Тёмный

WEHEL JACAYL PART 1 HD 2023 

HOB FILMS
Подписаться 331 тыс.
Просмотров 63 тыс.
50% 1

DIRECTOR BY HAMZE KALINLE
CAMERA OTHMAAN HIMILO
EDIT HAMZE KALINLE
COPYRIGHT HOB FILMS

Развлечения

Опубликовано:

 

2 июл 2023

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 52   
@HOBFILMS
@HOBFILMS Год назад
team hob films film kan hore ayanu u soo galinay cilad farsamo oo ku timid aynu uga sarnay imka aynu isa oo parts ah dib ugu soo celinay channelka teda kale weegan dhexdiisa aynu idin bilabaynaa musasal cusub oo an idinku tala galnay team hob marka sidas ula socda#
@yaxyedaallo6958
@yaxyedaallo6958 Год назад
Haye Inshalaah zxb Lkn Dadkii Hore maye. Dayax. Muuna Madar Najma Cadnaan Baashe. Dadkaas Soo Gali zxb
@apdikanihiis-hr3fm
@apdikanihiis-hr3fm Год назад
@@yaxyedaallo6958 Haa walhy dadkaas uunbaa filimkoodu noo dhadhamayaa🥰🥰
@Ilyaasabdirahman
@Ilyaasabdirahman Год назад
Haye my team hob films Waan dawaaday balse Waan iskuu dhiibin 😮😮😮❤❤❤❤🥰🥰🥰✋🏽✋🏽✋🏽
@aamiinidiris6413
@aamiinidiris6413 Год назад
Ok pari sooda part 2
@khaalidmaxamud3923
@khaalidmaxamud3923 Год назад
Madar, muna, najima, dayax iyo yaxye tiger ku jirin film maaha
@Siciidbashaash
@Siciidbashaash 10 месяцев назад
KU salin Nebigeena Muhammad scw 😢❤❤❤❤
@user-vc9ej9mo5e
@user-vc9ej9mo5e Год назад
Wow 👌 ❤
@apdiqaniapdilahi7876
@apdiqaniapdilahi7876 Год назад
Asxap aan taageero runtii walalayal talent ayad leedihiine habaga caajisina horumar wacan
@yaxyedaallo6958
@yaxyedaallo6958 Год назад
Mudo Dheer waa Lasugayay welcome zxbyl
@haajiawgamohamed8738
@haajiawgamohamed8738 Год назад
Wooooooow waalayaabay hop films guul inshaa allaah Axppii❤❤😉
@saynabahmed9821
@saynabahmed9821 Год назад
Waada mahadsan tahay wll Macaan 🥰 ♥️ ❤️ 😍
@xamsehilaactube671
@xamsehilaactube671 Год назад
Jilida inanta iyo dumashided iyo sida walidnimada leh ee gabadhu inanta u daryeelayso waxba lagama qaban karo
@musalsal.
@musalsal. Год назад
First comment yeeh ❤🎉
@jikako7
@jikako7 Год назад
Asxabey waa maxaye cod kuu Cadi mahe 😢😢
@iidmaxamed3121
@iidmaxamed3121 Год назад
20 secon ago 😂😂😂❤ hobflims❤
@nimconalka4344
@nimconalka4344 Год назад
Mahadsanidin team hob filims horan uma daawanin o anon janis u helin buu kabaxey inbadan baan radiyey thanks keep going
@niyadsame790
@niyadsame790 Год назад
😮 flilinka sagoo dhaneystiran sowdinkii soodhigey ee ladaawadey zxpayaal filin kle soo dhig😮
@raxmacaday727
@raxmacaday727 Год назад
Mash alh welcome tiim hob films ❤🙏🥰
@hakocade783
@hakocade783 Год назад
Diri dhaba waa magaalo somaliyed waana khald in la dhaho " xafada ay somalidu dagto" wayo.magalada dhan baan lenahy
@user-iz3fk5fw9f
@user-iz3fk5fw9f 9 месяцев назад
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@knowit1m
@knowit1m Год назад
naga hagaajiya codka
@najmanuraciid1045
@najmanuraciid1045 Год назад
Inta an horey u dawan is muujiya
@user-rt9xd8je7s
@user-rt9xd8je7s 5 месяцев назад
Wlo codka cemirada ha jiya nh dee wlo codka😢😢😢😢😢
@abdicasismaxamed2172
@abdicasismaxamed2172 7 месяцев назад
Khadarow sxb inanta aa katagin waxay ku tidhi waa qadarta aleh
@Faatuush470
@Faatuush470 Год назад
Waar waad naguzoo celiseene🤔see cml
@hodanhassan4791
@hodanhassan4791 Год назад
Sheeko waan ka helay
@asmam5823
@asmam5823 Год назад
Sawnagii daawanay maaha kan maxaa khladan😊
@user-dc1gg7mq9b
@user-dc1gg7mq9b Год назад
Meyay qaybhi kale
@qanciyepro
@qanciyepro Год назад
Team hope films Codkaa idinka xun😮
@kaligiitaliye8605
@kaligiitaliye8605 Год назад
C0Me pack teaM H0p fiLms❤
@hadiyaraagemaxamed9449
@hadiyaraagemaxamed9449 Год назад
O sawdii an dawaney😅😅😅
@hazard-3081
@hazard-3081 Год назад
KaLiGeyy Pan is ModaYee😂😂
@asiaosman-se6he
@asiaosman-se6he Год назад
Imisa jeerbaa laydhahay inaan ku arko waa kufaraxsanahay ilaa hadana single baa ahay 😂😭
@iidmaxamed3121
@iidmaxamed3121 Год назад
No Views hhhhh 1 baan noqdee abaal marintaydi meeday
@munaaskar5802
@munaaskar5802 Год назад
THANKZ❤
@khuuriye
@khuuriye Год назад
Hamse sxp maalinkaas waynu isku aragney beerta waa Hmse hero
@Ciyaal.casiir
@Ciyaal.casiir Год назад
Team hop films is not easy wllhi keep going ❤🎉
@ayyuubbobuli1989
@ayyuubbobuli1989 7 месяцев назад
Nio dadkii chanelka lahaa MA joogaane nagala taga naacda😢😂😂😂
@sumayayusuf4478
@sumayayusuf4478 Год назад
Codka samecada wxba ka qaldan lkn filmka wa ok 😮
@Xareedhanad
@Xareedhanad Год назад
Filmka in badan ayaa sugayey wlhi La soo dhaqsada qayebaha kale
@user-ee2fw2ck8j
@user-ee2fw2ck8j Год назад
❤❤❤❤
@aadancumarkhaliif1710
@aadancumarkhaliif1710 Год назад
😁
@user-jr3yx7ej8d
@user-jr3yx7ej8d Год назад
@farduusaaadan7062
@farduusaaadan7062 Год назад
Wll codka hagajiya de
@SakariyeCabdixakiin-bu4rg
@SakariyeCabdixakiin-bu4rg Год назад
Ilaahey haduu sida kaa dhigan wlll alle ka baq wllhy uu kaa dhigiye
@MoustapheAbdirizak-ju7cl
@MoustapheAbdirizak-ju7cl Год назад
Wad naga hagajisen alle ha idin ka hagajiye
@yonissaid4802
@yonissaid4802 Год назад
Waxa ama dhamys tira ama naga tagaba
@user-te3yi6kn6e
@user-te3yi6kn6e Год назад
Filmkan sowtanu dhamaysanay maxad nagaga so celizen
@siyadinhohasan8449
@siyadinhohasan8449 Год назад
Film maqalkiisa qacqac ayaa ku jirto niyow.
@hamdakayseofficial2014
@hamdakayseofficial2014 Год назад
War hedhe sow nagii dawanay
@iqramohamed5584
@iqramohamed5584 Год назад
Далее
WEHEL JACAYL PART 2 HD 2023
29:58
Просмотров 37 тыс.
Short Film Xin iyo Xaasid 2024
15:15
Просмотров 22 тыс.
NOOOOO 😂😂😂
00:15
Просмотров 4,5 млн
Jacayl Xaasid | Part 1 | Short Film 2024
16:12
Просмотров 114 тыс.
Musalsalka Dhaqan Miyi & Dhal Magaalo 1aad
28:15
Просмотров 142 тыс.
Riwaayad Wacyi Gelij ah
19:15
Просмотров 8 тыс.
MUSALSALKA QIIRO JACEYL OO DHAMYSTIRAN 2023  [KU CELIS}
1:07:25
Filimka Kaama Fileyn | Astaan | 2020
57:41
Просмотров 1,3 млн
FILMKA KALSOONI 4K | FULL SOMALI FILM 2023
41:59
Просмотров 235 тыс.
NIN iyo NAAG | EPISODE 6 | NUCLEARKII WAA DIYAAR
9:13
Просмотров 299 тыс.
Jacayl Dhaxal Gala Part 1
20:33
Просмотров 105 тыс.
А где Ахмат?
1:00
Просмотров 8 млн