Тёмный

Xasan Adan Samatar "Saxarla" 

Qaaci iyo Qaraami
Подписаться 27 тыс.
Просмотров 156 тыс.
50% 1

Xasan Adan Samatar "Saxarla"

Опубликовано:

 

20 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 49   
@duaalesomalilander5452
@duaalesomalilander5452 7 лет назад
xasan Aaden yaan lo eegin qabiil iyo in uu konfur u dhashay ee waa fannaan somaliyeed oo ka baxay qabiil qabiil anigo reer Hargeisa ah aad ayaan u jecelahay codkiisa iyo edebta uu leeyahay
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari Год назад
Waa Erayadii Abwaankii weynaa Caanka ahaa Cabqariga iyo Philosophyga ahaa Rabi naxariistii Jano hawgu deeqee AUN Mahamed Ibraahim Warsame Hadraawi🤲
@AyaanAbdirashiid4631
@AyaanAbdirashiid4631 Год назад
Aamiin mahadsanid sidaa wacan inagu xustay abwanada 🙏
@abdiinshaar2981
@abdiinshaar2981 5 месяцев назад
Xasan aadan nonkii Qabiil u eego waa mid khaldan xasan bulshada somaliyred koonfur iyo waqooyi aad Looga jecel yahay waan mid bulshada dhexdedda ku leh misaan iyo mug wayn
@siaddekow1493
@siaddekow1493 6 лет назад
Alla maxaan in badan raadeyay heestan thanks 🙏 somaliland media
@duaalesomalilander5452
@duaalesomalilander5452 6 лет назад
Heestan lama yidhaa Saxarla. 1981 kii ayey so baxday. waa. RABI HA ISKUKEEN SIMO
@Xasnaa.
@Xasnaa. Год назад
Subxaanaka waxaas baa kaa amaana abwaan ruuxdiisii iyo luuq ❤ talow taasi ma hooyadey bey ahayd 💗
@AhmedMohamed-kq5md
@AhmedMohamed-kq5md 2 года назад
Waa xusuus qaali ah xagayga heestan sabithii yaraydeey
@abdullahiali1394
@abdullahiali1394 5 лет назад
eash calaa hees xasuus wlh sun,03march like 👈
@abdihakiimsaed6834
@abdihakiimsaed6834 4 года назад
Cajiib!!! Cod kaban laxan iyo miro, intaba waa waxan laga hadli karin.
@abdullahiabdirabe9048
@abdullahiabdirabe9048 2 месяца назад
Saxarla oo ah habeen jimco ah sacadu 23:18 tariikhda 5/6/2024 waa aniga iyo sxbķey goobtuna waa meshii qubeeý oo jawiguna uu daganyahy
@nimcokadar2304
@nimcokadar2304 4 года назад
😳♥️🥺 you can call me nimco classic coz I love classic songs
@rtm3812
@rtm3812 3 года назад
Ilove u..
@nimcokadar2304
@nimcokadar2304 3 года назад
M. hhhh maahe
@rtm3812
@rtm3812 3 года назад
@@nimcokadar2304 tellkagah whats appka zoo paz payoh
@cabdinasirclle2453
@cabdinasirclle2453 2 года назад
Werwere your tellco nomber send
@cabdinasirclle2453
@cabdinasirclle2453 2 года назад
@@nimcokadar2304 nimca
@khayrqabe7497
@khayrqabe7497 7 лет назад
wow heestan midhaheda waxa iskale mudane ale hadaye awil maxamud adan wa arin isaga somartay yasalam
@mohamudsaid3187
@mohamudsaid3187 8 лет назад
bes xasan. adana. xasan baa shi
@maxamedjamac7948
@maxamedjamac7948 5 лет назад
Xasan Aadan waa fanaan soomaliyeed
@cabdinasirclle2453
@cabdinasirclle2453 2 года назад
Yes thanks
@somaalidiasporarealtvanden2977
Ala samir ma moogeey iimaan saxiixeey geeridu sad weeyee sowjadii rasuulkeey saxiib la noqotaye
@iboahmed4538
@iboahmed4538 7 лет назад
more lyrics please ??
@abdalamhiirad9134
@abdalamhiirad9134 7 лет назад
Ibo Ahmed kkk
@shaafiaskar2482
@shaafiaskar2482 7 лет назад
Ibo Ahmed and I don't know how
@shaafiaskar2482
@shaafiaskar2482 7 лет назад
Abdirizak Hasspmlo
@shaafiaskar2482
@shaafiaskar2482 7 лет назад
Abdala M Hiirad 00o000lmlo
@xableeymedia8514
@xableeymedia8514 8 лет назад
waaaaaaaw ish calaa hees iga dheh
@mohamedjacfar7279
@mohamedjacfar7279 4 года назад
Heesta waxa iska leh xasan ganay
@somaalidiasporarealtvanden2977
saqda dhexe cadceeda dayaxa sagaalka ah siineysay nuurke lagu wada socdaayeey suuradi xidigahaay,ala muxu amaanay gabadhaas
@iboahmed4538
@iboahmed4538 7 лет назад
Where can i find the text of this song ?
@aweysgacalofficial3738
@aweysgacalofficial3738 4 года назад
Erayga koowaad maana fahmin plz iy waxa soo socdee maqan heee???🙏🙏🙏
@axmedhillaac3886
@axmedhillaac3886 2 года назад
Anaa kuu sheegayee ma nooshahay ⁉️😆
@jigrekaler2497
@jigrekaler2497 7 лет назад
heestan yaa sameeyay abwaan xasan genay ban ku maqle ma isaga sameeyay mise abwaan kale
@yusufali3737
@yusufali3737 7 лет назад
heestan waxaa sameeyey CABDI QAYS isagoo jabuti waa markii jabuuti xoroowday sida la igu sheegay
@hassanleego4418
@hassanleego4418 6 лет назад
Erayadaan Hadraawi curintiisii bay u egyihiin miss hubi karo
@inahaanfarkudhuuqe99
@inahaanfarkudhuuqe99 6 лет назад
Waxaan filayaa waa jawaabtii xadrawi ee qays mahubo lkn
@ninbanaandegay7132
@ninbanaandegay7132 5 лет назад
Jige Kalser Heestaan waxa lahaa Abwaan Siciid Saalax
@abdirahmanmahamed6873
@abdirahmanmahamed6873 4 года назад
Xasan qawdhan
@MahadBonbo-eg6ii
@MahadBonbo-eg6ii 5 месяцев назад
Akramani Ahaana i
@moesaciid7636
@moesaciid7636 5 лет назад
Gooll samater
@عبداللهابراهيم-د9ر
Scdiyoo mcn aylafyuuuuuu
@zaki6822
@zaki6822 7 лет назад
Juus hassan duufle
@cabaabeey5087
@cabaabeey5087 7 лет назад
jack zakaria MOORYAAN MA QAMRIGOBAAD ISKA BADISEY CAAWA
Далее
kaban mix xulah xasan adan
48:13
Просмотров 199 тыс.
xasan aadan samatar (sidu yahay gudgude roob)
9:20
Просмотров 250 тыс.
Xasan Adam Samatar 🔥Iyo Heesta "BELEDWEYN"
14:40
Просмотров 3,5 млн
Heestii Dhoof caashaq magool iyo kuluc best qaraami
9:26
SAMATAR - BEST MAXAATIRI SONG - GUULEED
14:51
Просмотров 438 тыс.
XASAN AADAN SAMATAR||SICIIDO WITH LYRICS ORIGINAL
17:39
Heestii sabidii yaraydee | xasan aadan samatar
11:38
Просмотров 447 тыс.