Тёмный

Weerarada waa weyn ee Isr’l kasocda,dhimashada Taliyayaal sare, duqaynta saldhig Baaz & 50 dhaawac. 

Gaylan Media
Подписаться 390 тыс.
Просмотров 18 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

26 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 115   
@drhamdawarsame6180
@drhamdawarsame6180 2 часа назад
Allahu Akbar wa Lillahehamd guul Xamaas iyo Xisbullah. Allah ha jabiyo yuhuud iyo wixii la socda
@abdirizakalimuhammedbarkha7166
@abdirizakalimuhammedbarkha7166 2 часа назад
Allaha jabiyo carruurta ay laayeen bey jawaab u tahay
@bintusoomaal143
@bintusoomaal143 2 часа назад
Mansha allh warr qurxoon
@mawliidabdikabadhe5949
@mawliidabdikabadhe5949 2 часа назад
Gaylan wararka xaqiiqada gudbiso ale haku barakeeyo❤
@AbdiAden-o8k
@AbdiAden-o8k 2 часа назад
Habarka ilaahay haa naka aqbalo
@AhmedMohamed-qw8gc
@AhmedMohamed-qw8gc 2 часа назад
Islaamku waa guulaysanayaa inshalalalh
@hawaadoahmed635
@hawaadoahmed635 2 часа назад
Ilaahaw ugargaar reer falastiin
@waliyuusuf1971
@waliyuusuf1971 2 часа назад
الله اكبر الحمد الله
@waryamidiya3143
@waryamidiya3143 2 часа назад
asc mujaahidkaas dhamanada ayaan kadhunkanaya&gamcaha&labada cagood ilahayna waxan waydisanaya in uu itusiyo aakhiro san usalamo una dhukado
@naimanicma5352
@naimanicma5352 20 минут назад
Ameeen yaa Allah 🥲
@Updirahmanmursal
@Updirahmanmursal 2 часа назад
الله اكبر الله اكبر الله اكبر
@farmaajoanigagardadiyey
@farmaajoanigagardadiyey 2 часа назад
Guul xizbulaj iyo xamaas💪🏿
@Darajooyin
@Darajooyin Час назад
Guusha islaamkaa leh inshaa ALLAH.
@AbdinurIbrahim-v9k
@AbdinurIbrahim-v9k 2 часа назад
❤mashaa alaah waaguul
@abdulkadirabuu8931
@abdulkadirabuu8931 2 часа назад
Thanks your news❤❤❤
@naimanicma5352
@naimanicma5352 19 минут назад
Allahu Akber, Rabi ha ugargaaro Musliminta Ameen🤲🏼
@cabdulahiyusufmursal5360
@cabdulahiyusufmursal5360 Час назад
Allaahu akbar Allaahu akbar Allaahu akbar jabka yahuuda waan ku raxeytaa
@aliidrissyacin5629
@aliidrissyacin5629 Час назад
Allahu akbar Allahu akbar Allah caadil Masha Allah Guul umada islamka dhamaan meel kasta oy jogan
@mamamuslim1003
@mamamuslim1003 Час назад
Allaahu akbar allaahu akbar allow jabiyo baabah kayeel kuwa falastiin dulmiyey aamiin🤲🤲🤲🤲🤲
@abdurrahmanHarbi-cy8hy
@abdurrahmanHarbi-cy8hy Час назад
Allahu akbar takbiir ❤❤❤❤❤❤❤ wa xaasodhawaday nasrigii Allah inshallah
@AbdulkadirDaahir
@AbdulkadirDaahir 2 часа назад
الله اكبر ولله الحمد
@roobocadeey688
@roobocadeey688 3 часа назад
Alxamdillillaah ❤❤
@Ruqiyoshiiqyusuf-lz6fu
@Ruqiyoshiiqyusuf-lz6fu Час назад
Maasha allaah alaha kaa farxiyo waad naga farxisaye
@abbaskadle8354
@abbaskadle8354 47 минут назад
Guusha ismlaamka leh i.A allahu akbar
@محمد-و2ج7ض
@محمد-و2ج7ض 2 часа назад
Good news allaha dhameeyo
@Xudeyfa
@Xudeyfa 2 часа назад
Alah manzur vi ikhwaanina Qaza
@sacdiya1490
@sacdiya1490 Час назад
Alxadulillah ilahay jabka ha u siyadiyo ayaga iyo kuwaa dabalilifyasha yaarabi
@iibaneeya
@iibaneeya 3 часа назад
❤❤❤❤ thanks bro update news kaaga JAZAAKA LLAAAHU KHEYR WAX WEYN AYAA U HEYSAA UMMADA SOOMAALIYEED GEYLAN MEDIA
@mohamudabdi5092
@mohamudabdi5092 3 часа назад
Mid tabar daran oo isku dhex yaacda alla haka dhigo
@cabdifataaxmuuse8760
@cabdifataaxmuuse8760 Час назад
Mansha allaah mansha allaah hore ayaan idiinkusheegay in ugudanbaynta ay Guulaysanayaa mujaahidiinta jamaahiirta xaq udirirka ah iyo Dawladooda islaamiga ah ee Iran 🇮🇷 💪🏻💪🏻🙏🙏
@sahroali1196
@sahroali1196 Час назад
Alxamdulilaaha.rabilcaalamiin.ilaahoow.usiyaadi.jabka.hoog.halaag.sahnuniyada
@IftaaxAhmed
@IftaaxAhmed 2 часа назад
Mashlh
@billadhaji
@billadhaji 15 минут назад
ilaahay ha kusiyaado xaasidiinta
@abdikadirhaji6852
@abdikadirhaji6852 2 часа назад
Wey u bilaabatay Yuhuuda Jabkooda kibirka waalagu jabaa Mahadsanid Update wararkada Gaylan❤❤❤
@MahamedAbdi-j1y
@MahamedAbdi-j1y Час назад
Mnsha Allh Yahuud weey jabeydaa bilaa shaki inshaa Allah
@engsayidmohamed7527
@engsayidmohamed7527 Час назад
mashallllla alllle ha madhiyo yuhuuuda
@maxamedabdullahaadan6366
@maxamedabdullahaadan6366 2 часа назад
xasuuqa ay ku hayaan walalaheen ayaga ayey ku noqondoontaa insha allah
@AhmedHashim-k1y
@AhmedHashim-k1y 2 часа назад
Waar ween weye
@AbdicasiisXuseen-ec4vk
@AbdicasiisXuseen-ec4vk 2 часа назад
Asc mudane ❤
@mustafcali7689
@mustafcali7689 2 часа назад
Allahu akbar
@AbdikadirOmer-sc7ec
@AbdikadirOmer-sc7ec 2 часа назад
GOOR DHAW YUHUUDI WAY YAACI DOONAN BALSE YAAN LAGA HADHIN ILAA TALAVIV .
@zeinabshurie5646
@zeinabshurie5646 Час назад
Alxamdu lillah illahow adaa awooda leh
@omarsharif015
@omarsharif015 49 минут назад
Gaylan aad baad u dadaalaysaa baryahan warar sugan ayaanu kaa helnaa. Thanks. Gaalada islaamka laynaysa Allah haka qabto.inaga somaliyana Allah hana xasiliyo oo hogaanno rabbi ka cabsanaya allah hanoo keeno. camiil buu dalkii gacanta u galay gees ka gees. Aamiin yaa allah
@ahmedismaciel5465
@ahmedismaciel5465 2 часа назад
WAA WAR FARXADLEH IN GAARI JIIRO CIIDANKA SAHNUUNIYADA
@maxamedcabdicumarmaxamedcabdic
@maxamedcabdicumarmaxamedcabdic 2 часа назад
asc gaylan masha alah war farxadleh
@MaryamDirieAli
@MaryamDirieAli Час назад
Wcswrwb war farxad miiran ah mahadsanid Geylan👏🏻👍
@SiyadHusein-g3g
@SiyadHusein-g3g Час назад
Alxm alle ha duleeyo yahuda
@ahmedustaadbundiid3960
@ahmedustaadbundiid3960 Час назад
Allahu akbar walillahil alxamdu
@FeysalA.Mahamud
@FeysalA.Mahamud 48 минут назад
اللهم صل وسلم على نبينا محمد صلى الله عليه وسلم . Waad ku mahadsantahay wararka xiisaha leh oo aad noogu soo tabisidi
@mohamedabdimuse9926
@mohamedabdimuse9926 Час назад
Masha allah allah yacizak markan warkaga dhagaysto waxan xasusta cawke allah yarxam mahdsanid
@zeinabshurie5646
@zeinabshurie5646 Час назад
illahow unaxarisio shihidkaa
@faraxdahir1097
@faraxdahir1097 51 минуту назад
الله اكبر الله اكبر
@FeysalA.Mahamud
@FeysalA.Mahamud 44 минуты назад
Allow dhibaatada ka dul qaad walaalaheyn falastiin, dumarka iyo carruurta iyo da'da.
@SacdiyaYuusuf-l7k
@SacdiyaYuusuf-l7k 2 часа назад
Alaahu akbar alaha usiyaadiyo
@SacdiyaYuusuf-l7k
@SacdiyaYuusuf-l7k 2 часа назад
Axsanta wariye
@Marlaarag5821
@Marlaarag5821 Час назад
Thank you Allaah ❤❤❤❤❤💯
@ShariifNahar
@ShariifNahar 2 часа назад
اللهم صل وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين
@Pro-justice
@Pro-justice Час назад
Warkaasaa war ah
@FouadAlipastoleh
@FouadAlipastoleh 2 часа назад
Allaho Akbar Alhamdoullihi Alhamdoullihi Waa Cool
@MaryamDirieAli
@MaryamDirieAli Час назад
Allahu Akbar ❤️👍
@Cadnaancumar-vs9km
@Cadnaancumar-vs9km Час назад
guuul xb iyo xm
@abdidahirelmi2375
@abdidahirelmi2375 37 минут назад
❤wariye isnacay
@aragtidahorumarkabulshada8060
@aragtidahorumarkabulshada8060 33 минуты назад
Cadowga Muslimiinta waa Israel iyo Xulafadeeda oo uu kow ka yahay Maraykanka Allaha Jabiyo Wallaheen Falastiin Allaha Uguuleeyo
@sahroali1196
@sahroali1196 Час назад
Waa.farxad.ku Haboon.sahnuniyada
@istaahiljama3699
@istaahiljama3699 Час назад
Allaahu Akbar
@Gor-GorHowd
@Gor-GorHowd 2 часа назад
Goood news allahu Akbar
@AbdullahiHalane-z4k
@AbdullahiHalane-z4k 6 минут назад
Allah oo kaliya. Ayay mahadi u sugnaatay.
@sumeyagabow1212
@sumeyagabow1212 Час назад
Alhamdulilah
@daacaddood3740
@daacaddood3740 2 часа назад
Waa bilowga dhimashada gumeystaha yaa isgaray
@HamdaIbrahim-vj4sb
@HamdaIbrahim-vj4sb Час назад
Guuul guul Palestine 🇵🇸 ♥️
@youssoufabdillahi-kl3ei
@youssoufabdillahi-kl3ei Час назад
Allah akbar
@yacindacad4990
@yacindacad4990 2 часа назад
guul
@AxmedsiyadMaxamed
@AxmedsiyadMaxamed 16 минут назад
Alxam dulilaah kuligood alleh hadilo waan kufarax sanahay 6:25
@احمدصلاح-ب7ل
@احمدصلاح-ب7ل 2 часа назад
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته
@UmuyaasirbaarisXuseen
@UmuyaasirbaarisXuseen 45 минут назад
الله اكبر الله اكبر اللهم زدهم
@IstaahilAli-uy1tv
@IstaahilAli-uy1tv Час назад
❤❤❤❤alahu aibar
@AhmedomarAhmed-u5p
@AhmedomarAhmed-u5p 2 часа назад
Guul reer falastiin iyo rer lubnaanba
@FarxanKuul
@FarxanKuul Час назад
Yahuuda dhex dooda Allaha isku jabiyo
@puresomalilander6951
@puresomalilander6951 2 часа назад
illaahow jebi yuhuuda
@Geeljirre
@Geeljirre 2 часа назад
Allow jabkooda so dadaji nacalatulah calal yuhuud
@abdihanimed6658
@abdihanimed6658 3 часа назад
Duhur wanagsan😊
@mubashirismail1134
@mubashirismail1134 2 часа назад
Insha Allah way kuulaysan reer falastin iyo kooxaha wax iska caabintu
@MustafeMaxamed-t1n
@MustafeMaxamed-t1n 2 часа назад
Israel wax la yidhaahdo ma jirto reer galbeedka Ayaa wada waxa dhacaya
@saltachannel1833
@saltachannel1833 27 минут назад
yuhuud wa jabtay allh ha jabiyo 😂😂😂 waaaba ku farxaa dhimashadooda
@mohamedjibril-gk4vr
@mohamedjibril-gk4vr Час назад
Yahuudu bariga dhexe sii joogi mayaan
@mubashirismail1134
@mubashirismail1134 2 часа назад
Wararkaaku maanta waa warar lagu raxaysan
@yusufahmed6987
@yusufahmed6987 Час назад
Scw Scw Scw Scw ❤❤❤❤
@idrisswilliam
@idrisswilliam 2 часа назад
Bisinka oo m'a arab yaahud ah aya Jira 😮
@SuperKhaalid123
@SuperKhaalid123 22 минуты назад
Sahnuuniyada, waxay rabaan in ay gumaystaan, oo boobaan 450 million, ayagana waa 7 million, macquul matahay?
@saidahmed7268
@saidahmed7268 Час назад
Galant markuu aarsanayo intuu diyaarado kiciyo ayuu dumar iyo caruur meel ay kanbaxaan aan haysan oo gaajaysan inuu Soo duqeeyo oo 50 ama 60 ama 100 maato ah markiiba laayo
@yasminjama2703
@yasminjama2703 2 часа назад
Welkom 🤗 Farah
@cabdulahiciiro
@cabdulahiciiro 2 часа назад
Isra iil Iyo xulafadoda Wey jabeen dhan walba Guul falastiin iyo xamaas guusha Ayagaa leh xisbulla
@khalifmmuxumad938
@khalifmmuxumad938 2 часа назад
ILAHOW YUHUD BALAYO KURID
@sahroali1196
@sahroali1196 Час назад
Xanuunka.ey.ku.hayeen.caruurta.&dumarka.waayeelada.ey.76.sano.gumaadka.kuhayeen.hooga.oo.hallaga.jaba.musiibo.ha.idinkudhacdo
@AminoHussein-c3e
@AminoHussein-c3e 2 часа назад
Allahu Akbar Allahu Akbar Allahu Akbar Allahu Akbar Allow usiyadi jabka cadawga muslimiinta meelay joganba insha allah 🤲 Aamiin 🤲
@MacalinCabdiqadir
@MacalinCabdiqadir Час назад
Sinwaar iyo xasan nasruAllh iyo shacabka falastiin iyo lubnaan bilaashma ahan
@liimochannel8738
@liimochannel8738 3 часа назад
Waa leyga soo hormaray miyaa
@s.o.6544
@s.o.6544 2 часа назад
Farad mobile aadan soo qor si aan talo shaqo aad u sii fiican u hesho. Aniga ayeeyo 64 ir ah baan ahay will fiican oo cod fiican & aqoon leh baad tahay.
@ahmedbulla5025
@ahmedbulla5025 Час назад
M.a
@KaltouneDjama
@KaltouneDjama 2 часа назад
❤❤❤
@AbdiEgueh-td5by
@AbdiEgueh-td5by Час назад
Ninkan garanayn hagarto oo haku wax qaato dagaalka xaqa iyo baadulka waakan hada socda ogaada waa dhamaadkii sahuuniyada
@ahmedabdi6221
@ahmedabdi6221 2 часа назад
Calankan yuhuuda eed ruxayso naga daa
Далее
Китайка и Красивые Глаза😂😆
00:20
ŠKODA не перестает удивлять
00:48
Просмотров 642 тыс.