Тёмный

Xariirka Eritrea & Itoobiya oo sii dhimanaya, Ethiopia Airlines oo la mamnuucay & Xogaha la helay 

Gaylan Media
Подписаться 377 тыс.
Просмотров 40 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

17 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 59   
@AminoHussein-c3e
@AminoHussein-c3e 2 месяца назад
Wixi kuhabona in soomaaliya samayso baysamaysay Eritrea 🇪🇷 .guulbanu lenahay 🇪🇷💪🇪🇷💪🇪🇷💪
@Ayan-le4hb
@Ayan-le4hb 2 месяца назад
ABIYE AHMED WAA KHAA'INKA GEESKA AFRICA SHARKIISA ILAAHAAY HANAGA SOO AFJARO INSHAA'ALAAH.
@wondroussoul5414
@wondroussoul5414 2 месяца назад
Afawerki waa wadani iyo hogaamiya wanaagsan halka Xasan Sheikh dalkiisa Xarashayo oo ila hada itoobiya ay dalkeena laga mamnuucin ilahay ceeb haku dilo
@hawakiin6410
@hawakiin6410 2 месяца назад
Geeska Africa waxa qalalaaso ka wado waa yahuuda Ethiopia 🇪🇹
@abdurrahmanHarbi-cy8hy
@abdurrahmanHarbi-cy8hy 2 месяца назад
Waa in lagarab istaago halyayga Africa afwarki ❤❤❤❤❤❤
@AhmedCali-vw8jc
@AhmedCali-vw8jc 2 месяца назад
waa xaqiiq warkagasi waa in lagarab istaagaa
@Bashi-h8w
@Bashi-h8w 2 месяца назад
Wadankiisa NGO iyo jaajuus oo dhan wuu uga dhaartay
@abdikadirhaji6852
@abdikadirhaji6852 2 месяца назад
Viva Ertrea iyo Somalia ❤❤❤
@CabdiDhere-z1u
@CabdiDhere-z1u 2 месяца назад
WAA SAX GUUUUUL ERITREA 🇪🇷 GUUUUUUL SOOMALI 🇸🇴 SIDAA OO KALE HA SAMAY SOOOO GUUUUUUL SOMALIA 🇸🇴 GUUUUUUUL ERITREA 🇪🇷
@ENGABDIHAMID
@ENGABDIHAMID 2 месяца назад
ADUUNKA SOMALIDA UGU LIITADA TAAS AAMIN ,,,
@abdullahiabdi1332
@abdullahiabdi1332 2 месяца назад
Allah burburiyo xabashi
@mohamoudabdideria2469
@mohamoudabdideria2469 2 месяца назад
Well done Mr Abdikadir
@mohamudhilowle8650
@mohamudhilowle8650 2 месяца назад
Was in geeska la galiyaa Itoobiya iyo hogaankeeda naf la caariga ah, oo aan loo jixin jixin ilaa iyo intaan jilbaha isugu dhufanayno.👍🏽👍🏽🇸🇴👍🏽👍🏽
@al-facsharpunt-wikilikis892
@al-facsharpunt-wikilikis892 2 месяца назад
Good job my dear gaylan ❤
@falxad9358
@falxad9358 2 месяца назад
Soomaaliya dan gaar ah ayey ka hormariyaan danta guud, Itoobiya Airline waxay baaraneysey alaabta passengers ka Soomaalida waxay ka daadiyeen zamzamkii xujeyda sanad ,ha la joojiyo diyaaradooda
@wondroussoul5414
@wondroussoul5414 2 месяца назад
Waxa u dahab ah hanyarida iyo maangaabnimada umada somaliyeed
@endoferagoat2393
@endoferagoat2393 2 месяца назад
Itoopiya markay maqlaan wayna isku xaaraan airlines iskadaaye xabashida Tahiti ayaa ee masaakiinta kaa dhigtaa waa sirdoon lalama hadli karo. Garoowe iyo boosaaso way niic dhaafiyeen wax cashuur ah oo laa qaadaana majiro
@FarxiyaCarab-fh6mh
@FarxiyaCarab-fh6mh 2 месяца назад
Wa run shandad ba iga maqan ethiopia airline sixun bay nola dhaqmeen hada nhy xujey
@CabdikhadarIsmaaciil-e4u
@CabdikhadarIsmaaciil-e4u 2 месяца назад
Itoopiya meel kistaa ha laga manuco oo godon ha lagaliyo yaa igu racsan
@maxamedcabdi4422
@maxamedcabdi4422 2 месяца назад
Madaxwaynaha qaranka soomaliyeed haduukaayelo diyaar😂😂😂😂😂
@Cadceed-editor
@Cadceed-editor 2 месяца назад
😂😂😂😂​@@maxamedcabdi4422
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 2 месяца назад
puntland itoobiyanka halaga nadiifiyo khatar bay kuyihin amniga iyo diinta iyo caafimaadkale
@Abdinasir2025
@Abdinasir2025 2 месяца назад
Go aankaan waxaaa laga rabay Xassan gurguure lkn dhaqaalo iyo laaluush ayuu kadoor biday
@maandeeqcookingmuxadrahcha7392
@maandeeqcookingmuxadrahcha7392 2 месяца назад
Allow somali hogaanka u toosi oo madx han leh sii oo umada wax uqaban karaha
@suldaanofficially
@suldaanofficially 2 месяца назад
Ethiopia allah hajabiyo
@KingHasan-so7cn
@KingHasan-so7cn 2 месяца назад
Hala mamnuuco. Waba. Necee
@abdisharif8315
@abdisharif8315 2 месяца назад
JAAMAC GALAD AYAA SHEEGAY INAY BAADHAAN BOORSOOYINKA DADKA SHACABKA AH
@CabdiDhere-z1u
@CabdiDhere-z1u 2 месяца назад
CADOWGA SOOMALIYEED WAA ITOOBIYA QUSHAAASH GUMAYSTA HA ITOOOBIYA HADHACDO 🇪🇹 QUSHAAASH CADOWGA SOMALIA WAA ITOOBIYA QUSHAAASH
@warfaaskar7548
@warfaaskar7548 2 месяца назад
Guul Casmara.
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 2 месяца назад
itoobiyanka wadanka halaga saaro buurta galgalay isku uruursanayane oo argagixisada iyagaba kawada soomaaliye
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 2 месяца назад
soomaaliya uun ba baylaha oo itoobiya iskabalaqsatay ee wadamada kale saasay itoobiya iskaga celinayan
@fuadhaji1132
@fuadhaji1132 2 месяца назад
War
@AbdicasiisXuseen-ec4vk
@AbdicasiisXuseen-ec4vk 2 месяца назад
Asc mudane
@Abdifatah-j7d
@Abdifatah-j7d 2 месяца назад
😊
@CabdiDhere-z1u
@CabdiDhere-z1u 2 месяца назад
GEEESI AFUWAR QE
@AsiyaFarax
@AsiyaFarax 2 месяца назад
Asc kudarsoo gaylanoow Allah waxaan ka baryayaa inay isu dhacaan dagaalna dhexmaro dawlada itoobiyana burburto abi axmed lagu daldalo axis Ababa dhexdeeda insha Allah aamiin scw scw scw scw scw scw
@burhansamatar7983
@burhansamatar7983 2 месяца назад
Waxaa rajaynayaa iney Ethiopia Somalia soo weerarto oo qeybo badan qabsato, waxaa filayaa waxa kaliya EE soomaali mideyn Kara iney tahay caddow sitoos ah uqabsada ama soo weerara.
@shaaciyecadawe4810
@shaaciyecadawe4810 2 месяца назад
Ar sug bal dagaal shisheeye qaadi ma karnee hadaa dagaal sokeeye na dashadee😢
@cismaanxasan6555
@cismaanxasan6555 2 месяца назад
eleriraya fuley xasan shekh madaxweyne kamaaha
@Ahmed-wk2ct
@Ahmed-wk2ct 2 месяца назад
Talabada erektareya kumamnucday itobiyan Airways waxaytusale utahay dawladena xasan shiq hogamiyo!!! saxibada itobiya ilashada Euadegsanjiray waligod dalkena aya iyago itobiya uabalgudaya waxaydawladena kuleyihin xirirka hawjarin diyarada hacayrin anaga diblumasiyada katagerayna okugumaqan hadaysan qayano ahayn itobiya waxkaogtahay kumaceccelisen xadgudubka iyo faragalinta dalkena kalsonina kamamuqaten aby bedelki cunaqabatayn lagusorogilaha ila ukanoqdo
@CabdikhadarIsmaaciil-e4u
@CabdikhadarIsmaaciil-e4u 2 месяца назад
Bal kaaliy sidaanne ila arag Somalia 🇸🇴 iyo itopiya hishis ma ah Somalia 🇸🇴 iyo Somalind hishis ma ah jabuti iyo itareya hishis ma ah itoopiya iyo itareya hishis ma ah gobalka mar waa isla kicidoonaa
@mohamudhilowle8650
@mohamudhilowle8650 2 месяца назад
Waxaa la yaab leh in wali Xasan dhiiqo iyo xukuumadiisa la macaamilayaan diyaaradahooda oo aysan wax hakad ah gelin in albaabada laysugu dhufto daaye.😤
@AbdiMohamed-e3m
@AbdiMohamed-e3m 2 месяца назад
Abiye waa sun hadii aan laiska moosina laga faaiidi maayo habaar qabaha
@ismaeelmohamed1165
@ismaeelmohamed1165 2 месяца назад
Intaan aad sheegtey xalkooda waa farmaajo oo soo laabta.
@Ahmed-wk2ct
@Ahmed-wk2ct 2 месяца назад
Siyasad xumada xasan shikh kamafaidaysankaro xaladahas arimahasi wakuwi ayahayd inukafaidaysto ufirso bedelkeda aby intudibudhigto jawabta erektareya ayusiwadaya faragalinta dalkena iyo inuxebehena kuwarego
@mohaahmed5285
@mohaahmed5285 2 месяца назад
Ethiopian Airlines hadhacdo
@AsiyaFarax
@AsiyaFarax 2 месяца назад
Asc allow noo badbaadi dalka dadka diinta iyo badda umada soomaaliyeed insha Allah aamiin scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@Am-pk3zh
@Am-pk3zh 2 месяца назад
fursadaan waxaa kafaaiidi waayey somali
@idleabdullahiduro9411
@idleabdullahiduro9411 2 месяца назад
Somaliya intaas ma awoodo malin kistaa faragalin ka hadashaa
@subeermohamed3051
@subeermohamed3051 2 месяца назад
boqolal Somaliya ayaa cabshadaas soo gudbiyay lakiin somalidu way sixrantahay, itoobiya jaceel aan la yaaba bay qabaan, wana dhibka haysta
@MoeSamed
@MoeSamed 2 месяца назад
Xasan xoolo wxba mafahmo janis hda ka faaidayso mayaqan 😂
@BEERYAHAN
@BEERYAHAN 2 месяца назад
Bal kwrn haddii Soomaaliya iyo Jabuuti hawadooda xirtaan hawadooda waa arrin aan laga faaidaysan
@FarassVlogger90
@FarassVlogger90 2 месяца назад
Allah balayada Dalkeena Haka qabto
@maxamedcabdi4422
@maxamedcabdi4422 2 месяца назад
Farax cabdul qadir dhaliishaadu waxay tahay warkaagu taariikh malaha mashalaybaa ma bilkahorbaa masanad kahorbaa mooji dadka qaarna maba yaqaanaan saacada warkusogalay meel Aykaeegaan
@Bashi-h8w
@Bashi-h8w 2 месяца назад
Afowerke waa geesi labo xiniinyood meel ayuu iska saaray abiy.not like Xassan .
@abobasement346
@abobasement346 2 месяца назад
Afworki waa nin jecel wadankisah sorry somalih jahil Eritrea 🇪🇷 wadankedah bay difacaysah somaligunah wadankisih bu ibinayah OMG waxan kah xumahay in somaliyah lo dortoh tug ilahay kah fog o wuxuu dhacoh iyo wuxuu diloh kah dhigtay madaxweyneh waxad ugu imanaysah somali bal kan hogamiyah Argagixisadah snm e dhulkisah iyo badisih kah ibsanayah Amxar nocas bah Somali u ah dowlad waxaa kah daran kuwah gajaduh iyo cafimad xumadah u dhimanayah o tagerayah moryantah iyo mafiyadah bah kah sih xun
Далее
إنت فقير ليه؟ | في الحضارة
22:53
Просмотров 63 тыс.
WARARKII UGU DANBEEYAY BARIGA DHEXE | XAALADDA SINWAR?
16:21