Тёмный

Xaaska Qarsoon Xalqadii 5-aad oo aad u xiiso badan. 

Xogmaal Media
Подписаться 1,3 млн
Просмотров 414 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

22 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 571   
@hassankhadar4794
@hassankhadar4794 2 года назад
Wuu Ku jeclaa wuuna Ku soo ducaanyn jiray Adigoon aduunka joogin 😘 cidkale maahe waa Nabi mahamed scw ❤️
@fartunhersi5007
@fartunhersi5007 2 года назад
Scw scw
@idilsalahmohomet9012
@idilsalahmohomet9012 2 года назад
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤
@fardawsabashi757
@fardawsabashi757 2 года назад
Scw scw
@jimcaaleibraahim6228
@jimcaaleibraahim6228 2 года назад
ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-PuaNL7qQdYk.html ABAAR IYO EEDAAD WUXUU KU SALAYSAN YAHAY XAALADA DHABTA AH EE MIYIGA Allow noo soo gar gaar oo abaarta naga soo jebi🤲🤲🤲🤲 Codsi weeyee WLLO LIKE AND SHARE
@saharaaden8164
@saharaaden8164 2 года назад
Scw scw scw
@faadumocrisaqcali4475
@faadumocrisaqcali4475 2 года назад
Musalsaladayda ❤Haboon io xaaska qarsoon❤❤
@Qeybdiid25
@Qeybdiid25 2 года назад
Annaaba sidii dumarka noqdoo Jeclaadey musasalada baryahan
@ruuneyhaaji924
@ruuneyhaaji924 2 года назад
Haboon I like film 🎥
@faadumocrisaqcali4475
@faadumocrisaqcali4475 2 года назад
@@Qeybdiid25 😀😀
@dhiblowgadhiblowga2729
@dhiblowgadhiblowga2729 2 года назад
Haboon Best Filim 🎞 🎞
@moenlighted7681
@moenlighted7681 2 года назад
@@Qeybdiid25 niman baa alifay alx dheh hadii ajaanib laga kaaftoomay
@maanka305
@maanka305 2 года назад
Waxaan soo gudbinnaa kheyrka Na dhiirri galiya بارك الله فيكم🧡🙏
@qaasimyare8157
@qaasimyare8157 2 года назад
Scw
@dhamaysinamohamed1552
@dhamaysinamohamed1552 2 года назад
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@abdikarimmohammed5076
@abdikarimmohammed5076 2 года назад
Inta ku xeran musalsalka haboon iyo xaaska qarsoon like ✊🏿
@maxamudmuriidi2656
@maxamudmuriidi2656 2 года назад
سبحان الله وبحمده عدد خلقه ورضا نفسه وزنة عرشه ومداد كلماته
@nimcoabdi3418
@nimcoabdi3418 2 года назад
😭😭😭😭😭
@zaaramohammed9436
@zaaramohammed9436 2 года назад
😓😓😓😓😓😓😓😓😓😓😓😓😓😓😓🤣
@aishabile6120
@aishabile6120 Год назад
@@nimcoabdi3418 jumped ppppp😮😮😮😊😊😊😊n 😊 no
@hogotolyrics2895
@hogotolyrics2895 2 года назад
Inta la socota Musasalka habbon iyo Filimkan👍👍👍👍
@nouridinmohamed3908
@nouridinmohamed3908 2 года назад
ani xita 😂😂😂😂
@Abwaanxikmad
@Abwaanxikmad 2 года назад
ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-PuaNL7qQdYk.html ABAAR IYO EEDAAD Qayb xiiso badan OO KU SALAYSNAN XAALADA DHAABTA AH EE MIYIGA
@nataashaqurux2849
@nataashaqurux2849 2 года назад
Lapada film e aan Hawadapa u so gaLo dartood🥰
@xushmiali4443
@xushmiali4443 2 года назад
haboon vs xaaska qarsooon 😂🤣❤😘👌
@sohansiman06
@sohansiman06 2 года назад
😂😂😂
@fatimagaraad399
@fatimagaraad399 2 года назад
Xaaaska Qarsoon ku heysaa
@ladiifoahmed5612
@ladiifoahmed5612 2 года назад
Xaaska qarson❤🙏
@azuhazan4148
@azuhazan4148 2 года назад
Haboon maraxee sii noqonoosaa
@najiibhassan
@najiibhassan 2 года назад
Inta la socota riwayad is muujiya ❤😂✊
@ruweydamoha1447
@ruweydamoha1447 2 года назад
Tiktok ku ku ogaa hadane intaa😂
@ilwaadqurux77
@ilwaadqurux77 2 года назад
Adi meel kasta ma taagan tahay ina adeer 🤣🤣🤣
@Shacbaandauus9
@Shacbaandauus9 2 года назад
Hhhhh najib intana
@dhamaystiran7287
@dhamaystiran7287 2 года назад
🤣Walalkay melkaste Adiiga wankugu Arkaye Se Cml
@ilwaadqurux77
@ilwaadqurux77 2 года назад
@@dhamaystiran7287 Sawirkisa caan ah ma aragtay
@heartstrings2164
@heartstrings2164 2 года назад
Team Haboon & xaaska qarsoonayd Thumps up
@haboondeeqaofficial4610
@haboondeeqaofficial4610 2 года назад
iNTA ILAHAY iyo NABIGENA SUBAN NAXARIS KORKISA HA AHATI KU XIDHAN EE MUSLINIMADA JECEL IS MUHIYA
@zhabcaankayze3596
@zhabcaankayze3596 2 года назад
Hhhhhh Atoorihii kuriyaanka miyaa dhintay islaanta wayn very fantastic wlhi hooyo iyo gabadheedo atoore u wada ooyaya😁😁😆😆😄😃😀😂
@marwoabdi7799
@marwoabdi7799 2 года назад
😂🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@muwahibmukhtaar1469
@muwahibmukhtaar1469 2 года назад
90099999⁹
@aaminoabdulahi6390
@aaminoabdulahi6390 2 года назад
😀😀😀😀 lawa lafoodkiii kulalaa😀
@najmahazzan311
@najmahazzan311 2 года назад
haboon iyo xaaska qarsoon best Films ♥️
@abdiqanimohamud2736
@abdiqanimohamud2736 2 года назад
Jilayaasha filimku makala dhacaan dhamaantood waan salaamayaa abdihakim br, sahra omar, mohamed pracetimol, bahjo, baaquli boy, fooxiso, abdullhhi cukaash, usaama, shukri, wardiita, saalim, mohamed yare, muna yariisey🥰🥰😍
@Hanaan-Wacan
@Hanaan-Wacan 2 года назад
Manshallaha 👌💯💯👏 Amazing Movie! Mohamed and his team manshallaha keep going All👍
@hindisac7758
@hindisac7758 2 года назад
Mash Allah mam sahar she is very funny 😅🤣😂
@mulkiabuukar4298
@mulkiabuukar4298 2 года назад
Hhhhh
@queensafa3852
@queensafa3852 2 года назад
Ala atoorihii woo dhintay😅😅😅✌
@KIKIAFCAD-t6n
@KIKIAFCAD-t6n 2 года назад
Waa Naga Soo Daahiseen Xogmaal Respect
@fadumoxasan5995
@fadumoxasan5995 2 года назад
Caadi ma.ahaan ruwayada fadlan daqiqadaha ino so badiyaa 🙏🙏🙏
@inantaSomalilandkufanta7766
@inantaSomalilandkufanta7766 2 года назад
Markan haboon 15 so dawadey aya so cararey ya ila mida🤟🖤
@munamaanka9250
@munamaanka9250 2 года назад
Astur nanta waa shar wana astanta diinteda masha allah❤❤❤❤❤
@queenmanaal5091
@queenmanaal5091 2 года назад
Asturnanta waa shar mxa kwda byo
@munamaanka9250
@munamaanka9250 2 года назад
@@queenmanaal5091 astur naanta waa sharafta astanta diinta ah ayaan kawada sorr
@munamaanka9250
@munamaanka9250 2 года назад
@@queenmanaal5091 hAa
@Shacbaandauus9
@Shacbaandauus9 2 года назад
Wn dhararayay xita thank you practimol and your team
@qadraahmett2026
@qadraahmett2026 2 года назад
Labada musasal Ee AduNka hyzta Aan AniGuNa jclaHay xaaaska qarson iyo haboon iO jamal🙈🤣😍😍😍❤😘🤦‍♀️✊
@dhamaystiran7287
@dhamaystiran7287 2 года назад
🤣🤣 War ku kalle jira o ladhaho ifurtaye maxad fa iday kaana wa Qatar
@faarush8157
@faarush8157 2 года назад
titans aduunka kuwaas unecbahay😂😂😂 jilayaal heer Sara mahaystaan odayal iyo habro isku dhexdhacay baa jila
@dhamaystiran7287
@dhamaystiran7287 2 года назад
@@faarush8157 Sxibey Haa lkin wa musalsal fican 2 Xasle Ugu Qatar san E Musalsal kalle mel igu Sheg bal 🤣
@faarush8157
@faarush8157 2 года назад
@@dhamaystiran7287 😂😂😂😂😂 wlh waad iga qoslisay abayo mid yaroo nojogtaa isoo xasuusisay say ujeceshay musasalada ilahay amarkiis hada anigu kan kaliyaa fiirsadaa maba daneeyo kuwa kale😂😂😂 kuwana waxaan fiirsadaa precetmol iyo safiyo tusmo iyo re americo dhan baan jeclaa jilistooda
@dhamaystiran7287
@dhamaystiran7287 2 года назад
@@faarush8157 ❤Abayo wan jecelahay Musalsalada 🤣 Mel kaste wan taganahy
@sihaamosmaan4935
@sihaamosmaan4935 2 года назад
1 ilaa 5 midna ima dhaafo🥰🥰so dhaq sada❤ Somali musasal iga badan👑💙💙
@nasriinfarah9713
@nasriinfarah9713 2 года назад
Taliyaha Qaybtisa cabsi cabsi 😂🙄Indhaha u shidan Mamada kulahaaaa ma atorihii Quruxda badnaa baa dhintay 😂😂
@loloabd1308
@loloabd1308 2 года назад
Hadaa dumar nahy Walee atoorayasha WAA Nala raaciyay qadiir soo xasuusty ooyina jabsady🥺😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@naimabishar3437
@naimabishar3437 2 года назад
Mama sahra so funny 😂😂😂😂atorihi ba dhintay kulaha hahaha team xog maal❤❤✊
@mucaaradtv2452
@mucaaradtv2452 2 года назад
One love musalsalka gaboon &xaaska qarsoon ✌🥰💯💯
@marwomandeq804
@marwomandeq804 2 года назад
Abtigeey abdixakiim so funny walaahi 🤣🤣🤣🤣🥰🥰🥰
@heblaayohebel4542
@heblaayohebel4542 2 года назад
WiiL iyo aabihi oo isku magaca😂😂😂
@Orsheyare
@Orsheyare 2 года назад
Akhyaarta filmkan wada waad ku mahadsantahay waa filin intii aan Soomaali jishay ee aan daawaday iigu dareenka badnaa waayo xaqiiqo nolosha qoysas badan oo soomaali ah iyo xaalada dhalinyarada ayuu ka turjumayaa Waa mahadsantahin Akhyaaray
@gabarbarichannel9804
@gabarbarichannel9804 2 года назад
Atoorihii baa dhintay 🤣 Waxaa soo xasuustay anigoo yar baa hindi Daawaday atoorihii baa dhintay saaa kuligeen waa wada ooynay waa Danbe baa arkay atoorihii oo filim kale wada saa waa faraxnay woow wuu soo noLaaday Yess yess cML🤣🤣
@ladiifoahmed5612
@ladiifoahmed5612 2 года назад
Sumyo mama illhy hku cfio bdal qeer qbna alle hku siyo😰🤲
@rahmaosble8514
@rahmaosble8514 2 года назад
🤣🤣🤣🤣🤣 xalaqadan waxa ugu shactiro badan atorihi maa dhintey😭😭 maka hubiysey atorihi quruxda badna🙈
@marwoabdi7799
@marwoabdi7799 2 года назад
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@fahmojamaalcali4877
@fahmojamaalcali4877 2 года назад
Waaw masha allah aad ayan idiin taageeraa
@khadarsaciidtimacade8801
@khadarsaciidtimacade8801 2 года назад
BAAQULI LEGEND WEEYE WLLHI FROM HARGEISA
@faridaxaajimaxamed2237
@faridaxaajimaxamed2237 2 года назад
Mash Allah tabarikllha hor usocda my firml ❤️❤️❤️❤️❤️
@jabracadeofficial
@jabracadeofficial 2 года назад
Xaaska qarsoon Inta neceb ismuujiya ☝️☝️☝️
@fartuncadey
@fartuncadey 2 года назад
Anigana kow ka ah oo reerkeyga ku wayey wlhi qisadana wey itaabaneysa qrimahas qof galayna masuliyad wey ka guurtay waa offline adunba ma joogo
@faarush8157
@faarush8157 2 года назад
@@fartuncadey ma filinka dawashadisa reer kuwayda abayo😂 Wakhti baa ladawada maxaa
@sophiaabdalla7278
@sophiaabdalla7278 2 года назад
@@faarush8157 wexey kawada anige gurigeyga Ku burburay xaaska qarson cml ee filimka gurigeda ma bur burinin
@faarush8157
@faarush8157 2 года назад
@@sophiaabdalla7278 haa yacne naag uu qarsooneed cml miyaa abayo
@sophiaabdalla7278
@sophiaabdalla7278 2 года назад
@@faarush8157 haa quruxey saas ine kawada u fahmay
@mohamedaliahmed24
@mohamedaliahmed24 2 года назад
Baaquli Boy wlh waa Legend waa ku wataa kulahaa 😂 😂
@abdizalaan671
@abdizalaan671 2 года назад
Soo soco soo soco kulahaa😂😂
@soomaaliboy7585
@soomaaliboy7585 2 года назад
My team xogmaal horay usocda
@faaraxfabkeey5589
@faaraxfabkeey5589 2 года назад
Hhhhh mama sahra cumar wlhi waa cajib 🤣🤣🤣 kulaha atori kurianka aha madhinty 🤣🤣🤣 wabaaa 🤣
@malyuunmohamud2333
@malyuunmohamud2333 2 года назад
Sahro waa funny 😆😄🤣😂😁😆😄🤣
@ZakarieMohamud635
@ZakarieMohamud635 2 года назад
Naag hade weyn tahay iyo hade gabadh tahay iyo caruurta yar yar wa isku caqli wlh blh allow dumar adiga inaga dhigin alx
@hodanabdirahman6897
@hodanabdirahman6897 2 года назад
MashaAhlla 🙏🥰
@updivatahhazzan6883
@updivatahhazzan6883 2 года назад
1:53 Waye so soco soo soco😅😅baquli boy
@abdiwasaguhad849
@abdiwasaguhad849 2 года назад
Thanks goxmaal media horey usoocda
@ayandirie5428
@ayandirie5428 2 года назад
Mansh allah keep going
@arwoupdilaahi1029
@arwoupdilaahi1029 2 года назад
Best film🥰
@Unknown12759
@Unknown12759 2 года назад
The best film ever
@nimashine8475
@nimashine8475 2 года назад
Eshcala film wlhi lasoo dhakhsada qaybta xigta love you all
@raxmoahmed8059
@raxmoahmed8059 2 года назад
Filmka nagula Soo dhaqsada ♥️🙏
@ibraahimseerabtaa2965
@ibraahimseerabtaa2965 2 года назад
Inta riwaayadaaan lasocoto ismuujiye❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@ikraammohamed5717
@ikraammohamed5717 2 года назад
Paracetamol jilaa aan tageero iyo team kiisa waa ku haysta filimkan❤️
@aishaupdy9778
@aishaupdy9778 2 года назад
Nimanka dhan sidi Aabe lee ma oho Wlhi markan Abbehy Xasuusto Nimanko dhan Neceyb ban uqada 😥😥😭😭😭😭
@suweysabadir8646
@suweysabadir8646 2 года назад
Abaayo sabab
@aishaupdy9778
@aishaupdy9778 2 года назад
@@suweysabadir8646 Abaayo Abehy anago yar yar bu naga tage wuxuuna noga tagay ina Gabdho nahay oo will ba nala dhalan Xiligi dagalada bey ahyd rer kalu laha oo gabdho iyo wilalba isugu jira anago hal xafad wda dagan ba dagal nagu kor bilowday asaga marka Wdamad yurubta mid ka mida bu jogay lacag bu uso dire wey nga qexen anagana qaraxa iyo xabda iyo bahida nogala tage Hooyo yadeyna walal lama dhalan Asian markas ila hda waxba noba qabto wuxu yiri biyaha tubda ku filan 😭😭😥😭 Alx lkn hda asga no bahan anga uma bahnin illahow hooyadey Jano Aduun iyo mid Aquraba sii 🤲🏻🤲🏻😭😭
@najmiinaabdalla3723
@najmiinaabdalla3723 2 года назад
@@aishaupdy9778 sorry abaayo mcn walhi waad iga oysiisay 😭😭😭😭
@zahraawi1812
@zahraawi1812 2 года назад
fooxiso iyo wiilka bajaajlahaa waa isku egyihiine ma isla dhasheeen 😂😂
@maryanquruuja773
@maryanquruuja773 2 года назад
Haaa wallalo weeyaan
@queenasli5422
@queenasli5422 2 года назад
100 qof subscrube i sarto ba rabaa iga farxiiyaa illhey ha idiinka farxiyo murugtinanah farxaad allah idinku badalo xawiwiyaal 😘
@DaauudAllpha
@DaauudAllpha 2 года назад
Alla ma atoorihii baadhintay
@aniizamohamedhussein5456
@aniizamohamedhussein5456 2 года назад
Billion love ❤
@abdirisaaqziyaad3965
@abdirisaaqziyaad3965 2 года назад
Midaaan Layaabahay waxey Thy InTa filimka Jilooso Dhan Hadalkooda dhan Isku Laxan wye Yaaaap🤣
@filsanquenn1006
@filsanquenn1006 2 года назад
Hhhh anba wanla yabanaa cajiib😂😂😂😂
@mubarakmahadmohamed
@mubarakmahadmohamed 2 года назад
Edit kaa sifcn loosameeyay
@maryanmahammed2870
@maryanmahammed2870 2 года назад
Waa mida kaliyee somalida filimadeda halayso🖤❤❤
@SuheybElmanowlimbo
@SuheybElmanowlimbo 2 года назад
Dialogue ayaa sidaa director usameyee
@hothowacaneey1124
@hothowacaneey1124 2 года назад
Waan sugaa best filim ❤️✨
@ViscoHotels
@ViscoHotels 2 года назад
waan sugayay masha allah
@fatimagaraad399
@fatimagaraad399 2 года назад
M.prastamol intee thanks kaaa dhahaa bro waxaan fikrad waa dhaafen bro hamigaaga aduunn iyo midka aaqiro Allaha kaa kaafiyo wll
@abdirahmanbulshaawi1
@abdirahmanbulshaawi1 2 года назад
Waa sugaaye filimkaan yaaa ila sugaaye
@saidanur5534
@saidanur5534 2 года назад
Fooxiso big respect 🙏 👏 🙌 👌 💯
@muzamil2891
@muzamil2891 2 года назад
Masha Allah ❤❤
@munamaanka9250
@munamaanka9250 2 года назад
Wilkeyga xasuus igu filan sax whi❤❤❤❤
@abdinur4242
@abdinur4242 2 года назад
Wiilkan bajaajlaha ah io gabadhuu la sheekaysto way isku eegyihiin xataa😅
@queenruun9709
@queenruun9709 2 года назад
Waan jecalahay jiliinka bahjo
@tufahwarsame1985
@tufahwarsame1985 2 года назад
Maanshaa alaah waa ka baxsateen
@nimcoshiine8047
@nimcoshiine8047 2 года назад
Film aan aad uu xiiseyo noogu soo dhaqsada guleysta abid
@comewecook2668
@comewecook2668 2 года назад
Meshi ay mareysay anagoo hilmamnay ayad soo deysaan sidan iska badala team xogmaal
@indhodeeqindhodeeq8108
@indhodeeqindhodeeq8108 2 года назад
Ani waxaala yaabe veido ga qeybta muqdisho waligey ma arkin melaha iyo guryaha lagu duubay msha alaah
@caaliyafaray8553
@caaliyafaray8553 2 года назад
Haboon io xaaska qaron mia favourite
@STREAMNXT01
@STREAMNXT01 2 года назад
inta cuniga Yarka eh kuhesato subscribe haigu sharfan waa codsi yar😍🥰
@layloibraahin715
@layloibraahin715 2 года назад
💋❤❤❤
@shukraanmoha2239
@shukraanmoha2239 2 года назад
Films kii sanadka haboon iyo xaaska qaraoon inaba caadi maaha
@faxumaemad3797
@faxumaemad3797 2 года назад
Gabadha yar hadalkeda waxu I xasusiyey abahay iyo yaranteda
@naimaali6420
@naimaali6420 2 года назад
Masha allah ilwaanku nheystaa filinka
@munocumar7414
@munocumar7414 2 года назад
Mana sahra she’s funny 😄
@nimcomohamud1609
@nimcomohamud1609 2 года назад
Ya salaam riwaayad aan caadi eheyn wlhi hore u socod wngsn ❣️
@cigaalmohamed1263
@cigaalmohamed1263 2 года назад
masha'ALLAH so creative.......sida magaca wiilka yar aad filimka uguso darteen ayaan kahelya.....awal Xassan ayuu ahaa lkn Mohamed ayaa ka xoog batay waadna nala qabadsiiseen
@mumtazofficial6799
@mumtazofficial6799 2 года назад
Alla beerka ma atoohi baa dhintay
@aaminahzehra7526
@aaminahzehra7526 2 года назад
Aduunka inte lagu arkat aba iyo wilkis isku magac ah kulahaa ar pracetamol waa funny😂😂😅
@najahchannelnc2570
@najahchannelnc2570 2 года назад
Soo badiyaaa please
@nastehoali1720
@nastehoali1720 2 года назад
MachaAllah wlh
@nimceeyanimceeya3360
@nimceeyanimceeya3360 2 года назад
Hahahahaha atoorihii baa dhintay kulahaa😂😂😂😂walaahi maamada qosol miidhan
@filsanahmed1569
@filsanahmed1569 2 года назад
Hhhhh mama Zahra wey iga qoslisiisay I love you mamii iga gaarsii deeq daro mamada salaam qaliya
@goldenboy8954
@goldenboy8954 2 года назад
I love you too ayee kudhahday we kaqade wena kusalamesa
@cabdicade6546
@cabdicade6546 2 года назад
Wax kale team walan
@magoolmohamad4412
@magoolmohamad4412 2 года назад
Waa run xagee lagu arkay indha yar labo lafooda😄
@zeachalpha9040
@zeachalpha9040 2 года назад
Baaquli boy best acting wllh
@yacinhassen1031
@yacinhassen1031 2 года назад
Aad ban nitageera wan niigu xidhanahay horay usoocda lkn nooso dadajiiya fadlan diqiqadahana no badiiya from Djibouti
@deqoaxmed6880
@deqoaxmed6880 2 года назад
Horay usocda
@maslaxmanka8630
@maslaxmanka8630 2 года назад
Qaladka filima ma anaga carab banahy ma nihin somalia nahay lga rabay carabtaba wa Muslim la soco
@aragsanluula4802
@aragsanluula4802 2 года назад
Hhhhhhhh jah maaaama sahro like you wlh wa jeclhy jiliinkeeda
@safiousama1474
@safiousama1474 2 года назад
Duga "Iwad shekada😂😂" Mahamed yaree"abyo munafiq miya😂😂" Muna yar "nin ninle wayee😂😂"
@ebrahemxaaj6596
@ebrahemxaaj6596 2 года назад
Filinkaas maa ii keentay adigane! 😂😂
@mukhtarowbalayo4278
@mukhtarowbalayo4278 2 года назад
Yawaye soo soco 🤜🤜🤛🤛💪💪💪🤣🤣
@safiadaahir8936
@safiadaahir8936 2 года назад
Mohamed p iyo Baquli boy waa dadka kaliye udawado ruwayada 😂
@nataashaqurux2849
@nataashaqurux2849 2 года назад
Wxn sugnapa way so dhacday Shugran kooxeYyy🌹🥰
@ugbaadadem8553
@ugbaadadem8553 2 года назад
Mommy sahra so funny
@Mahadxidig-official
@Mahadxidig-official 2 года назад
Qeybta danbe ee filinka waxan isdhahay baaquli boy ma xaasaskii uu kala garan waayay marqaan dartiiis show waaba Xayeysiin😂
@ifrahmohamed9333
@ifrahmohamed9333 2 года назад
Walhi waa runtey aabahay inaa ugu magacdaro wiilkeygah waaku fakaraa ilaa hada hadii aabihi ladhoho xataa waa ubixinaa 🥺🥰😢
@rahmaadem4784
@rahmaadem4784 2 года назад
Ay 🙈waba laiga soo horeeye hhh
@ikranabdiqadir5710
@ikranabdiqadir5710 2 года назад
Omg mama sahra funny waye wlhi 🤣🤣🤣🤣
@zamzamabdi4654
@zamzamabdi4654 2 года назад
She is so funny 😆 she made me laugh 😹
Далее
Xaaska Qarsoon Xalqadii 6-aad oo aad u xiiso badan.
25:55
How to get skins for FREE? #standoff #skins #coins
00:34
Aziza Ali is live!
2:27:33
Просмотров 767
SOMALI FILM “XAASKA QARSOON PART 3.
22:47
Просмотров 459 тыс.
MEHERKII XAYAAT EE MUCJISADA AHAA!!@SawdaBillan
46:23
Macha Allah, Mariage de Liban et Nasteho
4:53
Просмотров 10 тыс.
HABBOON S2 XALQADA 1-AAD | " HABBOON MAA HESHAY"
32:22