Тёмный

Waxey isku dayi doonan inee dib kuugu soo noqdaan  

Dr. Khadar Abdi
Подписаться 13 тыс.
Просмотров 3,7 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

17 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 39   
@Naphisaaaaxx
@Naphisaaaaxx Год назад
Ilahay caqliga ha ku barakeeyo
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 Год назад
Adna sidoo kale
@Naphisaaaaxx
@Naphisaaaaxx Год назад
Walahi khadaroow waad iga qosliyay xageen kala xidhiidha walalkay
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 Год назад
Instagram keyga waa Khadarabdij_ ama email isoo dir m.salehj48@gmail.com
@ugbaadahmed1182
@ugbaadahmed1182 Год назад
Number no sheg wll whats up
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 Год назад
Ma rabo inaan numberkeyga public ka dhigo balse waxaad isoo diri kartaa message on Instagram AMA email
@Yusuf_Hunter2020
@Yusuf_Hunter2020 4 месяца назад
Cidna lama caawiyo haatan dadkii gacanta lagu quudiiyay beey dib u qaniinan!!😱😱😱
@kiinmahamud4061
@kiinmahamud4061 5 месяцев назад
Mashallaaah wllo 🌹👍
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 5 месяцев назад
Thanks for watching
@somali9133
@somali9133 Год назад
Waan xiisaynaya inoo wad mahadsanid wll hore usoco
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 Год назад
Waan soo wadaa topicya badan insha Allah gambaleelka 🔔tick sii si aynan kuu dhaafin videos ka mahadsanid
@nuurshaafici4417
@nuurshaafici4417 Год назад
ilaahay dhibaatada hanaga bad baadiyo
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 Год назад
Aamiin kulikeena
@Naphisaaaaxx
@Naphisaaaaxx Год назад
Qofkas wuu I soo maray laakiin aniga ka guuleestay isla marka a waan fahmay
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 Год назад
Mansha Allah sifiican aayaad sameysay
@Naphisaaaaxx
@Naphisaaaaxx Год назад
Walalo noo soo badadi qubrad u leedahay
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 Год назад
Insha Allah waan soo wadaa vidiyowya badan subscribe saar 🔔ka tig sii si uusan kuu dhaafin vidiyowga
@Naphisaaaaxx
@Naphisaaaaxx Год назад
Al run badanaa wiilku
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 Год назад
Mahadsanid walaal
@Naphisaaaaxx
@Naphisaaaaxx Год назад
Kkkkkkkkkkk
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 Год назад
Waxaan rajeenaya inaad ka sheshay vidiyowga
@Naphisaaaaxx
@Naphisaaaaxx Год назад
Kalsoonidaa ku yar
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 Год назад
Haa waa runtaa
@Naphisaaaaxx
@Naphisaaaaxx Год назад
Kkkkkkk
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 Год назад
Waxaan rajeenaya inaad ka sheshay vidiyowga
@Naphisaaaaxx
@Naphisaaaaxx Год назад
Kkkkkkkk
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 Год назад
Waxaan rajeenaya inaad ka sheshay vidiyowga
@firdowsakariye1654
@firdowsakariye1654 Год назад
Xidhiidhkoodu ma dhamado ilaa ay helaan qof kaa fiican
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 Год назад
Waa runtaa walaal thanks for watching
@Naphisaaaaxx
@Naphisaaaaxx Год назад
Dadkaas waa la wada garanaa
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 Год назад
Waa beela hadii aad lasoo dhaqantay oo aad taqaanid dadkaas
@FirdowsaKariye
@FirdowsaKariye Год назад
Dadkan ma ogyihiin waxan ay ku sameenayaan dadka
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 Год назад
Haa walaal wey ogyahiin waxa ay sameyni haaya waa dadka toxic
@FartunFani
@FartunFani 8 месяцев назад
Ugu dambeyn go.aan ayan ka qaatay waliba ano😭melwalbana block ayan kasaray xldan inan ka gudbo ayan rajena Insha Allah
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 8 месяцев назад
Insha Allah walaal illehay sida jeceshahah hakuu yeelo
@FirdowsaKariye
@FirdowsaKariye Год назад
Dadkan markay lamanahaaga noqdaan jacayl aan caadi ahayn bay kugu dhiibayaan laakiin waxaad ogaanaysaa markay kaa maarmaan
@Drkhadarabdi1
@Drkhadarabdi1 Год назад
Sax waa daneestayal
Далее
Nafsi ahaan ayaad ugu dhiman qofka noocaana
13:38
Просмотров 54 тыс.
WHO IS NARCISSIST/ YA WAYE NARCISSIST?
11:15
Просмотров 24 тыс.
goormuu kabaxaya noloshaada narcissist???
16:31
Просмотров 1,3 тыс.
Markay fahmaan inaad ogtahay! (Narcissistic People)
11:36