Тёмный

WUXUU WEERAR KUQAADAY AROOSKA GABADHII UU FURAY ASAGOO SHEEGAY ARIN AMAKAAG IYO FAJAC DADKII KU😭💔 

Ayaan Gobdoon
Подписаться 221 тыс.
Просмотров 26 тыс.
50% 1

#ayaangobdoon #qisooyinka #somaalida #

Развлечения

Опубликовано:

 

14 май 2023

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 154   
@ayaangobdoon3254
@ayaangobdoon3254 Год назад
ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-2CJtTtStPLI.html WAA KAN CHANALKAYAG QISAS CHANNEL
@sabariinxasansabariinxasan1258
❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Muhima2495
@Muhima2495 Год назад
walaal ayaaney team qisas anaga lee moohoo😅
@user-bo6rx2ut8g
@user-bo6rx2ut8g Год назад
Ayaaneya qaali kan iyo kaba. Ani waa jooga. Lkn comanka ma so gaalo
@miigaaabihiis5633
@miigaaabihiis5633 Год назад
​@@sabariinxasansabariinxasan1258Flow
@xuriyoali7628
@xuriyoali7628 Год назад
Asc eeddo macaan allaha ku xafido cadowgana allaha kaa qabto adiga iyo seygaaga iyo caruurtaada iyo weliba reerkaaga allaahuma aamiin yaa rabi qaaliyey
@hewarable5547
@hewarable5547 Год назад
kkk Ayaan Gobdoon manta waxesisa meya Qali iwaran ilahayow idaa Ayaan Gobdoon ❤❤ Qisas shanel wanka kaxela❤❤
@caishokhaliif9509
@caishokhaliif9509 Год назад
Ayaan gobdoon Quruxy waa ku jeclahay sharafay Alle nagama kaa qado Qaali sharafay ❤❤❤❤👏🥰🥰❤❤
@faizaaden2987
@faizaaden2987 Год назад
Ayan quruxeey xabibti wllhi jacayl xad dhaaf ah kuqabaye bal maila ogtahy macaneey 💝 💖❤️san kujeclahy allaha kujeclado 🤲
@quruxsancabdulkhaadir4876
@quruxsancabdulkhaadir4876 Год назад
Abyo ayaan wan ku salamay sharaf karaamo korkaaga ha ahaato🥰🥰🥰
@user-bo6rx2ut8g
@user-bo6rx2ut8g Год назад
😂😂😂😂😂😂 wllhi niyan u qosolay ayaaney majajilaysato bad noqotay wllhi waa iska geraraysa cood Wayne xafadayadu waa ku baraten sxb cooday ba laydhahaarkasta wllhi ku jeceliya sister ❤❤❤❤❤
@nasteexocabdi1991
@nasteexocabdi1991 Год назад
💕💕😁😇♻️♻️👏
@KoKoBULLE-its
@KoKoBULLE-its Год назад
Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)🕋☝❤😥
@ugaasocismaan733
@ugaasocismaan733 Год назад
Salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@sabariinxasansabariinxasan1258
❤❤❤❤
@abshirohassan1815
@abshirohassan1815 Год назад
Scw scw scw scw scw ❤
@yukinasan3431
@yukinasan3431 Год назад
Sallallaahu calayhi wasallam
@Hamdamukhtaar-rf9gk
@Hamdamukhtaar-rf9gk Год назад
🤝🤝Aayanay janlka qisasi iyo kanb wuu ii xisabsanyha wlhi qaali ❤❤❤❤❤
@aliyanuur7691
@aliyanuur7691 Год назад
Wan ku salamay ayaney abayo asxabtada tuco ugu bahanahay hooyo mcn iga xanunsan abayo plz duco iga dalab asxabtada abayo hooyo laan wa abar 😢
@hoodohoodo1948
@hoodohoodo1948 Год назад
ALLE CFMAD DEGDEGA HA KU SIIYO MAMO MCN XPPTIH QLIH
@Ahmedmzungu
@Ahmedmzungu Год назад
Cafimda sariiica alle hasiyo🤲
@fardowsasharif366
@fardowsasharif366 Год назад
Alle hakucafiyo abayo
@fatushhaaji4404
@fatushhaaji4404 Год назад
Cafimad tam Allaha siiyo Hooyo mcn 😥😥🤲
@munoomar24
@munoomar24 Год назад
2 dhinacba wan ku heestaa masha allh abayo qali
@SacdiaMohamett
@SacdiaMohamett Год назад
Waa mrka ugu horeysa aan comments bixiyo Ayan tagera weyn ban ku ahy hore usoco abyo😊❤
@leylomohamed836
@leylomohamed836 Год назад
Xabibti wan ku xiranhy qisas channel
@Tushlyyyyyyyyyyyyyy
@Tushlyyyyyyyyyyyyyy Год назад
Ayaaneey Alaabaa bilaabi rapay cajis xtaa woo ihaaye lkn markaa video gaada arky isla markii firfircoini dareemay Shukran Hbbty😂❤❤
@FiyaMahad
@FiyaMahad Год назад
Ani xtaa anoo raba inaan casho karayo oo ka caajisaya baan video geeda arkay isla markiiba waan kariyay ilhow ayaan noo daa😂😂😂
@Tushlyyyyyyyyyyyyyy
@Tushlyyyyyyyyyyyyyy Год назад
@@FiyaMahad 😂😂😂aamiin Hbbty la'aanteed abaar wye
@ramloshiqcfitaax-oo8hg
@ramloshiqcfitaax-oo8hg Год назад
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته
@NajmaXuseen-fx9cm
@NajmaXuseen-fx9cm Год назад
alataraawiix😂nin Kuma gaadin 🤘 waligey ayaaney🏃‍♀️ya iraacayo Ani wabexe
@ayaanmaxameddaud1749
@ayaanmaxameddaud1749 Год назад
wa ka qaday Ayaan qurux wa ku sugayay Huno xadir
@aaminasaalax5087
@aaminasaalax5087 Год назад
Ani labad tiimba wn ahay ❤
@asmacabdulqaadir
@asmacabdulqaadir Год назад
Illaahii cfmdka iyo firfircoonida ku siiyey baan ku mhdineyna❤
@fatuunabdi1587
@fatuunabdi1587 Год назад
Ayaaney sidee kuu sukaayey ley ful iyo sawaaxit ayaa ayaa sameysanaa yey sidii janalka ufiirinaayey halmarley soo dhacdey farxat sida iika farxisey Allah kuuga farxiyo xabibti
@caliilyasshacban1562
@caliilyasshacban1562 Год назад
ayaaniita abydiis ayaan gobdoon kali maahi labada waan ku. xedhnahay love you queen😍😍😍
@ayaangobdoon3254
@ayaangobdoon3254 Год назад
❤️😘
@user-rc8fr3hq7q
@user-rc8fr3hq7q Год назад
Ay xaiipti maeha allaha xiliga alapta igu so aday
@Maria_mlpzn-0
@Maria_mlpzn-0 Год назад
Alx a I'm first today xppti hapo ayan waa ku salamay .xafmadka Allah hakuu siyadiyo❤️🤍
@Maria_mlpzn-0
@Maria_mlpzn-0 Год назад
Alla xarabad weeyi shekadani 🤣team tarawiix lkn nin ma utago jalaato iska soo maraa soo waregaa🤣ma ku badnayb lkn dhawr cisho Ala anigaa nin dhan ba waa ka dhaca xidhiidh na hadalkiisa daa only dhawr cisho masage nina inaa lacag ka qato waligay ba maku fakero. inaa Ani meel is kasosaro jeclhy, Gabadh saxib nhy igu tidhah do ninka adiga kula shekaysano sabir buu ubahanyh🤣wa ku qoslaa
@nuurtoosmaan9480
@nuurtoosmaan9480 Год назад
queen labada channel waa ku xiranahay shukran xbbti
@Xamdimaxamad-bh1qm
@Xamdimaxamad-bh1qm Год назад
Wlh qisada wilsha wllaha ah wan ka helay wa qiso yaab leh Abe markow dhimtay hoyo say uku duceyneysay markey maqashay habaaar bey bilawday 😂
@Ahmedmzungu
@Ahmedmzungu Год назад
Cashada kugu karsanaaya 👍👍😁
@user-sw1to8jc9u
@user-sw1to8jc9u Год назад
Wcs ayaanteena caawa geeraar baad kusoo gashay guulayso masha allah
@yasiinismaciil
@yasiinismaciil Год назад
M.a wr gabadhn ayaan sheko macana😊Jah ayy saan ugu helo shekoyinkeda❤❤
@muniishaali6580
@muniishaali6580 Год назад
Wcs alpii wlhi 😂tan waa qiso aan caadi eheen ❤ i can't wait xalqad xigato
@ugaasocismaan733
@ugaasocismaan733 Год назад
Wcs walaashey mcn ayaan cadeey waan kusalaamay abaayooy adiga iyo asaxaabta iisooduceeya muraad ayaan leeyahay in alle iifududeeyo insha allaah
@Xamdimaxamad-bh1qm
@Xamdimaxamad-bh1qm Год назад
Msha alh ala jecliya markad farax San thy msha alh abyo wlh caadiyan u qoslay markad ado hesayo ad so gashy msha alh abyo alh ku siyadiyo farxadada abyo farxad mahe murug ala kuma tuso abyo maxaa dhacay wa asxabey maba dhakeysan karo team kala idinka shidan na kala kiciya o janalka kor ha lo qaado abyo wan dadaaleyna kasna wan ku xiran nhy ❤❤❤❤🙏🙏
@abdirizakosman557
@abdirizakosman557 Год назад
Tnx Habo waqtigada qimaha badn nasiso Jazakallah
@HoodoNaasir
@HoodoNaasir Год назад
Ayan quruxey wll aan kuducyee ilahaso hadl
@Ahmedmzungu
@Ahmedmzungu Год назад
Aaad Ayan kusugaye xbbti thanks Ayan qalbiyeey ❤🥰
@farhiya5072
@farhiya5072 Год назад
Wcs Ayaan masha Allah 😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😮😢😢😢😢😮😢😢😢❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@nawaalyuusuf7408
@nawaalyuusuf7408 Год назад
Kkkkkk groupka tarawixda farta taga 😂 alla maxan ku baxsaday tarawiix
@Deeqaibrahim62
@Deeqaibrahim62 Год назад
Ayaaney wan kuxise ayamahan sii fiican kuma dawaan wan mashqulay waxan jec lahay markan shaqada dhameyo inan ku dawado wana kugu tasbixsada qlii
@munoomar24
@munoomar24 Год назад
Masha allh abayo
@Ahmedmzungu
@Ahmedmzungu Год назад
1:12 abyo labadaba wan kuguxiranhy keep on boqoradeena 👸🌹
@abaneymahamuud9615
@abaneymahamuud9615 Год назад
Asc Sallalahu Caleyhi Wasala Allaha kuxfdo mashllah abyo
@Zahra-fq3fe
@Zahra-fq3fe Год назад
Masha Allaah guleyso mar walba gesiyadayda
@mohamedolow9794
@mohamedolow9794 Год назад
Ayaaney waa mahadsantahaa
@FarhioHareed-cb1wh
@FarhioHareed-cb1wh Год назад
Wcs walshey qali labdabo waaa ku xiranhy hormar wacan xabiiibti
@ikrancdy8765
@ikrancdy8765 Год назад
Adgle like ta iso xasusiyo tim indha weyn😂
@NaisoNuurcadde-gz1ud
@NaisoNuurcadde-gz1ud Год назад
Wcs ayaanteyna waa dhownahay Allaha ku xafido
@XasanMiriqmiriq-ty9my
@XasanMiriqmiriq-ty9my Год назад
Ayaaney lkn ani indho dhexdhexaad aa leeyahay😂
@nuurtocadey6631
@nuurtocadey6631 Год назад
Anigaa kamid ah☝️☝️☝️
@ayaanahmed7946
@ayaanahmed7946 Год назад
Masha Allah tabarakalah❤❤❤❤❤
@nimcoqaali3446
@nimcoqaali3446 Год назад
ماشاءالله تبارك الله يا رحمان
@nasteexocabsulqaadir8381
@nasteexocabsulqaadir8381 Год назад
Nayaa anigu labada janalba waan daawadaa
@najmoclaahiimaan3324
@najmoclaahiimaan3324 Год назад
Ar ayaaney qosol kaa iga dhameysay waxaa isoo xasuusisay cida dariska nahay markaa isku cusbeen inaa isdoor yeeni jirney markaa bexeeno group ayaa u bixi jirney xabsi aan kaqabno cida dariska ka ah maalinta danbe hala hishiiyo in layiri aadiidnay anaga io iyaga markii danbo angoo buus buusan ayaa wada hishiiney ar Soomaaliya Dagaal wax laga dhaxlaayo ee sheegbo lkn Ilaa hada darisaa nahay markaa soo xasuusto waxaa' nasoo dhex marey waan qoslaa😂
@ayaangobdoon3254
@ayaangobdoon3254 Год назад
🙈🤣🤣🤣
@farhiasiad8849
@farhiasiad8849 Год назад
Ani labada team waan ahay daily waan daawada laba channel lkn heera comments ma ihi comments kuuma soo qoro lkn waan daawadaa 2da channel allah noo kaa xafido xppti ❤❤❤
@sacdiyakuuloow4370
@sacdiyakuuloow4370 Год назад
Masha allah keep going
@luulshire8301
@luulshire8301 Год назад
Maasha alah❤❤❤❤
@FardusMohamoud-rv1ug
@FardusMohamoud-rv1ug Год назад
Ayaaney wey igu socoto qisadu
@amiirocaliwarsame4411
@amiirocaliwarsame4411 Год назад
Ayaney fanan kacod macan maarkin😅
@aaminasaalax5087
@aaminasaalax5087 Год назад
Nabad nogu so laabo hppti wn ku xiisi doon wlhy wll iyo wehelba agtaaday yaalan
@deeqoahmed7878
@deeqoahmed7878 Год назад
Masha alaaaah ❤❤ xafidulaahi Mami ❤
@faizonuur5898
@faizonuur5898 Год назад
Asc abyo mcn allaha kuxifdiyo❤❤❤
@najmaahmed4139
@najmaahmed4139 Год назад
Wcs xbbti ayaan hore usoco
@hadiyarooble4250
@hadiyarooble4250 Год назад
ayaney guuleyso
@fatumakiin1993
@fatumakiin1993 Год назад
Warba ma adaa haayo ayaaney wllhi kalmado aan kaa bartay baan suuriyaanka magaaladeena jooga ku tutuuraa waxaan ku iri maalin dhawyd nin isoo galgaly ku iri lis ana suqayara kkkk macalimadeena tahye ku soco byo 😊👩‍🏫👸
@ayaangobdoon3254
@ayaangobdoon3254 Год назад
🤣🤣🤣🤣🙈
@nacimohuseen5836
@nacimohuseen5836 Год назад
Wa isla anag lee xagana waan jognaa intana waan jognaa
@sucadmohamed743
@sucadmohamed743 Год назад
anaga le ama nahay dadka koor uqaday qisas channel
@faadumocabdisamad2888
@faadumocabdisamad2888 Год назад
Ayaaney saan isku lahaa yaan lagaga horumarin OO bakeeri qahwaa la ordaya ayuu shaahii iga qubtay meeshiina la iiga hormar kuna shaah beelay😂😂😂😂😂😂😂
@kowtherkowtherina9858
@kowtherkowtherina9858 Год назад
Ayaaney labada group ba wan ka mid ahay
@dheemanali3957
@dheemanali3957 Год назад
Horta qisooyinka ma qisooyin dhacaa oo dhaba ah
@denizertugrul1955
@denizertugrul1955 Год назад
Beerkiyo wadnaha😂😂😂
@amiirocaliwarsame4411
@amiirocaliwarsame4411 Год назад
😂
@SabariinAhmed-rj8tc
@SabariinAhmed-rj8tc Год назад
Wcs Ayan Qurux❤❤❤
@ramloshiqcfitaax-oo8hg
@ramloshiqcfitaax-oo8hg Год назад
Aniga labadaba janal ba waan isku Ahay
@sulekhahassan7439
@sulekhahassan7439 Год назад
Scw scw scw scw scw scw scw
@siazon7701
@siazon7701 Год назад
Nin quruxbadan faa iido malaha musqusha iyo muraayada mabakuheeshiinayno Aniga ninka madow gaaban kuheystaa kaasaa nin raga shiirshiiraayo jah 😀😀😀😀
@habiibaadan2954
@habiibaadan2954 Год назад
Wcs abaayo mcnto love you 💕💕💕💕💕💕💕💕
@hoodohoodo1948
@hoodohoodo1948 Год назад
GEESIYADEENA LOVE ❤ YOU XPPTIH QLIH
@xamdixaaji-rp2qm
@xamdixaaji-rp2qm Год назад
Love you
@user-uk8dj6gv9j
@user-uk8dj6gv9j Год назад
00 gabadhu 20 madaafto sheekada wax ka hagaaji zxp viva 18 may
@faxdiali8741
@faxdiali8741 Год назад
Wcsm.a alha ku xafido xabibiti hadiley wayo yan ley qabanin talefan kan arako ayan kadawadahe abayo koronatad aya iguxume calshan debak ayan kawda my xabibiti
@abdirizakosman557
@abdirizakosman557 Год назад
Qisas chanel wlahi ani cules aba iga Saran inta ku hesta Waligey 1 qiso le ka dawade Lkn I.a wan Ada mer dhow Merka xamer ulabto dawo I.a Hada Ana xanun San subixi dhan wa jifa
@aaminasaalax5087
@aaminasaalax5087 Год назад
Hhhh Ayaaney caw sheka kenti ku wata qliyeey
@anabmohamud4479
@anabmohamud4479 Год назад
Indha wayneey waa kuu saaray lakta adibaa lagaa ilaabaa waaba lagugu nastaahe
@hapifaysial6189
@hapifaysial6189 Год назад
Wcs ayaan gobdon alpi
@amina7327
@amina7327 Год назад
Thanks ❤Abayo
@ayanmohmaed1277
@ayanmohmaed1277 Год назад
Wsc Abaayo
@hanicabdulaahi7178
@hanicabdulaahi7178 Год назад
2 dabo wa ehee ayaan gobdoon iyo qisas Chanel 😂 meshii badiso wa mesheyda😂
@faadumoahmed1426
@faadumoahmed1426 Год назад
AyAANEY wallo kasoo sheekee carabi ga sida aad ku baratay walllhi walllo imaaraadka Ayn ku cusubahy wn isla liiidanaa luuqada 11bil Ayn joogaa
@ayaangobdoon3254
@ayaangobdoon3254 Год назад
Hye xbbt
@maxamed8830
@maxamed8830 Год назад
caleyhi.salaayu.wasalaam
@maryamoyusufwaheliye6924
@maryamoyusufwaheliye6924 Год назад
Aney igu dhacday inley dhahy wan kugu sooqaldamay 😂😂😂
@Ahmedmzungu
@Ahmedmzungu Год назад
M.a ❤❤❤
@xafsoahmed9
@xafsoahmed9 Год назад
@aaminasaleeban6943
@aaminasaleeban6943 Год назад
Xaadir
@maxamed8830
@maxamed8830 Год назад
caleyhi.salaatu.wasalaam❤💘💘💙💙💙💘💘💘❤❤❣❣❣❣❤💘💘💘🌾🌾🌷🌸🌸🌸🌺🌺🌱🌱🏵⚘⚘🌼🌼💐🌺🌺🌻🥀💐🌼⚘⚘🌼💐⚘⚘💫🍀🍀👍👍👍
@sahroshikhnuur1143
@sahroshikhnuur1143 Год назад
Assalaamu calaykum abaayo waxaan talo ahaan kuu siini lahaa inaad vedioga Salaanta aad ku bilowdo aadna joojiso qisada hordhaceeda waayo xoogaa xiiso dhac ayey keenaysaa oo uu qofka is dhaho iska dhaaf waayo bilow iyo dhamaadba hordhac ayaad u sheegaysaa marka abaayo Salaanta ku bilow Salaantana Hadal lagama hormariyo sida waajibkaa...
@maxamed8830
@maxamed8830 Год назад
caleyhi.salaatu.wasalaam❣❣❤💙💙💙💘❤❤❣❣❣❣❣🌿🌾🌷🌷🌸🌺🏵🌱🏵⚘🌼💐💐🌻🌹🐎🌻🏵🏵⚘💐🌻🌻🐎👍👍👍🐎
@sagalsiyaad-el3fj
@sagalsiyaad-el3fj Год назад
Ayaan coday wn saray❤
@nasteexocabsulqaadir8381
@nasteexocabsulqaadir8381 Год назад
Ayaaney illhy amarkiisa anigu nin aan shukaansado inaa lacag ka cuno waaba iskala weyhny bahdil bn u ,arkaa hhhhhhh
@najaxabdirisaq-zy8ob
@najaxabdirisaq-zy8ob Год назад
👍👍
@nuurtocadey6631
@nuurtocadey6631 Год назад
Team taraawix
@aminaibrahim9697
@aminaibrahim9697 Год назад
Asc abayo ayaan caawe qosal ayey igu dishey waxan kaloo ku quslaa aw taraagle ayan ku qoslaa ninkeyga ayaa taraagle ah markas wan inaa ushegaaa asaga asxabtisa
@ayanibrahim9539
@ayanibrahim9539 Год назад
Abayo ayan idhawayny wan kusallamay
@quran_kareem-k3d
@quran_kareem-k3d Год назад
kuma jiro ayaan 😂😂😂😂
Далее
IQ Level: 10000
00:10
Просмотров 3,5 млн
ВОТ ЧТО МЫ КУПИЛИ НА ALIEXPRESS
09:35
600 Arabic Words for Everyday Life - Basic Vocabulary #30
3:56:41
It worked for me)
0:19
Просмотров 20 млн