Тёмный

Xasuustii Aun Axmed Mooge Liibaan Heestii "Aduun Waa Wareeroo, war iyo Sheeka Ka Hadha Music live 83 

SOMALI MUSIC & CULTURE
Подписаться 144 тыс.
Просмотров 13 тыс.
50% 1

Xasuustii Aun Axmed Mooge Liibaan & Heestii " Aduun waa wareeroo, war iyo Sheekaa ka hadha, Ruuxnaba Kuma waarayee, Wadkuna waa waa lama huraan Classic Top Song Original Music live 1983
Eryada Heestan waxaa sameeyey Aun Abwaan Tuuyo
Laxankii: Aun Axmed Gaceyte Yusuf
Daawasho wacan

Опубликовано:

 

16 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 42   
@hilaljelle-gj1jk
@hilaljelle-gj1jk Год назад
Loved him so much, one of the most dignified & talented artists around. Ilaahoow U Naxariiso Axmed Mooge Liibaan.
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari Год назад
Cajiib hees xusid mudan mid ka mid ah Xulka iyo Foolaadka heesaha HirgLy AHUN Ahmed mooge Liibaan iyo dhamaan intii kalee dhimatayba.
@hamzeolaad9398
@hamzeolaad9398 Год назад
Ilaahay hawnaxariisto labada axmed
@mahatfarah206
@mahatfarah206 2 года назад
Ereyadii Abwaan kii weynaa Tuunyo Yaa salaam fankii waa kii hore
@alisaid2008
@alisaid2008 3 года назад
Mirihii abwaan tuunyo laxankii a.gaceeyte codka axmed mooge liibaan
@caaqilmukhtarcumaraw-ali2773
@caaqilmukhtarcumaraw-ali2773 4 года назад
AHN Ahmed Mooge Liibaan iyo Ahmed Gacayte Yousuf Abwaan Tuuyana Alle Cimriga ha u Dheereeyo
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 4 года назад
Caaqil mukhtar cumar Aamiin aamiin ya rab Abwaan tuuyana illahay ha u naxariisto
@Axmeddaahir_
@Axmeddaahir_ 4 года назад
Axmed mooge allaw u naxariiso ilaahay baana isku kaaya simin
@somalilandtayda3765
@somalilandtayda3765 4 года назад
ALLAH SWT JANATUL FARDAWSA HA UGU DEEQO AXMED MOOGE LIIBAAN IYO WIXII MUSLIM AH OO DHAN
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 4 года назад
Somaliland Tayda Aamiin aamiin ya rab
@bossiebadass9890
@bossiebadass9890 4 года назад
SOMALI MUSIC &CULTURE AAD BAAN IDINKAGA MAHAD CELINAYAA SHAQADA WANAAGSAN EE HIDDIHII IYO DHAQANKII SUGAANTA EE DADKAAN IYO DALALKAAN U HAYSAAN. THANKS FOR YOUR SHARING WITH US
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 4 года назад
@Shiine Togdheer Aad baan u Mahadsan tahay sxb thanks a lot
@RobleMuse
@RobleMuse 4 года назад
Alle haw naxariisto Hobal Horyaal ahaa Axmed Mooge Libaan
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 4 года назад
Aamiin aamiin ya rab
@buuxciise2167
@buuxciise2167 4 года назад
War iyo shekaka hadha waa xaqiiq walahi
@mohammed-jama
@mohammed-jama 4 года назад
*SOMALI MUSIC AND CULTURE* walal qoraal qof heestan ka bixiyey baad ku qortay abwaan TUUNYO wuu dhintay markaas wlaal abwaan tuunyo MA DHIMAN WAA NOOL YAHAY MARKII IIGU DANGAYSAY miyiga HARGEISA ayuuna degan yahay waana xoolo dhaqato*
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 4 года назад
@Mohamed Jaamac ok walaal
@malaayiinmedia3124
@malaayiinmedia3124 4 года назад
Allow kuu naxariiso
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 4 года назад
Aamiin aamiin ya rab
@amoorecio362
@amoorecio362 4 года назад
Qofka 3aad nody caawa 😍😘
@johhnmeyzon906
@johhnmeyzon906 4 года назад
aduun waa wareer war iyo sheekaa ka hadha wadaaadka wax waansha iyo wabiinka munaafaqa ihi waheey waa lalawga iyo wacnaaanta u simanyihiin hadaan wacaneey ku idhi adigu waajibkaaga gudo miyaad waligaa is oran hee!!!! inta kale waa agiina
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 4 года назад
johhn meyzon Adiga wehelkaa ha jiro
@mustafadiriye6870
@mustafadiriye6870 3 года назад
Ahmrd mooge
@bossiebadass9890
@bossiebadass9890 4 года назад
AUN AHMED MOOGE LIIBAAN HEES XASUUS MUDAN.
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 4 года назад
@shiine togdheer aad iyo aad sxb waa hees xasuus mudan
@bossiebadass9890
@bossiebadass9890 4 года назад
@@SOMALIMUSICCULTURE haa sxb waa cajiib saa u soo hesheen video ka
@khadarabdillahi7247
@khadarabdillahi7247 4 года назад
Alle hanaxariistay ayoyga Ahmed moge Fan waa kii hor ragna sidooke
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 4 года назад
@Shiine Togdheer sxb waa keyd gacanta noogu jira oo wakhti dheer iyo juhdi dheer la galiyey iyo xafidaad, maaha wax meel iska yaala oo la soo helaayo walaal
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 4 года назад
Aamiin aamiin ya rab Illaahay ha u naxariisto Fanaan inaga baxey ayuu ahaa aun, Kaalintii Aun Mooge wali cid buuxisa lama hayo. Fanaan fanku ka dhab yahay ayuu ahaa marka caadifiyada laga tago. He was great Artis Aun
@iiddaroor9426
@iiddaroor9426 4 года назад
Yaasalaam
@farhanalmani1772
@farhanalmani1772 4 года назад
Abwaan tuuyo wuxu noolyahy somaliland gaar ahaan hargysa
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 4 года назад
Farhan Almani Aun Abwaan Tuuyo Wii geeriyooday Malaa Tuuyo kalaad ku khaldeeysa
@johhnmeyzon906
@johhnmeyzon906 4 года назад
asc wan salamaya mulkilaha channel ka qiimaha leh heestii booli ee ay AHUN marwo cabdi adoo aan kaban ahayn hadii lahelayo sababto ah channelka wan ka waayay waa mahadsantiin
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 4 года назад
Csw johhn meyzon Adaa mudan baan kuu salamaya sidoo kale Heestaa Booli Ee Aun Marwo Cabdi iyada oo cod kaliya inaan hayo ayaan u maleeynayaa waan baadhi bro Heesta hada waxa qaada Nimco Dareen
@naasircabdi4028
@naasircabdi4028 4 года назад
Allow kuu naxariiso
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 4 года назад
Naasir Cabdi Aamiin aamiin ya rab
Далее
Mudantii Haweenkay
9:58
Просмотров 18 тыс.
MINECRAFT CREPPER EXPLODES SHARK PUPPET!
00:15
Просмотров 8 млн
Aun Axmed Mooge & Miiraale Lyrics
8:01
Просмотров 55 тыс.
Axmed gacayte | dulmiga caashaqa ka daa.
7:40
Просмотров 126 тыс.
Waraysi Abwaan Tuunyo By Cumar Seerbiya
18:35
Просмотров 62 тыс.
Axmed Mooge aun | Heestii Bal Ilaali Bal | Classic
8:59
Aduun
7:15
Просмотров 19 тыс.