Тёмный

Xasan Gurguurte oo Kashifay Heshis Dhex Maray Mucaradka Somaliland iyo Ethiopia oo Shurud ku Xidhay 

Ubaxle Media 24
Подписаться 18 тыс.
Просмотров 11 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

28 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 123   
@kawsaribrahim5517
@kawsaribrahim5517 3 месяца назад
Guul Somaliland guul ubaxle media thank you so much the way you always support our country and give us updates guul ciidanka qaranka guul SSB guul muuse biixi Abdi❤
@NimaIbrahim-p8f
@NimaIbrahim-p8f 3 месяца назад
Waa cadawga somalilan wadani iyo huwanba Ilahay hanaga qabto
@rodahashinur
@rodahashinur 3 месяца назад
Manshaala taasi way cade reer smln fartooda iyo aqoonsibay kale dooran waa shisheyaye kalkaal xisbigaasi
@landamaxamed5022
@landamaxamed5022 3 месяца назад
Guul aan dhamaan Somaliland insha Allaaaaah 💪💪💪💪
@hodanidris-p6h
@hodanidris-p6h 3 месяца назад
Guul Somaliland ❤🎉
@aminafarah7494
@aminafarah7494 3 месяца назад
Guul guuul Somaliland
@mahmoudxasan7041
@mahmoudxasan7041 3 месяца назад
Waa shaki la, in mucaarad cadowi waddanka joogo anaguna waxaa balana inaanu codkayaga kaga ilaalino cadowgii qadaadweyn faqash iyo huwanta cadowga gudaha ee waddani
@roodacawad13
@roodacawad13 3 месяца назад
Aqoonsiga smaliland waawaajib wuu dhacaya diidow dilaac❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@ikraammahmoud790
@ikraammahmoud790 3 месяца назад
Geesi qaran Guul somaliland
@maryamali8408
@maryamali8408 3 месяца назад
Inaadeer noolow ❤cadowga Somaliland ha jabo
@maryamdirie6842
@maryamdirie6842 3 месяца назад
Wa wuxu uu laha Bada Berbera ana lee Xassan Sheik. SubxanaAllah walahi Wadani Allah moyee cidna naga qaban mayse
@BatutaMedia
@BatutaMedia 3 месяца назад
Guul SOMALILAND
@zahrasharif3995
@zahrasharif3995 3 месяца назад
MANSHALLAH hambalyo ♥️ ❤️ 💖 ❤❤❤❤ somaliland guul guul guul guul guul guul guul ❤️ ♥️ 👌
@SadoAhmed-mf4xt
@SadoAhmed-mf4xt 3 месяца назад
Somaliland guuuuuuuul iyo gubanimo 💪💪💚💚💚💚🤍⚫🤍❤️❤️👍
@anebabuker6240
@anebabuker6240 3 месяца назад
Guuleyso ubaxle wadani qaran noolow cadawgaa jab Allah haku xafido isha cadawga allah hakaa duwo aamiin
@sakariyeCabdi-yu6bo
@sakariyeCabdi-yu6bo 3 месяца назад
Asc .C/raxam runta usheeg cadawga. Hambalyo S/Land
@MaxamuudMeecaad-b6j
@MaxamuudMeecaad-b6j 3 месяца назад
Somaliland guul itoobiya guul itoobiya our brothers somaliya waa cadawga somaliland
@YusufAbdi-y4i
@YusufAbdi-y4i 3 месяца назад
Aad baad u mahadsantahay Mudane Ubaxle. Dadka reer Somaliland wacyigelin badan bay u baahan yahiin. Nimanka mucaaradka hoggaanka u ah waa in sidaas oo kale loo soo bandhigaa ujeedadooda qarsoon iyo hagaradaamada ay dalkan la damacsan yihiin....VIVA SOMALILAND 💗💗💗
@Degmociise123
@Degmociise123 3 месяца назад
Waa Run Xirsi waa yiri markuu London joogay maxaa Xassan ugu sheegi waayey Muse 🫤
@MaxamedAbdiaadam
@MaxamedAbdiaadam 3 месяца назад
Waa la ogyahay nin waliba halkuu hayo runtuna waa somaliland xor ah thanks
@NadiaAbdi-lm6qr
@NadiaAbdi-lm6qr 3 месяца назад
Domaliland qadadweynta si walba waxbay ugu sheegen
@ismaelgure3992
@ismaelgure3992 3 месяца назад
Asc A/Rahmn Ubaxle media 24 ❤❤❤ thanks muj halkaa kagahay inaad tooshka kushido cadwga JSL 👍👍👍👍
@maryamdirie6842
@maryamdirie6842 3 месяца назад
XasbiunAllah wa nicmaal wa kıl Shacabka reer Somaliland wa inay xisbiga wadani kala eryaan ilayn wa xisbi sharcigi ka dhamaday
@husseinmohamoud4227
@husseinmohamoud4227 3 месяца назад
Guul jumhuriyada somaliland cadowga somaliland ha jabo 🎉🎉🎉🎉🎉
@FaisaAbdi-d8u
@FaisaAbdi-d8u 3 месяца назад
Guul somaliland 👍
@IsmailCumar-y5s
@IsmailCumar-y5s 3 месяца назад
REER. DHIIGSHIIL. DALKA. HA. LAGA. BADBAADIYO CIDHIBTOODA. ALLE. HA. GOOYEE. AAMIIN
@habibahussein-eb7ss
@habibahussein-eb7ss 3 месяца назад
Ubaxle salaam sare guul mujahid
@hassanmohamoud-t7p
@hassanmohamoud-t7p 3 месяца назад
Xayaakallaah ubsxle 24 sida aad ugu heelan tahay jamhuriyada barakaysan
@kaltunwarsame3072
@kaltunwarsame3072 3 месяца назад
Wadanakan waa laga ilaaha ilaanayaha cadowaga gudaha cadaa qaatayaasha iyo cadawga dabada labadaba anagaha oo ah shacasbaka somalilaan ayaa ka difaacaya labada cadow kuwa gudaaha ma heleeyaan vot ka yimaada reer somalilaan ciraku inatuu jiro ayuu idiin jiraha vot wadani
@malyunismail7313
@malyunismail7313 3 месяца назад
It’s too obvious wadani is Faqash real Somalilander needs to be witness for this and no vote for wadani at all ❌❌❌🛑 as a real Somalilander we need to stand up together
@ahlanhussien
@ahlanhussien 3 месяца назад
Guulayso Ubaxle media wadani dhab ah
@saidgulied8288
@saidgulied8288 3 месяца назад
Maansha Allah ubaxle
@khadradahir-d2j
@khadradahir-d2j 3 месяца назад
Xibiga wadai waa cidisaam waa somalia waa huwan waanu ka foojigaysanay
@Degmociise123
@Degmociise123 3 месяца назад
Qofkasta Reer Somaliland ha u diyaar garoobo difaaca dalka Cadow badan ayaa inoo dhibi lisanaya 😮😮
@amalos3435
@amalos3435 3 месяца назад
ASC Ubaxle Media Inagama qarsona in xusbigaa wadani uu u shaqeyo xasan sheekh gurguurte xataa waxuu xusbigi wadani adeg sanaya TV yada madaxa banan oo borbugadhado ka dhexwada somaliland
@MohammedJama-c6n
@MohammedJama-c6n 3 месяца назад
❤❤❤❤❤
@Xasancabdilaahi-u9m
@Xasancabdilaahi-u9m 3 месяца назад
Guuuuuil❤❤❤❤❤❤Guuuuuil ❤❤❤❤❤❤❤
@roodacawad13
@roodacawad13 3 месяца назад
Haa.waa fajac arimaha soo baxaya alle haynaga qabto sharkooda fiqi ninka la joogay xalay faan weynaa
@KeyseMuuse-hb8vf
@KeyseMuuse-hb8vf 3 месяца назад
Mujahid ubaxle mana tusi Kartaahadalka gurguurte kasoo yeedhay
@ubaxlemedia
@ubaxlemedia 3 месяца назад
Halkan kala soco barnamijyada danbe
@ahlanhussien
@ahlanhussien 3 месяца назад
Shacabka reer Somaliland xaguu ka maraya nacas weeye
@rawdahahmed8102
@rawdahahmed8102 3 месяца назад
Noolow walaalo
@mohamedmohamud9691
@mohamedmohamud9691 3 месяца назад
Hadii xisbiga waddani uu cadawga Somaliland lasoo saftaan waa in aani doorasho dambe dacaynin. Waa munaafiqiin shaadh Muslim gashan.
@abdisahalqaylo8812
@abdisahalqaylo8812 3 месяца назад
Gaal maxasta kuu dhawrayoo magansataa dhaaama,sland guul
@gaabuush
@gaabuush 3 месяца назад
Congratulations 🎉🎉🎉🎉🎉 You hit the 10k🎉🎉🎉🎉🎉
@ismahanmahamed366
@ismahanmahamed366 3 месяца назад
Guul walalkay
@gamalahmedhoussein2267
@gamalahmedhoussein2267 3 месяца назад
Bal amuurtan eega amarkaan iyo yabkan
@mohamudelmi2756
@mohamudelmi2756 3 месяца назад
Waxay ilatahay Ethiopia lafteeda ayaa munafaqadaynysa oo rabta in xasan wax u ugolaado.
@mohamoudyassin9035
@mohamoudyassin9035 3 месяца назад
Qadaad wayn ma Quusato, 4km ayaanay dalkoodi xukumin?????
@basragalinle4069
@basragalinle4069 3 месяца назад
Xasan xiqsane iyo huwanta guduhu no cod wadani ragba u godgalay dhuxi iyo dhigba u shubay ragba ku curyamay qarba ku dhago iyo idhaba caruur bayou ku wayney hooyo iyo abba ku goblamay oo calanku caruur uyahay oo dugsanaya manta hadaba ragayagu ilow shiyo banana ma umulba Allah imanka ha idinku soceliyo calories xuma wayna guul iyo gobanimo Somaliland gushu wa inaga mar walba I love Somaliland
@qadanqalbi2152
@qadanqalbi2152 3 месяца назад
Habar dhali wayday aleelo ku waalatay
@RoodoFaarax-z6q
@RoodoFaarax-z6q 3 месяца назад
maxalaqadi
@muusakahin4135
@muusakahin4135 3 месяца назад
Home cable tv ninka leh ee gabadhii bahgobo ilaahay kaga daadiyay gabadhaa waxay kala tageen bay ahay cali fuaad imikana waxa qaba nin majeerteena
@JaamacAdheere-xm6xu
@JaamacAdheere-xm6xu 3 месяца назад
You tuberska xukumada s/ sand tageera ayaa kaabeyn doorosho ka dhigayey ood adiguba ka mid aheyn Waar hanoo malmaluuqin wax ay isla ogyihiin mucaaridka iyo somaliya ma jiro
@MohammedMuhumed-yb6uh
@MohammedMuhumed-yb6uh 3 месяца назад
Waxay kadigantahay saxexa dib udhig inta dorashadu dhacacyso ee uu qabsanayo xibga wadani ee isbadaldonka midaynta somaaliya malinana balan waxa ah inaan maalintaa kugu sodhaweyn doono hargeysa iyo Barbaraba makaa riyo ayuu kujiraa xasan gurguurte mana oga xibigiisa lamagac baxay wadani inuu dhitay dorashada horteed 😂😂bacaac bacaac bacaac
@mabrukadirir1398
@mabrukadirir1398 3 месяца назад
Asc maxaa aad fahmi weeydeen in uu xisbiga wadani yahay huwan iyo reer somaliya hadaa habeen majitaan mawaxaad fahmi ladihiin in laga maamulo xamar iyo farmaajo waar isyeelyeelka joojiya oo xassan gurguurte waa runtiiye marka ciro qabsado wadanka horuu ka soo dagayaa sidaa u ogaadad reer somaliland hadad keentaan xisbiga wadani ogaadad in aad wadankii xamar ku darteen
@saynebxasan9049
@saynebxasan9049 3 месяца назад
,dawladu maxay siyaasiyin uxidhi weyday ina abiib manta wucadaystay wuxu aminsan yahay💚💚🤍🤍🤍❤️❤️💚💚💚💚💚
@sahramohamed3380
@sahramohamed3380 3 месяца назад
Waa sidii DPW ku tidhi Xassan khayre markuu u tegay oo dhahay anangs nasoo mara!!!!😂😂😂
@KoosHassan-w9s
@KoosHassan-w9s 3 месяца назад
Wadani ayaa kula socda arinkaa Allese kama dhigo
@shukrihassan6971
@shukrihassan6971 3 месяца назад
sidi farmaajo ayuu ku ceeboobi guur guurte
@Jeenyokajeenyo
@Jeenyokajeenyo 3 месяца назад
Ubaxle waxaad tiraahdaa Cirro waxaa loo ballanqaaday in uu madaxweyne ka noqdo jamhuuriyadda federaalka soomaaliya, haddii kale muxuu ka helayaa oo faa’iido ah oo ugu jira, isagoo somaliland madaxweyne ka noqon Kara, sheekadaada it doesn’t add up, Mise Kulmiye ayaad noqotay oo Ucid waad ka wareegtay 😂😂
@roodacawad13
@roodacawad13 3 месяца назад
Fashil
@Khalil112-d4p
@Khalil112-d4p 3 месяца назад
Mashallah Tabarikalla Ubxleh Media guuleyso niyada shacabka waad naga farxisa ilahey ha ka farxiyo
@munaroobleh5426
@munaroobleh5426 3 месяца назад
❤❤❤❤❤
@FREESOMALILAND-m1g
@FREESOMALILAND-m1g 3 месяца назад
Masha Allah Somaliand cadowgeeda ilahay ha jebiyo Allahuma amiin ❤❤❤😂😂😂😂😂🎉🎉🎉.
@hamdaelmi
@hamdaelmi 3 месяца назад
Somaliland Guul Guul ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤somaliland
@NimaIbrahim-p8f
@NimaIbrahim-p8f 3 месяца назад
Guuuuuul iyo gobanimo somalilan ❤❤❤❤❤❤❤
@ayaanleg
@ayaanleg 3 месяца назад
Guul Somaliland ♥️
@ArfiDualeh
@ArfiDualeh 3 месяца назад
Ubalxle noolow geesi qaran abid jir oo goog brother ❤❤❤❤❤❤
@aadanmahamoud3762
@aadanmahamoud3762 3 месяца назад
Hadalku waa kaa kun heesood ayanu itoobiya u qaadeynaa Heesey sanaa
@RoodoFaarax-z6q
@RoodoFaarax-z6q 3 месяца назад
26 jun bad dhalaty mam kun ciil io ken did mash alh matano
@Khalil112-d4p
@Khalil112-d4p 3 месяца назад
Waa cajiib ilahey ha inaga qabto xisibiga wadaani waa cadoega Soomaaliland
@qadanqalbi2152
@qadanqalbi2152 3 месяца назад
Ethiopia wax kasta way ogtee way qancinaysaa walaweynta
@safiaibrahim8513
@safiaibrahim8513 3 месяца назад
KUU DHACWEYNE 😅😅😅😅😅😅😅 MAA GUURGURTE QOOB SOO GELEN KAARE DHULKA SOMALILAND DOOFAR ADIIGA IYO WADANI MAA BAA SO BAXAYO WAA FAQASHA SII TUUKHANYUKYE SOO BIXI MAAYO NO COD
@maxamuudcabdilaahi5317
@maxamuudcabdilaahi5317 3 месяца назад
Guul iyo gubanimo
@jamalskp7280
@jamalskp7280 3 месяца назад
Wadani horta ma guulaysanayaa yaa cod siinaya
@igamashquul743
@igamashquul743 3 месяца назад
Waad mahad santahay Ee Nala socodsii
@princehigh-flierp8965
@princehigh-flierp8965 3 месяца назад
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@farhiyajama2510
@farhiyajama2510 3 месяца назад
❤❤❤
@zainabhassan8024
@zainabhassan8024 3 месяца назад
Guulayso ubaxle
@Sirad47
@Sirad47 3 месяца назад
Ilaahaybaa mucaaridkii arinkoodi kashifay.Allah hanaga kiin qabto mooryaanyahow. Ilaahay idamkii ma qabsanaysaan dalka.
@safiaibrahim8513
@safiaibrahim8513 3 месяца назад
ALLAHU MAA AMIIN
@خوخهخوخه-ف9ط
@خوخهخوخه-ف9ط 3 месяца назад
Waxii. Aan wanaga. Wadanka. Iyo dadka. Wadin. Ilaahay. Haynaga qabto
@Eazy-q8l
@Eazy-q8l 3 месяца назад
Wa column xuun filming ma hayan ku waad sharif ubxala wadani wa cadwo alla sharkuda haynaga qabtu❤❤❤❤❤
@RasheedKhalif
@RasheedKhalif 3 месяца назад
Somaliland waay hurudaa ciiro iyo somalia waxaay ku heshiiyeen hadii ciiro doorashada ku guulasto in laga dhigo madaxweenah somalia oo somaliland la hoos geenayo somalia haduu ku soo bixiwaay in somaliland la burburiyo
@maryamdirie6842
@maryamdirie6842 3 месяца назад
Ubaxlow waxa Xassan ka daray dadka reer Somaliland ee sacabka uu tumaya ee ay hor jogaan
@mahamuudabdirahman4310
@mahamuudabdirahman4310 3 месяца назад
Sabtid iyo citieaaf kii
@safiaibrahim8513
@safiaibrahim8513 3 месяца назад
ICTISAM HAA DHEGYSNENE HAA DHEYSNENE
@danjire7605
@danjire7605 3 месяца назад
3% vs 97% ayaa is haya dad ku se way dooranayaan 97% arintuna waa aqlabiyad dhamaystiran inaanay rogi karin 3% ka sanduuqa madow u codeeyey
@Ahmedcismaan-y1i
@Ahmedcismaan-y1i 3 месяца назад
Hargeysa intuu yimaado ha ku saxeexo
@KosMusa-p1h
@KosMusa-p1h 3 месяца назад
Mucaaradka ha dhin ee wadani dhaha
@ubaxlemedia
@ubaxlemedia 3 месяца назад
You right ✅
@feryalmomdferyalmomd471
@feryalmomdferyalmomd471 3 месяца назад
يسقط اعداء صوماليلاند
@awgeele
@awgeele 3 месяца назад
geesi qaran
@Mamar6310
@Mamar6310 3 месяца назад
Huil somaliland
@canbaro-p4r
@canbaro-p4r 3 месяца назад
Waa run citirafka ayanay rabin oo yahuba inuu wadanihelayo yaab dhibatadu waa xirsi gaab waa kii burco kalaha madhici karto cidan wadani ahayn xisabkhaldan ayuu ISU gaystay
@mohamedhuasein3712
@mohamedhuasein3712 3 месяца назад
😂😢😮😅😅😊😊😊
@EmanAhmed-fk4cy
@EmanAhmed-fk4cy 3 месяца назад
💚🤍❤️
@kawsarxuseen2442
@kawsarxuseen2442 3 месяца назад
Ninyow ubaxle markad xisbi waxkasheegayso ama farta kufiiqayso de cadaynteedana walaraaciya dhaleecayn afkaaga unlamarabe gurguurte marsidas laha madnoshidide !!!
@luulhussein7775
@luulhussein7775 3 месяца назад
Rabow wadani hanoogu dhiibin adaa awood lehe faqash hanoogu dhiibin kusiga
@mohamednuur9770
@mohamednuur9770 3 месяца назад
War Qof weyn baa tahaye Been ummadda ha la soo hor fadhiisan Markasta Xasan waa Madaweyne Somaliyed Waa in aad u hogaansantan Amarka Dawlada ????
@mohamudelmi2756
@mohamudelmi2756 3 месяца назад
Waxay ilatahay Ethiopia lafteeda ayaa munafaqadaynysa oo rabta in xasan wax u ugolaado.
@ZahraIbrahim-vp2ez
@ZahraIbrahim-vp2ez 3 месяца назад
Rer somaliland maa Shakira baa kagajiraa in wadani u yahay somalia
@maryamdirie6842
@maryamdirie6842 3 месяца назад
Walahi dhuni raac bay noqdeen oo damiir malee waxad eegta kuwa wali ay Wadani hor jogaan ey uu qudbadaynayan ee sacabka uu tumaya
@ZahraIbrahim-vp2ez
@ZahraIbrahim-vp2ez 3 месяца назад
@@maryamdirie6842 waligay dadka rer somaliland dad wadaninimada ku adag baan u haystey mantaa kuwa duminaya oo issak u badan dadki laxakhiray ahaa ayaa u shakhaynayaa xamar
Далее
CORTE DE CABELO RADICAL
00:59
Просмотров 1,8 млн
Катаю тележки  🛒
08:48
Просмотров 293 тыс.
Beyond the Debate | Dr. Zakir Naik | 142
3:14:33
Просмотров 416 тыс.
CORTE DE CABELO RADICAL
00:59
Просмотров 1,8 млн