Тёмный

waxay soo daawaden film cabsiya kadib waxay sameeyen wax foolxun 

Ogaal cusub
Подписаться 317 тыс.
Просмотров 53 тыс.
50% 1

waxay soo daawaden film cabsiya kadib waxay sameeyen wax foolxun
#ogaal_cusub

Опубликовано:

 

19 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 143   
@sidiiqyuusuf1322
@sidiiqyuusuf1322 2 года назад
Ilahay Aya mahadi usugnatay Naga dhigay dad Muslim ah. Wayo dintu wax walpo xun way inaga rebtay. Allhmdullilh 🤲🤲
@fakir4273
@fakir4273 2 года назад
Alxamdulilaahi rabilcaalamiin🙏🙏
@mariadheman3193
@mariadheman3193 2 года назад
Wiilkan million gadhsiiya 🖤🥺
@axmedcaanoboidhe23208g
@axmedcaanoboidhe23208g 2 года назад
Golden voice ✨ 💛 👌 😍
@maanka305
@maanka305 2 года назад
Waxaan soo gudbiyaa kheyrka ma jiraa qof igu dhiirri galinaaya😢
@housseinabdirahman6059
@housseinabdirahman6059 2 года назад
Haaaaaaaa dogudbi
@shuuriyecadde8244
@shuuriyecadde8244 2 года назад
May sababta WAHAABI-TAHAY🤣😆
@shaficiibrahim8027
@shaficiibrahim8027 2 года назад
@@shuuriyecadde8244 doqon
@shuuriyecadde8244
@shuuriyecadde8244 2 года назад
@@shaficiibrahim8027 wahaabiyada alla hanaga qabto
@yahyeyahye425
@yahyeyahye425 2 года назад
Horey usoco
@shaaydaanwase1695
@shaaydaanwase1695 2 года назад
Salaada Hala ilaaliyo soomaaliyeey 🥺🥺
@fatimamahamuud9832
@fatimamahamuud9832 2 года назад
Magc iska bdl wll
@shaaydaanwase1695
@shaaydaanwase1695 2 года назад
@@fatimamahamuud9832 abaayo Salaada ilaali 🥰
@ibraahimgarasdooro9423
@ibraahimgarasdooro9423 2 года назад
Waraa adi tiktok kaaga soo tagay inta ma ilajoogtaa mucjisaa tahay zaxibow
@mohanoor6084
@mohanoor6084 2 года назад
TikTok baa nagu dhibtey You tube kana managu timid😂
@ibraahimgarasdooro9423
@ibraahimgarasdooro9423 2 года назад
@@mohanoor6084 anaa pro
@Khaire.10
@Khaire.10 2 года назад
Fidiyooshaada kama caajiso wlhi best Yuotuber baatehy prother keep going noosoo badi muuqaalada noocan ah
@C-risaaq-Jureej
@C-risaaq-Jureej 2 года назад
Legend wxaa aad u jecelahay qisooyinka afduubka iyo dami baadhista plz video noosoo badi
@nimconuura4493
@nimconuura4493 2 года назад
Caruurta cadanka maskaxda lagag jiraa wlhi bisinkow😭
@naajmasalah4436
@naajmasalah4436 2 года назад
Wax kasta oo kusoo dhaca inay sameeyan oo ay tijaabiyan ayey jecel yihiin ma cabsadaan waa umad musiibo ah illahey shartooda hanaga hanamootiyo dalkooda ayan ku noolnahay
@nimconuura4493
@nimconuura4493 2 года назад
@@naajmasalah4436 ameen Alle haydinka badbadiyo wllo
@Xuralcayn
@Xuralcayn 2 года назад
@@nimconuura4493 somalia anke wajigan kuwano kale awey kuwii gabdha isugutagay eehadana ka dubayey iygo kufsanaya
@hanadzultan9736
@hanadzultan9736 2 года назад
Kkkkkk waa cilaash Subxanallaah
@kheerjecelmedia1059
@kheerjecelmedia1059 2 года назад
Asc walka kherka jecel muraadkiina allaha Idin saqiro amiin yarp nasoo booqda insha Allah mahadsanidiin
@zuhuurinahaybe4372
@zuhuurinahaybe4372 2 года назад
Alxamdulilah calaa nicmatil islaam wlhi diintenu wanastexo☝🤲😪
@abdalaali6591
@abdalaali6591 2 года назад
Walaalo sheekadu diin kuma xirna ilmahan qaangaarba mayna ahayn sidaas awgeed waa ahlu fidro.
@arawewlo3457
@arawewlo3457 2 года назад
Codka cabsi cabsi weeye wllhi 🥺😥
@waayahawaalan7865
@waayahawaalan7865 2 года назад
Keep going walaalkay san lee
@cwasacmuktar7135
@cwasacmuktar7135 2 года назад
Keep going bro never give up
@housseinabdirahman6059
@housseinabdirahman6059 2 года назад
Golden voici légende
@gaaldile3758
@gaaldile3758 Год назад
الحمد الله على نعمة الإسلام 🥰
@nia8672
@nia8672 2 года назад
SubhanALLAH Najayna
@ayuubhariy191
@ayuubhariy191 2 года назад
Ogaal cusub legend 🙌👏❤
@fatmamohommed8279
@fatmamohommed8279 2 года назад
Masha Allah dadaal wacan golden voice 🥰❤
@mariaabdullah4070
@mariaabdullah4070 2 года назад
Golden voice ilahay codkaga haku brakeyo
@sadaamabu-faais4800
@sadaamabu-faais4800 2 года назад
Wllhi tageerahaan kuu hayoo inaad wax baddan ii Barto jecelahay akhii
@rootifashion9647
@rootifashion9647 2 года назад
Wll soo badi mahad sanid🥰
@bureqoali8744
@bureqoali8744 2 года назад
Ogaal cusub 👍🏻👍🏻🤲🏻🤲🏻🥺🥺😇😇
@waayoaragxagjirah3161
@waayoaragxagjirah3161 2 года назад
Ilaahay amarkiisa waxan ka hela muuqaalada ah tusaale ahaan bishii saas ee sanad heblaayo maxa dhacay? Golden voice guuleyso mazuul
@maame__8232
@maame__8232 2 года назад
Golden voice ❤️❤️🎬
@ayaan850
@ayaan850 2 года назад
Waaban cabsaday intaan dawanayey vedio gan
@ahmedarnold9836
@ahmedarnold9836 2 года назад
Lkn anigu flimaanraas waan ka jeclahy kuwa kale🥰🥰🥰
@ahmed_diinaari
@ahmed_diinaari 2 года назад
Mashalah qisooyinka dilka inoo soo badi bro
@zakiabdi9398
@zakiabdi9398 2 года назад
Back golden voice
@qisaskadunida
@qisaskadunida 2 года назад
Ogaal cusub legend ku dayasho mudan
@ridwancazka7787
@ridwancazka7787 2 года назад
Hore usoco walaal.
@Dirie19
@Dirie19 2 года назад
Intan noolaa Dad Kadoqonsan mamaqal, waxa iiga daran Dadka commentinga Masha Allah kuso qoraya...
@Sunshinee_23
@Sunshinee_23 2 года назад
Ciyaalkan cadaanka wixii maskaxdooda kusoo dhaca horey beyka sameynayan😳😳
@lovegamer8007
@lovegamer8007 2 года назад
Hal video ima dhaafin hadana liketa waan kaa ilawi jiray hder baan dib ugu wada noqday💗💟
@everygame1149
@everygame1149 2 года назад
Keep up wllka
@hiponuura332
@hiponuura332 2 года назад
♥️♥️♥️♥️♥️😭
@mohammedabdinasir8365
@mohammedabdinasir8365 2 года назад
best youtuber my favourite channel I support you 🥰🙏💯
@jinkahaplahagala560
@jinkahaplahagala560 2 года назад
Somaliyey waa ikah codzi wax qapadkiizah firiyeh codkiizah allah ha udeeyoh nacalaysh ninkan videokah waqtih ka galay wax ugarteh ninkan wah golden voice lazoo bodayeen uf😭😂
@amal-4c3
@amal-4c3 2 года назад
Horto ma aragtay wlahi aniga bis ismoodeyayy😭💀 somalidan comments caadi maba qori karan lol
@marianapoli8162
@marianapoli8162 2 года назад
The best youtu.be masha allah ❤ 💃💃💯💯💪👈👌
@nimajirde6413
@nimajirde6413 2 года назад
Keep going golden voice
@csalaancali773
@csalaancali773 2 года назад
Ogaalka Cuzup bro 2pac tarikhdizii ayaan rabnaa
@Xeerta-Liido
@Xeerta-Liido 2 года назад
King of vioce
@AidarosHassan
@AidarosHassan 2 года назад
War Wuxu Caqli Xumaa
@abdallacabdiraxman8856
@abdallacabdiraxman8856 2 года назад
Wlhi waxa xasuusta anoo haben sodawaday filim horor ah ayaa waxa kabaqay bac madoow waliba ka carary ilaa xad aan ka dhaco 😂
@ibraahimgarasdooro9423
@ibraahimgarasdooro9423 2 года назад
😂😂😂 mardanbe hadaawan horor hadii kale tanoo kale marlabaad kugu dhici doonto
@muhamuudbille9158
@muhamuudbille9158 2 года назад
Hahahah zxp kula mid aha
@khalidofficeal3380
@khalidofficeal3380 2 года назад
Case waw amzing
@armaan2828
@armaan2828 2 года назад
M.a golden voice
@guledhamud1567
@guledhamud1567 2 года назад
filimka taxanahaa ah scream ayay dawaden siday hadalkoda ku shegayan filimkas wuxu so baxay 1999 waa filim cabsi cabsi ah oo qof kamid ah collage,ka ayaa dadka dila shekadan iyo filimkaas waa isku mid
@nagmanagmaa374
@nagmanagmaa374 2 года назад
Filimku ma Hollywood miyaa Mgciisa 😅
@guledhamud1567
@guledhamud1567 2 года назад
@@nagmanagmaa374 scream ayaa la dhaha 4 qaybood ayuu leeyahay walal
@nagmanagmaa374
@nagmanagmaa374 2 года назад
@@guledhamud1567 thnks bro
@nia8672
@nia8672 2 года назад
Waxan baari dawada filmka layidha ALACONDA maaski weyna. Ilahada indhaha markan isku qabto waxa ii horyimada ninki uu liqay u hadana so tufay. Balo. Maxa igu wataa iqabatay. Ma ilobo. Dabadeed filmada horror inay leyihiin baan iska eega Intan geysan ama so dawan. ✌️
@ubax7758
@ubax7758 2 года назад
Ani filinka wanku haysta markasta wan dawadaa😂😂😂
@ugbadomar5881
@ugbadomar5881 2 года назад
Shugran wll
@ibraahimgarasdooro9423
@ibraahimgarasdooro9423 2 года назад
Waxyar ka hor baa horor daawanaayey 👿👹👽💣😱😨😰👾💀☠️👻
@kayfmohamed565
@kayfmohamed565 2 года назад
Iskadaa wll cuduro maskaxda baa laga qaadaa
@nazrazead
@nazrazead 2 года назад
Keep going wlloh Allah keep you
@ayaanlecade5347
@ayaanlecade5347 2 года назад
Dhabtii Muqalo Wanaagsan Ayaa Soo Upload-gareysa Dhamaantod Waa Kuwoo aan Xiiseyo Waana Dawadey Balse Fursad Ma u Helaysaa in aad Hal Muqal Ka Soo Sameyso Physics Sidaa Meerayasha Iyo Galaxy-yada Dhabtii Aad Ayaa u Xiiseya Cilmiga Physics-ka Waan Rajeyn Doona in aad Ugu Yaran Hal Muqal Ka Soo Sameyso Kadibna aan u Daawado Si Qurux Badan Mahadsanid
@kayfmohamed565
@kayfmohamed565 2 года назад
Waxaa aad uga hadla chanelka Anaga production
@AlfananGermany
@AlfananGermany 2 года назад
Golden voice
@apdisametjama3093
@apdisametjama3093 2 года назад
Wlhi marku iso dhaco notification ka ishegaya inad wax soo dhigtay wan farxa From burao ✌️🤍
@idirisyuuzufidirisyuuzuf8293
@idirisyuuzufidirisyuuzuf8293 2 года назад
Ninkani wll wa youtuberka ugu fican uguna codka wacan somalida
@armaan2828
@armaan2828 2 года назад
Mahadsanid sxb
@mariaxayiryusuf7085
@mariaxayiryusuf7085 2 года назад
Wlky. Hore usocoh
@shukriabdihakiem
@shukriabdihakiem 2 года назад
We love u 🥰wllkey
@wardiabdi401
@wardiabdi401 2 года назад
Ninka voice waan ku seexeda anigu ❤
@cookwithme8048
@cookwithme8048 10 месяцев назад
Subxanllah gaaladani waa balaayo
@sadaamhussein4813
@sadaamhussein4813 2 года назад
Golden voice 🎤🎧🎼🔰✨
@maxamudmaxmed6774
@maxamudmaxmed6774 2 года назад
Sxp shilki train 🚆 ka ee kalafornia kasoo hadal🥺🥺🥺🥺😥😥😥😥please 🙏 please 🙏 please 🙏 please 🙏 please 🙏 codsigayga ii tix gali
@muhamuudbille9158
@muhamuudbille9158 2 года назад
Zxp shekoyinka tuugada noo keen
@kingaaryan3116
@kingaaryan3116 2 года назад
Your voice 💯🥵
@kingmoha4167
@kingmoha4167 2 года назад
M.a GOLDEN VOICE ✊🏿✊🏿
@bilaaladan9694
@bilaaladan9694 2 года назад
Ok✨💥♥️🙏
@hayrufcdeh2845
@hayrufcdeh2845 2 года назад
Keep going bro ogaal cusup 🌹 💪 💯 🙏 👌
@footalllur7855
@footalllur7855 2 года назад
Shilkii tarian🚅 ee kalafornia kaso hadal sxb🙅‍♂️
@drsocial6889
@drsocial6889 2 года назад
Iigu caawi sabiskataab walaal aan gaaree 20k
@zakariyeyusuf-bj5yo
@zakariyeyusuf-bj5yo Год назад
Ling ❤
@shukriadem8824
@shukriadem8824 2 года назад
My dear how are you
@goathakiimi5294
@goathakiimi5294 2 года назад
Real name ii sheeg ogaal cusub
@zeyfi_700
@zeyfi_700 2 года назад
💎Dɪᴀᴍᴏɴᴅ Vᴏɪᴄᴇ💎
@gouleidahmed9877
@gouleidahmed9877 2 года назад
What a beautiful voice
@muhimmohamed1094
@muhimmohamed1094 2 года назад
Masha allah codkaga 🥰
@dhoobeeychannel440
@dhoobeeychannel440 2 года назад
Asc sxb qali baryahan wa naga so dahda
@cadaani7587
@cadaani7587 2 года назад
AR sxb soo badi muuqaalada cabsida wey igu baxdaa dad kaloo ila mida na wey jiran xog ogaal na waad u tahay arinkaa mahadsanid dar dar geli waa iga codsi👍
@maryanabdemuhammad1864
@maryanabdemuhammad1864 5 месяцев назад
😢😢😢
@madinonuux6307
@madinonuux6307 2 года назад
Voice😋
@Somalinimo-e9z
@Somalinimo-e9z 2 года назад
Aniga waan jeclhy waliba xata gameskoda wan dhela hdadan kuwa badan ayaa igu jira wax iga fuleysana ma lahan kaligeyna ma ciyaari kari waana jeclhy 😭😂
@Cabdicasiiscumar3945
@Cabdicasiiscumar3945 2 года назад
Dadka ugu xun ama dalka ugu cabsida badan waa maraykan bal daawo police activity
@naajmasalah4436
@naajmasalah4436 2 года назад
Anagaa ku nool maxuma lkn waa dal weyn oo qoomiyado iyo dhaqano kala duwan leh marka waxkasta way kadhicikaran
@ayaanaadan9597
@ayaanaadan9597 2 года назад
🌹🌹🌹🌻❤😍
@qaalibeauty2544
@qaalibeauty2544 2 года назад
Omg
@bymgit1881
@bymgit1881 2 года назад
s Cet ami est vraiment choqué mais j'ai peur
@nimconuura4493
@nimconuura4493 2 года назад
Wale Ana jecel filmda cabsida ah🥺
@ibraahimgarasdooro9423
@ibraahimgarasdooro9423 2 года назад
Sidoo kale anigana waan kahelaaa fillimada hororka ah laakiin siduu qof maskaxdiisu ku badali karaa waa yaabe😨
@nimconuura4493
@nimconuura4493 2 года назад
@@ibraahimgarasdooro9423 way dhici kartaa ina yeelato dhaqamada
@ibraahimgarasdooro9423
@ibraahimgarasdooro9423 2 года назад
@@nimconuura4493 gaalada lee waaye qof iiman leh waxas ma sameen karo
@mustafedheelaye7624
@mustafedheelaye7624 2 года назад
Dimound voice💖
@zakariaxasan5476
@zakariaxasan5476 2 года назад
Walaal kasoo hadal dhacdadii caynu jaaluut
@comedyfunnyvideosever3830
@comedyfunnyvideosever3830 2 года назад
QISO cajiib ah Janada lagu galo link raa
@msssuusii5655
@msssuusii5655 2 года назад
17 3036 waaw
@abdi622
@abdi622 2 года назад
The legend 🙌 💙
@ilhaammohamed9004
@ilhaammohamed9004 2 года назад
My fov you tube channel 🥰✨
@nawaasmaxamed5921
@nawaasmaxamed5921 2 года назад
Muqaal cajiibah
@kowsaraarre4414
@kowsaraarre4414 2 года назад
Còdlibaax
@hamdisagal8177
@hamdisagal8177 2 года назад
Qof qof bani aadam ah dilay uma qalmo xabsi daain sidaasna waa cadaalad daro weyn
@riishaxmed5656
@riishaxmed5656 2 года назад
😍🌸❤️
@amancrn8715
@amancrn8715 2 года назад
Pin first viewer
@1King_mohsin
@1King_mohsin 2 года назад
Mrs lakin lakin lakin 😂😂wxan jeclahy marka lkn dhahayso bas
@qaalibeauty2544
@qaalibeauty2544 2 года назад
Codkaaga
@musehussein3093
@musehussein3093 2 года назад
SXB DHACDOOYINKII MAXAA UKALA JARTAY SOO WAD
@isco9733
@isco9733 2 года назад
Waa ilmo sheydaamo ah waa eeyo wlhi 😭😭😭🖕🖕
@samiyoisaaq5654
@samiyoisaaq5654 2 года назад
123_somali_adi_mia_😒__!!?
@amalismail7772
@amalismail7772 2 года назад
physcopath ayay ahaayeen
Далее
What Is Reality?
2:32:23
Просмотров 2 млн
11. Byzantium - Last of the Romans
3:27:31
Просмотров 4,5 млн
Maxay tahay sirta waalidaa ee gabadhani ay qarinaysay
17:01
17. Carthage - Empire of the Phoenicians
3:38:13
Просмотров 4,4 млн
Riwaayadii Sixirka Part 14 End 2022
31:16
Просмотров 741 тыс.