Тёмный

XAFLADA EGLAN SALAH LONDON PART 1 

Abukar Mahdi
Подписаться 1,1 млн
Просмотров 228 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

25 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 498   
@shakiib68
@shakiib68 4 года назад
Marka laga yimaado heybta aan ahay my first favorite qabiilda somali waa DHULBAHANTE waana filaa 80% in somalida ay igala mid yihiin
@xamdixaraaago2275
@xamdixaraaago2275 4 года назад
Xaga sool midii lagu abaabiyaayUbaxii ka baxay oogada sanaag udgoon kiisiyeey iglan soo dhawoow isin iyo garaad ku aroortaay❤️❤️🌹🌹🌹👏🏻👏🏻🌹🌹
@hani8826
@hani8826 4 года назад
Mashaa allaah England show amaanta waa u qalantaa oo waxad tahay gabadh somali nimada ku wayn tahay rabbi haku dhowro yaa allaah🌹♥️♥️♥️🇸🇴
@abdulhakemaditya325
@abdulhakemaditya325 4 года назад
Ma ogi inaad akhrin doontid comment_gayga balse walal hada akhriso si naxariis leh waxan kaga codsana inaad Allah dartii SUBSCRIBE iigu sarto codsi walalnimo
@cadeeyboolo4408
@cadeeyboolo4408 4 года назад
Done ❤
@samiirayusuf2486
@samiirayusuf2486 4 года назад
Kusaray wll
@nimosweet9324
@nimosweet9324 4 года назад
Wan ku saray 🤣
@canuunixaaji
@canuunixaaji 4 года назад
waan kuu saaray lkn pls qeer soo gali hadaa duni ka takto xitaa ajirkiisa kuu soconaayo i.a
@UmuAbdalla1
@UmuAbdalla1 4 года назад
Waan kuu saaray ana ii saar mahadsanid
@adontiialle8171
@adontiialle8171 4 года назад
Walaalyal lacagta aad ku ciyaraysan mad sadaqa kula baxdan whi waxaa adduunka ka kajira caruuro agoon ah nooc kasta leeh oo aan dab loo shidin subhanallah 🙄🙄😭😭
@muhyadinali4015
@muhyadinali4015 4 года назад
Sax
@shakiib68
@shakiib68 4 года назад
Eglan salah waa qof bulsho oo qof kasta la saaxiib ah farxaani ah inta dhaqan wanaagsan ey leedahay hadaan qoraal u qaato aqrintiisa ayaaba waqti qaadanaysa hal page na laguma so kobi karo ee masha allah ka iri walal
@umucaynihenna3347
@umucaynihenna3347 4 года назад
Abayo iyo abwe hanti idinma waydiisanaayo😥waaxan idinka codsanayaa qif walba ee aqrita qoralka inuu isoo booqdo plse🙏1k igaarsiiya allah dartiis
@farhiyajamac7797
@farhiyajamac7797 4 года назад
wll wana ku sobaqnya
@lovelycabdiqani
@lovelycabdiqani 4 года назад
@@sacdiyochannel5652 hhh qof codi kaacodsaye markaa sas dhihileheet adigoo waxaa la gu qaataye aat is kadhaafto qof sharaf leh in aa dhahdo fack of 🤣🤣🤣🤣Labadaas xabo in english aa dadka ku cayneesoo naa wax ku qabso dadka ku caawi
@shugrijiya7431
@shugrijiya7431 4 года назад
Kusaray wall adina isaaar
@shugrijiya7431
@shugrijiya7431 4 года назад
@@ekraamsuleyman939 wall aniga isaar
@shugrijiya7431
@shugrijiya7431 4 года назад
@@sacdiyochannel5652 wall aniga isaar adiga raliya
@filsanbare7963
@filsanbare7963 4 года назад
Kaynadiid waa dhal fanaan waxa dhalay axmed cali cigal iyo maryan mursal waaw wuushiday meesha 👏👏👏🙋‍♀️🙋‍♀️🙋‍♀️
@mohamedcasanyo2998
@mohamedcasanyo2998 2 года назад
Wilkan madow kenadid mia cigaal aya dhalay
@YM-ie8oq
@YM-ie8oq 4 года назад
Mashallah guul gobonimo Eglan waad mudan tahay insidaa iyo si kawacan laguu soo dhaweeyo abaayo because waxaa tahay qof aad qaali u ah mashallah guulayso horena u soco walaal
@ubahisse5337
@ubahisse5337 4 года назад
My queen 👑 fiska boqortoyo ina adeertey nolow wayo badan gabdhaha hawiye gabdhaha kale katilmaman wllhi wey shiday xafladi dhan
@salmahassan6998
@salmahassan6998 4 года назад
Anu waan yaabay xijabku ma dalka kaliyuu waajib ku yhy yaab wlh naagahan waaweyn oo bilaa xishood ah kolkee qurbaha tageen bay is moodsiiyeen in qabri sugaynin😥 ilahayow xaqa nagu sug🤲
@Jamadream
@Jamadream 4 года назад
Corona virus dartii so laga mayaabo in dadka qaar kood ku nafwaayan ama ay caafimadkooda ku waayan😢😢😢waan u so ducaynaynaa inshallah illahay ha badbaadiyo
@suusaanmukhtaar3705
@suusaanmukhtaar3705 4 года назад
Dhulbahante nimo❤️❤️💉💉
@teamhorufadhimedia7168
@teamhorufadhimedia7168 4 года назад
Gabadh dhulbahante Eglan salah
@housseinawaleh1576
@housseinawaleh1576 4 года назад
waar naagtani markay waraysida qadaysy ee somalia jogtay hamay madaxa qawisanaysay inta ila dareentay like isaara
@ilhaanofficial7941
@ilhaanofficial7941 4 года назад
Abaayo iyo aboowe hadaa qoraalkaan arakto ilaah dartii igu gaarsiiya 1k bis plse🙏
@Muwahib_khayre
@Muwahib_khayre 4 года назад
Masha Allah si macan baa loo soo dhaweeyay wllhi gob weeye reer London qofkasto utaga way soo dhaweeyan
@saxibkaabdi497
@saxibkaabdi497 4 года назад
maashaa a slash abuukar Mahdi gobanimo was udhalasho walalke soomaaliyeed alaha ku xafido adiga iyo owlaada iyo xaaska alaha ku barakeeyo❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@xidiigtareersool2729
@xidiigtareersool2729 4 года назад
Eglan Salax inadertay waad u qalantaa so dhawantaa ❤❤❤
@nimcodegen336
@nimcodegen336 4 года назад
War gabdha iska daay ha ku mashquuline waa gabdha boqortooyo iska dhaleen daarood iyo duuriyaadi reer sheekh isaxaaq korneyladii harti iyo hanadyadii habaryoonis iska dhaleen habaryaro dhalasho ma uciilqabtaa jawaabtu waa may noolow hbo mcn habaryarahaab ku garbtaagan😍😍
@queen-sb7is
@queen-sb7is 4 года назад
Abukar mahdi hadaa taagerahada xushmeeneso (ilhaan xarago soo celi)🥰 Ilhaan xarago darteed ayan udaawana plz plz Tnx 🙏🙏
@misisippimisisipi2059
@misisippimisisipi2059 4 года назад
Mxa malaga sare swbnh qebti udanbeyse weykujirte
@maryansiciid7590
@maryansiciid7590 4 года назад
Ilhaan soo celi inta ka horeyso anaga waa ku la coleysan nahay taas ogow
@abdikarimabdi1084
@abdikarimabdi1084 4 года назад
kalmada masha alah micnaheda barta islaan is soo qaawisay ayaad masha alah dhahaysaa
@firdowshassan1649
@firdowshassan1649 4 года назад
Wlhi waarunta
@adontiialle8171
@adontiialle8171 4 года назад
Sax
@somalidhabah1485
@somalidhabah1485 4 года назад
🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@samuuraosman58
@samuuraosman58 4 года назад
Hhh😂😂😂😂 waa asiibtay wlhi
@zetunodowa8308
@zetunodowa8308 4 года назад
Sax wa qalad in ladhaho manshaallah
@abdourahmanahmed2168
@abdourahmanahmed2168 4 года назад
ce bien de voir de show comme çà je vous félicite bon continuation
@fathiahmedsalah7281
@fathiahmedsalah7281 4 года назад
Inadertay eglan show hore usoco dhashii sool alle hanookaadayo inader dhulbahntenimo ❤❤❤❤
@banadirproductio
@banadirproductio 4 года назад
*Wll mcn aduunyada cisi iyo sharaf ku noolow Aakhirana janada Allah kugu casuumo hal **#Subscribe** igu caawi wll mcn*
@safiyoabukar555
@safiyoabukar555 4 года назад
walal fosiya waan ku saaray xabibtii
@muniiraqurux77
@muniiraqurux77 4 года назад
Wa mudantahy in subscrib lagu saaro abayo fosiyo
@rukiamuseyussuf2287
@rukiamuseyussuf2287 4 года назад
@@ekraamsuleyman939 haa walal foosiya mahan
@Khawlabintazwar12
@Khawlabintazwar12 4 года назад
Wll wan kusaray
@saalaxfun4717
@saalaxfun4717 4 года назад
Aad ban ugu farxsanay inay somalidu Mel walba ay joogan iskarab tagan yihiin isna soodhaweyaan wana midaynu kaga dubanahay aduunga wan ku faraxsanay
@hassanmahamud9658
@hassanmahamud9658 4 года назад
Naago futo ruraaxaayo oo isku yimid ha nagu amaanine hadaan qiimo iyo wax dadnimo leenahay dalkeenaas qurxoon oo naga badan maan ku heshiino oo dawlad fiican dhisano
@saalaxfun4717
@saalaxfun4717 4 года назад
Sida loogu hishiyay inay isku qalbi xadhnano aya daldnimada na inshalaah ugu hishin doona haplahana ha cayin wa hoyoyinkeen iyo haplehena oo kale iyo ku waynu dhali doono inshalaah
@hassanmahamud9658
@hassanmahamud9658 4 года назад
saalax fun cay meesha ma taale dhaqan xumada ayaan la dagaashanahay diinteenaa na amraysa ninba tabartiis af adin iyo qalbiga marka tabarteydaa afka ah
@hassanmahamud9658
@hassanmahamud9658 4 года назад
Sacdiya Siyaad AAMIIN walashey ilaahey xaqa ha ina wada tuso waxaa nagu batay shayaadiinul insi wixii xunba ku leh waa ku taageeraa waa ku heystaa waa shidan tahay iwm aad baan u soo dhaweynaa in la helo dad macaasidaas ka hortago
@anaskajr4971
@anaskajr4971 4 года назад
Niyow markeey dimata, video- gan dadka kadambeeya markeey arkaan sookama naxayaan, mida kale ayado asturan xaflad madigan karta miyaa,mida sadaxad walalahed markey arkaan wlshod oo qaawan maxeey dariima karaan missana raga facood malakaftami karaan
@habibafarah8586
@habibafarah8586 4 года назад
Eglan wey u qalantaa in lasoo dhaweeyo in badan jomakenyata qabow iyo kuleyba soomaali weyn wey kusoo dhawesay
@fahadmukhtaar29
@fahadmukhtaar29 4 года назад
Abukar mahdi waa nin somalida aad u jacel oo aad u soo caanbixiyo kuwa talantiga leh fanantinta soo dhaweyo oo naftiisa u huro masha allah abukar mahdi illah haku xafido meshaa ka sii wad hor mar wacan ayaan ku rajenaa ilxun kuma aragto guul iyo gobo nimaa kugu ogahay inta igu racsan jacelka aad u qabtiin abuukar mahdi ha idinka arko subscribe ilke abukar mahdi 5ml subscribe inkabadan hala garsiyo wuu u qalmaa xasidnimada somaliyeey daya wuu u qalmaa abukar
@shugrijiya7431
@shugrijiya7431 4 года назад
Eglaan masha allha sikal iyo laba xalfad shiidneed runtii war asxbey channl keyga waan dhawoor jeer iso waydiisanee 🥀🥀🥀🥀
@bureekhobaari3125
@bureekhobaari3125 4 года назад
Ina ader eglaney intaasaad musig kudhexjirtaaye cayaar mabaratid miyaa mxa waye qof kadhacsan Leba lagu moodaaye
@barlinmahamudsabriye6471
@barlinmahamudsabriye6471 4 года назад
😂😂 runtaa ciyaar ma taqaano adeeg aa kamuuqdo. Ciyaar dad aa ku som baxo.
@bilicdumar7403
@bilicdumar7403 4 года назад
🤣🤣🤣🤣🤣🤣 rer tuulo caadi maha
@kungabdhoodkaroon8000
@kungabdhoodkaroon8000 4 года назад
😂🤣🤣🤣Ayeeyaday kamaad xishoon
@ugbaadsaid5156
@ugbaadsaid5156 4 года назад
Hees kalaa dhegaha ugu jirta satalayd kalay la haysataa waan ka naxay
@ruwaydaayeeyo9870
@ruwaydaayeeyo9870 4 года назад
@@ugbaadsaid5156 😂😂😂😭😭
@حقيقةعنالكرتون
@حقيقةعنالكرتون 4 года назад
Subxanaka yaacadiim xishod waa dhamaday waxaa kaloo layabnhy waa naga waawen oo bilaa xishod qiyamaha iyo sakaradka wey wada ilawsan yihiin ilahey hasoo wada hanuuniyo 😱😱😱😭😭😭😭😭😰😰😰😭😭😭😭
@hodanmawlid540
@hodanmawlid540 4 года назад
Amiin alle hana wada hanuuniyo
@aminaidris426
@aminaidris426 4 года назад
Walal qaflad bey ku jiraan
@hassanmahamud9658
@hassanmahamud9658 4 года назад
Waa wax laga xumaado waa hooyooyin 50 kii iyo ka weyn ilmahoodii maxay sameynayaan
@husseinwarsame200
@husseinwarsame200 4 года назад
illahoow umada soomaliyeed karonaha ka badbaadi koley kuwan xaalkooda wan arkaye aaamiin yaa allaah
@fadumoahmed2584
@fadumoahmed2584 4 года назад
Dhulbahante rer abtigy jcliya amantoda
@abdifarahsomali3007
@abdifarahsomali3007 4 года назад
Abtio sido kle 😍❤️
@peautyhamdi330
@peautyhamdi330 4 года назад
Sido kle
@munawarsame2906
@munawarsame2906 3 года назад
Sidoo kale habo
@fadumoahmed2584
@fadumoahmed2584 3 года назад
@@abdifarahsomali3007 kalmada abti marki la idhaho naxaris ayan darema ❤ mahsnid abti qali
@fadumoahmed2584
@fadumoahmed2584 3 года назад
@@munawarsame2906 habo one love 💋❤
@samiiraabdirahman7067
@samiiraabdirahman7067 4 года назад
Inta layaabn igland iny isbadalkedu timo,qawin marayo like isaara
@bubuqurux4672
@bubuqurux4672 4 года назад
Meshu tago sideda ayu noqonaa islmahaan ma arkin miyaa qaatimo xumo allow na astur landon warbaa yaala wllee
@samiiraabdirahman7067
@samiiraabdirahman7067 4 года назад
Khatumada allha utosiyo qof madixisu,asturna hadna qawiyaa,udaran
@shakiib68
@shakiib68 4 года назад
❤❤❤🇸🇴🇸🇴EGLAN INA DARWIISH 🇸🇴🇸🇴❤❤❤
@khalidiinissack4177
@khalidiinissack4177 4 года назад
fiska the one and only the most beautiful
@kafiyagaandaa6846
@kafiyagaandaa6846 4 года назад
Wawawaw reer aptigy naaleye axmed reer ayihaxay hapyr yoonis 💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋❤❤❤❤❤
@mohamudjakaarta7140
@mohamudjakaarta7140 4 года назад
Abtiyo soo dhawoow shukran
@samera5805
@samera5805 4 года назад
Darwishnimo ♥️
@umalkairhassen7700
@umalkairhassen7700 4 года назад
Waw xalfad qurux badan ayaa kuudhacday iglan
@XX-wl6gk
@XX-wl6gk 4 года назад
I love Feynuus Sh Daahir
@arzakfamily8565
@arzakfamily8565 4 года назад
Madxawayne SUBSCRIBE ISARA
@aasiyabeautynatural7731
@aasiyabeautynatural7731 4 года назад
Masha allah madaxwaynahayga allaw ku barakee
@TheSamale
@TheSamale 4 года назад
shadiya abdirahman Mudane farmaajo your well come. Thanks.
@shukrijama5399
@shukrijama5399 4 года назад
Aag sool midii lagu ab biyaa❤💜 🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪💪🇸🇴👍🙏🇸🇴❤🇸🇴👆🇸🇴
@FatimaAli-fe7cx
@FatimaAli-fe7cx 4 года назад
Dadkaan.subscribe ta wada tuugsanaya maxay ahayeen ma aaand rabtaan telkyga inaad wada notification ka dhigtaan
@Become_Skiller_Technology
@Become_Skiller_Technology 4 года назад
Pin ii saar wll abuukar Inta jecel barashada Technologyda fadlan kusoo biira channalkeygan ............faiada wacan............
@lalkamaalin5190
@lalkamaalin5190 4 года назад
Reer London iyo soo dhaween maxaa kala heesto
@khalidabbas9013
@khalidabbas9013 4 года назад
Waa runto walhi lalka maalin waa jaclyahan soo dhawasda🤣🤣😂
@ssh1898
@ssh1898 4 года назад
Nio dadkan waxan oo qarash ah o dambiga ku galayan mey Ani iska key siyan Ana walashod ah 😳😄
@qaaliluul2357
@qaaliluul2357 4 года назад
Kkkkkkkk
@qaaliluul2357
@qaaliluul2357 4 года назад
Waapa saaas marks bey ajar ka heli lahaayen
@asmaaxmed4825
@asmaaxmed4825 4 года назад
Wll dadkan wax fiican iskumaydin keeninin ee fisqika is jadaaya anakuna waan nikula jirnaa alaah hay nasoo wada hanuyniyo
@zamuzamu9194
@zamuzamu9194 4 года назад
Mashallahi Reer London special team Hujo; D. Abukar Mahdi, England show keep going Swt siz.
@udbihusseinali3485
@udbihusseinali3485 4 года назад
Fanaanka heesta ugu hooreysa iyo tan ku xigta Ee Mahuraan waa labadeena qaadaya Magciisa yaa ii sheegi karo
@asima9161
@asima9161 4 года назад
Naasir cunjuf ayaa la yidhaahda
@mohamedcasanyo2998
@mohamedcasanyo2998 4 года назад
@@asima9161 labada heesod ma isagah qaadah wll isojwb
@hamdahabib3126
@hamdahabib3126 4 года назад
Igalan show jaazba ma taqano hhhhh wxba ka dhacay
@hassanmahamud9658
@hassanmahamud9658 4 года назад
Jaaz in la yaqaan waa saqajaanimo amaan ma aha hadaad amaan moodo lkn qof aan aqoon meel lagu jaazaayo yimid oon aqoon ka sii qaabdaran habrahaan is walaaqaya
@saidabdi4439
@saidabdi4439 4 года назад
😂😂😂😂😂😂 askari gaardinaya ayaad modaa siday u cuyaarayso
@farhiyamohamed1311
@farhiyamohamed1311 4 года назад
@@saidabdi4439 😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@hodanshirechannel3418
@hodanshirechannel3418 4 года назад
Maxay gaardinaysaa hhhh miskiinah
@fadimohashi771
@fadimohashi771 4 года назад
Horta mayla aragtay music gaba way ka dhacsan tahay🤣🤣
@foziaali7610
@foziaali7610 4 года назад
Fiska the queen of voice
@meersiissports2515
@meersiissports2515 4 года назад
Markaa oo kale qofkii ku yidhaa horay u soco waa xaasid lkn qofka dhalalka dunida arka sidaan qurux buu u maleyn
@Xamsesmart
@Xamsesmart 4 года назад
War yaa ila arkay Ninki taxi 🚖 Waday sooka heees ku tuuurtay ahaahhaahah 😂😂😂😂😂🚖😂🚖🚖😂🚖
@hooyomacaanumayma239
@hooyomacaanumayma239 4 года назад
Kkkkkkkk ana kula arko
@amranamir1316
@amranamir1316 4 года назад
Maha taxi man waa fanan
@kingkoodshekorukaadshe8179
@kingkoodshekorukaadshe8179 4 года назад
amir magacii fananka
@redroses4071
@redroses4071 4 года назад
Wa cunjuf
@ashoaliabdullahi1797
@ashoaliabdullahi1797 4 года назад
Masha allah sis farxad ku nolow my dhiga dhulka ❤️❤️❤️
@ikraanshariif1234
@ikraanshariif1234 4 года назад
Awalba wariya waxna fanaan madhaamin mid illahy unaxariste moyaanee
@nimcomohammedjimale8531
@nimcomohammedjimale8531 4 года назад
Cunjuf baa soo galbiyey ileeeen🤣🤣 Wa wiil qalbi wanaagsan
@redroses4071
@redroses4071 4 года назад
Dhulbahante iyi hj miyay kala dhamaadan
@nimcomohammedjimale8531
@nimcomohammedjimale8531 4 года назад
@@redroses4071 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣may wlhi wa runtaa
@UmuMushii44
@UmuMushii44 4 года назад
Hadhow Bay oranayaan caruurba nalaga qaatay yaab
@Halgan396
@Halgan396 4 года назад
Walahi wa run
@Norwey000
@Norwey000 4 года назад
Wa sodoh yal kuwan carur yar ma leh
@arashka2760
@arashka2760 4 года назад
Hartinimo vivi darwiish from puntlnd
@nashaadnalka1820
@nashaadnalka1820 4 года назад
Intaas ku jclhy londan insha allh waan imaan
@maxamedmowliidxarbi4738
@maxamedmowliidxarbi4738 4 года назад
War aniga waxaan la yaabay wixi naago fanaanin ah london aya leyskuku kenay wlhi caadi mahan ikraan caraale hargeysa ayaan ku ogay malin hore ayaan melahan ka arkaayay
@ruqiyaali3856
@ruqiyaali3856 4 года назад
Reer london sharaf leedihiin❤😍❤❤❤❤❤❤❤
@أناأحبكیاأمی-ق4ظ
@أناأحبكیاأمی-ق4ظ 4 года назад
waxan layabe dumarka mexey isku qawiyana allow nahanuni yarabi
@khadroh446
@khadroh446 4 года назад
Geel jire camal eglan is jilci
@barlinmahamudsabriye6471
@barlinmahamudsabriye6471 4 года назад
😂😂 adeeg aa ka muuqdo
@filsanmohamed9200
@filsanmohamed9200 4 года назад
Nagta dhan oo xaflada lodhigayo musiga xita lama heysato see cml heee
@fahadmukhtaar29
@fahadmukhtaar29 4 года назад
Walalyaal somali ayaa isla nahee isara subscrube inagaa is cawineynaa hadii nahay somali igu sara subscribe iyo like igu soo yaca
@faadumoguuleed9735
@faadumoguuleed9735 4 года назад
Alle halaga cabsado aduunkan waa lagataginee
@samiiraabdirahman7067
@samiiraabdirahman7067 4 года назад
Mamo,faynus may cibadysato talow oo ale ulabato waba qorax si dhacyse
@Norwey000
@Norwey000 4 года назад
Why iyada kali oo arkay sa? Ilahay wa lo siman yahay iyaka dambi ku wada jiran
@hgh6577
@hgh6577 4 года назад
@@Norwey000 kaliged ma ahan exa mesha dhoban iney ka cinri dhertahay ba dhici karta lkn adunyada wxa u ayan drn qof duq ah hadana jidka tosan ka lexday mrka anaka dawaneyna xata towbad ban rabna abayo anina eglan so dhoweynteda iga badbadaty hhh wana arkay jaw hhh kasi bxy
@nim5-r1v
@nim5-r1v 4 года назад
Laanteed aabar sidu yidhaa abukar mahdi dad badan ayaa u daawada maamo feynuus darteed.
@samiiraabdirahman7067
@samiiraabdirahman7067 4 года назад
@@duvacandy5673 wala ogyahy qofba tisa in lawydinyo lkn qof cimrigas ku jira khatuma xumana kujira ban kanxaya mamadn xaqa allha tuso waqtigy,cibdysanlhyd way jogta haday ka faidysanyso
@Abdikadir751
@Abdikadir751 4 года назад
😂😂😂 qof walba cibaado laga raba😂😂😂
@simansiman4640
@simansiman4640 4 года назад
War waan idin salamay somaliyey walee akhiro warbaa jiro ileen naartuba shaqeey rabaa wax ragg iyo dumar is dhax boodayo bal eega iglaaney huuno waad xijaabnan jirtay maxaa dhacay allow na istur tan kale xanba ha ii ku ahaatee maxaas la cayishay dee soo dhawow dad kaan ku nool londan yey ku lumin
@naimamohomed5245
@naimamohomed5245 4 года назад
Sx wlhi naartuba waxa loo abuuray waa shaqo iney qabato sow maha Rabbi khaatumada ha inoo hagaajiyo dhamaanteeen yaa rabbi wlhi heesaha waan iska dhowraa' Cidna madulmiyo cidna maxanto cidna wax kama xado salad iyo soon kama tago alxm yacnii allah ayaan ku xamdiyaa qof ceeb ka asturan oo kitaabkiisa alle ku xifdiyay social media aad ayan u isticmala inta badana waxbaan ka aqriyaa Laakin tiktok markaan galo Hees leee inta tabat teyda wan is celiya waqti lumis iyo xanun ayan ka so qada wlhi
@sharaf5040
@sharaf5040 4 года назад
Ragii ingiriis dhabada ku riday dhul ingrisna waa ku baashaale wale walo tarjumi ee bahasha hoos u dhig eglan waa jeclahay ina adeertay
@xaliiimamahad8084
@xaliiimamahad8084 4 года назад
Reer Uk sodhaweyn laguma gaaro caadi mahan wlhi🤗
@simansiman4012
@simansiman4012 4 года назад
Kkk asaxabey waan idin salamay naa iglaneey oo kalay ciyaar 000 baa ka tahaye sow adigii sidii geela u socday waa ku sidee any way cafis dhaman
@ubahabdirashiid3702
@ubahabdirashiid3702 4 года назад
Eglan salah boqorad antagero wx ku dhiba ilahy kuma tuso dhal gobeed 💋💋😍😍😍❤🌹🌹🌹
@nasteha69
@nasteha69 4 года назад
Eglan ikran carale u ekatay markey bila qamar tahay yaa ila arkay
@hodanmawlid540
@hodanmawlid540 4 года назад
Kkk anaa kula arkay
@samiiraabdirahman7067
@samiiraabdirahman7067 4 года назад
Hhhh lgama yaqan
@GgGg-rc9lw
@GgGg-rc9lw 4 года назад
Haaweuektahay
@amaaldayip1638
@amaaldayip1638 4 года назад
Ikran oyara cayilan😂❤️
@cumaralijuur3411
@cumaralijuur3411 4 года назад
wwww m.a wlhi eglan show kal iyo laab laso dhaweye fanan xita sidan loma sodhaweye huuuno adika kasbataye hora usoco
@JugeQaaraamiMusic
@JugeQaaraamiMusic 4 года назад
Alla maxey meesha lacag ku qasaariyeen😀😀
@abdirahmanboqor7394
@abdirahmanboqor7394 4 года назад
Ilaaaahay aduunka wuxuu inoo keeenay Inaaaan Aakhiro u shaqaysano. dumarkan qaaawan iyo Ragan ku Dhagan waxay ka shalaaliyidoonan maaalin Aysan farxad jiridoonin ooo qofkiii Caaabuday uuun ka gudbidoono lkn Naaag qaawan waxba uma yaaaalo Rip somali
@batunali1244
@batunali1244 4 года назад
😂😂😂😂 mama feynuus cimriga Allah dheereya kow dheh still bikulina aya tahay
@daganxaajicabdi9803
@daganxaajicabdi9803 4 года назад
Queen fiska waabad Shiday meeshee alle hakaa cafiyo
@deeqaluul6155
@deeqaluul6155 4 года назад
Masha Allah eglan show
@zuzucarab8422
@zuzucarab8422 4 года назад
asturaadu waa qurux wlhi allow hanaqaawinin
@Mudan-
@Mudan- 4 года назад
Waaw waxbaa kadhaacay meshaa xaflaad iyo baadh iga dhee 🌷🌷🌷🌷🌷🌷
@ماهر-ر4ج
@ماهر-ر4ج 4 года назад
iglaney xijaabka ayaat ku khurux dahay walahidaa is astur walaal madaxa waacoowro
@shakiib68
@shakiib68 4 года назад
12 yrs ayaan aqaanay eglan maanta ka hor ayadoo madax qaawan maan arag balse u maleynaa in halkaan habeen ku ekaan doonto oo aysan dhaqan u noqon doonin ilaahay idankii
@Become_Skiller_Technology
@Become_Skiller_Technology 4 года назад
Inta jecel barashada Technologyda fadlan kusoo biira channalkeygan ................ faida wacan...............
@hodanf2829
@hodanf2829 4 года назад
London meel dhimatay waaye xaflad mooyee wax kale maqabtaan miyaa Ragii baa xitaa welcome party loodhigayaa 🤮🤮🤮🤮🤮🤮
@nimcocawl7144
@nimcocawl7144 4 года назад
😂😂😂😂😂 waa meel walan
@bilicdumar7403
@bilicdumar7403 4 года назад
Aniga in an taco next year ban raba welcome party laygu turaya🤣🤣🤣🤣🤣
@ashwaakahmed1434
@ashwaakahmed1434 4 года назад
Team abuukar mahdi ku haystaa kuwa kale ha iska qulqulaan 🙏🙏🙏🙏🙏
@sumeyyak1154
@sumeyyak1154 4 года назад
Ciyaar Mataqaanid Lkn Eglaney😂😂
@nim5-r1v
@nim5-r1v 4 года назад
Fadhiga ku ciyaarka ayey taqaana 😏
@ayanabdullah3979
@ayanabdullah3979 4 года назад
ma ila argtay hhhhhhh
@nasrachannel2167
@nasrachannel2167 4 года назад
Haaaa
@cabdishakuuri5936
@cabdishakuuri5936 4 года назад
Sosoc sosco eglaney hhhh wllay waan kuqolay abuukar mahadi salaaman sxb
@MohamedB614
@MohamedB614 4 года назад
Welcome Eglan ❤️❤️❤️❤️🌹🌹🌹🌹🌹
@kingmohaofficial8240
@kingmohaofficial8240 4 года назад
Plz alah dartis Subscribe igucawiya Subscribtina thnks all asxbta
@maryanabdillahi6725
@maryanabdillahi6725 4 года назад
Waan ku saray wll
@axlamchannel9829
@axlamchannel9829 4 года назад
Mnsha allah.iglan asluub badaney illaahy karoone haka badbadiyo my ayeeyo
@sumaya1156
@sumaya1156 4 года назад
Egland wx kaxeya unbay lhyd😂 timaha l qawisty durba way tgtay nagtu 😂👏🏻👏🏻👏🏻
@istarmaxamed1702
@istarmaxamed1702 4 года назад
Adiga hadii aad ilaah kacabsaneysid inta maxaa kukenay
@ayang7089
@ayang7089 4 года назад
@@istarmaxamed1702 maxa jiro walashay qof ilah ka cabsanaya inta ma yimado miya cabsida alle Mar walba was inay kugu tagnata wixi danbi ahna wa goni mida kle qofkan kale e su'asha so furay isagan eglan aqon u lahayn mahane eglan Kenya ayey timaha qowsan jirtay qof waliba danbigisa Alla kula xisabtamaya tas mid anaga no tala Maha wll
@rihaabqurux3990
@rihaabqurux3990 4 года назад
Fiska heesta dag dag live ayey u qadesa ma ahan play back
@ubaxgaraadcartan7266
@ubaxgaraadcartan7266 4 года назад
Yaaaa nimacaan dheeg 🤪🤪🤪Soo dhawayn ka wayen hala iga dabageeyo wax meesha ka jira plz 👀sister and bro
@abdulahimuhumed399
@abdulahimuhumed399 4 года назад
Sidra siraad walal Somali walalo dir hawiye darood Raxawayn wa walalo iskudhul iskudal waxay nogu sodagi wayday wa gabar hooyada xageda laga maro hadi nin ahanlahay kumay sodagi lahan lahay?
@suheylasaid4102
@suheylasaid4102 4 года назад
Eglan waxaa ka muqdo badow iyo reer badiyo nimo hati ay so labisatay xita reer badiyo way ka muqata ileen reer magal nimo leska ma helo
@hoodoabdi9551
@hoodoabdi9551 4 года назад
Boqorada magaca Sanaag kor u qaaday Eglan saalax cali Noolow inaabti qaali❤❤
@queen_azhwaaq9157
@queen_azhwaaq9157 4 года назад
Mnsha aallaah eglan💃❤❤❤❤
@deeqoali57
@deeqoali57 4 года назад
Aduun waaye tane alow khastumada noo suubii
@Islamictoday114
@Islamictoday114 4 года назад
Khaatumada dheh wll
@deeqoali57
@deeqoali57 4 года назад
@@Islamictoday114 ha ma arkin qoraalka qaldanay' qaatumo qayr insha alah
@Islamictoday114
@Islamictoday114 4 года назад
@@deeqoali57 Aaamin wll
@hassanmahamud9658
@hassanmahamud9658 4 года назад
Intaasba maanta qof iimaan leh baa garta ee ilaahey ha noo suubiyo khaatumada
@deeqoali57
@deeqoali57 4 года назад
@@hassanmahamud9658 amiin insha alah qaatumo qayr
@filsanqaali7005
@filsanqaali7005 4 года назад
Iglan salax jaaska mataqaano 😕😕😕
@hodanshirechannel3418
@hodanshirechannel3418 3 года назад
Muusiggaba lama socoto Waa hal geel ah
Далее
FILO QALADAADKA PART 2 XIISO GAAR AH
11:10
Просмотров 15 тыс.
XAFLADA EGLAN SALAH PART 2
53:13
Просмотров 191 тыс.
Скинь той самой ❤️‍🔥
00:15
Просмотров 17 тыс.
ISMAACIIL AARKA WARAYSI XIISO BADAN EGLAN SHOW
42:41
Просмотров 392 тыс.
FILO QALADAADKA PART 1
11:02
Просмотров 129 тыс.
XAFLADA SOO DHOWEYNTA JAAJUMOW EE LONDON 2020
1:01:25
Просмотров 335 тыс.
FARXIYA KABAYARE XAFLAD GOOD BYE LONDON KOOXDA GURMAD
14:21
SAALAX CARAB WACAN SHOWGII LONDON 2023
5:43
Просмотров 49 тыс.
SOODHAWAYNTII EGLAND SHOW EE FANAANIINTA LONDON PART  1
37:56