Тёмный

Xariif shukaansi badan ayuu ahaa balse gabar dhab u jeclayd ayaa dishey| Ragoow isjira 

MUNASAR MAXAMED
Подписаться 174 тыс.
Просмотров 56 тыс.
50% 1

Xariif shukaansi badan ayuu ahaa balse gabar dhab u jeclayd ayaa dishey| Ragoow ha isla shukaansan labo gabdho haddii kale aaqiro ayaad aadeysaa !
Maxaa soo kordhey? Sii gudbi

Опубликовано:

 

20 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 79   
@Sacdiyacaadey
@Sacdiyacaadey Месяц назад
Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@sheikhsheikh8514
@sheikhsheikh8514 Месяц назад
Allaah ha u naxariisto Sabar iyo iimaan Allaah haka siiyo waalidkiisa iyo ehelkiisa oo dhan. Jaceel hadii uu saan yahay iska dhaafa gabdhow iyo wiilal dhamaan. Guurso ee Sabar jooji saaxiib saaxiib. Guurso guurso. Iyadana Allaah haka badbaadiyo wax jiro Allaah SWT ayaa og. Shukran Jazaakallaahu kheyran
@HudaNuura-1
@HudaNuura-1 Месяц назад
Ax way jeceshahay waxay is dhahday yaan lagaaga dambayn.yaa rabi waxan kaa magangalay dhiig bini aadam 😢 Allah yarhamak
@iman1527
@iman1527 Месяц назад
hadad jacashy nafta ma i dafinesa marka waxas jacal ma ahan qofka jacashy xanun yar uma qurtid
@HudaNuura-1
@HudaNuura-1 Месяц назад
@@iman1527 inader gabarti la gubayba..wuu jeclaa ayay dhaheen Marka iyadana way jeclayd..waa na game xamar kajira 😅😅😂
@batulasmail8261
@batulasmail8261 Месяц назад
Qof dhintay oo la dilay inaad sidaan Jees jeeska ah ooga hadasho waa khalad
@FjrjrAsr
@FjrjrAsr Месяц назад
Allahu akbar 2 isku qurxoon ayey ahay lakin qadad aya dhacday alle ha u naxriisto
@mariambalqiis757
@mariambalqiis757 Месяц назад
Alla ha u Naxaristo Subxaanallaah
@mulkiabdi4514
@mulkiabdi4514 Месяц назад
Alaha unaxariisto ehelkiisana samir iyo iimaan alaha ka siiyo thanks brother
@MakoAbdi-b9y
@MakoAbdi-b9y Месяц назад
Allaha ha u naxariisto
@aminaabshir1495
@aminaabshir1495 Месяц назад
Subxaana Allah, Allahayoow na badbaadi 😢😢😢. Allaha u naxariisto marxuumka.
@NaimaMohamedAli-k6k
@NaimaMohamedAli-k6k Месяц назад
Subxanallaah allow hanugu sababin qof nool
@FaadumoFaadumo-gi8kr
@FaadumoFaadumo-gi8kr Месяц назад
Allah u axriisto
@abdikaafiahmedashkir2449
@abdikaafiahmedashkir2449 Месяц назад
Allaha thawab aakhiro ha uga dhigo
@abdirahmaanabdulla8133
@abdirahmaanabdulla8133 Месяц назад
Sheeg qabilkoda puntland,ba waa sheegta qabilkoda markay wax kadhacan mise hawiyaha wakacabsata.😂😂😂😂maskiin.
@CabdulaahiMaxamed-ri9kn
@CabdulaahiMaxamed-ri9kn Месяц назад
Ma is tiri meel qaldana ku jirtaa wayo wixi qalbigaga gubo modaa inu dadka gubo qabyalad ku dhimo idimka alle
@aminahussein-hassan522
@aminahussein-hassan522 Месяц назад
Subxanalaah 😅😅😅
@Abdishakuurawad
@Abdishakuurawad Месяц назад
Shaqo wacan ayaad haysa sxb mahdsnid ❤
@Maria28832
@Maria28832 Месяц назад
Allaaha u naxariisto wiil qurxoon buu ahaa gabadhaan wasaqda jaceylka ma qasab baa qofku waa xor eh
@guled669
@guled669 Месяц назад
Shuunkasiga badaan muxuu ku faliya? Gabadhaan qof qurux badan weyye
@farxiyadaahirmaxamed4883
@farxiyadaahirmaxamed4883 Месяц назад
illaahay ha u naxariisto
@MaxamedCabdi-pc4xd
@MaxamedCabdi-pc4xd Месяц назад
Sheydaan ayaan ku qaaday, marka waxaan fiican inay qirato kadib cafis ama qisaas midii u soo baxdo ay qaadato, waayo cadaabta aqiro waa mid kulul.
@Sharmapubgm
@Sharmapubgm Месяц назад
Wali dambiga wa lagu leyahay xaqa qoyskisa kaliya ka dhacaya kii ladilay iyo kii alle ba lagu leyahay wll
@BasmoabdulahiAgram090
@BasmoabdulahiAgram090 25 дней назад
Gabadhan gabar dagan bey aheyd wasiir ilyes aa furay Mar dhaw walal mayow waxey aheyd muxtaramad gabadhan lkn wala duufsaday
@hudoali
@hudoali Месяц назад
Allaha unaxariisto 😭😭😭😭
@abdallabro11
@abdallabro11 Месяц назад
Allah unaxariisto wllkeen
@wariscawil9111
@wariscawil9111 Месяц назад
Hadalka aad kubilowday waa qalad mantaadaan lajogo somalia dumarka Aya ku bdn hasawaha mideda kle qofka choice ayu leyahay aniga hdn wilkasi ladhalan laha nololba CID nawadba kuma garteen
@Tasniim1
@Tasniim1 Месяц назад
Innaa lilaahi wa’innaa ilayhi raajicuun . Allah ha’unaxariisto askariga kibirka lagu dilay. Maxaa dhiig bani’aadam geliyey? ma’ nin baa dunida laga waayey? Wiilkaa askariga ah ee dhalinyarada ah balaayadaas baa shaydaan usoo diray. Dilkuba waxba lama aha.
@mahadabdirashid7783
@mahadabdirashid7783 Месяц назад
Laga yaabe ine Khawrijta ushaqeneysay o la shirqolay.
@Tasniim1
@Tasniim1 Месяц назад
Macquul dadkan lama aamino.
@husseinaden7560
@husseinaden7560 Месяц назад
Naag mooriyaan ah waa in la toogtaa
@abchirabdillahi3036
@abchirabdillahi3036 Месяц назад
Yaab! 2024 somaaliya dil aya ka dilaacay
@Commentkudhigle-s1g
@Commentkudhigle-s1g Месяц назад
Qoftan qurux waye cafis haloo fidiyo
@mohacade8773
@mohacade8773 Месяц назад
Sxb quruxda lagu shegaayo wajiga am aha quruxda wa qalbiga, akhlaakhda iyo diinta uu qofka leeyhy quruxda lagu shegaayo wa intaa
@Tasniim1
@Tasniim1 Месяц назад
Adiga ayay kula qurux badan tahay dhiig yacabtan. Maxaa loo cafinayaa ma’nafbaa naf kaqiimo badan? Kolay waaba lacafin oo midbaa xabadka ugaraacanaya. Saa kuwii horeba cid kuqaaday majirto dhiigii ay galeen. Dulmi fawqal dulmi baa buux dhaafiyey Somalia.
@Commentkudhigle-s1g
@Commentkudhigle-s1g Месяц назад
@@mohacade8773 dadka fosha XUN aya DHAHO QURUX wa qalbiga
@samarhasanmohamed2820
@samarhasanmohamed2820 Месяц назад
xanaqa qarkes maficna ale hanga hayo dhig islamed
@fadumocabdiraxman9813
@fadumocabdiraxman9813 Месяц назад
Asaga sow is kula shukaansaday laba gabdhood oo is yaqaan
@Tasniim1
@Tasniim1 Месяц назад
Haddii uu isla shukaansaday marka dhiigiisaa labanaysanayaa?
@xarigle739
@xarigle739 Месяц назад
Eedeysanada inay wax dishay iyo in kale ma ogid Ee natiijada maxkamadaha inaad ka war sugtaa fiican Intaad qof xukun ku ridi laheyd
@FaisaMusse
@FaisaMusse Месяц назад
Mashallah his handsome man R.I.P
@Cadar49
@Cadar49 Месяц назад
Aad iyo aad ilahoow unaxariisto wiil waa naga dhamaaday ilahoow raga noo xafid oo noo wanaaji Amin Yaarabi
@abu-ff8ws
@abu-ff8ws Месяц назад
R.I.P Waa hadal gaalo ee qofoow delete gareey hadalkaas waa dambi. Ok?
@mulkiosman7828
@mulkiosman7828 Месяц назад
Naaf halla Dillee Nimanka SOMALIDA Waxey u isticmalan Naagaha Sidi Shaati Ama Kaba Dacas 😡😡😡😡 Amal waa Gabar Daacada asanana WADNAHU 💔💔💔 Ku DHUFTAY😭💔 Waxuu ahaa 2 WAJILLE 👹 GABDHAHA QALBIGODA DHAWACAYAY 😡
@abdallabro11
@abdallabro11 Месяц назад
Hh abaayo saas ha dhihin Aan uduceeno wiilka Allah unaxariisto
@AbdirizakFarah-n3h
@AbdirizakFarah-n3h Месяц назад
Absolutely
@sugowyare6211
@sugowyare6211 Месяц назад
Naagaha looma jooji 50 raga dil raga afar xaas waa guursanayaa
@DahirAxmed-om6bd
@DahirAxmed-om6bd Месяц назад
Ya og ineey ku dileeyso alle hanaga baxsho koley halnaaag Kuma eko raga allow Hana tusin qof na dilaayo
@findheofficial621
@findheofficial621 Месяц назад
Arrintaa siwacan haloo baadho maaha wax qof lagudili karo alle ayaa wax kasta og
@aminahussein-hassan522
@aminahussein-hassan522 Месяц назад
War Somali sudanes hospital waaba iska dhex arkay ee naga daaya 😅😅
@AbdullahiMohamed-py9pg
@AbdullahiMohamed-py9pg Месяц назад
Adiga sxb meeqa ku qarsoon 😂😂😂munasar sxb ruun sheeg
@gigachad9879
@gigachad9879 Месяц назад
Nin iyo naag aan is qabin maxaa isla dejiyey gaalo miyaa Aaway gabaha waalidkeed ma saaseey raalli uga ahaayeen
@SamiyomaxamuudSamio
@SamiyomaxamuudSamio Месяц назад
Dumarki ragi ayaga hada ka sharbadn ilhy ha unaxarso 😂😂😮
@sadam1318
@sadam1318 Месяц назад
way edeb darantahay ma asagaa qabay markey maseereyso may ka daneysato
@muslimoxasan-eo8tz
@muslimoxasan-eo8tz Месяц назад
Waa nasiibtaro
@Adkahaji
@Adkahaji Месяц назад
Ka hahadal askari qorigiisa siduu u dayacay marka hore
@SaadHassan-o8e
@SaadHassan-o8e Месяц назад
Waxa ay ogtatahay in ay badbaadeyso
@cumaralfa3725
@cumaralfa3725 Месяц назад
War nagtani wa daalimad dhig bili adan kibir ku dadisay jacayl maxa la dhaha wa in iyadana tiirka la geeya oo dagdag lo togta
@AbdirisakHashi-kz9fx
@AbdirisakHashi-kz9fx Месяц назад
Wxn uguursan la.ahay waa midaan oo kale
@Sacdiyacaadey
@Sacdiyacaadey Месяц назад
Subxanllh subxanllh subxanllh subxanllh subxanllh yaab umada allh haso hanuniyo subxanllh subxanllh subxanllh subxanllh subxanllh subxanllh subxanllh
@AyaanJama-m4m
@AyaanJama-m4m Месяц назад
Adugu dhinaca ragaad u Jan jeerdaa
@bintusoomaal143
@bintusoomaal143 Месяц назад
Qofku qofkuu jecelyahy ma dilo ee dartiis buu u dhibtaa waa been taas
@VirshowGht
@VirshowGht Месяц назад
Hal naag lee
@SaadHassan-o8e
@SaadHassan-o8e Месяц назад
Dhiiigya cabbad
@Lovemesomedripppp
@Lovemesomedripppp Месяц назад
XASKADA MUSTABALKA AHA😂😂😂😂😂😂😂
@hasanyusuf3823
@hasanyusuf3823 Месяц назад
😂😂
@SamiirSaam-kj3lh
@SamiirSaam-kj3lh Месяц назад
𝗥𝗮𝗴𝗴 𝗵𝗱𝗮𝗻 𝗻𝗮𝗵𝗮𝘆 𝗻𝗮𝗮𝗴𝗮 𝗶𝗻𝗮 𝗱𝗵𝗮𝗺𝗲𝘆𝗮𝘆𝘆 𝗸𝘂𝘄𝗮𝘀 𝗰𝗮𝗱𝗼𝘄 𝗮𝗮𝗻 𝗮𝗵𝗮𝘆𝗻 𝗺𝗮 𝗹𝗶𝗵𝗶𝗻😂😂 𝘅𝗮𝗹𝗶𝗺𝗼 𝗵𝗮𝗯𝗿 𝗾𝗮𝗯𝘁𝗼
@abobasement346
@abobasement346 Месяц назад
Adeer sorry in aad kah radisoh fayus qof lah dilay Pls bedel shekadan waxaa I muqatah in aad ku xiran tahay moryantah Maxkamadah iyo bolis ku shegah xamar o aad kah sameysan lacag xaranah dhig somaliyed no Good in aad u dhaqantan sidah xamar waxaa kah socdah waa moryanimoh
@akramfarahmohamedsabriye498
@akramfarahmohamedsabriye498 Месяц назад
Naago is yaqaano hadaan shukaan sadaba haley ogaado degmo to degmo ayaan ka kala shukaan sanaa
@FaisaMahad-mx8xs
@FaisaMahad-mx8xs Месяц назад
Hal nag laguma qancikaro
@jabiye8593
@jabiye8593 Месяц назад
adigu gabadh baa tahay maxa ku'ogeysiiyey inan hal gabadh lagu qanci karin
@sugowyare6211
@sugowyare6211 Месяц назад
Afar xaas ayaa kuqancikaraa
@jabiye8593
@jabiye8593 Месяц назад
@@sugowyare6211 been baad isu sheegtey , rag baa tif ah aan rabin iney labo , iska dhaaf afare aysan guursan. madax xanuunkaas cid rabtan jirin ee sheydanka iska naara.
@apozman12
@apozman12 Месяц назад
Somalia 🇸🇴 ha dhacdo
@xalimoxasan5061
@xalimoxasan5061 Месяц назад
Hooyada ha dhacdo
@abdirahmaanabdulla8133
@abdirahmaanabdulla8133 Месяц назад
Somalia dusha kafushay kamana desto abid oron wuxushka ah xaywan anxayo lahayn oromki kudhalay iyo anigaba kabaxa dalka gajayehay bahan 😂😂😂😂😂
@ubahjimale8666
@ubahjimale8666 Месяц назад
Somalia guumaysi iyo gardaro ma ogola 💯
Далее