Тёмный

Xaaska Qarsoon Xalqadii 6-aad oo aad u xiiso badan. 

Xogmaal Media
Подписаться 1,2 млн
Просмотров 656 тыс.
50% 1

Xaaska Qarsoon Xalqadii 6-aad oo aad u xiiso badan.

Опубликовано:

 

8 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 610   
@anuunka2388
@anuunka2388 2 года назад
Wlhi saxibada xun waa halis wiil wllkey ayaa isago yar naga tagay sow usoo shaqeysto saxibo uu sameystay aya baray wiilkiina qaad uu cunaa nala soo dhahay🥺💔 wax walbo lagu samee wn joojinaa uu dhahaa hadana wusii cuna lee hooyo mar walbo salaad tukato wey uduceyn jirtay kadib canugii labaad markii loo dhalay ayuu iska dhaafay alxm oo ducadii alle noo aqbalay alxm🥰🥰🥰 hada waqtiguu qaadka cuni laha Qur,an ayuu aqristaa maalin walbo hal jalaad ❤️😍masha allh 🥰alle ha iixafido aabahey labaad❤️🌏
@King_djx
@King_djx 2 года назад
Ducada Waa Shey Aad Uwanagsan Masha Allah Allaha Ayaa U Aqbalay Hooyo ✅
@abdulkadirainab8098
@abdulkadirainab8098 2 года назад
Masha allah ducada hoyada wax kawanagsan majiraan runtii hoyo alla ha xifdiyo meel walba ay jogto
@zeynabdiriye4531
@zeynabdiriye4531 2 года назад
M.a abyo
@riyaadofficial9978
@riyaadofficial9978 2 года назад
Wllyalow iguso duceya wllkay baa cunaa in ilhay kaamadoweyo
@nimciishnalka279
@nimciishnalka279 2 года назад
@@riyaadofficial9978 allaha kamadoobeeyo
@nimcoibrahim4910
@nimcoibrahim4910 2 года назад
Xaaska qarsoon wan ogaa inuu qaadka yahay ilaa qaybti koobaad amazing film waaye walahi ✌😍
@Nasir-bp9jm
@Nasir-bp9jm 2 года назад
Baaaquli boy wllhi waa legend funny iga dheh lapadiisa eraybaad ku qosli🤣
@fatumaali1463
@fatumaali1463 2 года назад
Walaahay waan qiirooday qaadku wuxuu nagu hayaa dhib fara badan 😭😭😭😭
@talisoahmed5756
@talisoahmed5756 2 года назад
Qaadku maha quud fiicanee allow qaadka la waye 🤲🥰wlhi adan u xiiseenayey uguna xirna qeyb qeyb guleysta idin lee yhy shrf kor kiina ha ahaato bahda xogmaal 👋🤲❤️🇸🇴
@sacdiyaxusein9479
@sacdiyaxusein9479 2 года назад
inta balwad leh allah ka madoobeeyo 🥲aaamiin ya rabi
@nasrowaddani5073
@nasrowaddani5073 2 года назад
Masha allaha fimlkaan waan la socday halqadii kobaad ilaa halqadan ugu dambeeyso dadka jilaayo m.a 100% weyka baxsadeen waxaan idinka sugeynaa film kale oo qurux badan I.n by by❤❤❤❤🙋‍♀️🙋‍♀️🙋‍♀️🙋‍♀️🙋‍♀️🙋‍♀️
@aminaahmed5903
@aminaahmed5903 2 года назад
Rabbiyoow qadaka lawayo quruumihii keni jireyna burburi oo lawayo gebigodaba mel ay kudan beyan Aamiin yaa Rabbi.
@maryamfaarax6849
@maryamfaarax6849 2 года назад
سبحان الله Wlhi wan murugoday markad tirih caruurteydan ku dhartay wll shirki weye in ilahy qeyrkis lagu dharto xata nabiga aale ha ahade ilahyna adoonkisa aan waxba ogeyn ma CADAABO ee wll marka aad qoraysan shekada in badan qaladka iska ilaaliya MAHADSANIDIN🙏🏻♥️
@Zamzam-lk8wf
@Zamzam-lk8wf 2 года назад
Oh waruntaa subxanllah allow gafkena eyo geridena hakulmin
@leemk5452
@leemk5452 2 года назад
10Sanaa qayilaayay anoo 16 jir bilaabay mana shaqeysan waxbarashana Haba sheegin xaaskeyga wanagsaneed waan Ku waayay waxaan noqday qof nolosha Ka dhacay alxamdulilaah 6sano kahor Iska dhaafay nolasheydana waa normal happy life alla muxuu habsan yahay qaadka 🥲
@munahilwa9490
@munahilwa9490 2 года назад
@Lee MK. Alxm ilaah kugumaa so celiyo hdanaa wxu taro wd so aragty
@leemk5452
@leemk5452 2 года назад
@@munahilwa9490 aamin thanks walasheey 🙏
@hodanmacalincumar9634
@hodanmacalincumar9634 2 года назад
@@leemk5452 alxm hada kaso hanuntay wll
@assadabdullahiali8103
@assadabdullahiali8103 2 года назад
Masha Allah waxaa tahay ruux kudayasho mudan
@marwaibraahim144
@marwaibraahim144 2 года назад
M.a alle hakuugu wado wll🥰🥰🥰
@siradm
@siradm 2 года назад
Wacyigalin loo baahnaa, mahadsanidiin, dhib ma aha wajiyadiinna qurxool waa ku farxaynaa, waa kaa qaadnay walaal qaali paracetamol iyo dhammaan teamka. Qaadka Allaha naga suuliyo muxuu guryo naga dumiyay caruur dayacay dhallin habsaamiyay dhaqaale gubay taajir iyo faqiir
@manaalmuse3247
@manaalmuse3247 2 года назад
Allow qaadka la waayaa Aamin aamiin gabdhow nimanka qaadka cuno yaan laguursanin
@Nasir-bp9jm
@Nasir-bp9jm 2 года назад
😅😅
@cabdikahinshugricali3989
@cabdikahinshugricali3989 Год назад
Hanaga habaarin qaadka islaanyahay
@marwodumar
@marwodumar 2 года назад
Walal albab kasta oo ka xiiran Allah ha kuu furo murugadana farxad ha kuku badaalo amiin subscribe iisar💟💜
@user-bc3jn2nl8t
@user-bc3jn2nl8t 8 месяцев назад
❤❤
@hamsahassan5788
@hamsahassan5788 2 года назад
MaashaAllaah tabaarakalaah illaahoow wadankeena noo siyaadi. Walaahi guryaha Soomaliya ku yaala iyo guryaha Kenya bal isku fiiriya fadhiyadooda iyo waasaca dhulkeena hooyo. Yaa Rabi Muqdisho noo dhamaystir inta noo hartay
@lulhassan5890
@lulhassan5890 2 года назад
Alaa wan jeclaa xaaska qarsoon thank you guys .midkaloo fican baan idiinka fadhinaa insha Allah
@qadraahmett2026
@qadraahmett2026 2 года назад
🙈😂Alla saan USugaaye Daalaye de laso dhaqsada qeybta XiGta😩🥺🥰 Horay USOCDA KUWEYGIII 💙❤
@keyfdhagajuun8209
@keyfdhagajuun8209 2 года назад
Waa dhamaade😭✌
@qadraahmett2026
@qadraahmett2026 2 года назад
@@keyfdhagajuun8209 zorry wlhi 😪😪
@talisoahmed5756
@talisoahmed5756 2 года назад
Walee se cidnA igu horeyn san u xiiseenayey le guuleysta team🤲🥰
@Big_daddy_hanad
@Big_daddy_hanad 2 года назад
''Ma i waydiin lahyn'' Emotional Damage💔
@faaizamohamed9200
@faaizamohamed9200 2 года назад
🥺🥺🥺🥺
@axmednuurcabdulahi8715
@axmednuurcabdulahi8715 2 года назад
Mahadsanid Xogmaal inbadan ayaan sugayay🙏🙏🙏
@nastexocabdi106
@nastexocabdi106 2 года назад
Asalaam Alaikum brother Mohamed, please don’t take this the wrong way. My intention is to remind you and me myself that we cannot swear upon on anything other than Allah (SWT). MashaAllah its very educative show. Jazakallah Khair
@MaalmoFilms
@MaalmoFilms 2 года назад
Mashaa Allah
@yasminfarah9140
@yasminfarah9140 2 года назад
Well said sister ma shaa Allah
@muxsinyarefamili8883
@muxsinyarefamili8883 2 года назад
@@MaalmoFilms sjzjjshdgryy sjsjjshdgryy the a person 😋 to love have and love u more and girlfriend I you u more and I will never eggegeg3h you in
@AliAhmed-hm2wl
@AliAhmed-hm2wl Год назад
Q
@FitaxAbdi
@FitaxAbdi 11 месяцев назад
❤z❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@sibraahim6151
@sibraahim6151 2 года назад
Wlhi nimanka qayila ilmahoodu mustaqbal maleh anigu waxaan ahay 22 jir gabadh ah mana rabo inaan guursado sababtoo ah hadaan nin guursado waxaan ka baqaa inuu nin bal wad leh noqdo sida aabahay oo kale oo aan caruurtayda la rafaado siday hooyaday noola rafaaday
@Sucdiyyy
@Sucdiyyy 2 года назад
Subxnllah wxn nhy isku da, isku xalad isku fakir lkn abayo nin wngsn un ku duceyso lkn ha dhihin ma gursanayo dadka ilahy ma simine mid wngsn allah calaf ha kga dhigo❤
@mohamednur2163
@mohamednur2163 2 года назад
Hadii aad tahahy qof wsnagsan qof wanagsan helaa
@nuurahassan6281
@nuurahassan6281 2 года назад
Markaan aqriyaya waxaan umaleeyaya inaaan ani qoray wlhi touching heart 😢 alh hooyoyinkeena abaalkooda janatul fardaws haka dhigo
@aliyaabdi9853
@aliyaabdi9853 2 года назад
Ilahay hakarebo qof walbo cadhaa walbo oo xuun wlh isku xalad ayan kujirna Gawadan 😥😥😥
@abdullahihalane3365
@abdullahihalane3365 2 года назад
Wll Ragu mawa qayilaane guurso midaan qayilin.
@dakeyaalihassan617
@dakeyaalihassan617 2 года назад
MashaaAllah good job wallahi wacyagaliin ajiba wad mahadsantihiin team xoogmal followed u from djibouti 🇩🇯🇩🇯🇩🇯one lov walal 🇸🇴🇸🇴🇸🇴same issue with khat in djibouti ee allow qadka la wayaa amin
@libanfarahalasow982
@libanfarahalasow982 2 года назад
Masha Allah sharaf iyo karaamo dhamaan team Xogmaal filmkaan aniga waxa ku hay stay Bahjo jiliiinkeeda xaqiiiq mash allah
@user-dy5uo8sc1r
@user-dy5uo8sc1r 2 года назад
Mashallah tolow waa imisa jir caruurta yaryar😍❤
@sadiasheikh1413
@sadiasheikh1413 2 года назад
Indaheyga camera 📷 ah ane degaheyga aa microphone 🎤 ah mohamed yare 🤣🤣🤣
@lakifaysal4969
@lakifaysal4969 2 года назад
Oo imka saasu Ku dhamadaybaaa filmka waan jeclaaye 😂😂
@assadabdullahiali8103
@assadabdullahiali8103 2 года назад
Qaadka ma aha quut la cunaayo Qarashkuu bur burshaa Qoyskuu dumiyaa Qalbiguu qalajiya, diintuna Qiil uma hayso, kuwa Quudka ka raadshana Qorsha taa ka wanaagsan Qaadirow ugu deeq. Waxaa garan kara kaliya qofkii si fcn u dhaga nugul
@khadradhukuro8372
@khadradhukuro8372 2 года назад
Hada ma dhamaday filimki😩 bravoooo best filim👏❤
@zaarabeautyofficial5857
@zaarabeautyofficial5857 2 года назад
Muraadpaan leeyehee isoo duceeya please wn gaadhi la ahye👍
@abdimahadsalaad5999
@abdimahadsalaad5999 2 года назад
Runtii aadbaad u mahadsantihiin dhamaan teamkiina oo dhan waxaan rajeyneyaa dad badan oo reerahooda ku burburi lahaa ka hortagteen qisada filibka owgeed. Aadbuu noo taabtey musasalkaaa waxaan rajeyneenaa mid kaa lamid ah Mahadasnidiin dhamaantiin
@anisaahmedabdallah758
@anisaahmedabdallah758 2 года назад
Askariigi iyo xaaskiisii baan ku heystay🥰♥️👍👍👍👍thanks all jiliin,hadalo murtiyeysan iyo muuqaalo qurxoon✌🥰👍
@xamdaxussen1462
@xamdaxussen1462 2 года назад
Waad laa habsanitiin lkn thanks 🙋‍♀️🙋‍♀️🙋‍♀️😍😍
@farxiyomaxamed7838
@farxiyomaxamed7838 2 года назад
Mash allah Wacyo galin fican waaye Qaad mahan quud Xaaskii Qorsonay Wuxu Noqde Qaad Qaaadow Lagu waay Somalia Idil laga waa qaad 🇸🇴
@smallville4109
@smallville4109 2 года назад
Actor badiye 😂😂😂😂😂this Guy he's funny wlhii😂😂😂
@ifrahahmed4290
@ifrahahmed4290 2 года назад
It was so amazing 👏 MashaAllah tabaarakaallah
@khadarmuxumed80
@khadarmuxumed80 2 года назад
Wlhi wan ilmeeyay zxb baaquli boy
@queentaska9133
@queentaska9133 2 года назад
Allah kaliya lagu dhaartaa wllo midaas iska ilaaliya mar dambe jazakallah
@ugaasbaawir8700
@ugaasbaawir8700 2 года назад
Mazha allah wuxuu ahaa film sax ah aan ku tashan jiray part 1 ilaa part 6 siwacan baan ugu xirnaa wxan rajynayaa kan hadu dhamaaday midkale noogu soo xijiya guulysta Team XogmaaL Media👏❤
@cabdifataaxxaajiyusuf4811
@cabdifataaxxaajiyusuf4811 2 года назад
Asxabta waad nagu raajisan ee ♥ haday suurto galtahay nooso dadajiya all legends 🙌 👏
@ubahawil609
@ubahawil609 2 года назад
Haa wlahi waad nagu raajisaan
@sacdiyoabdi6269
@sacdiyoabdi6269 2 года назад
weyba dhamatee😹
@ugbaadqurux42
@ugbaadqurux42 2 года назад
Wuuba dhamaadey 🙊
@galaydhfilms5786
@galaydhfilms5786 2 года назад
dhammaa
@cabdifataaxxaajiyusuf4811
@cabdifataaxxaajiyusuf4811 2 года назад
@@sacdiyoabdi6269 marki hore mad nosheg tid
@foziaali7610
@foziaali7610 2 года назад
Mashallah very educative part thanks director paracetamol
@ahmedsoomaali8700
@ahmedsoomaali8700 2 года назад
Filmkaas inuu intaa ku dhamaado aad ban oga xumahay wlh wan ku haystay balse asxaabta filmkaan jilaysay iyo camera man duba waa ku mahadsanyihiin fariintii ay noosoo gudbiyeen more specially pracetamol iyo Mohamed yariisow iyo fooxiso thank u all may Almighty bless u
@sacdiyodooy
@sacdiyodooy Год назад
😂❤️
@rationalbeliever513
@rationalbeliever513 2 года назад
Muxuuyiri "Caruur teydaa aan kudaarte" 😲😠 paracetamol waa dambaawey Allah hakucafiyo wllo.
@hayaanali4347
@hayaanali4347 2 года назад
Haa wlhi inuu towbad keeno waaye subxanallah
@ikraammohamed5717
@ikraammohamed5717 2 года назад
Wa matalad waxan mida kale ma isaga balwad laha awal
@munazacad437
@munazacad437 2 года назад
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
@hooyadasuheyb6920
@hooyadasuheyb6920 2 года назад
@@munazacad437 maxaa qosol ah wll waxwalbo laguma qoslo waa run ilahey unba lagudhaarta mahine Bini Adam lagumadhaarto
@Mooo24
@Mooo24 2 года назад
Dhamaan xalqadaha waan daawaday, xaqiiqatan horumadh ballaadhan baad fanka soomaalida kusoo kordhisay baristamool guulayso, ma favorite actor and bahja waad shidayseen filimka
@damaar8492
@damaar8492 2 года назад
Full respect ✊🏾 team xogmaal🥰
@amiinccaziiz4540
@amiinccaziiz4540 2 года назад
سبحان الله ParsitimooL Laguma dhaaran karo wxn ka ahaYn ALLE SUBXAANAHUU WATA CAALAA Waa shirki midaasi
@siciidmaxamedadan5807
@siciidmaxamedadan5807 2 года назад
wlhi kuma faraxsani ii nuu dhamado filmkan 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@vico3799
@vico3799 2 года назад
Film 6 xalqo ah oo ka faa ido badan kuwa 40/250/18/ maraaya walahi wa cajiib 𝙩𝙝𝙖𝙣𝙠 𝙮𝙤𝙪 𝙬𝙡𝙡 𝙢𝙖𝙭𝙖𝙢𝙖𝙙 𝙥𝙧𝙚𝙘𝙩𝙚𝙢𝙤𝙡 💔👌
@mudugaawiboy9838
@mudugaawiboy9838 2 года назад
Run ahaantii filimkan aad ayuu ugaabnaa ,lkn fariin wayn ayuu xambaarsanaa . Mohamed iyo dhamaan dadka kaqayb qaatay way mahadsanyihin , Allah hanaga qabto qaadka iyo wixii kamacaashaba . Aamin aamin😍
@fartunhusen8020
@fartunhusen8020 2 года назад
Masha allah waad mahadsantin dhamatina
@calicadde31
@calicadde31 2 года назад
We can’t wait next xalqado noosoo dedejiya😬
@fatumaali1463
@fatumaali1463 2 года назад
Aamin alow qaadka la waayo reer qurba joog usoo duceeya alot of family ayaa ku dumay
@maxamadqani7917
@maxamadqani7917 2 года назад
Aamin
@abduwelidimbilei8318
@abduwelidimbilei8318 2 года назад
Thank you so much we need other moves 👍👍👍👍
@shamsomohamed2406
@shamsomohamed2406 2 года назад
Gabadha ku jileysay xaska baquli boy waa in main character laga dhigo she is more confident and aggressive in speech
@apdalla_fantastic4585
@apdalla_fantastic4585 2 года назад
Caruur maa lagu dhaarta mise allah ba lagu dhaartaa nasiib xumo wllhi🥺😰 allow wadadaada nagu dil🤲🥺
@hooyadasuheyb6920
@hooyadasuheyb6920 2 года назад
Ilahey lagudhaarta waa qalad arintan Somali badan ayaa kuarkay lkn waloshegay jahilnimo waaye
@amiirhilal
@amiirhilal 2 года назад
Fariin👉🏿Dad waxa jiro ku duceysto markasto in hal mar dunida loo celiyo si eey laba ragcadood usoo tukadaan. kafaideyso intaad nooshahay oo tuko 😢 🙏
@updyamani8247
@updyamani8247 2 года назад
Asc akhiyaarta, Wlhi musalsalkan aniguu iga hadlaayay bilaawga ilaa dhamaadka lkn sanadkii hore AAA igu dambeesay mirqaan Alxx 🙏🙏🙏
@kingyaxye2763
@kingyaxye2763 2 года назад
Inoo dhamado waka xumahay lkn waa dhiri galin fican keep going aan idin leyahy🙏🙏🙏🙏
@xaawoabshir6460
@xaawoabshir6460 2 года назад
Ayyy m.a wlhi inapa caadi ma ahn lkn halasodaahinina plze🥰izmujiya inta kn iyo haboon lazocdah🥰🥰
@abdulwerhidbee251
@abdulwerhidbee251 2 года назад
Thank for massages yuh delivered 🙏🙏 thanks all
@Mukhtaarmuxudiin-cd9en
@Mukhtaarmuxudiin-cd9en Год назад
Xabiibi daaqaduu ka soo galay asoo ordaayo anne waxaan is dhahay dhadhami kulahaa qaadka baaquli boy funny waye wllhi😀😀😅🤣
@somalihanolato741
@somalihanolato741 2 года назад
🤣🤣🤣 wuxu ahaa musalal aan la socoday waxa iga qosliyey muno iyo maxamed waa ilmo aqli badan wax xifdin kara mashaallah
@ahmedsomali6486
@ahmedsomali6486 2 года назад
صلي الله عليه وسلم ❤
@roodaosman973
@roodaosman973 Год назад
Xcvfeu
@salahdinadan949
@salahdinadan949 2 года назад
Do you know what? I watched from the part 0 to last and everyword is educative.... Thank you for the message you delivered xaska qarssoon wax madamo qadka lawayaha...
@cadnaancarafad5200
@cadnaancarafad5200 2 года назад
inaga sax akhii kalmada ah caruurtaydan kudharagtay illahay uunbaa lagu dhartaa
@fahima6186
@fahima6186 2 года назад
Xaaskii qarsoonaa 🌹 riwaayado madaawado lkn midkaan waa unique habo halkaas kasii wada
@hiboabdi3541
@hiboabdi3541 2 года назад
Waiting for long time part 6
@hodanmacalincumar9634
@hodanmacalincumar9634 2 года назад
Qadow xas qeylisa ilma tafadsan adaa leh ragena allah haka madobeyo balwada
@ugbaadqurux42
@ugbaadqurux42 2 года назад
Dadka comments imika qori raba ee lasoo dhakhsada soo qori raba wuu Dhamaadey filmku la soco ✌️🙈😂
@omargabowabdi7798
@omargabowabdi7798 2 года назад
Aad iyo aad waa film qiimo badan aad baan idiin tagersanahay qasatan bahjo siqaas ah ayaan kuso salaamay
@abdullahiahmed581
@abdullahiahmed581 2 года назад
War idinkaa mudan walaaleyaal bogaadin iyo mahadcelinba qaadku waa imtaxaan allow inta cunta ka madoobee aamiin Waxkasta waxay xiisa gooniya ku leeyihiin marka luqadaada hooyo lagu jilayo adna aad riwaayadaha xiiseyso dhawrkii xalqadoodba waan wada daawaday ninka iga qosliya ee aan aadka u taageero waa salaamayaa #Baaquli Boy Iyo wardiita Iyo Hodman show Iyo dhamaanba asxaabta kale ee riwaaydaan qaybta ka ahayd waaxid From #Galkacyo Mudug somaliya
@ciisemuuse1133
@ciisemuuse1133 2 года назад
Maxamad barastimol iyo baaquli boys ruwayad kale isla keena runtii dad fani eh ayaa tihiin waad idiin wataa
@craxmansulub3119
@craxmansulub3119 2 года назад
Masha alaa walhi aad ayaan oga helnay filinkaasi inaad naga dhamaysaan may ahayn maxaad noogu badalaysaan filimkaa cajibkaa filin kalaan rabnaa oo asna cajibee oo walib qisooyin jacayl ku samsan in aad noo soo samaysaan maxamed iyo teamkaga noloda Intii nolali jirto
@fatumaahmed4947
@fatumaahmed4947 2 года назад
Perfect 👌
@cabaaseciiltire1682
@cabaaseciiltire1682 2 года назад
MicNaha FiLimka WaLi Manan HeLin.Inuu Qaadka Noqonayana Maanan filayn HadaLo dhaN Horumar wanaagsan KeeP Going😍😍😍
@jeyjamal3601
@jeyjamal3601 2 года назад
I salute you paracetamol ur the best actor
@feyruuzmahad5941
@feyruuzmahad5941 2 года назад
Waa fikir qurux badan mashallah
@xuseensandheere5153
@xuseensandheere5153 2 года назад
ALLAHAYOW QIYAAMAHA MARKU QAADKU SOO DHACO INTA QAYSHA NAGA YEEL yaa igu raacsan
@inaabdiwadaad2795
@inaabdiwadaad2795 2 года назад
Mesha lee ka wada wlhi mar walbo waa nidawadaa wlhii keep going my maxamed iyo baquli boy waaaa niwataa
@Thequeen-h2024
@Thequeen-h2024 2 года назад
Wlhi baaquli boy wuu iga qoslisiiyay kulahaa daaqaduu kasoo galay 😭😂😂😂😂
@hassancadde6115
@hassancadde6115 2 года назад
Caadi ma ahan i can't wait another filim
@anisocabdi3995
@anisocabdi3995 2 года назад
Waaaaaw aniga ugu horeyo manta💝💘❤❤😘💞💚
@faadumoyuusuf1415
@faadumoyuusuf1415 Год назад
M.a horta dhamantiina waa idin watagera lkn waxaan si gaara ujeclahy, wllhi mahamad kinini iyo bahaja wllhi sigaara idin jeclahy alha idin sharfo💞💞🙏🙏💖💖💖
@qoranedaahir9427
@qoranedaahir9427 2 года назад
Bahja❤my favourite actress
@haajiyowchannel
@haajiyowchannel 2 года назад
Well done for the rest and the other half a bit more of the best time to get the ball down and the ball is a little bit more than we would like 👍😉and the rest are in need of the best thing for you can do it for the best thing you have done for the day and I have a good feeling 👍and I am going to get a bit of an update on the other side of the best time to be a good time to call 📞and the rest of my life is fine for the best thing for me and
@shamsosiciid9675
@shamsosiciid9675 2 года назад
Mnshalah guulaysta film qataru aha ❤🥰
@mohamedbashiir2351
@mohamedbashiir2351 2 года назад
Astaaq furualaah ilmahaygaan ku dhaartay aaah Allaah sokodiisa laguma dhaarankaro
@maryamaruun9686
@maryamaruun9686 2 года назад
Mash.alh paracetamol xigmadii oo qof ah aqlikaada aqlaaqdda aqoondda allh hku siyaadiyo xilkin daawan jiry filmdda madhawo hadne wxaa kga fadhinaa film klle hdo allaidmo 🥰🥰🥰🥰💯💯💖💖💖💖🙏🙏🙏🙏🙏👍👍👍
@talisoahmed5756
@talisoahmed5756 2 года назад
Bahja my fav person 🤞🤞🤞🤞
@nasracali2048
@nasracali2048 2 года назад
Runt wax jir qof an jacel si dhab lkn iga fogady balwad mar mark qar waxa dhiic jirtay in igu odhan jiiray kalmad qalbigag ku rabay dhawaca il had qalibiga kum kolsan karo qof sabast balwada
@zarasalah3488
@zarasalah3488 2 года назад
Cajib 🥰❤️sidan bulashada uguso wacyi galia siba qadka wlhi ragga qaarki kahare waxa sida usababe wa qaad rabiow qaadka lawaaya
@aaminahzehra7526
@aaminahzehra7526 2 года назад
Baaquli boy waa funny miiran kulahaa daqad kaso kalay,hhhh igu qadaa wan kubaryaa kulahaa
@farhiafarah6954
@farhiafarah6954 2 года назад
Nunseseseeeeess qarsooon waatan.xaastiis rumaaad farxiyeeto faceeda karoon yarey 5👋
@daadiriabdi4505
@daadiriabdi4505 2 года назад
Wallahi qayb walbo musasalkan ka tirsana wan dawanayey wxana la dhacsanaa sida cajiibka ah aad bulshada message ka ugu direyseen..Alle haidinka dhigo kuwa marwalba hadafkoda gaara una noqda Bulshada somaliyed tusaale.....aadban ula dhacay qaab jiliinkina ruwayadaha iyo hadalada miizameysan aad isticmashen qasatan qabta danbe ee go'anka wanagsani lgu garayo
@farduzabdalla2717
@farduzabdalla2717 2 года назад
M.a wlhi wa ka helay ad io ad Barastimol alifaga filimka m.a maskaxdada allah ku dhowro Jilayasha allah sharfo🥰💞💞❤
@cabdraxmaannuurtahlil1813
@cabdraxmaannuurtahlil1813 2 года назад
Gabadha yartaa ineydiinteedakubarbaarto waxkafiicanmajiraan In aaxijaabantahay yaafiican. Siluugudeysado asturaad,,.
@MadderMedia
@MadderMedia 2 года назад
Sida uu u qurux badanaa iyo sida uu ku soo dhamaaday isma laha ..............
@asadyaanoqarasta7383
@asadyaanoqarasta7383 2 года назад
Mansha Allah brothers and sisters waxan sugnawa wa musasal ka ramadaka thanks
@sabaabdi2215
@sabaabdi2215 2 года назад
Hooyo iyo aabo fadlan caruurta tusaale Ayaad u tihiin ixtiraamada oo ilaaliya ......tusaale Ayaad tihiin way caqlin badanyihiin oo wx dawaanaya wx ficilada aad samanaysaa
@abdirazak.a8336
@abdirazak.a8336 2 года назад
xaaska qasrsoon waa shidnaah xogamaal soo badiya fimalda saan cml mahadsanidin
@cajaaibahmed6491
@cajaaibahmed6491 2 года назад
Filimka waa gaba gabo
@maxamadibraahim7406
@maxamadibraahim7406 2 года назад
Subxanllah in lagu dhaarto wxn alle aheyn waa danbi weyn
@falisgacal5289
@falisgacal5289 2 года назад
Mohamed yare Alle haku Xafido hbo mcn ❤️❤️ wan Ku wata
@SOM-CODE
@SOM-CODE 2 года назад
Yaa ila Maqlay isteerinka Bajaajta Allaha iga dhigo 🤣🤣 baaquli Bowy
Далее
Xaaska Qarsoon Xalqadii 5-aad oo aad u xiiso badan.
25:23
Самый БОЛЬШОЙ iPhone в МИРЕ!
00:52
Просмотров 257 тыс.
It was hard 😂
00:15
Просмотров 1,4 млн
New Short Film "Istanbul" Director by Pracitamool
29:16
MUSALSALKA JACAYLKII QABYOOBAY OO DHAMAYSTIRAN
1:46:15
Просмотров 153 тыс.
Filimka Kaama Fileyn | Astaan | 2020
57:41
Просмотров 1,3 млн
Short Flim Kalsooni Guur "Pracetimool iyo Sumaya Suu'
8:10
SOMALI FILM "XAASKA QARSOON PART 4”
28:04
Просмотров 529 тыс.
Самый БОЛЬШОЙ iPhone в МИРЕ!
00:52
Просмотров 257 тыс.