Тёмный

WEYDIIMO XALQADA 19- AAD | ASTAAN TV | HD 2021 

Astaan
Подписаться 1,4 млн
Просмотров 66 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

21 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 217   
@ahmedwaayo-arag3301
@ahmedwaayo-arag3301 3 года назад
Hadalada maamadaan waxaa ka dhadhansaneysaa qofka haduu cilmi helo inuusan lacag u baahneen. Allahu akbar, Alla maxey tahay hooyo qiimo badan. Sida ka muuqata waa qof aqoonta mudo kusoo dhex jirtay. Guuleyso Amaal. Allaha ku barakeeyo. Cabaas Cabdi sxb daadihintaada wanaagsan waan la socdaa masha Allah horay u soco.
@alandoshali5656
@alandoshali5656 3 года назад
Waa qoftii ugu horeysay aan ku farxay guusheeda wlhi mana aqaan sababta Guuleyso Hooyo somaliyeed we Love you 🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰
@hafsadahir5518
@hafsadahir5518 3 года назад
Walahi same we love u Somali Hooyoo's 😘
@makkadagan876
@makkadagan876 3 года назад
Wilka astan tv ilahay haku xafido ♥️
@KilweHero1988
@KilweHero1988 3 года назад
Ka soo qayb galayaashana u duceey waa walaalaheen iyaguna alla ha ku barakeeyee duco waxa ugu fiican moda jamaca ah
@caishomoha1968
@caishomoha1968 3 года назад
Inta sogeysan gabadhaaan xijaaban farta taaaga ☝
@yaz6439
@yaz6439 3 года назад
waan taagay adna soo taag ☝
@hudaMahamud.
@hudaMahamud. 3 года назад
lol Yasmin
@hudaMahamud.
@hudaMahamud. 3 года назад
Mee shaan ha lii kala kiciyo asxabey Shukran 😊
@yussufabdi7399
@yussufabdi7399 3 года назад
Inta jcl rasulka like Sara
@maxamedaaltaa994
@maxamedaaltaa994 3 года назад
Scw Scw Scw Scw
@yoonisxasancalasow7290
@yoonisxasancalasow7290 3 года назад
Scw scw scw scw
@ffizcofarhan8689
@ffizcofarhan8689 3 года назад
You are truly a confident and hardworking mom. I wish you good luck in life.
@somaliaboy128
@somaliaboy128 3 года назад
Wlahay Maamo Khibradeda wadata 🙋🙋
@maxamedshariifisaaq9236
@maxamedshariifisaaq9236 3 года назад
MASHAA ALLAH Amaal mamamadan garabkeda alla hagalo madama ayccaruur korinayso dharciidka carurteda inaykuhesho aqoonteda hamblyo 1000 ayan urajeynayaa inagarto
@Theblues1992
@Theblues1992 3 года назад
Masha Allah Amaal Oo Cabaas Walashii Aheet Caawa Waa Wac Dareysay Hambalyo Amaal Walashey.
@inasheikh150
@inasheikh150 3 года назад
Walashiis miyaa??😳😳 Ama jawabaha lasoo siiyey hee 🤣🤣🤣🤣
@Theblues1992
@Theblues1992 3 года назад
@@inasheikh150 Waa Isku eg Yahiin Ma Arkin?
@idmanshariif3157
@idmanshariif3157 3 года назад
Masha Allah amal wlhi wannku farxay hooyo somaliyed oo business women educator caruur korineyso diinta ku adag am happy ilahey garabkada hagalo sualahana waa nasiib wax weyn maha intaa saxday baaa kabdn iyo inta dhined hory usoco mama mcn ❤️❤️❤️❤️🙏 abas abdi wll adna wanku bogadineyna dhaqankaada wangsn
@ninwaxbadanog3176
@ninwaxbadanog3176 3 года назад
Amaal hambalyo hooyo somaliyed ganacsata ah dhiira gelin badan kalsooni badan alle haku xafido walashey🙏🙏
@zakiskyofficial7872
@zakiskyofficial7872 3 года назад
Astaan Magacaygu waa Zaki Ismail Abdi Fadlan su, aalaha jawaabahooda iska saxa Dagaalkii 2aad ee aduunka waxaa ku dhimatay dad LAGU qiyaaso 75 million Ee maaha 55 million Fadlan arday ayaa Faa, ideysanaysa ee ha marin habaabinina Mhdsanidin
@katraali8574
@katraali8574 3 года назад
Manshalah wiilkan barnamija dadihiya wa qof dagan guleyso wll
@amalomar380
@amalomar380 3 года назад
Hat off for this mum Masha Allah
@Degelkakheyrka
@Degelkakheyrka 3 года назад
Masha allh hooyada aqoonta bdn allha ku barakeeyo. Nasiibkeedan ka yaabey
@anisatiigare9409
@anisatiigare9409 3 года назад
M.a hamblyo mamo farxad aye iitahay in aan arko hooyo somaliyed oo guleysaneyso❤
@abdirahmanfeedhacade
@abdirahmanfeedhacade 3 года назад
Masha allah Amal waa hooyo caruur haysta hadan ka dhex bixin wali aqoonta masha Allah guulayso
@raaxoaadenciise8970
@raaxoaadenciise8970 3 года назад
masha allah hambalyo wlashey amal viva plasma university qasatan kuliyadeyda public administration fran sweden 🇸🇴💙🇸🇪
@zahraosmanabdulle2077
@zahraosmanabdulle2077 3 года назад
Barnaamijkaan wa barnamij wanaagsan in kasto an dareemayo wiilasha inan ka furfuranahay dhanka waxbarashada sanadahan dambe gabdhaha dadaalkoodi wu badnaa hadu bato barnaamijyadan oo kale waxa dhalan doono hormar weyn oo xaga waxbarashada taaso sabab u noqon karta tartan aqooneed xaga wilasha iyo gabdhaha ah mida kle masha allaah cabaas wiil aad u wanagsan xaga tacaamulka ka qeebqaatayaasha
@qaliyeyqalbigahaigasiininq4927
@qaliyeyqalbigahaigasiininq4927 3 года назад
Masha allaah rabi haku xifdiyo abaayo farxadada waa farxadeena aqoontada dad ayaa uciil qabo aniga aan kamid ahay masha allaah
@munadiamond7749
@munadiamond7749 3 года назад
Masha allah abayo ilahay haa ku barakeeyo aqoondada Mcn to❤️👸🏼
@mareegtaxogaha376
@mareegtaxogaha376 3 года назад
Mashllh Marwadan Alle ha barakeeyo
@Y-ADIL
@Y-ADIL 3 года назад
Hambalyo Amal aqoontaada Allah kugu anfaco, Waxaad tusaale u noqon doontaa Gabdho badan oo Hooyooyin ah Sidaada oo kale iyo kuwa ganacsatada ah.
@faraxalichannel7141
@faraxalichannel7141 3 года назад
Hambalyo waxaa tahay mamo ku dayasho mudan Mashallaah
@mustafhumow8111
@mustafhumow8111 3 года назад
Amaal masha allah rag badan ayad dhul ka ku jidey
@abdimucaad1106
@abdimucaad1106 3 года назад
waaw Munch allle Amaal caruurta xaqal eiidooda waad saxatay walah deyliine wan kula daganahay ee iga dhis walaley 😂😂
@nuuraadan4465
@nuuraadan4465 3 года назад
Kkk iga da ciyarta nagama badno anka
@abdimucaad1106
@abdimucaad1106 3 года назад
@@nuuraadan4465 Waba ku tashanayay xaqal eiida Mamma amaal ee iga horlexo adi mamma aan kaso dhacsadee xql eeideyda😂😂😂
@abdifatahaliabdullahi9265
@abdifatahaliabdullahi9265 2 года назад
Mnshlh mamo tusaale inoo ah allh hakudhowro mmmo
@ahmedmo9122
@ahmedmo9122 3 года назад
All the best barnamij Qurux badan
@kadarkhalifabdi9664
@kadarkhalifabdi9664 3 года назад
Masha allah maamo wax baratay suaal aan garan waayey sheegtay 🥰🥰🥰
@caamirdarwiish
@caamirdarwiish 3 года назад
MnCha.allah mamo AQoon leh alleh ha xifdiyo👍
@jamamohamed7073
@jamamohamed7073 3 года назад
M.a Wad ku mahad san thn Astaan Tv barnaamijkan qiimaga badn oo ah kobcinta garaadka bulshada Wana Rajeyna inan mar kaso qeyb galo Lkn ururka midowga afrika waxa magaca laga bedley sannadkii 2002
@cabdullahibohar7996
@cabdullahibohar7996 3 года назад
Masha Allah Great Mamma.
@ayanamiira4915
@ayanamiira4915 3 года назад
Barnamishhkn inta lasocta 👍
@ahmedqanimuqdishaawi9991
@ahmedqanimuqdishaawi9991 3 года назад
Congratulations my sister amal 500 dollar
@ladanxasan1711
@ladanxasan1711 3 года назад
Msha allah mama Allah haku dhwro
@abdirisaqbadal9443
@abdirisaqbadal9443 3 года назад
Yaa ila arkay gabdhaha wiilasha iney ka horeeyaan
@zakariyemohmud5222
@zakariyemohmud5222 3 года назад
War nin raga tahay waxad ku hadlesid ka fiirso halke lagu sheegay gabadh wiil ka horeeso mise wad iska hadlesa sxb
@salaaniofficial5654
@salaaniofficial5654 3 года назад
@@zakariyemohmud5222 dhanka tartanka ayuu ka hadlayaa
@binusayidetoile668
@binusayidetoile668 3 года назад
Hada ma ogataya adiga
@ifrahhaji2382
@ifrahhaji2382 3 года назад
@@zakariyemohmud5222 weey ka horeysaa
@haniya_5600
@haniya_5600 3 года назад
Ana marhore iri ma sha Allah
@ahmedaddow4008
@ahmedaddow4008 3 года назад
Bravo to this mom masha allah
@queenhala2257
@queenhala2257 3 года назад
maasha allah walaasheen guul
@ugaaska66jr11
@ugaaska66jr11 3 года назад
Wllhi aad baan ugu frxsnhy maama aqoon xambaarsan weyna dadashay blse su'aashas aduunka meelna ugu qorna aad weydiiseen waa guuleyste cajiib ah m.A💯❤️
@shiraazi6509
@shiraazi6509 3 года назад
New record ayay sameeysay caawa gabadhaas Allah ha barakeeyo
@asmarmaalik9335
@asmarmaalik9335 3 года назад
Garoonka magacisa ayey si qaldan ugu jawbtay wilka ay wacdana active ma ahayn shit. Lkn wlh wa gabar dadaal fcn mashllah
@abdiwaliseybow5586
@abdiwaliseybow5586 3 года назад
Wllhi waan kufarxey maamada katimid deyniile
@Moalimow
@Moalimow 3 года назад
Waraa maamada waa diyaarsan tahay wlhi😁 Nasiib na wey leedahay masha allah
@cimadudiin2286
@cimadudiin2286 3 года назад
Second world war died 75 million not 55 million lkn wanku faraxsanahay maamada in ka gudubto level 1💟💟💯
@mahirmohamedmohamed3691
@mahirmohamedmohamed3691 3 года назад
Runtii Waa Hooyo mudan in lagu daydo mashaa allah
@bushraisack7250
@bushraisack7250 3 года назад
Masha allh abaayo wey dadaashy hambalyo
@amiiryaxyeofficial5124
@amiiryaxyeofficial5124 3 года назад
waxan xiiso laan waxaa dhigayo qofka waqti ayuu shacabka ka cunaa fadlan waqti Hala siiyo qof walbo siduh xiiso u yeshto
@suleimankodah5844
@suleimankodah5844 3 года назад
Mamo mansha.allah waad.dhisantahay
@riyaancwaaxid4032
@riyaancwaaxid4032 3 года назад
Aad aa uga xumahay in degmadeena ay aqoon weysay wpaaaa kaaran guul💯💯
@dallasmusse
@dallasmusse 3 года назад
Waa Barnaamij aad u wanaagsan, Daa'dihinta si wacan ha loo horumar siiyo, Xayasiintana marka RU-vid ka la soo galinaa ha laga reebo. Mahadsanid
@ahmedky4369
@ahmedky4369 3 года назад
Masha Allah amal waa dadashay walhi 3 gabdho ayaan ku dhawaada 700,lkn ilaa hada wiil meeshan garay waa lawaye
@fardowsa55
@fardowsa55 3 года назад
Masha’Allah sis Amal👏🏼🥰👋
@sharmakemohameddahir9066
@sharmakemohameddahir9066 3 года назад
Maasha Allaha Mama Allaha Ku Xifdiyo
@abdulahijeegocj76
@abdulahijeegocj76 3 года назад
💯 waxaaan Hu baa in World War Two in 75 million dad ah eey ku dhinteen Waa khalad gabadhas jawabteeda iyo xiririyaha wad baari kartan hada anna hada soo baaray Wabilahi Towfiiq
@ahmedmusa8929
@ahmedmusa8929 3 года назад
Iska hubi
@naleye1
@naleye1 3 года назад
Masha allah Raxma waa gabar afgaban waxan haley mar walba waxe dhehesa insha Allah wey isku dayday
@jiijocadey1425
@jiijocadey1425 3 года назад
Masha alaah amaal Abaayo hooyo aqoonleh
@aliabdulle1099
@aliabdulle1099 3 года назад
I’m watching from Minneapolis Minnesota
@YasirHaisracdo
@YasirHaisracdo 3 года назад
Astaan tv maamada kas iyo cad ayay ugu rideen, (qoodoor ) ay leedahay, wuuna maqlayaa tabiyaha, mana kasaxaayo waxaas waa qalad. Daawo min 30:10
@haliishqaali2594
@haliishqaali2594 3 года назад
Second ayaa soconaya walal hadhow qofka inuu mar marsiiyo ka dhigto adaa igasoo dhex galay baa la diidaya ee mahan in la ridaayo qofka qoraalka horteedu yaala inay iska hubiso bay ku fiicned LAAKIIN wan kaxumahay
@YasirHaisracdo
@YasirHaisracdo 3 года назад
@@haliishqaali2594 wa fahan sanahay lkn inta u soo gaaray fiiri qofka, iyo waxa u ku dhacay , at least waa in aad ka saxi karta dhawaaqa, qofka ay wacday maba fahmin ereyga de.
@kobciye79
@kobciye79 3 года назад
Masha allah allaha ku ziyadiyo aqontada
@nastehamohamedabdullahi7354
@nastehamohamedabdullahi7354 3 года назад
hampalyo hampalyo Amaal sheikh👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏
@maxamedcabdi762
@maxamedcabdi762 3 года назад
Wuu mashaallah maamo qoonleh maamo alle haku shar fo
@MohamedMahad10
@MohamedMahad10 3 года назад
hoyadas mashalah Waa hooyo waxbaraty mashalah
@ayoubmohamed992
@ayoubmohamed992 3 года назад
Masha allah sidan ayaa lo bahan yahay in aad ugu kalsonati
@ayanmohamud3401
@ayanmohamud3401 3 года назад
Hambalyo waa hooyo aad iskugu kalsoon maashaa allaah Maashaa allaa
@aishacudhassan5715
@aishacudhassan5715 3 года назад
MashaAllah Hoyo Amal❤
@ayankaiton6344
@ayankaiton6344 3 года назад
Amal abayo u deserve better always taas xasuusnoow abayo. Hanbalyo, dadka hadalkooda neh ha dhageysan weligaa abayo .
@xalimoguuleed879
@xalimoguuleed879 3 года назад
Hambalyo amal🥰🥰🥰💯💯💯💯
@legacy2236
@legacy2236 3 года назад
Su'aasha leh intee qof ayaa ku dhintay dagaalki labaad ee adunka (WW2) , gabartu waxay sheegtay 55 milyaan oo khalad ah balse way u saxeen. Dagaalki labaad ee adunka (WW2) waxa lagu qiyaasay inay ku dhinteey 75-80 milyaan oo qof ah 20 milyaan waxay ahaayeen ciidaan ama milateri. Intii soo hadhay waxay ahaayeen shicib ama civilians. P.s - good programme; I watch it every night, but don't be making errors and mistakes like this.
@haliishqaali2594
@haliishqaali2594 3 года назад
Haa 20 ka million bay ka jareen
@abdirizaqhajiibrahim3409
@abdirizaqhajiibrahim3409 3 года назад
somalida maxaa idinka qaldan muuqalkan qeebta kometiga wxaa looga talagalay ku falanqeenta muuqalka mid wuxuu leyahy pleas like isii mid wuxuu leyahy midba wax aanan muuqalka quseen sheegaa wax fahma billahi caleykum
@saidyusuf4058
@saidyusuf4058 3 года назад
xarfaha. A .B.C. waxaad ka dhigtaan xafaheena ilayn luuqad qurux badan ayaa lenahay halaga dhigo. B.T.J.X saas
@wallgoldn283
@wallgoldn283 3 года назад
Aqoon la aani waa iftiin la aani
@ciilowabdullahi9439
@ciilowabdullahi9439 3 года назад
M.a waa hoyo qaali ah
@garadkaofficial1395
@garadkaofficial1395 3 года назад
Mnsha allah hooyo wx baratay waa bulsho wax baratay....
@anfarmohammad3471
@anfarmohammad3471 3 года назад
Masha Allah 🥰
@cawaleadan3297
@cawaleadan3297 3 года назад
Mashaaalh amal waa hooyo aqoonta ka dhisan hal sual baa khalada waxa lagu qiyasa 75 lkn waa ku farxay guusheeda
@Abdulahi_folbiraye7
@Abdulahi_folbiraye7 3 года назад
Mashalah hooyo amaal
@farahmuhumed9651
@farahmuhumed9651 2 года назад
Mansha alaah
@abdirahmansaid7399
@abdirahmansaid7399 3 года назад
Welige commenti ma anan bixin lkn walhi mamada ayaa sabab u ah fadhiga ugu kacay wana u sacbiyay mamo amal🥰
@nawalita841
@nawalita841 3 года назад
Amaal masha allah alle ha barakeeyo
@deeqoali3277
@deeqoali3277 3 года назад
Hambalyo amal
@ASUMSSTORIES
@ASUMSSTORIES 3 года назад
1.Computerka ninki hindisay wuxu kaso jeda Britain 🇬🇧 not Bulgaria 🇧🇬 2. Africa unions magacoda waxa la badaly 2002 not 2000 3. Second world 🌎 war waxa ku dhintay dad lagu qiyasay 75 million not 55 million. Wabilahi tawfiq
@sumayoabdi4580
@sumayoabdi4580 3 года назад
Cabaas amaal wad isku egtihiin maxaa isku tihiin tolow amaal hambalyo sis hormar wac
@binusayidetoile668
@binusayidetoile668 3 года назад
Ar sumayo abdi dhib badanid🤣
@abdirahim1362
@abdirahim1362 3 года назад
75 million people 😇
@ibrahimgararoowibrahimgara519
@ibrahimgararoowibrahimgara519 3 года назад
Masha allah
@Simplymalika1
@Simplymalika1 3 года назад
Msha alh amal hanbalyo
@qaaliquruxsan7365
@qaaliquruxsan7365 3 года назад
Masha allah hambalyo maamo
@asagawayemohamed8885
@asagawayemohamed8885 3 года назад
Masha allh mamada wa dadashay cilmiki kale we kajawabeysay lkn meysan kajawabin caron kuyala abgaleyda
@abshircabdiqadir4516
@abshircabdiqadir4516 3 года назад
Hhhh abgalay malahan ee dawlada soomaliyaa iska leh Lkn meel ay u badanyihiin ayaw ku yaalaa
@bashkamohamed1831
@bashkamohamed1831 3 года назад
M.A mom Allah ku sharfo
@xalimocumardhubow1981
@xalimocumardhubow1981 3 года назад
Masha Allaah amaal
@liibaancabduqadir177
@liibaancabduqadir177 2 года назад
Barnamijkan halke lagala soo xiriiraa
@warsameahmed9441
@warsameahmed9441 3 года назад
Masha allah marka koowaad balse waxaan rabaa inaan ugaado sababta loo siiyay 2 jaanis oo ah min 50/50. Why? Laba fursad oo ah min 50 ayaa lasiiyay ee sax miyaa sharcikaas.
@hiirale2042
@hiirale2042 3 года назад
24:30 jawabtaas 2002 laga rabaa umaleena 🤔
@dr.fatimamohamed6429
@dr.fatimamohamed6429 3 года назад
Astaan please clear inooga dhiga su'aalaha si fcn looma aqrin karo
@cityisred510
@cityisred510 3 года назад
Dhaqtar ildha la 🤣 ama blind doctor 💀 Okilaye weyn xiro quruxey 🕶👀
@Tesoanime
@Tesoanime 3 года назад
Wllo doctor indhaha ah booqo oo iska nax hadad aqriyin weysay cafimaad majiree
@abdikadar9207
@abdikadar9207 3 года назад
🤦🏼‍♀️ suasha mahubta marki lagudhoho Haa AMA maya dheeh wamaxay
@littlealia6572
@littlealia6572 3 года назад
Dagaalki labaad adunka 75 million ku dhimatay not 54
@akhaji746
@akhaji746 3 года назад
5 boqol hadii laga qaaday barnamijka hal qof muu ku dhamaaday😂😂
@mohamedmumin957
@mohamedmumin957 3 года назад
QORSHAHA 1,000 Wye hadii loo dhawaada Finish Wye. Hadii lawaayane Dadka Waa Labadiya Sida Barnamijyada Kale aad Soo Aragtay
@salaaniofficial5654
@salaaniofficial5654 3 года назад
Wakhtiga unbaa xukuma halka qof ugu horeeyo hadii 30 daqiiqo gaaro mid kale lama keenayo hadii kale wuu sii dheeranaa yaa daawanayo marka
@axlaqueen5378
@axlaqueen5378 3 года назад
M.a Amaaal
@hamsahassan5788
@hamsahassan5788 3 года назад
Waa C
@yaz6439
@yaz6439 3 года назад
kabaro meeshaan luqda engilshka fadlan hadaad ubaahan tahay barashda luqadaas soo fallow gareey bageka Facebook page pure english academy 💯 ☝
@hudaMahamud.
@hudaMahamud. 3 года назад
Masha’Allah you are an amazing teacher keep going 😘
@binusayidetoile668
@binusayidetoile668 3 года назад
Diyaar hadan E B C laiga bilabayan
@Tesoanime
@Tesoanime 3 года назад
@@binusayidetoile668 🤣🤣 ABC dheh EBC ma ahee
@haniya_5600
@haniya_5600 3 года назад
@@Tesoanime loooooool
@abdinaasirqaasim4191
@abdinaasirqaasim4191 3 года назад
As
@fiyaaznuurfiyaaz9546
@fiyaaznuurfiyaaz9546 3 года назад
Sideen uga qeyb geli kraa barnamijkan wllyaal
@AhmedAli-bf7bi
@AhmedAli-bf7bi 3 года назад
Maamada maashaa allaah amaa laakin allaahu aclam 😂😂😂😂
@aishakaif6570
@aishakaif6570 3 года назад
Waa iga qoslisay wax daran😅🤣 shakiga iska dhaaf 😅
Далее
Weydiimo Xalqada 20-aad Tartan Aqooneed | Astaan 2023
50:53
WEYDIIMO XALQADA 13AAD | ASTAAN TV | HD 2021
51:00
Просмотров 81 тыс.
Шок-контент! 😱
00:50
Просмотров 2,2 млн
WEYDIIMO XALQADA 15AAD | ASTAAN TV | HD 2021
38:07
Просмотров 53 тыс.
WEYDIIMO XALQADA 17AAD | ASTAAN TV | HD 2021
44:35
Просмотров 54 тыс.
Marwo: Faadumo Siciid oo kabaha la dulmartey Ilhan Omar
27:52
Barnaamijka Weydiimo Xalqada 1-Aad |  Astaan HDv 2021
42:14
Weydiimo Xalqada 9aad Tartan Aqooneed | Astaan Tv 2022
51:38
WEYDIIMO XALQADA 12AAD | ASTAAN TV | HD 2021
28:34
Просмотров 47 тыс.
WEYDIIMO XALQADA 11AAD | ASTAAN TV | HD 2021
55:44
Просмотров 120 тыс.
Weydiimo Xalqada 3-AAD
37:34
Просмотров 97 тыс.
Barnaamijka Weydiimo Xalqada 2-Aad | Astaan HDv 2021
43:28