Тёмный

Wuxuu qariyey cadeymihi oo dhan qoyskiina wuu laayey Balse? || Qiso xanuun badan 

ILEYS
Подписаться 154 тыс.
Просмотров 27 тыс.
50% 1

CONTACT ME:
INSTAGRAM👇👇
...
For copyright Problems please contact me: iamifiye1@gmail.com

Опубликовано:

 

2 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 74   
@Ismacilxasan-f1k
@Ismacilxasan-f1k 8 месяцев назад
Asxbey aan ajar wada qaadano aan kuwada salino nabi maxamed sallahu calayhi wasallam ❤️❤️❤️
@Faaro647
@Faaro647 8 месяцев назад
صلي الله عليه وسلم 🤍💯♥
@naxariis_badan312
@naxariis_badan312 8 месяцев назад
Sallaallaahu Caleyhii wasalam ❤️ 🥰
@housseinali4145
@housseinali4145 8 месяцев назад
Kulanti wacan walalkey mahadsanid ⭐️ 🫡 👑 cawa ana u horeyey 😂😊
@ayaanabdi7519
@ayaanabdi7519 8 месяцев назад
Ifiyoow xata galaadu xukunkoodi waa khafiif mid mid moye arabti iyo calamu islam way xukuman waliba sida sharciga diinta islamka ee Gabadhan iyo reerkodu cadalaad may helin 😢😢😢😢😢 gaaladi meeqa aragna nin rerr dhan xasuqay ama xaga dumarka aad bay ugu litan ilahay isaga cadalaad badan aduunkan dulmi ba ka socda Ilahoow hanaga qabto shartoda 😢😢
@ikranabib7919
@ikranabib7919 8 месяцев назад
Masha Allah tabaraka Allah Congratulations walal ifiye Keep going ❤❤❤❤
@bashiirgeelle826
@bashiirgeelle826 8 месяцев назад
Nio IFIYOW waxad kaso hadasha qisada shinbanzigi danyerki nagti xananeyn jiray cunay
@maxamedjaamac150
@maxamedjaamac150 8 месяцев назад
sxb sare ifiyowu HURDADII AYAD SOO DEYSAY MHDSNID ❤❤❤
@HodaYusuf-s7o
@HodaYusuf-s7o 8 месяцев назад
Cawa,anaa uhoreeyaààaa❤❤❤❤
@ZaraaAaQiL
@ZaraaAaQiL 8 месяцев назад
1m inshallah walkey mcnow 😊🎉❤
@fatimaduale7068
@fatimaduale7068 8 месяцев назад
Asc asaxaabta sharafta dhamaantiin waa xaqdaro aan xaqdaro ka wayn jirin walee aakhiraa warjiraa
@jokerm4169
@jokerm4169 8 месяцев назад
Mahadsanid wll Ada yutubeka kusoo gala Inshallah 1M IYO kabadan kuu rajaynaya 🎉❤
@ZaraaAaQiL
@ZaraaAaQiL 8 месяцев назад
Qofka kaliya aan RU-vidka usoo galo allaha ku dhowro wllo ❤❤😊
@AzmaaapdirihmaanMahamed
@AzmaaapdirihmaanMahamed 8 месяцев назад
Waan kahelay qisooyinkaaan soo badi wll❤❤
@clraxmaanaxmed1853
@clraxmaanaxmed1853 8 месяцев назад
8yaal kle ku sugaya eraygi u qoslka badna😂
@Ismacilxasan-f1k
@Ismacilxasan-f1k 8 месяцев назад
Wcs 🤝 ILeys sxb sare
@AzmaCayni
@AzmaCayni 8 месяцев назад
Golden voice wnku sugaayay😮😊
@AdancadaaweCali
@AdancadaaweCali 8 месяцев назад
😢Qof waalaan hanugu saladìn😢subxaan,allh❤😢
@Ismacilxasan-f1k
@Ismacilxasan-f1k 8 месяцев назад
Aamiin yarrabi 🤲
@GuleidAhmed-oj3vy
@GuleidAhmed-oj3vy 8 месяцев назад
Mahadsanid ifiyow
@farxiyo__890
@farxiyo__890 8 месяцев назад
Thanks 😊❤
@Faaro647
@Faaro647 8 месяцев назад
Yes cawa ani uhoreyo 🎉😊❤ hbnadn exam ku maqna alx wu iso dhamdy
@carafaadmaxamuud5224
@carafaadmaxamuud5224 8 месяцев назад
Asc sxp waxan kaa codsanaaya haday macquul tahy ina ka sheekayso Qisda money hieghst ama lacasa de papal .mahadsanid
@AminaAbdi-nu5sf
@AminaAbdi-nu5sf 5 месяцев назад
Tkrhjit 🎉😢😊
@NuuxNuux-n1x
@NuuxNuux-n1x 8 месяцев назад
Zxp waan kugu waashay dadku waxy ileeyihin war ma O'Day baa thy waxan mxaa ka dhagaysanee orod oo radio Soo iibso talefanka iska dhig markasan ku dhaha war cilmi io caqli baan ka kororsada zxp legend waanku taageera zxp qali kuwa zoomalida xitaa nogu zoodar ❤
@zamil2024
@zamil2024 6 месяцев назад
Hhhh. Wali qorshe ma diyarsatay aad bank ku dhacdo
@degelkhayr
@degelkhayr 8 месяцев назад
Ninkaas Ilahay xaqqa hakasoo ifiyo Ifiyow
@hamze-mahamud2002
@hamze-mahamud2002 8 месяцев назад
Xididkaas waa xangulaha
@cabdiaar4958
@cabdiaar4958 8 месяцев назад
Qisooyin dhaadheer noosoo daa shp❤❤❤
@hamze-mahamud2002
@hamze-mahamud2002 8 месяцев назад
Aakhiraa warjiraa
@FaadumoCabdiraxmaan-b5n
@FaadumoCabdiraxmaan-b5n 8 месяцев назад
Mahadsanid wll qisoyinkaga aadka umacan❤❤❤
@hamze-mahamud2002
@hamze-mahamud2002 8 месяцев назад
Laba boqol oo degdega somaliyey kinaaka aan gaDhsiino
@hanefa283
@hanefa283 8 месяцев назад
WALAALKEENA 10000000 MILLION AANNGAAR SIINO KACDOON AAN SAMEYNO INSHAA ALLAH ❤😊
@liloveyare
@liloveyare 5 месяцев назад
M.a
@FatumaahmedmohamedFatma
@FatumaahmedmohamedFatma 8 месяцев назад
No ifiye jacylka godob ha ka galin kaasi jacyl maahne😢
@Shucaybdeeq
@Shucaybdeeq 5 месяцев назад
Asc
@duulqarneeynduulqarneeyn5913
@duulqarneeynduulqarneeyn5913 8 месяцев назад
Yarka maxaa ka khaldan inuu dagaalki labaad usoo joogay ma mooda hhhhhhhh
@Malabsan
@Malabsan 8 месяцев назад
Waqtigeyga jiifka lajoga waad iga soo gaarte wan ku sexani 😢
@AhmedAbdullahiomar
@AhmedAbdullahiomar 3 месяца назад
🥰🥰
@anfacdadkaagaofficial6479
@anfacdadkaagaofficial6479 8 месяцев назад
❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@hibaqali3456
@hibaqali3456 6 месяцев назад
Miskiin calls ma helin 🥲
@CrixmanFahrw
@CrixmanFahrw 8 месяцев назад
Hospital kan mubaarak waa sheekadii afraad ee an ku maqlo caan buu noqda😢😂
@ubahdhool8158
@ubahdhool8158 8 месяцев назад
Haa 😂
@Nasriabdillahi-q6e
@Nasriabdillahi-q6e 8 месяцев назад
Anaa uhoreeyo
@SultanJr-qo8rn
@SultanJr-qo8rn 8 месяцев назад
Hambalyo ifiyow 🎉🎉I.a mardow 200k
@halimahuseen55
@halimahuseen55 8 месяцев назад
😊❤😊❤💖🐥🐥🐥🐥🐥🍎🍎🍎🕋🕋
@hanefa283
@hanefa283 8 месяцев назад
Xalay 5 buste iyo duvet KOR ISKA SAARAY OOHIN IYO CABDI QISADII JINN KA😊😊😊😊❤❤❤❤
@ismailhassam3912
@ismailhassam3912 8 месяцев назад
Ileys walal ma ishegi kartaa channelska arabta Ee qisooyin ka heli Kara????? fadlan Aad muxtaaad ugu ahay mahadsanid
@kaafiofficial3950
@kaafiofficial3950 8 месяцев назад
Colden voice ❤
@Shucaybdeeq
@Shucaybdeeq 5 месяцев назад
Asc
@ismailhassam3912
@ismailhassam3912 8 месяцев назад
Ileys walal ma ishegi kartaa channelska arabta Ee qisooyin ka heli karo fadlan Aad muxtaaad ugu ahay mahadsanid
@clraxmaanaxmed1853
@clraxmaanaxmed1853 8 месяцев назад
3 saddex Xabdi Daa'in 😅😅😂😂 ereygi labad e ugu qoslka badna
@badramaxamed1067
@badramaxamed1067 8 месяцев назад
Gabadhaas xaqeedii looma gudin tii abaheed iyo walalkeedba xaq ayagana ma helin alahy hakasiiyo xaqooda😢
@MohamettAbdukadir
@MohamettAbdukadir 8 месяцев назад
Sharfanid zxpkayow
@falisibrahim2452
@falisibrahim2452 8 месяцев назад
Aboowe mar mar cabsi cabsi noogu tuur horror
@hanefa283
@hanefa283 8 месяцев назад
Sc WALAALKEYGA IFIYE NUUR ❤😊
@yuusufmacalinka6765
@yuusufmacalinka6765 8 месяцев назад
Aduunka cadalad ma taalo shp lkn akhiro ayaa dembaysa
@Mudane-
@Mudane- 8 месяцев назад
Asc dhamaan ileys Chanel runtii waxaad soo gudbisan arimo dhacay tusaale in laga qaato ay tahay mahad sanid
@salmaabdisamad860
@salmaabdisamad860 8 месяцев назад
Nio lawa wajiile aa thy waxaa na dhahday 100k na gaarsiya waa sameynay hadane 200k sidee wax u wadaa lkn waad uqalantaa😊
@faaycali858
@faaycali858 8 месяцев назад
❤❤❤❤❤❤😂🎉😢😢😮😅😊😊
@AragsanXasan-t5z
@AragsanXasan-t5z 8 месяцев назад
Wll qisada suhuur io jin noga so gali plz plz
@user-ng7pd5fm3g
@user-ng7pd5fm3g 8 месяцев назад
Mashallah golden voice ❤ manta Amiga u horeya Allah ku xaafido
@ednamahamoud-by6vt
@ednamahamoud-by6vt 8 месяцев назад
Thanks alot bro😊mnsha Allah you've great voice❤
@fartuunnoor9294
@fartuunnoor9294 8 месяцев назад
Nashidada namadka saran Yaa qaado🥺❤️
@ZumiishAhmed
@ZumiishAhmed 8 месяцев назад
حفظ الله ❤
@najmaapdi7066
@najmaapdi7066 8 месяцев назад
Yaa iga horeeya 😅👋
@IqroYusuf-kt6cv
@IqroYusuf-kt6cv 8 месяцев назад
Ana I horeyo😅😂❤
@mohameddeqmohameddeq7267
@mohameddeqmohameddeq7267 8 месяцев назад
Professor kudos 👍
@Nora__mohen
@Nora__mohen 8 месяцев назад
Legend mhdsanid❤
@YuzroLuuza
@YuzroLuuza 8 месяцев назад
m.a wl hory usoco❤
@sahrujisaliim4256
@sahrujisaliim4256 8 месяцев назад
❤❤❤
@cabdirizaaqaxmed9701
@cabdirizaaqaxmed9701 8 месяцев назад
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@ibrahimclfataxyuusuf6375
@ibrahimclfataxyuusuf6375 8 месяцев назад
@InaMohamettt-s4t
@InaMohamettt-s4t 8 месяцев назад
Ileysow wll videowyada dhadheer iska daa part 1 part2 part3 kadhig markaas macana lkn hada walaga Cajisaa views kana wuku kacayaa 😊❤
Далее
Damaca sheydaanka || Qiso layaab leh
42:01
Просмотров 8 тыс.
МАЛОЙ ГАИШНИК
00:35
Просмотров 383 тыс.
Дикий Бармалей разозлил всех!
01:00
Taladii sheydaanka ! || Qiso xanuun badan
32:22
Просмотров 6 тыс.
Damiir maqan ! || Qiso xanuun badan
1:01:36
Просмотров 15 тыс.