Тёмный
No video :(

XAFLADII UGU SHIDNED WACADARIHII ADUUNKA KOKO OO…!!!🥰😱 

Ayaaniita Official
Подписаться 454 тыс.
Просмотров 22 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

5 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 44   
@KoKoBULLE-its
@KoKoBULLE-its 3 месяца назад
Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)🕋❤️👍😢
@Bintulcaqli
@Bintulcaqli 3 месяца назад
Dunidaan masoo marin ruux ka qeyr badan nabi Muhammad scw ❤❤❤❤❤❤❤
@Maxamedmubaarik11
@Maxamedmubaarik11 3 месяца назад
Illaahay labadaada waalid iyo adigaba janada haku geeyo hadaad booqato janalkayga aamiin yaa rabbi 😢😢😢
@AyaanXuseen-tk1to
@AyaanXuseen-tk1to 3 месяца назад
Team koko Habalyo 500k 🎉
@ubaxcali2067
@ubaxcali2067 3 месяца назад
Xafladii ugu shidneed ugu nidaamsaneed Wali waad uqirtey
@kaltunkaafiya
@kaltunkaafiya 3 месяца назад
Gorgeous ayaaniita Labiska ladhacay qurux ❤
@Fatimamohamed-li4cx
@Fatimamohamed-li4cx 3 месяца назад
Masha Allah waar amiira iyo iamk dadka style iyo qurux bay ku xasuuqeen Alla labadaa waa na waalayaan Masha Allah Sundus iyo saalaxna dheesha waa nagu garaaceen m.a❤❤❤❤❤ Ayaanita mnta adiguna outfitkaagu 10/10 buu ahaa super woman keep going quruxeey
@wanagsan8899
@wanagsan8899 3 месяца назад
Ayaanitaa dharkaga qurux iyo dhexyar mnsha allah ❤️👸🥰✨
@hamsahassan5788
@hamsahassan5788 3 месяца назад
Maasha'Allaah Tabaarakalaah gabadha ugu labiska islaamiga ugu qurux badan ,Wallaahi waa ugbaad ,Waligaa hayska qafiifin
@kaztova5901
@kaztova5901 3 месяца назад
Asad 2m Adna 1m Koko 500k FadiL 400k Amina ugbaad 100k 🎉🎉 Team 27 is not easy wlhy
@UmuSalmaan2020
@UmuSalmaan2020 3 месяца назад
Illah xishoodka nagama qaafo na xishood oo is astur gabareey
@Kokobulle832
@Kokobulle832 3 месяца назад
Kusali nabiga scw waxa lagayaaba inaad mardanbe arkine❤
@user-zm4gg9xs8t
@user-zm4gg9xs8t 3 месяца назад
Ayaanita waxan ku ragaynay inad gaadhid 500 k 😂🎉🎉🎉🎉❤❤
@Mineyyyyyyy
@Mineyyyyyyy 3 месяца назад
Wawryyyyyy❤aynteydaa👸😩🫶wlhi cawa waka heyaa m.a waba idhiptey wlhi inbadan is dhahye tan labiska maxa udide lkin cawa m.a m.a sidan kuwad o facda usrey wligaa❤
@shukrihasan6425
@shukrihasan6425 3 месяца назад
Mansha allah Ayaanita caadi ma tihid caawa meesha ada ugu shidan.Cambuur anagu dishan
@AdneRamadaan
@AdneRamadaan 3 месяца назад
waaw ayaaniita waashidantahay😮😮🙈 quruxleeydiidi koko habalyo abaayo
@NastexoMaafiyo
@NastexoMaafiyo 3 месяца назад
Masha allha walshey Ayaaniita quruxa dumara❤
@marishsulieman9669
@marishsulieman9669 3 месяца назад
Ayaaan wll alle ka baqa wxan dhar lama odhan karo cawradiina banaanka taaala qaladna hayfahmin walshay ❤❤❤❤
@ashaomar6719
@ashaomar6719 3 месяца назад
Istaaqfuru'Allah inta qaawan Allah ha soo hadeeyo.😢😢😢
@KhadijaGedi-so4nu
@KhadijaGedi-so4nu 3 месяца назад
Manshallah abyo Hor usco
@Faizo_jano27
@Faizo_jano27 3 месяца назад
Congratulations ❤ Mcnteydih ❤
@ubaxcali2067
@ubaxcali2067 3 месяца назад
Kokodeydii yariista eh hambalyo
@ashaomar6719
@ashaomar6719 3 месяца назад
Fauzia in ey codsiga Koko jebiso waa qalad iyo yasteen oo aan geed loogu soo gamban.😮
@cabdilqaadirfaaraxdhasovic3013
@cabdilqaadirfaaraxdhasovic3013 3 месяца назад
Suber waman xalay wana washay ❤🎉
@dahaboosman1228
@dahaboosman1228 3 месяца назад
Manshalah xaflada koko buule another level 500k hanbalyo dharka is ku wada nooc all black dresses super woman 🥰😍
@saharwafa7539
@saharwafa7539 3 месяца назад
Maasha Allaah waa shidantahay
@user-ef8ws2cs8k
@user-ef8ws2cs8k 3 месяца назад
scw scw scw scw scw❤ scw❤
@HamdiAdan-jp1sg
@HamdiAdan-jp1sg 3 месяца назад
𝐌𝐚𝐬𝐡𝐚𝐚𝐥𝐥𝐚𝐡
@maslaxmoha7085
@maslaxmoha7085 3 месяца назад
Ayaaniita Poqorad ❤😊
@queenfardowzaofficial4444
@queenfardowzaofficial4444 3 месяца назад
Asxabey iisoo daawada video cusub soo giliyee🎉🎉
@user-qn1xd6md6h
@user-qn1xd6md6h 3 месяца назад
Super women 🎉❤❤
@Liiiiyaan
@Liiiiyaan 3 месяца назад
Ayaaniita maanta amiira maa kuu soolabistay qurux 😂😂
@alonegirl8
@alonegirl8 3 месяца назад
Ayaanita woow cawa wey shidan tahay ❤🎉
@MaxedNuurCali
@MaxedNuurCali 3 месяца назад
Xaflada koko adnamajoogin miyaa
@abaaysiidow7612
@abaaysiidow7612 3 месяца назад
Mashallah 😊😘
@user-kd1hh7zi4x
@user-kd1hh7zi4x 3 месяца назад
Congratulations my queen
@salmaapdull2966
@salmaapdull2966 3 месяца назад
Hambalyo hambalyo queeney🎉❤
@HabibaYussuf-on8dn
@HabibaYussuf-on8dn 3 месяца назад
Mashaallah hambalyo hambalyo walasheey koko 🎉🎉🎉
@XamseNiino
@XamseNiino 3 месяца назад
Ayaanita wanku wadanaa like❤🎉🎉
@user-kd1hh7zi4x
@user-kd1hh7zi4x 3 месяца назад
Fowsiyo aan gaa dhasino 300 k
@user-kj2pm9vh5o
@user-kj2pm9vh5o 3 месяца назад
🎉🎉🎉
@najmocali-ob6ef
@najmocali-ob6ef 3 месяца назад
Hamplyo😊
@hamsahassan5788
@hamsahassan5788 3 месяца назад
Ayaaniitooy yaan lagaa waalin gabar akhlaaq iyo diin ku dheehan baad ahayd .Iska daa dharkaan caariyaadka ah oo cawradaada sawiraaya aadna habo waad ucsyishey .Habo qof kaa naxaa wax kuu sheega .Waa iga talo waalid .
@SiraadSaalax-jw9qq
@SiraadSaalax-jw9qq 3 месяца назад
🎉lpahkznmt❤🎉❤ 0:28
Далее
How to get Spongebob El Primo FOR FREE!
01:36
Просмотров 14 млн
لدي بط عالق في أذني😰🐤👂
00:17
Просмотров 4,3 млн
Fixing Plastic with Staples
00:18
Просмотров 697 тыс.
ARIMAHEENA OO XAFLADAYDA SI QIIRO LEH OOGA HADLAY
18:40
UGU DANBEYN WALASHEY AYA II IMADAY…!!!🥹❤️
8:36