Тёмный

XAFLAD NASRA ABTIDOON FARXAD AYEE LA OYSAY IYO TEAM27 SI WAALI ULA DABAAL DAGAY SAFAR SALAAMA..😢 

Amira Qurux
Подписаться 1,1 млн
Просмотров 234 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

25 июн 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 573   
@adoontiallesiman262
@adoontiallesiman262 2 дня назад
Amiira saakoyinka balaaran iyo cabaayadaha xiran o balaaran saa ugu qurux badan tahay lee Qurux iyo joog iyo jamaal Allah u wuu dhamays tiray abaayo marka dhar kugu dhagan ha xiran dadka indhah u ilaali adiguna isha iska ilaali masha Allah inta ku dhahayso inyar waaye Allah haku xafido
@yousra52
@yousra52 2 дня назад
Labadba wey ku qurxonthy,lkn,kuwa ku dhagnen kasi qurxan m.a❤
@adoontiallesiman262
@adoontiallesiman262 2 дня назад
@@yousra52 waa ogahay lkn il baa ku dhacaysa xubno qurux badan markay muujiso waana danbi ileen rag baa meesha jooga moho abayo
@yousra52
@yousra52 2 дня назад
@@adoontiallesiman262 haa sax wa runtda abayo
@masturaMohamett-sh5co
@masturaMohamett-sh5co 2 дня назад
masha allh waa arrin wanaagsan waxadsheegtay walsheeyy shukran ❤
@KowtharMohamed-ps8fj
@KowtharMohamed-ps8fj 2 дня назад
M.a
@adoontiallesiman262
@adoontiallesiman262 2 дня назад
Qof qalbi wanaagsan waaye safar dheer bay usoo gashay sidii ay farxada kuu la qaybsan lahayd waayo wanaagaaga iyo daacadnimadada ayay ogayd waadna u qalantaa Amiira in safar dheer lagu soo galo hadana nasrka waxad u sagooti seen sidii ugu quruxda badnayd xaflad Qurux badan iyo 900k ba isku soo beegmay waa laba farxadood ❤🎉 Nasra markay Malaysia imaanaysay waxay maraysay 852k 48k baa kuso biiray team Amiira way babiyeen ❤ so wllhi ani dad kala safraya ma arki kari ilintana ma ceshan karo 😭 safar salaama nasro Adna iyo Amiiro iyo nasra o mar kale wada jooga waan rajaynaa inaan arko sxbtinimadu waa hanti 👭❤❤😪😢
@apdirahmanmohamed-qc3pf
@apdirahmanmohamed-qc3pf 2 дня назад
Team amiira ilaahey. ayaan idinku dhaarshe ani hal Mar gacanta isaara si aan malinteyda ufarxo ilaahey ayaan idinku dhaarshe😢
@FartaFinta
@FartaFinta 2 дня назад
Ma iga hysaa neh🎉❤
@alonegirl8
@alonegirl8 2 дня назад
Waa iga heysa abowe ❤️
@Imraan53
@Imraan53 2 дня назад
Gulayso bro😎
@user-zk7ep2qw8u
@user-zk7ep2qw8u 2 дня назад
Wan ku saray Wll horay usoco😢😊
@haninora533
@haninora533 2 дня назад
Sundus iney maqantahay waa la dareemooyaa wlaahi caawa ogaadey sundus iney shidan tahay yaa dareemey👑☀️🌻✨
@aard6446
@aard6446 2 дня назад
Koko xaasid nimo uwaday
@ameyra1
@ameyra1 2 дня назад
​@@aard6446 arak afkeed😂😂😂
@ayanmohamed218
@ayanmohamed218 2 дня назад
@@aard6446😂😂😂😂😂😂😂
@SakariyeCabdiqani-ge1mc
@SakariyeCabdiqani-ge1mc 2 дня назад
Dadka beenta kala tag koko aa sifiican loo tabay❤​@@aard6446
@MariyaMaxamed-te6jn
@MariyaMaxamed-te6jn 2 дня назад
Wllhi sundus nosoo laabo😭
@falizmohamuud4578
@falizmohamuud4578 2 дня назад
Caawo waa naga so daahisay saa usugaaye lee in aad wax so dhigto milyan qurux❤❤
@Kokobulle18799
@Kokobulle18799 2 дня назад
Dunidaan masoo marin ruux ka qeyr badan nabi Muhammad scw ❤❤❤
@maryamaibrahim-pz6nk
@maryamaibrahim-pz6nk 2 дня назад
Scw scw.❤
@anfaccali5000
@anfaccali5000 2 дня назад
Scw
@IfraxMowlid-cc5yn
@IfraxMowlid-cc5yn 2 дня назад
❤❤
@sacdiyosiman374
@sacdiyosiman374 2 дня назад
Scw scw scw scw ❤❤❤
@XalimaMahamed-gs8le
@XalimaMahamed-gs8le 2 дня назад
Scw scw scw scw
@najmakhaliif8608
@najmakhaliif8608 2 дня назад
Amiira saan kugu tashano lee markey xaflad jirto mahadsanid waan ku sugeenay guriga dhan safaa lagugu jiray ❤❤
@queenruun9709
@queenruun9709 2 дня назад
Ayada xataa wana ogtahay inaa ku tashano😂
@najmakhaliif8608
@najmakhaliif8608 2 дня назад
@@queenruun9709 haa wlhi xafladi 1m ciilka IGA qabtay lee duubisteeda tan uqaban Ani sidee inoogu duubtay 😩❤️
@Doujamohamuud
@Doujamohamuud 2 дня назад
Amiira caawa inee shidanthy inta ila aragtay like 😂❤
@SILENT______GIRL143
@SILENT______GIRL143 2 дня назад
Alla faadumo iyo amiiro markeey hab isasiinaayeen qosoleey igu dileen wllhi 😂😂😂😂
@khadracabdulahi6574
@khadracabdulahi6574 2 дня назад
😅😅
@filmshop1954
@filmshop1954 2 дня назад
Dunidaan masoo marin ruux ka qeyr badan nabi Muhammad scw
@isaakbakool273
@isaakbakool273 2 дня назад
Ceyda iyo Amiira lamanaha ugu shidan social media ❤❤❤
@Kiii629
@Kiii629 2 дня назад
Amiroooy mashallah il binadam alle hakaa haaayo abaa dresss yada saan waaasaca u ah ku shidan thy markasta gasho adi dhan princesss u ekaatay wax kugu dhagan iska dhaf queeeeen 🫡👑
@DeeqowAbuukar-ld8pz
@DeeqowAbuukar-ld8pz 2 дня назад
Dunidan ma soo marin Ruux kasha Raf badan kana run badan Nabi muxamed Scw ❤❤😢
@user-cr1zg1zm9h
@user-cr1zg1zm9h День назад
Scw❤❤❤❤❤❤
@Amalmaxed
@Amalmaxed 2 дня назад
Nasra amiira saaid ay u jeceshay meqa mar ay hab siinaysa ufiirsanda ❤
@user-Asma254
@user-Asma254 2 дня назад
Xita mrkii hesta sagotinka dhamanese we isku oyen😢😢😢calosha ihurte wlhi
@halimosheikhnuur3140
@halimosheikhnuur3140 2 дня назад
Amira qurux dharkan camal aya kugu ogahy masha Allah wad ku qurux badanthy🎉
@user-muktar528
@user-muktar528 2 дня назад
The Best person in this works is our prophet Muhammad scw ♥️♥️ scw scw ♥️♥️ scw ♥️ if u like our prophet like hear
@user-ys3hp2gx8l
@user-ys3hp2gx8l 2 дня назад
AsertuhgyEReiokmlbmcy❤🎉FGtuhgtuhjkliy❤sertuhikly 😂🎉
@CEYDA925
@CEYDA925 2 дня назад
ONLY TEAM AMIRA QURUX ONE❤LIKE
@nasrohasan4943
@nasrohasan4943 2 дня назад
Safar salaama nasro abti doon❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@sulekhoOmar
@sulekhoOmar 2 дня назад
❤❤❤
@YuslimJeylaani-bc2ch
@YuslimJeylaani-bc2ch 2 дня назад
Hampalyo sister 👸🏻 🎊🎉👏 Ceyda iyo Nasra 1M ayaan urajeynaa inta igu raacsan 👍👑❤️
@maxamedjeylaani566
@maxamedjeylaani566 2 дня назад
I.a wan sugeynaa Pro👑💯 Hambalyo 🎉
@SacdiyaXasan-vn8hs
@SacdiyaXasan-vn8hs 2 дня назад
​@@maxamedjeylaani566❤❤❤❤❤
@Adnaanmuuze
@Adnaanmuuze 2 дня назад
TEAM KAAMIL AND MALIKA ONE LIKE ❤😊
@LaciyowRacaale
@LaciyowRacaale 2 дня назад
Team cadnan and samiya 0ne like
@hamzesheikhmohamuud4799
@hamzesheikhmohamuud4799 2 дня назад
A❤❤❤❤❤❤❤
@sowdoabdi7082
@sowdoabdi7082 2 дня назад
ok
@QaliAbdulle
@QaliAbdulle 2 дня назад
❤🎉😂😅 I love and I love 3:49 Zachary video 📸📷📷 Michael Jackson
@Cimraannoor
@Cimraannoor 2 дня назад
Asc mafiicantahay amiira 😂🎉
@Ducaqabto
@Ducaqabto 2 дня назад
Maasha Allaah team 27 dad qiima badan oo bini’aadam nimada ku weyn tahay Nasra Cadey Hambalyo Hambalyo Nabad iyo Caafimaad ku tag bye Nasra Qalbi Saafi ❤❤❤Hada Haa Haa 🎉🎉🎉🎉🎉
@user-naazuu01
@user-naazuu01 2 дня назад
Koko&sundus xaflad ekamaqayihiin manuureeso wllhi😩❤
@user-vg3tc5bq2b
@user-vg3tc5bq2b День назад
Sorry wll lkn ani amiiro qurux ijogto
@user-jv7op1ue3m
@user-jv7op1ue3m 2 дня назад
Hambalyo Hambalyo Nasra Abtidoon 900K🥳👸🏻🥰❤adigana amiira wad mahadsanthy 💯 wayo wajibkada kaso baxde side iyada farxda kula qeebsate ayaa adigana mid kalaba jibaaran ula qeebsate intasna waxa laga helaa qof nasaba oo qalbi fcn 👏👏Wan ku ogsanhy mar walba wanagada 🙏
@NaciimaIb
@NaciimaIb День назад
@@user-jv7op1ue3m hambalyo hambalyo nasra abtidoon 900k
@MunaQaaali
@MunaQaaali 2 дня назад
Amiira qofta ugu videoka shidan xafladaha iyadn ku taashada ilhy gacanta haku barakeeyo qliyyy❤❤❤🎉
@UmuCabiir
@UmuCabiir 2 дня назад
Malaysia 🇲🇾 inaa aado ii qorsheysan team 27 qof number kiisa mahayo qofa ka aqaano aa team 27 ka aheen maqanoo 😢😢😢
@Najaxmuxumed-ut3zq
@Najaxmuxumed-ut3zq 2 дня назад
Waa isku qulshelenahay
@anzalmaxamuud778
@anzalmaxamuud778 2 дня назад
😂ani xataa waa rabaa wlh nakeena aa is raacneee
@zagalmohamet7462
@zagalmohamet7462 2 дня назад
King ceyd king alfa pesa io ayaaniita intaa lanbaradodo wlhi
@Mineyyyyyyy
@Mineyyyyyyy 2 дня назад
​@@zagalmohamet7462pesa woba iska badla 90ka nubrkisa😂😢
@user-kq6rh7in5g
@user-kq6rh7in5g 2 дня назад
Kuli what's appka ka haaye video hmpplyo xtaa oo link kusameesto iso wda smeeyen legend wyeh ceyda iwda bare😂
@sihaamkaba2128
@sihaamkaba2128 2 дня назад
#Yaa rabi allow hamigayga ii rume plz amiin ii dhaha asxamay😢❤
@HanitaMohamed
@HanitaMohamed 2 дня назад
Amiin yarabi ❤
@Cadarmaxamed58
@Cadarmaxamed58 2 дня назад
Hambalyo nasra qurux team amiira hada nahay 1m kugaarsiin laheen inaa cayow baxdo Ma aheyn ❤😢
@afnaanmohamed9765
@afnaanmohamed9765 2 дня назад
Nasra waa gabar qalbi wanaagsan intaa safar usoo gashay sey walasheed uga garab muuqato habeenkeda
@king_amiid
@king_amiid 2 дня назад
Team amiira qurux on like🎉❤
@MaldiniZakaria
@MaldiniZakaria 2 дня назад
Amira qurux please comment iso gaal waalashey
@axmedcade2840
@axmedcade2840 2 дня назад
Kusali nabiga scw 😊
@Adnaanmuuze
@Adnaanmuuze 2 дня назад
TEAM AMIIRO QURUX ONE LIKE ❤😊
@adontiialle2748
@adontiialle2748 2 дня назад
Sundus 300k way gartay 😂❤❤
@Fans_sunmriko
@Fans_sunmriko 2 дня назад
First one team Amiira qurux one like 👍
@user-il4de2rz6c
@user-il4de2rz6c 2 дня назад
Inta cawada dhan amiiro sugeysay❤
@fowziyomaxamed9109
@fowziyomaxamed9109 2 дня назад
Allah is one 😢❤☝️
@NaidaAbdi
@NaidaAbdi 2 дня назад
We know that what else do you have
@mohamedyousef-yw5ql
@mohamedyousef-yw5ql 2 дня назад
hambalyo sundus way gaadhay 300k ka badan bay uqalantaa💯💯💯🖤🖤🖤
@KOKO_BUULE_45
@KOKO_BUULE_45 День назад
Waxaa laga yaabaa inay noqoto markii ugu dambaysay aad qorto Scw 🥺
@hamdiahmed8005
@hamdiahmed8005 2 дня назад
Sundus 300k🎉garte Amiira qurux❤❤
@Qalbidojah
@Qalbidojah 2 дня назад
Amiiro waa gabar qurux badan OO naxariis badan amiiro inka jecel waan idin jeclahy❤❤
@hajihassanyassin1653
@hajihassanyassin1653 2 дня назад
Masha Allah Nasro Abtidoon Waa Murwo sharaf leh guulayso walaalo
@ALPHA_Official731
@ALPHA_Official731 2 дня назад
Ilaahow Maruun Team 27 kaso ag muqdaa😢😢😢
@user-tk3nj7je1l
@user-tk3nj7je1l 2 дня назад
Hambalyo Hambalyo Hambalyo 900k 🎉🎉🎉 intas iyo in kabadhan kabadhan kabadhan wad uqalanta my sister ♥️
@diogojotta2578
@diogojotta2578 2 дня назад
Amiiro qurux Wan ku salamay😢😢
@Kiii629
@Kiii629 2 дня назад
Amiro plss salax ka dhac oo jismigiisa wax haka sheegin adi si kaftan ah baad u tiri ookiyaalahan ma dhigtid miya lkn caqligan saaan dareemayo indhaha bu ku qarinoooya alle ha caaafiyo wiilkaaas Adi na qalbigiiisa ilaaali abaaa hadaladaaas ooo kle waaba iska dreemi karaaa wey dhibaayan fahan oo ka joooji sida waji duq,iyo wax la Mid ah
@aminatoohe5419
@aminatoohe5419 2 дня назад
M.a Qof wax fahmaya ayaad tahy 😢alle haku xifdiyo
@user-js9oi4pv2e
@user-js9oi4pv2e 2 дня назад
Team amiiro one like❤
@MssFaraxsan2898
@MssFaraxsan2898 2 дня назад
Hambaliyo hambaliyo Abyo Mcn Nasrayyyy ❤❤❤ Team Amiira qurux isn't Easy yaqay ❤❤❤
@queennadia4390
@queennadia4390 2 дня назад
Amiradeyna cawa waad so dahday maxa ku helay gacalo nasra safar salama nabad kutag sis 😊Amira istel aya igu garacday wow ❤❤❤
@user-jj2wc6zv2i
@user-jj2wc6zv2i 2 дня назад
Amiira qurux yutubka sundus ayaanle soo firi 300k sobis karabaris omg 😳 😱🎉❤
@ijaabl1232
@ijaabl1232 2 дня назад
Team amira one like💫💥💨
@FaatimaHissein
@FaatimaHissein 2 дня назад
Team amiira qurux one like❤❤
@rayaanahmed
@rayaanahmed 2 дня назад
Ifka lagu yahay walal😭 Wan idin baryaa walalayaal i caawiya 13k i gaadhsiiya please 🙏 😭 ina soo dawo fadlan
@nasiixamacalim1473
@nasiixamacalim1473 2 дня назад
Amira labadada walal labadadii sxb lsbadadii matano Koko iyo Sundus ilahey nabad hakugu keeno 3 diina wax isla dubeysin isla jogtan wan idin xiisnay Wlhi 🥰🥰🥰🥰
@aminacabdiqadir
@aminacabdiqadir 2 дня назад
way jogan waysan xalfada tagin
@IfraahIsmail
@IfraahIsmail 2 дня назад
Hanbalyo hanbalyo hanbalyo walal shaay nasra Abtidoon 900k🎉🎉🎉🎉🎉
@IfraaxMuqtaar
@IfraaxMuqtaar 2 дня назад
Team amiiro one like ❤❤
@faridaxaji6821
@faridaxaji6821 2 дня назад
Masha allha hambalyo hambalyo 9000k xabti nasra safar salama illhey nabad ha kugu geeyo 🤲❤️❤️❤️❤️
@AsmaAli-9
@AsmaAli-9 2 дня назад
Wow Masha Allah congratulations 🎉 nasra ❤saan usugaaye lee ❤
@AyanMohamed-sr4jy
@AyanMohamed-sr4jy 2 дня назад
Yaaa ila jecal fidiwasha walashe amiira qurux ❤❤❤❤
@TOP10_CHANNEL199
@TOP10_CHANNEL199 2 дня назад
Amiiro dharkaan saa id ugu quruxbadantahay masha allah Saakoyinkaa aan ku dhagneyn qurux wye wllhi masha allah ❤
@user-rj3zk9gj2w
@user-rj3zk9gj2w 2 дня назад
Alla necbiya markuu ruux iga tagayo 😭 Safar khayrleh washay nasro illahay nabad hakugu geeyo🤲🥺
@AxlaanMaxamed-zj1tm
@AxlaanMaxamed-zj1tm 2 дня назад
Team walba one like❤
@Liban_leo27
@Liban_leo27 2 дня назад
Horaa loo yidho saxan saxan ku gud barteedaad dhigtayn heer Malaysia 🇲🇾 ✌️👍🙌
@soumyos7802
@soumyos7802 2 дня назад
To morrow independence day Djibouti 🇩🇯 27juin inoso hambalyeyaa
@user-lg5of3jk2z
@user-lg5of3jk2z 2 дня назад
Amiira abaa farintaan hadavaragti love isaa plz❤❤
@IfraaxAbdikadir
@IfraaxAbdikadir 2 дня назад
Hada leeba lasoo dhigee goorma comment soo bixiseen😂😂❤
@Sarasiman123
@Sarasiman123 2 дня назад
Wa lawada sugaye
@kanoochannel2233
@kanoochannel2233 2 дня назад
Team amiira qurux ❤
@nasteexocabdi2297
@nasteexocabdi2297 2 дня назад
Nasradeena hambalyo hambalyo my queen marna macalimadeyda ❤🎉🎉🎉
@SeynabAli-rb3cx
@SeynabAli-rb3cx 2 дня назад
Team amiira qurux one like 👍
@user-vg3tc5bq2b
@user-vg3tc5bq2b День назад
M.a .amiiro qurux dharkan wafiga wad ku shidan tahay❤
@hamdaapdeksheekh4877
@hamdaapdeksheekh4877 2 дня назад
Tnk amira walhi waa iga dhista xaflada ❤😊
@user-px1wd5sg1c
@user-px1wd5sg1c 2 дня назад
Alla sundus adaa kmqan meshan amiro sundus maa losgu wyey❤❤❤
@Nuhamiirofficial
@Nuhamiirofficial 2 дня назад
Congratulations 900k nasra abtidoon🎉
@sacdiyacabdirshiid9881
@sacdiyacabdirshiid9881 2 дня назад
Amiiradeena Comin soon 2M❤❤🎉🎉
@user-hu3ok4pi8d
@user-hu3ok4pi8d 2 дня назад
Amjiro sundus 300k beegaartay
@user-lk4dd1sd4v
@user-lk4dd1sd4v 2 дня назад
Habaliyo walashey nasra abdidoon🎉 ilaahay ha ku nawat geeyo😢🤲🤲🤲
@RuweydoMohamed-zm5pz
@RuweydoMohamed-zm5pz 2 дня назад
Hada Ayan ogaday waxa uso dahisay bashal badan oo you tube kale aan ku arkin Aya so waday thanks 😊 ❤
@hibohassan1796
@hibohassan1796 2 дня назад
Congratulations 🎊 👏 🎉🎉kun1 iyo kow jeer Nasra Abtidoon ❤
@ubahfarah3135
@ubahfarah3135 2 дня назад
Congratulations 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉my dear sister nasro
@FartuunOsmaan-ip7ph
@FartuunOsmaan-ip7ph 2 дня назад
Team amiira qurux cawa wx kle waye😮❤
@MaidaAbdikadir
@MaidaAbdikadir 2 дня назад
team walpa waa iwasheyn❤🎉
@user-op8lc7kl8c
@user-op8lc7kl8c 2 дня назад
Miss mlyn qurux hambaliyo my queen 🎉🎉❤❤❤❤
@hodanabdirahman9334
@hodanabdirahman9334 2 дня назад
Maansha alaah dad qalbi fiican reer Malaysia 🇲🇾 armaan idinka dartiin Malaysia 🇲🇾 u imaada waan idin jeclahay walaahay dad gob ah ❤❤❤❤❤❤
@Sahara-fc2bz
@Sahara-fc2bz 2 дня назад
Team Amiira qurux one like ❤
@dahaboosman1228
@dahaboosman1228 2 дня назад
Manshalah congratulations nasro 900k hanbalyo hanbalyo &bye bye miss million qurux ❤❤❤
@ArdoYussufBarre-qp4tp
@ArdoYussufBarre-qp4tp 2 дня назад
Masha allaah tabarakallaah hambalyo wlshy nasro
@FADUMOAXMED-zi3bw
@FADUMOAXMED-zi3bw 2 дня назад
M.a may team 27 io walaasheyan nasro abdi doon hanpalyo hanpalyo hanpalyo 🎉walaashey mcn 🎉🎉
@Team_qabqab45
@Team_qabqab45 2 дня назад
Team Amiira like 👍 😢
@zeynabadam6173
@zeynabadam6173 2 дня назад
Finally Amiiradeena❤ this video❤
@user-jx4vv3ey7t
@user-jx4vv3ey7t 2 дня назад
Maashaa Allah ❤️ ❤️
@Fatimamohamed-li4cx
@Fatimamohamed-li4cx 2 дня назад
Wlhi sunduz iyadaa shida xafladaha mnta wn u xiisnay
@user-do8gd5zm6t
@user-do8gd5zm6t 2 дня назад
Team Amira one like ❤❤
@QULUBTA
@QULUBTA 2 дня назад
Walal ilahay ayan idinku daarshe 1k subscribers i gaadhsiya mudo ayan idinka codsanaya khyr ayan so gudbiya iyo wacdi aakharadada iyo adunkada ku anfici khyr ayan kugu yeedhaya😢🙏
@RuweydoMohamed-zm5pz
@RuweydoMohamed-zm5pz 2 дня назад
For team Amiira safar salamo walasheyna nasro 😢😊❤
@budeybudey2707
@budeybudey2707 2 дня назад
Sundus 300 way gashay Mashallaah hambalyo hambalyo hambalyo sundus ❤❤❤❤🎉🎉🎉 saxiibta 300 Mashallaah sundus hambalyo hambalyo ❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@zakiita
@zakiita 2 дня назад
Congralution900k🎉🎉🎉
@samiraabdallah19
@samiraabdallah19 2 дня назад
Hambalyo Somali weyn 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️❤️❤️♥️❤️♥️♥️♥️♥️♥️
@AbdirisaqAli-tk4pb
@AbdirisaqAli-tk4pb 2 дня назад
Guuleysoh abyo❤
@maryamojacfar6275
@maryamojacfar6275 2 дня назад
Yes Ana ugu horeya
@MaryamaAbdirashid-xd4si
@MaryamaAbdirashid-xd4si 2 дня назад
Masha allah cawa waa nuraysa amiioy❤❤
@AaminaMaxamuud21
@AaminaMaxamuud21 2 дня назад
M.a wlshy amiira wad ku mhdsn tahay xlfda nasro sababta ka danbeysey amiirdena qlbi xbxab jh guulayso wlshy mcn amiira mel kasta ad jogtd allow mar un amiro i kulan sii 😢 walaltinimo jecylka wax ka taqnaa boqoradena amiira l love you pyh mcn
@yaasmiinclaahi321
@yaasmiinclaahi321 2 дня назад
Aamiro qurux salaman nasro congratulations ❤🎉
Далее
SUNDUS AYAAN KADIS UGU TAGAY IYO  HADIYAD QAALI AH..?
11:37
220 volts ⚡️
00:16
Просмотров 493 тыс.
Crazy Girl destroy RC CARS 👩🤪🚘🚨
00:20
Просмотров 2,3 млн
Princess treatment whole day👸Surprise for Emaan🥹
34:44
DAGAALKA SAGALSOMALI IYO SUCDI #ARIMAHABULSHADA
13:31
Просмотров 3,6 тыс.