Тёмный

Waxyaabihii iigu dhibka badnaa oo aan kenya 🇰🇪 kala kulmay 9 bilood oo aan joogo 

mama soomaali
Подписаться 96 тыс.
Просмотров 27 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

27 июл 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 249   
@ashafarah6052
@ashafarah6052 4 месяца назад
Waxaan noqonay dad qaxooti ah forever. Aniga hadaan noqonaayo Soomaalia ayaan aadayaa. Gurigaaga Allaha kuu barakeeyo. Soomaaliyeey Dalkiina dhista.
@hanefa283
@hanefa283 4 месяца назад
Soomali hal cilad ayey leedahay naago reer gogol ah hard iyo habeen baangad sita iyo wiilashooda mooryaar ah intaas bes ayaan kunacay 5 sano ayaan soo joogay ALLAH KUU NAGU AMAANSADAY BACDU SHIDA WATACAB IYO WEERAR CELIS IYO GOODIS 😢
@user-qo5km9gs2u
@user-qo5km9gs2u 4 месяца назад
Asc. Anab. Omar. Diinle. Xaawo. Omar. Diinle. Iyadana. Ka. Kexeey. Hamilton. Somaliya. U. Kexeey. Saxib waa. Salaamantahay. Woqtiga. Ha. Kuu. Wacnaado. Have nice day
@mamasoomaali
@mamasoomaali 4 месяца назад
Habo waan rabnaa laakiin soomaalia ma degana
@abdourahman-ve2ex
@abdourahman-ve2ex 4 месяца назад
@@mamasoomaali adigoo Garoowe ama hargaysa ama Djibouti ka dhista ayaa kaaga fiicnan lahayd dhul somaliyeed
@SSS78781
@SSS78781 4 месяца назад
Mama , noolasha Qurbaha waan ku daalney walahi..America ayaan jogaa..walahi waan nacay noolasha Qurbaha...walahi Africa 🌍 noolol mcn oo raaxo ah ayaa taalo oo bilaa stress iyo depression ah...NOOLASHA QURBAHA WA STRESS, IYO QABOW IYO CUNTO AAN ORGANIC AHEYN , IYO CIMILADA OO AAD U XUN...IYO INTA XUN OO IDIL QURBO UGU IMOW
@mamasoomaali
@mamasoomaali 4 месяца назад
Habo waan kareystay dhexda marada ku xiro Hader bilow inaad nolol sameysato oo hoy ugu horeysii
@saadanoor9331
@saadanoor9331 3 месяца назад
Walaal gurigaada Allaha kuu barakeeyo, waa ku mahadsan tahay akhbaarta dadka raba iney degaan kenya.
@saynabmahamed8229
@saynabmahamed8229 4 месяца назад
Guriga kaamarado ku xiro siisii kamarooyin
@rabikabaqmeelkastadjoogtid8905
@rabikabaqmeelkastadjoogtid8905 4 месяца назад
Allaah ha kuu barakeeyo Intee dhulka intee la iibiyaaa inadeer❤
@zamzamcabdiraxman5351
@zamzamcabdiraxman5351 3 месяца назад
Mashaa Allah habo Alle ha idiin barakeeyo guriga Si wanagsan ha idinku dhameeyo, guuleysta, Aamiin💖
@Xilwa_Xaggi
@Xilwa_Xaggi 4 месяца назад
Dalaadan lahayn dareen ku joog waaye kenya soomaaliyaa ka fiican laakiin odayaal baa diiday in la dago eeIlaahay nabad ha nooga dhigo
@mamasoomaali
@mamasoomaali 4 месяца назад
Habo walaahi waan jetlag inaan dalkeyga dhisto laakiin nabadi aawey
@Xilwa_Xaggi
@Xilwa_Xaggi 4 месяца назад
Waa sax waa kugu raacsanahay kolay kenya daris nala ah hadana qayb baaban kaleenahay dalka keenya Alaha inagu amaansado meel aan joognaba
@MsLajecel
@MsLajecel 3 месяца назад
Habo waad mahadsantahay. Tan ilaa waqtigii aan RU-vid ka kugu soo biirey wanaag iyo waayo aragnimaa nooga sheekeysaa. Allaha ku cizeeyo. Howsha yar oo dhismaha ka harsan Allaha kuugu dhameystiro si fudud. Mahadsanid. Ramadan Mubarak.
@nuraegal4395
@nuraegal4395 4 месяца назад
Mansha Allah walal allaha cimri iyo caafimaad hakuugu sugo agtaada iga day lkn ina adeer xageen kaala soo xariiraa
@khadronuur83
@khadronuur83 3 месяца назад
Mansh Allah ilahay hakubarkeeyo thank you for your information
@ashaoali8020
@ashaoali8020 4 месяца назад
Ilaahey hakuusaqiro gurigaada quraan ku aqriso
@mamasoomaali
@mamasoomaali 4 месяца назад
Mansha allah habo mahadsanid
@ashaoali8020
@ashaoali8020 4 месяца назад
Canabey walaal ninku ma Somalibaa
@sharifoahmed9438
@sharifoahmed9438 4 месяца назад
Maasha Allaah Tabaarakallaah Allaah hakuu fududeeyo Hakugu guuleeyo Haydinku xifdiyo adiga iyo familkaagaba 🎉
@mamasoomaali
@mamasoomaali 4 месяца назад
Aamin habo mahadsanid
@deeqaahmed2607
@deeqaahmed2607 4 месяца назад
Maashaa Allah, Allahuma Baarik
@sahroali1967
@sahroali1967 3 месяца назад
Masha allah qaali alla haku xafido shukran❤
@maryanfarah8190
@maryanfarah8190 4 месяца назад
Mashalah canabey I love my sister isdir tellkaga an kula dagee us ayan kasocarara
@fartunqxttrrmohamevvaad
@fartunqxttrrmohamevvaad 4 месяца назад
Waa runtaa horay u soco guul baad gaari insha alaah
@mamasoomaali
@mamasoomaali 4 месяца назад
Mahadsanid habo allah ku barakeeyo
@rahmashire8683
@rahmashire8683 4 месяца назад
Asc mama Somali soo dhawow 219 ilaa hada wan kula socday 2019 talo aan kaa qaatay waan ka faa,iiday nolashaydii oo dhan ayey badashay thank you very much
@habiboanshur9989
@habiboanshur9989 4 месяца назад
Mash Allah me too mama Somali wan Ku hesta
@mamasoomaali
@mamasoomaali 4 месяца назад
Mahadsanid habo ❤❤❤❤
@user-tt4sp3eq1l
@user-tt4sp3eq1l 4 месяца назад
Wll nala wadaag taladaa qimaha badan eed ka faiday nala share garee? ama video gaa ad ka faiday magici ? an ka faidaysane Ana 2020 dhexdisi Ayan kuso xirmay mama somali Chanel horumar nololed iyo horumarka naftayda markasaa igu horaysay 2021 na wadadi guushaan cagta saaray khayr allah hasiye mama somali wa hadyad ilahy uso dirty hoyiyinka iyo dhalinta somaliyed
@halimohassan4428
@halimohassan4428 4 месяца назад
Mansha allah allayaa barikfi abaayo macaan god jobb❤
@mamasoomaali
@mamasoomaali 4 месяца назад
Thanks habo qeyr allah ku seeyo
@rukiasamow411
@rukiasamow411 4 месяца назад
Masha Allah mam macan alaha kuxafidho gurigana alaha kudameyshtiro cimri iyo cafimadna alaha kusiyo❤❤❤❤❤❤
@mamasoomaali
@mamasoomaali 4 месяца назад
Aamin habo jizaakumullahu qayr
@habiboanshur9989
@habiboanshur9989 4 месяца назад
Mash Allah ❤cafimad kunolow habo I love you ❤
@mamasoomaali
@mamasoomaali 4 месяца назад
Thanks habo 💕 ❤
@fadumaali9085
@fadumaali9085 4 месяца назад
Masha allh sister
@ummuisra6271
@ummuisra6271 4 месяца назад
Masha ALLAAH inta kudhiman ALLAAHA kufududeyo gesiyad batahay horay usoco
@mamasoomaali
@mamasoomaali 4 месяца назад
Mahadsanid habo adigana guuleyso
@siradtosane6680
@siradtosane6680 4 месяца назад
Masha Allah barnamuj quruxbadan aa keentey horey usoco
@mamasoomaali
@mamasoomaali 4 месяца назад
Mahadsanid habo ❤❤❤❤❤
@fatumaali1789
@fatumaali1789 4 месяца назад
Ma shaa Allah Tabaraka sister Allah xakubarakeyo , I salute u, I was once in ur position, I know what u have been through, once again BIG CONGRATS ON YOUR ACHIEVEMENT.
@mamasoomaali
@mamasoomaali 4 месяца назад
Thanks habo I like 👍 when you said keep going
@ima6291
@ima6291 4 месяца назад
Abaayo mesha waa badiyo cidlahe gurigaga iska gal wlhi halkeygan ka cabsonoya daris xate majogo mesha waa kaliga
@mamasoomaali
@mamasoomaali 4 месяца назад
Habo gadaal bay iga degen yihiin ceeshaan waa amni
@khadraali8373
@khadraali8373 4 месяца назад
Masha allah tabaraka enjoy your time with the family
@mamasoomaali
@mamasoomaali 4 месяца назад
Thanks habo I will you the best
@user-he9fo4rn5v
@user-he9fo4rn5v 4 месяца назад
Asc wLasheey magalada magaceed abayoo lambarkaga inta igu soo qoor inshallah
@mamasoomaali
@mamasoomaali 4 месяца назад
254742226331
@samsamabdi2788
@samsamabdi2788 4 месяца назад
Mashallah mama Allah ha kuu barakayo inta dhimanah Allah ha fududayo 🙏
@mamasoomaali
@mamasoomaali 4 месяца назад
Aamin habo jizaakumulahu qayr
@imankhashim9837
@imankhashim9837 4 месяца назад
ما شاءالله ربنا يببارك ❤
@Imanx602
@Imanx602 4 месяца назад
I love Lamu.❤
@raqiaomar4781
@raqiaomar4781 4 месяца назад
M.a allahum barik
@sacdiyomursal156
@sacdiyomursal156 4 месяца назад
Masha Allah ❤
@shukrilibax
@shukrilibax 4 месяца назад
Masha allaha ilaah hagu sidadiy quruxda kaa muuqato ❤❤❤❤👍
@mamasoomaali
@mamasoomaali 4 месяца назад
Mahadsanid habo adigana sidoo kale
@Awood100
@Awood100 4 месяца назад
Ma anaa kanya guri ka dhisanaa alahay alle Somalia 🇸🇴 ii balana 😢😢
@abdijamuhamed1926
@abdijamuhamed1926 3 месяца назад
Insha allaah abaayo
@fadumoadam3100
@fadumoadam3100 4 месяца назад
Manshaallah abaayo Allaha ku barakeeyo
@mamasoomaali
@mamasoomaali 4 месяца назад
Aamin adigana Sidon kale
@ugasohoosh1038
@ugasohoosh1038 4 месяца назад
Asc abayo meeshas aad ayan ugu bahnahaye ilasoo xiriir please adoo iga raaliya ama meelan kala soo xiriiro isoo sii
@ahmedabdi5380
@ahmedabdi5380 4 месяца назад
Maasha allah ilaahey ha idin fududeeyo inta idiin dhiman
@mamasoomaali
@mamasoomaali 4 месяца назад
Aamin habo adigana waxaad jeceshahay oo qeyna allah ku siiyo
@issasheck3773
@issasheck3773 4 месяца назад
Ma shaa allaha alhakubarakeya
@abdimoha3314
@abdimoha3314 4 месяца назад
Masha alah qof wanagsan ayaad tahay lakiin waxan ka codsanayaa inaan nolosha kula qeybsado. Lakin canada ha iga aadin
@HidayaAbdirahman-yi4et
@HidayaAbdirahman-yi4et 4 месяца назад
Mamada kaxisho wa xaase
@qaliabdi290
@qaliabdi290 4 месяца назад
Mansha Allah hakuu barakeeyo momo. Alle hidin xifdiyo adiyo xaajigaaga iyo awlaadaada meeshan baan u baahanahay reer american ahy teen kiids baan Ameerica ku dhalay
@mamasoomaali
@mamasoomaali 4 месяца назад
Habo waakana 254742226331
@xubimaxamuud8153
@xubimaxamuud8153 4 месяца назад
Wa cidlo badiya guru hadi lacag ka galayso mel magala ba fican
@saynabsaafi3942
@saynabsaafi3942 4 месяца назад
❤❤❤❤ maashaallaaha hamblyo abayo w
@rahmomailn2138
@rahmomailn2138 3 месяца назад
Walaalo waxaan rabaa meesha inaan land kagato taleefonka nasii waad mahad santahay taks
@rahmomailn2138
@rahmomailn2138 3 месяца назад
@user-rw3rt1dh1m
@user-rw3rt1dh1m 4 месяца назад
Take care of foreman.never give money on advance.give them according to work done.
@mamasoomaali
@mamasoomaali 4 месяца назад
Thanks habo I didn't know that before
@user-ex9qq4bs9i
@user-ex9qq4bs9i 4 месяца назад
Waxaan kugula talinayaa in aadan Soomaalida ugu yeerin deegaanka aad tagtay, haddii kale way kaa kharibayaan.
@user-tt4sp3eq1l
@user-tt4sp3eq1l 4 месяца назад
​@@user-ex9qq4bs9ikk wll hanagu dirin mama somali anaga uso socona laama
@user-rw3rt1dh1m
@user-rw3rt1dh1m 4 месяца назад
Please take care.for those who wish to buy plots in kenya.its very tricky bussiness.the title can change from one person. to several.people and if its for family property.each member of the family have to agree that they are selling the land. Otherwise you may buy a property with family dispute in courts.
@mamasoomaali
@mamasoomaali 4 месяца назад
You are absolutely 💯 right ✅
@nastedave9842
@nastedave9842 4 месяца назад
💯
@user-gb1tn3cn2b
@user-gb1tn3cn2b 4 месяца назад
Very true
@fadumohassan2425
@fadumohassan2425 4 месяца назад
I bought a land and they won’t even give me the title
@user-rw3rt1dh1m
@user-rw3rt1dh1m 4 месяца назад
@@fadumohassan2425 its fraud my people before you buy land there is are process. In Kenya there two document for land acquisition. 1 .allotment.letter.this is just like receipt showing you have land which is surveyed by local administration. Allotment letter is the one used to generate title deed.which is the valid document. It's very risky to buy land with only allotment letter unless otherwise you have agreement of sale written and sign through advocate.this agreement shall come from information gathering process from the chiefs and family members as well as village elders 2.title deed .there are fake title deeds.before buying land you get copy of title deed and do what's call searching.that is you verify the title if it's genuine through ministry of lands data base.this is done through lawyer or registered law firm agent.
@sihaamelmi8188
@sihaamelmi8188 4 месяца назад
Alle ha idiin fududeeyo muraadkiina aamiin
@mamasoomaali
@mamasoomaali 4 месяца назад
Aamin adigana sido kale
@jamilahahmed3652
@jamilahahmed3652 4 месяца назад
Allaha kuu fududeeyo walashey
@user-ny8gj9cv8n
@user-ny8gj9cv8n 3 месяца назад
Baarakallaah mom soomaali
@sareedo8184
@sareedo8184 4 месяца назад
❤❤❤masha Allah
@ibrahimjama3579
@ibrahimjama3579 4 месяца назад
Mashallah mama ‘ tusaale nool baad tahay l xagga fursadaha degaankaas bal warbixinta kusoo dar
@mamasoomaali
@mamasoomaali 4 месяца назад
Habo isoo wac 254742226331
@abobasement346
@abobasement346 4 месяца назад
masha Allah si fican bad yeshay
@mamasoomaali
@mamasoomaali 4 месяца назад
Haa habo Africa waa LA is gaad gaadayaa
@Amina_11802
@Amina_11802 4 месяца назад
Masha Allah
@user-le3ki9dp5f
@user-le3ki9dp5f 3 месяца назад
Yaa ku gaaray kenya aqoon la aan weli la isma gaarin. Waxay u egtahay meel cidla ah in aad degtay naftaada ilaasho lacag waa la helaa.
@UmuAbdalla1
@UmuAbdalla1 4 месяца назад
Waad guleysane habo insha Allah, dhulka qimihiisa nala wadaag habo
@mamasoomaali
@mamasoomaali 4 месяца назад
Habo waa 8000 iyo 3000 kun inta U dhaxeysa
@UmuAbdalla1
@UmuAbdalla1 4 месяца назад
Haye habo mahadsanid
@somalimom1012
@somalimom1012 4 месяца назад
Dhulka Waa imisa mitir abaayo Canab​@@mamasoomaali
@user-he7sv3zm7j
@user-he7sv3zm7j 3 месяца назад
eedo Amina barayahaan waa lagu waayey ileen Hawl baad ku maqneyd
@Neshremy
@Neshremy 4 месяца назад
Scw
@abdijamuhamed1926
@abdijamuhamed1926 3 месяца назад
Masha allaah tabaraka laah
@habiboanshur9989
@habiboanshur9989 4 месяца назад
Habo Edmonton baraf Wey dhaftey wa oya Malin walbo 😢
@mamasoomaali
@mamasoomaali 4 месяца назад
Waa cadaab barafku iyo qabowga faraha badan
@user-is6xk9sh5f
@user-is6xk9sh5f 3 месяца назад
Waa xasidiin maamo isxijaab Waa sixiroolayaal
@ju4965
@ju4965 4 месяца назад
Masha Allah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@mamasoomaali
@mamasoomaali 4 месяца назад
💙💙💚💚💗🧡🧡❤❤❤❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💜💜💜💜💕💜💜💜
@fadumojama22
@fadumojama22 4 месяца назад
Masha Allah sister deganka yadega
@mamasoomaali
@mamasoomaali 4 месяца назад
Baajuun soomaali giryaama
@ahmedabdi5380
@ahmedabdi5380 4 месяца назад
Mama dhulka yar meeqa aa lagu helaa dolar ahaan degan xaafada aad ka dhisatey adiga
@mamasoomaali
@mamasoomaali 4 месяца назад
Habo waa 8000 ilaa 3000 inta U dhaxaysa
@nasrajamac1176
@nasrajamac1176 4 месяца назад
😊😊😊❤mash Allah
@rahmafarah6892
@rahmafarah6892 4 месяца назад
Ani waba ka naxsana kenya o naag iyo ninba tuuga yahiin xata askartooda meel baadiya o cidla ah side ugu degta islahaa ilaah hakugu amaansado
@mamasoomaali
@mamasoomaali 4 месяца назад
Habo baadiya ms ahanwaa Magalada dekeda kenya ugu weyn laga dhisayo
@rahmafarah6892
@rahmafarah6892 4 месяца назад
@@mamasoomaali ilaah hakugu amaana yeelo wa alxamdilah hade magaalo tahay
@user-gb1tn3cn2b
@user-gb1tn3cn2b 4 месяца назад
Coast ga kenya waa nabad
@ima6291
@ima6291 4 месяца назад
Mamo fikradahada waa kula qabaa oo hadaba darusalambaan dhismo ka wadaa ee taloyinkagana qatay wana ku mhdsantahay abaayo frm xamar to jermny
@mamasoomaali
@mamasoomaali 4 месяца назад
Mahadsanid habo❤dadaala waa gaara
@muhubojama1231
@muhubojama1231 4 месяца назад
Waligaa iyo allaahba hasiin lacagta halmar u qaybi shilinka uu maalintaas sameeyey sii
@mamasoomaali
@mamasoomaali 4 месяца назад
Waa sax habo
@user-js6do7zf3x
@user-js6do7zf3x 4 месяца назад
Asc walaaley sanadkoo dhan miyey kulushahay mise waa bilo kooban Mombasa iyo meeshaad degen tahay yaa kulul
@mamasoomaali
@mamasoomaali 4 месяца назад
Waa isku mid abaayo waa xeeb
@sahromahamud
@sahromahamud 4 месяца назад
Manshaallaah Manshaallaah ✅👍
@mamasoomaali
@mamasoomaali 4 месяца назад
Guuleyso habo
@abdijamuhamed1926
@abdijamuhamed1926 3 месяца назад
Amiin amiin yaarabi
@Khadijo60
@Khadijo60 4 месяца назад
inshaaallaha baladweyn ayaa ii diyaarsan hadaan nafta qabo
@UmasalmanUmasalman
@UmasalmanUmasalman 4 месяца назад
Masha Allah sax 😢
@ragehussein124
@ragehussein124 4 месяца назад
Kenyati oo dhan waa khaa,imiin iyo maneeno socda waa nin iyo naag oday somali ah oo zampia 45sano daganaa oo ku gaboobay wuxuu igu yiri jareetan aad arkeyso kuligood waa tuugo hal qof oo la aamini karo ma jiro jareertan waxay xadeenin waxaa ka jira dhimbisha dabka ah hadalkas meel ban ku qortay mama somali howsha aad ku jirto allaha kuu fududeyo ee taxadarka badi jareer oo dhan lama aamino kenya kuma sii jirto
@nastedave9842
@nastedave9842 4 месяца назад
Haa wlh waligaa jareer duurkooda hoy ha ka sameysan. Hooyadii dhashay xita waa dhacaan ciday u aaba yeelaan maleh.
@mamasoomaali
@mamasoomaali 4 месяца назад
Illahay hanagu amaansado
@saadanoor9331
@saadanoor9331 3 месяца назад
Wadankeena Allaha noo nabadeeyo.
@amun6894
@amun6894 4 месяца назад
Guriga meqo waaye lacagtay ku dhistay
@user-tt4sp3eq1l
@user-tt4sp3eq1l 4 месяца назад
Wcs HBO mcn mama somali qali❤
@mamasoomaali
@mamasoomaali 4 месяца назад
Habo waan ku salaamay
@ayaanmohamed5337
@ayaanmohamed5337 4 месяца назад
Mama Somali labarka aad soodhigtay halambaraa kamaqan. Qofkii yaqaan hailasoowadaago. Adan ugubaahanay
@mamasoomaali
@mamasoomaali 4 месяца назад
Habo waa kan 254 742 226 331
@idilsalahgenyo-cad7731
@idilsalahgenyo-cad7731 2 месяца назад
Careem ka qoraxda marsan laheyd
@abdourahman-ve2ex
@abdourahman-ve2ex 4 месяца назад
Allah hakuu barakeeyo lkn arimahaaga khaaska ah hoos ayaa loo dhamaysta ma fiicna in aad dadka la wadaagtid nabi maxamed scw ayaa sidaa dhahay
@mamasoomaali
@mamasoomaali 4 месяца назад
Mahadsanid habo
@user-hh5ug9xe7j
@user-hh5ug9xe7j 4 месяца назад
Masha allaah Kenya guri ka dhisaneysay miyaa
@mamasoomaali
@mamasoomaali 4 месяца назад
Haa habo
@user-vr1oi1dr3b
@user-vr1oi1dr3b 4 месяца назад
Mama wan kurabaa xagee kahelaa hada noyrobi banjoga waxan rabi lahaa inaan sooguuro
@mamasoomaali
@mamasoomaali 4 месяца назад
Habo 254742226331
@hanefa283
@hanefa283 4 месяца назад
Waxaa tahay qof duceysan 😊
@salmaahmed2263
@salmaahmed2263 4 месяца назад
MashaAllah Tabaraka waa qurux badan tahey ❤
@mamasoomaali
@mamasoomaali 4 месяца назад
Thanks habo
@amun6894
@amun6894 4 месяца назад
Guriga na tus gudihisa
@GeneralHensaleey
@GeneralHensaleey 4 месяца назад
Be cautious with foreman
@mamasoomaali
@mamasoomaali 4 месяца назад
You are right about that
@qaalimohamed8901
@qaalimohamed8901 4 месяца назад
🙏🏾🙏🏾🙏🏾❤️
@mamasoomaali
@mamasoomaali 4 месяца назад
Thanks hobe❤
@qaalimohamed8901
@qaalimohamed8901 4 месяца назад
🙏🏾🙏🏾🙏🏾🙏🏾🌷❤️❤️✅
@ladanesalwe8245
@ladanesalwe8245 3 месяца назад
Mama malyuun jamacadeedii miyaa ka baxday 😂😁😁
@ummuisra6271
@ummuisra6271 4 месяца назад
Sallallaahu calleeyhi wasallam❤❤❤
@khadrayusuf6479
@khadrayusuf6479 4 месяца назад
Muma somaali yeey meeshu waxay u egtahay meel cidla ah waxbaa layga xadayna waad tiriye bal adigu is ilaali nafta wax kaqaalisan majirto ilaahay hayna xifdiyo take care baaye
@mamasoomaali
@mamasoomaali 4 месяца назад
Habo meeshu cidla ma ahan waa magazlo dekeda kenya ugu weyn ayaa laga dhisay
@khadrayusuf6479
@khadrayusuf6479 4 месяца назад
@@mamasoomaali waaxagee mombasa joogaa manoo dhawdihiin maanshalah waa meel qurux iyo Green ah
@badriahussein8291
@badriahussein8291 4 месяца назад
Guriga na daawisee
@faadumobilal3963
@faadumobilal3963 4 месяца назад
Asc awey dhulkeena maxaa laamo
@mamasoomaali
@mamasoomaali 4 месяца назад
Habo waa deegaanka caruurteyda
@halimamohamed9074
@halimamohamed9074 4 месяца назад
Asc habo xafadada bosas malaga hela and how much is it and plot size ?
@mamasoomaali
@mamasoomaali 4 месяца назад
Habo haa kan laamiga saaran waa 6500 us can kale waa 3000 ilaa 4000
@halimamohamed9074
@halimamohamed9074 4 месяца назад
​@@mamasoomaalimashallah tabarakallah i want kan gudaha kujira xagee kalasoo xiriira?
@feyrussiad9549
@feyrussiad9549 3 месяца назад
maa dollars haan ba 1300000 mise ksh guriga dollars ahaan imisa aya ku bixi kara haddii yacni ingenieur daacad ah uu guri kuu dhiso
@hawoali3521
@hawoali3521 4 месяца назад
Mamadaan maxaa ka qaldan Kenyaa ma iyadaa leh meesha waa la wada dage lkn ayadu maba oga wadan aysan laheyn inuu yahay
@mamasoomaali
@mamasoomaali 4 месяца назад
Waa runtaada laakiin ha hilmaamin waa deegaanka careertayda oo waa dhulkii ingiriisku ina bixiyey habo
@nastedave9842
@nastedave9842 4 месяца назад
Waddan burbursan waa dhaamaa boqolkiiba boqol
@ahmedabdi2180
@ahmedabdi2180 4 месяца назад
kenya xageed ka joogtaa. ma xeebtaa
@mamasoomaali
@mamasoomaali 4 месяца назад
Haa
@mrsocotraisland1939
@mrsocotraisland1939 4 месяца назад
SOMALIYA XITAA WAA SIDAAS OO KALE MARKAAD GURI DHISAYSO WAA KU XADAYAAN.GURI DHISAN BAA LA GATAA OO KA DHIB YAR
@mamasoomaali
@mamasoomaali 4 месяца назад
Habo waa waa run .guriga dhisan qarash kissable qadan
@joemohammed4269
@joemohammed4269 3 месяца назад
Lamu mxa udagtay abayo . Malindi mase Watamu ayaa kuuga ficneed inaa dagto wlh. Balse hada wax dhacay waya allaha kuuva nabad galiyo.
@hanefa283
@hanefa283 4 месяца назад
Mama soomaali waxay udhigantaan 120 habrood oo Nairobi flat ka iibsaday😊
@mamasoomaali
@mamasoomaali 4 месяца назад
Habo cariiri ma jecli
Далее
DALKII DAGI WAAYE DARISKA HA LOO CAMIRO
28:17
Просмотров 15 тыс.