Тёмный

XASUUS | ISMADHAANTO | NIMCA HEYBE | PART 1 

Nimca Haybe & Moha Official
Подписаться 210 тыс.
Просмотров 137 тыс.
50% 1

XASUUS | ISMADHAANTO | NIMCA HEYBE | PART 1 #nimcaheybe #ismadhaanto

Опубликовано:

 

7 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 359   
@nuradinbishar7002
@nuradinbishar7002 2 года назад
Inta daawaneso marku dhintay ALLAH ya Arxam 😭🙏
@imahmud
@imahmud 2 года назад
Allah unaxriisto Abdi Muriidi aka Ajakis. He was one of the best actor. A legend. 😭😭😭😭 May Allah bless his soul and forgive his sins. I was very saddened to hear such a terrible news. I grew up watching his films.
@xiinow4702
@xiinow4702 2 года назад
Allah unaxariisto
@hidaelmi4545
@hidaelmi4545 2 года назад
😭😭😭😭aamiin Idirs Gameel
@kingAman851
@kingAman851 2 года назад
Ilahoow kunaxariiso ajax inta dimashadiisa soboqatey uduceeya in uu ilaahay janada kawarabiyo 😭🤲
@amiiratulahlaam7845
@amiiratulahlaam7845 3 года назад
Nimcoooy waqti haduu kiiimo lahaa waad so qadateyn walipa ayaadoo burburkii lagu jiro dad is jecel walalo is aaminsan m.a intii dhimatay alle ha u naxariisto inta noolna cimri dheer iyo cibado suuban ❤️🤲
@caashobashiir648
@caashobashiir648 3 года назад
Been waxaan ahayn inay akhri qurux badan soo qaaten maanshalah
@fatumamohamed7030
@fatumamohamed7030 2 года назад
Xasuus. qurux badan.alla markan waxa joogay xamar waxan kadawan jiray shaleemo geesey oo kutaalay waabari nimco thanks haboAllah ha uu naxariisto cabdi muridi dheere ajakis.
@abdinoorahmedfarah3860
@abdinoorahmedfarah3860 2 года назад
Fadumo xasuus ayaad isoo xasuusisay wlhi shaleemo #Geesey Liberia 2004 ayaa iigu danbeeysay Allow Dalkeena nabad nooga dhig
@omarabdi2590
@omarabdi2590 3 года назад
Nimco legend. xiligii Somalia ay uguxumeed ayad nasoo maaweelisay hope you the best nimco this reminds me long time never give up
@mustafmaxamedxasan7577
@mustafmaxamedxasan7577 2 года назад
Alan xasuusta cajiib badana nimco walashey mcn maanta waan qiiroday wlhi habenkey cusbeyd ayan fiirsaday shaleemada leenge ee afgoye Allah unaxariisto ajakis waqti maawelo oo bug iyo bangalaf jirin xaalka ha iska xumaado lkn waqtiga na hilmansiin jirteen waligin jira thanks nacnacii jeceylka naciima alfaghi
@amiirabiin7054
@amiirabiin7054 3 года назад
😍😍😍😍👍👌xasuus eyku thy qalajo ahet Masha allah nimca heybe
@mohamedibrahim0138
@mohamedibrahim0138 3 года назад
Filimaantii hore ayaa film ahaa wlhi i liked keep going ✌️✌️✌️
@facedkaron16
@facedkaron16 3 года назад
Yes, finally I can’t wait for the full movie.
@rohidsomali482
@rohidsomali482 3 года назад
Abayooy nimco danbigaagi hore baa faafineysa meshaad alle tobad keen wey diinsanlaheyd madaxaago qaawan iyo jirkaaga waad dhimeysa ma hilmaamsanthy midaas
@basheabdi415
@basheabdi415 3 года назад
Wuxuu ahaa waqti aad u qurux badan wlh inoo kordhiya marar badan waa kaa sugayna ❤❤
@Amay101
@Amay101 3 года назад
Omg that was too short😭😭😭 thank you abayo! I can’t wait for the full ruwaayad
@abdirahman773
@abdirahman773 3 года назад
luuqadada hooyo mxd uliideysaa maxa kudiiday inad kuhadasho
@aaminamuuse6996
@aaminamuuse6996 3 года назад
v
@Xariif_1
@Xariif_1 2 года назад
@@abdirahman773 qasab ma aha inuu ku hadlo wtf
@64yearsago59
@64yearsago59 2 года назад
ajakis the one and only ilaahay ha u naxariisto🍓🍓🍓
@basheabdi415
@basheabdi415 3 года назад
Music behind the scenes has a special feel thank you #teamismadhanto ❤😭
@masuudali3171
@masuudali3171 2 года назад
Maasha alaah tabaraka laah whil waa xasuus hore ajakis rabi ha u naxariisto qabrigiisa rabi ha u wasiciyo
@asliabdi8150
@asliabdi8150 Год назад
Allah u wada naxariisto sid cali sura iyo ajakis
@markaawiofficialchannel
@markaawiofficialchannel 3 года назад
Nimco heybe abaayo wallahi markaad yareed quruxleey ayaad eheed xaqiiq Mida kale waxaan kaa codsanaa heestii kahona pyaar hai ee aad xeebta ku qaadeen adiga iyo allah unaxariistee 😭 Dooli Wallaahi heestaas waan ka helay kama daalo qaabka aad u jisheen Maxamed Dooli allow kuu naxariiso aamiin 😭
@hamzaaliahmed8962
@hamzaaliahmed8962 3 года назад
Heestaas halkee ka heli karaa bro
@shushucaday7179
@shushucaday7179 3 года назад
Wllshay waxa la rabay inaa qariso wayo wagan wad qawaned subxanallah
@abdirahimhiney5540
@abdirahimhiney5540 2 года назад
Wlh wa runta m.a gabar caqli badan
@XawoXawo-vt8ui
@XawoXawo-vt8ui 3 месяца назад
ilahoow kunaxriiso qabrigada allah ku waasiyo Amiin😭😭😭😭😭😭😭
@xawabashiirmohamed5632
@xawabashiirmohamed5632 3 года назад
qofki ugu horeyay ayn ah like dhac igu sii nimco hybe
@EGO-kenner
@EGO-kenner 3 года назад
Ajakis ♥️♥️ Cimriga alla kuu dheereyd
@KaskiiHadle
@KaskiiHadle 2 года назад
*Alle ha u naxariisto ABDI MURIIDI DHEERE AJAKIS*
@yussufhassan5265
@yussufhassan5265 Год назад
Alxmadulilah 10 sanaa raadinaayey riwaayadan heestan
@MohamedOmar-se1st
@MohamedOmar-se1st 3 года назад
Habarir nimco haybe Allah ku barakeyo waxan xasusta waqti xalada mugadisho ay adagtahay in aad naga farxin jirten dawashadiin dhamaan Alfaghi jilyasheda Cimri dheer iyo cafimad Allah idin siyo ❤️❤️❤️
@daadafaqi1232
@daadafaqi1232 3 года назад
kkkkk illah amarkisa ajaa hadal ma dhibo wlh dooro garoob ah cml uqunfaca kulahaa illah haku deesto ajakis bro big fan ku ahay
@maryamcumar5895
@maryamcumar5895 2 года назад
Ilahay ha unaxariisto Ajakis 😭
@muniiraqurux77
@muniiraqurux77 2 года назад
Alha u naxaristo ajakis😭😭😭
@salmaabdulkader3697
@salmaabdulkader3697 3 года назад
Hawar yar nimco axmed heybe halkeen kala soo xirira hawo🥰✌
@daauudcali1726
@daauudcali1726 3 года назад
Masha alah nimco waqtigan dib loms so cilinayo 2000
@MohamedAhmed-sn8ub
@MohamedAhmed-sn8ub 2 года назад
Allah ha unaxaristoo,janatul firdowsa final destination inshallah
@user-xc9df2vk1b
@user-xc9df2vk1b 6 месяцев назад
m. a ish caalaa cod nimca heeybe❤❤❤
@munahaji8716
@munahaji8716 3 года назад
runtii qofii nimco kasaya waa xasuus qiimo badan ilaahey ha ku xafido qalanjo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@fahatgamadid2254
@fahatgamadid2254 3 года назад
Thank you. Good memories.
@guredheere5777
@guredheere5777 3 года назад
M.a nimca axmed heydi abayo keep going ilov you
@dhafujifuji2033
@dhafujifuji2033 3 года назад
Asc gurey dhere
@abdihakimwarsame8728
@abdihakimwarsame8728 2 года назад
Xasus ayey igu rebtay wlh Allaha unaxaristo ajakis
@familyjazz95
@familyjazz95 2 года назад
illahoow u naxariiso ajakis wlhi waxuu ahaa qof qalbi wngsan oo somali dhan ka qosliyo allahu akbar allahoow qabriga u qabooji
@hareiandaud546
@hareiandaud546 2 года назад
Masha Allah naciimo haybe xasuustan hada heysey 🔥❤
@najahmohamed6235
@najahmohamed6235 3 года назад
Niow riwaayadii sir jaceyl oo dhamaystiran maad noosoo galisid waad cosiye from hargeisa salaan sare nimca haybe
@geedihassan5048
@geedihassan5048 3 года назад
kajal abayo macan Kampala ka so slaamya wlhi aad iyo aad igu helay wlhi xasus qurux badan waye more life ayan ku leeyahay
@iqraali4871
@iqraali4871 2 года назад
Ax Allah Ya Raxma Paapa Ajakis😥😭😭😭
@abdinoorahmedfarah3860
@abdinoorahmedfarah3860 2 года назад
Alle hau naxariisto qabriga Alle hau waasiciyo wllkeen Abdi Muriidi
@intisaammire6103
@intisaammire6103 2 года назад
Allha unaxariisto
@farxaancrahmaanaadan4509
@farxaancrahmaanaadan4509 4 месяца назад
Allh haunaxaristo😢baba ajakis 😢😢
@abdinoorahmedfarah3860
@abdinoorahmedfarah3860 2 года назад
Nimco abayo Alle hanoo kaa xafido wlhi xasuuus ayaad igalisay 2000,2001,2002,2003 iyo 2004 Waaberi Liberia iyo shaleemo Geeesey
@faridaxaji6821
@faridaxaji6821 2 года назад
Masha Allah tabrikllha ❤❤❤❤
@liiyare7534
@liiyare7534 2 года назад
Rabi ha u naxariisto ajakis wuxuu ahaa mid kamida kii ugu shactarada badnaa ee wadankeena soo Maro
@maahir-yb
@maahir-yb 2 года назад
Alle hau naxariisto inta naga dhimatayna qabrigooda waasac alle haugu dhigo
@somalichannel1510
@somalichannel1510 2 года назад
Aaamiin
@anwarsadaadofficial8033
@anwarsadaadofficial8033 2 года назад
Waqtigaan Masha Allah aad ayaad u qurux badaneed
@mohamedhussein5595
@mohamedhussein5595 2 года назад
BAABA ajakis Alaha ku naxariisto janadii fardowsa Alaha ka waraabiyo
@xasanibrahim7757
@xasanibrahim7757 Год назад
Masha allha ❤❤❤❤❤❤
@asmaadagan638
@asmaadagan638 3 года назад
Aduunyo minii joogtid geel dhalaah xitaa waad arkeeysaa ismaanan lhyn waad fiirsan doontaa xasuustan m.a hormar wacan
@ileyskariyadamaanta2091
@ileyskariyadamaanta2091 3 года назад
Keep going my sister nimco 🥰💋💃
@farxiyocabdi1771
@farxiyocabdi1771 2 года назад
Ale ha kuunaxariisto
@khaalidsandheere3188
@khaalidsandheere3188 2 года назад
Allaah hownaxariisto ajakis
@saidali7233
@saidali7233 3 года назад
asc nimco haybe oo dhalinyaro ah iyo ruwaayad xusuus u leh nimco haybe keep going my sister
@KAAFIYE399
@KAAFIYE399 3 года назад
Walaal danbe hore oo kaa dhacay dib ha u baarin hada madaxaada wuu qaawan yahay waana danbi weyn marka wlshy iska dhaaf
@ayaanmaxamed8882
@ayaanmaxamed8882 2 года назад
Aleh hakunaxariisto Abdi muriidi Ajakis🥰🤲
@cademaxmuud3416
@cademaxmuud3416 3 года назад
Waa iga socotaa nooga soo der prt2 Thanks
@cabdijookar1179
@cabdijookar1179 2 года назад
Masha.Allaah.yaranta.waa.cajiib.cabdi.muridi.dhere.markan.iyo.sidcali.sure.
@moha5085
@moha5085 3 года назад
Cunugaas dhabta saaran majoogaa meeqa jir waaye hada😀
@raxmaaadansiyaad4489
@raxmaaadansiyaad4489 3 года назад
Hhhhhhhh
@caashocuud9105
@caashocuud9105 3 года назад
30 jir waye hhhh
@foziali5973
@foziali5973 3 года назад
Riwaayad ayuu sameya imka
@TROUBLEMAKERS11
@TROUBLEMAKERS11 3 года назад
30 jirr ?? 23 aan jiraa
@ikraammohamed5717
@ikraammohamed5717 3 года назад
23
@aminahassanmsufi3281
@aminahassanmsufi3281 3 года назад
Masha Allh Nimca qurux 🥰❤️
@abdibasitnoorabdi8308
@abdibasitnoorabdi8308 3 года назад
Nimco cunugan koly wuuba weeynadeee mataqanaaa😀😀😂😂😂😂😂😂
@yuusufmohamed9640
@yuusufmohamed9640 3 года назад
Adiga miya cunuga yar😂😂😂
@riyas_0749
@riyas_0749 3 года назад
Haa wuu wenaday siitcali ayaa dhalay holon ayuu kunol yahay
@baastoow90
@baastoow90 3 года назад
canuga yar ino sheeg
@intawalanwalashood9410
@intawalanwalashood9410 2 года назад
Hhhhhhhh
@camaanadan7193
@camaanadan7193 3 года назад
Manshallah wlshey qali qebti labad inoo soodaay, riwayda qaali waaye nimcoy
@umuabdiraxham4609
@umuabdiraxham4609 2 года назад
Alhaaa unaxaristo abdi muridiii
@husseinhassan5426
@husseinhassan5426 3 года назад
Walahi waayo waayo xasuus wacan Nimco walaashiis waxaan kaa codsana heestan inaad noo raadiso "Waaxyigii aan wadaagne kama weecan karee aan kala war haayne wadnahee macaan adaa wadwadee" Mahadaanid
@ikranmohamedahmed4076
@ikranmohamedahmed4076 3 года назад
Xasus waye wallahi ano yar aa firsaday ruwayadan masha allah abyo nimco horay usoco
@Wadani520
@Wadani520 3 года назад
Nimco heybe nooloow ina hooyo in badanba naga qoslin jirte 20000000000B subscribe usaara somaliyeey
@filsanmohamed646
@filsanmohamed646 2 года назад
ManshAllah my sister keep going nimco
@safocadeey1604
@safocadeey1604 3 года назад
waaaw masha allah habar yar waan ku taagera
@cabdimaaligaxmed2219
@cabdimaaligaxmed2219 2 года назад
Ajakis allaha kuu naxariisto🤲🤲🤲🤲
@kaaniisharmaa6629
@kaaniisharmaa6629 2 года назад
Aad Baa uqurux basneed👑 xilikaas
@marwabeauty4424
@marwabeauty4424 3 года назад
Ilhy haku xiftiyo qaliyey ku tageera
@sahrodawo9850
@sahrodawo9850 2 года назад
Masha Allah wa xasuus 💮🌸🌸🌸
@Jamaalmw22
@Jamaalmw22 3 года назад
nimca fadlan ruwaayada heesaheeda waa noo muhiim haka jarin heesaha waan rabnaaye
@mohameddeeq3931
@mohameddeeq3931 3 года назад
Thank you nalka hanaga kal jarin ilaa iyo dhamaadka keep going legend 💪💙
@dekweyrah776
@dekweyrah776 2 года назад
Ilahayow Ku naxariso qabrigana Ku wasaci
@abdihollandshow2147
@abdihollandshow2147 3 года назад
Mansha allah nimco soo badi filmaanta noocaan ah waana ku salaamayaa
@xasansiidi1169
@xasansiidi1169 3 года назад
Maasha allaah Xasuusa na galisay Nimcoy
@naimaabdirizak5998
@naimaabdirizak5998 2 года назад
Ajakis oo yar allaha unaxaristo
@warsameahmed585
@warsameahmed585 2 года назад
Allaha unaxariisto walken Ajakis
@fuaadabdalle7331
@fuaadabdalle7331 3 года назад
Nimca heybe atarisho sax ah ayeh aheyd styl kkk
@eyhammohammed4130
@eyhammohammed4130 2 года назад
Ajakis allaha u naxriisto wlhi wax badan iga qosliyey
@fardowsoburhaan7082
@fardowsoburhaan7082 2 года назад
Allaha unaxariisto cabdi muriidi dheere ajakis
@mahadali7012
@mahadali7012 3 года назад
Masha allah xasuus wye wllhi 💖🙏
@adantahir5368
@adantahir5368 3 года назад
Masha allah Allaha ku xafido 🏆 🙏
@abdifitah1537
@abdifitah1537 3 года назад
Nimco heybe waa ruwaayadii oo qof ah kkkkkkkķkkkkkkkk Salaan sharafeed
@nimcoabdilahi8869
@nimcoabdilahi8869 3 года назад
Keep going wllshy mcn nimco qli 🥰😘👸🏻💉
@user-pk9ln8ve1t
@user-pk9ln8ve1t 3 года назад
Masha alaah gool naciimo nolaw wigag
@sahroa.bdiabdullah3603
@sahroa.bdiabdullah3603 3 года назад
Maash ahAll. Wawa Qatar
@mohamedsomaali3202
@mohamedsomaali3202 3 года назад
Nimcoy ilmahaas yar ad haysato iminka waa meeqa jir
@jinniboqor7927
@jinniboqor7927 3 года назад
Asc xusuuuuuuuus dheeeeeer mashlh nimco waxaa isoo xasuusisay waayihii ciiida ee ruwaayadahii alfaaagi 2000 kii iyo waaaaaaaaw
@xamdihassan1486
@xamdihassan1486 3 года назад
Habo Nimco noo soo badi Mahadsanid 👌👌👌👌✌✌♥️❤
@amiir2299
@amiir2299 3 года назад
Respect for you ajakis
@xamdiliiro1613
@xamdiliiro1613 2 года назад
Alah u naxariisto mnta😥
@xafsaabdillahi1028
@xafsaabdillahi1028 2 года назад
Allayaraxma ajakis 😢😢🥰💯
@Ummu-ayash
@Ummu-ayash 3 года назад
Ajakis waligiis iska cayilnaay 🙈 Masha Allah. Nimco riwayad canug ninweyn ah oo masasad cabayo oo ilmo ku jilaayo hadaa xasuusato inoo soo raadi Aniga canuga lee ka xasuustaa nin gaab ah oo ahay u maleyna waan yaraay ma xasusto cajalada inoola keenay walashey xata Wa weydiyay la xasusato
@ahmedhassan7198
@ahmedhassan7198 3 года назад
Walhi wixiyo dhan waa wixi hore horta cumar cusman oo caadi ah riwayad uu ku jiro kama heyno maad sodhigtid tedakale jeeri intuku danbeya
@abduladen1364
@abduladen1364 3 года назад
Mashaallah walal Allah haku sharafo
@ahmedsolo1282
@ahmedsolo1282 3 года назад
Wlhi xusuus hore waaye keep going sister 🔥 🔥 🔥 🔥 🔥
@saara3saaro271
@saara3saaro271 3 года назад
Want ku salamay naciimo heybe horey usoco ❤️❤️❤️
@abdirisakcawil5522
@abdirisakcawil5522 3 года назад
Ajakis waagas said ayuu ugaabna hada ayuu dheeraday 2021
Далее
WAX BADAN KA OGOW CQADIR QOORDHEERE AFLAANTIISI HORE
18:05
Friends
00:32
Просмотров 914 тыс.
RAGGA IYO DOOQA
15:12
Просмотров 50 тыс.
SHALAAY _Part  1
31:01
Просмотров 30 тыс.
KING CK Oo Nimco Heybe KA WAASHAY! (Prank Qosol Badan!)
25:36
ISMADHAANTO || NIMCA HEYBE IYO  MURUGO PART 4
17:48
Просмотров 27 тыс.