Тёмный

XABIIBA CABDILAAHI BALBALAAF IYO CABDI NUUR ALAALE HEESTII HIDDIHII AWOOWGEEN AAN KU HOYNO CAASHAQA 

SOMALI MUSIC & CULTURE
Подписаться 144 тыс.
Просмотров 24 тыс.
50% 1

XABIIBA CABDILAAHI BALBALAAF IYO CABDI NUUR ALAALE HEESTII HIDDIHII AWOOWGEEN AAN KU HOYNO CAASHAQA

Опубликовано:

 

19 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 14   
@husseinahmed627
@husseinahmed627 Год назад
Yaa salaam. Reer Jabuuto heestan si fiican ayay ugu fara yaraysteen-midho, laxan, muusig, cod--cakeek. I kove you my Jabutian brothers nad sisters
@Samirbadan
@Samirbadan 9 месяцев назад
Ilaahoow rabiyoow adoontada ahay adigaa jacaylada qalbiyada Ku abuura adoonkagaa waan jeclahay uuna I jecelyahay wakhti iyo waalid ayaa isku kaaya diiday ilaahoow safarka Tahariib ii fududee isna iga daba keen oon nolosha Ku midownaa yaa Allah 😭. Qofwalba oo comantigyga arkaa ha iso duceeyo inuu jacaylkaga nolosha ilaahay isku kaaya tuso oo caruurtayda aabohood noqdaa😢🤲. 4/12/2023 ilaahow sanadka cusub iyo riyo rumowday😢
@mahamoudnajah651
@mahamoudnajah651 9 месяцев назад
Waa ereyadi aun abwaan ibrahim gadhle iyo riwaayadiisi Labada fanaan waxa dhimatey xabiba ilahay haw naxariste cabdi nuur ilahay haa xafido
@mohamedsamatar7510
@mohamedsamatar7510 Год назад
Heestan aaad baan uga helaa. Waa asal. Love
@maxamedcumar9391
@maxamedcumar9391 2 года назад
Ax yaa hees anoo yar baan ku garaadaysatay Alloow ku naxariiso habiiba abadillai
@saleebaancabdi4048
@saleebaancabdi4048 8 месяцев назад
Axsan hees macaan eebe ha janeeyo xabiibo balbalaaf
@horseedmedia5456
@horseedmedia5456 4 месяца назад
The Alleele.
@maxamuudaxmad2783
@maxamuudaxmad2783 3 года назад
Heestan kamadaalo xasuus
@roblemaer4834
@roblemaer4834 3 года назад
Heesta ma Aun Buusi ayaa mar qaaday?
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 3 года назад
@Roble Maer..Waa jirtey mar uu Riwaayadan mataley Aun Maxamed Maxamoud Cige " Busi" waxaana la qaadayey heesahan Faadumo Cali Cilmi " Haldhaa" heeso badan oo kale ayeey wada qaadeen Busi iyo Haldhaa
@roblemaer4834
@roblemaer4834 3 года назад
@@SOMALIMUSICCULTURE Waad ku mahadsan tahay sida aad iigu caddaysay in heestu tahay taan moodayay.
@sir__cmc
@sir__cmc 2 года назад
Tolow muuqaalka xilliga la duubay waa xillima ?.
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 2 года назад
Muuqaalkan waxaa la duubey 80-tamaadkii qiyaastii 1984/85
@DavidEric1
@DavidEric1 5 месяцев назад
Waa 1983 gii
Далее
Cabdi Nuur Alaale - heeso shidan kaban qaaci Live
44:04
А вам, слабо?
00:22
Просмотров 30 тыс.
habiba iyo abdinour-CONCERT DJIBOUTI 1991
8:28
Просмотров 13 тыс.
Cabdinuur Alaale & Rooda Axmed - Ugaaso
11:20
Просмотров 110 тыс.
Waa riwaayadii Ragow aarsi haween u adkaysta markiina
46:07