Тёмный

Xaruntii Mossad ee ISRLLL oo la duqeeyay | XISBIGA oo hub cusub lasoo baxay & 40 kun askari oo…. 

MARACADDE SHOW
Подписаться 654 тыс.
Просмотров 20 тыс.
50% 1

#MARACADDE #SHOW WhatsApp +252614990999

Опубликовано:

 

24 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 128   
@MuseIsmail-12
@MuseIsmail-12 2 часа назад
Guulo badn baa u rajeyna Muslimninta meel Kasto eey jogan 💪
@habonscreation886
@habonscreation886 2 часа назад
Masha Allah maanta guusha islaamka isoo muuqatay allahayow cadowga islaamka jabi
@amiinnuur7203
@amiinnuur7203 2 часа назад
mansha Allah guushi islaamka maanta way soo muuqatay
@rafiq5722
@rafiq5722 2 часа назад
Maanta Like aniga ugu horeeye aan aragno Nasiibkeyga Ducadana aan badino dhamaan Daalimiinta Allah jebiyo Aamiin
@rafiq5722
@rafiq5722 2 часа назад
Maba naga guleysanayan kuwa Cadowga Allh ee Caradiisa ku dhacday insha'Allh
@Maxamudyasin1234
@Maxamudyasin1234 2 часа назад
Maxmed ciise zxb ilhey janada ha inagu kulmiyo iyo dhaman Musliminta musliminta allah ha ugar gaaro
@MahirCade-bs1yr
@MahirCade-bs1yr 2 часа назад
Wll.ku sali Xabiibkena Mohmmed N.N.N.k.H ❤❤Wll loveta haiga xasidin first comment Allow wllaha Muslimnta ah cadowga ka qawo
@akrimabdikarim9867
@akrimabdikarim9867 Час назад
In xisbulaah ay bartilmaameed sato baro muhiim ah sida xarunta musaad iyo garoomada waan ku amaanayaa maanta, kusii wada baan leeyahay siiba garoomada iney dhulka lasinto iyo diyaaradaha waxduqeeya dhammaan allahayow ugargaar oo guulee bicizatilaah iney yahuuda waxba ay ula kala harin. Allahayow reer gaza iyo xamaasna guuleeyo bicizatilaah yahuuduna burburi Amiin yaa rabbi. Xisbulaah telabiib iney dhulka la sinto ayaan ka rajeynayaa insha'alah maadaama cadowgu jabkiisa qarsado si daran doori ah ha u duqeyso goob kasta iyo barahooda shacab iyo ciidanba aan loo loo meeldayin sida ayaguba sameeyaan. Wallaahu waliyu towfiiq xasbunalaah wanicmal wakiil.
@osmanahmed9780
@osmanahmed9780 Час назад
Masha Allah wa arin guul Ah islaamka kor cadawga ilahey ha jabo
@OwrallaHiba
@OwrallaHiba Час назад
Allaha guuleyo Muqawamada xaq u dirirka ah guul Islamka oo dhan cadawga isbaheystay ma modeyn in leyska celin karo taasana keentay in ay media ka hadlan balse cid amineyda iska yar oo ayago wada jira xasuuqay reer gasa iyo falastiino dhan Rabbiyow xore oo gacabtii sare ka yeel dunida Islamka oo dhan Amiin
@AbdulaahiAli-w1n
@AbdulaahiAli-w1n Час назад
Scw.scw.scw.scw.scw.scw.scw.scw.scw.scw.scwscw.ajmaciina.mina.rusuli.bi.idnillaah.aammiin.yaa.allaah
@husenabdimohamed8943
@husenabdimohamed8943 2 часа назад
Mahadsant walaalkey maracade show qeer sheeg isriil dhulka allaha lagooyo amiiiin ❤❤❤
@ari2541
@ari2541 Час назад
Amiiiiin🎉
@ari2541
@ari2541 Час назад
Amiiin
@SayidOmar-d1u
@SayidOmar-d1u 2 часа назад
Buulo xubeey baa kasoo horeeya maracadow xagga wararka ❤❤❤❤
@mukhtaarmiicaad9066
@mukhtaarmiicaad9066 2 минуты назад
Mashaa allh maanta waa Malin farxadle maadama la duqeeyay xaruntii sahyuuniyada ee shirqoolada ugu badan laga soo abaabuli jiray Guuul muslimiinta incha allah ❤❤❤❤❤❤
@mabdulahidahir862
@mabdulahidahir862 2 часа назад
Allaha ugargaaro dhamaan umadaha islaamka
@SacdiaSheik12
@SacdiaSheik12 Час назад
Illahow muslimiinta garab sii Aamiin yaa rabbi
@khadiijacabdiraxman1308
@khadiijacabdiraxman1308 Час назад
Mashaa Allah guul ilaahay ayaa mahadleh nasrigii ayaa soo dhaw
@KingMoha-e8q
@KingMoha-e8q 2 часа назад
Ustaad abuu cubeyda kasoo hadal
@M.somali.143
@M.somali.143 58 минут назад
Insha allaah tani waxa ay noqondonta baba ii isra ill
@ayaanmohamedali2623
@ayaanmohamedali2623 Час назад
Mansh Allah ilahya ha guuleyo reer falastin io reer luman isarli ha jabto
@housseinokieh
@housseinokieh Час назад
Waxaa yaab ah khasaraha Israël lamaso bandhigo
@sulemandahir9208
@sulemandahir9208 Час назад
allaha jabiyo isreal aamiin yarabi haloo duceeyo walaalaheen please 🙏
@Sayidabdirahmannurhirsi
@Sayidabdirahmannurhirsi 7 минут назад
Bismillahi raxmani raxiim kulan wacan oo wanaagsan mahadsanid guuleyso wll ❤
@AbdiraxmanYusuf-c1k
@AbdiraxmanYusuf-c1k Час назад
Guul guul guul insha allaah
@AbdirisaqabdillahiAli-f8i
@AbdirisaqabdillahiAli-f8i 42 минуты назад
Maanshalaha guul xisbulllaha❤❤
@mohamedguleid5330
@mohamedguleid5330 Час назад
Alle yuhuuda iyo maraykan adhaxda haka jabiyo waayo waa labada cadaw ee islaa
@RevengeIo3
@RevengeIo3 2 часа назад
الله أكبر الله أكبر ❤❤❤❤
@IbraHim-Ajep
@IbraHim-Ajep 2 часа назад
Alla jecliya jabka israel❤
@MaxamedCabdulahi-f1m
@MaxamedCabdulahi-f1m 2 часа назад
Guul guul guul guul guul
@AnjcabdiSiciid
@AnjcabdiSiciid Час назад
Guul.guul.guul.falastiin.iyoxulufadeedaguul
@hamzatechnician5463
@hamzatechnician5463 2 часа назад
G X bullh . Lakinse mid ayan rajeynayaa in mardhow aynu aragno iyadoo lasoo riday F35,F15 ama F16 . Guusha uguweyn ayee ahan lahed inshallah
@caamirmacalin3360
@caamirmacalin3360 2 часа назад
Aadban kaaga mahad cilinaya sida quruxda badan noola socsiinayso
@abdirisaqdayibadam2146
@abdirisaqdayibadam2146 2 часа назад
Guul insha allha muslimiinta
@salwaanabdi7989
@salwaanabdi7989 Час назад
Gul ayan u rajeynaya islamka
@InaabdiAli-c8s
@InaabdiAli-c8s Час назад
Guul InshaAllah
@safiyageyre1236
@safiyageyre1236 40 секунд назад
Maracas show waa ku ayidasanaha muslinka ilaahow guule
@indhacadegurayare3293
@indhacadegurayare3293 2 часа назад
Masha.Allaah.ubadiyo.gantaalada.balaastiiga.ah.talaabiib.si.Ay.ubaneeyaan.dhamaan.dhulka.lagu.beeray
@mohamedguleid5330
@mohamedguleid5330 Час назад
Walaahi xisbulah iyo shiico waa rag allaw u hiili way naga firxiyeeni ka farxi
@ZakariyeAbdi-e2o
@ZakariyeAbdi-e2o Час назад
Insha allah guul ❤
@cabdicasiismiraf1110
@cabdicasiismiraf1110 Час назад
Guul insha allah mel kastay jogaan islaamku
@MucaadAbdirahmaan-i7d
@MucaadAbdirahmaan-i7d 2 часа назад
Wararka waada ladaaahadaa maracade show
@maxamednadiir753
@maxamednadiir753 3 минуты назад
Yahuudu way kibirtay waa in aduunka lagu cadaabaa tii aakhiro intaan lagaarin
@maxamuudxasancige3094
@maxamuudxasancige3094 2 часа назад
Baga alla hajeboyo yuhuud
@ahmedollaadtirbac
@ahmedollaadtirbac 2 часа назад
Wararka xilliga aad soo deyso noo jadwalee mahadsanid
@mamulgobeleedmedia4418
@mamulgobeleedmedia4418 Час назад
Masha Allah that's good news
@GhffGg-gr7iq
@GhffGg-gr7iq 35 минут назад
.Hadana kulahaa Muusaad kkkk waar waa Mossad 😂😂😂
@MaxamedyusufHusen
@MaxamedyusufHusen Час назад
Inshaa alaaha
@abdihavidsalat22
@abdihavidsalat22 2 часа назад
Allahu Akabar Walhia Titaleka Warkan Wan Ku Faraxay
@GouledSaleman
@GouledSaleman 2 часа назад
Marahade show
@asadxasan8306
@asadxasan8306 Час назад
Allah akbar
@hajirdahirhussein8800
@hajirdahirhussein8800 2 часа назад
Mansha allah
@amiinnuur7203
@amiinnuur7203 2 часа назад
guul
@FarhiyoYusuf-c2d
@FarhiyoYusuf-c2d 20 минут назад
الحكومة الاسلامية طالبان يا اخي الشريف نريدمنك تفاصيل في شان طالبان، حرسهم الله!بارك الله فيك!٠
@Allamagan-n8c
@Allamagan-n8c 2 часа назад
Macha allah
@CusmanAbuukar-g4f
@CusmanAbuukar-g4f 2 часа назад
Saxib icawi
@AnjcabdiSiciid
@AnjcabdiSiciid Час назад
Guul.nabiga.ku.saliya.scw scw.scw.scw.scw.scw.scw.scw.scw scw.scw.scw scw.scw scw.scw.scw.scw.scw.scw.scw.scw scw.scw.scw scw.scw scw.scw.scw.scw.scw.scw.scw.scw
@jo23ph
@jo23ph 25 минут назад
355 days aad wax soo gudbinaso Cashar badan baan ka bartay joogtayntu waa shay muhiim ah
@abdurrahmanHarbi-cy8hy
@abdurrahmanHarbi-cy8hy Час назад
Wariye kasta warkiisa waxan nacaa markuu dhaho yahuuda iyo maraykan aya is khilaafsan please waxaas war maha
@osmanahmed9780
@osmanahmed9780 Час назад
Wa qayano wa hal dowlad cidi moodo 2 dowlad isreal aya xukunto america madaxweynaha diidi karo ma jiro arimaha yahuuda
@mohamedguleid5330
@mohamedguleid5330 Час назад
Wuu ku dhacay goobtii loogu tala galay ee moosaaad lkn.yuhudi run ma sheegto
@XasanXasannanaaa
@XasanXasannanaaa 2 часа назад
Yaan lailawin mugawada falestine
@RUJALCaydaruus
@RUJALCaydaruus 49 минут назад
Alahayuhudabaabiyo
@kariima646
@kariima646 2 часа назад
Sida aad u waranto waxan aamisanahay in aanay wax u jirin waxan aamisanahay maraykan iyo shiico magacad doontaba u bixiyo in aay isku mid yihin waxay qatiban moye wax kale ma hayan e wararkale keen maracdow
@MOHANHAYBE
@MOHANHAYBE 2 часа назад
Marka is dhàhay wax Ka horeeyo Malahan dad ayaaba commentga kabuxo dadkana youtubeka Mee Dhax seexdeeeen ama maracde telefon udiren görme sogaline Cml muqaaalka 😂😂😂😂😂😂
@osmanahmed9780
@osmanahmed9780 Час назад
Xogta wala suga sxp gaza arinteda indhaha lagu haya iyo lubnan bariga africa wakaso socota ithopia wa yahuuda madow somalia is diyaariya adinkan
@maxamedcali8836
@maxamedcali8836 2 часа назад
WAXAAN HUBAA GURYAHAA AAD XAYAYSIUNAYSAAN EE KUWA WADDANKEENNA SOO DHACAY AYKA DHISANAYAAN NAIROBI IN UGU DAMBAYN AY QAADANDOONAAN KUKUYADA REER KENYA WAAYO WAXAY XOOLAHA AY DHACEEN AY DIIDEEN INAY UGU YARAAN XAARAANTAAS KADHISTAAN WADDANKOODA SOMALIA
@RUJALCaydaruus
@RUJALCaydaruus 56 минут назад
Waadmahadsatayi sxb
@Ahmed-wk2ct
@Ahmed-wk2ct 2 часа назад
Arintas gantalaha xutiyinta wamid sirdonka rushku kagajawabayo arinsuqakujirta eah in Ukraine lofasaxo isticmalka hubka maraykanka sida F16 iyo gantalaha ridadadher sikaremiya uwerarto jartana bundada karemiya
@MucaadAbdirahmaan-i7d
@MucaadAbdirahmaan-i7d 2 часа назад
Sooma awoodid sida al jazeera qoraalada yaryar ay soo qorto ustaad
@NajmoXuseen-rt5ns
@NajmoXuseen-rt5ns Час назад
Horta ani waxa layabey sida ay gaalada udhiiranyihiin maxa karebay dowladaha islaamka fiicnan lehedaa hadi manta uu joogi laha haaruun alrashiidi😢
@Ugasshacab
@Ugasshacab 19 минут назад
Asc maracada codsi ayaan wataa waxaan kaa codsanaa in aad noo sharaxdo xisbulah iyo lubnaab qaab ey uwada shaqeeyaan iyo xiriirkooda
@FuaadBarqad
@FuaadBarqad 2 часа назад
Maxamedow Nairobi ka daa somalida dhib ha u horseedin shalay baa la boobay somalida
@sahramuuse4678
@sahramuuse4678 2 часа назад
Xisbulllah hubka ay haystan waxa ficnan lahayd in ay xamaas haysato yahuudda dhulka lala simi laha
@ahmedsheikhamud5809
@ahmedsheikhamud5809 2 часа назад
RUUSHKA SAAXIBTINIMADISU SOW CIRAAQ KHADKA KA SAARAT MAAHAN . OK IIRAAN IYO DALALKA ISLAAMKABA WAA INEY ISKU TASHADAAN WELIBANA RUUSHKU WAA KALIYA SAAXIBKKA UGU ROONAA.ISAGAASNA WAX DHAAMA AYABAN JIRIN MARKA REER GALBEEDKAN LO EEGO.KHIYAANADOODA IYO BILILIQADODA JOGTADA AH.
@Buuqa
@Buuqa Час назад
GUUUL GUUL XISBULLAH GAALKA GAALKU DHALAY GURYAHOODA GUBA GABI AHAANTOODBA
@anasaxmedmacalin5387
@anasaxmedmacalin5387 41 минуту назад
Marekan iyo.yahuda.allaha.jaabiyo waa arxan la wayaal isku.bahaystay xasuuqa dadka shacabka ah
@chanel143-s1g
@chanel143-s1g 2 часа назад
Very good
@cumarqaasin
@cumarqaasin Час назад
Ala ha ugrgrgaaaromuslimiinta😊
@yusufahmed6987
@yusufahmed6987 Час назад
Scw Scw Scw Scw ❤❤
@NajaxWarfaa
@NajaxWarfaa Час назад
Wxagu wr maha waa faalo
@caynaanshecumar3251
@caynaanshecumar3251 Час назад
Ok
@Ahmed-wk2ct
@Ahmed-wk2ct 2 часа назад
Makagaabsatay inadshegto dhibatada iyo xasuuqa gumaystuhu kuhayo qaza tirada dhimashada dhawaca 24kisac iyo tiraguud itaymarayso? Maracade malaguhanjabay sxb????
@OmarOmar-rw4he
@OmarOmar-rw4he Час назад
♥️🔻🔻🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🔻🔻♥️
@RUJALCaydaruus
@RUJALCaydaruus 46 минут назад
Adaamudan
@GhffGg-gr7iq
@GhffGg-gr7iq 33 минуты назад
Hadana kulahaa Beegeres kkkk
@AbdifatahAli-gd8qp
@AbdifatahAli-gd8qp 2 часа назад
Ilaa wax ay soogadhia doo naan kuwa ku sugan berbera
@GhffGg-gr7iq
@GhffGg-gr7iq 36 минут назад
Kkkkk kulahaa gantaalada plastic ga ah 😂😂😂 war waa Balistic ,بالستك
@AhmedAhmedabdi-v1m
@AhmedAhmedabdi-v1m Час назад
Waxa aan waynay n,net kii mudo 6h00
@AbdinasirabdiwahidNasoo
@AbdinasirabdiwahidNasoo Час назад
Mardow gul hisbullah
@MaxamedyusufHusen
@MaxamedyusufHusen Час назад
Guul xusbulaahi
@mssdagan-c5r
@mssdagan-c5r 2 часа назад
Horta yuhuuda intaa waxaa la dhahaa waa la duqeeyey khasaarahooda maxaa loo sheegi waayey ? Dadka muslimiinta ahba waxaa la dhahaa khasaare ayaa gaaray
@AbdulahiXirsi-ne5ro
@AbdulahiXirsi-ne5ro 2 часа назад
Asc
@roobleamed3421
@roobleamed3421 Час назад
Shiicada ayaan ku biirayaa waayo waa Dad dhiig leh
@osmanahmed9780
@osmanahmed9780 Час назад
Hadey dhiig lee yihiin ismail haniyah ayey u aari lahaayen
@abdulahiqoraneabdi8107
@abdulahiqoraneabdi8107 Час назад
Adi maanka ruxdiyo murtiyo qulubto adu kula miserabl
@RUJALCaydaruus
@RUJALCaydaruus Час назад
Adbaaumahad santayi
@abdirashidmaxamed4665
@abdirashidmaxamed4665 27 минут назад
iiraan waxba iskama celiso, gudaheeda ayaa yuhuuddu ka adeegataa, tobannaan saynisyahan ayaa laga diley, iiraan warkeeda inaga daa, falastiin/xamaas iyo xuuti reer yemen, raggaas baa wax isja celin kara. Carabta khaliijka wakhti hore ayaa la gumeeyey oo ma hadli karaan.
@hasanabdallah2895
@hasanabdallah2895 Час назад
❤❤❤
@ahmedyussuf8029
@ahmedyussuf8029 2 часа назад
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@caadilcade
@caadilcade 2 часа назад
Afartan kun dagalyahan Israel way udhamatay Qalaas waye
@yuniscabdirihman1211
@yuniscabdirihman1211 2 часа назад
Yunis 105
@mohamudali816
@mohamudali816 Час назад
Waxaass oo dhan waxaa ka fiican in lla bartilmansado xarunta korontada israel ma jiri doono in dadka gudka ku sii jiraan
@captain-1.M-Africa
@captain-1.M-Africa 10 минут назад
Israel 🇮🇱 power of the wold 😢 Wantager sanahay Israel sababto ah Muslimku iskuma hiliyo lkn gaalo ama rer galbed way isku hiliyan 🥲
Далее
Ozoda - Lada (Official Music Video)
06:07
Просмотров 7 млн
Exploding Pagers and Shattered Credibility with Sami Hamdi
1:02:51