Тёмный
No video :(

Xaqiiqada Jacaylka iyo Cishqiga | Fandhaal Podcast | 35 . 

Omar Inshar
Подписаться 155 тыс.
Просмотров 97 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

14 фев 2023

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 504   
@1LAMINE_1
@1LAMINE_1 Год назад
[ ] Midka la xanuujiyo samir🤕 [ ] Samirka waxaa ku xiga farxad😊 [ ] Midka habeenkii oyayow😥 [ ] Waxa ku imandona iftiin weyn🕯
@ahmednooradan7950
@ahmednooradan7950 9 месяцев назад
Sidan mxa u qorta comment wll🤔
@user-pe1hj4vr5t
@user-pe1hj4vr5t 9 месяцев назад
Iftnka mada kenya nio😅
@sehidouthman1087
@sehidouthman1087 Год назад
waxaan hubaa inaan marnaba ka shanlay donin waqtiga iiga baxay si aan warbixinooyinka aad soo dhigtay u daawado, JAZAKALLAH.
@xildhibaanismadhibe3731
@xildhibaanismadhibe3731 Год назад
Mawduucan 100% ✅ waqti ayaa galay , Shukran Ustaad Cumar , Allah haku barakeeyo ❤
@Mohamedismael50
@Mohamedismael50 Год назад
Aad baad Umahadsantahay ustaad. Dhalinyarada waxaan ku boorinayaa Inaydin waqtigiina Ku bixin Dhalanteedka iyo Jaceyl Lamoodka Beerkiina saaqay , Balse JaceylkaRunta ah uu ka bilowdo guurka Kadib . Waqtigiinaa waa inaydin Shukaansi ku bixin adigoon maskax ahaan, Mooral ahaan, Mansab ama lacag ahaan Is dhisin . Thanks all .✅
@hipomuse5590
@hipomuse5590 Год назад
Waa run hno
@cabdinaasirnuur7473
@cabdinaasirnuur7473 Год назад
Mashaa allaah
@FarxiyoCumar-ci2hj
@FarxiyoCumar-ci2hj 7 месяцев назад
Hy
@fatinamahadahmed2904
@fatinamahadahmed2904 Год назад
الحب عذب لكن العشق عذاب..😢الحب حياة متجدده والعشق موتات متعدده
@Hodan-ne5sf
@Hodan-ne5sf Год назад
Waa sax cishqigu waa waxa naftada jeceshahay jacelkana waxa qalbigaagu jecelyahay
@mohamed4309
@mohamed4309 Год назад
3 sano ayaan muqaladi dawanijire waligey commenti kusomasoqorin lkn mowducaaaan ayaa igu qasbee ina commenti kusoqoro. Mash Allah 100% wuducaaan wat kusoxantaha ruuun ahaaanti walal.
@sacdiyoraaxo7552
@sacdiyoraaxo7552 Год назад
Anigu waxan aaminsanahy jacaylku inuu ixtiraam yahy ixtiram la anti nin iyo naag mawada nolan karan jacylkasta ay isku qaban ixtiramku waa tiirka nolosha qof doonaya inuu faraxasanado oo kadurkaya hami iyo qami 😢 Ilahy hanagu arsaaqo jacayl miro qurux badan leh iyo mirahaso aan calfano 🤲
@abdurazack4u848
@abdurazack4u848 Год назад
Mahadsanid Ustaad Cumar, Podcastkaagan Muuqaalo Waaqici ah ayaad ku soo gudbisaa, wax badan Ayaana ka Faaidney.🙌
@abdemalekali9742
@abdemalekali9742 Год назад
True love never grows old m.a omer inshar keep going🙏
@queenmunera8415
@queenmunera8415 Год назад
Ustaad wlhi xaaladas anaa kujira aad Iyo aad ugu mahadsanthy taladas qiimaha badan ee aad nasiisay ,insh alh sida ugu dhakhsaha badana inaan kabaxan rajaynayaa😊🎁
@saynabiitobintawil1092
@saynabiitobintawil1092 Год назад
Kolka aad ka baxdo ayaad ogaan qiimaha iyo quruxda noloshaada keep going wllo ilhayna Tala saaro inuu kugu kaalmeeyo ka bixida xaadaa
@jamashamal466
@jamashamal466 Год назад
Queen anigu ma ka saaraa lovey
@queenmunera8415
@queenmunera8415 Год назад
@@saynabiitobintawil1092 insh alh abaayo wuu iga bixi ❤
@maxamedcabdiraxmaan6398
@maxamedcabdiraxmaan6398 Год назад
Ninkaan yuuu kaa walin
@abdullqadirmohamed9387
@abdullqadirmohamed9387 Год назад
kkkk dhibmale wan isgursaneynaa
@sophy20233
@sophy20233 Год назад
Masha Allah baryahayn Podcadstiyadu wa waxkle waana wax dhalinyaradu ubaahantahy inay ku bararugsanadan Gor walba gaar ahaan (Gabdhaha).
@amiraturkish9307
@amiraturkish9307 Год назад
ربي إني لما أنزلت إلي من خير فقير 🤲❤
@GEEDI.
@GEEDI. Год назад
الحب يورث الحياةسرمدا ....والعشق يورث عدابا سرمدا
@marianruun1157
@marianruun1157 Год назад
من قال هذا كلام جميل
@user-pn4gb1mz9p
@user-pn4gb1mz9p Год назад
​@@marianruun1157 omar inshar
@maan-deeq
@maan-deeq Год назад
Abaayo/aboowe ka mid noqo adigoo mahadsan saaxiibada qaaliga ah ee maan-deeq 🙏
@MoOsman990
@MoOsman990 Год назад
Golden voice 💖 m.a mahadsanid akhi
@caliaden6589
@caliaden6589 Год назад
Mahadsanid ustaad xalaqado muhim ah ayaad noo soo gudbisaa ilaahey hakaa ajarsiiyo
@abdinoordhagane6589
@abdinoordhagane6589 Год назад
Masha Allah waxaa Ka mid tahay dadka Fara Ku tiriska ah oo Somalida ah oo aan barnaaamijyada ay soo gudbiyaan aan lasocdo wax Bdna aan Ka faaiidey . Rabbi kheyr oo dhan ha kugu abaal marsho cumar inshaar.
@hanaahmed1115
@hanaahmed1115 Год назад
Jazakalah khayr omar inshar
@user-nq1xq7ni2j
@user-nq1xq7ni2j Год назад
Jazaakallah kheyr Ustaad cumar inshaar
@hipaalii9016
@hipaalii9016 Год назад
mowduucaan waxaas kuso koobtay wax badan oo naga qarsan badi soomaalida, shukran ustaaad
@mohamedhussein8072
@mohamedhussein8072 Год назад
Mansha allah waa podcast muhiim ah oo qofkasta saamaynaya waad baana kaaga mahadcelin ustaad thanks 🙏🏾
@mahaaricade4824
@mahaaricade4824 Год назад
Ustaad waad mahadsan tahay waxase mahada kowaad mudan Eebe oo isuurtagaliyay in aan noqdo mid ka mid ah kuwa ku xiran muqaladaada aadka u cajiibka mar labad ustaad waad mahadsan thy ❤️
@qalbidhayaciirale5808
@qalbidhayaciirale5808 Год назад
Ustaad Omar thanks Illaahay qadartii cashaqa maba aaminsani Wax jirana mahaa,
@mohanuur2431
@mohanuur2431 Год назад
Jazaka allah khayr sxb
@samiira571
@samiira571 Год назад
Wllhi 3 Sano wey kudhaw dahay inta ku xiranahy chanelka ogaansho Wax badan Wan ka faaiiday aaad Aya ugu mahadsanthy sida noogu so gudbiso muqalada waxtarka leh &podcast iyada Shukran ustad Omar inshaaar 💯🧡
@BrotherofMuslims
@BrotherofMuslims Год назад
Wlhi dad badan ayaa maanta isku qalda jaceyl iyo caashaq ani waxaan dhihi jirey qooq xalaawey waligeyna ma aaminin sbbto ah waxaad arkeysa laba qof oo leh jaceyl ayaan isku guursaney oo isbuuc kadib maqleysid furiin marka waxaaso kale lama dhihi karo jaceyl ee waa waali thanks wll cumar mowduucan muhiim ayuu ii ahaa ani ahaanteyda
@isxaaqabuukarisxaaq9885
@isxaaqabuukarisxaaq9885 Год назад
Xaqiiqda waa xanuun badan tahY thanks wll
@ismailali3501
@ismailali3501 Год назад
Mahadsanid ustaad omar inshar maanta cashar ayaan ka faa’ideystay cilmi inta ka badan ku rajeynayaa
@user-pn4gb1mz9p
@user-pn4gb1mz9p Год назад
Mahadsanid ustaad omar allaha ku barakeeyo
@MAALMAHA24
@MAALMAHA24 Год назад
Mahadsanid ustaad wax badan baa kaa baranaa
@mohadaacad4774
@mohadaacad4774 Год назад
Mahadsanid Alla hakaa Abaal mariyo wacyi galintaada waaxad I fahan siisay wax aan ka maranhabaabisanaa
@boqorobilan1974
@boqorobilan1974 Год назад
جزاك الله خيرا يااخي ❤❤❤
@anisaaragsan5950
@anisaaragsan5950 Год назад
Mashallah mowduucan muhiim weye jazallah kheyr wax baan ka faaiidey
@rahmacige9251
@rahmacige9251 Год назад
Masha Allah maduucan wuxu iga baajiyay wax yaabo badan xaqiiqatan abaal buuxan ku haya wall intad noo faa iidysay cidba kama helin shukran wll
@cabdisalaammaxamedsulubabd2891
الله يعزك يا أستاذي
@abdirisakwalayati9324
@abdirisakwalayati9324 Год назад
Mahadsanid cumar inshaar, Fandhaal proadcast maanta waxaad noogu soo gudbisay mawduuc wanaagsan,waxaadna noo iftiimisay farqiga udhexeeya jacaylka & caashaqa oo soomaalidu ay ubadan tahay caashaqa oo ah maalmo kooban.
@ruqiyoxaaji8634
@ruqiyoxaaji8634 Год назад
4q and 5AM to 53w2new
@fathiali2613
@fathiali2613 Год назад
Omar inshar ilahey dartiis ku jeclhy 😍
@gooleyare9620
@gooleyare9620 Год назад
OMAR INSHAAR LIBAAX LIBAAX DHALAY BAA TAHAY BOOWE GACALIYE GUULAYSO WLHY AF TAHAN KHABIIR IYO USTAAD XEEL DHEER BA TAHAY ❤️☝️🇸🇴🙏
@alihassanhussein5948
@alihassanhussein5948 Год назад
Masha Allah ustaad Omar inshar mahdsanid
@Nasihamohamed16
@Nasihamohamed16 Год назад
Mahadsanid ustaad Omar taladada wan qaatay jaceyl iyo cishqina wan kala bartay mahadsanid mar labaad♥️
@janagale6469
@janagale6469 Год назад
CUMAR inshaar wllkie aad ayaa u mahsanthy 🙏💯 Jclka wuu jiraa balse somalida way ka badbadisaa
@salmacumar9476
@salmacumar9476 Год назад
شكرا معلم عمر انشار
@Odowa2546
@Odowa2546 Год назад
Mahadsanid Al ustaad Omar
@shamsoadamibrahim4880
@shamsoadamibrahim4880 7 месяцев назад
جزاك الله خيرا اخي
@suleemanaxmad4159
@suleemanaxmad4159 Год назад
ماشاءالله شكرا walal qaliya 🇸🇴✌🖒
@hotho8832
@hotho8832 Год назад
Mahadsanid billion times wlhi manta markan si dagan u dhagysty mawducan wxn helay jawaapo badan on is waydin jiray🙏👆
@nuuroabdirahman4768
@nuuroabdirahman4768 Год назад
Thanks omar wacyi badan ayaan ubaahanahay somali hadii aa nahay ❤❤
@abdullqadirmohamed9387
@abdullqadirmohamed9387 Год назад
ok
@maneyjr4comedy
@maneyjr4comedy Год назад
Shukran ustf umar
@abdinasirali6922
@abdinasirali6922 Год назад
Walal cumar wad mahadsanthy جزاك الله خير الجزاء على ما قدمت لنا Wllhi in aad ani ilahadlaysay aan dareemayey intaa dhageysnyy
@mukhtarcayngal1973
@mukhtarcayngal1973 Год назад
Aad u mahadsantahay ustad Omar inshar xayaka laah
@ahmedhusseinelmi7604
@ahmedhusseinelmi7604 Год назад
Masha allah sxb mcn and wllkei igaweyn xaladaha kala ah 34 iyo 35 waxbadan ayaan kafaiday Allah kaa abaalmariyo Ustaad marna wll Cumar inshaar❤👑👌
@Waxbaroo
@Waxbaroo Год назад
Mahadsanid ustaad waa mawduuc muhiim ah
@abshirofaarax6010
@abshirofaarax6010 Год назад
Mahadsanid wllo Jazaka Allah
@hodoali5714
@hodoali5714 Год назад
Mahadsanid wlo jazak allhu khayr waa mawduuc muhiim ah
@zamiitazimraan574
@zamiitazimraan574 Год назад
Masha allah runtii wax badan ayaa kaa faaidey thank you. 🙏
@1LAMINE_1
@1LAMINE_1 Год назад
Mahadsanid ustaad Waxaad so gudbisa wax bulshada wax utaraayo Allah Haku Sharfo
@Hussein_Mohmd..
@Hussein_Mohmd.. Год назад
M.a ustaad thanks inbdn
@naruuroahmed2280
@naruuroahmed2280 Год назад
Masha allaah walalakey jazakallaahu kheyran wax badan ayaa ka faa.iidey
@TheSamale
@TheSamale Год назад
MaashaAllah brother.
@Najmuuni
@Najmuuni Год назад
Mnshallah wax badan noo iftiimisay jazakllah qeyr
@faysalmahamed5980
@faysalmahamed5980 Месяц назад
Jazakallahu khayral jazaa
@keydabdi6625
@keydabdi6625 Год назад
Mahadsanid ustad wax badan baa noo kala baxay
@ilkacaseqays158
@ilkacaseqays158 Год назад
Manshalah Maduuc muhiim ah mhadasanid Omar inshaar 👍🙏
@Kaydka224taariikhda
@Kaydka224taariikhda Год назад
Mahadsanid walal Cumar Inshaar. Xaqiiqdii mawduucaan ka hor caadiyan uma kala aqoon jacaylka iyo cishgiga, hadda se si waadax ah ayaad iigu kala iftiimisay. Ileen waxa dadka rogay waa cishqi ee ma ahan jacayl. Mahadsanid malyan jeer.
@fardawsaaabdi3038
@fardawsaaabdi3038 Год назад
Thank u ustaad.
@Endrick90
@Endrick90 Год назад
Thanks ustaad omar ❤️
@kowsarabdullaahi8823
@kowsarabdullaahi8823 Год назад
Mahadsanid wll, mowduuc muhiim ah
@khaalidabdiqadir7918
@khaalidabdiqadir7918 Год назад
Mahadsanid ustaad barnamijkan inan wakhti hore dhagysto ayay ahyd mhdsanid mar kle 💯
@bintusoomaal143
@bintusoomaal143 Год назад
والله نصائح أغلا من نفائس المعادن
@apdifitaahmacaane2703
@apdifitaahmacaane2703 Год назад
Mahadsanid Omar Inshaar Podcastiyadaada Wad Ku Mahadsanthay Wax Badan Ayaana Kaa Faa Idnaa
@xafsaabdullahi7512
@xafsaabdullahi7512 Год назад
Ustaad rabi haku xafido jasaakallahu kheeyr
@houseofhighlights1226
@houseofhighlights1226 Год назад
Mash allh Wll inshaaar aad bad u mhdsanthy
@Aliibrahimali249
@Aliibrahimali249 Год назад
Thankz Omar✅️💯💟⚘️
@zamiiramohaindho7913
@zamiiramohaindho7913 Год назад
Mashllh wllo jisakllhu khayr illhy haku barakeyo
@ahmedkeyse949
@ahmedkeyse949 Год назад
Shukran omar inshar
@alihassanhussein5948
@alihassanhussein5948 Год назад
Wax badan ka faaiday runtii Allah haku barakeyo Omar
@rajorumeyn6633
@rajorumeyn6633 Год назад
Thank walal 🎉
@hafsaheynoshmohammed3709
@hafsaheynoshmohammed3709 Год назад
M.a wlhi cumarow mawaadiicdan waqti aya galisay mahadsanid افصح الله لسانك
@user-pn4gb1mz9p
@user-pn4gb1mz9p Год назад
Illaahoow cishqi adaa kaa magan galay 🤲
@AXMATO_
@AXMATO_ Год назад
Mahadsanid Omar inshaar waa Muhiim xalqadani waayo waa Waxa Ugu badan ee dadka saameyn badan Ku leH jaceylka
@YassinGeylan
@YassinGeylan Год назад
Mahadsanid Ustaad ...
@omarsharifmadowe4100
@omarsharifmadowe4100 Год назад
mashlah ustaadi allah kubarakeeyo fikarkaga waandada wanagsan allh nagu anfoco adigana alahh haka abalmryio
@Assia9900
@Assia9900 Год назад
Mahadsanid wll omer mawduucan aad buu noo anfacaya ka gabdho ahaan wxa badan ba is ilaali doono insha allah🥰😁
@pearlsiaa_99
@pearlsiaa_99 Год назад
Waqti munaasab igu ah ayaan daawaday Mahadsanid walal omar inshar jazakallahu qeyr
@BashirHuzein_17
@BashirHuzein_17 8 месяцев назад
Found this at the right time thank you brother 😊
@hindiafsomali3103
@hindiafsomali3103 5 месяцев назад
Anigunba wakhtigi aan u baahna Ayn helay oo imika ah😢
@yahyeahmed4775
@yahyeahmed4775 Год назад
mahadsanid walaal omar inshar
@ayaanahmed6514
@ayaanahmed6514 Год назад
Thanks 🙏 teacher 😊
@caaishomahamed5562
@caaishomahamed5562 Год назад
Shukran ustaadow
@suufiabuu584
@suufiabuu584 Год назад
Mahadsanid ustaad
@abdiqadirahmed1496
@abdiqadirahmed1496 Год назад
Wll wanaagsan allah khyr ka haku waagajiyo waad na dhiirisay 👏
@zeinabsheikhmohammed4899
@zeinabsheikhmohammed4899 Год назад
Allah haku xafido wll
@farhiyohassan3758
@farhiyohassan3758 Год назад
Masha allah tabaarakallah Omar wlal adiga iyo ehelkagaba allah haxifdiyo
@hawayurubmohamed4460
@hawayurubmohamed4460 8 месяцев назад
Thank you so much omar❤🙏💯
@xafsaabdullahi7512
@xafsaabdullahi7512 Год назад
Shukran ustaad
@n_____7668
@n_____7668 Год назад
M.a alle ayaa mahad leh oo qodobkan marhore ifahnsiiyey allow hanaga leexin wadada wanaagsan aamiin bulshadeenu waxa kaliyaoo ay ubahan tahay waa wcyiga cumar wll Adna alle haku shrfo
@mohamed_salatt....3463
@mohamed_salatt....3463 Год назад
Waa mawduucii ugu horeeyey oon comenti si toosa uga soo bixiyey Waa xaqiiq waana sidaan Aamin sanaa
@nimcodayibadan2381
@nimcodayibadan2381 Год назад
MashaAllh jazaka Allah khayr kuwii ku waano qata allh naga dhigo
@shariifmoktar8161
@shariifmoktar8161 Год назад
Ustaad runtii dar Alle ayaan kuu jclhy Thanks a lot Akhii
@lhamlaham432
@lhamlaham432 Год назад
In Shaa Allah Aqal xabiib💌 mahadsanid
Далее
Fandhaal Podcast | 36 | Karti .
25:13
Просмотров 58 тыс.
Schoolboy - Часть 2
00:12
Просмотров 3,1 млн
10 Dumarka dabeecadahan leh Ha Guursan
38:04
Просмотров 27 тыс.
Qaddarinta Jacaylka
46:46
Просмотров 42 тыс.
021 | Atomic Habits | Sidee caadooyin loo samaystaa?!
1:00:33
Cishqi ⚠️😭 || Qiso jaceyl oo xanuun badan
1:14:03
Maxay doonaysaa gabadhu?! Sirta hanashada dumarka.
8:05
Wuxuu Ahaa Nin Madow | Qisada Luqmaan Al Xakiim .
17:12