAHAN Месяц назад
WLH Warka wariyaha wacaan dhagaystay anoon muuqaalka fiirin waxaan is dhahay waa RU-vidr cusub. Aadbuu liitaa heerka aqoontiisa . BBC ma saanaa u dambeeysay CEEB WLH
@ARDAYSAME
@ARDAYSAME Месяц назад
future presedint of somalia
@xusencusman7219
@xusencusman7219 Месяц назад
Dhulka ayaad ku jiiday😮😮😮😮
@ahmedshariifsomali8569
@ahmedshariifsomali8569 Месяц назад
Farmaajo dowlad buu ahaa xaqiiq ilaahow noso celi
@cawaalecabdiqaadircawaale6843
@cawaalecabdiqaadircawaale6843 Месяц назад
Bbcda wareysiga qeybta sedexaad noo soodaaya
@jeimoha3286
@jeimoha3286 Месяц назад
Odeygan asagaa u baahan in lala taliyo
@sahruja5777
@sahruja5777 Месяц назад
Odaygaan waa shabaab ushaqeeye dowladaad katirsaneed ayaa 5sano naaxineysay shabaab markalana lagamayaabo inaad dalkaan xukuntaan ee meelahaad katimaadeen aada Qawaarijyahay.
@AhmedSoomaali-e1h
@AhmedSoomaali-e1h Месяц назад
Waa run xasan waa uu ku fashilmay waana uu bur buriyey ciidanka qaranka
@halane007
@halane007 Месяц назад
Dowlada Farmaajo system waxey wadey caalami ah. HSM iyo mooriyaan tiisana dowlada dameeraha oo umadii jah wareer ku ridey.
@Heimatar
@Heimatar Месяц назад
Qawiilasa hadii la huweeyo waa iska caadi sida mareekanka ey hubka u wataan yaa inoo diiday,twwda kale shabaab waa maafiyo
@jeimoha3286
@jeimoha3286 Месяц назад
Kan oo kale hada mavaa laga faa ideyaa
@samadoonxariir9458
@samadoonxariir9458 Месяц назад
Waa hadal muujinaya aragti fog
@bodaayekabtan722
@bodaayekabtan722 Месяц назад
Waxaan orankaraa aragti sax ah weeye Waxowna ka hadlayaa runta taagan
@MukhtarAxmed-bv8en
@MukhtarAxmed-bv8en Месяц назад
Waxaan is Waydiiyay Sidee Qof nuucaas ah Lataliye Aminga Qaranka Looga Dhigay 😮
@ahmednur9383
@ahmednur9383 Месяц назад
Kan wa xoolo xoolo dhafay
@faisalmohamedabdulla3600
@faisalmohamedabdulla3600 Месяц назад
Farmaajo team waa fail garooben haddana madaxweynaha shaqadii sharafta laheed ee uu qabtay 2diisi sanno hore waxa ku dheelayo ganacsato io waxqabad xumi dadka danyarta io canshuuro aan loo meel dayin qaasatan dadka reer muqadisho lagu haayo.
@okashgagaale3650
@okashgagaale3650 Месяц назад
Kulli fitnah Somali haysata waxay kadhalatay qabyaalad. Qabyaalad iyo qarannimo ismaqaataan. Shareecada Islamka Aya wadanka Dan aduun iyo mid aakhiro aykujirto. ALLAAH Hu Akbar walillahil'xamd
@CabdifitaaxXuseensiid
@CabdifitaaxXuseensiid Месяц назад
Asc Xasan Sheekh Maxamuud hogaan ma ahan waa loogu fi canhay
@mohamedabdullahi2356
@mohamedabdullahi2356 Месяц назад
Farmaajo waa nin wax fahansan masuuliyada waa aragtii
@acazaam
@acazaam Месяц назад
Waa laga fiican yahay wariyaha qofka aw wareysanaa inoow weeraro wareysi mahan maba sugi karyo xogta in ladhameys tiree ma doodba lagu jidhaa
@MohammedAli-zt7bg
@MohammedAli-zt7bg Месяц назад
Keliya inta xikmadda u saaxibka ah jaahiliinta yeelkoodi
@mustafabdialiheybe9800
@mustafabdialiheybe9800 Месяц назад
Wlhi dowlad waxaa wadankan soo martay wada shabaab ah ilaahey ayaa naga waday
@Somaliyoutuper
@Somaliyoutuper Месяц назад
ARINKAN WUXU NOO CADEYEY SHABAB IYO DAWLADU INEY WADA SHAQEYIN INEY LA HAAYEN LAGUNA DHAMEYNEYOH HALYEYADA SOMALIYEED
@xabadofficialmedia9142
@xabadofficialmedia9142 Месяц назад
Catosh oo wareysi amni dhibayo😂😂
@cabdirahmanuweysmaxamed8750
@cabdirahmanuweysmaxamed8750 Месяц назад
Alx , shabaabkan ilaahey ba naga qabtey, Mar danbe naguma so labanayaan, Ninka manta qabiil somaliyeed ka doraya shabaab , wa dulli , xaq uma leh, in uu dalkaan ka taliyo wa shabaab socda Bal manta qabiilka an hub haysan wa kuwee
@cismaanxasan7900
@cismaanxasan7900 Месяц назад
Si loo xasuuqo somali ayaa magaca loogu bixiyey😊
@cismaanxasan7900
@cismaanxasan7900 Месяц назад
Alshabaab sheeko maraykan weeye
@ahmedkaabe3666
@ahmedkaabe3666 Месяц назад
5 sano ayey joogeene hasheegaan medley xoreeyeen beenta uusheegaa fiiri khaa'inku😂😂
@updy952
@updy952 Месяц назад
Good idea siyaasda wadank kajirta waa mid jaah wareersan oo kudhisan aan cuno oo cabno lakin Kuma jirto aan dhisno wadankeena aan ka ahyn qabiilo madaxa la isku galiyo C/seid hadaladiisa xaqiiqa waaye
@MukhtarAxmed-bv8en
@MukhtarAxmed-bv8en Месяц назад
Yaap
@supersmasha
@supersmasha Месяц назад
Hadalkisa woo iskacad yahay kan waa mucaarad 😂😂
@user-iv9qq2zr1z
@user-iv9qq2zr1z Месяц назад
shabaab😮😮
@cawilqorsheeye3663
@cawilqorsheeye3663 Месяц назад
@Mr rooble dad isku warayso ninka ha afjigin nin xun oo aad u xunbaatahay waxaad u afjigaysana waa ku fahansanahay oo waxaa kaa buuxdda qabyaalad iyo siyaasadda xun ee hassan sheekh.
@JaakaYare
@JaakaYare Месяц назад
Ninkaan warkiiisu waacadad yahay eemaxkamad haladootaago asgoojoogo iyo asagoo maqan
@nimcaanubaxle3041
@nimcaanubaxle3041 Месяц назад
Ninkani nin waraystuu waayey waayo wax la ogyatahay ayuu waydiiyey . Waxa qarsoon ayaa ladoonayey ,waayo wuu lasoo heshiiywy
@wadanihuubaysan1142
@wadanihuubaysan1142 Месяц назад
Allshab hada ayay ka xoog badan tahay marki uu farmago jogay wayo hada hub iyo sanad aya.logeya xeroyin badan inta ay wararen aya babur gasham qaten
@ismaciilcabdifitaax5951
@ismaciilcabdifitaax5951 Месяц назад
ilmo farmaajo wey cadeysten ineyihin shapaap gagalahana lataliye uahaa nasib xumo ayeey eheed
@Lulu-ie3jb
@Lulu-ie3jb Месяц назад
Allah Naga qabto kuwa debinta noo dhigaayo oo hurumarkenna nicib. Allah shartooda ha ku celiyo. Aamiin yaa Allah.
@yusufhaji7059
@yusufhaji7059 Месяц назад
@@Lulu-ie3jb waaruntaa kuwaas waxa kamid ah kuwa qabuuraha bixinaaya,Oona lafahaas canshu raaya,dhulka danta guud-na iib sanaay si lacag ugu sameystan waa munaafiqiin allaha naga qabto kuwaas Baahane Aamin.
@bashiiromar6389
@bashiiromar6389 Месяц назад
Waxaa hadlaya dadkii dowladnimo mooday in xafiiska madaxweyne uu dagaal ku qaaday xafiiska reysulwasaaraha cajiib
@nimcaanubaxle3041
@nimcaanubaxle3041 Месяц назад
Xasan shiikh wuxuu qarsanaayey ayaa qarsaday
Далее
Девочки, у вас тоже так? 💅🏻✨
00:17
TOOS: Dunida iyo Maanta
1:00:14
Просмотров 16 тыс.