Тёмный

"Waxaan dili laaha 5-kun oo mudaharadayaal ah" Hadalka lagu haysto Xil Faarax Macalin. 

MM Somali TV
Подписаться 496 тыс.
Просмотров 10 тыс.
50% 1

Kala Soco Warar Iyo Barnaamijyo Hufan, Doodo Ku Salaysan Xaqiiqda, Barnaamijyo Arrimaha Bulshada Ah oo Tayadoodu Heer-sarayso | Kala Soo Xidhiidh MM Somali TV +252-63-3422223 / 65-7000186 Ama Info@mmsomalitv.com | Website: www.mmsomalitv.com | Sidoo kale waxaad naga helaysaa Satellite Ka Thaicom 6 DVB-S, Frequency: 3960 Mhz, Polarization: Horizontal, Symbol 2022 rate: 26.667, | Markasta Iyo Meelkasta Ku Xidhnow MM Somali TV.

Опубликовано:

 

9 июл 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 67   
@malaboa591
@malaboa591 17 дней назад
Faarax Macalin waa Diktatoor ee Illaah Umada haka Qabto Inshaa Allaah
@user-vn5vp6rt8k
@user-vn5vp6rt8k 18 дней назад
AAD IYO AADBAN USOO DHAWAYNAYAA FARAX MACALIN ODAY 90 JIR KU WAREERAY
@user-gk3jm5pr8b
@user-gk3jm5pr8b 17 дней назад
Cunsuri weeye waa in xilkaba laga qaadaa
@yurub5288
@yurub5288 18 дней назад
Somalilaan wuxuu ka wayay Ayuu ka halay dadkii lahaa wadanka ilahay kaa qabay umada faraxa mid maha wuu kibray
@januarySl2024
@januarySl2024 17 дней назад
Dee miyaad haysataa ciidankii Afweyne ee calooshii u dhaqaystaha ahaa ? Meyday Xangash, Dabargoyn iyo NSS? Bal maad xabaalaha Garbahaarey, Caabudwaaq iyo Garoowe ka raadisid !
@user-sz7sn2rv9r
@user-sz7sn2rv9r 17 дней назад
@@januarySl2024 Beenaale Ciidankii Afwayne SNm baa Cuntay Meesha lagu dagaalamay waxay ahayd hargaysa burco iyo degaanada isaaq waa halkii hub iyo ciidan midh laga reein ee sawd Afrikaan loo soo kiraystay diyaarado ku rusheeya ciidan kii xooga waynaa markuu dhamaaday koonfur laga soo raafay 15 jir 14 ir 13 ir 12 ir 11 jir 10 ir ee dagaalka uu soo geliyay iyana dayac u dhamaadeen xabadii seeraarka ahaydna leeftay
@user-sz7sn2rv9r
@user-sz7sn2rv9r 17 дней назад
@@januarySl2024 garoowe yaa ku dagaalamay sootii jabhadii iska soo xaroodeen kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
@user-sd4xt6de3b
@user-sd4xt6de3b 7 дней назад
Alle Haku qabto farax macalin waa geesi ha nolado
@user-gb8tt8oq2e
@user-gb8tt8oq2e 18 дней назад
Waa fulay oo iminka ayuu raali galin bixinayaa.
@Shaafie
@Shaafie 17 дней назад
Caqliga qofka soomaaliga ahi waaka, Meelkasta aduunka haka jooge, inuu wax dilo ama wax dhaco mooye caqli kale maleh,
@malaboa591
@malaboa591 17 дней назад
Farmaajo waqtigii uu xukunka haayay Faarax Macalin wuxuu dhahaayay dadka Muqdisho degan hala laayo, hadana ma kenya ayuu yiri , hadii aan Madaxweyne ahaan lahaa waa leeyn lahaa dhalinyarada kenya maalin kasto. Dhiigyacab iga dheh Faarax Macalin SubxaanAllaah
@SiyaadMaxamed-bv3wc
@SiyaadMaxamed-bv3wc 17 дней назад
Faarax macalin waa argaxiso waa inxabsi daain lagu xukumaa lana ciqaabaa waa danbiile aan garaad laheyn
@khadrajama6756
@khadrajama6756 18 дней назад
waa nacs
@hodanmahamud383
@hodanmahamud383 17 дней назад
Rer Somaliland Mel walb aya joogana wa wad dhiigi nolada ilmaderyal ❤❤❤
@AbdirashidYusuf-lv6ww
@AbdirashidYusuf-lv6ww 18 дней назад
Ilahay hagu wada iimaan laawa dhalay waa dhiigya cab ciil qabo ciil qabe dhalay
@Redspittingcobra
@Redspittingcobra 17 дней назад
Fadaaliinta Soomaalida ah ee isaga Soomaali ahaanta u neceb ayaa turjumay.
@bashkanuurka
@bashkanuurka 17 дней назад
laandheere laandheere dhalay weeye adeer
@kiinnuur6605
@kiinnuur6605 17 дней назад
faarax macalin waa nin aanba weligii arag xornimo oo ciilqaba waxaa layidhi duqsigii caano ku dabaal bartaa wuxuu ku gubtaa fuud kulul wuxuu dhaho isaaq baal laynlahaa maantuu shabaqa ugu dhacay kuwuu raran jiray😅😅
@shukriahussein1146
@shukriahussein1146 15 дней назад
Ilahay kusoo qabay waa munafaqii somaliland burburkeeda jeclaa
@user-mb2ob6kg8z
@user-mb2ob6kg8z 17 дней назад
Wejigisa laagaarka
@januarySl2024
@januarySl2024 17 дней назад
Inkaartii Hawiye iyo Isaaq kugu dhacday ! Kuley gacan Kukuuye ama Masai ayaad ku dhiman, sidii aabayaashaa iyo adeeradaa ugu dhinteen. Daalinow maalin ayaad leedahay inkastoy dheeraato !!!
@moogemaxamuud1963
@moogemaxamuud1963 18 дней назад
Ninkaasi waa hanti qaran
@uptownmay9042
@uptownmay9042 17 дней назад
Faraxow, afkada urayo naga ilaali, wareysi aa ku waalatey
@rashidbacalul
@rashidbacalul 5 дней назад
Artificial intelligence weeye codkiisa iyo aragiisa ayaa la isku kabey
@khadaradamoffcial5340
@khadaradamoffcial5340 17 дней назад
Hakaa saarto dheh weliba waxan jeclaan lahaa in la garaaco oo dalka kenayna laga eryo Eeyga Eeygu dhly😂😂👊
@JamiilaJiimi-xq3pv
@JamiilaJiimi-xq3pv 17 дней назад
Faraax kuuukuuuyo wuu walanyaaay😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@princessaisha3507
@princessaisha3507 18 дней назад
How many Somalian Musii bixxy killed in the name of clan’s??????😮
@UmaAhmedMacan
@UmaAhmedMacan 17 дней назад
waliba xabsi baa lagu ridaya cajuuska walan
@cafifanuur1950
@cafifanuur1950 18 дней назад
Ha tarjubaano jaasuusiinta ama hayska daayaan cid wax ka qaadi karta ma jirto Mudane Faarax Geesi,cadowgiisa iyo kan Soomaalina Allaah ha jebiyo
@warsameahmed9871
@warsameahmed9871 17 дней назад
Ninkan Faarax macalin markuu hadlayo ma moodo in uu dad caqli leh la hadlayo. ee wuxuu u hadlaa si qar iska tuurnimaa ii uu yasayo dadka dhageysanaya. L
@user-pr9gk2ye1b
@user-pr9gk2ye1b 18 дней назад
Way badaleen hadalka ragan waa khaaimiin
@maxamedwarsamecigaal1557
@maxamedwarsamecigaal1557 18 дней назад
Kani waa uskag
@daljireali4783
@daljireali4783 18 дней назад
Cidan waligeed nin gaal ku dhaganyahay unbay dabada haystaan. Idinka maxa idinka galay?
@rashidbacalul
@rashidbacalul 5 дней назад
War isaaqu Waa dad yaab leh waxey si gaal nimo ah ugu fasiraaan gaalada warka dadka hogaamiyayaasha ah ee daaroodka ah kal hore ilhan bay warkeeda faasireen hadana Faarax marka Waa qoloma isaaqu Soomali maahee war nimanku fogaa
@historynerd7549
@historynerd7549 18 дней назад
Nabsi buu galey
@HassanAli-xf8qi
@HassanAli-xf8qi 18 дней назад
Adeer maxaa kaa galay kenya 🇰🇪 kenya waa darood idoor ayaa tahay
@yurub5288
@yurub5288 18 дней назад
Kenya 🇰🇪 Ayaa na xigata yaa faqash
@maxamuudducaale928
@maxamuudducaale928 18 дней назад
Laakiin maxaad ugu caaydaan xabashida idoorka idinka ba Kenya itoobiya ba daba dhilif ah
@user-sz7sn2rv9r
@user-sz7sn2rv9r 18 дней назад
Kiiniya waa dal kiniyaati
@HassanAli-xf8qi
@HassanAli-xf8qi 18 дней назад
@@maxamuudducaale928 Kenya waa laf kamid ah daarood viva kenya Viva daarood
@samriyecapull2101
@samriyecapull2101 17 дней назад
Darood muxuu ka yahay kenya waa adoon lagu gumaystee umada ka dhuunta gumaysi baad ku faanaysaan xaarood adoonimo weligi ahaa
@abdirahmantama8859
@abdirahmantama8859 18 дней назад
Waar umuu jeedin kenya alle haku nacdalee wuxuu ka wadaa xilligii siyaad barre ay umada somaliland ku kaceen
@CaMelboyZZZ
@CaMelboyZZZ 18 дней назад
Saw isaaq umuu jeedin xoolow baad tahee
@IgniteThyDrive
@IgniteThyDrive 18 дней назад
Masuul reer somaliland ah aa sidaas u sheegay balse Kenyanka ayuu ula jeeday. Koley a anaga ( somalida kenya) waan ognahay wax aay dantaana kujirta.Gaalada mudaharaday waxyalaha aay dhamacsanaayeen waxa ka mid ah in Somalida Kenya laga ceyriyo Nairobi iyo gobolada kale ee dalka.
@user-sz7sn2rv9r
@user-sz7sn2rv9r 18 дней назад
xaarood waa wada sidaa halka isaaq qaar huwan noqdeen
@user-sz7sn2rv9r
@user-sz7sn2rv9r 18 дней назад
@@IgniteThyDrive hala caydhiyo qaxoontiga wadan koodii soo gubay
@IgniteThyDrive
@IgniteThyDrive 18 дней назад
@@user-sz7sn2rv9r caqligaa yariiska ahi jid aay gawaari socdaan ha ugu gudbin. Ileen AXMAQ aan wax ogeen baad tahay ee
@princesshawd6859
@princesshawd6859 17 дней назад
He is a criminal
@Tamsim3358
@Tamsim3358 17 дней назад
Cajuuska xun iinu af ka ka waashay uu hadal malayaacnii ah ku qaraabaysto in every language ha lagu maqlo. Somalida kenya bu dadka ku soo jeedinaya very irresponsible.
@awilmohamed8473
@awilmohamed8473 18 дней назад
Kkkkk Faarax Macalin Faarax doqon maalintii uu Isaaq isku doontey ayuu ciin daaqay,walee Kenyaatigu aday ku gawracayaan.
@daljireali4783
@daljireali4783 18 дней назад
Laangaab miyaad mooday? Bal aab eegno haday cid wax yeesho
@samriyecapull2101
@samriyecapull2101 17 дней назад
@@daljireali4783 waa la yeelaya waana la yeelan doona waana adoon kenya guumaysato
@SuhaybCabdi-ku3re
@SuhaybCabdi-ku3re 10 дней назад
​@@daljireali4783 langab + adoon weyan kenya adonsato kamana hadli karo 😂
@SuhaybCabdi-ku3re
@SuhaybCabdi-ku3re 10 дней назад
langab + adoon weyan kenya adonsato kamana hadli karo 😂
@nevergiveup4012
@nevergiveup4012 17 дней назад
Soomali kudabagashay waa balaayo hakudaba gasho😂😂😂 somali ku hadalbu is yidhi lagu fahmi maaye waaba looso turjumay kenyankii 😂
Далее
Wait for the BOWLING BALL! 👀
00:38
Просмотров 23 млн
Finger Heart - Fancy Refill (Inside Out Animation)
00:30
Mujaahid Doolal Oo Ka Waramay Hawlgaladiisii Ugu Adkaa
29:58
Wait for the BOWLING BALL! 👀
00:38
Просмотров 23 млн