Тёмный

WEYDIIMO XALQADA 18- AAD | ASTAAN TV | HD 2021 

Astaan
Подписаться 1,4 млн
Просмотров 44 тыс.
50% 1

Xuquuda Muuqaalkaan Waxey Gaar u tahay Astaan.
Astaan Tv 2021

Опубликовано:

 

21 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 107   
@yaz6439
@yaz6439 3 года назад
Mee Shaan ha lii kala kiciyoo asxabey Thank you 😊😊🙏🏻🙏🏻 huda niqabi pure english academy
@hudaMahamud.
@hudaMahamud. 3 года назад
Mee Shaan ha lii kala kiciyoo asxabey Thank you 😊😊🙏🏻🙏🏻
@hudaMahamud.
@hudaMahamud. 3 года назад
Mee Shaan ha lii kala kiciyoo asxabey Thank you 😊😊🙏🏻🙏🏻
@abdiali3423
@abdiali3423 3 года назад
👍
@mubarikabdalla5963
@mubarikabdalla5963 3 года назад
Cabaas waa qof qalbi iyo dadnimo cawan ilaah ha daayo if iyo aakhirona ha Lebano
@faridaxaji6821
@faridaxaji6821 3 года назад
Ramadan Mubarak astaan TV
@layladhobane4836
@layladhobane4836 3 года назад
Astaan TV horumar wacanpaan idin rajaynayaa soo gadhsiiya BURCO gobolada thanks
@zuzuqalbisafiyafamily3831
@zuzuqalbisafiyafamily3831 3 года назад
Isoboqda wlalaha qalbiga oo igarsiiya Ramadan kan meel fiican insha Allah Ramadan Mubarak
@elliotclark6770
@elliotclark6770 3 года назад
i guess it's quite randomly asking but does anybody know a good website to stream newly released movies online?
@ahmadbriggs3856
@ahmadbriggs3856 3 года назад
@Elliot Clark Flixportal :)
@elliotclark6770
@elliotclark6770 3 года назад
@Ahmad Briggs thank you, I went there and it seems to work :) Appreciate it!!
@ahmadbriggs3856
@ahmadbriggs3856 3 года назад
@Elliot Clark glad I could help =)
@safiofarah4219
@safiofarah4219 3 года назад
isbatiibada waxay kutaalaa yaasheed astaan maxaa ka qaldan heen kalena waxay qaldeen buurtine wqxqy kutaal mudug waxay dhaheen nugaal astaan tv wax hubso
@alandoshali5656
@alandoshali5656 3 года назад
Su,asha waa sax Stadium muqdisho Yaaqshiid ayuu ku yaalaa wilka cadaadalad halo sameeyo tartankana dib halogu soo celiyo
@arwaahmatan3885
@arwaahmatan3885 3 года назад
asc astaan tv. waan salaamayaa salaan kadib wxaan cambaareenayaa daadiyaha weeydiimo haka dhaafo dadka shakiga uu ku abuurayo .
@yussufnoor1160
@yussufnoor1160 3 года назад
Hehehe second chance aya lasinaya qofku si usan udhihi wa ligu degdegay iyo si lohubiyo
@zubbi4664
@zubbi4664 3 года назад
Cabaas legend somalinimo wax kayaqano waye m.a
@MrLooyaan
@MrLooyaan 3 года назад
Mudiica Cabaas Waa Qaldan tahay Fadlan Dadka Usheeg In Ay Aqriyaan Jawaabaha Afarta Dhamaan Marka taleefoonka Laga hadlaayo Sida Jawaabtii Stadio Muqdisho
@fardousqalidumar4875
@fardousqalidumar4875 3 года назад
Fikirka Check first anaa lahaa yaa ila qaba
@maan7005
@maan7005 3 года назад
Asc Astan tv Barnaamijka weydimo wali ma furan yahay kasoo qeeb galkiisa mise wuu xirmay . MAHADSANID.
@aminahassan7281
@aminahassan7281 3 года назад
Walaal manoqon karaa qofka caawa loo yeerayo
@leylaladanm2290
@leylaladanm2290 3 года назад
Masha allaaah astaan TV
@Respectwithmypeople
@Respectwithmypeople 3 года назад
Walal baqiilka ha iska maqnaado waxaa iga badan adigoo ah wllkeyga ama wllsheyda hal subscribe isiiya pls😭😭waad iga farxin kartaaye iga farxi
@hudaMahamud.
@hudaMahamud. 3 года назад
Mee Shaan ha lii kala kiciyoo asxabey Thank you 😊😊🙏🏻🙏🏻
@yaz6439
@yaz6439 3 года назад
@@hudaMahamud.Mee Shaan ha lii kala kiciyoo asxabey Thank you 😊😊🙏🏻🙏🏻 pure english academy
@akramyare5444
@akramyare5444 3 года назад
Barnamji fican la imow dadka ha baryin kadhib waxad rabto waad helisa
@beerlula1290
@beerlula1290 3 года назад
ramadan mubarak
@khadarkhalif1851
@khadarkhalif1851 3 года назад
Yaqshiid ayuu kuyalaa wiilkaas wuu ka jawaabay hala soo celiyo
@omarhussein4101
@omarhussein4101 3 года назад
Maya Maya warta dhiiga waye
@ahmedcabdi6642
@ahmedcabdi6642 3 года назад
Yaqshiid waaye
@danuu3067
@danuu3067 3 года назад
Allaha kacafiyo beenta warta nabada ukuyaaala
@ciisewadani2639
@ciisewadani2639 3 года назад
Abaas abdi mohomed sxb hbn kasto halaan ayaan kaala socdaaa aaad ayaan taageeraà szb
@hibamoohaan6608
@hibamoohaan6608 3 года назад
ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-tf7bG-MaCRk.html
@hiigsadetube1099
@hiigsadetube1099 3 года назад
Sdee ugu mid noqon karaa
@aliabdulle1099
@aliabdulle1099 3 года назад
Hello,How are you doing today? Ramadan Kareem
@nastehoabdi555
@nastehoabdi555 3 года назад
I'm doing good alhamdulilaah, what about you how are you doing?
@holacjacayl2896
@holacjacayl2896 3 года назад
1q
@cabdulqadiraxmed2155
@cabdulqadiraxmed2155 3 года назад
Astaan barnaamijka qab online ah inaa uga qayb qatan raba Mel aan idinkala xiriro ishega blz😢
@faadumiinayusus7672
@faadumiinayusus7672 3 года назад
Stadium muqdisho yaaqshiid aa🤔🤔🤔🤔🤔 maskiin wuu habaabiyay
@daadirinhogamer6843
@daadirinhogamer6843 3 года назад
Waxaan meel ku ogahay walaalo somaliyeed oo igarab qabanaayo sida adiga oo qoraalkeyga aqrinaayo ookale wllyaal igaar siiya 1.k sbscribe fadlan
@shaaficifiidow7417
@shaaficifiidow7417 3 года назад
Barnaamijkan ayaa u bahanhy Sidee uga qeyb galaaa?
@OmarMohamed-rq6ky
@OmarMohamed-rq6ky 3 года назад
A. wardhiigley
@osmanbanjar7389
@osmanbanjar7389 3 года назад
Asc Kabaro janaalkeega Luqada Englishka oo Free ah channelkeena
@Alxmdullilah0219
@Alxmdullilah0219 3 года назад
Dadihiyaha yar ee dagan ayaa iga gadan aniga barnamijkan wllhida
@dhalankoris9638
@dhalankoris9638 3 года назад
Walal xageekahelikaraa
@عاشقةالجنان-ز1ك
@عاشقةالجنان-ز1ك 3 года назад
Cumar binu khadab
@bushrafarah8286
@bushrafarah8286 3 года назад
Walal qof waliba ma ka soo qeb gal karaan mise waa dad qaar ah bas
@laylomohmaed961
@laylomohmaed961 3 года назад
Majiraa qof qaatay
@dalla112
@dalla112 3 года назад
Stadium mogdishu waxuu Ku yaala Yaaqshiid si,aasha walaga jawabay astaantv so celiya ninkaas
@fatiabdi7784
@fatiabdi7784 3 года назад
Weey joof iyo johord hdi aad maqashy waks Jag bn Ku ahay stylka weriyaha 😂😂😂 saan u dawnyo hpen walpa in aan jcldo Ka baqaa😂😂😂🙋
@saharoccabdi3972
@saharoccabdi3972 3 года назад
Ha cunin naya wa walalkay ee😂😂😂😂
@fatiabdi7784
@fatiabdi7784 3 года назад
@@saharoccabdi3972 m.a zxpy igu darso Dee😂😂😂
@dagancadey2185
@dagancadey2185 3 года назад
Somali iyo af adeeg maxa kala heysto ha cunin iyo naya aad iskugu dartay waana erayo aan caadi ahayn lkn dadka qaar qalbigoda dhawac ugeysan karta marka aan iska ilaalino isticmalka erayada adag
@fatiabdi7784
@fatiabdi7784 3 года назад
@@dagancadey2185 thnx qurxy only kaftdnka waa furnyhy🙋
@iqrohussein8615
@iqrohussein8615 3 года назад
Cabaas makugu daraa abayo
@yaxyeallibiyachannel3990
@yaxyeallibiyachannel3990 3 года назад
Studio muqdisho yaqshidow kuyala mxa astantv kaqaldan cawa wa saxe su,ashe
@supportingfansofficial7730
@supportingfansofficial7730 3 года назад
No warta nabada ku yaala sxb
@samsasaffe7070
@samsasaffe7070 3 года назад
Astaan.
@AhmedAli-bf7bi
@AhmedAli-bf7bi 3 года назад
Abdullaahi 😂😂😂😂
@sihameyali7779
@sihameyali7779 3 года назад
War dadkan baqilsana waxan Aqoon ayad kahelosa eey mad like 👍 usartid wa channel waxtar leh keep going 💪 👍
@youngboy5293
@youngboy5293 3 года назад
Waa iga suaal goorma ayeey inqilaabyo ka dhaceen Bolivia
@akhaji746
@akhaji746 3 года назад
Yaqshiid waye wuu saxanyahay
@wiilhog6788
@wiilhog6788 3 года назад
sax waa dagmada yaqshiit waa in lacambareyaaa
@Abdiyare.caaqilka
@Abdiyare.caaqilka 3 года назад
War dhiigle waa sxb see kaa noqotay muqdisho stadiom anigaba dagan dhabarkiisa 😜😜
@bilalbenrabah6008
@bilalbenrabah6008 3 года назад
Astaan lacagtii logu talagalay barnamujka way dhamatay miyaa waaxad so xusheen dad waxba aqoon
@Abdikadirrmohamett
@Abdikadirrmohamett 3 года назад
hhhhhhhh
@yusufabdihagi7829
@yusufabdihagi7829 3 года назад
37:53 😹😹😹😹😹😹😹😿😹😹😹😹😹😹😹😹😹 siwacan ayuu ugaranayaa ku lahaa hhhh
@abdulahijeegocj76
@abdulahijeegocj76 3 года назад
🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@Omarhadaari198
@Omarhadaari198 3 года назад
Majiro Qaf 1000$ kugysinayo Jwp Aad bixisay Hadadan isla Ogeen
@shaaficifiidow7417
@shaaficifiidow7417 3 года назад
Sxpyaalow
@AhmedAli-bf7bi
@AhmedAli-bf7bi 3 года назад
Waxaan talo usiin lahaay dadka ka qeeb gallayo in eeysan faanin eey dhahaan waa nasiib hadee kalle 😂😂😂😂
@omarhussein4101
@omarhussein4101 3 года назад
Dad badanoo xamar joogo si fiican u aqaaanin xaduudaha dagmooyinka calool xumo waaye
@omarhussein4101
@omarhussein4101 3 года назад
@Z1_certz ciyalkan somaliya jogo iskoolaadka af qalaad aysan aqoon lahayn loogu dhigaa markasey somaliga dhan ilooween kaaga daran mid la waydiiyey suaal ahayd gobolkee ugu dhul yar fikirayan KU jiro dhaqanki wa dhumiyen afkii kadaran yaaaab
@BEERYAHAN
@BEERYAHAN 3 года назад
ASTAAN waxaan idinka codsanaynaa inaad waydiimaha B,T,J,X ka dhigtaan beddeläa ABCD, mahadsanidin.
@Y-ADIL
@Y-ADIL 3 года назад
Cabaasow Laba gabar oo Fardowza Barnaamijka kaga horeeysay Waxaan Xasuustaa Marka aad soo dhaweeyneeysay adigoo qoslaaya oo indhahaaga attractions laga dheehanaa baad 😍 Barnaamijka la waday, blse Caawa Fardowzo kuguma socon, sorry 😞dooqaaga Ma aheyn ila tahay.
@SuperCabaas
@SuperCabaas 3 года назад
Ahaahah Walaalkey Mudane, Coment-gaaga waa iga qosliyay marka hore hore laakiin markaan howshaan haayo si xirfad ah oo cadaalad ah ayaan u qabtaa. Qof ii dhow iyo mid iga fog majiro waxan u arkaa dhaqan iyo waajib diini ah.
@fadumawarsame6284
@fadumawarsame6284 3 года назад
Dadak ninkan shaki galinayo
@Markpool6704
@Markpool6704 3 года назад
Somaliland jamhuriyada barakeysan gormee la ictirafaaaa
@abdiazizambar7503
@abdiazizambar7503 3 года назад
Astana tv.gaRoonka ku bada caGta.kuma yaala wardhiihley. Ee waa.yaqshiid.miyaa laga badalay.waxaa loo sii mari jirey.wardhiigley.siinay.xamarbila.yaqshiid.saasaan u aqaa
@OmarMohamed-rq6ky
@OmarMohamed-rq6ky 3 года назад
umu kaltuum
@hibamoohaan6608
@hibamoohaan6608 3 года назад
ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-tf7bG-MaCRk.html
@osmanbanjar7389
@osmanbanjar7389 3 года назад
Asc Kabaro janaalkeega Luqada Englishka oo Free ah ✍️📒👍
@emmamohamed6581
@emmamohamed6581 3 года назад
Qofka muqdisho joogo oo garonka muqdisho aqon wayeh mxa wye 🤣🤣
@saynabhaaji3838
@saynabhaaji3838 3 года назад
Lkn gamada yaqshid uu kuyalee waxay wardhigley wye udhahay bal tas igaso jahil bixi
@emmamohamed6581
@emmamohamed6581 3 года назад
@@saynabhaaji3838 garoonka wuxu kuyala xarunta xisbiga taas ma ogthy hrta xarunta xisbiga neh wardhiigley ka mid thy 🥰🥰
@mohamedabdicate4943
@mohamedabdicate4943 3 года назад
Sory far dow sa
@mahdiali5566
@mahdiali5566 3 года назад
Suaalahan astaan 99.9% waan gartaa
@nawalmoha5340
@nawalmoha5340 3 года назад
hadey sas tahy maka qebgashid
@mahdiali5566
@mahdiali5566 3 года назад
Majoogo somalia
@suadmohamed2664
@suadmohamed2664 3 года назад
Marka guriga jogtid way fududahy lkn marka timatid adak🥺😆
@mahdiali5566
@mahdiali5566 3 года назад
Waa runtaa maradona ayaa la waydiiyey yaa maaga wanaagsan wuxuu kunjawaabay qofka idaawanaya
@brokemillionaire1500
@brokemillionaire1500 3 года назад
see adan u aqoon garonka ado re xamar ah 🤔
@rabiiissa2693
@rabiiissa2693 3 года назад
Garoonka wuu weynyahy qeybna Yaaqshid buu ku yaalaa qeybna Warta-Nabada
@omarhussein4101
@omarhussein4101 3 года назад
@@rabiiissa2693 meel yaaqshiid ah ugama yaalo laamiga kala baro kan janaral daaud
@bruneibrunei9198
@bruneibrunei9198 3 года назад
JAREERKA su,aalaha dadka waydiina WAA XAASID isagaa dadka ka shakisadsiinaya
@cityisred510
@cityisred510 3 года назад
Haha walasha jareer ha 😆 🤣 bisinka war Ninka waa shaqadiisa waxaas isasoo adkey!!! Ninkas hadu jareer yahay yaa Somali ah marka? Maxaa soo wadaa hada Anigoo ah Abgaal cismaan jareer maan ahay? 🤣 waxu yahay magaranyo lkn Somali dhalad ayu iila egyahay
@نجمةمختارالصوماليةعبده
Doqoney hadu Jarer yahay xata maceba
@mohabofficial6489
@mohabofficial6489 3 года назад
Wlshy ama wlkey plz waa ramadan plz wlhi waa codsi subscribe ii saar Allaaha qeer ha ku siiyo plz 🙏
@ibrahimali3331
@ibrahimali3331 3 года назад
WAR DHIIGLEY DEGMA LA DHAHO MOQDISHO KUMA TAALO HADA LKN WAA LA DHIHI JIRAY EE ISKA SAXA FADLAN
@aliabdulle1099
@aliabdulle1099 3 года назад
A
@aliabdulle1099
@aliabdulle1099 3 года назад
B
Далее
Fake Referee Whistle Moments 😅
00:38
Просмотров 5 млн
WEYDIIMO XALQADA 19- AAD | ASTAAN TV | HD 2021
33:15
Просмотров 66 тыс.
Barnaamijka Weydiimo Xalqada 1-Aad |  Astaan HDv 2021
42:14
TOOS: Dunida Iyo Maanta
Просмотров 261
Ardayda Sheekh Cismaan Cali Xuseen | Documentary.
45:59
WEYDIIMO XALQADA 17AAD | ASTAAN TV | HD 2021
44:35
Просмотров 54 тыс.
Marwo: Faadumo Siciid oo kabaha la dulmartey Ilhan Omar
27:52
WEYDIIMO XALQADA 15AAD | ASTAAN TV | HD 2021
38:07
Просмотров 53 тыс.