Тёмный

Waxaan la hadlay Chat GPT AI - Caadi Ma Aha! 

Duraan Ali
Подписаться 41 тыс.
Просмотров 11 тыс.
50% 1

Kusoo biir DISCORD keena: / discord
Kusoo biir Facebook Groupkeena "Somali Programmers" / 230156310811009
My Web Design Business: sahalsolutions.com
My SAAS (Software As A Service) Business: alifcloud.com
My Coding Bootcamp: gabischool.com
my facebook: / duraanali
my twitter: / duranali619
My Instagram: / duraan_ali
my email: ali@sahalsolutions.com
Hadaa ka faa'iideysatay waxyaabaha aan soo galino ood rabtid inaad na caawisid, fadlan link-gaan dhagsii oo wax noogu deeq: / duraanali

Опубликовано:

 

7 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 36   
@Mokho24
@Mokho24 Год назад
Wlhi caadi maahan, qof garanaaya uunba garanyee this is the future guys, wax kasta wad uisticmaali kartaa bahalkan, Ardayda barata programminka ardyda barata coding ka, computer languages ka mid aanu ku hadal majirto, wax kasta isaga ku code garaynaya, intaso kaliya maaha xata haddaad tidha hees afsomaliya ii same wuu ku samaynayaa, haddad xanuun waydiiso dawooyinkiisu ku sheegayaa, haddaad tidha ii sheekee wuu ku sheekaynayaa, chatgpt is the future, google danbe la isticmaali maayo mrka si official ah logu dhawaaqo, imika wli wa beta mode waana free, ka faaidaysi wacan
@hassankahie6139
@hassankahie6139 Год назад
Somali ma ku qori karaa aniga
@TUREV____OD3
@TUREV____OD3 Год назад
Thank you macalin
@MohamedAhmed-ij3sr
@MohamedAhmed-ij3sr Год назад
Ustaaad waan ku salamay . Waxa raba inaan dhiso react web application .. Give me a guide line to follow
@mustafaamohamed8488
@mustafaamohamed8488 Год назад
Okay
@sakimmsaahid891
@sakimmsaahid891 Год назад
Wll waxan raba in aan kalaso xidhiidho whatsap isii ama meel kale aan kaoso hadlo
@yahyeabdullahi8643
@yahyeabdullahi8643 Год назад
Marka hore sidee looso galaa vedio noga so samey
@abdiwahabguurecali1463
@abdiwahabguurecali1463 Год назад
Zxb mcn soo uso dagsanayana apple stor zxb
@najiiaxmed9354
@najiiaxmed9354 Год назад
maalmahaan web ka maxaa ku dhacay maclimo
@walalganey3450
@walalganey3450 Год назад
fiiri sxp wxaa sameesa calculater oo ka kooban 0 ilaa 9 kaas la isku dhufan karo la isku dari karo oona laka jari karo oona la isku qeebin karo oo wx saxan soo saaryo
@marianoor3766
@marianoor3766 Год назад
Anaa tijabiye calculator wunaishaqeeye 2 isbuc kahor
@walalganey3450
@walalganey3450 Год назад
@@marianoor3766 english iga qaldan modaa ee mxa ku qortey
@salim.123
@salim.123 Год назад
@@marianoor3766 walal somalia miyaa joogtaa
@Sharifmahamed2
@Sharifmahamed2 Год назад
Tlyee adaa samen kartit adoo isticmala c++ , switch
@kaafi203
@kaafi203 Год назад
Izo duce zhp html aya ku sameyay
@khayrdoon685
@khayrdoon685 Год назад
Asalamu Calaykum Walaal Duraan Su,aal ayaan rabay inaan ku waydiiyo igu taagan ! Su,aashu waxay leedahay ? Marka aan Website sameeyo dabadeedna aan rabbo inaan hawada geliyo waxaan u baahanahay Domain iyo hosting Waana iib hadaba walaal markaan iibsado Labadaas bil walba ma lacag ayaan bixinaya oo shirkadaha iibiya iga rabaan mise halkaas mar la iga rabaa lacagta? Walaal su,asha iga jawaab waxaan ahay wiil ku Cusub saaxada Programmingka
@khayrdoon685
@khayrdoon685 Год назад
@Haphuu Shugrsn walaal
@AbdirahmaanMohamed-rv4mq
@AbdirahmaanMohamed-rv4mq Год назад
soomaalia maku shaqeynayo ayuu ileyahayee mxan sameeya dhalinyaro
@CabdullahiCadde1
@CabdullahiCadde1 Год назад
Waan ku dhuftay SUBSCRIBE
@mohamedabdikadir6910
@mohamedabdikadir6910 Год назад
Chat gpt waxaan u isticmaalaa restricted location lagasoo galo app ka
@iamsomali224
@iamsomali224 Год назад
Pro vpn xataa wuu iga diiday Adiga mxd ku isticmashaa
@mohamedabdikadir6910
@mohamedabdikadir6910 Год назад
@@iamsomali224 sxb somalia ma joogo ani
@mohanjr
@mohanjr Год назад
OpenAI's services are not available in your country. buu leyahy wxan joga EGYPT
@DuraanAli
@DuraanAli Год назад
VPN isticmaal
@cabdilkhaliqibraahim3335
@cabdilkhaliqibraahim3335 Год назад
@@DuraanAli particular VPN uu ku shaqayn karo miyas jirta aniga iigu shaqayn waayaye
@cabdilkhaliqibraahim3335
@cabdilkhaliqibraahim3335 Год назад
Mudane somalia noogu shaqayn maayo VPNda sido kle kuma shaqaynayo Adigu ma somalia ayaad joogta Mase noo sheegi hab fudu anago somalia joogna ku isticmaali karno
@iamsomali224
@iamsomali224 Год назад
Pro kula mid baan ahy jigjiga ayanan jogaa kuma shqaynayo Lkn rer jabuuti wuu u shaqaynayaa
@zeynabahmed7610
@zeynabahmed7610 Год назад
Somalia adunka kama mid aha sxb marke adunka ka mid noqoto uno shaqeen dona
@mouseidiris9635
@mouseidiris9635 Год назад
Zxp mrka biniaadam noqono ayuu no shaqyn 😂😂😂
@Chadmali
@Chadmali Год назад
@@iamsomali224 bro makuu samaysay
@yusu0154
@yusu0154 Год назад
Do you have a GitHub we can follow
@DuraanAli
@DuraanAli Год назад
Yes github.com/duraanali
Далее
🎙А не СПЕТЬ ли мне ПЕСНЮ?🍂
3:04:50
Сказала дочке НЕТ!
00:24
Просмотров 999 тыс.
Waa Maxay Chat GPT-4? | GlobalNet
26:18
Просмотров 10 тыс.
Sidee Loo Noqdaa Full Stack Developer?
17:56
Просмотров 8 тыс.
Isbadal Iga Yaabiyay oo ChatGPT Lagu Sameeyay!
13:21
Просмотров 3,1 тыс.