Тёмный

Wuxuu Ahaa Nin Madow | Qisada Luqmaan Al Xakiim . 

OGAANSHO
Подписаться 1,1 млн
Просмотров 229 тыс.
50% 1

kanaalka : / ogaansho
twitter : OGANSHO_CHANNEL
facebook : OGANSHO
fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho
#kanaalka_ogaansho

Опубликовано:

 

2 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 355   
@ahmedeid8898
@ahmedeid8898 Год назад
Allow Ku Barakee Omaroow Maalin Walpo Luqmanul Xakiim Lee La Dhaha Lkn Adigaba Qisada Noo Keenay Subxanalaah❤😢
@MohamedAhmed-eh7tl
@MohamedAhmed-eh7tl 8 месяцев назад
Qeer ween alah haku siiyo wll in aan ahay wali ilaahey aa Laga yaaba isma ogi
@cabdiraxmaankhadar916
@cabdiraxmaankhadar916 Год назад
Waad mahadsan tahay jaahilnimo igu jirtay ayaad iga saartay wll Illahay Hana fahan siiyo macnaha quraanka kariimka ❤❤
@luulmahadluulmahad2294
@luulmahadluulmahad2294 Год назад
Aamiin wllo
@jaamacsaalax9009
@jaamacsaalax9009 Год назад
Ustaad muqaal aad sogeliso oo aan ganbar usoo qaadan majiro yacni ima dhaafo waana dhamestirta muqala ka yimaada OGAANSHO
@Hillin25
@Hillin25 Год назад
Masha allah guushaada waa inta soomaali garaad, caqli iyo diin ku danbayso guushooda. Mahadsanid walal cumar❤💯
@abdullahixuseen6508
@abdullahixuseen6508 Год назад
Ninkan macalin aad uheysatan macalin ee maaha ee calooshiis ushaqeeste waad arki doonta wajiga sax ah wuxuu ka faaiideesta dadka cadiifada iyo qiirodu heyso maaha macalin waa RU-vidr lacag sameeyo qadar iyo khaliijka carabto ayuu somalida uga dhigaa in ay kaliya Muslim lkin iska sug wajigiisa saxda ah inshallah
@Hillin25
@Hillin25 Год назад
@@abdullahixuseen6508 waad ku mahadsan tahay walaal waqtiga aad hadalkan ku bixisey laakiin alle ha ku xafido walaal qaali.❤🇸🇴
@ju5661
@ju5661 Год назад
​@@Hillin25 aamin
@sacdiyocimraan2846
@sacdiyocimraan2846 Год назад
​@@abdullahixuseen6508 waa yahe adi maxaa ka aamin san tahay teeda kale asi inuu somali yhy ha ilaabin🇸🇴❤️
@SACIID-YARE-BSM
@SACIID-YARE-BSM Год назад
Ku saliya nabiga scw 🥰🥰🥰
@sihamahmed2338
@sihamahmed2338 Год назад
Scw scw scw scw
@Mindhealing8
@Mindhealing8 Год назад
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@futaxxxasan1123
@futaxxxasan1123 Год назад
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@kheertoalinuur7084
@kheertoalinuur7084 Год назад
Sallaahu calleyhi wasallam Sallaahu calleyhi wasallam
@Faruupoii
@Faruupoii 3 месяца назад
SCW SCW
@abdinajibabdirashid7745
@abdinajibabdirashid7745 Год назад
Somalia 🇸🇴😘 Ilaahay swt dhibta Haka dulqaado ilaahay swt somalia 🇸🇴😘 isdee waayo Haka dhigo somalia 🇸🇴😘 caday
@HRU20
@HRU20 Год назад
قال الله تعالى( يؤتي الحكمة من يشاء ومن يؤتى الحكمة خيرا كثيرا وما يذكر إلا اولوا الاباب)...
@hudaifamohamud3468
@hudaifamohamud3468 Год назад
قال تعالى يُؤْتِي الْحِكْمَةَ مَن يَشَاءُ ۚ وَمَن يُؤْتَ الْحِكْمَةَ فَقَدْ أُوتِيَ خَيْرًا كَثِيرًا ۗ وَمَا يَذَّكَّرُ إِلَّا أُولُو الْأَلْبَابِ
@Luul851
@Luul851 Год назад
Mowduuc inoogasoodiyaari saciidinuursi (badiiculzamaan) ustaad adoomahadsan
@banadirchannel8187
@banadirchannel8187 Год назад
Ramadan Karim Bishaan barakeysan fadligeeda Ilaaheey wadankeena ( Somalia ) Dowlad Caadil ah Kala dambeyn KU Saleysan diinteena Islaamka ah Rabi ayaan ka barteeynaa Aamiin. Nabad iyo Barwaaqo Allaha nooga dhigo
@kheertoalinuur7084
@kheertoalinuur7084 Год назад
Amiin yaa rabi
@diriehirsi2883
@diriehirsi2883 Год назад
Walaala yaaloow, waxaad iigu duceeysaan inoow Allah subhaana hu watacaalaa I siiyo wiil aan ubixiyo luqman
@hibomohamed3532
@hibomohamed3532 3 месяца назад
Ameeen yaa rabi Allaha kusiiyo
@abdiyowjamila6033
@abdiyowjamila6033 Год назад
تقبل الله منا ومنكم صالح الأعمال ❤
@cllaahinuur8789
@cllaahinuur8789 Год назад
Maa shaa alaah
@ayeeyofarojanno
@ayeeyofarojanno Год назад
Isoo bookhda asxaapta
@kamal-hassan
@kamal-hassan Год назад
@@cllaahinuur8789 Maa Shaa Allaah
@abdilaahimaxmesxrooble
@abdilaahimaxmesxrooble Год назад
@@cllaahinuur8789 ud
@luqmanhassan844
@luqmanhassan844 Год назад
Xikamadiisii oo kle ma lihi lkn ILAAHEY baan ka rajeynayaa inaaan jannada ku kulanno.
@AsmoAhmed-mt5mp
@AsmoAhmed-mt5mp Месяц назад
ءامين ❤
@zakijimcaale2955
@zakijimcaale2955 Год назад
تقبل الله منا ومنكم صالح الأعمال
@رزانهشام-ش9ف
@رزانهشام-ش9ف Год назад
Ramadan karim Wll codsi bisha Ramadan nooga faaidee Qisooyinka culumadii muslimiinta
@maxamedamiin3394
@maxamedamiin3394 6 месяцев назад
Maxaad ka dhihi laheed hadii aan ku dhaho Ramadan kariim 2024❤
@murtidhawr01
@murtidhawr01 Год назад
Suratul luqmaan waa suurad aan aad u jeclahay akhriskeeda iyo qisada luqmaan alhakiim, Soon- qaad wanagsan walaalayal.❤
@Anabeeyyyy
@Anabeeyyyy Год назад
Ilaahy hanaga aqblo Acmaasha❤
@abdulkadirhassan851
@abdulkadirhassan851 Год назад
يَا بُنَيَّ إِنَّهَا إِنْ تَكُ مِثْقَالَ حَبَّةٍ مِنْ خَرْدَلٍ فَتَكُنْ فِي صَخْرَةٍ أَوْ فِي السَّمَاوَاتِ أَوْ فِي الْأَرْضِ يَأْتِ بِهَا اللَّهُ إِنَّ اللَّهَ لَطِيفٌ خَبِيرٌ يا بني إنها أي الخصلة السيئة "إن تك مثقال حبة من خردل فتكن في صخرة أو في السماوات أو في الأرض" أي في أخفى مكان من ذلك "يأت بها الله" فيحاسب عليها "إن الله لطيف" باستخراجها "خبير" بمكانها
@januarySl2024
@januarySl2024 Год назад
Waad mahadsan tahay ! Jazaaka Allaahu khayran. Suraat Luqmaan oo aad u xikmad badan ayaad fasirtay. Ramadaan Kariim !
@abdullahihassan1263
@abdullahihassan1263 Год назад
QABRI hadii latago shirki miyaa😡😡 Nabigaba csw wuu ziyaaran jirayee.. mise Adigu waxaad eheed qomkii Maxamed binu cabdi wahaab😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😖😖😖😖😖😖😖😖😖😖😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😖😖😖😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😖😖😖😖😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡
@Deeqow
@Deeqow Год назад
In qof dhintay la soo ziyaarto ma ahan arinka uu ka hadlayo ee waa In qof mar hore dhintay inta qabrigiisa la tago wax noo qabo La dhaho ayuu ka hadlaya taasna waa shirki Hda inan fahantay rajeyna Mahadsanid
@cabdimanaanshiikh6207
@cabdimanaanshiikh6207 Год назад
​@@Deeqow xagee Waxaa ku aragtay adigu
@mohanlyrics7805
@mohanlyrics7805 Год назад
​@@Deeqow والله إنك لفى عالم آخر
@taxtax-vu1xj
@taxtax-vu1xj Год назад
​@@Deeqow qabriga la tagyo wa kan asiga wx laga baryo dee wana sidaz zuu wllka shegay ee tan kle qofku inu uzo duceyo waxba ma aha Tan kle zuufiyada qaybo kamid ah ba taga dadka kuhaya xage ku aragty Tan kle ninka kuhaya ma teamki mahamed binu cabdi wahab bathy 😂😂sas baaba ka qaden nin iiman leh oo wxad ku shegtan shaqo kulahyn buu aha wllkey
@taxtax-vu1xj
@taxtax-vu1xj Год назад
😂😂suufi yaro la durmaray
@Maryama1900
@Maryama1900 Год назад
Waa jclhy suradaan runtii❤ maanta ayaaba ka hadleynay Jazakallahu khayr akhii cumar 😊
@abdihamidbilal5931
@abdihamidbilal5931 Год назад
Waxa ii farxad inaan noqdo qofkii ugu horeeyey aa daawada💯👍🏾🔥🔝
@hindaarte4503
@hindaarte4503 Год назад
Ilaahay hakaa abaal mariyo walaal aad ayaan kuu jeclahay❤❤❤❤❤ anigoo ah maxamed cabdi raxmaan sh❤❤❤❤❤❤
@cabdimanaanshiikh6207
@cabdimanaanshiikh6207 Год назад
يا عمر كيف يكون مجيء القبور شركا لله تعالى ألم تسمع قول رسول الله صلى الله عليه وسلم كنت نهيتكم عن زيارة القبور فزوروها ... أيأمرنا رسول الله صلى الله عليه وسلم أن نشرك بالله أم أخطأ لسانك
@mohanlyrics7805
@mohanlyrics7805 Год назад
ما أجمل الحق
@caliwarsame2033
@caliwarsame2033 Год назад
يقصد عبادة القبور لا لزيارة القبور لأجل العبرة
@ogaalsaremedia
@ogaalsaremedia Год назад
شكرا لك جزيل الشكر وزوجك الله بحور العين يا أستاذ
@qaasintiego
@qaasintiego Год назад
Ustaad kasoo hadal faransiska siduu noqonayo Afrika la'aanted Ustaad shukran
@mohanlyrics7805
@mohanlyrics7805 Год назад
Dadku Inay Ra'yi Dhiibtaan Baa Fiican Ee Ustaad kaliya Aysan Kujirin Mida Kale Qabuuraha Hadaad Kawadid in Wax La waydiisto Mise Uu Wax Bixin karo Taasi Qof Rumaysan Karoba majiro Ta Siyaarada WAY BANAN TAHAY IN كنت نهيتكم عن زيارة القبور فزورو الان MARKA ustaad Waxaad Ka Hadlayso hal dhinac Ha ufiirin Waa Bulshaa Kugu Xiran wa Billaahi Tawfiiq
@Ezy15311
@Ezy15311 Год назад
Way jiraan dad saasa in kastoo ayna badneen
@rashkacaderashkacade6522
@rashkacaderashkacade6522 Год назад
Ninkaan nin wax aqriyaan u haystay ileen waa iska caamo editing iyo cod la dulsaaro iyo waxyaabo dad so qoreen noo soo guuriya un, Jaahilnima igala muuqata.
@Ezy15311
@Ezy15311 Год назад
@@rashkacaderashkacade6522 ma isagaa sameyn San lahaa kitaabka quran ka in wax laga soo guuriyo iyo mufasirinta waa jaahilnimo miyaa. Hadey sas tahy ogow diintan Dadbaa sooqoray adigana inta soo guurisay ku dhaqantay then jahil AATAHY
@mustaqbal1
@mustaqbal1 Год назад
تقبل الله منا ومنكم صالح الأعمال😍
@abdikarimismail442
@abdikarimismail442 Год назад
Masha Allah luuqman nin qaali ah ayuu aha Ramadan Mubarak all brother 🙏❤️
@deeqocalicusmaan
@deeqocalicusmaan Год назад
Cumar ishaar Allaah ku barakeeyo
@SLAVEOFALLAH277
@SLAVEOFALLAH277 Год назад
جزاك الله خيرا وجزا واحسن اليك .. may allah reward you for your good deeds .. ❤❤ ameen
@coosofficial4320
@coosofficial4320 Год назад
Alle Luqman Hakim No Sheegy Ee Midib Nooma Sheegin Iyo Bishimo Ee Jaahilnimada Iska Daay Zxp Qof Alle Doortey Haba Qiyaasin Sidu Uyaaley😊
@abuukarayaanle6842
@abuukarayaanle6842 2 месяца назад
Cilmi ku hadal ama aamus
@sakariyeebrahim7623
@sakariyeebrahim7623 Год назад
Maalintada 1 Million gaadhid Waan guursanaya sxb jaceylkayga aya sida ku balanay asxaabeey idina 1 Million hore noo gaadhsiiya. RAMADAN MUBARAK 💖
@Mohammedlugunbe
@Mohammedlugunbe Год назад
Lkn maysan aheyn inaad guurkaaga ku xirto shey ama qof
@sayidka.6122
@sayidka.6122 Год назад
Kkkkkkk sheeko.
@suleimanmohadeik7297
@suleimanmohadeik7297 Год назад
Caqli xumaaa
@Ducaysane-to1qv
@Ducaysane-to1qv Год назад
Bro cumar inshar wu shaqaysanaya Adi Maxa ugu xidhi uLana sugi Hawlahaga Qof😂
@haa8793
@haa8793 Год назад
Waa wax wanagsan tagero ad umujineyso walalka MnshaAllah walal barakalahu lakuma wabaraka caleykuma wa jamaca beynakumaa fiikheir wankuu hormariyay anigana aroskina kahor walal muslin
@NordinMohamed-m7y
@NordinMohamed-m7y Год назад
Mn sha allh ustaad QISADA WAX BADAN OO KU DAYASHO LEH AYAA KU DUUGAN alle ha ina fahansiiyo
@maanyuproductions903
@maanyuproductions903 Год назад
You deserve 1M subscribers Ustaad ❤️❤️ The best and one of my favorite Somali RU-vidrs. Keep sharing these great contents bro ❤️
@mohamedosmanawil
@mohamedosmanawil Год назад
RU-vidrka kaliya aan ku faani karno ❤
@mohamedadan7815
@mohamedadan7815 Год назад
وعليكم السلام اخي الكريم اسطوره والله 🤍🤎❣👑✔🩹 ١ رمضان مبارك 🙏
@Faruupoii
@Faruupoii 3 месяца назад
ADIGA QORALKEYGA AQRINAYA KU SALI NABIGA SCW SCW
@AbdiAbadir-qp5vd
@AbdiAbadir-qp5vd 6 месяцев назад
Ramadan Mubarak 🎉😂
@blessingchanne1866
@blessingchanne1866 Год назад
Nubiyinta iyosomalidha cushitiic ayeey katirsanyihiin
@ayaanlejaamacaarman7970
@ayaanlejaamacaarman7970 Год назад
Mansha Allah wll Jazakallh kheyr.
@kafiyaabtidoon4043
@kafiyaabtidoon4043 Год назад
Luqmaanul xakim❤
@arabe9921
@arabe9921 Год назад
MSHLLH TABARAKALLAH JAZAKALLAH KHEYRAN AKHI ALMUSLIM🤍🤍🤍
@caydaro1664
@caydaro1664 Год назад
mawduuc yadaada xataa hadii fasal in loo soo xaadiro ay tahay waan iman lahaa runtii waad na dhistaa runtii wax aanaan aqoon ayaad noo sheegtaa ama kuwa aan naqaanay ayaad dhan kale naga tustaa ALLAH ha kaa abaaal mariyo
@mostafataama
@mostafataama Год назад
Part two qisadaan lagama dhargo runtii. 😢❤
@abdiabdirisaq6076
@abdiabdirisaq6076 Год назад
Ramadan Mubarak wlle
@cabdiraxmaanidirismaxamed684
ولتكن منكم أمة يد عون إلي الخير
@axmedkalluun9228
@axmedkalluun9228 Год назад
Ramadan Mubarak inta aanan wali afurin 😅
@mohamedhassanabdullahi8327
@mohamedhassanabdullahi8327 Год назад
Wcws ramadan kareem
@abdirizakkeynan7213
@abdirizakkeynan7213 Год назад
in badan waxan maqla ibnu kathiir, sxbow bal qormo kaso diyari, waa kuma ibnu kathiir?
@Khadar_mohummed
@Khadar_mohummed Год назад
❤masha allah
@asmaabdihassan5658
@asmaabdihassan5658 Год назад
Mahadsanid wll alleh caqliga ha ku barakeeyo
@abdullahiabdulkadir3180
@abdullahiabdulkadir3180 Год назад
Allaha ku barkeeyo ustaad omar inshar wax badan ayan kaa faaiday👍
@bakarahmed8955
@bakarahmed8955 Год назад
M.allh wllky waa runta wlhi illahey hanaga dhigo kuwii ku dhaqma waanoyinkas qiimaha badan ❤☝🤲
@KHLDDCR-ek7wv
@KHLDDCR-ek7wv Год назад
Maanta iigu horaysa mawduucan
@xarago4559
@xarago4559 Год назад
Ninkan waa majerten saan taariikhda kuhayo taariikhda beenkadaa nio
@NUURIYE.
@NUURIYE. Год назад
Luqmaan Al xakiim nin Ilaahey xikmad faro bdn sii3yy. Ramadaan mubarak wllyal Alle hanaga aqbalo acmaasha wanagsan ee bisha ramadaan.
@nastehmohamed6796
@nastehmohamed6796 Год назад
AllaHa Ku amaansado omer inshaar
@Hanad-x9z
@Hanad-x9z Год назад
Kusali nabiga N.N.K.H ❤❤❤
@Special_Meionezz
@Special_Meionezz Год назад
Mar walbo waxan iswaydin jiray luqman Al xakiim wiilki uu sas dhan uwanin jiray xaalkisu side bu noqday?
@sihaamahmed3773
@sihaamahmed3773 Год назад
ماشاءالله تبارك الله ربنا يبارك فيك يا عمر
@abdulahixasan6798
@abdulahixasan6798 Год назад
Iuqmaan alxakiin ale dartiiii ayaaan u kec lahay walahi
@Nasir_official2255
@Nasir_official2255 Год назад
Mahadsanid Ustaad Omar Inshaar,💯👍
@ummeshahab
@ummeshahab Год назад
ماشاءالله الله يحفظك اخي رمضان المبارك علينآ وعليك
@Haldhawr
@Haldhawr Год назад
Qofka sanka hoos u gaban waxaa la dhahaa Kamas
@taxtax-vu1xj
@taxtax-vu1xj Год назад
Kamaz wa in san qaroortu qofka yarthy sida shinaha Lkn tuu wllken tilmamayo wa sanka hos ugabn yacni sanka fiqiza yryhy ama fiiq dhan lahyn
@OmarHassanRobleh10Hassan-bw3mh
❤ALLAH AKBAR ♥️ ❤Sallallahu alayh wasalam♥️ ❤Sallallahu alayh wasalam♥️ ❤Sallallahu alayh wasalam♥️
@wayraxali2944
@wayraxali2944 Год назад
Ma sha Allah ustaad omer wa dhab in somalidu halkas ka timid o ay yihiin kuwi dhisey Ahraamta e weliba jabiyey tartaarki wax ka adkaada la wayey.❤🎉😅🎉
@qaasintiego
@qaasintiego Год назад
Shukran yaa ustaad❤❤❤
@HalisTa..22
@HalisTa..22 Год назад
Zaynul caabidiin qisadiisa soo samee wll❤
@MohamedAmin-qh1mm
@MohamedAmin-qh1mm Год назад
Arinta nuubiyiinta iyo Soomaalida mawduuc gooni ah ka samee Cumarow
@Dugziiye8918
@Dugziiye8918 Год назад
Taarikhdii nabi sulayman ustaad🙏
@JibriilAxmed-uf9qm
@JibriilAxmed-uf9qm Год назад
Masha allah
@zamateradein-ov8xo
@zamateradein-ov8xo Год назад
Run aahntii waxpadan ayaa kafaa iiday walhi masha allh ilahay ha kuu sharfo
@abdulkadirhassan851
@abdulkadirhassan851 Год назад
Tafsiir Ibnu kathiir, Dhabari iyo Jalaaleen intaba wan ka fiirshay waxay ku fasireen danbiga xun inu Alle uu la imaandoono hadii xitaa uu la ikyahay dhuura cas
@suhaibismail7889
@suhaibismail7889 Год назад
Ramadaan Mubarak. Mawducyada noocan ah no so badi ustaad Mahadsanid
@hafsa____nbofficial9399
@hafsa____nbofficial9399 Год назад
Ramadan mubarak Shaqsi nolosha wax kayaqan 😍
@buhaisahabdi
@buhaisahabdi Год назад
Aabe yaasha somaalida wax badan ayay ka baran karaan Luqmaan al-xakiim.
@ahmedrezw691
@ahmedrezw691 Год назад
مبارك عليك الشهر يا محمد متابع من اليمن الله يحفظك
@AyoupYT_
@AyoupYT_ 2 месяца назад
كان وحده، شاعر اصعر للشيظاز حده حين كان الكل عبده
@nimcancade5435
@nimcancade5435 Год назад
Mansha allah Alle haku barakeyo
@rahmamohamd5357
@rahmamohamd5357 Год назад
Insha Allah wiilkayga ayaan rabaa inaan u bixiyo luqmaan
@asmaaabdirahman3051
@asmaaabdirahman3051 Год назад
Maasha Allah tabarakaalah qiso aad u qiimo bdn ❤❤
@mohamedkhalif9217
@mohamedkhalif9217 Год назад
Israail waxay ahayeen dad madoow , sida loo badinaayo, nebi muuse calayhisalaam wuxuu ahaa midab madoow ah,
@Mindhealing8
@Mindhealing8 Год назад
Insha alaah guushàan somalia way gaa reysaa
@hassaniman-vo6qx
@hassaniman-vo6qx Год назад
Jazaakallaah Hawsha aad umada u wado
@Dayr12
@Dayr12 Год назад
Ramadan kariim ustaad cumar inshaar allaha ku xifdiyo
@joseph1660
@joseph1660 Год назад
Cumar asc lkn jego wey ii jarantahy lkn saasna uma dhaqmo
@user-cabdirasaqwadani
@user-cabdirasaqwadani 4 месяца назад
Waxan jeclanlaha inan barto magacaaga si ugu sheego dadka markey iweydiiyan
@Mrtimo120
@Mrtimo120 Год назад
Usataad umar inshaar Markaad tidhi Qabuuraha ha Caabudin ama Ha tagin ma mooda inaad Qolo gaara Farta ku godee !????
@user-cabdirasaqwadani
@user-cabdirasaqwadani 4 месяца назад
Maasha allaah ❤ ASC wll inkasto adan magacaga kubilaabin mowduuca ad kahadleysid
@muhammedmude5740
@muhammedmude5740 Год назад
Sc wan ku faraxsan in an la,socdo barnaamijyada ad noo so gudbiso wad ku mahad santahay wcs
@gureyshamlaaq5760
@gureyshamlaaq5760 Год назад
MAWAXUU AHAA REER BANII ISRAAIL MISE ARAB XAGEE KAKEENTEY WAXUU AHAA NIN MADAW KAFIIRSO RAALI AHAW
@mohaa8076
@mohaa8076 Год назад
Qisoyinka nosogudbi shukran brother
@XaamudJaamac-jb3zv
@XaamudJaamac-jb3zv 6 месяцев назад
Waxaan kaa codsan lahaa inaad soo duubto sida googlaha wax looga dejiyo sida kutubta pdf
@calakasomalia
@calakasomalia Год назад
Rag aan tashan waa loo taliyaa ee adeera yaal tashada OO Iska saara waxa qaska idinku wada.. mudnaanta kooowaad waa SsC
@daudyusufirbad1940
@daudyusufirbad1940 Год назад
MASHALLAAH BARAKALLAAH MAHADSANID WALAAL.
@Mahadcali2
@Mahadcali2 Год назад
In aad qabri tagto ilahay u shariik yeeli maysid Ee iska sax
@amaanabdi7943
@amaanabdi7943 Год назад
Aniga waxaa qabaa in uu Sudan yahay sababto eh waa dad hadeey hadlaan xikmad ku hadlo saan aniga arkay
@dhagardiidnasruallaah4213
@dhagardiidnasruallaah4213 Год назад
Soomaali buu ahaa ninkaasi tilmaantiisa markaan eegay
@Ahmad17056
@Ahmad17056 6 месяцев назад
Wuxu kunoolaa luqmaan alxakiin Magaalo la dhaho nuuba oo ku taal koonfurta masar
@faatix2485
@faatix2485 Год назад
First comment like
@kingbarahow2128
@kingbarahow2128 Год назад
Adeer dadkaan waa Somali Somali na waa awooweyaasha dunida Luqmaan wa magac Somali ah habiil iyo qaabiil waa magacyo afSomali ah Idiris cs waa magac afSomali ah nabi ciise maariin qurxan sida Somalida ayuu u ekaa . ciise waa qabiil Somali ah Nuux cs waa magac afSomali.
@Ezy15311
@Ezy15311 Год назад
😂 😂 😂 😂 Waxas maa keentay xiligii nabi Adam maa soomali joogtay.
@nasrocabdiraxmaan4960
@nasrocabdiraxmaan4960 Год назад
Subxanalah
@abdiwelijafaal
@abdiwelijafaal Год назад
@@Ezy15311 haa somalidu sida ummadaha kale loo uumay aya ilahay u uumay weligoodna dhulkan wey deganaayeen even faraacinadii ayaa somalia ahayd cadaymo badan oo laga doo minguuriyay luuqadooda dhaqankooda iyo dhiigooda hida sidaha oo marki la baaray ay somalida isku hayb noqdeen taarikhdeena carabta hadda masar degan ayaa baabiisay Wllkey faahfaahin intaan ka badan wad helaysaa hada raadiso✋🏻
@Ezy15311
@Ezy15311 Год назад
@@abdiwelijafaal hhhh somali Mar waa Carab Mar waa African Mar waa iska dhal African + Carab. Taarikhbadanina anaga 😂😂
Далее
Maxaa Gobolka ka socdo | Shaashad 03 |
24:10
Просмотров 45 тыс.
Ninkaan Hadii Aadan Aqoonin wax badan ayaa ku dhaafay .
12:49
indhahaada shar ayaa iiga muuqata? Qiso xanuun badan
52:22
Sirta Lagaa Qarinaayo | Da'da ugu Fiican ee Guurka .
23:49