Тёмный

XALADII UGU DARNEYD & FURIINKA LAMANAHAN CABDULLAHI & MARYAN RUN & BEYN XAQIQ ADIGA KA QARSOON MUQAL 

Caaisha Lifestyle.
Подписаться 130 тыс.
Просмотров 39 тыс.
50% 1

Fadlan hadii aadkayartahay 18 sano muqalkan hadawan mahadsanid

Опубликовано:

 

17 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 106   
@caaishalifestyle.5663
@caaishalifestyle.5663 2 дня назад
WALALAHA QALBIGA WANAGSAN WAXAN IDINKA CODSANAYA INAD KUSOO BIIRTAN RU-vid KENA KALE OO AAD SUBSCRIBE INOO SARTAN👉ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-LYufMYrzFpo.htmlsi=yYE9RrwYAtALQ5NL
@AhmedgabowGarmadow
@AhmedgabowGarmadow 2 дня назад
Asc dhamaan iisoo duceeya in allaah I caafiyo walaalaha iigu sheeg
@caaishalifestyle.5663
@caaishalifestyle.5663 2 дня назад
@@AhmedgabowGarmadow ilaahey haku caafiyo wll
@AhmedgabowGarmadow
@AhmedgabowGarmadow 2 дня назад
@@caaishalifestyle.5663 amiin
@iqraaden8514
@iqraaden8514 День назад
​@@AhmedgabowGarmadowalaha kucaafiyo walalo ❤
@AhmedgabowGarmadow
@AhmedgabowGarmadow День назад
@@iqraaden8514 aamiin markasto dukato iisoo duceey allaah dartiis in allaah I caafiyo
@IfrahNur-e8x
@IfrahNur-e8x 2 дня назад
Masha Allah aad mad umahadsantahy aqliga alaah hakuubarakeeyo shukran jasaakalaah qeer
@fadumoshukri673
@fadumoshukri673 2 дня назад
cabdulaahina mid gabadhihiisa jecel inuu yahay baan u malaynayaa inuu xanuunsanyahay baa dhici karta ilaahay xaalka qoskan ha hagaajiyo iyo kuwa kale ee soomaliyed iyo muslika qosaskodaba aamin
@apdiaziizpaazhe2991
@apdiaziizpaazhe2991 2 дня назад
waa run wallaahi somaalida xumaha ayun bay faafiyaan wanaaga ma sheegan maasha allah aqliga hawaayin❤❤❤❤❤
@hawakiin6410
@hawakiin6410 2 дня назад
Ma nin somaliyeed aya naxariis yaqaan Raga somalida waa kuwo markasto xiiseyo naagta eysan qsbin Mida ey qsbaana dayacayo
@AhmedgabowGarmadow
@AhmedgabowGarmadow 2 дня назад
Asc dhamaan iisoo duceeya in allaah I caafiyo allaah dartiis markasto dukataan
@Mrrred2023
@Mrrred2023 2 дня назад
Ilaahow kucaafi caafimad taama oo dag dag ah alaahuma aamin aamin aamin
@f.mohamed4638
@f.mohamed4638 2 дня назад
Illahey cafimad dagdag ah hakusiyo
@AhmedgabowGarmadow
@AhmedgabowGarmadow 2 дня назад
@@f.mohamed4638 aamiin
@AhmedgabowGarmadow
@AhmedgabowGarmadow 2 дня назад
@@f.mohamed4638 aamiin
@SagalMohaned
@SagalMohaned 2 дня назад
Wallaal axmadoow allaah SWT dabaylaha hakaa raaciyo Allaahuma amiin yaarabi
@Manalhaji584
@Manalhaji584 День назад
Xayawaan gabadha iyo will asga kayimadeen abdullahi hooyo waa weel wax lagu shubtay
@khadromaxmud646
@khadromaxmud646 2 дня назад
jasaakalaahu khayr hadal wanaagsan waaye khayr alaah kusiiyo
@mandeqomar7713
@mandeqomar7713 2 дня назад
Carurihii hore ,ey dhaleysay wulajagay ee meshan wax baa salagleh🫠
@saynebboersma6635
@saynebboersma6635 День назад
ASC Subhanallah waa ruuntade benti ayey balo usameyen Subahanallah Allahu Akbar jazakallah khairan walalkey.
@ubahahmed9180
@ubahahmed9180 2 дня назад
Maansha Allah sifiican baad u hadashey caqliga allaha kuu daayo oo hakuu xifdiyo kuwa sida Khaldan uga hadlayana allaha soo hadeeyo qoyskaana allaha isu barakeeyo ilmahoodana allaha u caafiyo
@ubaxabdullahi5314
@ubaxabdullahi5314 2 дня назад
subxan llaah dadka xishodkii ayaa dhamaday illahy ha isku xafido masha Allah walahi waa qoys wangsan
@meymunaali7850
@meymunaali7850 2 дня назад
Ma sha Allah. Nin aqli bathan baa tahay. Allah kuu ziyaado
@manaal187
@manaal187 День назад
Walahi malmahan cuqdad baba igu abuuran tay wayo waxan dareemaya in gabdhahaba la uasaayo inagoo marayna 2024
@sundusahmed3174
@sundusahmed3174 2 дня назад
Shido somali subhana ALLAH ❤🤲🏿
@makoahmed7381
@makoahmed7381 2 дня назад
Cunuga hada ay dhahday Maryam waxaan umaynasyay inu wiil yahay Alllaha ha ucaafiyo
@a.sabriye5797
@a.sabriye5797 2 дня назад
Ma la iloway iney jiraan family somaliyeed oo 10 yr iyo ka badan caruur radinayo😢😢 hal gabar hadey heli lahayeen farxadoda bal qiyaasa😢😢 ar dadoow allaah mahadcelin naga rabaa haduu na siiyo iyo hadii usan noo qorinba qadarta allaah waa in lagu qanco alxmd
@fatumaali1463
@fatumaali1463 2 дня назад
reerkan somalidu way kuwareertaye ayaga masoo hadli karaan miyaa ???
@Faadumoali-n5u
@Faadumoali-n5u 2 дня назад
Inlagu wareero wayba fiicantahay afaarohooda qaaska ah maxaa dadka kagalay walaalayaaloow shaqoraadsada shaqo la aaanbaa udinhayse walaahay xaasidiinbaa tihiine reerka habaarka kadhaafa afkiinana waxfiicanbara oo ilaahay kabaqa
@SuleekhaAhmed-r7u
@SuleekhaAhmed-r7u 2 дня назад
Reeraha. Haqarsadaan guryahooda Waxa. Kajira. Soomaalidu Iyagaa. Waalan. Wax walba. Banaanka. Soo dhiga. Rasuulka. Yidh. Salalaahu. Calayhi. Wasalam. Qariya. Arimi. Hiina
@CaashoSh-eu7ct
@CaashoSh-eu7ct 2 дня назад
Subxana alaah ale kumajawi bina adan gawar yaa gaaro ❤❤❤❤waben arinkaas insha alaah
@MarwosucaadAhmed-b1o
@MarwosucaadAhmed-b1o День назад
Cabdulaahi waxan haduu run yah wuxuu nadarensiyay in ragu waqyi kasta isbadali karaan hada dumar nahay raga waan ka sasnay walhi
@fadumoshukri673
@fadumoshukri673 2 дня назад
wuxuu ila muuqda dad u jeelan kalataga qooskasta oo fiican inay kala tagaan caruurtana la jecel dhib iyo welwel ma ogtihiin gabari inay tahay mid aabaheed aad u jecel walaahi gabdhaha waxay jecel yihiin aabahood in kabadan hooyada walaahi gabari ma nacho aabaheed wey ku faanta waa garabkeeda adag oo ay ku tiirsato
@salebanmohamedmahmoud2483
@salebanmohamedmahmoud2483 2 дня назад
waa naag nasiib badan maryan waxay dhashay gabdho maanta gabdhahaa qaali ah oo waxtar ah gabdhahu waa kuwa lagu ceeshay
@riixaanriimaas
@riixaanriimaas 2 дня назад
Aaad u weyn 3gabar hadaad dhasho oo koriso janada ku galeey xadiis XABIIBKAYNO SCW ka sugnaaday waaye aduun waa ku baxsaneey akhirana jana ku galeey
@hazbevibing3066
@hazbevibing3066 День назад
🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@Manalhaji584
@Manalhaji584 День назад
Waa shaydan yahuu
@QadiijaMuxumed
@QadiijaMuxumed 2 дня назад
Ilaahayow Reerah Islamaka xifdi, waxaan rajaynayaa inaanuu dayici doonin ubadkiisaa, haday dhib soo dhex gashayna Allah haka saaro.
@farhiyamohamud5466
@farhiyamohamud5466 2 дня назад
Illahey afkoda u a rumeyow aaaaaaaamin yaaa rabbi
@ZeinabHashi-m9z
@ZeinabHashi-m9z 2 дня назад
Alahu Akbar
@FaizaJibriil
@FaizaJibriil 2 дня назад
Asc walaal aanaa ku oranayo aniga iyo odaygayga waxaan is qabnaa 24 Sano waligeey kuma aanan murmin bishaas way dhalatay iyo ma dhalan iskadaa waxa kalee
@mamamuslim1003
@mamamuslim1003 2 дня назад
yuutubarada waa shadaadiin weeye reer kaas waadad wacan weeye illaahay haka baqaan yuutubarada
@ayaanqaali8570
@ayaanqaali8570 2 дня назад
Qoyskani way waasheen maxay sirta qoyskooda mar walba banana ka keenay ee ay view ugu raadsadaan????
@امعبدالله-و5ف6م
@امعبدالله-و5ف6م 2 дня назад
Asc walaal ninkii xaaskiisa aduun ka horkeeno ninkastana uu fiirsanaayo si uu shilin uhelo horta ma is wey dii seen ninka uu nabiga yiri dayuus janada magalo nin yu tuub ku jirow caay diyaar unoqo
@fadumoayan4947
@fadumoayan4947 День назад
Subxaanalaah dadka jaahiliinta ah
@sammie1163
@sammie1163 День назад
Asc way wada joogaan dulmiga dhaafa
@GeediGeedi-kq9hn
@GeediGeedi-kq9hn 2 дня назад
Ilaagay casa wajala aya ino shegay qofka dabagala cebta walalki isna waladabagala
@adoontiialle8270
@adoontiialle8270 2 дня назад
Hada maxad meesha lasoo fariisatay?
@Halwo-p5v
@Halwo-p5v 2 дня назад
Gabdhaha waa hibo illahay kusiiyo
@Halwo-p5v
@Halwo-p5v 2 дня назад
Thx
@apdiaziizpaazhe2991
@apdiaziizpaazhe2991 2 дня назад
ninkan iyo gabadhan waa kuwi ugu horeyay e warka beenta faafiyay xagay ku maqlayen marki reer koda warka u shegayen waali badana ma shaydaan ba uso waxyoday ninkan iyo tan afka wayn waa laba shaydaan reerki ba fidmo ayay ku noqden waa laba sac sac
@Manalhaji584
@Manalhaji584 День назад
Adiga laftigaaga qoskaan soo galiyey iyo dadkan iska hadlayaa maxaa ka wadaa inaad heshid lacag from RU-vid adinkoo dhan biilaad rabtaan
@Halwo-p5v
@Halwo-p5v 2 дня назад
Allah cadawga ka qabto
@Seynabmohamud
@Seynabmohamud 2 дня назад
War soliyeye familka uduceya Cunug ayaa kaxanunsan
@saidamohamed2951
@saidamohamed2951 2 дня назад
C/llaahi Xaaskiisa iyo Ilmahiisa wuu la joogaa, laakin waxaan la yaabanahay maxaa shaqo uga dhigateen,yaase idin yiri Maryam Gabar beey dhashay cajiib.
@marwoabdirahman2826
@marwoabdirahman2826 2 дня назад
Koleyba wx bdn oo qaldan ban aragna maryn iyo abdullahi
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 2 дня назад
gabadhan wa runted reer youtub ee xaasaska ah dadka wey dambaajiyan ee waxba maryan iyo odaygeda waxba hadifaacin wayo sax maaha inay taageerayashod kanixiyan
@Manalhaji584
@Manalhaji584 День назад
Yaa badanaa maxaad ugu mashqusheen familykan lacag ayaad RU-vid uga rabtaan shaqa yeesha imaan maleh dadkii
@Nusayma-e2f
@Nusayma-e2f День назад
Raabiyasir
@SakariyaDeeq
@SakariyaDeeq 2 дня назад
Farax qosol bena ugutag
@susanhassan3524
@susanhassan3524 День назад
Haa rumysan waa ben lacgtii baa ku yaraaday sasay ben uu sheegayan
@abdullahimjimale-um9vo
@abdullahimjimale-um9vo 2 дня назад
Ninkii hasto geber ayaa Nimco Aduuyo walaahi
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 2 дня назад
horta maryan iyo cabdulaahi way khaldanyihin wayo dad ba taageera oo kuxidhin ee nay kuciyaaran maaha dee dadkasib xaq bay leeyihin
@hamdibulhan8009
@hamdibulhan8009 2 дня назад
Waxaa xaqìiq ah in wada jooga iyo kalataguba uu yahay qadar alle oon lagafeynin laakin halkaas waxaa ka cad in inta badan waxa ay dadkeenu umadaha uga hareen ay tahay jahli camala aan iyo in uu ruuxu waqtigiisa aa aad u qaali ah uu ku bixiyo waxaan shar mooyee aan kheyr uga imaanayn bal fiiri ruux intaas oo sacadood enerjigiisa ku bixinaya wax uusan marqaati ka ahayn ama uusan ogayn ma saxbaa mise waa been oo hilmaansan in waxauu sheegayo malaaigi ka qorayso
@nadiifoyusuf1949
@nadiifoyusuf1949 2 дня назад
Dadka ma qaldana e wixi ey ayadu ku hadashey ayey dadku qofba si u micneysay marka Fiyuska meel xun ayu islanta lagalay xalal wax haku radsana .
@manaal187
@manaal187 День назад
Oo hadii gabdho la dhalo nunku miyuu goblamay balaayo
@susanhassan3524
@susanhassan3524 День назад
Oo gabdha maxa ka fiican iygaa uugu naraxis badan
@MaryanHussein-nu9yd
@MaryanHussein-nu9yd 2 дня назад
Subxaanalaah ilaahayow rag no islaaxi
@user-mk1gp2cw7o
@user-mk1gp2cw7o День назад
MAXAA LOGASOOHADLAA NAAGWALBOO NINKEEDA XANUUNSADO TEEDEYILAAWDAA IYO CARUURTA LAAKIIN ASAGA MEESHA LOGAMA JEEDO SUU SHALEY UGARABTAAGNAA TAASAA TUHUNKA KEENTAY
@Deeqoadann
@Deeqoadann 2 дня назад
Haada maxaad soo siyadisay
@markcaa2942
@markcaa2942 2 дня назад
Dadka dee shaydaan ayaa kushaqaysta mase yaqaanaan sida layskaga naaro
@MaryanHussein-nu9yd
@MaryanHussein-nu9yd 2 дня назад
Raga somaaliyeed gabadh ma jeclo
@JuweeriyaOsman
@JuweeriyaOsman 2 дня назад
War marunta didysa ninku gabadha wudayacy 😮😮😮
@SaidOsman-ob9ek
@SaidOsman-ob9ek 2 дня назад
Qoys wada cararaya sidaa baa u danbeysa.waligaa naagtaada isku shaqo wax fiican maaha
@Halwo-p5v
@Halwo-p5v 2 дня назад
Labdii isjacel waa laysku diraa
@Xabiibanuur-te1uq
@Xabiibanuur-te1uq День назад
awlada Allah baxshee ootadabe yaa ogwaxy dhali
@caligadhle4022
@caligadhle4022 День назад
Wabaranki
@choukriyoussouf2055
@choukriyoussouf2055 2 дня назад
Abdillahi inu waxa yelayo umamaaalyoba waxan was pranks dhaha
@jelleabdi9689
@jelleabdi9689 2 дня назад
You talk to much before you start the program.
@degelkhayr
@degelkhayr 2 дня назад
Speed 1.5 kudhagsyso aniguba markaa arkay dhererka baan geeyey 1.5
@rumaanmacalin
@rumaanmacalin День назад
You are right
@jelleabdi9689
@jelleabdi9689 День назад
@@rumaanmacalin what I mean is his programs are good by education The public about what is happening globally but he takes half of the program unnecessary details that makes you fed up with the explanation that he wants to present.
@markcaa2942
@markcaa2942 2 дня назад
Malnaagtan ayaa udirsaday inay reerkan dabagasho Yaab iyada lafteedu sow views raadismaaha
@leylaladane688
@leylaladane688 12 часов назад
Wixii aad saraasataa waa kugu dhici maaha gurigaag ku ciyaarto prank iska iyadaa tiri dhibaa jiro😂 hadalka waa meeshii loo jiidaa ytp wey ka faiideysanayaan
@SMATransport
@SMATransport День назад
Adiga ayaa fiyus radis😂ah yaa kuu dirsaday
@xafsalifestylchannel9263
@xafsalifestylchannel9263 2 дня назад
Adigaba hada views raadinaya yaab anaga aragnay nagadaya warka
@Halwo-p5v
@Halwo-p5v 2 дня назад
Marka dadka ha isku dirinina
@sacdiahussein3032
@sacdiahussein3032 2 дня назад
Wan yaabay goorma ayey reerku dheheen wan kala taknay yaab xishood dhamaay
@fatmaxuseenmohamed4416
@fatmaxuseenmohamed4416 2 дня назад
Dadkan caanka kala tagaan wejiayadoda dhabta kuma dhaqmaan marka you tube channel jogan waxa so bandhigan camera 📸 wa jiliin camera marka dantod wejiayadoda dhabta isku dhaqmaan taas ugu wacan ine wax ka qaldan yihiin qofka hdu normal yahay wejigisa dhabta ah mel weliba joga ku dhaqma waxba kama halaabayo marka les furo laleyahay intas sano rafaad isku noolen waxe ku qasban yihiin waxe aheen ine jilaan jiliin wa dhamaana
@MaryanHussein-nu9yd
@MaryanHussein-nu9yd 2 дня назад
Kkkkk gabadhaha dad baan haysan
@amiir4me
@amiir4me День назад
Beenloow ma xin iyo xasarad ba wadaaa
@NasroAli-p9x
@NasroAli-p9x 2 дня назад
Cabdulaahi iyo maryan baryhan views bdan waa lagu helay lkn aygaa war kama heysaan cabdlla waa laqalay sida in uu maqanyhy umbey ila tahay ee warka hala joojiya
@somalihanolato741
@somalihanolato741 2 дня назад
Shaqo raadis waye dadka
@ugasohassan5973
@ugasohassan5973 День назад
Gavadha islaamet kafuq waxay maqashey ley sheektey adida hada waxan kuweydiinaa c/laahi yutubarkisa wuusoogalaa maxaa uu uga hadli la'yahay arinkaan dadka ha xaxaganin soshal media wixiiyimaada wala falanqaynaa dhankaaga kafalanqee ama umada isskadaa
@امعبدالله-و5ف6م
@امعبدالله-و5ف6م 2 дня назад
Ninkii yuu tuub soo gala oo jini iyo insi soo hor istaagow il in ey ku gu dha do diyaar unoqo xaasid diyaar unoqo caay diyaar unoqo
@ya3746
@ya3746 2 дня назад
Maxa naga quseeya Adiga xaaskaga iyo ilmahaaga maxaa naga quseeya adiga Danahaag raaco Kaad sheegeyso iyo Adiguba dantiina raacada naag la qabo iyo tan laga tago iyaga quseeysaa bal fiiri Garkaaga iyo waxa ka sheykeyneyso Hawiye wakaas caqlugooda
@xidiigtareersool2729
@xidiigtareersool2729 2 дня назад
😂😂😂😂😂😂😂😂
@Halwo-p5v
@Halwo-p5v 2 дня назад
Maya arinkan waa been
Далее
moto tag - AirTag для Android
00:47
Просмотров 597 тыс.
СТАЛ КВАДРОБЕРОМ
00:34
Просмотров 157 тыс.
WIJIGEDA AYA LACAG BADAN LOOGA QAATAY
29:31
Просмотров 53 тыс.