Тёмный

Xaliima Khaliif Magool Hees - Ku Baal Maray Kaban ereyadii Abwaan Saxardiid Maxamed Jabiye 

Ik Hajji
Подписаться 104 тыс.
Просмотров 86 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

22 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 34   
@maxamedbashiir6155
@maxamedbashiir6155 Год назад
Ala yaaraxama xaliimo khaliif magool iyo intii dhimatay ee Muslim ahayd
@mohamedmuusejilacow2482
@mohamedmuusejilacow2482 Год назад
Cajiib alla ha u naxariisto cod macan miro cajiib ah iyo music aan la heleyn ragii tumay oo is raacay weeye
@geellegaaboow3853
@geellegaaboow3853 6 лет назад
oooof aun xaliima khaliif cumar heestu dal tabyo ayaan dareemay muddo dheer ma maqal aduun dad waa dadkii hore alle ha u wada naxariisto jiilkaas umaleyn maayo in dib dambe la iskula heli doonaa jiilaas oo kale
@garaaraxmed1101
@garaaraxmed1101 6 лет назад
Xaliimo qaliif hadeey cod tahay nin iyo naagiba kuma dhacaan lkn waxaan leenahay allaha unaxariisto
@kabanle1211
@kabanle1211 4 года назад
Magaca laxankan ayaa layska rabaa. Waan arkayaa in ay eraydu heello yihiin. QARAAMI
@MrLooyaan
@MrLooyaan 4 года назад
الفنانه الرائعه حليمه خليف مغول نسأل الله تعالي ان يغفر لها ويرحمها
@ibrahimmahmood768
@ibrahimmahmood768 2 года назад
Ala yarxam
@mmjjilicow5779
@mmjjilicow5779 3 года назад
Heestaan ayadoo qoraal ah waa in lagu daraa buugaagta manhajka soomaaliyeed lana bara caruurta suugaantooda
@iidibraahin8361
@iidibraahin8361 4 года назад
ILAAHAY HAWNAXARIISTO WAA ERAYADII ABWAAN SAXARDIID MAXAMED JABIYE
@maxamaddaahir1043
@maxamaddaahir1043 4 года назад
Alaha unaxariisto boqorada codka soomaalia
@alisaid2008
@alisaid2008 3 года назад
Mirihii iyo laxankii saxardiid jabiye codkii xaliimo khaliif magool
@farascad6073
@farascad6073 5 лет назад
Plz hesta yaa isoo qora aan umahad celiyaa
@MohamedHassan-fl9jj
@MohamedHassan-fl9jj 3 года назад
Sawirka dhinaca midigta nakruuma ,magool, luul jeylaani staff ducaale , hibo.
@omarnuh
@omarnuh 6 лет назад
Allah Yarhamak. The queen of the Gold voice. She was the most attractive singer of Our Somalis' Nation. [Mamo Halima Khalif Omar Barre Magool.] till today I appreciate her Songs. 19:18pm.donderdag.22november.2018.holland.
@iidibraahin8361
@iidibraahin8361 4 года назад
%85 heesaha magool waxa hal abuuray ABWAAN SAXARDIID MAXAMED JABIYE ALE HAW NAXARIISTO ISAGA IYO XALIIMO KHALIIF MAGOOL
@luulhassan7154
@luulhassan7154 5 лет назад
Ax yaa dal Illahow u naxariso fananinteena
@iidibraahin8361
@iidibraahin8361 4 года назад
ABWAAN saxardiid jabiye wuxuu ka soo jedaa dhulka imika loo yaqaano Somaliland Hoyga fanka
@zamzamabdi5279
@zamzamabdi5279 4 года назад
Waarunta.dhulka Somaliland.
@barakaaleadoon300
@barakaaleadoon300 4 года назад
Shanta somaliyeed reer Somaliland xigmada waa loo daayey
@hoodocaynashe4614
@hoodocaynashe4614 4 года назад
Fankuba wxuuka bilaabmay wagooyi walee waa dad xigmad leh allah ha dhowree
@abdullahiguled
@abdullahiguled 4 года назад
Iid ibraahin Somaliland macnaheedu Waa uun dhulkii soomaaliyeed ee Waxkale hanooga dhigin
@abdirahinabdimajid1729
@abdirahinabdimajid1729 4 года назад
Marka Abwaanada laga reebo moye marka ay fanaaniin timaado rag iyo dumarba koonfur ayaa u badna walow ay abwaano goboladda dhexe kaso jeeday ay jireen hadana fanaaniinta iyo abwaanada goboladda waqooyi galbeed Somalia ayay wada shaqayn fiicaan ka dhaxaysay malaha🤗Anyway dhamantod intii dhimatay Alle ha u naxaristo afkeena iyo hidaheena ayey horumariyeen ee
@zuhayipmuztafe8096
@zuhayipmuztafe8096 5 лет назад
Alle.haku.naxariisto
@barqonuur3041
@barqonuur3041 5 лет назад
Allaha u naxariisto
@cabdiraxmaancabdillaahi-9
@cabdiraxmaancabdillaahi-9 4 года назад
Cid taqaannaa ma jirtaa magaca codkan ay Magool heesta ku qaadayso? Alle ha u naxariisto heesaayaddeennii.
@barakaaleadoon300
@barakaaleadoon300 4 года назад
Raaxeeye
@aliabukarahmed6357
@aliabukarahmed6357 Год назад
Luul jerylaani ma ku jirto waa nakruina magool baxsan iyo saafi ducaale hibo nuuro ayada kaliya ayaa ka nool onta kale ilaah ha u naxariisto
@walkm1
@walkm1 7 лет назад
Could someone tell us who are all those artist? Some are obvious hibo & magool. Thanks
@abdullahiali7007
@abdullahiali7007 6 лет назад
Ma jiraa qof yaaqan macan ha heestaan allah ha u naxariisto xalimo cumar magool
@libanmoussesaid5010
@libanmoussesaid5010 6 лет назад
Maybe insha allah kkkkkkhahhhaaa
@MohamedAli-cq5wh
@MohamedAli-cq5wh 5 лет назад
From right side nakruuma magool. Baxsan weriye luul Cali xasan ookunool Canada hibo xigsasho wareysi from nakruuma
@rashiidsulub1235
@rashiidsulub1235 3 года назад
Amina cabdillaahi
@maxsteel840
@maxsteel840 4 года назад
😊☺️😙😀😄😁
Далее
DIY Pump Solutions
00:18
Просмотров 1,6 млн
Меня знают уже все соседи😅
00:34
dhirta xididka hoosaa
11:36
Просмотров 167 тыс.
Muuniso - Xaliima Khaliif Cumar " Magool"
12:13
Просмотров 155 тыс.
Dhoof
10:26
Просмотров 7 тыс.
DIY Pump Solutions
00:18
Просмотров 1,6 млн