Тёмный

Xaalad Qatar ah Oo lagu arkay xaafada islii Ganacsade Soomaliya Oo Gabar Sixir kuheysatay lacagtisa😳 

Caaisha Lifestyle.
Подписаться 130 тыс.
Просмотров 8 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

17 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 49   
@caaishalifestyle.5663
@caaishalifestyle.5663 8 дней назад
SAAXIBADA QALBIGA WANAGSAN WAKAN CHANNELKENA KALE KUSOO YAACA OO SUBSCRIBE INOO SAARA MAHADSANIDru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-XCs9Wkd8L00.htmlsi=uzGcxx6gotbg4PYd
@habibaali2400
@habibaali2400 8 дней назад
Masha Allah my brother thank you so much for your advice. That is so scary.🥱🥱
@HalimaShabdullahi
@HalimaShabdullahi 7 дней назад
SubxanaAllah wayaab SubxanaAllah wilashena somaliyed Allow noxgaxifdhi shayadinta jini iyo insibo yahuuuuuu Allahu manajinaaa
@XasanYare-h1z
@XasanYare-h1z 8 дней назад
Jizakallh qeer wllo dad ka nuucaas ah na waxaan dhihi lahaa allaha soo hadeeyo imaan kana Allaha galiyo qof muslinai intaa aa dhibaa teen leheed xogaada ku shaqeeso
@Sacdiyacaadey
@Sacdiyacaadey 8 дней назад
Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@abshiroali699
@abshiroali699 8 дней назад
Mahad sainid🎉
@NastexaKurow
@NastexaKurow 7 дней назад
Qalad kumalihid waad mahadsantahy jaza kallah kheyr kuwa kudhahayo maxad xaqiida usheegee waa dadka kushaqeysta nuuca tuugnimada iyo indha sarcaadka ha ubixin wll.
@SSS78781
@SSS78781 8 дней назад
😭😭NAAGTA WEY SAXIRTAY NINKA
@haweeyaumalaskar3062
@haweeyaumalaskar3062 6 дней назад
Inallahu saybduluhu
@abdifidow3870
@abdifidow3870 7 дней назад
Like waa automatic
@QaliAli-x3e
@QaliAli-x3e 8 дней назад
QAALI. CALI. GABRE. WALAAL. WAAT. MAHASANTAHEY. WAANA. KUGU. XIANAHEY
@jubbavalleycarrierllc9319
@jubbavalleycarrierllc9319 7 дней назад
Asw macalinka islii inaan ku bixino weeye
@MaxamedAli-v8c
@MaxamedAli-v8c 8 дней назад
Walaal. Adigo soo gabinka waxa ino sheegesid aya ad uu dheeresaa dee naga daa oo soo koob waxa ino shwegesid bro
@SSS78781
@SSS78781 8 дней назад
SXB GOORMEE AYAAD SO TUKATAY FADHIGABA KAMAADAN KICINBE
@umuisraachannel1198
@umuisraachannel1198 8 дней назад
Kaloorad dheh
@143-k1d
@143-k1d 8 дней назад
Naagta Noocaas Police In Loogu Waco Ee Aheyd
@JamalYasin-kk4pk
@JamalYasin-kk4pk 8 дней назад
Cajiib
@SacdiaSheikhqasim
@SacdiaSheikhqasim 8 дней назад
Asxantu wantaxataraynaa jisakalaa
@akabdi9732
@akabdi9732 5 дней назад
Walaale waad mahadsantahay waxii dhacda ah waa in la isla wadaagaa si qofkale uga digtoonaado waxba ka dhageysan dadka negative ka ah
@SSS78781
@SSS78781 8 дней назад
😭😭NAAGTA MAXAA LOO QARAACI WAAYEY
@NajaxMohamed-bc9ed
@NajaxMohamed-bc9ed 7 дней назад
Bisinka cabsi cabsi
@saynab7503
@saynab7503 8 дней назад
walal waad mahad san tahy wixi ku edeyo wuu qaldan yahu
@ZuhuurfarahHirse
@ZuhuurfarahHirse 8 дней назад
Yaa waxaa waliba kafiilo atakarata afaka ku haya waxaba marakesin Insh allaha aniga wanaba ka teegaya
@suadabdillahi2450
@suadabdillahi2450 8 дней назад
Asc waadkumahadsatahay inaad udigto anaga ayay taaso kale igu dhacday bishisagaalad ee dhamaatay anigu nayrobi madegani shopin ayaan usoodoontay aniga iyo gabadh aan dhalay ayaanu ahayn waxanu kanimid masajidka 6ka waxanu kuso conay dhinacan 3rd street intanaan gaadhin meshi anu usoconay will dhalinyara ah oaan is idhi was ilaa dada sodonka ayaa nasogalay wuxu nayiri waxyar uun isiiya an idin caawiye anigu marka waanu kashakiyey laakin gabadhaydi ayaan utaagwayey hooyo waa qof baahane iska daa inyar dabadeed labadayadii osoojeeda allabti ninki meeshu lamaray lama arkin marka imika xaalada slee ma wanaagsana ee soonalidu hadigtoonaadaan ohala isilaaliyo wsc
@NastexaKurow
@NastexaKurow 7 дней назад
16:09
@Raquel-pm9fc
@Raquel-pm9fc 8 дней назад
Police 👮 mad ogu ye dhan
@hoosweeneshow286
@hoosweeneshow286 8 дней назад
Asc Somalia weli waa doqomo Xaa loosii deyni Somalia dambo insha'Allah makaal meen doono Kii dhib geesto waa baxsaday walasii daayey Maa ladhahaa
@QaliAli-x3e
@QaliAli-x3e 8 дней назад
ASC. WALAAL. SHEEKADAN. CURUURDEYDA. AABAHOOT. AYEY. KU. DHACDEY. WAXEYNA. NAGA. DHECEEN. DAHABKEYGA. IYO. CALAG. BADAN. WAXAANA. NA. DHACDEY. NINKEYGA. SAAXIIBKIIS
@XaawoCllaahi-ou9bl
@XaawoCllaahi-ou9bl 8 дней назад
scw❤
@HalimaShabdullahi
@HalimaShabdullahi 7 дней назад
Kkkkkkkkk
@ubah-dekable-official
@ubah-dekable-official 8 дней назад
Gabada sawirkeda ba laso digi laha si dadka somaliyed lo cawiyo
@zahromahamed3483
@zahromahamed3483 8 дней назад
Hadiyadii baa lagaa waayey
@Wanaagmedia-wq9fb
@Wanaagmedia-wq9fb 8 дней назад
Ninkan Mashallah waa nin yaqaano Sida loo shaqeesto
@HalimaShabdullahi
@HalimaShabdullahi 7 дней назад
Wala qowrici laha tas si cashir unoqoto
@SaidOsman-ob9ek
@SaidOsman-ob9ek 7 дней назад
Mr islii.meel kale aduunyada garan meysid
@akabdi9732
@akabdi9732 5 дней назад
Ma meel uuna joogin baad rabtay inuu kaaga soo waramo ninkaan dadka islii jooga uun buu lahadlay isna islii buu joogaa misa waa lagu soo diray
@mounahersi2254
@mounahersi2254 8 дней назад
Adigu sixir 😂 maa guu dhantahay youtube kaaga😂😂😂
@HalimoLuul
@HalimoLuul 8 дней назад
😂😂 cabsi cabsi war nagadaf wararkas shaki shaki bad na gelisey
@isiri.2835
@isiri.2835 8 дней назад
NIN Hntilaa miyaa massssssruuf ku qasaaray waa qosol
@MaryamaAli-cj1ne
@MaryamaAli-cj1ne 8 дней назад
Soo mahan
@SudiKhalid-z5e
@SudiKhalid-z5e 8 дней назад
🎉🎉🎉🎉🎉🎉😢😢😢😢❤❤❤❤😅😅😅
@haniaden2700
@haniaden2700 8 дней назад
Bil iyo bar miyuu ku qasaray
@isiri.2835
@isiri.2835 8 дней назад
BIIL MIYUU KU QASAARAY
@SSS78781
@SSS78781 8 дней назад
🤣🤣NAAG WA CADOW...ALLA NAAGAHA JEEBKA RAGA U DARANAA
@haniaden2700
@haniaden2700 8 дней назад
Dhalil nama dhibto Somali Ayan nahaye shakada dhame
@MaryamaAli-cj1ne
@MaryamaAli-cj1ne 8 дней назад
😅
@BAYUTADOW
@BAYUTADOW 8 дней назад
Ceeb waxan iska dhaaf waxa adiga hubin haso gudbin
@hodanshirechannel3418
@hodanshirechannel3418 8 дней назад
Waa sheeko xariir hhhhh meel kasta views baa laga raadiyey. Unsabscribe bash ku dheh
Далее
Talo ku socota dumarka #part1
23:30
Просмотров 2,1 тыс.
رسالة إلى ابنتي..
1:08:33
Просмотров 18 тыс.