Тёмный

Wareysi: Farxiyo Fiska iyo Mubaarak Oktoobar 

VOA Somali
Подписаться 549 тыс.
Просмотров 111 тыс.
50% 1

Lamaanaha Farxiyo Fiska iyo Mubaarak Oktoobar ayaa VOA siiyey wareysi ay uga hadlayaan arrimo ay ka mid yihiin fanka iyo jaceylkooda. Sagal Mustafe ayaa ku wareysatay Hargeysa.
Mar walba nagu xirnow
🟠 Si aaad u hesho muuqaallada cusub, fadlan subscribe / @voasomali
🟠 Muuqaallo kale oo dheeraad ah ka daawo halkan: / voasomali
🟠 Wararkii ugu dambeeyey kala soco: www.voasomali....
🟠 Ka mid noqo saaxiibadeena Facebook: / voasomali
🟠 Ku xirnow barteena Instagram: / voasomali
🟠 Nagala soco Twitter: / voasomali
VOA Somali waa isha loogu kalsooni badan yahay ee wararka Soomaaliya. Waxaad naga heli kartaa wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliya iyo Soomaalida caalamka. Barnaamijeyadeena waxaa ku jira warar, wareysiyo iyo warbixino ka hadlaya mowduucyo kala duwan sida siyaasadda, arrimaha bulshada, ganacsiga iyo madadaallada.
Barnaamijyadeena waxaa ka mid ah Qubanaha VOA oo ah barnaamij taleefishin oo baxa shan maalin toddobaadkii, Axad illaa Khamiis. Idaacadda waxaa ka baxa barnaamijyo ay ka mid yihiin, Galka Baarista, Bandhigga VOA, Ileyska VOA, Faaqidaadda Toddobaadka, Arrimaha Mareykanka iyo Arrimaha Islaamka.

Опубликовано:

 

21 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 208   
@AbdizYusuf
@AbdizYusuf Месяц назад
Mubaarik iyo fiska waa labo fanaan oo dulqaad badan 2024. Wax sixran meesha ma arko waxa arkaa labo somaliyeed oo dar alle isku jeclaaday mubaarik iyo fiska waa labo fanaan cod fiican. Garoowe❤❤❤❤
@asha4100
@asha4100 5 месяцев назад
Inaad naag ka weyn gursato waa sunada Rasuulka SCW Mubarak nin garageedki la sheegi jiraay waye oo dumarka qiimahood wax ka yaqiinaay 😮❤
@essiahassan5157
@essiahassan5157 5 месяцев назад
Salalahu calayhi wasalaam ❤️ 😍 💖 ♥️ ✨️ 💕
@mohamoudabshir4139
@mohamoudabshir4139 5 месяцев назад
Scw scw scw scw scw scw
@Niimmoh4
@Niimmoh4 5 месяцев назад
Salallahu calayhi wasalam❤❤
@mohamoudabshir4139
@mohamoudabshir4139 5 месяцев назад
Adiga kawrm hadan sida fiska iyo mubarak huno.
@QaysarCade
@QaysarCade 5 месяцев назад
Scw​@@essiahassan5157
@samowsamale3490
@samowsamale3490 5 месяцев назад
Wixii Allah raali ka yahay ayaa masha Allah la yidhaa. Allah ha soo hanuunsho arsaaqad xalaalana haw sahlo
@Niimmoh4
@Niimmoh4 5 месяцев назад
Amiin❤
@hudaabdullah3447
@hudaabdullah3447 4 месяца назад
Amion wll kuleenba Alle hanawada soo hanuuniyo oo hanunka hanagu sugo teeda kale wilka wuxuu yiri waxaan dhalo Ayaan fanaan kadhigayaa
@samowsamale3490
@samowsamale3490 4 месяца назад
@@hudaabdullah3447 maxaynu u la yaabi isba aabihii ayaa fanaan ahaa (AHN) oo haw dambi dhaafo
@Garbashaash
@Garbashaash 5 месяцев назад
Aadbaan u salamayaa Mubaarik iyo farxiyaba. Maraaya waaxid waa laba qof oo aad isugu qanacsan maansha allah. Waxa kale oo cajiib ah sida labadooduba ay u yihiin dad xishood badan. Midkoodna lamaan kulmini balse waxaan. Arkayaa sida sharafta iyo asluubta leh ee ay su,aalaha uuga jawaabayaan. Allaaya baarik. Ciid wanaagsan. Baan idin leeyahay.
@sahraismail2230
@sahraismail2230 5 месяцев назад
Aduunyadu waa is faahan haawaro jaceeylku❤
@luljisow9028
@luljisow9028 5 месяцев назад
Kii Somaali ahaa meel na saarteen qoys qurux badan Awlaad qurux badan oo diin leh Allaha idiinku deeqo Aamiin🤲
@koulmiyehmahamoud92
@koulmiyehmahamoud92 5 месяцев назад
😂
@AnasbadelXuseen
@AnasbadelXuseen 5 месяцев назад
War eega farxiyo ilaahay oo siiya mooyeè dadeedi waa dhaafty
@mukhtarmohamed4364
@mukhtarmohamed4364 5 месяцев назад
Subxaan Allah WA fanan hda fananad qaba hda fanan dhalay hdana rajaynaya INUU fananiin dhalo waa wax aad looga naxo oo Alle lagamagan galo umadda Iyo dhulka ayay fidneeyaan kuwa heesa Allah na u caroodaa dadka fidnada badan
@umanajmo6684
@umanajmo6684 5 месяцев назад
😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@zahruujaabdi
@zahruujaabdi 5 месяцев назад
😂😂😂😂😂😂😂😂ma yaabtay
@abdirizakomar7491
@abdirizakomar7491 5 месяцев назад
sagaley lamaanaha isqaba ka dhex bax oo dhinac ka fadhiiso😂😂
@waaqicichannel
@waaqicichannel 5 месяцев назад
Ma argty😂😂😂 fiska xanaqa u shidan
@aweesnuur1058
@aweesnuur1058 3 месяца назад
Hambalyo Mubarak aktowbar belweynta jarer
@ifraaxhassan5558
@ifraaxhassan5558 5 месяцев назад
M.Allah mubaari wa nin rageed fadxiya wey doodhfiicantahey ❤❤😊🎉
@maguled
@maguled 5 месяцев назад
Jawaabtii Cilmi iyo Qays muxuu jaahil ka og yahay. You are perfect match. Isku waara, xaasidka iyo badowgana ha u joojinina; waydinkaa haddaba waydinkaa 👍
@fardushurre1668
@fardushurre1668 5 месяцев назад
❤❤ badòwgaa ugu daran
@Wadani924
@Wadani924 5 месяцев назад
"Fannaan fannaan qaba," ma aha ee waa "fannaan qaba fannaanad". Fiska waa qof qalbi fiican, Mubarak na waa la mid. Sagalna aad bay u mahadsan tahay. Soomaaliyeey joojiya xasaradda iyo isku-dirka.
@Jamiilo21
@Jamiilo21 5 месяцев назад
Haa wlhy somalis are useless people fiska waa sixrantay saan ee naqatay waa caatawday bal maxa ka galay lugtana ma ahan faraskana ma ahan
@fardushurre1668
@fardushurre1668 5 месяцев назад
Dadkeenu waa dad xumaanta jecel totaliba wanaagu wuu dhibaaa
@WaberibarrehAsma
@WaberibarrehAsma 5 месяцев назад
Mash allha ❤❤❤❤❤
@Seeykulatahy
@Seeykulatahy 5 месяцев назад
Labadaan waa ay is jecel yihiin. Soomaali Xaasid jacayl😂😂😂😂😂😂😂 Khaasatan inankaan dhaqan Soomaali ma lahan. Waa maskiin 😢😢😢😢😢😢😊😊😊😊😊😊😊😊
@nimcojibriil7958
@nimcojibriil7958 5 месяцев назад
Ilhy ha isku dayo way isku qurux badan yahiin 🎉
@abdullahiali1322
@abdullahiali1322 5 месяцев назад
Awlaad jacayl lagu dhalay udgoonka ka garataa royal Familie congratulation ❤❤❤
@filashotube7623
@filashotube7623 5 месяцев назад
sagal waapa funny kulahaa farxiyo ayuu jaceylka ku badan yahay weyba qososhee 😂waa raftey 😁😆
@axmedsiciid7050
@axmedsiciid7050 5 месяцев назад
Labada fanaan wan salaamaya weriye sagal adigana ad ban ku salaamaya wad mahadsan tihin dhamantin
@hassmali1139
@hassmali1139 5 месяцев назад
Masha Allah Well Done Siwanagsan oo Qurubadan❤❤❤ Bad u jawabten Wanhubayo Aqontinta iyo Fahanka nolosha idin bartay Labadinaba Fiska iyo Mubarik 😊❤😊😊❤ Sagal Mustafe iyadaba ah Jaceylkii oo Qof ah Hanbalyo
@fardushurre1668
@fardushurre1668 5 месяцев назад
Masha,allaah ❤
@SumayaCllaahi
@SumayaCllaahi 5 месяцев назад
Beautiful couples mashaalllah 🎉🎉🎉🎉❤❤❤
@sahraabshir1396
@sahraabshir1396 5 месяцев назад
❤🎉mansh ❤farxiyo iyo mubaarak hawaaro jacelka mahadsanidiin lamaanaha qarniga ciid wanaagsan wariya sagal iyo farxiyo iyo mubaaraka…
@shamsohussein4180
@shamsohussein4180 4 месяца назад
Farxiyo Waxan ku jeclahy af gabid saylant aad oi aad bey udanthy
@MulkiNoor-q1d
@MulkiNoor-q1d 4 месяца назад
Wow masha allah farxiyo iyo Mubarak oktobar iyo suxufiyada wan idin salamay
@adoonkiialle3871
@adoonkiialle3871 4 месяца назад
Salaan qiimo badan ayaan salaamayaa Mubarak & Fiska. Ciid wanaagsan waana dad aad u qiimo badan allaha isku kiin dhaqo wanaag badan ayaa idinka muuqda iyo qurux badan mataanaha aduunka
@mohamedshampao495
@mohamedshampao495 5 месяцев назад
Jacalkiii Jira ALLOW kayel Aaamiiin
@barwaqocawil2366
@barwaqocawil2366 5 месяцев назад
I wish wiilka yar inay Turkey geyso Xogaa soo jafjafto
@mohamedhussein8443
@mohamedhussein8443 5 месяцев назад
iyo Ilma isku abuurto
@barwaqocawil2366
@barwaqocawil2366 5 месяцев назад
@@mohamedhussein8443 ilmo yadu way dhashay Dhawr bay haysata
@fardushurre1668
@fardushurre1668 5 месяцев назад
​@@mohamedhussein8443faŕxadiisa maadama ay iyadu ubad haysato ilaahay ubad ha siiyo
@Sameerabdi464
@Sameerabdi464 4 месяца назад
Fiska and Mubarak best couples ❤❤❤❤❤ love doesn't stop age, Age is just number so leave alone them❤❤❤
@qaaliyusra7541
@qaaliyusra7541 5 месяцев назад
Fika guul guul walaal hays ciilin dadka haw joojin mubaarik waa gob gobi dhashay waana wiil qurxoon
@zaaraahmed3468
@zaaraahmed3468 5 месяцев назад
Walaahi dookhu waa cajiib Allahayow isu barakee
@sumeyyamukhtar
@sumeyyamukhtar 5 месяцев назад
Masha Allaah walaashey iyo fumashigey Allaha idin xafido
@HassanOsmanMahammed
@HassanOsmanMahammed 5 месяцев назад
❤🎉🎉🎉🎉eah callaa family mansha allah tabarakallaah
@ismailibrahim5633
@ismailibrahim5633 5 месяцев назад
MashaAllah waxaan soo xasuustay 2009kii iyo farxiya fiska
@shuebmidow6459
@shuebmidow6459 5 месяцев назад
Illahey haidin soo hanuniyo insha Allah.
@fatumaali1463
@fatumaali1463 5 месяцев назад
Waa suur gadoon fanaan waa dambigii oo socda maxad ugu faraxdeen miyaydaan ogayn in xisaab iyo qabri madow dambeyso????
@warsameaxmed6713
@warsameaxmed6713 5 месяцев назад
Sagal mustafe wariye qaaliya
@ifraaxhassan5558
@ifraaxhassan5558 5 месяцев назад
Fadxiya wa gabadhdagan dagan m. Allah ❤❤
@MrmuxudiinMaxamed
@MrmuxudiinMaxamed 5 месяцев назад
# CIID MUBARIK ❤❤❤❤❤
@naimanaima3564
@naimanaima3564 4 месяца назад
Yaa salaam ,mubarak October iyo farxiyo fiska and sagaal💚🤍🤎 👈🤜🤛👈🫱🫲👈🐦‍🔥🐦‍🔥🐦‍🔥🪶🌹🌹🌹🪴🪴🪴🪶🪶🪶👈 mustafa
@Nashaad452
@Nashaad452 5 месяцев назад
Farxiya fiska❤
@Doctorbadal2025
@Doctorbadal2025 5 месяцев назад
Farxiyo quraan ayee u baahan tahay cilaaj badan
@odayjama1829
@odayjama1829 5 месяцев назад
Quraan umabaahnah ee wiilka ayaa quraan rabah
@Doctorbadal2025
@Doctorbadal2025 5 месяцев назад
@@odayjama1829 labadaba weey u bahan yihiin, wajigooda ka dareemay, xanuun ruuuxiyan ayà ka muuqdo
@duniyakordahab
@duniyakordahab 5 месяцев назад
Waaaaaw dad culus fanaaniinteena ❤❤❤❤
@Cabdi12-g2f
@Cabdi12-g2f 5 месяцев назад
Jacaylku hawaaro mnaasha allah
@subaneysubaney8994
@subaneysubaney8994 5 месяцев назад
Subxaan Allah
@farwansowra2137
@farwansowra2137 3 месяца назад
cunsuri ma ihi runtii, balse waxaa layaabay farxiyo fiska wiilkani mexee kuraacday🤦,
@halganaden4325
@halganaden4325 5 месяцев назад
Masha Allah❤❤❤❤
@Niimmoh4
@Niimmoh4 5 месяцев назад
Farxiya Fiska markan arkoba si ayay u saasan tahay misse kaligay aaya arka😢😢😢
@shugriyamahamed2887
@shugriyamahamed2887 5 месяцев назад
I see it too. She is acting like she doesn't like him
@mohamedshampao495
@mohamedshampao495 5 месяцев назад
Hambalyo Hambalyo Hambalyo ManshaaLaaah Tabaraklaaah Aaamiiin
@SalahRachid-c4q
@SalahRachid-c4q 5 месяцев назад
Mashalah hn ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 5 месяцев назад
Eid Mubaarak
@princessgacal3678
@princessgacal3678 5 месяцев назад
Edadey Waa Qof Maskinad Ah Afgaaban Dadka Bila Macnaha U Aflagaadeya Wlhi Dambigeda Unbey La qabsanayaan😢
@istaradan9237
@istaradan9237 5 месяцев назад
❤❤❤ waa dada afagaban lkn somali lagma amaan helo
@hiboahmedyazin9660
@hiboahmedyazin9660 5 месяцев назад
Fadxiya allow quruxda uso celi
@mohameddayib2894
@mohameddayib2894 5 месяцев назад
Farxiska fiska waa fanaanad ad iyo aad u codmacaan
@raniaabdiweli5789
@raniaabdiweli5789 4 месяца назад
❤❤
@SowdoMahamed-m2u
@SowdoMahamed-m2u 5 месяцев назад
Amin Amin farxiya flska
@MahadiAbdalla-fg5ls
@MahadiAbdalla-fg5ls 4 месяца назад
❤❤❤❤❤❤❤
@MrmuxudiinMaxamed
@MrmuxudiinMaxamed 5 месяцев назад
# CIID MUBARIK FALOW KE❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@abiibrahim-bw5ei
@abiibrahim-bw5ei 5 месяцев назад
ninka raga ah wa ninka xaaskiisa ku faano wiilkan wa libaax alaha isku daayo
@qaaliyusra7541
@qaaliyusra7541 5 месяцев назад
Jacaylku ha waaro
@AyaanXasanMacalin
@AyaanXasanMacalin 4 месяца назад
Sagal waxaa nogu dambaysay 2021 kii wariye paali
@rodamire1703
@rodamire1703 5 месяцев назад
The ones who said something mean about you are sad and jouleas. We wlsh you the best of luck, Fatxiya you are a somali national treasure just like Saada Cali Warsame and Xaliima Khaliif Magool, your voice brings too much joy to million.
@Miidan5
@Miidan5 5 месяцев назад
Maxay badanaa fanaaniinta ay ugu badan yihiin dad hadal gaaban (introverter personslity) hadana iyagoo hadalka caadigaa ka xishooda u heesaan.
@rain--asmr
@rain--asmr 4 месяца назад
MashaAllah ❤
@sumayajibreel3813
@sumayajibreel3813 5 месяцев назад
Arimaha fananka waxaan ka jeclaan lahaa idin koo culimo noqda taas ayaa akhirada iyo aduunkaba u fican
@NimoMogeh
@NimoMogeh 5 месяцев назад
Wll guuleysta jaceylkiinu ha waaro
@IbrahimAli-ju7no
@IbrahimAli-ju7no 5 месяцев назад
Masha Allah waxan idin rajaynaya farxaad
@deeqqumana5340
@deeqqumana5340 5 месяцев назад
Lagend farhiya fiska ❤❤❤❤❤❤
@AxlamYusuf-rt9cw
@AxlamYusuf-rt9cw 3 месяца назад
Aduun waxaan joognaa fanaanimo lagu faanayo
@saidmussa6461
@saidmussa6461 5 месяцев назад
Habrtani 65sano jirka ah Sagal Mustafe xasan wiil mareexam oo ay dhali karto oo jira 25sano ayey aroos u dhigey duf kubax
@deqofarah3136
@deqofarah3136 5 месяцев назад
Maxaa ka rabtaa 25jirkaa halkaa is dhigay
@saidojama1170
@saidojama1170 5 месяцев назад
Fiska &Mubarak Allahumma baarik 🎉❤
@AshaAbdi-rd8fy
@AshaAbdi-rd8fy 5 месяцев назад
Maashallah ❤.
@guirehkahn4166
@guirehkahn4166 4 месяца назад
Faarxiyo fiiska weey maaqantahay maa dheex joogto meesha baal iila fiiriya .
@Xasancabdilaahi-u9m
@Xasancabdilaahi-u9m 5 месяцев назад
Fadxiya disks waa Gabadh da.yar.oo.waliba.ilaahay.qurux.siiyay.laakiin.dadka.makhruuqiinta.ahi way ku Guul daraysteen kala dilka
@caalinAbyan
@caalinAbyan 4 месяца назад
Fanan fanan dhalay waliba fananad qaba .... fiska waad ka xanajisay😂
@abdikhadirfarah7415
@abdikhadirfarah7415 5 месяцев назад
Guulsta labo qof oo niyad wanagsan isku waara
@salwaxasan2594
@salwaxasan2594 5 месяцев назад
Waxan maqli jiray dumarka cibaadadoda meel dheer ma jirto sagaley cimraa ilaahey ku wafajiyay nasiib hadana hees iyo balaayo ayaad kuso labatay ilaahow qaatumada noo hagaaji
@anisMohammed-c9f
@anisMohammed-c9f 4 месяца назад
Indho is jecel isma eegan waaba dhab
@nurfunny6411
@nurfunny6411 5 месяцев назад
Fiska waa Qof aan dhac dhac badnen guuleysta
@MohamedAbdi-ne3wz
@MohamedAbdi-ne3wz 5 месяцев назад
Waxaa uga qiima badnedd asagoo ah qoows diineed allaha Soo hadeeyo
@hasanmohamed1840
@hasanmohamed1840 4 месяца назад
Waxaan dhalo markoow dhahay farxiyo waa yaabtay 😂😂
@samsamahmed-zv8ww
@samsamahmed-zv8ww 5 месяцев назад
Mnshalaah
@AbdullahiBarre-b6l
@AbdullahiBarre-b6l 5 месяцев назад
Fiska wlh levelkeda hoos ayu u dhacay magac iyo muqalba
@CadarBede
@CadarBede 5 месяцев назад
❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@AwrkiiCirka
@AwrkiiCirka 5 месяцев назад
Amazing
@odayjama1829
@odayjama1829 5 месяцев назад
Fanka iyo waxuu ku halmaanah waa Qurun iyo fisqi kan yar walaahi waa ku baxay meesha fanka waa waxa ugu liitah somaaalida
@samiiraabdirahman7067
@samiiraabdirahman7067 5 месяцев назад
Lamaanow xaal qaado😂😂😂 wa adun rogmaday
@xabiibaxmed9316
@xabiibaxmed9316 5 месяцев назад
Haa wlhi 😂😂😂😂
@yaasmiinhassan7166
@yaasmiinhassan7166 5 месяцев назад
😂😂😂😂😂
@yaasmiinhassan7166
@yaasmiinhassan7166 5 месяцев назад
Anigo yarban fanka so galay manshaa allah kulahaa😂😂😂😂
@suldaanhalabuur4662
@suldaanhalabuur4662 5 месяцев назад
Jacayl xaasid maad tahay 😂
@KowsarCumar-p6c
@KowsarCumar-p6c 5 месяцев назад
Jacayl xasid mawaayo
@Ali-xs3km
@Ali-xs3km 2 месяца назад
lkn Majertenia mid wan ku arkay Majerten iyo Madhiban way is guursadan. Garowe iyo Galkacyo ayan ku arkay. Walow Majertenka ay fowdo yihiin oo diinta ay ka rooraan oo dowlada Somalia dhibateyan oo lagu xanto asal ahan Yuhuud inay kaso jedan haddana haybsoca iyo faquuqa ma yaqaanan intas un bey ku fcnyihin lkn sidodakale waa gaalo,
@fatumaali1463
@fatumaali1463 5 месяцев назад
Ilaahay hakuu barakeeyo lkn xaajiga bal nin weyn ka dhig oo madaxa ka hagaaji
@Ahmed_Rainfall.10
@Ahmed_Rainfall.10 5 месяцев назад
Ninkan waa nin caqli badan runtii
@saidmussa6461
@saidmussa6461 5 месяцев назад
Sagal Shiino coley oo ay Hotel kula dhuumatey Jiddah ka hadal mafia habartani Sagal
@JamaSiyad-Ogaaden-KalDhal-D5
@JamaSiyad-Ogaaden-KalDhal-D5 5 месяцев назад
Walahi isaaq wa cunsiriyaad iyo wada bukaan socda, bal eeg wacal kaan waxu leyahay sacuudigi beyd ka allah EE cibadada ramadan ka uu tagtay uu badalay shiine oo sedigaad ah qol kula tumaaneysay astaqfurulah. Shine labo naggod qaba iyo ciyaal sagal na wil MR 🇱🇺 ah qabta walalhi mujriaaam ka uugu xuun aduunka aya ka surtoobin xaajka xaramki ilahaay KU tunto oo sinaysto xata labo isqaabta aya Ramadan iyago cumraada joga aya iis wassiin isku xishood rer sheikh isaaq xaa baryahan haayo wah hadaan hawiye nahay wlh waan yabaanahay waar daaqanki soo ceshta walalo
@dr.khyriabasheir5064
@dr.khyriabasheir5064 5 месяцев назад
Inadeer wa noocma markaa waxaagu dee yaa ku idhi dhex fadhiiso 😮😮
@Xasancabdilaahi-u9m
@Xasancabdilaahi-u9m 5 месяцев назад
Fadxiya.fiska❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤nooloow
@zahraali9776
@zahraali9776 3 месяца назад
Waxan dhalo xata ku laha inaan fananiin ka dhigo ilahow hadee adoomahan
@Strawberryloveromg
@Strawberryloveromg 4 месяца назад
Kaboyare halo waco
@faizam523
@faizam523 5 месяцев назад
Waa waayeel caruur jaceyl baraya😂😂😂😂😂 What a cauger!
@mustafeadan6924
@mustafeadan6924 5 месяцев назад
Markuu dhasha ka hadlaayo body language ka farxiya ufiirsada way carootay
@MunaJama-z6e
@MunaJama-z6e 5 месяцев назад
Isku waara❤❤❤❤
@dekaanab
@dekaanab 4 месяца назад
walee gabadhan waan ka yaabay sida u foolxumaatay
@ExmanarovaExmanarova
@ExmanarovaExmanarova 5 месяцев назад
Ala Meshan Mel Mhn Mel Qudhuntay Weyan.😳
@fardowsosahal6490
@fardowsosahal6490 5 месяцев назад
😂😂😂😂😂😂
@hodohassan5037
@hodohassan5037 5 месяцев назад
❤🎉
@a-karimmahmedfaarah6639
@a-karimmahmedfaarah6639 5 месяцев назад
Далее
FARHIYA FISKA KAFTANKA FANKA IYO LAHJAD
29:28
Просмотров 553 тыс.
Ozoda - Lada (Official Music Video)
06:07
Просмотров 1,8 млн
Barnaamij gaar ah: Najma Nashaad iyo Maxamed Maame
17:09