Тёмный

Xaliima Khaliif Magool 🔥Iyo Heesta "KII DHABA JACAYLKUNA" 

WAAYO WAAYIHII WACNAA
Подписаться 209 тыс.
Просмотров 163 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

22 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 77   
@mustafekhaliif619
@mustafekhaliif619 6 месяцев назад
Dawladii iyo fankiiba wey inaga burbureen. Allaw waa mar labaad noosoo celi aammiin❤
@badrinour6288
@badrinour6288 2 года назад
Alla maxa fan Qiimo leh naso maray bal eeg 9ruux utumeysa music ka kala duwan heestan kaliya🎸🎸🥰❤️
@health53
@health53 Год назад
heestan in badan baan raadinayey maantaa. helay magaca heesta iyo fanaanada midna ma aqoon waan maqli jiray😂❤
@ronny7suii3
@ronny7suii3 2 года назад
Ereyadii legend Abwaan Xuseen Aw Faarax AUN, laxanka waxaa saaray Legend Bashiir Xaddi caafimaad iyo cimri dheere Eebe ha ku maneeysto, codkii dahabiga ahaa Allah u naxariistee Legend boqoraddii codka Xaliimo Khaliif Magoole, waxaa kaloo bogaadin iyo xusuus mudan kooxda Waaberi oo musigaan macaan tumistiisa sida halaasiga u tumaya. 💖
@osmansufi4066
@osmansufi4066 2 года назад
Heesta aun cali sugule ayaa sameeyey maxaad beenta ku falaysaa laxanku waa Rashiid bulle waa kooxdii radio
@abshircarab18
@abshircarab18 Год назад
Laxanka waa ismaaciil cabdi gulled sxb
@cabdiraxmaancabdillaahi-9
@cabdiraxmaancabdillaahi-9 Год назад
Allaylehe hees iyo muusiggeed dheh! Alle ha u naxariisto Xuseen, Magool iyo Ismaaciilba.
@MrLooyaan
@MrLooyaan 2 года назад
اجمل واحلي اغاني علي مر الزمن القديم والحديث ،،،،،، الا يرحمها ويغفرلهاحليمه خليف مجول
@Madadaal
@Madadaal 5 месяцев назад
Heestani waxay soo baxday 1980 kii, habeenkasta waxaa lagu soo dari jiray Barnaamijkii i maqashii i madadaalii. Hargeysa ayaan joogay waqtigaa, form two ayaan ahaa. Ilaahay haw naxariisto Kinsi, Xarago iyo Abwaan QaaQaan. WAAYO WAAYO 80-ka ayay la talaabsanaysaa ayaa waqtigaa halhays u ahayd.
@DhoolDheeman
@DhoolDheeman 8 дней назад
1980 miyaad Muqdisho Cadday ku sugnay...⁉️ Laga soo billaabo 1969---1980----1988 Waa Taariikhdii & Xasuustii Dahabiga ahayd....waan ku salaamay 🖐
@hasanalgatra734
@hasanalgatra734 Год назад
الله يرحمها ويغفر لها حليمه الصومالية اخوكم من السودان محب للشعب الصومالي الشقيق
@jannoomer7263
@jannoomer7263 Год назад
Kii dhaba jacaylkuna waa dhaqan-wadaagiyo isu dhalasho daacada❤allahayoow hees ma tahay,waxa sameeyay ragii hore ee wada dhalashada iyo walaalnimadu ku waynayd hablahana aan loo gacan dhaafi jirin😢
@M.Cabdulle
@M.Cabdulle 2 года назад
War saaxib waayo waayihii wacnaa aad baan kaaga mahadcelinayaa heestaan, wax badan ayaan raadshay.
@gureymohamed679
@gureymohamed679 Год назад
Magool Alle ha u naxariistee walahi way na beerqaaday!!
@caamir6094
@caamir6094 2 года назад
Kol hadduu dhab naga yahay kala dhuuman maynee waa gaa dharaar noqon yaa salaam alla yaa raxma xalimo khaliif magool
@CSeerbiya
@CSeerbiya 2 года назад
heestan way ka horreysay xilligaas waxay curatay 1964-kii balse riwaayaddii Hoobal iyo Ibliis ee ay wada lahaayeen Xuseen AW-FAARAX iyo Cabdillaahi Cabdi Shube ayaa lagu daray
@ahmedali-zk7ud
@ahmedali-zk7ud 2 года назад
Curasho mahadsanid xogta aad naga siisay ee dheeradka heesta. Eee walaal waxaan ku weydiinayaa adiga iyo bahda Channelkan ba Riwaayadaa Hoobal iyo Ibliis meel aan ka helayno ma garanaysaa ama suugaantii ku jirtay? Waad mahadsan tihiin.
@abdikarimadan4507
@abdikarimadan4507 7 месяцев назад
Ninaan wàa korkiisa kaberyinbaa jacayl kaaga sheekeynaya. Godka Alle idinku janneey dhamaantiin. XASAN greatbaa udambeeyay
@maryanali2606
@maryanali2606 2 года назад
Walaalo heestii Ma Sal-guuro Caashaq oo original ah haddaad hayso nala wadaag
@nimaalesaid9190
@nimaalesaid9190 2 года назад
meel aan ogahay bay heestan iiga baxday waayo waayo
@alisaid2008
@alisaid2008 11 месяцев назад
Mirihii xasan ow faarax laxankii ismaacil yare codka magool
@abdirahmanhaydar9481
@abdirahmanhaydar9481 2 года назад
Zho horay usoco wll Maamo qali ayaa noo keenatay Quluubteena ayeyy ku dhax nooshahay Maama magool
@abdirahmanahmeddacaam2183
@abdirahmanahmeddacaam2183 2 года назад
Laxanka waxaa lahaa ismacil Yare waa sax
@cabdinaasirjamaac6010
@cabdinaasirjamaac6010 6 месяцев назад
Waayo waayo❤
@Dhabbar-xamar
@Dhabbar-xamar Год назад
Waa Erayadii Abwaan Hussein Aaw faarax Dubad
@alisalax5279
@alisalax5279 2 года назад
Alla yaa raxma maamo magool 💝💝👍
@Laalayslyrics
@Laalayslyrics 2 года назад
Yaasalam Magool Alle Ku Jannee🎸
@maxamedleloon8394
@maxamedleloon8394 2 года назад
Waayo waayo waxaan xusuus waa dhaafeen oo haqabtir waad ku mahad santihiin ) codsi hadii aad awoodaan waa mamada magool allaha naxariis tii janaad haka waraabiyee heesteedii aheyd ubax lamoodyoow agab la aantaa igu ogoow py wan idin ka sugayaa
@faisoafyaretv2495
@faisoafyaretv2495 2 года назад
Hees iyo badh magool Allah ya rahma raximiin
@beerqaboje4736
@beerqaboje4736 2 года назад
Naxariistii janno allaha kusiiyo maamo.🥺🤲
@Madadaal
@Madadaal 2 года назад
Ilaahay haw naxariisto Xalima Khaliif Magool iyo Abwaan Xuseen Aw Farax.
@osmansufi4066
@osmansufi4066 2 года назад
Adeer cali sugule ayaa sameeyey heesta b
@Madadaal
@Madadaal 2 года назад
@@osmansufi4066 Ilaahay qabriga haw nuuro Cali Sugule Duncarbeed. Sxb Cali wuxuu ahaa abwaan abwaanada kale aad uga horeeya, sida uu sheegey Abwaan Dacar ninka qudha ee abwaan la runa ah ihi wuxu ahaa Cali Sugule. Xuseen Aw Farax ma laha heeso badan heeso badan sida Cali, laakiin wuxu lahaa heeso quality leh. Qolada heesta soo galiyay ayaa sheegey in heesta uu leeyahay Xuseen Aw Farax, aniguna waan qaatay. Ilaahay haw naxariisto labadoodaba.
@roblemaer4834
@roblemaer4834 2 года назад
Mahadsanid sida Aad noogu kala sheegtay dadkii muusigga tumay. Allaha u naxariisto inta mootan.
@SPharaoh
@SPharaoh 2 года назад
Inta noolna naxariista Alle haka qadin waanu u wada baahanahaye.
@roblemaer4834
@roblemaer4834 2 года назад
@@SPharaoh Aamiin walaal.
@SPharaoh
@SPharaoh 2 года назад
@@roblemaer4834 Haka reebin maan ka waday. Aamiin. Thanks.
@maogtahay4999
@maogtahay4999 2 года назад
Hees waa dhaaftay tani waxa cajiiba dadkii tumay sidaad u xustay mahadanid ustaad
@osmansufi4066
@osmansufi4066 2 года назад
Kooxdii walaalo hargeysa 1964kii abwaan cali sugule
@osmanaden2779
@osmanaden2779 2 года назад
Heestu waxay soo baxday 1964,Radio Hargeysa loo qabtay laakiin imika waa markii danbe ee Radio Muqdisho loo qabtay 1969,erayadii abwaan Xuseen Ow Faarax,laxankii Ismaaciil Cabdi(yare)
@diirieabdullahi5702
@diirieabdullahi5702 7 месяцев назад
Eebe ha ku janeeyo Magooleey.
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi 7 месяцев назад
#Erayada Husein Awfaarax AHUN Laxanka Ismaaciil Yare Abdi Gerri Xasuustii Xaliimo Khaliif Magool AHN #ERAYADA |HEESTA| LYRICS👇 00:01 DHIRTA xididka hoosaa 00:01 DHULKA loogu beeree 00:01 WAY dhici Lahaayeen 00:01 DHISMAHOODA weeyee 00:01 DHISMAHOODA weeyee 00:01 KII DHABA Jacylkuna 00:01 HALKII kama dhaqaaqoo 00:01 DHIDIBAA u aasane 00:01 SIDA dhuda haween 00:01 YAAL isu dheeli tiranoo 00:01 MIDBA dhan u baxaysoo 00:01 DHINACA isa saaree 00:01 DHINACA isa saaree 00:01 KII DHABA jacaylkuna 00:01 WAA DHAQAN wadaagiyo 00:01 ISU dhalasho daacada 00:01 WAA sida dhooyahan 00:01 INTUU naag isaga dhigay 00:01 DHEXDA oogu marayoo 00:01 DHAKSO uga baxaayee 00:01 DHAKSO uga baxaayeee 00:01 KII DHABA jacaylkuna 00:01 LAMA kala dhantaaloo 00:01 LAFAHOODA dhameeyaa 00:01 SIDA DHUMUCDA weeyaan 00:01 DHEEHAA caleentuyye 00:01 UBAX wada dhalaaliyo 00:01 DHINBIISHAA hadhaysee 00:01 DHINBIISHAA hadhaysee 00:01 KOL haduu ladnadan yahay 00:01 KALA dhuuman maynee 00:01 WAAGAA dharaar noqon 00:01 KII DHABA jacaylkuna 00:01 HALKII kama dhaqaaqoo 00:01 WAA dhaqan wadaagiyo 00:01 ISU dhalasho daacada 00:01 KOL HADUU ladnadan yahay 00:01 KALA dhuuman maynee 00:01 WAAGAA dharaar noqon.
@yousufmukhtar2852
@yousufmukhtar2852 3 месяца назад
Waayo waayo
@libinlibin4418
@libinlibin4418 2 года назад
Magool allaha u naxariisto
@salebanciise5123
@salebanciise5123 2 года назад
Axyaaa jacayl
@asmakhadar3533
@asmakhadar3533 Год назад
Kii dhaba jacyl kuna
@AbdirahmanCali-p7e
@AbdirahmanCali-p7e Год назад
Waa sida dhilawyahan intaw laan isaga dhigay dhaxda loogu marayee dhaqso oga baxayee kol haduu dhab naga yahay kala dhuuman maynee wagaa dharaar noqon dhilaw yahan waxaa ladhahaa geed dherta kadhax baxa oo isku dooba fan kama danbeyn alaw kuu naxariiso erayadii xuseen aw faarax dubad inta badan heesaha magool qaado asagaa udhiibay waxaa kamid ah wabiyo isu ooman laxankii bashiir xadi cimri dheer iyo caafimaad codkii alaha unaxariisto xaliimo khaliif cumar magool muusiga kooxdii wabere
@abdinaasirmoalim7502
@abdinaasirmoalim7502 Год назад
Waa dhool hillaaciyo dhibicdoo kuhaayser
@DayibClaahi-fu5wm
@DayibClaahi-fu5wm Год назад
Alla maxey heestahy
@zahroahmde439
@zahroahmde439 13 дней назад
2024 yaaa dhageesanow
@libinlibin4418
@libinlibin4418 2 года назад
Alaabtaas dhageyso hadana waxaan dhageysane maqayada haleynaa waana ku xaara
@abdinasiraligarun45
@abdinasiraligarun45 2 года назад
kkkkkkk
@yousufmukhtar2852
@yousufmukhtar2852 3 месяца назад
@dalxisiyowaayoaragdalxis5208
@dalxisiyowaayoaragdalxis5208 2 года назад
Plz so Gali jawaabti land cruise ee aun magool aun saado Ali ugu jawaabday erayada heeska was Erayada guud ee wacan dad wayniho garay Naahoy war laay land cruse wa gaadhi Dadwaynaga u adeega gooxisa maqal
@omarabdalla9705
@omarabdalla9705 Год назад
2023 ayaa dhagaysanyaa
@abdirahmanahmeddacaam2183
@abdirahmanahmeddacaam2183 2 года назад
Second one
@omarabdalla9705
@omarabdalla9705 Год назад
❤❤❤❤
@Cartan7
@Cartan7 2 года назад
Waqoyi music
@KayseCali-c2e
@KayseCali-c2e 9 месяцев назад
Waxaan.ku.xasuusta.wakhtiyo.hore.waayo.waayo.
@yousufmukhtar2852
@yousufmukhtar2852 3 месяца назад
Bariga dhalin yarada ahaa
@abdirahmanhaydar9481
@abdirahmanhaydar9481 2 года назад
Hesaha uu tumay jiim noo soo raadi wll Waa cajaaip tumistiisa wll
@youngboy5293
@youngboy5293 2 года назад
Heestaan ayadoo kaban ah ayuu tumay Jim
@abdirahmanhaydar9481
@abdirahmanhaydar9481 2 года назад
@@youngboy5293 halkee ku jirtaa wll
@DayibClaahi-fu5wm
@DayibClaahi-fu5wm Год назад
Wixii 2023 dha geestay like isara 🫡
@mohamedqaray847
@mohamedqaray847 7 месяцев назад
(Wcb)2 bullring ppe24/25 elite(eagle-eyed).
@farhiaismail1984
@farhiaismail1984 Год назад
Heskan markan miro fican lo yelay
@mohamedqaray847
@mohamedqaray847 7 месяцев назад
(Wcb)2 viking ppe24/25 elite(eagle-eyed).
@Tubeec699
@Tubeec699 2 года назад
Kii dhaba jacaylkuna waa dhaqan wadaagiyo isu dhalasho daacada Sida dhumucda weeyaan jirida iyo dhuuxay dhererka iyo lixaadkana Waa laysku dhaabee Kii dhaba jacaylkuna lama kala Dhantaaloo lafahuu dhameeyaa 𝐜𝐨𝐝𝐬𝐢 𝐩𝐥𝐞𝐚𝐬𝐞.............. 𝐖𝐀𝐀𝐘𝐎 𝐖𝐀𝐀𝐘𝐈𝐇𝐈𝐈 𝐖𝐀𝐂𝐍𝐀𝐀💯🙏 𝗵𝗲𝗲𝘀 𝘄𝗮𝘅𝗮𝗮 𝗾𝗮𝗮𝗱𝗮 𝗥𝗮𝗯𝗯𝗶 𝗻𝗮𝘅𝗮𝗿𝗶𝗶𝘀𝘁𝗶𝗶 𝗷𝗮𝗻𝗻𝗼 𝗵𝗮𝘀𝗶𝗶𝘆𝗲𝗲 𝗫𝗔𝗟𝗜𝗜𝗠𝗢 𝗞𝗛𝗔𝗟𝗜𝗜𝗙 𝗖𝗨𝗠𝗔𝗥 𝗕𝗔𝗥𝗘 (𝗺𝗮𝗴𝗼𝗼𝗹) 𝐒𝗶𝗱𝗮 𝗵𝗶𝗹𝗮𝗮𝗰 𝗺𝗮𝘆𝗮𝗮 𝗖𝗶𝗿𝗸𝗮 𝗵𝗲𝗲𝗴𝗮 𝘀𝗮𝗮𝗿𝗼𝗼 𝗗𝗮𝗱𝗸𝗮 𝗼𝗼 𝗵𝗮𝗿𝗮𝗮𝗱 𝗾𝗮𝗯𝗮𝗮 𝗗𝗵𝗶𝗯𝗶𝗰𝗱𝗶𝗶 𝘂 𝗵𝗼𝗼𝗿𝘁𝗼𝗼 𝗸𝗮𝗹𝗮𝗮𝗻 𝗸𝘂𝘂 𝗵𝗮𝗻𝗱𝗮𝗻𝗮𝘆𝗮𝗮 𝗙𝗮𝗿𝘅𝗮𝗱 𝗸𝘂𝘂𝗴𝘂 𝗵𝗲𝗲𝘀𝗮𝗮 𝗵𝗮𝗯𝗼𝗼𝗻𝗼𝗼𝘄 𝗠𝗺𝗺...𝗯𝗮𝗵𝗼𝗼𝗻𝗼𝘄 𝗛𝗮𝗹𝗶𝘀𝘁𝗶𝗶 𝘄𝗮𝗱𝗻𝗮𝗵𝗮 𝗶𝘆𝗼 𝗛𝗮𝗹𝗯𝗼𝗼𝘄𝗹𝗮𝗵𝗮𝗮𝗱 𝘄𝗮𝗿𝗲𝗻𝘁𝗮𝘆𝗼𝗼 𝘄𝗮𝗿𝗻𝗮 𝗶𝗶𝗺𝗮 𝗵𝗲𝘆𝘀𝗶𝗱𝗲𝗲
@cabdinaasirjamaac6010
@cabdinaasirjamaac6010 6 месяцев назад
Waayo waayo❤
@DayibClaahi-fu5wm
@DayibClaahi-fu5wm Год назад
Wixii 2023 dha geestay like isara 🫡
@DayibClaahi-fu5wm
@DayibClaahi-fu5wm Год назад
Wixii 2023 dha geestay like isara 🫡
@DayibClaahi-fu5wm
@DayibClaahi-fu5wm Год назад
Wixii 2023 dha geestay like isara 🫡
Далее
dhirta xididka hoosaa
11:36
Просмотров 167 тыс.
СДЕЛАЛИ СОБСТВЕННЫЙ МУЛЬТИК
25:15
Борщ в стиле высокой кухни!
00:57