Тёмный

Xaqiiqooyin ku saabsan Zambia | BIyo-dhacyada Cajiibka ee Victoria 

Tanaad
Подписаться 262 тыс.
Просмотров 85 тыс.
50% 1

Xaqiiqooyin ku saabsan Dalka Zambia | BIyo-dhacyada Cajiibka ee Victoria#Zambia
Waa muuqaal ku qotomaa ama ku saabsan koofurta Africa gaar ahaan dalka ku caanka ah biya dhacyada iyo duurjoogta iyo goobaha kale ee dabiiciga.
LIKE&SHARE
Nagala soo xiriir:nolol121212@gmail.com

Опубликовано:

 

17 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 152   
@zaabirjamac1915
@zaabirjamac1915 2 года назад
M.a waligey meela badan aan takin ayaan kaabartay dhaqka dhaqaalaha io dhanka nolosha ba thanks teacher ✊✊💯💯
@amirasami4406
@amirasami4406 2 года назад
Runtii aad baan u jeclahay qaab soo jeedintaasa guulayso bro wax badan baan kaa faa'iiday❤🙌🏿
@cadceed11
@cadceed11 2 года назад
Wow maansha allah waxaan ka mid ahay asxaabta halkan ka dalxiista ee kolba dalku wareegta, muuqaalada waad la raagtaa ee la soo dhaqso, mahadsanid
@abdinhoosman3451
@abdinhoosman3451 2 года назад
Macalinka ___Macalimiintooda Respect 🙏🙏🙏
@ahmedalihassan2970
@ahmedalihassan2970 2 года назад
Thanks teacher 😘
@qacqacosman5716
@qacqacosman5716 Год назад
Thank you Tanaad
@mohamedawilmeramann8872
@mohamedawilmeramann8872 2 года назад
Thanks my teacher 👍👍👍👍👍👍💘💘
@luqmaan753
@luqmaan753 2 года назад
thnks alot tanaad . kanaalka tanaad iyo kanaalka caalami one waxan kujeclaaday sida aad usoo dabisan tarikhda dowladaha caalmka.
@jamajokar
@jamajokar 2 года назад
First person Keep Going pro 🙏
@mohasabir8826
@mohasabir8826 2 года назад
Please 🙏 lagend South Africa 🇿🇦 🙏 😢
@haiisheegin8222
@haiisheegin8222 2 года назад
Hala soo dhaweeyo saaxiib keey tanaad Oo u soo jeestay dalalka bariga Africa 🇸🇨🇰🇲🇲🇬🇸🇴🇹🇿🇧🇮🇩🇯🇪🇷🇪🇹🇰🇪🇲🇺🇿🇲🇿🇼🇲🇿🇾🇹🇺🇬🇷🇼🇸🇩
@mohasabir8826
@mohasabir8826 2 года назад
Walaal south Africa 🇿🇦 please iyo badiisa marajalbahrain
@abdullahiyuusuf5539
@abdullahiyuusuf5539 2 года назад
Ustaad thanks
@madaromar9660
@madaromar9660 2 года назад
📢Tanaad Magalada Jacaylka Ee Berbera muqdisho iyo saylac barnamijkii sadex magalo noga soo diyaari waa sadex magalo oo taariikh wayn leh intii igu racsan like saar👍
@kadiyeibrahim5881
@kadiyeibrahim5881 2 года назад
Aniga ayaa hada joga zambia 🇿🇲 gar ahan Southern province monzi
@Akhyaar142
@Akhyaar142 2 года назад
Sxb mesha gncsigda kwrn sida gaadidka&dukamanka iso jwb
@quencad4910
@quencad4910 2 года назад
Waxan raba in aa imaado
@suleimanawil2825
@suleimanawil2825 Год назад
Asc zxp zambiya ayaan rabaan
@aysartube9982
@aysartube9982 8 месяцев назад
​@suleimanawima ma tagtay zhp
@lagarmuuse6465
@lagarmuuse6465 2 года назад
Msha Alh Zxip Alla Hku Brakeeyo Noo Soo Badi Xoagaha Africa
@MohamedAhmed-ng9dy
@MohamedAhmed-ng9dy 2 года назад
Keep going Ustaad.
@abdirashidkaruur5980
@abdirashidkaruur5980 2 года назад
Thanks tanaad tv keep going
@nimcaanmohameddinimo8766
@nimcaanmohameddinimo8766 2 года назад
Sambia dal noloshiisa wax badan ka ogahay Thanks 😊🙏 tanaad
@khaalidbinuwaleed8103
@khaalidbinuwaleed8103 2 года назад
Nimcaan inan imaado ayaan jecelahay fadlan iga caawi hadaad jogto wax xog h
@sultaanomar
@sultaanomar 2 года назад
Asc aniga ayaa jooga Zambia 🇿🇲 Waa meel aad ufiican oo nabad ah inkastoo sharciga dagnaanshaha sida lagu helo ay adagtahay (Somali 🇸🇴 badan ayaa kunool oo ganacsiyo badan kuleh ) mahadsnid
@Akhyaar142
@Akhyaar142 2 года назад
Sxb warkeda raba meshas ganacsiga dhexe&gadidka kwrn
@nazmohammed5271
@nazmohammed5271 2 года назад
@@Akhyaar142 dee. soo. sahami. oo Soo. arag. mg. badan. aadagan. boowe 💙💙
@abdirshiidmaxamed6730
@abdirshiidmaxamed6730 2 года назад
Nadola. RINO TRSNSPORT.waan kategey bro) Hada Naf malaha Trsasport kii African kiiba Keensadey Ena Trayo.gadiidkii.filmkii fahmey somalida) .Congo Titanium Kiisa %59 Coperkii Somlnd aad looga dhoofiya hada isna Aad u sareeya coperkeedu iyo Colombedkeeduba) industriel Ston
@Muslim-d9d
@Muslim-d9d Год назад
Sxp ma joogta hada gmail ii soo dir
@suleimanawil2825
@suleimanawil2825 Год назад
Asc sxp zambiaya ayaan Dano ka Lee yahay ee hadaa fariintayda aragtid ii ga jawaab mahadsanid
@najpenz
@najpenz 2 года назад
Sharmo boy Zambia 🇿🇲
@bisbaasvlogs3914
@bisbaasvlogs3914 2 года назад
Sxb 1 Talo Ayaan kuu sidaa Dhanka Playlist,ga Ah. 5 Qaaradod Ee Aduunka Qaarad Walba U Samee Playlist Kadibna Wadamada Aad Kaso Waranty Geli Playlists,ka Mahadsanid
@SUHAYB_SAED
@SUHAYB_SAED Год назад
M.a sxp waa mowduuc wanagsan
@hayrufcdeh2845
@hayrufcdeh2845 2 года назад
My brother Tanaad thanks 😊 bro 🙏 💪 💯 💙
@apdi1495
@apdi1495 2 года назад
Waa chanel kalia ee aan waxkabarto m.a zxp gulayso 😇😇
@rahmaabdalla92
@rahmaabdalla92 2 месяца назад
Qof kunool Zambia plz reply wax baanku waydiinlahaa un
@TALEEX1919
@TALEEX1919 2 года назад
Mahadsanid masuulka channelka.
@keysedhalaweyn5379
@keysedhalaweyn5379 2 года назад
Tnks macalin
@GeneralHensaleey
@GeneralHensaleey 2 года назад
Zambia is doing great
@maareproduction4359
@maareproduction4359 2 года назад
M.a ustaad
@Relaxationhome1
@Relaxationhome1 2 года назад
Wllka wayne keep going
@liibaanmaxamed962
@liibaanmaxamed962 2 года назад
Keep going pro tanaad
@abdallaking7947
@abdallaking7947 2 года назад
Mashaallah zxp hormuud baa u tahay RU-vidriska Somalida 🇸🇴🙏✅
@FaaraxGaab10
@FaaraxGaab10 7 месяцев назад
Somalia
@cabdinasirofficial1247
@cabdinasirofficial1247 2 года назад
🇿🇲🇿🇲🇿🇲🇿🇲 Zambia 🇿🇲
@zuhaybupdi1850
@zuhaybupdi1850 2 года назад
AlHa haKu xfiD0 PiG pr0 💟
@yaxyecabdirisaaq5574
@yaxyecabdirisaaq5574 2 года назад
Brother next time south sudan insha allah
@abdallaibrahim2242
@abdallaibrahim2242 2 года назад
Jaaliyada Soomaaliyeed ee dalka Zambia 🇿🇲 waa dad lagu dayan karo
@AdaweAbdullahi10
@AdaweAbdullahi10 2 года назад
Keep going wllo
@haajimouse5646
@haajimouse5646 2 года назад
Zambia 🇿🇲 sharma boy aya jooga
@cabdikhaliifjimale7551
@cabdikhaliifjimale7551 2 года назад
From uganda
@dgmfasko3784
@dgmfasko3784 2 года назад
Macalin keepgoing
@abaayoheley8339
@abaayoheley8339 2 года назад
Next somalia
@ahmedmaxamuudwali4464
@ahmedmaxamuudwali4464 2 года назад
Keep going👋👋👋👋
@elyeesdc6021
@elyeesdc6021 2 года назад
Allaha ku sharfo macalin
@mohamedawil1067
@mohamedawil1067 2 года назад
Anigaa u horeeya 👍 dhac ku siiya
@Ahmedcabdirahim
@Ahmedcabdirahim 2 года назад
Sxp videoska soo Badi adigoo mahad San
@thecentury1200
@thecentury1200 2 года назад
Dalka waa dal wanaagsan
@mohamedcabdicali1354
@mohamedcabdicali1354 2 года назад
Keep going zxp
@alimusa8095
@alimusa8095 2 года назад
hore u soco sxb
@FaysaFakar-j1i
@FaysaFakar-j1i 10 месяцев назад
War Zambia qof jooga ayyan raba O aan xoog kaa heello wadanka ayyan usoo socdaayye❤
@aysartube9982
@aysartube9982 8 месяцев назад
Ma tagtay zhp
@madaale5465
@madaale5465 18 дней назад
oday ani hada usoo socdee war isii
@mownabad2487
@mownabad2487 2 года назад
Sxb waxa kaso hadasha sida ugu fudud elagu tagi karo dalka zanbiya
@gaagaapka8838
@gaagaapka8838 2 года назад
Sxp somalia kasoo samee video please
@abwaancalisaladjamac5033
@abwaancalisaladjamac5033 2 года назад
Cyprus 🇨🇾 Ka soo hadal Bro
@fadxewanasar5827
@fadxewanasar5827 2 года назад
Macalinkq geography waa kugu xidhanahy ustaad
@abdulahiabdi6087
@abdulahiabdi6087 2 года назад
Mhd snd sxb dalka xiga inooga dhig dalka siiraaliyoon
@samircade9742
@samircade9742 2 года назад
Mauritius and réunion jaziirahaas Ka soo sameyey
@mr_dhuusaaye572
@mr_dhuusaaye572 2 года назад
Somalia Pls Ugu Soo Hadal Like This Abdirahman
@saacidabdikadirhassan768
@saacidabdikadirhassan768 Год назад
I can't believe zimbabwe an la'ahy secml
@mahamudadan8161
@mahamudadan8161 2 года назад
Wa runta sxp aniga ayaa tahrib anigo usocdo lkn wa wadan miskiin ah lusaka wa casimada anigo hal habeen baryay waxa kunool somali zambia
@suleimanawil2825
@suleimanawil2825 Год назад
Asc sxp zambiaya ayaan u bahnaa ee I intee kaagala soo xariiraa mahadsanid
@nashkanoor961
@nashkanoor961 Год назад
​@@suleimanawil2825sxb ma heshay Ila soo xiriir
@kingcarabproduction298
@kingcarabproduction298 2 года назад
Legend
@carafadaleeli272
@carafadaleeli272 2 года назад
Namibia ku xigsii zxp
@khadarabdirahman8802
@khadarabdirahman8802 2 года назад
Mhdsanid ustad lkn waxan ka sugayna dalka Rwanda
@nalajoogshaw3493
@nalajoogshaw3493 2 года назад
Sidaydokle bad Ruwanda Dalbatay hh like isaar
@cabdinuurismaacil
@cabdinuurismaacil 2 года назад
Please make video about Zimbabwe
@khalidaadammaxamed9088
@khalidaadammaxamed9088 2 года назад
next malawi ka zoo diyari uztad
@najiibcabdi2320
@najiibcabdi2320 2 года назад
Horay usoco sxb
@muzamilcabdinuur5663
@muzamilcabdinuur5663 2 года назад
Bro xaqiiqdii la aaantaa RU-vid waan iska daleeedi lahaa Macalin
@ahmeddhahir7293
@ahmeddhahir7293 2 года назад
Qarnige lagu jira Hda Bal ishek azxpy plz
@somalicomedian2813
@somalicomedian2813 2 года назад
Brother kasoo hadal wadanka Kenya
@yssirabdi6864
@yssirabdi6864 2 года назад
Waan kaga mahadcelinaya sxb sida quruxda bdn eed wax noogu soo gudbiso mahad badan
@maxamedqorane5655
@maxamedqorane5655 2 года назад
Somaaliya muqaal nooga soo diyaari qurux badan wll
@mahamedaroone1075
@mahamedaroone1075 2 года назад
Naxt mozambique
@halimomohamudmohamed4495
@halimomohamudmohamed4495 2 года назад
Ustad guleyso
@ruqiiyacawiil9116
@ruqiiyacawiil9116 2 года назад
As wrwb habo tanaad 11 daqiiqo garsii marnaamujyada aad noo soo duubto lacagta ku badanaysa
@sharmo1438
@sharmo1438 2 года назад
Keep going 💪✨
@nazmohammed5271
@nazmohammed5271 2 года назад
War. maxaa. somaliya. uga. hadliweyday. why. sambiya. nooo. dalkii hooyo. faanfaane ❤somali
@ayuupabdiansari8793
@ayuupabdiansari8793 2 года назад
asc wll qli si wayn baan kuula socda wlhi marka waxaan jecla inaad isoo samayso dalka soomaliya
@suleimanawil2825
@suleimanawil2825 Год назад
Nio zambiaya maa joogtaa
@ibraahimalas9635
@ibraahimalas9635 2 года назад
Sxibow africq inaga dhaaf ee dhankaa iyo yurub ubadnaaw
@muuminislaam1377
@muuminislaam1377 2 года назад
hi mr. tanaad
@sakariyexasancilmi2574
@sakariyexasancilmi2574 2 года назад
South sudan inoo soogudbi sxb
@Guutalehagio
@Guutalehagio 2 года назад
Pro Uganda ku xiji please
@mohaaali2417
@mohaaali2417 2 года назад
😍😍❤️
@khaalidakaadir395
@khaalidakaadir395 2 года назад
Raad raac soo gali barnaamijyo 🙏
@cabdiraxmanmawliid1210
@cabdiraxmanmawliid1210 2 года назад
Hore usoco ❤️❤️❤️❤️🙏
@crixmaanjaamac5369
@crixmaanjaamac5369 2 года назад
Comantika iyo liketa ugu horeesay
@hosseinabdimaah4672
@hosseinabdimaah4672 2 года назад
aad ayad u mahadsantahay
@ggwaryaa6196
@ggwaryaa6196 2 года назад
Somalia next video pls 🙏🙏
@fartuncaliwarsame7635
@fartuncaliwarsame7635 2 года назад
Kɪᴘ ɢᴏɪɴɢ
@charmackeismail487
@charmackeismail487 2 года назад
Keep go dear bro🙏
@globaltalent4399
@globaltalent4399 2 года назад
Tanaad legend
@ismailfebrayo8163
@ismailfebrayo8163 2 года назад
Waad ragtag sxpe ma arday baad thy
@a.rizakadan5560
@a.rizakadan5560 2 года назад
❤️❤️Tanaad Channel❤️❤️❤️
@Md-Mohanad
@Md-Mohanad 2 года назад
TANAAD😊
@suneexnasax4932
@suneexnasax4932 2 года назад
Aad baad u mahadsan tahay macluumaadka wanaagsan aad noo soo gudbisay halkaa ka sii wad shaqasa wanaagsan
@abshirgaleer3821
@abshirgaleer3821 2 года назад
Walaal musicada kadaa ilaahay dartii
@mohamett639
@mohamett639 2 года назад
Contries forher 🙏😎😇
@cabdirashiid4085
@cabdirashiid4085 2 года назад
Tanada Lendg
@cxaafidsaleebaan1591
@cxaafidsaleebaan1591 2 года назад
Sxb miyaad soobadisif
@cxaafidsaleebaan1591
@cxaafidsaleebaan1591 2 года назад
Soobadisay
@mazincabdirahman
@mazincabdirahman 2 года назад
Plz denmarka🇩🇰🤕
@abdinoorahmedbuzuri9521
@abdinoorahmedbuzuri9521 2 года назад
Mahadsanid sxb
Далее
Language Review: Arabic
21:44
Просмотров 448 тыс.
Пряный осенний баббл чай
00:44
Просмотров 324 тыс.
Guinea Conakry: Life on the Edge | Deadliest Journeys
47:59