Тёмный

XAQIIQADA IYO XUKUNKA SUUFIYADA. [{}]  

AL_TAUHID CHANNEL
Подписаться 33 тыс.
Просмотров 49 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

25 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 157   
@MaamoZahro
@MaamoZahro 2 месяца назад
Jazakallahu kheyr shiiqow alle haku xafido❤
@umuhaala4661
@umuhaala4661 3 года назад
Sheekh jazaakallaahu kheyr diinteeda quraafaadkaas ayay aheyd Allah ayaa na hanuuniyay alxamdulillaah howsha aad wado waa mid loo baahanyahay cidna aan looga baqaynin Allah ha idinla garabgalo culimadeena kalena loogu baahanyahay in ay idin garab istaagaan
@yaxyecali4062
@yaxyecali4062 3 года назад
Umu Halaa culuma kale ha sugin waayo ictisaam waan la soconaa xaalkooda iyo jadiidiyaba waa nimanka u ololeeya diloqraadiyadda iyo dhaaquul mar walbana waxay dacniyaan dadka xaqa u taagan ama ka hadla toowxiudka Jaamadu Aslaaxna weeyba ka sii xagjirtaa oo waxeeda waa kursi doon tabliuqna bidcadiisa Ayaa badan oo usuusha ay ku shaqeeyaanna maba ahan diin waa suufiyada cusub acmaasha ay ka shaqeeyaana maahan diin marka Umu ha sugin rag kale marka xaqa dadka wada ha loo hiiliyo
@umuhaala4661
@umuhaala4661 3 года назад
@@yaxyecali4062 Insha'allah walaalkay diyaar ayaan unahay inta Allah kaligiis hala caabudo na amreyso xumaanta naga reebeyso wanaaga nafareyso Alxamdulillaah Alxamdulillaah Alxamdulillaah
@FatimaMaxamed-xp3py
@FatimaMaxamed-xp3py 2 месяца назад
​@@umuhaala4661mashallaah wllo awal ma suufyada ahyd alle hadu ku januuniyey alx
@musdhafcismaan1405
@musdhafcismaan1405 3 года назад
Suufiyo quraafadooda iyo shirkigooda waan aragnay bariyan ka ahay
@cabdifataaxmacallinmuxumed2409
@cabdifataaxmacallinmuxumed2409 11 дней назад
الله اكبر كبيرا والحمدلله كثيرا وسبحان الله بكرةواصيلا
@yaxyecali4062
@yaxyecali4062 3 года назад
قوله تعالي( فمن كان يرجوا لقاء ربه فليعمل عملا صالحا ولا يشرك بعبادة ربه احدا *) وقال عليه الصلاة واسلام فيما رواه مسلم عن جابر، رضي الله عنه:: منلقي الله لا يشرك به شيا دخل الجنة ، ومن لقيه يشرك به شيا دخل النار ) وقل النبي صلي الله عليه وسلم " من مات وهو يدعوا من دون الله ندا دخل النار
@cabdifataaxmacallinmuxumed2409
@cabdifataaxmacallinmuxumed2409 11 дней назад
Beebadanaa musiiba ku gooni ah ALLAAH haku ridee
@ruqiyoese9522
@ruqiyoese9522 3 года назад
Sheekh jasaaka allaah khayr ha daalin allaah ha ku xifdiyo aamiin yaa rabi
@yusufmohamudismail-cx5hq
@yusufmohamudismail-cx5hq 27 дней назад
Subxanallaah kuwan ummada waa halagayane ummada ha laga qabto
@qadrodahir7896
@qadrodahir7896 2 месяца назад
لا إله إلا الله وحده لاشريك له له الملك وله الحمد وهو على كل شيء قدير
@mahamaddaki4391
@mahamaddaki4391 Год назад
Wlhi waa gaalnimo caadiya arintani subhanalah allah haso hanunsho adoomadisa
@umuhaala4661
@umuhaala4661 3 года назад
Alxamdulillaah Allah ayaa naga badbaadiyo diin beenaadkaan subxaanallah sheekh Allah agtiisa marqaadi ayaan kaaga nahay cilmigii Allah ku barey waad nasoo gaarsiisay Allah janatul firdowsal aclaa Abaakgaaga haka dhigo
@ibnukathiir5104
@ibnukathiir5104 3 года назад
سبحان الله
@umuhaala4661
@umuhaala4661 3 года назад
Walaahi waa wax lala yaabo dad Islam sheeganaayo oo Allah sidaas ucaasinaayo Allah haka reebo shirkiga ay ku jiraan subxaanallah subxaanallah subxaanallah subxaanallah
@muhidinarab2574
@muhidinarab2574 Месяц назад
الحمد لله علي نعمة الاسلام
@yaxyecali4062
@yaxyecali4062 3 года назад
اعطم ما امر الله به التوحيد وهو افراد الله بالعبادة وعطم ما نهي الله عنه الشرك وهو عبادة غيره معه اهل العبادة
@axmedcabdulahi3637
@axmedcabdulahi3637 2 года назад
Asc
@Liiloowe
@Liiloowe 10 месяцев назад
كذاب كذاب. ياخوارج ان كل الشعب الصومال يعرف، انه خائن وكذاب. اسكت يا خوارج كذاب. دينكم التفجيرات وقتل الابرياء المسلمين. سودالله وجهك
@cabdulaahiyacquub5261
@cabdulaahiyacquub5261 3 года назад
Haa waa mushrikiin yan lagashakinin الله اكبر
@madarasatuabuuhureyra1647
@madarasatuabuuhureyra1647 3 года назад
Sheikh mustaf Ilahy qeer badan ha ku siiyo masha allah sheikh mustaf
@zeinabmuse7670
@zeinabmuse7670 3 года назад
Subaxanakallah shikhi jazakallah
@cabdicolow8494
@cabdicolow8494 9 дней назад
balaayo alle hakuugu rido adiga
@MohamedOsman-z2p
@MohamedOsman-z2p Год назад
Kan waa takfiir yuunan idin dilin qawaarij
@somfrp
@somfrp 3 года назад
Jasaaka Allah Sh. Mustafe Ali caanod
@nasruddiincambuulo914
@nasruddiincambuulo914 3 года назад
شيخ مصطفى على عانود حفظه الله ورعاه
@malyamaystetailor6093
@malyamaystetailor6093 3 года назад
Sh musdhaf xafidahulaah
@yaxyecali4062
@yaxyecali4062 3 года назад
والراءة من الشرك واهله) ( قوله تعالي ،، قد كان لكم اسوة حسنة في ابراهيم والذين معه اذ قالو لقومهم ان برءاو منكم ومما تعبدون من دونه الله كفرنا بكم وبدا بيننا وبينكم العداوة والبغضاء ابدا حتي تومنوا بالله وحده ،،،،،، ) فمن صرف منها شيا لغير الله فهو مشرك كافر ،، والدليل قوله تعالي ( ومن يدع مع الله الاها ءاخر لا برهان له به فانما حسابه عند ربه انه لا يفلح الكافرون
@ruqiyoese9522
@ruqiyoese9522 3 года назад
Waa shirkul akbar walciyaadu billaah
@XuseenCalimaxamed-tr6fl
@XuseenCalimaxamed-tr6fl Год назад
Allahu akbar
@princessaymanmohamud8115
@princessaymanmohamud8115 3 года назад
SubhanAllaah
@naimaahmed6032
@naimaahmed6032 3 месяца назад
War wuxui muxadaro xuma war u Ku hadlayo maxadaro ma ahan ee Wa shekada ciyal iskulka lugu ma weliyo😢😢😢
@shuutamacalin5653
@shuutamacalin5653 3 года назад
Waxa uu ku heysto kitabo ayey ku qoranyihin ee ma firiyay ama ma dalacday kitabadas yacni wuu iska dooda is caan bixis waye iska daay asaga aya iska amusi doone sidi kuwi ka horeyay ey iskaga amuseyn الحمد لله رب العالمين ilahay hanagu ofsado muslimnimada iyo islamnimada
@abdulazizd
@abdulazizd 3 года назад
Waxaanj diin maha waa majaajilo sheekhow haku daalin
@ismaaciilcabdilaahi4888
@ismaaciilcabdilaahi4888 3 года назад
WALAALKAY SHEEKH MUSTAFAW ALLAAH HAKULA JIRO UMMADDANA ALLAAH HAKUGU BADBAADIYO
@aishasheikh9785
@aishasheikh9785 3 года назад
Ilaahay haku xafido shee qeena
@risktaker9119
@risktaker9119 3 года назад
Jazaka Allah kheyran anigana hada sii baafineena xaqa oo mushrikiintaan meel walba kala dagaalameena
@ahmedadennoor4954
@ahmedadennoor4954 3 года назад
waa,gartay
@abdisalaanabdulle6990
@abdisalaanabdulle6990 3 года назад
Ilahòw naga badbaadi caqiida xumida ààmin
@zakibinumohamed1284
@zakibinumohamed1284 3 года назад
takfiiir ba tahay
@HabibaSultan-v9o
@HabibaSultan-v9o 10 месяцев назад
Walibo midka ugu weyn waye kan
@yaxyecali4062
@yaxyecali4062 3 года назад
ويعبدون من دون الله ما لا ينفعهم ولا يضرهم وكان الكافر علي ربه ظهيرا)) (((( ذالك هدي الله يهدي به من يشاء من عباده ولو اشركوا لحبط عنهم ماكانوا يعملون))** ((( ولقد اوحي اليك والي الذين من قبلك لئن اشركت ليحبطن عملك ولتكونن من الخاسرين
@umuhaala4661
@umuhaala4661 2 года назад
subxaanallaah dad badan oo Somal ah ayaa ku dhintay gaalnimadaas ربنا لا تزغ قلوبنا
@aliyahye2354
@aliyahye2354 10 месяцев назад
Kkkkkk Arbeen badanaa Mushrikiin
@mohameddaahirofficial7480
@mohameddaahirofficial7480 3 года назад
Inta aan soo arkay hadaan hada bilaabo barina madhamaaneyso waxaan diin ma ahan lkn shekh kalasaar kubo suufi ah oo waxaan aan shaqo kulaheen ayaa jiro kow aniga waxaan soo arkay qabri iyo wax aan alla raali ka aheen ayaan ku soo koray maantana alla ayaa iiga gargaray iyo sabab waxaa uah sheekh mustafe waa mushrikiin lkn kubo aan shaqo kulaheen aya jiro hakudarin kubaa
@risktaker9119
@risktaker9119 3 года назад
Ilaahey baa mahad leh Alhm ani xitaa in aan cadhaawad dheeri ah u qado oo kufrinimadooda sfcn u fahmo mustafe caanood baa sabab u ah . Lkn walalo waxaa xaq ah in eey is dhaamin oo meel dhow aan ba kaa tusee u fiirso mid rad’dinaayo arki meysid
@umuibrahimcaqilow8830
@umuibrahimcaqilow8830 3 года назад
Walaal suufiyada aad leedahay way fiican yihiin kuwakale ee mushrikiinta ma inkiraan mana colaadiyaan waliba way xigsadaan.
@AbdiJama-y1e
@AbdiJama-y1e 10 месяцев назад
Mustafe ali caanoodw walaalo yaan lagu dilin dadkani waa wareeren oo been bey isu sheegayaan waana ragnaa inay dhunsanyihiin
@ismaaciilcabdilaahi4888
@ismaaciilcabdilaahi4888 3 года назад
KAFARNA BIKUM WABIMAA TACBUDUUNA MINDUUNI ALLAAHI WABADA BAYNANA WABAYNAKU ALCADAAWATU WALBAQDAA"U ABADAN XATTA TUMINU BILLAAHI WAXDAHU
@ummuayan8227
@ummuayan8227 3 года назад
Malaa waxaani runkaama aah dadkaan wayaab subxanllha
@dahirahmed3264
@dahirahmed3264 2 месяца назад
Quraafo allaha qabto
@abusharmarkemuhammadali8429
@abusharmarkemuhammadali8429 3 года назад
‏هؤلاء الصوفية مشركون بالله العظيم ‏وكفار بالله العظيم وندعوهم إلى الإسلام والتوحيد والإيمان والكتاب القرآن الكريم والسنة ‏باذن ربهم سبحانه وتعالى ‏إلى صراط المستقيم
@musdhafcismaan1405
@musdhafcismaan1405 3 года назад
هكذا اخي
@maxamedcabdi7240
@maxamedcabdi7240 3 года назад
inaa lilaah wa inaa ileyhi raajicuun diin la aan san ninkasta oo towxidka wada garabkisa allaha galo dintanada waislam shaki kuma jira alla qerki ninki barya inu yahay mushrik
@kafiyahassan9239
@kafiyahassan9239 2 года назад
IYO JIHALAA
@cabduwaaxidxasancabdiqaadi8510
@cabduwaaxidxasancabdiqaadi8510 3 года назад
Masha ALLH
@cabduwaaxidxasancabdiqaadi8510
@cabduwaaxidxasancabdiqaadi8510 3 года назад
Masha ALLH sh. Musdhafa cali caanood xagee kalasoxariraa
@HassanIssak-xo2st
@HassanIssak-xo2st 10 месяцев назад
سبحان الله
@shuukefanax3219
@shuukefanax3219 2 года назад
Adigu waa gaalaysiinee lkn darajo aad gaartay maaha ee caamada ku qaylqayli cilmi aad ku gaarto malihide.
@princessaymanmohamud8115
@princessaymanmohamud8115 3 года назад
SubhanAllaah sheeg gaalo weeye ha dhihin ALLAAH baa oge
@gaashaamotv
@gaashaamotv 3 года назад
Kkkkkkkkkkkkkk Inaa Ilaah waa inaa ilayhi raajicuun Waa waxaan waa waali cadaana Waxyaabo caqligu qaadan karin
@zaahid9831
@zaahid9831 3 года назад
@الطرق الصوفية هم الطريق إلى الله Wali ma islasii saxantahay War fursadaad heysataa alle u toobad keen
@mohagurey2214
@mohagurey2214 3 года назад
Hehehehe. Bilaya Alle idinkurid ben badana. 😂😂😂
@cadeyare2812
@cadeyare2812 3 года назад
Gaal ninkii raba inuu dilo gaalo dhab ah waa kan kaaley u imaada masaakiinta ha ka daba wareeginee haday run kaa tahay ushaa tuurtid dhul ma dhacayso halkaan imaaw wll beenbeenaa haysiin qof walbo wuxuu ictiqaadsan yahay udaa ilaahaa xisaabinaa .
@muqiirsalmaan
@muqiirsalmaan 5 месяцев назад
nin suufi ah oo tukanaayo mushrik madhihi karno sheekhow raali ahow
@yaxyecali4062
@yaxyecali4062 3 года назад
ومن يبتغ غير الاسلام دينا فلن يقبل منه وهو في الاخرة من الخاسرين * ( انه من يشرك بالله فقد حرم الله عليه الجنة وماواه النار وما للظالمين من انصار*) (ولقد بعثنا في كل امة رسولا ان اعبدوا لله) ( وقال ربكم ادعوني استجب لكم ان الذين يستكبرون عن عبادتي سيد خلونجهنم داخرين*) ( فمن دعا غير الله عز وجل بشيء لا يقدر عليه الا الله فهو مشرك كافر سواء كان المدعو حيا او ميتا. ومن دعا حيا بما يقدر عليه مثل ان يقول يا فلان اطعمني ، يا فلان اسقني فلا شيء فيه، ومن دعا ميتا او غاءبا بمثل هدا فانه مشرك لان الميت او الغاءب لايمكن ان يقول بمثل هذا فدعاؤه اياه يدل علي انه يعتقد ان له تصرفافي الكون فيكون بذلك مشركا)))
@aminahashim8767
@aminahashim8767 3 года назад
ماشأالله ،جزاك الله خيرا ،الله يحفظك
@bustaalefarah4778
@bustaalefarah4778 6 месяцев назад
Asc lacag la isku xawilo ayaan Mali jirey saxaro la isku xawilo abidkey ma maqlin
@xasankaafijacelow238
@xasankaafijacelow238 3 года назад
Ilaahey waxuu yiri bxwtcl ان تدعوهم لايسمعودعاعكم ولوسمعو ما استجابو ويوم القيامة يكفر بشرككم xadey baryaan ducadooda ma maqlayaan xadey maqlaana ma ajiibayaan maalinta qiyaamana wadaajintooda wey ku kufriyaan
@mireyare7857
@mireyare7857 3 года назад
Wlhi kuwwan dad waa dhumiyeen
@nuurmaxamudali5198
@nuurmaxamudali5198 3 года назад
Nuurmaxamudali
@shuutamacalin5653
@shuutamacalin5653 3 года назад
Qudrada ilahay ama awooda ilahay qofka hadu aminsanyahay warka shikha calimka ah shikh muxamad wacid wuu qadanaya mana ka shakinayo lkn kii qudro ilahay an aminsaneyn ama diin an aqon oo waraqadaha wax ka aqrista oo ahlul cilmiga an u celineyn waxa uu la yaba ifasira maxa ka wadin an dhehen wuulayaba mana aminayo wu ku fasahada
@cabdikariincabdicali9450
@cabdikariincabdicali9450 3 года назад
waa kalimaaad kufri cad ah kalaadkaas
@warsamecartan1787
@warsamecartan1787 2 года назад
Kķkkkkkk
@kafiyahassan9239
@kafiyahassan9239 2 года назад
SUBXAANA ALAAH
@mamaqarankacaan8229
@mamaqarankacaan8229 3 года назад
Bal waa layaabe intey mashquul Ku yihiin shirki Iyo qudhun my towxiidka dadka Baraan mey Nabi muxamed SCW siiradiisa,akhriyaan.
@risktaker9119
@risktaker9119 3 года назад
Waxaas xagooda qiima kama laha Waa dad mufsidiin ah
@madinafarah837
@madinafarah837 9 месяцев назад
illahay hanaka qabto shar toda
@sadodaher4985
@sadodaher4985 3 года назад
Xasbunahallah kuwan kufar ilahay kagoay waye
@yaxyecali4062
@yaxyecali4062 3 года назад
Asc walaalayaaloow mushrikiinta bari halaga noqdo waayo? Waxayba fahmin erayga toowxiidka ama macaanidiisa معناها لا معبود بحق الا الله، لا اله نا فيا جميع ما يعبد من دون الله،، الا الله،، مثبتا العبادة لله وحده لا شرك له في عبادته كما انه لا شريك له في ملكه
@yaxyecali4062
@yaxyecali4062 3 года назад
Cid aan Alkaah ahayna nidar sharad lagama xiran karo waayo Alkaah baa yiri يوفون بالنذر ويخافون يوما كان شره مستطيرا )))) (( Qabuurahana laguma dawaafi karo oo dawaafku waa cibaado ,cibaadan waxay u sugnaatay Allaah sida asaguba uu yiri ( ثم ليقضوا تفثهم وليوفوا نذورهم وليطوفوا بالبيت العتيق Lkn qabuyraha baa la soi boiqan karaa
@mrugaas7062
@mrugaas7062 3 года назад
Waasaz shiiq waaruntaawanamisanahsisaaasaminaabtah
@mohassan2096
@mohassan2096 3 года назад
ويعبدون من دون الله مالا يضرهم ولا ينفعهم ويقولون هؤلاء شفعاؤنا عند الله قل اتنبئون الله بما لا يعلم في السماوات ولا في الارض سبحانه وتعالى عما يشركون waxaa laga weriyay al Bukhary (434) iyo Muslim (528) in Caa'isha, Allaha ka raalli noqdee, laga weriyey: Rasuulka SCW hortiisa, kaniisad ay ku dhex jiraan sawirro ama Naqshad ay ku aragtay Abyssinia. Markaasuu Rasuulku yidhi, naxariis iyo nabadgalyo Eebbe korkiisa ahaataye: Kuwani waa dadka - marka qof xaq ah uu ku dhinto dhexdooda - oo qabrigiisa ku tukada meel lagu tukado oo lagu qurxiyo sawirro ama farshaxanno caynkaas ah. Kuwani waa dadka ugu xun Eebbe maalinta qiyaame.
@ridwaanhalane8046
@ridwaanhalane8046 3 года назад
لا حول ولا قوة الا بالله
@ruwaydachannel9292
@ruwaydachannel9292 3 года назад
😀😀😀😀 suufiya wax isoo bartay waligay waxaan maqal 😀😀😀😀😀 shiikh Iyo awiliyo Iyo waxaana maqal cashar unbaa Maloo marinjiray Shaw waxaan xamar bay joogaan😀😀😀😀 raga xaarka Kala xawilaya😀😀
@risktaker9119
@risktaker9119 3 года назад
Hhhhh hhhh Waa iga qoslisay wlhi teeda kle Ilaahey iyo Nabi Mohamed ma ba dhahaan balada xun
@HindaMahir
@HindaMahir 4 месяца назад
Dibìga dhulka kùjira maxuu ahaa
@kafiyahassan9239
@kafiyahassan9239 2 года назад
KKK WAARUNTAA ARBACA AYAA LAIGU KAA MEHNIYE SAMADA TODOBADA AYUU KU YIRI GABAR SAAXIBADEY AHEEY
@maryanhassan7386
@maryanhassan7386 3 года назад
Subxaanalaah ilaahayow naga qabo shartooda
@ismaaciilcabdilaahi4888
@ismaaciilcabdilaahi4888 3 года назад
ALLAHAYAW KUWAN NAGA BADBAADI
@mohammadabdullahi3835
@mohammadabdullahi3835 3 года назад
😂😂been badnaa intu kunolyay dibigay Sheegan
@madarasatuabuuhureyra1647
@madarasatuabuuhureyra1647 3 года назад
Been badnaaa suufiyada sheikh suufiyo ilhay ka cabso aduunka inta jogtit
@hanicabdalla9469
@hanicabdalla9469 3 года назад
Adaa duli Ah
@nimcorun1255
@nimcorun1255 3 года назад
Hhhhhhhhhhhh subxanllh shayaadiinta uwxyootay kuwas laa xowla wallaa quwata illaa billah
@somfrp
@somfrp 3 года назад
Suufiyada waa mushrikiin waala hubaa Lkn dadka caamada oo baadiyaha jooga Maxaa lagu xukumaa
@sargaalhaji5041
@sargaalhaji5041 3 года назад
Xaar transverse hhh suufiyaa allow idin hanuuni
@musdhafcismaan1405
@musdhafcismaan1405 3 года назад
Evc plas ama edahab miyaaaa xaara lisku xawilaa ar suufiya illahay umada hakaqabto
@فاطمةمحمدخيري-ح7س
@فاطمةمحمدخيري-ح7س 3 года назад
Amiin wll
@mohacadeofficial5032
@mohacadeofficial5032 Год назад
😅😅😅😅😅😅 xaar EVC laiskuugu warejinaayo ssufi oogu imaaw
@xasankaafijacelow238
@xasankaafijacelow238 3 года назад
Mushrikiinta been badana
@Ma-hy7bv
@Ma-hy7bv 3 года назад
Waasixiroolayaal
@HabibaSultan-v9o
@HabibaSultan-v9o 10 месяцев назад
Hoyadhadha saxirad ah
@cabdulahitifow7614
@cabdulahitifow7614 3 года назад
Asc shekh mustafa ad ayan ku jecelahey bi wijhi llaahi .calaa towxiidi llaahi tacaalaa. Qubuuriyiinta waad u nasteexeysaa o waxad rabtaa inu allaah soo hanuuniyo.maxaad sheekha soo daliishadey xadiis saxiix ah .adku xukuntey dil idinkoo towxiid sheeganaya wa shekh umal oo saaxibul xadiis ah kaana cilmi badan . Taas waxad garabku siisey qubuuriyiinta ku jahawareriyey
@risktaker9119
@risktaker9119 3 года назад
Ani xitaa sheekha arintaas Waa uga xumaaday waayo umal cadeen ayuu u keenay oraahdiisa balse Waa iska bin’aadin oo wuu ku qaldamay caanood arrintaas
@umuibrahimcaqilow8830
@umuibrahimcaqilow8830 3 года назад
Adeer sh umal wuu kuqaldamay nabiga cirdigiisa daliiln maahan inaad dacniso nabiga adigoo sikale Ufasiri kara xadiiska taflii. Midda kale sh umal dawlad daaquut ah ayuu islaam u aqoonsaday isaga iyo caliwajiis waaisku xukun ilaahay toobadda hawaafajiyo sh.umal.
@DAACIMEDIA19
@DAACIMEDIA19 3 года назад
Kaafiriin waaye nimanka lkn in lakala saaro ayaan qabaa suufiyada. In loo kala saaro qabuuriyiin oo ah mushrikiin iyo axkaamleey oo waxaas aan shaqo ku laheyn
@yaxyecali4062
@yaxyecali4062 3 года назад
Mahad Aadan suufi waa suufi ama Axkaanleey ha noqdo ama habar jinni ha noqdaane waayo? axkaamleeyda waaba nimanka u fatwooda qabuuriyiinta intooda kale hadii ay run sheegayaan Axkaamleeyda meey dhahaan war waxaan waa gaalnimo marka wiiloow eey iyo meel uu ka kacay ama dameer iyo 2diisa dhagood ha ii kala qaybin
@mamaqarankacaan8229
@mamaqarankacaan8229 3 года назад
Been badanaaaaaaaaa yaahuuu ilaahay baanu kaamagangaley
@libanbare8870
@libanbare8870 3 года назад
Walalayalow hada kahor baa yar misajid xafadena muadin iyo marmar imam nonoqdo baa iga shekeyay dhulkan dibiga kahoseeyo ee sheqa bal hala iwaydiyo ninka maku xirankara salada wuu aminsanyahay
@elias4499
@elias4499 3 года назад
may kuma xiran kartid. qof diinta ka been sheegaayo
@kafiyahassan9239
@kafiyahassan9239 2 года назад
WAA RUNTAA SHEEQ CARABIGA AYEEY DIIN NOOGA DHIGI JIREEN
@mamaqarankacaan8229
@mamaqarankacaan8229 3 года назад
waxaa layaable dadka waxaas dhegeysanaya xataa caruurtu wey ku qoslilahaayeen
@risktaker9119
@risktaker9119 3 года назад
Hhh Haa wlhi
@madarasatuabuuhureyra1647
@madarasatuabuuhureyra1647 3 года назад
Suufiyada uf waye
@jaamackaasimkaasim7696
@jaamackaasimkaasim7696 3 года назад
Haye Wahaabiyadu ma carfee ?
@maryanabdinasir248
@maryanabdinasir248 3 года назад
Hhhh ben badanaa nimankas ar aduunyo saan malojogaye ilaahey maka cabsatiino diinta washegatiine sidhaba ma uqadatiin suufiyey wali towbada wey furantahay
@yaxyecali4062
@yaxyecali4062 3 года назад
Asc walaalayaal arsuufiyo been badanaa beerkiina xaara rabi baan idinkaga baryaye waxaase ka sii aqli xun kuwa dhageeysanaya ee bal qoslaya
@yaxyecali4062
@yaxyecali4062 3 года назад
Wall Maryan Addinasir diin sheegasho wax ma tareeyso waligoodna ha sheegtaano waayo shirki qof ku jira waa mushrikun kaafirun waxaase ka sii daran nimanka layiraahdo al ictisaam iyo Ja diidiya oo baadilkii ku taageeraya oo bostaha huginaya marka aqiyaarta waxaan idin lee yhy inkii suufiya ka shakisan in ay yihiin mushrikiin wlh qofkaas asaga ayaa ku gaaloobaya marka Al walaa walbaraa halaga qaato qabuuriyiinta mushrikiinta ah sheikh Caanoodna rabi ha ka Abaal mariyo toowxiudka uu dadka banaanka u soo dhigay ( اعطم ما امر الله به التوحيد وهو افراد الله بالعبادة وعطم ما نهي الله عنه الشرك وهو عبادة غير الله معه) Awaale1964@gmail.com igala soo xariira qofkii u sii baahan in ay mushrikiin yihiin qabuuriyiinta anigaa faah faahin siinayee وبا لله التوفيق
@maryanabdinasir248
@maryanabdinasir248 3 года назад
@@yaxyecali4062 walaalkey Allah xaqa hanagu sugo diin tena noloshena waye adunyo iyo aakhire Allahayow nabad baadi ooculimada nobarakey oonoxifdi diinkena
@yaxyecali4062
@yaxyecali4062 3 года назад
Maryan abdinasireey bal kwrn dadkaan beenta ay diin ka dhigteen iyo rashaadka ka dhalanayo iyo waliba dadkii oo ay u hirseedayaa Naar
@yaxyecali4062
@yaxyecali4062 3 года назад
Maryan abdunaasireey bal kwrn dadka waxa ay diin ka dhigteen iyo fasaadka ka dhalana kara iyo waliba dadkii oo ay u horseedayaan naar
@abwaanchanel4458
@abwaanchanel4458 3 года назад
Yuufi umadii waa rogay allaha Naga qabto
@jaabaa1
@jaabaa1 Месяц назад
Hadduu a jirilahaa maba hiree. Ma dibiga awoodaas leh ee 7tda dhul geesahiisa kuhayo, miya tintiisa hal qof qaadi karaaba 😂 😂 😂
@yaxyecali4062
@yaxyecali4062 3 года назад
Walaalayaal waxaa kuu soo haray cunida hilibka ,,, lama cuki karo hilib rabi qayrkiu loo gawracay waayo Alkaah baa yiri قل ان صلاتي ونسكي ومحياي ومماتي لله رب العالمين Nabi muxamade csw waxa yu yiri asagana ومن السنة لعن الله من ذبح لغير الله
@mohagurey2214
@mohagurey2214 3 года назад
Wixi dega qaba weymaqlen walle
@nafisomahamud1592
@nafisomahamud1592 3 года назад
Subxaana laah allow fidnadooda naga badbaadi waa been
@AhmedHassan-xm2du
@AhmedHassan-xm2du 3 года назад
Sub xana Allah Allow so qawo ku waan yarabii
@fardawsa2977
@fardawsa2977 3 года назад
🤭🤭🤭🤭🙈
@ibnuasiiri6817
@ibnuasiiri6817 3 года назад
Ar ragii aaway beryahan Qoladan warkoodu wa cadyehee
@risktaker9119
@risktaker9119 3 года назад
Hhh afkii baa juqda gabay waxee is dhaheen habrihii aad faraqooda furan jirteen la idinka dhifsay ee sidee ku soo celinaa. Ilaahey ma aaminsano in u ku filanyahay gaalada xun xun Koley dacaayad beey diyaarin rabaan ilaan xaq meesha kuma haayaan
Далее
новое испытание
00:40
Просмотров 188 тыс.
Ilkinchi hotin oberasanmi deb o’ylabman🥹😄
00:26
DOOD DHAXMARTAY SUUFIYO IYO SALAFIYA.
1:00:29
Просмотров 387 тыс.